Abwaan Cabdiqaadir Xirsi Yamyam oo sharaxaya Sidii uu ku sameeyay Heesta Guuleed Ma joogaa

  Рет қаралды 169,574

Yuusuf Xasan

Yuusuf Xasan

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 6 ай бұрын
Alloow kuu naxariiso abwaannada soomaaliyeed waxay ahayeen hoggaamiyayaal,samawadayaal,xeer ilaalitaal, garsoorayaal, dhaqan ilaaliyayaal oo wada daacad ah runtana sheega oo dadka u dhaxeeya ALLAAH HA WADA NAXARIISTO DHAMAANTOOD WAXAAN KA CODSANAHAYAA KUWA HADDA JOOGA INAY KU DAYSADAAN OO HIDDO RAACAAN
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 ай бұрын
Erayadii aun Yamyam. Xalay gelin dhexaadkii Maraan mayrac guuraha Sheedda guriga faallalay Oo himilo gaariyo dayaxoon galsho lahayn Ilayskiisa galalacay Sida goonni daaq cawl Gaaf meeray socodkii Oon guud haldhaa iyo Mililicay gob waynoo Midba goonni laamaha Rucub miro ah gunuddoo Gadgaddoonka raamuhu Dhexda dari garaaro leh Hadba gees uliicaan Oon wali gar eexaad Lagu niqin guntiisoo Gudin nabar uyeeshiyo Gacan cadaw ku dhicinoo Oo xididka gaarrani Dayrta oo gudaaddiyo Gu' la waayay aragoo Goondaha rayska kula jira Oo hoos galbeedkiyo Harka gelinku bixiyaa Neecaw gaara leeyahay Oon halaq galeeniyo Inna godad lahaynoo Gardhadiyo caleemaha Aanay haaddu guran karin Oo meel gabboodiyo Saba guri ku yaallo Leexa is galaashiyo Ufa garamme kiciyo Dabaylaha gilgilayaa Manka aanay goyn karin Kalgacayl igalay iyo Gocashada xasuustiyo Haybadday la gudubtoo Naxariis indhuhu godol Baalashii is galiyeen Ayaa gedefkan muuqaa Geed iiga dhigayee Illeen araggu waa gabar Mase garanyee talo? Guurtii yaa umari lahaa Goob xarashada yaa Isagoo gefine sugay Garta kaligii naqi lahaa Naftu gogotay laabtee Googaala badanaa Gudbi wayday saantee Ma god ba horteedaa Inaan laba mid soo galo Soo ilama gudboona Geesi waaya aragihi Dantii kama gaddoomee Saw ardaaga gurigii Gaashaanka maan dhigan Soo erayo googo'an Goonni baar kumaan oran Guuleed ma joogaa Guntaanaha sarbeebtaa sow maanay garanoo Kaftan dhiirri galiniyo Googgaa ma oranoo Sheekadii igama ay gurin Oo gudashada xeeliyo Gaari camalladeedii Gogol iima soo dhigin Hasaawee guudoo Gardaadiyay jacayloo Sow barashoo guudoo Aannu libin ka gaarnaa Goobtaa kamuu dhalan Laxawgaa guntama iyo Faraxaa kasoo go'ay Qalbigii gurnaaye Irmaanaaday galbtoo Gacma furan dhankaygee Daala geedaheedii Danhi aan ka gura iyo Guntimooyin ubaxoo Xariir lagu galeeyaa Idiin galiyay qoortee Deeq gacalo Gobaad wxaad u dhiibtaa Boholyow aan qof ii gelin Intii aan gu' noolaa Gundhiggii xishoodkaay Adguna garaad badaneey Maanku kaama guuree 👑Murti aan la goohiyo Gunna weeyee kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladay ha gaagixineey. By Beeroof❤
@murtimaalshow
@murtimaalshow 6 жыл бұрын
Allow Kuu Naxariiso Waxaan Aamin Sanaha Heeskan Inuusan Jiren Hees Ka Erayo Macaan Oo Somalia 🌹🔥💯🙏
@AbdiMaydal
@AbdiMaydal 3 ай бұрын
Allaha U Naxariisto Abwaan Cabdulqaadir Xirsi Siyad (Yamyam)
@Maxamuud-fx2cf
@Maxamuud-fx2cf 6 ай бұрын
Waxaan kamid ahay qaraabada abwaanka Anooyar ayaan muuqaalka daawanjiray inkastoon geeljire ahaa afsoomaaliga sifiican uyaqaan hadana waan yaraa waliba aad Imika xeeldhewrida heesta iyo tashabuhaadkiisa sifiican ufahmay markaan kuceshtay 4/jun 2024
@mawlidsomali8446
@mawlidsomali8446 5 ай бұрын
Waa xili hore wlhy wll.😮
@RaxogoranRahma
@RaxogoranRahma 26 күн бұрын
K​@@mawlidsomali8446
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo abwanka weyn yamyam walee ereeyo murti leh waye
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 9 ай бұрын
ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn ❤
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 6 жыл бұрын
Waa gabar 😋😋dhowarsan suu sheegayey abwaanka Allah u naxaristo 😍
@aliabdixuseen8784
@aliabdixuseen8784 9 ай бұрын
❤❤❤ ala hakuu naxariisto murqaan buu cirkaa intuu lamaray buu xaafado ugeeyay
@ashkirdhaaley7007
@ashkirdhaaley7007 4 жыл бұрын
Cabdi Good wuu fahmi waayey heestan ee ha la gaadhsiiyo
@AbdiMaydal
@AbdiMaydal 22 күн бұрын
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo Abwaan Yamyam Wuxuu Ahaa Abwaanada Mar La’araga Ah Ee Gayiga Soomaalida Laga Helo
@gaaassaxansaxawi5644
@gaaassaxansaxawi5644 6 жыл бұрын
wlhi abwaan ayuu ahaa alle ha unaxariisto heestan hees ka ereyo badan abid ma dhagaysan
@ayaanleabdullahi6308
@ayaanleabdullahi6308 6 жыл бұрын
masha alaah ilaahayoow kuu naxariisa walee gabeyga waxaa u dheeraa caqli badni
@adnaanmahamed6596
@adnaanmahamed6596 2 жыл бұрын
Allow idiin naxariiso intiina dhimatay inta nool ee xasan kamid ka yahay ilaahay cimriga ha u barakeeyo
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 6 жыл бұрын
Erayo miisaan leh abwaan yammay allaha kuunaxariisto
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
Allah naxariistii jano haka waraabiyo waxaan heesihiisa ugu jeclahay Heestan Guuleed ma joogaa iyo Daalo aragtideedaay Allah yaa arxam
@mawlidsomali8446
@mawlidsomali8446 5 ай бұрын
5 sano kahor baad comment gaan qortaye kwrn wll
@amiinabdulaahi6885
@amiinabdulaahi6885 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaanka
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Heesta tiraahda Usha maad u qaban ee khadra daahir isagaa lahaa
@chuaibtvchannel5361
@chuaibtvchannel5361 6 жыл бұрын
Faarax afcad,aadan gurey ,guled jucfe, yamyam viva
@wisemanmohamed9577
@wisemanmohamed9577 2 жыл бұрын
MSBARE ku darso. Guuleed jucfe samatar ma halkaasuu ahaa
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto Ustada Cabdi qaadir xirsi yamyama 💯🙏👏🌺🇸🇴
@ayanlemohamedabdi
@ayanlemohamedabdi Жыл бұрын
Alleh ha,unaxariisto waxaan dhagaysanayaa 02/01/2024
@saxardiidweyrax7722
@saxardiidweyrax7722 4 ай бұрын
Heeskan iskuuladaa lagu dhigan jirey waayo waxaa ku jira afsoomaali fara badan oo qaaliya. Allaah ha u naxariisto Abwaan Yam Yam AAmiiiiiiiiin Waxaa u curiyey 1976 anigoo dugsi sare dhameeyey. Waxan dhegeysanaya 2024 SSC khaatumo buuhoodle
@mohahareri4508
@mohahareri4508 6 жыл бұрын
Allah naxariis waarto ku siiyo adeeer
@libandhub6415
@libandhub6415 4 жыл бұрын
Buugaas intee lagaheli karaa? Abwaanka allha unaxariisto inuu dhintay ayaa igu ma qaala.
@mahamedomar3474
@mahamedomar3474 5 жыл бұрын
Allow u naxariiso ereyo mcaana
@aganlabale4985
@aganlabale4985 4 жыл бұрын
Abwaan Yam Yam allaha kunaxariisto🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@simoodiboy
@simoodiboy 4 жыл бұрын
ilhahow u naxariiso cabdiqaadir xirsi yamyam
@mahadfaaraxashkir2508
@mahadfaaraxashkir2508 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto awoow gay Cabdi khaadir xirsi
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 7 жыл бұрын
Ilahow unaxariiiso abwaanka
@mubarikhaybe1595
@mubarikhaybe1595 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@mohaedil7370
@mohaedil7370 4 жыл бұрын
wakhti jacayl uu ahaa, anaguna wakhti dagaal ayaa allah wadanka nabad nooga dhig.
@mawlidsomali8446
@mawlidsomali8446 5 ай бұрын
Hadalka adaa dhameeyey
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
allow ku naxariiso abwaan yamyam
@sidiqbare4098
@sidiqbare4098 7 жыл бұрын
allow ku naxariiso
@SubeerIbrahin
@SubeerIbrahin 6 жыл бұрын
Masha.allah Abwaan Cajiiba Wlhy yam yam
@badrihassen5893
@badrihassen5893 5 жыл бұрын
Good
@Cadnan-tj4eq
@Cadnan-tj4eq 6 жыл бұрын
abwaan heeso wanaagsan
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
“Yamyam baa wax soo tirin Taladaba kumaan darin. Ninka maad taqaanaan Tooraduu la kowsaday Yamyam tuutahaa dhalay Hadaa tayga (tie) loo xidhay” Hadraawi AHUN.
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 Жыл бұрын
Hhh.odeyaal kaftamaya ama is xifaaleynaya ayey ahayeen.allaw idin wada naxariiso..aamiin aamiin.
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
​@@axmedsahal7268Haa AHUN Labadaba
@Farhaan114
@Farhaan114 3 жыл бұрын
Eeboow Kuu Naxriiso Anoo Yar baan Maqli Jiray Erayga ah Guuleed ma Joogaa inuusan Jooginna Wuu ogyahay
@saidsomali6690
@saidsomali6690 3 жыл бұрын
Alow kuu naxariiso
@ahmedaliwaqooyi2678
@ahmedaliwaqooyi2678 6 жыл бұрын
Kkkkkkkk wax taagtay weeye marqaan buu cirkaa lama raye allaw kuu naxariiso
@ahmedwali7101
@ahmedwali7101 6 жыл бұрын
B
@shafelawale5321
@shafelawale5321 4 жыл бұрын
Fan mareexan waa kaa wax lasooqaray arinayo naa aqrinayo xayawan figeradas malihid
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Mareexan iyo qabiil mxaa ka dontay adiga Abwanka ilaahay haunaxaristo
@aganlabale4985
@aganlabale4985 4 жыл бұрын
Marexaan waa Qabiilkiisa Ee abwaan Yam yam deen miyaad kuleheed aankusinee
@samasa436
@samasa436 4 жыл бұрын
Waad masayrtay miyaa.
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 3 жыл бұрын
Adigu waxba malihid kuukuuyo ka tahay somaliya
@khadroabdi2111
@khadroabdi2111 2 жыл бұрын
Hoyada was marexan wad ku qafiftay dhila ku dhashe
@omarguled691
@omarguled691 7 жыл бұрын
Kkkkkk shaxari waka
@farduuscabdicawes9733
@farduuscabdicawes9733 Жыл бұрын
Hees qaaliya iskuulkan kudhigan jirey
@k7idr
@k7idr Жыл бұрын
buugaa xagee laga heli karaa tolow
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 3 ай бұрын
Tuu londonku habaarayey weydii iyo Snm tii kkk.
@sakifaax9936
@sakifaax9936 5 жыл бұрын
Caadi maaha hestani
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Good
@abdikarimhersiyousof8726
@abdikarimhersiyousof8726 Жыл бұрын
Gundhigii xishoodkay Adiguna garaad badaney Maanku kaama guuree Murti aan la goohiyo Gunno weeyeh kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladey ha gaagixin.
@cabdiqadirkayse6595
@cabdiqadirkayse6595 4 жыл бұрын
laxowgaaguntamayiyo
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 273 М.
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
40 QISO | WAA QISOOYINKA UGU SAAMEYNTA BADAN EE   Sh.Mustafe
3:26:07
Saxiix Media
Рет қаралды 61 М.
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 86 М.
Taariikh nololeedkii, fanki & sugaantii AUN Abwaan Xasan Sh. Muumin
16:53
Maxaad jacelka ka taqaan? Wali  ma dhuuxday Qisadii Qarad
25:37
HANOOLAATO
Рет қаралды 224 М.
Sheekadii Waxbarasho, Awkuuku, Jeyte iyo Ziyatom
11:21
Said Nabadon
Рет қаралды 1,5 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН