BLACK HAWK DOWN: FILIMKA LAGA SAMEEYAY JABKII CIIDAMADA MAREYKANKA KA QABSADAY MUQDISHO

  Рет қаралды 15,628

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 күн бұрын
Allaha unaxariisto General Mohamed Farah (CAYDIID)
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 2 күн бұрын
Alaha unaxariisto janaraal maxamed faarax caydiid iyo muslimiintii dhimatay oodhan ilaahoow noonaxariiso ilaahoow udanbidhaaf muslimiinta muwaxidiintaa kuwii hore dhintay iyo kuwadanbaba ilaahoow rabiyoow raxmaanoow casiisoow soomaali dhaxdeeda qurunka iyo qabiilka ay iskuheestaan kasaar ilaahoow kadhig walaalo isjecel kadhig ilaahoow cadawga naga qabo rabiyoow ilaahoow qaflada kasaar soomaalida cadawgoodana jabi
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 күн бұрын
Ilaahoow janada ka waraabi janaral ceydiid abtigey geesigii weynaa
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin waa waxa nagula sameeyey kuwa madaxda isku sheegayo ee umadii soomaaliyeed kala qeybiyey naceebka dhexdhigey wax ma garatada lagu adeeganaayo ee allah ha noo soo saaro dhalinyaro mideysan ee aqli iyo dadnimo leh ee dalkaan badbaadiyo aamiin soomaali allah ha soo celiyo aqligooda hana fahansiiyo nimcada allah ku beerey in ay xafitaan aamiin
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali Күн бұрын
Allaah u naxariisto jeneraal ceeydiid iyo ciidamadiisa iyo dadkii ku shahiiday halkaas Guul Alle siiyey Wallaahi wee dagaalameen si gobanimo leh Magaca somaliyeed reer Muqdisho kor u qaadeen Allow idiin naxariiso Allow idiin janeey
@Diidii22665
@Diidii22665 2 күн бұрын
Alaaha unaxariisto general ceydiid dharbaxyo ayuu ku dhuftay maretakken ilaa hada wey kashekeeyaan wadama badan oo u waab sanaa maretakken ayaa 1993 kadib usha uqaatay
@fadumokheire742
@fadumokheire742 2 күн бұрын
Walee Waa joogay muqdisho Waa ku dhamaadeen Bilaash Uma ay soo cararin Hoogooda aa la kacshay Taariiq ay iliibayn ayaa lagu Dhigay
@MohamedAden-vo5lj
@MohamedAden-vo5lj Күн бұрын
Alow kuu naxariiso general mohamed farah aidid Legend of de legend
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Күн бұрын
Alle ha u dmabe dhaafo ceydiid waxan xasuustaa anigoo yar reerka kaliya ku haray xaafada soonakey halkas dagaal cakaare iyo salbalaar ka socday guriga nogu so dhacen hubiyal tiri shan mar qolka ku jirnay illah ma qarxin aakhirki ceydid cidamo wato intu naka yabay u qaxi weysen na dhahay ayu firinbi yeeriyay kadib xaajiyad no kenay sidas ayan ku baxday allow u naxariso odayga
@OglaMohmed
@OglaMohmed Күн бұрын
Allaha ha unaxariisto jeneraal ceediid
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 2 күн бұрын
Jeneraal ceeydiid iyo Ciidankiisa somaliya Alle guul u keenay Magaca Somali kor u qaadeen wlhi geesi
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 күн бұрын
Black Howk Down waa maalin taariiq leh
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 2 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@mikerobles4162
@mikerobles4162 2 күн бұрын
Waa maalin tariikh igu leh marna an ilaawayn😢
@MaxamedNinweyn
@MaxamedNinweyn 2 күн бұрын
ASC ASXAABTA QAALIGA AHOW WAAN IDIIN SALAMAY ALL MUSLIM
@axmedhassan6963
@axmedhassan6963 2 күн бұрын
Tackså mycket
@abdulrahmanbaarebaare5902
@abdulrahmanbaarebaare5902 Күн бұрын
Black hock down is history aidid Allah mercy caydid
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 күн бұрын
Asc mowliid iyo Mohamed subax wanaagsan
@KayseHuriye
@KayseHuriye Күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 күн бұрын
1993 waxaan ku banaan baxeyney safaarada America
@AishaBarre-b9n
@AishaBarre-b9n 2 күн бұрын
Dhulkaa lagu jii jiiday baabuuraa dabada laaga xeray ilaa xaafada baat ubax baqtigoodaa lajiijiidaayey
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 2 күн бұрын
Alxadulilaah ilaahoow adaa iga dhaliyay soomaali maraykan wuxuusan ahayn uu iskadhigaa waa waxa ilaa hada uu noogu ogoleen inaan madaxa kor uqaadno
@nimcaabdikarin2213
@nimcaabdikarin2213 Күн бұрын
Allaha u naxariisto jeneral Ceydiid iyo ciidamadiisii, xaqiiqdii mareykan cashar aan la ilaawin buu u dhigay geesigaas oo kale mar kale soomali inuu ka dhalan doono uma maleynayo.
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 2 күн бұрын
Asc kuwo ka mid ahaa askarti so dagalatey oo la warey sanayey oo so waashey oo hin wey is celin wayen wixii ku qabsadey meesha waa marke kuwan deriska ah is waal walayen ooy lahayen wax ban xog ku qabsaneyna walahi wuu ka sheken wayey oohin.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 күн бұрын
Waagaas way jabeen😂😂😂
@Naciimo433
@Naciimo433 2 күн бұрын
Geesiyaal haday jireen waa kuwii jabiyay cadawga wadankooda igu yimi
@deeqabdidahiriman1285
@deeqabdidahiriman1285 Күн бұрын
Somali dhan lama dagaalin jananka iyo cidiisa ayaa iska dhiciyay dadki kale oo dhan wey nagu fiirsadeen aaqirkiina 80 inkabadan o aqoonyahanadi cida wuu laayay ay kujiraan laba adeeraday laxmi Marka somaliyey lais baray
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 2 күн бұрын
Odeyaashii kala dhexgalay oo mid ka mid ah wuxu sheegay inay meedkii askarta Maraykan laga tiriyey ee dhulka yaallay ay ahaayeen 1200, qaarna ay qaateen diyaaradaha Maraykanku. Odeygaasi wuxu joogaa Minesota.
@SaleebanDeeraw
@SaleebanDeeraw 2 күн бұрын
Somali Allah mideeyo culimadana hau dueeyso
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 күн бұрын
Libaax ninaan Aqoon baa lax ka ritay
@darishore814
@darishore814 Күн бұрын
Buuga Wuxi hilmaamay ciidanka maraykanka la bursaday oo guryo isku soo xireen labo maalmood in ah ku xaareen digsiyadii iyo maacuunti guryihi isku soo xireen
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 2 күн бұрын
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@saaficalisaciid5421
@saaficalisaciid5421 Күн бұрын
Asc walaala yaal filimku cadaalD ma aha dhimashada maraykaka waxay ahayd 48
@mahamedwarsan9724
@mahamedwarsan9724 2 күн бұрын
Warkii miyaa dhamaadey reaction movies miyaa laga billaabey meesha😅😅😅😅😅
@maxamadbashircali2268
@maxamadbashircali2268 2 күн бұрын
Mawaxa gesiyal ahaa nimanki carurti dugsiga kujiray fulaynimo darted dhexgalay
@KanyareAhmed
@KanyareAhmed Күн бұрын
Mowlidow xay ahayd in filimkan jilinkisa ka qey galan dadkii markas jogay oo ka war qabay wixii dhacay lakin hada waa ii dheh
@NurGacan
@NurGacan Күн бұрын
Dagaalka goob joog u ahaa
SHAKI WAYN OO HAREEYAY HISHIISYADA QARSOODIGA AH EE DFS & ITOOBIYA
21:24
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 136 М.
XABADA YAY KUGU DHICIN MEEL XUN AY GASHAY  NOQO QOFKA UGU DAMBEEYO
24:07
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН