NAAGTA WARIYAHA EE EYDA AH KU LAHAA HOLGAL AA LAGU SOO QABTAY LANA KALA SAARI DOONO OO MA DANBIILAYAAL BAA XAAFADO DHAN WAR ISKA CELSHA WA TIJAABO GUMEEYSI
Xaafadahaan kolka la baarayo waa on gurigiri loo aaraa lana isticmaalaa eeyaha tababaran
@Axmedismacil-p9o4 ай бұрын
Gobanimo
@doubledeqabus68154 ай бұрын
FAQASH SOMALIA WAABAY SII WAASHEEN 😂😂😂😂😂😊
@11naa444 ай бұрын
Hoyada ba faqash ah
@AsadAli-hx1wv4 ай бұрын
FAQASH HOOYADAA MIYEY WASEEN
@faadumocali55744 ай бұрын
War intee jirteen Mar ka xeebt liido laqar xinayay io Maqayad ah mooryaan beenaal yaal ah
@abdiali49914 ай бұрын
Dowladu horta maa shacabka masakinta ayun bay adag yihin away badisti nimanki geystay qaraxa lido kaan afhayenkas asaga halku joogey habenki xeebta lido dhalinyarada lagu xasuqay war hooy botada shacabka kala hortag oo isku xisho
@abdikarimmohamed88184 ай бұрын
Degmada ceelasha biyaha mise deegaanka ceelasha biyaha
@aaminasahra18754 ай бұрын
Shacabka maxaa loogu hanjabaa horta ayagaaba dhibane ahee ,maxaase sharciga marka la sheegaayo umada hurda la,aan loogu ridaa oo loo soo aruuriyaa ,ex xalane baara nooh meeshaasaa runta taalaaye mise shacabka sahlan.
@SadikOmar-yq3tc4 ай бұрын
shacabkay. Ka. adagyihiin. walaal
@SaadaadCali-k9e3 ай бұрын
Yur mtqn
@muhdiinsaidomar66814 ай бұрын
1334
@marshmula42734 ай бұрын
walhi been ma aanan sheegeyn marka dhahy ASHABAB iyo DOWLADA waa cadwoga shacbaka mar walba shacabka ayaa la dhibateeya mid wuu ku qarxin midna lacag baad ah iyo ku waydiin ama wuu ku diliy kkkkkkkkk
@DHEXDHEXADIYE4 ай бұрын
Maamul xumaa oo qaab daranaa dadkaan oo intaa la eg maxaa loo ciqabayaa oo ay galabsadeen
@@deqawarsame-ml7fm halaga soo qabto aniga alshabaab hal qof kama reeben mana kala jecli sida dadka qaar
@abdirizakali35064 ай бұрын
Oo hada waxi baritan &cariri umada lakaliyay mahadana guryihi aya logu tagay!! Wale amni sidan lakuma sukayao ee dadka dalka ku haray yeysan kakala cararin!! Amni waxa laku suka in dadka suka ayaga amnika ka shaqeyan ee camira &is tus tus amni lakuma suko!!