Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤
@bilaanmahamed26426 ай бұрын
Allah kubarakeeyo wlshy xaqagana allah kaso bixiyo iyagana
@Najma-sq6nw6 ай бұрын
Scw
@SahraJimal6 ай бұрын
Www boosteyo waa gabar qurux badan sxp ciid ha ubaahaniin naag adaag baatahay tedakale quruxeey guur ha ugu soomiin ee guurso niin ciyaaalka kula koriyoo
@BoosteeyoFoojaa6 ай бұрын
Guuleyso abyo mcn
@abdullahdugow530720 күн бұрын
is a noble lady
@Kingpp76 ай бұрын
Ha rajo dhigin mama tahay dhabar adeeg muuji mama😢😢
@SaynabMuuse-mc3dh6 ай бұрын
Alahakubarakeyo wlshy ilmahagana hakubarakeyo
@musaaibnuahmad6 ай бұрын
أامين
@qaliifsaanya9 күн бұрын
Ree.markodka.waa.dad.baqtoyay.xillogubayaall
@Kingpp76 ай бұрын
Raali gelin ku sinayna hadaan nahay reer marko sorry abayo reerka dhaman ma xuma dad xun way ku jiran 😢sorry mama
@abdisalanmuhumed61356 ай бұрын
Habaarkas qeyra masuuul wye ceb udimo deh yaahuu😂
@NaciimaSiciid-f3w6 ай бұрын
guulyo boosteyo wll qli
@siciidcabdulaahimaxamed3 ай бұрын
Sxb jakarta waa codsi bosteeyo nabarkeda iso dir
@NIMCOAHMED-d6n6 ай бұрын
Gabadhan waa hooyo adag waliba family xun udhaxday Alle faraj hawfuro Abaha Ubadkiisa dayacayna akhiray kajarantay Ilmahana adaa leh waligana hayso Alle hakula koriyee Nimanka qaar xumaa War gabadh hadad furtaan Iyada fogeeya hadad dontaan lkn ubadkiina kwarhaya ookoriya
Walee Cali Kafeey reer Marko indhahooda aa isku soo jeedisay already warbixin taada inee gaartay aa umaleehaa oo gabar kalle aa sidaan u galeenin markale oo tusaale kugu filan tahay
@aminabdi946 ай бұрын
Oo ma reer xamar kaliya ayay wax u tilmaantay misr dadka oo dhan
@duniyakordahab6 ай бұрын
Abyo sorry 🙏 dad xun kasamir badal qeer qaba insha allah
@SakariyeAxmed-m8s6 ай бұрын
Ar qoftan maa ku walatay habartan waa mamao iska daaa way imaan lade
@ahmeyosmanm.k23746 ай бұрын
Sorry mcneeey
@HadamuSamusoni6 ай бұрын
tan waba caadi waye hda waxba imaday naago leg dalq dam 😂😂😂😂😂