HOOYO LA XUMEEYEY WAX WALBA LAGA QAATAY ADIS ABABA LOOGA TAGAY GURIGEEDII LAGA BURIYEY NOLASHA LAGU.

  Рет қаралды 41,123

JAKAARTA7

JAKAARTA7

Күн бұрын

Пікірлер: 275
@SALMAAN.476
@SALMAAN.476 18 күн бұрын
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 18 күн бұрын
Acuudu billah kaaas cml allah haka badbaadiyo gabdhaha muslimiint ah subxanallah 😢😢😢😢
@AnassalaadAbuukar
@AnassalaadAbuukar 18 күн бұрын
Ilaahey hakuu sahlo hal nuucaas ah😂😂😂
@fiidowmrk
@fiidowmrk 18 күн бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 18 күн бұрын
scw scw scw scw❤
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 17 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 14 күн бұрын
asc sorry abaayo ❤❤❤❤❤❤
@nasraabdiali2908
@nasraabdiali2908 11 күн бұрын
Scw
@AmaZom-ey8yf
@AmaZom-ey8yf 11 күн бұрын
Scw Scw Scw
@Richproductionr
@Richproductionr 18 күн бұрын
Walhi gabadha waa dacad😪 Alle waxii ku qore ma wey neysid iska samir abyo mcn qof waxaa tahy Alle ku xiran mar waliba Ahow sida Aad tahy Waad gaari Guushaado Samir Asigana Alle ayaa ka waal marin doonaa qiyanada Oo kugu Sameeyey ☝️Qisada ugu xun Aan manta iga oy siisey😪 waaye Thank : You wllkey Jakaarta Official
@aishaahmed4428
@aishaahmed4428 13 күн бұрын
Subhaan allah bal cuqubadan eega, wll alle swt nolosha hku sakhiro asagana cawaqibkisa ha mariyo
@hamdiabdi624
@hamdiabdi624 16 күн бұрын
Adaygas haduna gabadhas cafis waydisan usan meherkedii siin iyo xaal iyo xuman walhi Adunka iqab iyo culcays bu la kulma insha Allah tii Alle hortiisana waa u dhiman tahay Alle kuma cafiyo odaygasow 😢😢
@Adoontiialle-k6u
@Adoontiialle-k6u 17 күн бұрын
Ilaahey qalbiga hakuu qaboojiyo mid ka qeyr badn oo dhibka kugu dhacy ku iloowsiiya ayn kuu rajeynaya baayo macn😢😢😢 ilaahey umadiisa wey kala duwanyihiin😢😢
@RahmaAhmed-j3n
@RahmaAhmed-j3n 12 күн бұрын
Ha ooyin qalbiyey walhi dhibka ku gaadhay dartiis waa waa farxi doonta nin wacana waa helaysa😢😢😢🎉
@hassanbashir4333
@hassanbashir4333 18 күн бұрын
Nabsigu magabobo 😢😢💯
@hooyo-hj6dd
@hooyo-hj6dd 17 күн бұрын
gabaray daahir calasow u tag odayga sawirkiisa keen maherkaaga iyo mag dhowgiii dhofka beentaa qasab halooga qaado wadanka uu joogana halagu dacweeyee keen odayga biiqan. Sorry
@MaryanCabdi-n1w
@MaryanCabdi-n1w 17 күн бұрын
Waa qalbi wanaagi oo qofa illahay mustaqbalka ha kuu wanaajiyo
@najmaomar8847
@najmaomar8847 17 күн бұрын
Abaayo ilaahay mid ka qayr badan haku siiyo gabar qurux badan ta hay
@FilsanMohamed-x5u
@FilsanMohamed-x5u 12 күн бұрын
Abyo qof adag baa thy mashalh oo dulqaad badn samrina badn allha badal khyr qaba haku siiyo ninkas ina gumeee bu aha cuqubodas way kaso baxasa adna nolol wacan ba ku rajayn byo😢
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 18 күн бұрын
Aduun waxaan joognaa sharafi dhimatay oo xoolo laisugu faano subxanallah
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 18 күн бұрын
Naaa u geey Dahir Cabdule Calasow walaso xiri Dofarka😢
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 18 күн бұрын
Abaayo alle badalkiisa oo kakhayat bafna ha kusiiyo
@Mkateeb
@Mkateeb 11 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلي ال محمد
@xamdixaaji3134
@xamdixaaji3134 8 күн бұрын
Wakhti san baa ilaahay kaa Kexeeyay walaalle,ilmaha Qubadhadiisana Adaa Khayr kuugu jitlraye ilaahay Beddek khayr Qaba iyo Nolol wanaagsan o Khayr kuugu jiro kuna Farax gelisa ilaahay hakuu Hadiyeeyo walaalle.
@shugriibrahim7628
@shugriibrahim7628 12 күн бұрын
Allah ku caawiyo walal ninkaas Allah ka dacwee waa qof xun oo xitaa owlaadiisa dulmi u tabcaya
@umuosama2956
@umuosama2956 9 күн бұрын
Hal talo gabdhaha siin lahaa aniga raga marka hore si fudud haku galina waalidkana kala tashata guurka ninka intuu kugirsanin wax kasto ayuu kusamen karaa mar haduu kuhelo intoda badan naxriis malaha
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 18 күн бұрын
Gabdhaas waxaan dhihi lahaa horay usoco abaayo xooluhu gacanta ebbe ayay kujiraan
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 17 күн бұрын
Subxanlah alow raaga xuun calaf ha nugu dariiin 😢😢
@Zia-Apdy
@Zia-Apdy 15 күн бұрын
Daalim waaye ilahay ha ciqaabo kalabka adigana nolosha allaha ku hagajiyo abayo 😢
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 17 күн бұрын
Wasqa tahy cun abyo amus😢❤ macan badaaneey mid ka ficana helasaahe🥹❤️
@ladanahmed9630
@ladanahmed9630 18 күн бұрын
Hablow aaan talo idin siiyo pls idinka oo wax bartay ug yaraan xirfad bartay guursada si hadiii uu nasiiibku kaa xumaado cidlo uugu dhacin ugu yaraaan aad naftaada wax u qaban kartid😓😓wllo adina allah qalbiga kuuu qabooojiyo
@abdirashidtyger8531
@abdirashidtyger8531 18 күн бұрын
Wanna wanagsan 😊
@raxmocabdi-pi4fy
@raxmocabdi-pi4fy 17 күн бұрын
Warun ta
@abdihaliim7796
@abdihaliim7796 18 күн бұрын
soory sister cawaan waa ku heley ❤❤❤❤❤❤❤keep going❤❤❤❤
@UbaxQalanjo-z2l
@UbaxQalanjo-z2l 17 күн бұрын
Ax wlhy waxanuun ini gumeed baa kuhelay abyo ilhy qalbigaa hakuqabojiiyo😢😢
@faaidadancali5932
@faaidadancali5932 6 күн бұрын
Gabadha alle husaqiro asna haka jazeyo teda kle jakarta qofka emotion kisa ilali sugna inta uuw ka nafisayo waqtina sii 😢
@Zu.Al1001
@Zu.Al1001 13 күн бұрын
Acuudubillahi kaasi ma laga yaabaa in uu Xanuun faafinayey, Caafimaadkaaga ka feker ilaahay shartiisa ha ku dhaafiyo
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 18 күн бұрын
Odaygaas gabdhihiisa ayay kajaran tahay iyo isagaba inshallah
@CashoMuse
@CashoMuse 17 күн бұрын
Sorry abaayo gabdhiisa dambi maleh alle haku koobo isagu kaligii
@nimcoguled3758
@nimcoguled3758 14 күн бұрын
@@CashoMusewll dulmigu heerka uu gaadhsiisanyahay ilmahagaa lmihiisa xataa wuu sugaa
@aasiyamaxamuud6474
@aasiyamaxamuud6474 17 күн бұрын
qofka qof Dulmiyay Allow uga jar yaa Rapii 😢😢😢😢😢
@kinsicabdiraxman2598
@kinsicabdiraxman2598 17 күн бұрын
ilahay cawil khayre qabaa hakugu badlo
@aishahassan6981
@aishahassan6981 17 күн бұрын
Ilaahay haka abaal mariyo ii cuqubadaada si dagdag haogaso saaro intaa aad sheekta hadeey jirto
@NashadMaxamud
@NashadMaxamud 17 күн бұрын
Abayo samirka kaasho aduunka waa imtixan alxm xalad kasta badal qayr qaba i.a waad helesa imtixan walba farxad ayaa ka danbesa😢❤❤
@SacdocabdiraxmanaxmedSuhayro
@SacdocabdiraxmanaxmedSuhayro 18 күн бұрын
Sory qurxy waa iska adunyo hory usoco guul an ku rajyn❤❤❤❤❤
@SahraJimal
@SahraJimal 17 күн бұрын
Subxana llah taasi waxeey aheed qadar laakiin waa cashir aad noolashada kabaaratay xapiipti hawal walin allah ayaa jooga
@AyaanAbdilahi-p8j
@AyaanAbdilahi-p8j 18 күн бұрын
Alle hakuu dhib yareeyo noloshaa
@jamilamusse5616
@jamilamusse5616 17 күн бұрын
Illaaheey waxaan kabaryey dadka saas kuu dulmiyey ineey gabdhahooda laga jaro gurigooda eey ku soo noqo to 🙏🙏🙏🙏
@NagmaYuusuf
@NagmaYuusuf 8 күн бұрын
Abaaayo Alle waxa Khyr qaba haku siyo🥹🤲
@jamilamusse5616
@jamilamusse5616 17 күн бұрын
Nabsi bax allaha ku siiyo ❤❤❤
@Rahma-s5n
@Rahma-s5n 8 күн бұрын
Ilahy ban nolosha Ku cadabiiii dono inchallah abayo
@MohammadAbdullah-c9g
@MohammadAbdullah-c9g 18 күн бұрын
Gungun gungun dhashay weeye wuxu Iam telling you people Gabadh aad dhasheen haku darin nin qurbaha kayimid bahdilkii qurbaha ayuu kusameynaya hablaha
@degaghedi1738
@degaghedi1738 18 күн бұрын
Allaah dulqaad badanaa lkn hadii saas gabadha uladhaqmay waa xayawaan xaasid ah oo qof u eg Bismilah
@Mkateeb
@Mkateeb 11 күн бұрын
الله يقويكي وينتقم منه
@naimaahmed8583
@naimaahmed8583 17 күн бұрын
Subxanalaah nin xun iyo gun baa heshay gabdha Allha kuwa dulmiya maskinta iyo kuwa tabarta yar ma moogana wuna helaya dhibka wajibkisa 😢
@farahhighland
@farahhighland 18 күн бұрын
Ilaahayoow qalbiga u adkee gabadha
@fatumamohamed7748
@fatumamohamed7748 18 күн бұрын
Ninka magaciise sheeg iyo meesha uu joogo
@oneotako9693
@oneotako9693 18 күн бұрын
Niman k. Kaar duriyad yad alh. Magalsho😊😊
@khadijakhalif3837
@khadijakhalif3837 16 күн бұрын
Sawirkisa so dig abyo sii dumarka kale isgaa ilaliyan
@abdurahmanhaashi851
@abdurahmanhaashi851 17 күн бұрын
Waa qiso xanuun badan dad aan diin iyo dhaqan lahyen waaye qudhunka xataa naagta walaashiis ah ka siidaran war ku waas umada waa in laga qabtaa duliyaasha qashinka qudhunka dhaadhaamada
@SulekhaYusuf-y1h
@SulekhaYusuf-y1h 6 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢 wll aniga kula qaba sidaas ay tahay 4 caruur ah haystaa walalyaal iso duceeya😢😢
@hasanmuse4007
@hasanmuse4007 18 күн бұрын
Maxaay tahay sabaabta ninkas magaciisa oo safaxaan iyo halku jogo u sheegi waydey? Wariyuhu muxu se u weydin waye magisa , qabiljisa iyo halku jogo
@ShukriDaahir-c7n
@ShukriDaahir-c7n 14 күн бұрын
Dhiib maa leeh abaayo waad gudabi insha allaha wasa nin maa ahaan
@nimcofarah5673
@nimcofarah5673 18 күн бұрын
Ax ax Alle ha ku Cawiyo 😢😢wllo
@AadanMaxamuud-k7d
@AadanMaxamuud-k7d 16 күн бұрын
Abyo iska sabar waa ka baxin I a 😢
@fadumojama22
@fadumojama22 17 күн бұрын
Subxan Allah
@rahmatamaam4372
@rahmatamaam4372 14 күн бұрын
Waaan la ilmeeye wlhi cuqubo kugu dhcdy😭😭😭
@IfrahHussain-y6c
@IfrahHussain-y6c 16 күн бұрын
Barti 2 nogaa soo dubi wll jikarto😭😭😭😭😭😭😭wll adinaa alah kaaa kabo misikin
@Canabxasan168
@Canabxasan168 17 күн бұрын
Gabdhaha waxaan kula talin lahaa ninka ay shukaansanayaan in aysan daruuftooda oga sheekeyn waayo rag xun baa jiro oo daruufta kaaaga faaidaysan karo🥲🥲
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze 17 күн бұрын
Wllo isku fikrad baa nahy 😢
@KhadroCabdinuur-c1t
@KhadroCabdinuur-c1t 13 күн бұрын
Alle ha ukarkaaro abyadaas isagana Nabsi ayuu kagalay
@fatxiali3461
@fatxiali3461 18 күн бұрын
Sorry aad baan oga xumahay 😢badal qeyr qabo Allah kusiyao❤
@maxamednuurmoogow7284
@maxamednuurmoogow7284 18 күн бұрын
Sister Qalbigaga Allah kuu qaboojiyo
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 16 күн бұрын
Nin aan allah kacabsaneyn wuubadan yahay kas oo kale allaha gabdhaha nooga xifdiyo
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 18 күн бұрын
qalbiag alle ah ku qaboojiyo
@dagancali754
@dagancali754 10 күн бұрын
Alahu akbar ilahy haku cadabo dheh kas
@ShukriAbdinuur-gc2wu
@ShukriAbdinuur-gc2wu 16 күн бұрын
Subxanalaah wey dulmiyeeen ilahy hakajaro ayagana xata ninka ilhy nabsi hakaso saro
@AliyahWardon
@AliyahWardon 15 күн бұрын
Allow midka qayr badan kusii sis
@Roodafaarax-s6y
@Roodafaarax-s6y 18 күн бұрын
Sorry sister alle qalbiga ha ku qaboojiyo😢
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 8 күн бұрын
Sorry abyo ninkaas ilaahaybaa kaaga jaraya😢😢😢😢😢
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 17 күн бұрын
abyo gabar qurux badan ba tahay horay usoco nin binidam waji maleh bahidu l kaga faidaysta malinku ka danaystona wuka tagaya
@updeih-e7u
@updeih-e7u 17 күн бұрын
xayawaan buu ahaa kaasi nabsigaasina wuu heli donaa maalin uun adigana meel ka qeyr badan ayaan kuu rajaynayaa wllo
@hamdaaymahdi9422
@hamdaaymahdi9422 5 күн бұрын
Adiga waraysanaayo xataa gabadha marke oyneeso waqti sii ay ku neefsato oo ku ohin dhamaysato
@AbdulkadirKing-j2k
@AbdulkadirKing-j2k 9 күн бұрын
Ilahay dumarka somaliyeed ha u gar garo wlhi dumar xumays
@seinababdi1835
@seinababdi1835 15 күн бұрын
Subxanaallah
@RuqiyoDihad-lt5jk
@RuqiyoDihad-lt5jk 5 күн бұрын
Sorry sis😢😢😢😢
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 8 күн бұрын
Jakarta qofka qisadiisa markuu dhameeyo kuna dhex nafiso markaas waxaa dhihi lahayd dheh
@MaryanMaxamed-k6j
@MaryanMaxamed-k6j 13 күн бұрын
Miskiinta walhi waan ka naxay walhi
@XamdiIsmail-w5y
@XamdiIsmail-w5y 13 күн бұрын
Wllo noosoobadi mahadsanid
@FalisAadannuur
@FalisAadannuur 17 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢 Sorry Abayo
@AhmedapdiMuhumed
@AhmedapdiMuhumed 2 күн бұрын
Wllahi tan wa garanaya
@ckaafidhaqane
@ckaafidhaqane Күн бұрын
Walahi
@foosmuke6029
@foosmuke6029 18 күн бұрын
Sorry sister
@ShugrimahamudAadan
@ShugrimahamudAadan 12 күн бұрын
Ilahay nabsi baxhaku siyo wll
@dahabisak8383
@dahabisak8383 14 күн бұрын
Sorry habaryar Ilaaheey Mid ka qeer roon hakuugu badalo
@ZamzamCabdala
@ZamzamCabdala 16 күн бұрын
Prat 2 😢
@FatimaHaaji-p2c
@FatimaHaaji-p2c 17 күн бұрын
Kaas nin ma aheen masiibo ha ku dhacde abayo rabi ha ku boga dhayo
@aaminoindho5948
@aaminoindho5948 18 күн бұрын
inta soradisay 😂
@leylocali8269
@leylocali8269 7 күн бұрын
Tan waa haaf wllhi 😅😢
@ShukriShacni-g4t
@ShukriShacni-g4t 17 күн бұрын
Ninmanka qurbuhu waba cadooowww
@BarwaaqoMaxamed-td9zz
@BarwaaqoMaxamed-td9zz 18 күн бұрын
Waxa ku helay bahal bila aqliya😢
@HazazileoMsalah
@HazazileoMsalah 18 күн бұрын
Sorry sister😢😢
@Nasraxassan-v4d
@Nasraxassan-v4d 9 күн бұрын
Ax ax Sorry wllo 😢
@shamsamorsal401
@shamsamorsal401 17 күн бұрын
Kaas aakhiro wara suĝysa walee😢
@AbdulkadirKing-j2k
@AbdulkadirKing-j2k 9 күн бұрын
Wlhi gabadhan way i murujisay
@nihaalAbdalla
@nihaalAbdalla 17 күн бұрын
Waxa iiga sii daran gabadh kaluu doontay miyey tiri😮 mid iga horeysayna waa furay 😢 iyo iyada waa 3 gbdhood halkaa, ninkaa waa in wadanka laga qabtaa gabdhaha yaryar mustaqabalkooda ku ciyaaraya
@MohaFashion-c6e
@MohaFashion-c6e 16 күн бұрын
asc jakarta gabadhaan qisadeeda way xanuun badantahay lkn halto qaabka wareysiga ayad u maleysaa in ay wax ka qaldanyihiin
@MaandeeqAli-t6i
@MaandeeqAli-t6i 17 күн бұрын
Aidis looga tagay Ayn u fahmY kwrn
@CabdiraxmaanCcumar
@CabdiraxmaanCcumar 17 күн бұрын
Nin cawaanna buu ahaa aadna u khiyaamo xun
@MustafAxmedibraahin
@MustafAxmedibraahin 18 күн бұрын
Ani jaceel imagalo maxaa ugu dhacey😂😂😢
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom
@ZakariyeAhmedcusmaanemailcom 18 күн бұрын
Ileen wali kuma soomarin Qof aad sidhab ah aad u jeclaato ama adi kuu jeclaato jaceyl dhibka aan kamaray waan ogahay waayo qofta aan intaas ila marne waqtiyo pdan soowada jabne heer waxaan gaarne Family ay gabdha kadhalate iney iidiidaan Aanu isla baxsane oo walaweyn baan Kusoo mehersade blse hada waa Qofta nolosheyda ugu qaalisan uguna qiimaha padn waana marwadeydii 3,caruur nh way iiheysaa,,Hada Family isku faraxsan baan Nahay maalinkii Qof Really aad isku jeceshahay kusoo wada marto baad kala ogaan sxp
@MustafAxmedibraahin
@MustafAxmedibraahin 18 күн бұрын
Jaceel majiree jirkaa isku baahan😂😂😂
@DeimanMohamed-x9y
@DeimanMohamed-x9y 18 күн бұрын
Ujira lkn sanadkan quf lamina majiro malaxan
@HaliyaAbdelrahman
@HaliyaAbdelrahman 15 күн бұрын
WAA LAJIN KU SOCO MAXAA KU GEEYA 😂😂😂😂😂
@sumayaMaxamad-b8z
@sumayaMaxamad-b8z 7 күн бұрын
Sorry sistar 😭😭😭😭
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54
Their Boat Engine Fell Off
0:13
Newsflare
Рет қаралды 15 МЛН
Cabsi! In Lasheegi waayo cabsi kaqabto wadnaha istagi garay
17:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 108 М.
shekoyin xikmad leh Midnimada umadda  Wasiir Muxayadiin
26:46
Hanuun islamic TV
Рет қаралды 111 М.
KARTADII LAGU NAJAXAY IYO KIISKA SAAMI!!@sawdamqaalib
42:30
Sawda Qaalib
Рет қаралды 55 М.
QALBI JAB! WAR YA IKABARAY NAAG MIA KHALIFA EHEN MAJECLI KULAHA
28:21
Ridhwan Issack
Рет қаралды 190 М.
Jaidarman TOP / Жоғары лига-2023 / Жекпе-жек 1-ТУР / 1-топ
1:30:54