No video

BOQOR DEEQOW MACALIN MUXUMED SANBUL - TAARIIKH XANUUN BADAN HALGAN IYO QARAN JAB.

  Рет қаралды 296,897

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 608
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 3 жыл бұрын
Aabe deqow cimri iyo cafimad taam ilahey haku diyo 🤲🏻❤️
@pinkgirl8969
@pinkgirl8969 2 жыл бұрын
Nabigu scw wuxuu yiri qofkii aabo dhaha qof aan aabihi ahayn waa gaal marka aabo aan aabihiin ahayn aabo ha dhihina
@amareto5772
@amareto5772 5 ай бұрын
Aabhaa miyaa?
@HeersareMedia
@HeersareMedia 3 жыл бұрын
Waa waraysi taariikhi ah, aad baan u salaamayaa adeer Boqor Deeq. Ha Noolaato na, waan u mahadcinayaa. Keliya waxa aan xusuusinayaa weriye Ayaanle, eedaan ayaan wareysiga ku dul dhammaaday, haddii ay mar danbe ku la kulanto xaaladan oo kale, waxa fiican in wareysiga aad yar joojiyo inta eedaanku dhammaanayo; waa dhaqan wanaagsan oo Islaannimo.
@fartuunissemohammud9914
@fartuunissemohammud9914 3 жыл бұрын
Mire 9
@naimabeauty7332
@naimabeauty7332 3 жыл бұрын
Allah siduu jecelyahey ayuu u dhaqmey oo qabiilkiisa iyo midkaleba runbuu sheegey cidna isma jecleysiinin subxaana Allah kuwo da"diisoo kale qabiil bey garabsiiyaan ,Allahayow Boqor Deeqow intuu noolyahey caafimaad sii hadduu geeriyoodana Janna Alfirdowsa gee oo qabrigiisa waasac uga dhig una nuuri.
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 3 жыл бұрын
Allahuma aamin amiin wll waa runtaa.
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Aaamin
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 3 жыл бұрын
Aamiin
@somalia2730
@somalia2730 3 жыл бұрын
Masha Allaha. Cimri dheer adeer Allaha haku siiyo waa raggii dadka soomaaliyeed uu Soo halgamaya
@ibrahimsuleman6209
@ibrahimsuleman6209 3 жыл бұрын
11:07 Ilaahay haku tuso somalia Oo israacday Aakhirana jannadii Awoowe 🙏🏽😢❤️
@yacquubxayir7301
@yacquubxayir7301 3 жыл бұрын
Walaal waa waajibkeenna dhalinyarada ayaa laga rabaa in ay hawshaas qabtaan.
@SalaanC
@SalaanC 3 жыл бұрын
Kaniini qabiilka daweeya aan u baahanahay please Inaan jirranahay waxan ku gartay 1. Boqorkan sharafta badan baan dhegeystay illaa dhammaad 2. Markaan videoga dhammaystay comment ka aan anigoon is ogeyn baarbaaray 3. Commentka waxan ka raadinaayey inaan qabiilka Boqorka ogaado 4. 10 comment aan fiiriyey oo ka waayey boqorka qabiilkiisa. 5. Waan miirsaday oo is canaantay ka dibna qoraalkaan aan bilaabay. Qofkii Soomaali ah ee qabiilka ka nadiif ah ha ii soo duceeyo, kuwiinna sidayda qabiilka ka tan badiyey ducadooda ma rabo.
@maryumbeauty2121
@maryumbeauty2121 3 жыл бұрын
Caafimaad ku nolow iyo qalbi nadiif ah wll
@encrypted983
@encrypted983 3 жыл бұрын
Waa Ogaden 🤣
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 3 жыл бұрын
Waa Ogadeen wllo.....Qofka qabiilkiisa inaad barato xumaan ma'aha ee qabyaaladaa xun
@fahima6186
@fahima6186 3 жыл бұрын
@@encrypted983 ogaadeen ma ahan ninkaan waa nin caqli badan anigoo aan ugafeen walaalahee! Maxaa yeelay aqoon baan uleeyahay Ogaadeenka nfd waxeey aaminsanyihiin ineey kenyan yihiin!
@encrypted983
@encrypted983 3 жыл бұрын
@@fahima6186 agah! Oo Ogadenku ma isku arakti iyo siyaasad baa? Saa ninku waa nin caan oo ree Garissood oo la yaqaano. Kuwa aaminsan in ay Kenyaan yihiin way saxanyihiin kuwa jecel Somaali wayna way saxanyihiin. Qof waliba fikirkiisa iyo Aragtidiisa waa u xor. Somaalinimo diin ma'aha, intii somalia isla ahayd ayaa israamsaneeyso oo iscuneeyso marka fudeeka iyo qabyaalada maskaxda ku tiray iska dawee. Ogadeenka somaalio la'heshiiya iyagii ayaad mucaarad ku tihiin ood ku dacaayadeysaan in ay ka yimadeen Ethiopia iyo Kenya iyagoo Jubooyinga dagaan ahaan asal u leh.
@abdulkadirmohamedahmed6858
@abdulkadirmohamedahmed6858 3 жыл бұрын
Maashaa allaah. Waa dersi muhiim ah. Waa duruus muhiim ah. Qof kasta oo damiir bani-aadam leh ama dareen Soomaalinimo leh dhaqaajinayo. Waa duruus Taariikh ah oo in laga faa-ideysto mudan.
@abukaromarmohamed2003
@abukaromarmohamed2003 3 жыл бұрын
Asc Dhaman Somaliya Hanoolato Waxan alle uga baryaya Aw Deeqow inu alle dabihisa dhafo wa u khirtay inu dabi galay insha allah allaha no wada naxaristo Wxan kalo dhihi laha ka fakar ahaan Diyar uma ahan somaliya iney Somalinimo khirato oo ay somali tahay allaha fududeyo inta aminsan iney somali tahay iyo inta ila aminsan Jinsiyada Somalinida allaha nala garab galo dhaman Nabad galyo Somaliyaa Hanoolato Mahad Sanid
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 3 жыл бұрын
Allah Sharfo Aakhiro iyo Aduun Adeer Boqor Deeqoow. Ayanle Guuleyso Abti
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 3 жыл бұрын
Adeer deeqow macalin sanbul ugaaska soomaaliyeed ilaahay cimriga hakubarakeeyo aakhirana janada hakugu arzaaqo..
@abdihussein5254
@abdihussein5254 3 жыл бұрын
Thats my dad.love him to death bless him.
@mruun6114
@mruun6114 3 жыл бұрын
Amin amin amin
@maanamahamed4981
@maanamahamed4981 3 жыл бұрын
Ameen ALLAHUMA Ameen
@zamzamhassan1889
@zamzamhassan1889 3 жыл бұрын
Very interesting story as well so emotional oh ya allah Somali isracdaay na tus
@abdihussein5254
@abdihussein5254 3 жыл бұрын
Tell me about it.thats my dad and i learned alot from him.God bless him
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 жыл бұрын
@@abdihussein5254 Where is isnino??
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 жыл бұрын
@@abdihussein5254 your dad is a great guy he has a lot of knowledge and he knows all the history of somali people God bless him. Thank you
@cashuurxikma7275
@cashuurxikma7275 3 жыл бұрын
masha Allah duqu tariikh cajiib ah ayuu ka shekeyee qayiibta labaad nosoo geli zxb ayaanle mahdsanid adiga iyo odayiguba soomaalina alle qalbigooda ha burcad ha isu mariyo
@statsm8339
@statsm8339 3 жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid, tariikhda Somaliya sida aad ugu dadaashid. Boqor Deeqoow Allah ha xafido, yuusan ka qoomammayn halganki gobannimadoonka. Waa taariikh dahabi ah ee ummadda Somaliyeed ku faanto in 1943 aay Somali ayadoo aay dhallinyaro aay horkacaayaan garato in Somali aay mid tahay aysan qabiil kala ahayn sidaasna laba gobol ku xoroobeen. He is part of our golden history he should be proud and not regret at all.
@Siosports
@Siosports 3 жыл бұрын
Born and grew up in Hargeisa and still believe somali in one nation. Insha allah waan arki doonaa.
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 3 жыл бұрын
I disagree
@ygmpooq4297
@ygmpooq4297 3 жыл бұрын
Ameen y’a allah
@achmedlander3123
@achmedlander3123 3 жыл бұрын
Somali midnimo is like waiting for a ship at the airport.......hargeiaana ha shegan
@wizzkarteismaildeysane7704
@wizzkarteismaildeysane7704 3 жыл бұрын
M,a waa tarikh inagu weyn soomaaliya hanoolaato marwalba love me somalia
@cadeyare3378
@cadeyare3378 3 жыл бұрын
Masha Allah isku day in ad muqaaka bilow iyo dhamaad dawato boqor deqow waxaw yiri somali wa iney garataa in ay somali tahay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
Taariikh cajiiba. Mahadsanid mr. Ha Noolaato! Soomaali taariikhdeeda ma taqaan. Siyaasiga Soomaaliga ihina tan 1945kii waa mid u adeegaya gumaysi. Ninkii fiicanna iyagaa loo adeegsanayaa dilkiisa.
@MarvMullah
@MarvMullah 3 жыл бұрын
This is amazing Masha'Allah. Keep our history alive. May Allah bless our fathers. Ameen.
@lukalarry7349
@lukalarry7349 3 жыл бұрын
you probably dont care at all but does someone know a way to get back into an instagram account..? I somehow forgot my account password. I appreciate any tips you can offer me
@umuosama2956
@umuosama2956 3 жыл бұрын
Taarikh ayuu hayaa intaas kabadan ayey ehed wareysiga inuu socdo waxbadan atan kaogaan laheen maashaallah caafimaad allahaa siiyo
@omaribrahin5210
@omaribrahin5210 3 жыл бұрын
Masha ala adeer Boqor deeqow cimri dheer iyo caafimaad alaha ku siiyo wallhi Waan qiirooday weriye ayaanle oo juhdi geliyey na waan uga mahad celinayaa.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Ilaahow🤲🤲🤲 unaxariiso qabriga😢 uwaasici aabe❤ maxamed siyaad bare🇸🇴💪
@superfun1819
@superfun1819 3 жыл бұрын
Amiin yarabii
@qorshemaxamed5138
@qorshemaxamed5138 3 жыл бұрын
Aamin yaarabi
@SocialMediaYoutu
@SocialMediaYoutu 3 жыл бұрын
Afweyne ad allah u bariside assagu Allah maba aamunsaneyn ee haku danbaabin.Chirst weliba Chathilic diintoda ayuu qaater 1983 kahorna wuxu heystey atheist...makuu Suratul nisaa beeninayey oo culimadda leynaayey dadku way yabeen oo dictator kaliya moodeen laakin inuu Muslim naceyb iyo Somali naceyb ayu xasuuq badan ugu geystey ummada muslinka. Fircoon iyo haban mid ayuu la joogaa.
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
@@SocialMediaYoutu Necebka inta lA Eg O Qof Wa Hore Dhintay A U Galenesid Wa Maxay mida Kale ma adaa nar Iyo jano haayo ilaahow ha u naxariisto janada a allaha ugu bishareeyo
@sacdiyomuse3774
@sacdiyomuse3774 3 жыл бұрын
Amiin yaaa rabbi Janadi ka waraabi
@bashirbashir4756
@bashirbashir4756 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭Ader deqoow wa tarikh nool mahadsanid wariye sare ayanle
@baariyoo
@baariyoo 3 жыл бұрын
war nin weyn waa taariikh waxa uu ka hadlay odayga. Ayaanle mahadsanid sxb taariikhda ka reeb dadka wanaagsan. Somali Ilaahay ha garad siiyo kheyrka wadani dhab ahne Allaha u keeno shar hor lehna ilaahay haka badbaadsho. aamiin
@abdiharman7451
@abdiharman7451 3 жыл бұрын
Hadallo dhaxal gal ah, mahadsanid wariye, haddii aadan dadkaan qiimaha leh aadan soo bandhigin qiimahaan soomaali badan ma ogaateen!
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashaallah legend odagan Alaha hano dayo
@fahima6186
@fahima6186 3 жыл бұрын
Ogaadeenka kenya waxey aaminsanyihiin ineey kenyan yihiin
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 3 жыл бұрын
Im very sorry walahi 😥 Tola ayeey soomaaliyeey wax loo dhinto ma nihin walahi ragii inoo hilgamaayey ciil baay qabri la galeen kuwii noola na waa kuwaan boqor deeqoow dhibka waan kula qabnaa waxna kama qaban karno alah dadkeena caqligooda iyo sharaf kooda ha u soo celiyo runtii waan la ilmeeyey qiirada waayeel kaan iyo niyad jabka ka muuqdo
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Allaah ha naga so garo🤔🤣
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 3 жыл бұрын
@@munoali6345 AAMIIN wllo
@bashirbashir4756
@bashirbashir4756 3 жыл бұрын
Ad iyo ad
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 3 жыл бұрын
Walaalkayow Caafimaadka iyo caqigaaga badan Allaha kuu barakeeyo
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 3 жыл бұрын
@@heersareofficial8272 AAMIIN walaal qaali Mahad sanid
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 3 жыл бұрын
Dhaqanka Daaroodka way xukun jecelyihiin lkn dhulkooda ma dhistaan oo uma roona markay xilka hayaan waxay u roonyihiin qabiilada kale
@nurahmed6712
@nurahmed6712 3 жыл бұрын
Boqor Deeqow , wuxuu noo sheegay in Soomaali Aduun ku duloowday ( akhis) ku noqotay aakhiro uun yey ugu darsamin: sidookale wuxuu sheegay 1994 in Males Zanawi iyo Kenya ugu yeereen ayagoo kujees jeesaya dhameystirka Soomaali oo ah in Kenya iyo Ethiopian inta hartay ku kala dardarsadaan kana diiday oo Calool xumo lanool yahay oo in uu waasho qarka usaaran yahay. Wallahi waan ooyey. Waa tan Ethiopia Ciidan Bad dhisatay Qariirada Soomaaliyana ku dartay tan Ethiopia. Eeg Map ka la soo geliyey website wasaarada arimaha dibadooda. Kenya na Jubaland anaga leh ayey lasoo taagan yihiin. Allow Soomaali daba qabo!
@FreemanV99
@FreemanV99 3 жыл бұрын
Waa tariikh hadlaysa, lkn, Somalidu xaqa iyo xaqiiqdu way dhibtaa. Waxan la wado wuxu ku tilmaamay tariikh la macmalay ama mala awaal la soo dhodhoobay been iyo dana ku sallaysan. Allow xaqa iyo imaanka ummadan u soo celi.
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Ayaanle guri waliba waa galay laakiin dadbuu layahay
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 жыл бұрын
Dalka wuxuu ka degi la,yahay boqorku wuu inoo sheegey oo soomaalinimada diidan oo dalka meeshaa dhigey boqorku run buu sheegey horaa waxaa loo yiri wareyso waaya arag .cimriga ilaahey ha u Raajiyo🙏🙏🙏🙏🙏
@abdiali4171
@abdiali4171 3 жыл бұрын
Aaba somaliyed oo somaali nimo jecel professor na ah walahi waan qirooday somalia let's rebuild our country becouse we don't have another country
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
We don't have a country at all. Somalia is now U.N. enclave
@soomaalisomalia3758
@soomaalisomalia3758 3 жыл бұрын
Bal commentiyada u fiirso dadkan oo dhami waa somali waanay qiiraysan yihiin lkn qabiilbay hoosta ku wataan. Inyar qofkastowba bal madax waynahaad jeclaan lahayd soo qor ee somali u dana. Wax fadhi ku imadaa majiraan iyo hanoolaato hadala😀 SOMALI BAAN OGOLAYN INAY SOMALI NOQOTO
@macalinqaraac6324
@macalinqaraac6324 3 жыл бұрын
Ac hanolaato Aad baan u mahadsantahey walaahi waan qiirooday suldaanka cimriga Alaha u barakeeyo Ilaahey danbidhaaf ha siiya, wuxuu ahaa Gobonimo doon ma aha danbiile xaqiisa oo maqan Ayuu u dhimanayay, xaqale ma uusan raadinaynin, ilaahay soomaali bogeeda burcad ha isku mariyo.
@mohamednuur1101
@mohamednuur1101 3 жыл бұрын
Ilahay waxaan kaga bariyay jano insha Allah awoowe
@ajwaabdinuur9473
@ajwaabdinuur9473 3 жыл бұрын
Marki larke hal diin hal qabil weynakala qeybiyen mexey sameyen 4.5 nolosameye wayab car wakase fahma. Abo macane nolow kujeclnahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SadiaM1960
@SadiaM1960 3 жыл бұрын
Wallahi waa murugodey. Ilahey SubxanaAllah watacala ha ku xafido
@mohamedahmed3752
@mohamedahmed3752 3 жыл бұрын
Those who question the people of NFD and their role in the establishment of somaliweyn, there you have the answer. We lost many people in the course . Taas wey tagto tiigsi malahane; hada Dib maufiirsanaa, Dadaal maugalnaa Dad mid ah manoqonaa? Greetings from NFD. @hanolaato Barnaamijka mandera iyo wajeer gaarsii. We have a lot to tell as well . May Allah grant Suldaan Deeqow health and prosperity in the life and Janatul Firdows in the hereafter.
@mohahmed6423
@mohahmed6423 3 жыл бұрын
Soomalida Soomalia nooma qaatan Soomali 😂.. "Sujuu" iyo "Kenyati" lee nuugu haayaan neceeb le nooqaban iyago dhaan. Allah ha tusiiyo ruunta
@abdihussein5254
@abdihussein5254 3 жыл бұрын
Thank u brother.my name is Guled dekow maalin sanbul.
@amirabdullahi2880
@amirabdullahi2880 3 жыл бұрын
Then you have people that worked for Italian colonialists as askaris becomming president of somalia and claimming to love somaliweyne.irony.
@mohahmed6423
@mohahmed6423 3 жыл бұрын
@@amirabdullahi2880 The Problem is they don't know that, The one thing that is letting the People of Somalia down is literacy, Education is a very important thing and half the people born between 1991 and now have Zero Education, Yet they are the ones not letting us breathe here 😂
@amirabdullahi2880
@amirabdullahi2880 3 жыл бұрын
@@mohahmed6423 brother there was no difference between kenyatta & Maxamed Siyad Barre.You cant run from one and ask assistance with the other.Maxamed Siyad Barre committed attrocities and ethnic cleansing on the people of Jubbaland and settled his clan in Gedo yet preached Somaliweyn.I would one time love to have a talk with this mzee.
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 3 жыл бұрын
Rabbi ha idin xifdiyo if iyo aakhiroba # muwaadin halgamaaa Boqor Deeqow iyo Adeer Ayaanle Xuseen Cabdi ❤️❤️❤️❤️
@ahmedgory2147
@ahmedgory2147 Жыл бұрын
Thank u for ur information of the somali people history the new generation now existing in somalia the pervious elder was from old generation i fully understand that his tribal history of the old generation was very useful
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 жыл бұрын
Allaah Adeer inta Cimrigaaga kuu haday Sharafbaad naga mudan tahaye Caafimaad haku siiyo Aakhirana Janotul Firdowsa hoygaaga haka dhigo Hadalkaaga waan la Ilmeeyey intaad noosoo dadaashey iyo sidaanu Bahalo u noqonay wanaag baad ka shaqaynaysey Adeer Allaah haku derejeeyo Bal daya kuwan hada qaylinayaa intay Dheceen Laayeen dalkii iyo dadkii bay soo Inadha cadyihiin Adeerna Naftiisii uu u hibeeyey Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed buu khadkay dadkale sameeyeen ka baqayaa in dembi kasoo gaadho
@calanbile
@calanbile 3 жыл бұрын
Walal waxaan kaga mahad celinayaa wareysigaan aad waqtiga iyo maskaxdaba aad galisay, wuxuu ii ahaa indho fur cusub oo xaga taariiqda ah iyo Somgeopolitic. Jazakallahu Kheyran adeerna allaha caafiyo cimridheerna Allaha siiyo. AMeen Ya Rabbi. Somalida wa dad qalbi fiican, cudurkan qabiilla ah ee nala dhex dhigayna waa been.
@abdirahmanhajiburaale3792
@abdirahmanhajiburaale3792 3 жыл бұрын
Allaah ha ciseeyo Boqor deeqoow Macalin wareysi aad u qiimo badan ayuu ahaa oo dhaxalgal ah. Ruuxii ay Soomaalino iyo wadaniyadi ku jirtana uu la qiiroonaayo ama la ilmeynayo, marka uu maqlo erayada ay ka midka yihiin "Sagaashan jir baan ahay, ma seexdi habeenkii in aan arkana ma fiicneyn, dambiile baan ahay, waxaan moodaayey Soomaaliya in aan Soomaali ahay, Soomaaliya in ay ummad tahay in ay hal qabiil tahay". Erayadaas waa erayo u baahan in lagu qoro qalin dahab ah. Boqor Deeqoow waa geesi wadani ah Allah caafimaad iyo cimri dheer ha siiyo. Aamiin Ayaanle Husein Abdi adigana aad ayaan kaaga mahad celinayaa wareysiga aad inoo soo gudbisay HANOOLAATO guul iyo gobanimo.
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 жыл бұрын
Barnaamijkaan aaaad ayaaan uga helay plz part2 noso sameee. 🇸🇴
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 3 жыл бұрын
allaahu akbar wallahi waan qiirooday oo jiriricooday oo murugooday .boqor deeqow adeerkey kheir allah hasiiyo oo cimriga ha ubarakeeyo oo caafimaad taama siiyo . sidiisoo kalana somali xaqqa allah hatuso amiin yaa allah
@ubaxadalka9279
@ubaxadalka9279 3 жыл бұрын
Boqor deqow wa halgamaa weyn alaha xafido
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Maasha Allah Maasha Allah Illaahay caafimaad Cimridheer iyo Cibaadasan ha ku siiyo waa run Somaali waa jabtay Illaahay waa in loo noqdaa oo aakhiro wax la sii hormarsadaa qabyaalada Ina kala qaybisay Soomaali oo dhan waa in aanu ka ducaysanaa
@nabadawaanololgobanimosoma5457
@nabadawaanololgobanimosoma5457 3 жыл бұрын
Masha allaah hanolato abayasha xalasha ah oo wadaniyada qalbigodaa kabuxdaa nosowada gudbiii qalbiigaa namadobadeee
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Alla keenya marbay ina xasuuqi jireen anagoo dad yara soomaaliya oo awood badan aan lahayn sidaasuu yidhi awoowe taariikh ciilbadanle ayuu soo maray awoowe
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
Been Muusan Sheegin Ninkaasi Daaroodow inagaa Kursi Jacayl Dartiis Nafteena Iyo Tii Qarankaba u halignay Lagasoo Bilaabo ina siyaad barre ilaa Kan hada Joogee Majnuunka ah. War Dimuqradiyada aynu Fahano cidna kama Xoog waynine Dalka Aan U turno.
@zakariaali2190
@zakariaali2190 3 жыл бұрын
Ma ada majnun kadigey xisho nin wen ba tahay qabil neceb ba kuhaye wan kujedaye
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 3 жыл бұрын
@Cumar Farah inshaallah Wuu Tagin Khaa'inul wadanku LKN ina Mako iyo Xasan culusow Oo aan dhaamin iyana Eebe Nooma keeno horay noosoo boobeen
@Abshir252
@Abshir252 3 жыл бұрын
Qabiil ka nagadaa please. Somalinimadaa na deeqday.
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 3 жыл бұрын
Maasha allh awoowe qaaliya weeye ❤❤❤❤
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Adeerkey deeqow.wa ku salamay 'xamar baan daris ahayn inkastoon yara 'wa aqaanay caruurtiisa
@musdafsheikhbarre7739
@musdafsheikhbarre7739 3 жыл бұрын
SubhanaAllah,gorma daris la noqotaay? Ilen niinkan wa Rer NFD ee Garisa kuu sugan
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
@@musdafsheikhbarre7739 asewe ninkan xamarbu joogay oo degena intaan dawladu dhicin 1991 bu soo galay kenya waayo jamhada nfd bu hogaminayey'marku soo galayna xata bbc iyo meel walba laga sheegay 'dhagayso siyad ban kismayo isku macsalameyney'mise wa deeqow kale 'ani kaan shegayo wa deeqo macali cabdi xata gabadhiisa fowsiyan aqaney iyo caruurrtiisa nairobina xafada hilegam bay qaxi daganayen oo daris ku ahayn 'mise wa mid kale
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
@@musdafsheikhbarre7739 mise ada ah dadka gadal kayimid oo taeiqda ogayn mise ana qaldan
@Somali_Lyrics1
@Somali_Lyrics1 3 жыл бұрын
Waan Qiiroodey Anigoo Xanuun Dareemaya Ayaan Muuqaalkan Dhamaystay Waxaana Ku Faraxsahay iney tahay Taariikh U Hadhey Jiilka Inaga Danbeeya Intii Dhimatay Allaha ha Unaxariisato Inta Noolna Allaha Ha is Jecleysiiyo Rabbi Waxkasta Wuu Awoodaaye Yaa Rabbi Aamiin Aamiin JAALE MOHAMED SIYAAD BARRE AUN Wuxuu Yidhi Bey dheheen Somali Nasab Maaha Yacni Waa Dad Xun Wlhi Waa Run Waxaanahay Dad Xun oon Is jeclayn Isu naxariisan Is Rabin Isu danqan Iskala Jecel Waanan Ka Xumahay Wlhi Waxa Ugu Xanuun Ka Badan Ma Jiro Dad Mustaqbalka Ku Fikiraya Iney Wadajiran Magicii iyo Maamuus kii Aan dunida ku lahayn Aan Soo Ceshano Ma Jirto Nasiib Inaan U Yeesho Ayaan Rajeynaya Oon Aad U Jeclahay Kuna Faraxsanahay Inaan Arko Midnimada Umadii Qiimaha Badneyd Soo Celintii Awoodii La inooga Tagay Inkastoo kuwii looga tagay ayna inasoo gaadhsiinin Oo Burburkii Kadib Dhalanay Hadana Waa Inaan La Nimaadna Somalinimo Wadaninimo Midnimo Jacayl ( from Dhagax Buur ) Dhul Gacanta Guumeystaha Ku Hoos jira Wali Kuna dhashay Kuna Barbaarey Aniga Iyo Inta Ila Mid Ka ah Umbaa Xanuunka Iyo Dabka igu Shidan dareemi karta Waan Soo Dhaweynaya Midnimada Si Buuxda
@mursaladan7025
@mursaladan7025 3 жыл бұрын
Masha Allah adeer sharaf ayaad leedahey
@yahyeahmedmohamed487
@yahyeahmedmohamed487 3 жыл бұрын
Very interesting interview
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 3 жыл бұрын
Wareysiga 2020 Mahadsanid awowe ina Qoobdher
@taqwatube1372
@taqwatube1372 3 жыл бұрын
Mashaa Allah
@omarmohamed3292
@omarmohamed3292 3 жыл бұрын
Boqor Deeqoow, Allaha xafidee, waxaan aad ugu riyaaqay in uu ogol yahay in uu qalad sameeyey, waloow uusan ku qaldaneyn in uu qeyb ka ahaa gobbanimo doonkii NFD. Milgihii gobbeed baa ka muuqda. Ayaanle nooloow, waad ku mahadsan tahay in aad nala wadaagtay gem of man story.
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
alle ha ku sharfo adeero cimri dherer iyo cibaado suuuban .
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
Dad maantey jooga oo waxaan arkey sheeganaya Kenyan ama itoobiyaan soomaalidii hore waatane wareysta soomali waligeed ma ogolaanin iney sheegtaan waxaan soomali aheyn soomaaliya soomali ayaa leh 🇸🇴💕🌹🍀🤟🏾💚💙❤️👍🤎👌😇🤲🏾🇸🇴
@MohamedAli-jm4sc
@MohamedAli-jm4sc 2 жыл бұрын
This Man speaks the truth
@masbaalh4270
@masbaalh4270 3 жыл бұрын
Arigisa qof yaarbu,egyahay xajigan masha Allah
@shukraanfari603
@shukraanfari603 3 жыл бұрын
Qalbigasa wanagsan wll
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 3 жыл бұрын
Ayaanle wad mahadsan tahay in kastoo aadan taariikhda halgamaaga si taxane ah aadan u waydiinin,hadana murugo ayaad ka dareemaysaa inuu jeclaa soomaali midaysanninuu arko,khaatumada ilaahay ha u suubiyo.
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 3 жыл бұрын
Ayanlaw aday tarikhdanaw kale hayo gen jama maxmed qalib ladhaho oo 1940 xilal sohaya ba xmar joge war kakeen iyo dadka kalo tarikhda nocan oo kale haya
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 3 жыл бұрын
Odayga shaati kuleeti leh ma xirto. Maxaa hadaa dhahdid? Wuxuu leeyahay kurkaa i go'an xor ma ihi. Marka shaati kuleeti la'aan ah ayuu xidhaa ilaa uu ka god geli.
@ajwaabdinuur9473
@ajwaabdinuur9473 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@faizadakash5590
@faizadakash5590 3 жыл бұрын
Ax😭😭😭😭🥺sababtas ayan radinayay Mahadsanid
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 3 жыл бұрын
@@faizadakash5590 haa abaayo shaati kuleeti leh hadii loo keeno. Harqaan uu gaynaa kurka uu ka soo goynaa. Ma xiranaayo shaati kuleeti leh.
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 3 жыл бұрын
@@aliabdullahi1410 lkn qoortaa maxanuneyso walal
@Xamuudichannel
@Xamuudichannel 3 жыл бұрын
@@halimajeylani9243 shaadhka bilaa kaladhka ama bilaa kuliyetiga waxa xidha adoomaha macnaha saan fahamay inuu leyhy waa layna gumaystaa oadayga damirkiisa ma dhiman
@koradabdi4267
@koradabdi4267 3 жыл бұрын
Walaahi waan ooyey markaan dhageystey shekadiisa boqorka Deeq asgoo gaalo diid ahaa oo gobonimo donayey ayuu gilti daremayaa oo uu leyahay waxii dhintey oo dhan anaa sababey wa somali dhab ah odaygaan abheen waaye somali oo dhan uu aabo u yahay danbina ma laha insha allaah waxaad gali janada meesha ugu sareyso wayo adiga waxaad radineysay wanaag iyo in aad gaalo raac noqonin balse rabi ma qorin walaahi janaad gali ilaahey idankiisa wana jeclaan lahaa in aan kusoo booqdo
@ottomanabdullqaadir5776
@ottomanabdullqaadir5776 3 жыл бұрын
Ilaa maanta Boqorka maxidhto shaar kuleeti leh. Weli ma aanan xoroowin ayuu lee yahay. Look at all his interviews. You won't see him in shirts with color!
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 3 жыл бұрын
WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN #SUBSCRIBE SAAR. 🔔
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
odaw ka caqli badan oo kawadanisan weli ma arkin
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
ilaahay ku dulee siyaad bare caqli xumo iyo jaahilnimo ayuu isku darsaday
@abbassaid4926
@abbassaid4926 3 жыл бұрын
Jizaaka Allah
@Ali-nq9uw
@Ali-nq9uw 3 жыл бұрын
Masha Allah tarikhda jiilkena hala socdaan
@ismailgutale1206
@ismailgutale1206 3 жыл бұрын
Nin layiraa Adan Unsi waan rajeynayaa wareysi lalayeeshay wax'garadkan Soomaaliyeed in damiirkiisa Soomaalinimo iyo Kiisa Islamkuba siyadidoono insha'Allah! Soomaali imteeda kale oo saxafadu u'horeyso kudhaqanka qabyaalada Allahaa kamadoobeeyo!
@faizadakash5590
@faizadakash5590 3 жыл бұрын
Hhhh adan unsi aderkis waye boqorka wan ku dhalay iso raac majirto
@Xoordage
@Xoordage 3 жыл бұрын
Wallaahi Adeer macan waan ooyay 😭. Aaway Somali waxaan waa Taariikh 2021??? from d.c.cimaan caalin
@daadredmerseysidelfc2870
@daadredmerseysidelfc2870 3 жыл бұрын
Macalin deeqow aduunka sharaf ku nooloow aakhiro janno alaha kugu irzaaqo halgamaa somaliyeed masha alah
@83587
@83587 3 жыл бұрын
Waxan noqday emotional boqor Deeqow kaligaa ciil u madhimaneysid lkn anagoo dagaal ku dhalanay aaciilkaas kulo qabno
@mohamedmohamed-dw5kv
@mohamedmohamed-dw5kv 3 жыл бұрын
Damn,He got something to talk bout.Alle cimriga hakuu barakeeyo adeer!
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 3 жыл бұрын
Nin walaalkii ii hiili yiri hoog Allaa badaye in somali yiri wax baan u qabanayaa maxaa kuu geeyey wuu ku shalaayi runtii deeqoow Allah ku xafido in aad qof somaliya tahay way kaa muuqataa odayada qaar hadii la wareysan lahaa reer hebel iyo reer hebel waxaan ahay ma yiraahdeen runtu waa intaa tiri
@faadumocali7123
@faadumocali7123 3 жыл бұрын
GABAYDAAN WAXAAN MAQLAY IN UU TIRIYEY NIN REER MUDUG AH MARKAY JIFADIISA KU SOO DUUSHAY DAD AAN LA SINAYN CADDADA KU WIISIINA KU EEGTEEN
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Bari ha cayina uun ogaden bu aha wa wajajus iyo wa kenyan
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 3 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 cay meesha ma taal wadani waa wadani qabiil iyo somalinimo isku meel ha keenin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
@@barlinhashi6752 wax wadani la.dhaha ma jiro intas waxa ugu sacabtumaysan wa inta keenya duray g
@abdihussein5254
@abdihussein5254 3 жыл бұрын
God bless my dad.
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 2 жыл бұрын
Abe dekhow cumridheer iyo dibada sooban sxb ayale aad baa kaga mhadnakhaa rugcadaa culus ader dekhow mashaa alaah
@mma8125
@mma8125 3 жыл бұрын
Taariiqda somaliya in laga qoro odayaasha soomaaliyeed waa arin aad u muhiim ah MashaAllah
@MADARSHOW
@MADARSHOW 3 жыл бұрын
Masha allah alle boqor deeqow ha xifdiyo waa Somali pure Walaalayaal aynu danta ummadena u halgano hadii kale sida boqoro deeqow baynu ka qoomammeyn doona caruurteenana dhaxal xun baa baaqi u ahaan doona
@huckaherci
@huckaherci 3 жыл бұрын
Ilaah xafido 🇸🇴😒
@sakariyeabdi1813
@sakariyeabdi1813 3 жыл бұрын
Wllhy waa ninka ugu caqliga badan somali guul somali wayn
@omarhassan8969
@omarhassan8969 3 жыл бұрын
Maansha alah waar ninku qalbi wacanaa waa qof gobanimadu. Biyo dhigtay alle kuma hoojiyo aduun iyo aakhiraba soomaaliyey dalkiina u guntada maskaxdu ha idin shaqayso intaad qabiil iyo kudaafad kashaqaynaysaan alle u toobad keena Oo wadaniyiin noqda ciidooda iyo dad ahaan isu jecel wakhti kaama tagin wali...
@saladomahamad5549
@saladomahamad5549 3 жыл бұрын
الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا ونبينا محمد اللهم إصلاح بلاد صومال وحفظها من كل شر وجمعا كلمتة بالحق الصومالين كلهم يارب العالمين adeer deeqow ilaah haku Xiifdiyo cimrigaada ilaah haku barkeeyo Danbigaad ilaah haku dhaafo wlhi waan qiirody Somali ilaah haso hadeeyo 🤲🇸🇴🇸🇴
@faisalmohamed4028
@faisalmohamed4028 2 жыл бұрын
What a great man! .
@caliomer6903
@caliomer6903 3 жыл бұрын
Ha murugoon adeer wax tar soomaali baad is lahayde iyadaa wax noqon weydey ilaahay dambigaa aad ka war warayso allah ha kaa dhaafo janooyinkiisana ha ku casuumo
@Nourdin726
@Nourdin726 3 жыл бұрын
Masha Allah Ninkan hadalkisa waa faseex wana lafahmaya. Runti tariqdan uu kashekeynayo ben kuma jirto wayo hadeey been kujirto lama fahmi leheen! Ilahayow ninkan cimri iyo cafimad sii
@omarnoor6237
@omarnoor6237 3 жыл бұрын
AYAANLOOW BAL ISKU DAY INAAD SOO HESHID TAARIIKDII DHAQDHAQAAQII LUGU MAGACAABI JIRAY (SHIFTO) EE GOBOLKA NFD KA JIRAY. IYO KUMOOW AHAAY MUDANE CABDIRASHIID KHALIIF
@mohamaddaahir1433
@mohamaddaahir1433 3 жыл бұрын
Mashaalalah
@jamilanrsl4228
@jamilanrsl4228 3 жыл бұрын
Janno jidkaaga Allaha ka dhigo Mze Boqor Deeqow wallahi waa shaqsi taarikh xambaarsan mashallah
@sudawaabqurux423
@sudawaabqurux423 3 жыл бұрын
Boqor Deeqow Alle swt cimrga iyo caafimaadka ha ku siyaadiyo, ha kuna dambi dhaafo. Hargeysa ayaa lagaga soo duceynaya. Runta aad dhayda ka cadeyseyna abaalkeeda waad heli insha'Allah.
@abdurahmanhaashi851
@abdurahmanhaashi851 3 жыл бұрын
Maasha alaah wataa dad kii shartafta lahaa ee soomaaliyeed ilaah danbigaada ha dhaafo
@abdimalikabdisalad3296
@abdimalikabdisalad3296 3 жыл бұрын
Danbiile matihid adeero noolaaw
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 3 жыл бұрын
Dambiile maah ee somali baa duli ah
@Gobaad_abdalle.
@Gobaad_abdalle. 3 жыл бұрын
Wadani-nimadu waa quluubta runti wanla qiiroday waxaan daremay somalinimada iyo micnaha ay lahayd iyo hadana halka aan jogno maanta ilahow somali qulubtooda isufur oo dhibta iyo sharka naga dhex saar,
@mohamudwehliye8064
@mohamudwehliye8064 3 жыл бұрын
Diyaar baan uuunahay ineen dowlad loo dhan yahay dhisano oo dhulka naga maqan soo celino Insh'Allah mardhow
@sheymaadan7174
@sheymaadan7174 2 жыл бұрын
Mansha Allah awow deqow m . Sambul illahi cimri deer iyo ciwada saan hakusiyo
@shukraanfari603
@shukraanfari603 3 жыл бұрын
Masha Allah Somali ninkan okale maudhalan dono ilahow ninkan aqliga badan cafimadka iyo cibado suban sii
@abdikarimali3144
@abdikarimali3144 3 жыл бұрын
Waa odey soomaaliyeed Adeer Boqor Deeqoow ilahay SWT cimri dheer iyo cafimaad Ha siiyo Ameen.
@Djbabou1
@Djbabou1 Жыл бұрын
Intaaan dhegaydanayo HANOOLAATO waa odaygii ugu wadanaysanaa ee ka hadla unada Soomaaliyeed 🎉 noolow Aligaa🎉
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 3 жыл бұрын
Masha Allah
@somaliagracefulplacebb2077
@somaliagracefulplacebb2077 3 жыл бұрын
Alaahu Akbar, Allaahh Akbar.you'r not guilty you're hero. Ciil ayad la,oysay walhi waan kol ooyay .Abo you're the real mujahid. Alahayow cafimad kusii int noloshada ka dhiman aamiin💙🙏🙏🇸🇴🙏🇸🇴🙏❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 3 жыл бұрын
Aaba soomaaliyeed allahaku dhawro waanin qaaliya waadakayar ee farakutiriska ah ee nool ee dahabiga ah allahaku xifdiyo ugaas
@ciiloos3013
@ciiloos3013 3 жыл бұрын
Wuu sheegey sababta uu u dhahay sidaas, waana (in aan arko ma jecleen soomaali oo sidaan ah ama sidan u taallo)
WAREYSI #2 - IBRAAHIM XABEEB RAG CIIL CADAAB BUU KA DOORTAA!
26:44
Caweyska Washington
20:06
VOA Somali
Рет қаралды 9 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 34 МЛН
Barnaamija Xusuus Reeb Iyo Hadraawi By Ducaale
1:15:11
Horn Cable Tv
Рет қаралды 981 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 110 М.
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 291 М.
WAREYSIGII XOGHAYIHII N.P.P.P.P. SULDAAN DEEQOOW MACALLIM
28:51
AHMED LAQAAYE
Рет қаралды 4,7 М.