❤❤wlhi waarunti ninkan waa fariid goor ay haleeshaba ma joogno arimo hoosaad
@abirashiidaadan34962 күн бұрын
Waa in aynu dalka difaacnaa si aynu cadawga soo duulay u qabqabano insha allah guul.
@IbrahimAhmed-kf3lv2 күн бұрын
Inta oynu qabqabano ayenu madax ka toogan doona.
@mustafahassan25552 күн бұрын
CALI WAA HANTI QARAN, EE HALA OGAADO TAAS!!!!!.
@qaniahmed92412 күн бұрын
Xaaji Caliyow waad ku mahadsantahay E ganbadhka ugu soo fadhi Habar Jeclo oo Shaabuug ku karbaash marka ay Nacnac inoo la yimaadaan .
@JamalAli-pz6kn2 күн бұрын
GEESI QARAN ALI ISMAIL DUL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI HABERJECLOO POWER SSB GUUUUL
@aamohamed5102Күн бұрын
Runtii Cali wuxuu yidhi boqor BUURMADOW waa qofka ugu horeeya ee dowlada ka hor yimaada. Waa Indheer garad walaagi
@Adamyare-ii7jdКүн бұрын
Buurmadow malinba sidu doono ayu u dhiga shalay sowki muuse ku dhalilayay iskaga laascanood ku duulay oo dhibatada wada ma mantu dhulbahante ku tilmamaya dad aan nabad rabin
@Xasmas2 күн бұрын
Geesi ❤DulDul❤
@aadammax95342 күн бұрын
Cirjiidho tv viva ❤
@nasiim9635Күн бұрын
Waa runtii Cali nin xoole iyo ganacsi leh maxa inaga galay iyaga dantooda u taajira ' ninka ganacsi leh ee dhib lagu hayaa ha cawdo isagu
@abdiosman1308Күн бұрын
BOQOR BUUR MADOW H/JECLO AYAA KALA WEYNAATAY S/LAND. WADANKII CADOW AYUU GACANTA U GELIYEY. WAA WAXAAD KA FAA’IDID. H/JECLO QAYB WEYN BAA KA TIHIIN BURBURKA S/LAND WAAD ARAGTAAN DULIGAA XIRSI WUXUU SAMEYNAYO
@cabdirisaaqxaashi22772 күн бұрын
WALAAHI cali DUULDUUL waan KU wataa CIDNA HA U JOOJIN
@qurbaawis6422 күн бұрын
CALI DUUL DUUL BOQORKA GEESKA AFRICA CAYDA HALAGA DAAYO
@Axmedmaxamed4063.2 күн бұрын
Waa runtii cali ma cidbay waxkasiiyaan ganacsatadu ninawna hadifaacin
@xarirmaxamed9291Күн бұрын
XUKUMADUU SHEEGAYA MIYADAA HARGAYSA SOO DHAAFTAYBA
@iissa76852 күн бұрын
Ali waa sports man suit uma Baahna Salaa calee
@MohamedTuurtuur2 күн бұрын
waar bad uma hayno ninyow waayo waxbaanu dhaafsanaynay
@axmedtimacade46932 күн бұрын
Ganacsiga dacad kama ah buurmadw ee waa boodh isku qarin 😂😂😂😂😂
@MA-ux5kiКүн бұрын
Boqorka waxaa u yeedhay Muuse Biixi Safiirkiisi TAIWAN U joogay Waaki Adis ABAABA kula Kulamy Fiylkii U dhiibay Waxa Lafulinaayo Safqad muu fuliyay BUURMADAW LACGTISIINA WAA QAATAY MArka ina hada isrogo waa varti waayo xax naftu aaanay ogolayno laguu diray adbaa waad kasoo boodilahayd
Hahahahahaha wuxu yidhi mid kaliya uun bay Habarjeclo gar u leedahay inay ku cabato oo wixii yaraa ee aad noo soo sarteen ee calanka cas sitay ma lax buu ahaa ma wanbu ahaa waa kaah
@waaberi44462 күн бұрын
Nin raggeed runta sheegay Habar-jeclo waxa ku ciyaaray Ictisaamtooda iyo Salaadiintooda qayb ka mida....
Waar odaygii doqonka ahaa eega ee cali caacle Kan nuura afcas baa dhaafta
@cashoaden23222 күн бұрын
Waaruntaa caliw dadkeeno badaw
@omanisman5797Күн бұрын
Cali duulduul kulis ninkii joogi waayaba
@idrismhussein36912 күн бұрын
Boogarkani buurmadaw waxa uu yidh tijaarti habarjeclo ayu muse dhagalihii ka xiidhay sidasanu ku ridnay ciiro tijarta habarjeclo ila liihi dan garan kamu hadal dan habarjeclo ayuuu dalkan uu babi iinayan kkkkkkk wanu ka xuunahay
@abdulghaniahmed8310Күн бұрын
Buurmadow waa mujrim somaliland iyo isaaqba baba ooda ayuu ka shaqeeyaa Qabyaalad xunna wuu isticmaalaa ee haynoo amaanina