Bossaso oo ka hortimid Carabta iyo ajnabiga kuna sheegay in ay wada yihiin ISIS oo la wada tarxiilo

  Рет қаралды 21,016

Daljir

Daljir

Күн бұрын

Пікірлер: 153
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 2 күн бұрын
91kii ayaan Soomaaliya ka baxay, Kenya oo deris nala ah ayaa la igu billaabay "haba na Kenya" oo lamid ah, meeshan waa Kenya! Soomaaliya un baa laga helaa Dunida meel Qof Ajaanib ah iyo Soomaali haddii aay is qabtaan Ajaanibka loo hiillinayo! No man's land indeed! From Gedo
@zaytum
@zaytum 2 күн бұрын
Manshaalaah waxa dagalamaya geesiyasha ciidanka barakeysan puntland republic🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪❤❤❤ ee aanu ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
@ObolesOboles
@ObolesOboles 15 сағат бұрын
Putland republic lacanka seri-lion miye wadaagan 😂😂😂 haa dhe
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 2 күн бұрын
Shikada goolis abni darada qayb baykatahay seeloogu furaa kaar qof majhuula oo aadhu dhalan wadanka kii udhashayna damiin loogaga baahan yahay mala iswaydiiyay carab iyo cajabiba waa inlahelo qodamiin ka ah waixikale waa inla raafo haayada lafteeda baan sharciga garab marikarin dawlada ayada hawsheedi loo idmaday sha cabki kaqaylinayaan wa waxlalayaabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 2 күн бұрын
Sax
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 11 сағат бұрын
Oromo can't be sent back because Deni is controlled by Ethiopia!
@muruudi4961
@muruudi4961 2 күн бұрын
Walaahi waa ayaan daro in dadkii reer Puntland dhulkoodii lagala wareegay oo xataa ay bilaa amni ku noqdeen
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 күн бұрын
Oromada ka bilaaba, kuli ajaanib
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 күн бұрын
@@hamdicabdi8535 Dhawiina Ethiopia loo daadgureynayaa, adigana cawaankiiyow dadka maasaakiintaa la rabaa in lagugu mashquuliyo. Cali Xoosh ayaa habro $10 kuugu soo abaabulaya Garowe si uu qorsha maamulka khalkal u shido.
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 11 сағат бұрын
Oromo can't be sent back because Deni is controlled by Ethiopia!
@bardehanad4919
@bardehanad4919 11 сағат бұрын
@theancientsancients1769 Oromo waa dareskeen, wax dhib ahna kuma qabno. Adigu rufyaan daacish ayaa Tahay halkan lagama rabo.
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 7 сағат бұрын
@@bardehanad4919waxaa laqabtey waa waa oromo oodaacish ah dhuulkdhan ineeylawereeganeyrabaan
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed Күн бұрын
Carabta iyo xabashida itoobiya iyo kenyatiga waa isku hadaf waana cadowga umadeena isku diray Carabta
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 11 сағат бұрын
Oromo can't be sent back because Deni is controlled by Ethiopia!
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 2 күн бұрын
Shirkadaha Golis iyo Dahabshiil wa in DALKA laga Sara Iyaga ufura TALEFOONKA AJANIBTA. Rer PUNTLANDOW SHIRKAD ISGARSIN AH HALA SAMEEYO
@khadijosalad5781
@khadijosalad5781 2 күн бұрын
Iku duubni haloodifaaco Dalka iyo Dadka 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Күн бұрын
Carabta hala laayo
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 күн бұрын
Soomaaliyey hurdada ka kaca, sida isku dhaama
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
Waa guule siiwada gobonimo, guul puntland😅,
@cabdullaahiismaaciil5708
@cabdullaahiismaaciil5708 2 күн бұрын
Wasiir Juxa waa nagu seexday! Adeerow dadkaan ajnabiga ah waddanka kasaar
@joharonurr5611
@joharonurr5611 2 күн бұрын
Guulesta Amiin Puntland hanalaato 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🦁🦁
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 2 күн бұрын
Haayada dad tirakooban oosawiradooda lahayo bay udoodikartaa
@lathany.3537
@lathany.3537 2 күн бұрын
Puntland waa dadka aad aad isaga dhisa ama u dhago nugul dadka aan u dhalan dhulka waxaa jiro dhalin yaro dhameeyey wax barashadii ubaahan boosaska ay baneeyaan dadka ajinabiga ah
@MuuseAbyan
@MuuseAbyan 2 күн бұрын
War somali oo dhan waxa ina haysta dad kale
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Күн бұрын
كلهم خوارج : سوري تونسي مغربي يمني سعودي من اي بلد كانوا احبسوهم ورحلوهم بفلوسهم 😮
@udugland
@udugland Күн бұрын
Waa runtiis, kuwa Emigration ka jooga hala imtixaamo.
@AnniaWarsame
@AnniaWarsame Күн бұрын
War carabta dila eyda waa kuwaasa ka daran cid kasta waxay inoo yaqanana xawayaan hadan somali nahay 😢😮
@NuunkaAbuukar
@NuunkaAbuukar 21 сағат бұрын
Been bad sheegtay anagaa yemen kunool sharci la aan
@mohamed88466
@mohamed88466 5 сағат бұрын
Dee xayawaan way tahat soomaalidu taasi been maaha ma waxaad aragtay meel aan sharci iyo cashuur midna lagaa rabin oo fawfo ah la iska nool yahay sida xayawaanka
@mos1954
@mos1954 Күн бұрын
Walahi Waanu Kufaraxsanahay! Somali Danteeda Hagarato. Kuwaan Innaga Intaan Iskujeednay Bey Dalkeena Lawareegeen. Xabashi,Carab,Cajab, War Cidwalbaahi Wey Soo shaqotageen. Waan Kufaraxsanahay In Reer Puntland ay Reer Koonfureedkeena Kafiicanyihiin Waayo waa Dad Dhulkooda ilaashanaya.
@IdirisOsman-z8x
@IdirisOsman-z8x 2 күн бұрын
shacabku hadii ay kacan mamulku wax buu ka qabanaya
@SakariyemaxamedSakariye-o1h
@SakariyemaxamedSakariye-o1h 2 күн бұрын
Waa mujaahid nin kaan halaga safeeyo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Soomaaliya mooyee Majiro. Aduunka. Wadan. Ajaanib intay. Iska yimaadaan. Waxaydoonaan. Ka Furtaan iyo. Shacab. Ajaanibta ka jecel muwaDinka
@Mahmoodmahamad178
@Mahmoodmahamad178 Күн бұрын
Maamul aan Ciidan dalka xudiidihiisa iyo Police midna lahayn Maamul Maahee dadku maamul hasamaysteen
@Geesiga1
@Geesiga1 Күн бұрын
Tarxiila doofaarada carbeed waxa noo keenay qaraxyada waa carab
@AbdiFarah-ub7cb
@AbdiFarah-ub7cb 2 күн бұрын
sax hala saaro kuli
@MH__1__MH
@MH__1__MH 2 күн бұрын
Adduunka meel la iska joogo malaha sharci ba lagu jooga xitaa qaxooti hadda tahey waa in registration la mariyo oo la diiwaan geliyo. Hay’adihii dowladda oo ku shaqada lahaa baa ka seexdey
@maryami2299
@maryami2299 37 минут бұрын
Qaxootiga Waa laydinka beerayaa wadankiisii Waa nabad Waa sahib soomaaliya malaayiin
@suleekho232
@suleekho232 Күн бұрын
Wadanka halaga saaro no more ajanabi. Thank reer, Putland Dhulka inaga iska leh caruurtena leh.
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 күн бұрын
war iska saara arabta iyo itobiyanka dan ayeey leeyahiin waliba oromo.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 2 күн бұрын
Carab iyo oromada saara sharciga hala marsiiyo dhulkooda .haloo tarxiilo
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Күн бұрын
Dareeriya
@zainaa1649
@zainaa1649 Күн бұрын
SACID DENI AND HIS ADMINISTRATION ARE STRONG CARING POLITICIANS THEY REMIND ME OF THE NEW TRUMP ADMINISTRATION 😊
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 12 сағат бұрын
Carabi wa argagixiso hla eryado
@hawa8224
@hawa8224 20 сағат бұрын
👍👍👍👍👍👍👍
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 күн бұрын
SHACABKOOW ISKAGA SAARA IDINKAA ISKA AAARI KAREE ERYA BELO HAKU DHACDEE 🎉🎉
@muruudi4961
@muruudi4961 2 күн бұрын
War dadkan ajaanibka khaas ahaan Oromoda waa cadaw qaraoon ee xoog iyo ul uga saara dalka
@maryami2299
@maryami2299 36 минут бұрын
Dirirdhabe oromada qaaday ayagaa idinka badan baa la yiri oromo Waa idinka badantahay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Күн бұрын
Iska saara
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 10 сағат бұрын
Soomaaliyey DHulkina Ilaashada hadi kale sidi Falastine ba la noqone
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 2 күн бұрын
Madaxweyne Deni waa inuu tilaabo uu kaqaado shirkadaha isgaarsiinta iyo dadka telephone ka ufura ajnabiga
@gaalkacyoA
@gaalkacyoA 17 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 car yaa ku dhaca oo xitaa qof ajnabi ah la hadli karaa , walahi kuma dhacaan soomaalida waa la ogaaday , gabdhahoodana waa la wasaa, kheyraad koodana waa laga qaataa😂😂😂😂
@ahmedmassud2985
@ahmedmassud2985 11 сағат бұрын
Mushkilada dalkeena heysata waa dadka jaahiliinta ee suuqa jooga. Dalka masuuliyiin buu leeyahay oo arimiya daha qaranka.
@OceanRehab
@OceanRehab Күн бұрын
Madaxweynaha Deni iyo XSM labadaba wey iibiyren dalka
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 2 күн бұрын
Dadka hurdda ee ganacsi uun sheega waa reer puntland
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 күн бұрын
Oromada ka bilaaba kuli ajaanib.waxa wadanka u faxsaxay laanta socdaalka iyadaa nagu soo fasaxday oo khaladka iska leh.
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Күн бұрын
Waxas aadba u jeedan waa ciidamo oo lasoo direy HURDADA ka gaca reer gaalgacyo Bari aya nila qabsana taasi ogaadaa 😂😂😂😂
@maryami2299
@maryami2299 41 минут бұрын
Carab baa dhabad guranaysa way fiirsanayaan was a sirdoon
@suleekho232
@suleekho232 Күн бұрын
Please maqla jacabka dowladay.
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp Күн бұрын
Ajaanibta Iska Qabta &Oromadaba
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 күн бұрын
Suuqmadow dawo maleh.
@mjepid
@mjepid Күн бұрын
Kenyan government received billions of dollars from UNHCR since 1994 on behalf of refugees mostly from Somalia 🇸🇴 Puntland can do the same and there is potential for job opportunities for the unemployed youths Think?
@maryami2299
@maryami2299 40 минут бұрын
War ajnabiga iska xaaqa
@Ali-ss9vy
@Ali-ss9vy Күн бұрын
waar iska erya. ayda oo soomaalida kale u noqda tusaale khayr leh
@DaudAbdi-y1x
@DaudAbdi-y1x Күн бұрын
Mel ay hal qabiil kunolyiin waiska nocaas cidkala hormar iyo business inu kasameya marabaan.
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 12 сағат бұрын
Yaaa ar iska amus alshababyahow
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 Күн бұрын
Anigu waxa iga dhaa dhici la' qof ajanabi ah bilaa sharci ah sidee bey shirkad isgaarsiin ugu furi kartaa sim card walee somalia nidaam kama jiro waa wada maafiyo caadi ah , aduunka qof ajnabi ah bilaa sharci adeeg bulsho looma ogolaado
@RuneyCadey-o2t
@RuneyCadey-o2t 2 күн бұрын
Àsc walaal anaga wa waxaan qaxoti ku nahay kanya UN markey nadiwaan galineso kanyana waan ujoga DRA RAS oo waxey sugayaa qof kaas waxuu yahay marka xafiis ka UN waad ku lamanisaan xafiis ka Nawad sugid dowlada budland
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk 7 сағат бұрын
Macsokor aarlaidiinqabsadaa meeqa oromo iskaraafa laidiinlahaa oo dila
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 10 сағат бұрын
Dowlad miyaa ka jirta meesha xagee dowlad joogtaa allow alle
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Күн бұрын
Soomaaliya waa laqabsaday ama is difaca
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 күн бұрын
Idinkaa gus carbeedka jecel ee ciyaarta masaajidada kadaaya.
@AbdifatahHassan-l6y
@AbdifatahHassan-l6y Күн бұрын
Istubid comennt qashin
@suleekho232
@suleekho232 Күн бұрын
Dadka reer Putland fadlan iska qabta dadka ajanabiga ah
@naylo-qaad8947
@naylo-qaad8947 Күн бұрын
Waanu iska saaraynaa nijaastaas
@FreemanV99
@FreemanV99 2 күн бұрын
Allow Adaa Wayn. Waar ileyn masiibo waa tan oo kale.! Bal dadka dalkoodii ku dhiban fiiriyi Somaaliyeey. Waar, waxan gacantiina iskaga sifeeya cid idiin doo socatas majirtee.
@DB2024-k3l
@DB2024-k3l Күн бұрын
6:07 UN ayaga in la ogaado waxay qabtaan Agendaha ay wataan. UN iyo hay'adaha ku gambada xuquuqda Adamiga waa in la iska controlaa oo lala socdo Activity gooda
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Күн бұрын
Maamulka waa iney xiraan xuduudaha kadibna laanta socdaalka laxisaabtamaan kukastoo xuduuda yimaado
@mohamed88466
@mohamed88466 5 сағат бұрын
Somalia waxa rogay waa anarchism waa meel aan sharci lagaa rabin aad sida aad doonto u noolaan karto
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 күн бұрын
Hayadaha UN oo dhan waxaa iska leh CIA waana wax la ogyahay.
@Samatar4
@Samatar4 Күн бұрын
Waxaan wax iskadhaca mahan walaal dadka adduunka lasocda way ogyihiin. Bal fiiri hay addaha unsom,undp,unhcr,wfp,unicef,safe the children,relief iyo kuwakale oo ayaga matala lkn magacyo kale wata. Waxay nookeeneen qaxooti oromo,xabashi iyo carab kadibna adduunka waxay usheegeen in argagixisada caalamiga ah ay kusiiqulquleyso gobolka bari iyo guud ahaan soomaaliya markii layiri halamusaafuriyo ayagaa ishor istaagay oo yiri waa qaxooti xuquuqul insaan bay kasoohorjeeddaa. Waxaa kuxigta inay yiraahdaan gobolka bari wuxuu ubaahanyahay Amisom iyo ciidamo shisheeye si looladagaalamo argagixisada caalamiga ah. War soomaaliyeey kaca oo iskasaara gaalka cad inta aysan xeero iyo fandhaal kaladhicin.
@khadar917
@khadar917 2 күн бұрын
Allahu akbar ✊️✊️Guul sooma jeestayasha Puntland tiirka keena khaansiirada iyo gaalada dalalkodi soo gubay Qaxooti masaakiina maaha waa jawaasiis .
@maryami2299
@maryami2299 38 минут бұрын
Caasho ma noqoto
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 11 сағат бұрын
Garowe waa laga xiray maqaayaf8hi Itoobiyaanki ku kaca intaad iska deeysan daciifnimada .Ka joogana sharciga ha ku joogo
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 2 күн бұрын
Shirkadaha isgaarsiinta wareegto sharci ah iyo lacagaha electroniga ah la'aanteed maku noolaan karaane addunka wadan majiro qof ID la'aan aanan la aqoon wuxuu yahay maaha in lasiiyo addegga bulshada
@mjepid
@mjepid Күн бұрын
Waxaa dad reer Punland oo hadlayey gof na ka ma magal ajaanibta xerooyin qoxote ha lo samiyo dad ka soo glayteda ah misi waxaan ogayn ba jira
@Myo-v1k
@Myo-v1k 2 күн бұрын
Ka saara
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Күн бұрын
Adeerow cabaadka iska daayaa qabiilka joojiya oo dalkina iyow dalkina difaaca oo is ka saaraa oromada IYO Amxaarka waana ciidamo laso direy HURDADA ka gaca 😂😂
@naimohersi7038
@naimohersi7038 2 күн бұрын
Hayadah ba hala ceersho
@shabeelmohamedabdi9305
@shabeelmohamedabdi9305 2 күн бұрын
waa yaab somali oo faraceeda uu yhy qaxoti ayaa dhaheysa qaxoti ma rabno waa yaab
@AbdifatahHassan-l6y
@AbdifatahHassan-l6y Күн бұрын
Dhulkaan inaga leh adigu hadaadan dhul lahayn waligaa qaxooti ahow
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim Күн бұрын
War amnigina ilashada somalia nima maqne somalia qayebna itobia ayaa la racinaya iniku aad ku jirtan inta kana kiniya ayaa lagu daraya waa lagu kala cararaya somalia dhawan hadad ka tashan wayedo
@geeleisse4406
@geeleisse4406 2 күн бұрын
wadan ciwalba ufuran oo seedonan ugunoolan nabada laga sugaayo waa maxay🤔
@NuunkaAbuukar
@NuunkaAbuukar 21 сағат бұрын
Yamanta kaleexda doqonyaheey
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 12 сағат бұрын
Yamanta wa argagixiso hala forariyo
@NuunkaAbuukar
@NuunkaAbuukar 9 сағат бұрын
@halimamohamed4400 ههههههه الله ينعلك
@franklingohe6681
@franklingohe6681 Күн бұрын
WA tuugta Nagaha Somali fulaan
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 күн бұрын
AWALBA WADBA JECLEEDEN CARAB IYO OROMO IYO AMXAAR WADBA JECESHIHIN NAGA DAAYA WAXAS WAA HADAL BEEN AH REER BOOSAASO AJAANIBTA WADBA JECESHIHIN 😂😂😂😂😂😂
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md 15 сағат бұрын
Daaya yementa waa carabtadii
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 12 сағат бұрын
Yaa ar amus
@DaudAbdi-y1x
@DaudAbdi-y1x Күн бұрын
Somalida carabta jogan ayagana walasoburina lasocda, umada somalida wadan walba weyjogan business ayay kulehyihiin cid kumashqusha malaha hadad manta burisaan adhinkana dadkiina melesta.
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 12 сағат бұрын
Bowe somali wax qarxinysa o wadan carbeed qaraxyo u asaysa miya aragty wa may yan lagu walin ajanibta hala baciyo somalida maqana dhulkoda halo so tarxiilo sasa dalka dan ugu jirta bussniskodana hala yimadan wadanka u bahane
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Күн бұрын
Waxa ina xukumaana waa tuug waxay wadanka soogaliyaana waa tuug
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 күн бұрын
Hadi adba run sheekeysan OROMADA IYO Amxaarta raafa oo kasaara dalka oodhan
@YasinSicid-o2z
@YasinSicid-o2z 2 күн бұрын
Nagasaara
@jaltul8909
@jaltul8909 2 күн бұрын
Macquul maaha in Soomaaliya qaabisho qaxooti anagaa qaxooti ah waxaa jira dad soomooli ah oo layiraahdo qaxootiga gudaha UN waxba uma qabato laakiin Itoobiyaanka way qaabilaan sababtuna waxaa larabaa in wadanka lagu beero si'ay mustaqbalka dhow ula wareegaan, mida kale Soomaaliya maaha wadan loo soo shaqo tago shaqada taala waa shaqo hoose taasna dadkeena danyarta ah yaa ubaahan iney kashaqeeyaan. Soomaaliya malaha warshado ama kambaniyo waa weyn oo shaqaale la'aan hayso.
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Wadanka. Soomaaliyeed. Wuxuu. Noqday. Guri bilaa. Albaaba. Iyo. Dukaan. Bilaa. Waardiye ah. Nimanka. Masuuloyiinta. Ahina midba. Meel ayuu. Kusamaystay. WaRdiye keligii waardiyeeya
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 күн бұрын
Ajnebi jecelaa Soomaalidu.?
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 күн бұрын
Yuhuud carabi baratay ayaa larabaa in dalka ladejiyo idinkuna qabiilba qabiil ayuu mujinta haystaa.
@HamdkI
@HamdkI 2 күн бұрын
War reer putland doaonimada iska daaya waa maxay erayga carunta ganacsiga p waa maxay war weriyaasha wax ka qabta
@YasinSicid-o2z
@YasinSicid-o2z 2 күн бұрын
Xaaraanta
@Nur-i4m
@Nur-i4m 2 күн бұрын
anigu oo Ka soo jeeda Somaliland garsagina nio hooyo ha wasana garacda #masafuul
@Quraanka_Raaca
@Quraanka_Raaca 13 сағат бұрын
Reer Puntland ka Minnesota jooga waa in Trump soo tarxiilo markaa soo maaha? Qaxootiga soo dhaweeya sidaas ayuu Allaheen na amray.
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 12 сағат бұрын
😂😂😂 somalida minnesota wa dadky qarxiyan hdy argagixiso yihin ha halaso tarxilo anaga dhulkayagu horuu u ba ba ay markle diyar uma nihin tarxiilkuna wa si Fcn qofwalba dhulkisa ha jogo😂
@ObolesOboles
@ObolesOboles 15 сағат бұрын
Oromada ugu badan ajaanibta maka xishooten inaad so qortan 😂
@kafiyaabdulkadir6973
@kafiyaabdulkadir6973 2 күн бұрын
Itobiya maxaa qoxooti ka dhigay pls somaliyey wax fshma wadankaa la idinka wareegaysa.
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Күн бұрын
Waxa sababaya waa madaxda budlaan oo abi qurunle ayay kufsada ma iyagaa taaban kara oromada abi baa kufsanaya waayo qofka soomaaligaa markuu itoopiyaaadaya aqoonsi la aan gelaya ma jiro marka madaxdiinaa raali ka ah waayo abii bay ka baqayaan madaxda soomaaliyeed iyagaa isku xoogweeyna ee meesha iska qelqeyliya 😅😅😅😅😅
@osmanhassan5344
@osmanhassan5344 2 күн бұрын
😂😂😂😂Aar boowe dhaafa carab gandhaha Harti Ay kuu asturaane niiko niiko yaa cabdoo 😂😂😂😂
JASIIRAD AY GEELU KU NOOL YIHIIN - ABU MILIX || AN ISLAND FULL OF CAMELS
11:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 32 М.
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Garoowa ino balana iyo bisha soo socota Seemore…..
11:02
Official Yacquub Siyaad
Рет қаралды 2,9 М.
Beer lagu nasto loona dalxiiso oo laga hirgeliyey Boosaaso.
2:19
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН