Viva Yacquub ilahey ha kula jiro libaax 🐆🐆 amiin ❤🎉
@AbdulAli-ku9he8 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@isdaji8 күн бұрын
Waa reer baadiye Dani subhanalaah waxaan ayaa madax soomali u ah will dhaliilayo ayoo leeyahey 10 sano aan ku xukumay asagoo datkii gaajo ku ridey lacagtii afka u dhigtey waa asaga in la xiro oo lagu xiro meel furahana la tuuro. I can believe this subhanalaah 10sano ma qof ayuu diley🙊
@mahadjama14817 күн бұрын
Allaha cafiimad ku siiyo. From Somalia to reer Hussain. Wuxu caayay Suldankiis, Islankiis, Ciise Maxamud, Abukar Ciise, Muuse Ciise, Reer Garowe, Reer Eiyl.
@youngboy52937 күн бұрын
Sheekh Cabdulqaadir Nuur Faarax wuxuu ahaa Shiikheygi Ceel Hindi 1984 iyo Kitaabka Bukhaari Allah yaa rahma
Dhílo mooryaan futo madoobe yacquub waxna kama galin dhíla ku dhashay
@dhulkaygahooyo30238 күн бұрын
@@XayaatAbdi324hada hawiye viewer ka helayaa iyo amaan 😂 been ah waa horgal hawiye yacquub dadka isku dirayo.
@MohamedOsman-z2p8 күн бұрын
Viva guul yacquub
@barccccc8 күн бұрын
Intaad Modgan cey ka dhigeysid , kinter ka LA jarey o magacaga Ku cey, Hawiyina turub Barrey, Joji ceyda iyo aflgadada aad isku xoreynasid 2ba wajilayahow.subxana Allah.
@OmerMahdiG368 күн бұрын
Nin Aan Weedh sugin, Waran Ma sugo, Dani Calool Meesha dhaafiya Calool Aan dhergayn, waar Ninkastaaba Fekerkiiaa Isagaa u XOR ah, Afkaarta HALAGU KALA BAXO Nin kastaaba Feker Kiisa ha hadlo.
@zaiynabmohamed28917 күн бұрын
CID wax kaa qadeyso ma jirto bro Allah ku garab galo
@MaxamedYuusuf-v6f7 күн бұрын
Geesi soomaaliyed oo dhiran mudane yaquub jir oo joog kaligi taliye dibiro iyo afaarta nacamleh geed baad ku xidhan runti waxan la yabay maxkamada ciyaalka ee xukunka kugu riday kkkkkk.
@suadegal66928 күн бұрын
Mulaaxo Wey Waalatey Ha Adkeeysato Xaqiiqda iyo Runta Garaadka✅✅✅💯
Viva yacquub qolo wax kaa qaadi karto oo ilaahay ahayn ma jirto
@shadymobboss7 күн бұрын
Garoowe ma aadaa leh , hadaad is Leedahay Ciise maxamud baa tahay, anigaa ku ah , no one above the law boowe. Meesha Suuq ma aha hadaad qaranka ka hor imaato oo dowlada Puntland aad dacaayayneyso fara cidiyo lagu qaban. Ciise maxamud u horeeya ku xira. Maxaad isaga dhiga nin ina boqor ah Bal maanta tag aan ku aragnee 😂😂😂😂😂
@shadymobboss7 күн бұрын
Viva Puntland and ciidamdeena
@AFDiini17228 күн бұрын
sida aad Xasan u taageerto aa gubeeysa Deni. Guulaha xasan gaaray, shaqooyinka u qabtay iyo meesha Somalia gaartay labada sano nasoo dhaftay a hurdada u diiday Deni
@abdidibitati48467 күн бұрын
Car garoowe imoow hadii aad nin tahay danbiile ayaa tahay waana lugu xirayaa.
@nuuradiinmaxamuud63398 күн бұрын
mw xasan sheekh sawdigii taageeri jiray xaga sare ka soo dacwee oo waaran u soo goo sidii axmed madoobe
af sabiiloow germany baan jogaa argagxsana waan tagarayaa adoo noo sheegi doona macnaheeda marka interpolice ku yeero caydama lagaa hayaa af sabiloow
@Muuseyare888 күн бұрын
garaad guulayiso ❤❤❤❤❤
@ahmedelmi72368 күн бұрын
Asc sxb siyaad yacquub marka hore dowlad goboleed xaq uma laha militery maxkamad militery iska daa waxa loo ogolyahhay police hoostaga police ka federaalka marka sxb xukunkaas waa baadil waxba kama jiraan sidaa ula soco
Allehausahlo, hhhhhhhh, hhhhhhhh thanks qofka ma hadal ayaa lagu xidhayyaa
@KafiYare-wd9tp8 күн бұрын
Waa Nin Reer Garoobe ah
@AA-lv4qw8 күн бұрын
❤❤❤geesi goaan leh tahay,laakiin cayda iska daaa
@abdirahmanadam80748 күн бұрын
Yacquub siyaad waxa jira dhalinyaro lagu jidhidil magaaloyinka gaalkacayo iyo meelo kale taa halaga war qabo dhalintaasina waa bilaa Danbi
@jaltul89098 күн бұрын
Meesha aad Puntland kamarayso yaan layaabanahay.
@Abu-ayisha8 күн бұрын
Allaha ku caafiyo walal nin fadhiya iilama ekidee!
@daganabdulahi75887 күн бұрын
Buntland soow argagixiso uma aadan soo raacin waa lagu xirayaa
@Manallagaraadbaa-z6w8 күн бұрын
Yacquub Xamar iska dhiib ama qolkaaga isaga jir, walaan Puntland iyo Ciise Maxamuud agtooda wax kuu oolin, hadii kale adoo bahdilan baad xabsiga dhexdiisa Germal ha iga soo gaaro odhan doontaa💯.
@Seinab-pt7io8 күн бұрын
Report meel kasto ka dhig Hadeey wax ku gaaraan Dani Dibiro iyo dowladiisa ayaa ka danbeeya.Siiba Amnesty International looyarkaagana u sheeg Oo hafududeeysan Yacquub.
@iskufilan12238 күн бұрын
Mulaaxo qaldan Alaha ka badbaadiyo maskiin waye walhi😂😂😂😂😂😂
@ogaaloge32818 күн бұрын
Mulaaxo iyadaa xabsi in lagaliyo mudan wlh dowladi farmaajo waa kii lugaha qabtay tan hada jirto iyo mida soo socotana Dan kamalaha waa calooshii u shaqeeste
Saxib iska joog Walaahi aniga oo nin Reer Burco ah ayaa ku leh sidaas . Waayo ha isku dirin shacabka Puntland . Kibirka waa lagu jabaa .
@jaltul89098 күн бұрын
Kan cidna iskuma diri karo tokiisna waa dayriyeen bari horaan free kusiinay Abgaal ducana waa ugu darnay.
@samirr5468 күн бұрын
Ma gacamey baa adeer kuu ah, Allah ha u naxariistoAllah dartii baan u jeclaa ,dagaalo fidno oo qabyaaladaysani ma dheceen hadii culimadaa sharfani noolaan la haayeen ma dhaceen!!!!!
@HassanAhmed-nn8iq7 күн бұрын
Midgaan soo reer maaha iyaga maxaad cay uga dhigaysaa ee aad ugu gafaysaa
@shariifmohamed2338 күн бұрын
Puntland saanmiyaa Siciid Dani saanmiyaa
@AxmedJaamac-b4s7 күн бұрын
Geesi geesi dhalay laaya dhulbahante
@Libaaxlay6 күн бұрын
Yaaquub siyaad geesi tasriikhdaa ku xusi doonta
@mulkixoriyo8 күн бұрын
Inkasta oo aan meelo badan kaga aragti duwanahay Yacqub, lkn waa qalad in qof fakarkiisa lagu bartilmaameysto. Nasiib darada shacabka ku nool Africa haysataa intoda badan waa “ninki igu yeeriwaayo mudane ama aabe waa danbiile.” Waa waxa ay Africa la degi la’dahay. Qof kasta waa inuu fakarkiisa xor u noqdaa, period!
@guureguurre3388 күн бұрын
Waxba ha calacalin ee hadaad Puntland imaan karto aan aragno
@dhulkaygahooyo30238 күн бұрын
4:50 saan villada ooga saaray farmaajo miyuu yiri..? Farmaajo waa adigaa nafta ukeeni jiray maxaad dhaantaa? Waar ninkaan yaa ka dhax hadlayo, ma horgal baa maxaa kaa qaldan waa yaabee !
@isdaji8 күн бұрын
Walahi madaxda soomali waa dat aan aqoon laheen uff 😂😂😂😂😂
@abdirashidfarah24748 күн бұрын
Shacabka puntland iyo dowladooda wey is raaceen ninkii dabadhilif hawiyo u ah muqdisho ha uguuro garoowe waa magaalo puntland
@yusufabdimohamed31018 күн бұрын
Hoyada silkeeda hawiye hawasan
@yusufabdimohamed31018 күн бұрын
Afkaga uraya
@abdirashidfarah24748 күн бұрын
Hawiyo uraaye majeerteen ayaa ka adag
@Abdikanijibril7 күн бұрын
Nin waalan ayuu looyarkaagii sheegay markaa garoowe timaado lagu xidhimaayo waxaa lay sheegay in jeelka dadka waalan lagu geynayo xaakinkaa noo sgöheegay 😂😂😂😂