Bqorka Dhaanta-Diiriye BaalBaal

  Рет қаралды 33,977

GALMUDUG TV

GALMUDUG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@abdikadirismail872
@abdikadirismail872 5 ай бұрын
abwaan diiriye faarax baal baal Allah yaa raxmo raximiin
@nuurduuble1060
@nuurduuble1060 Жыл бұрын
Naa Balwada Sidii Wiilkii Baal-Baaleey Anaa Bartay oo la ii bogay
@yassinadam418
@yassinadam418 6 жыл бұрын
Ayeeyday oo dhalatay 1931 waxay ii sheegtay in ay jireen dad "balweeya oo uu ka mid ah mr baalbaal " waxay ii sheegay in waaga dadku odhann jireen " xertuu waday xaaji baalbaal iyo xariirti magaaladaa timi" waxay Kalo aad uga sheekaysa 1940 oo cidamadii talyanigu yimadeen Waqooyiga kadibna dadki wayeen sonkor oo heeso Lagu cayaayo talyanigu inu busaarad yahayna Lagu tilmaamaayo kadibna talyanigii haneen qaxay kadib marku maqlay in ciidamoo ingirish ahi so weerari rabaan lkn wuxuun sameeyey cidankiisi khasatan somalidi u dagalamaysay in ay soo lugeeyaan marka waxay tirsheenn balwo -dhanto -hees "Ano ladanoo lulmoonataan ku doontay lugtayda ku doontay liraha"
@nugaalgodan7125
@nugaalgodan7125 7 жыл бұрын
sido kale allaha ha unxariisto wxu ku xiil dheera ciyaarta la dhaho #bariyo ama jaandheerta hadaba sida luyaaqan , cood iyo hab ciyaared allaha ha unxariisto hana udanbi dhafo
@abwaankamohamed4424
@abwaankamohamed4424 9 жыл бұрын
Waxa la dhehaa maxamuud diiriye xaaji baal baal wuxu ku dhashay gobolka sanaag
@SPharaoh
@SPharaoh 9 жыл бұрын
Alloow kuu naxariiso.
@AdamAdam-mt1fy
@AdamAdam-mt1fy 6 жыл бұрын
Diiriye baal baal waa ninkii ugu horeeyay ee soomaliya ee dhaanto ku heesa ama dhaanteeye 1940kii Wuxuuna ka soo jeeda ceerigaabo waa nin darwiisha dhulbahante
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 5 жыл бұрын
Kkkkk Ma ninka Axmed Faarax Biciide ee Wareeg ku hashay baad Dhulbahante ku sheegtay.
@ckariinmaxamuud9165
@ckariinmaxamuud9165 4 жыл бұрын
@@mohamoudmohamed9996 hush hush war waa naalaye axmed. Dhulbahante. Iska sheegatayahay
@rumaanmaxamuud5258
@rumaanmaxamuud5258 3 жыл бұрын
@@mohamoudmohamed9996 xaaji diiriye Faarax baalbaal dhulbahante , Naalleeye axmed , bihiddarays. kkkk war biciiduhu sheegasho badanaa
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 3 жыл бұрын
@@rumaanmaxamuud5258 Kkkkk waan kaftamayay ee Axmed Faarax Biciide baa dhalay oo lasoo koray.
@abdimohamed4051
@abdimohamed4051 2 жыл бұрын
@@rumaanmaxamuud5258 maaha Bihidarays ee waa Bihina Faarax gaar ahaan yuusuf Naaleeye.
@Farhaan114
@Farhaan114 2 жыл бұрын
Allow Kuu Naxriiso 🌹
@hirsi8073
@hirsi8073 7 жыл бұрын
midhaha miyaa la haystaa? does anyone have the lyrics?
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
Tolow ayuu Soomaali ka ahaa?
@saedibrahim3485
@saedibrahim3485 2 жыл бұрын
Waa dhulbahante
@maryeenabdi4555
@maryeenabdi4555 9 жыл бұрын
cadi maha
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
Jananki kacaanka aun hagaaminayaa laga haya: Jaalle! yuu yahay iyo yaa tahay kacaanku wuu ka ilbaxay. bacdeyn waa quruxbadantey gobolka ama magaladaasu kaso jeeda, lakin eynu ka ilbaxno qabyaalada qayaxan; Rasuulku scw waa bakhtiye iskaga taga buu noo dardaarmey.
@adanbile4237
@adanbile4237 6 жыл бұрын
Waa sax ,aad baan kuugu raacsanahay,abwaanka qudhiisu u abtirisku u fiicnayn,Baal Baal waa la yaqaane,sanaag Kaga hadha
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Dhaanatadu sidaan maaha Waxani dhaanto maaha Dhaantada waa in laba Saf oo Iska soo hor jeeda la noqdaa Saf Rag ah iyo Saf Dumar ah Sidaan iyo si u dhow midna looma Tumo dhaantada
@fardosa1238
@fardosa1238 3 жыл бұрын
Dhantdani waatii 1940 gii ee maahan tui cabdi ilay
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 4 жыл бұрын
God suugaaneedka uu ka heesayo, yaa igu dhaaa magiciisa?
@maan732
@maan732 3 жыл бұрын
Xaaji diriye Baal Baal waaa reee sanaaag
@maan732
@maan732 3 жыл бұрын
Qarabo dhaw baan nahaya
Dhaantadii baalbaal iyo Huruuse xaashi
40:12
Cabdirashiid Duqa
Рет қаралды 35 М.
Abdulahi Zulfa Ubax Lamood
7:07
GALMUDUG TV
Рет қаралды 35 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Waaberi-Maxaa Iiga Gidhiisha
24:35
GALMUDUG TV
Рет қаралды 312 М.
Jiim Shiikh Muumin Gacan Gacan
14:03
GALMUDUG TV
Рет қаралды 46 М.
Ciyaaryahankii Ceerigaabo & Waayihii Diiriye F/ Cabdi Baalbaal AHUN
23:05
Idaajaa & Codkii Muse Galaal oo ka hadlaya gabayadii Sayidka
46:12
Muwaadin reer galmudug ah oo ay afduubteen kooxda Aaranjaan
25:05
Mohamed Cali Media
Рет қаралды 4,9 М.
Sayid Khalifa 🔥Iyo Heesta "NINKA BUURTA ROOB KU HELAY"
7:02
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 18 М.
ilaahena waynbaa amarkiisa fulayaaa
10:01
TG5
Рет қаралды 2,7 М.
Baal-Baal iyo Barisamaadkii Bbc-da
14:21
Sollas Media
Рет қаралды 168 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,3 МЛН