Jiim Shiikh Muumin Gacan Gacan

  Рет қаралды 46,742

GALMUDUG TV

GALMUDUG TV

Күн бұрын

Пікірлер: 79
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Allh kuu naxariisto jiim shekh mumin Asigo kale nama soo maraayo wllhi Laxa mistayaasha ugu wanagsan iyo kabanistayasha ugu fiican waa Rer hiiraan waayo waa dad gop ah rer buula burdi jiim shekh mumin iyo Axmed nur jangow iyo slaax qasim iyo Aweys abubakr awyas goobe ku ligood waa rer hiiran qasatan rer buula burdi
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 5 ай бұрын
Don't forget xudaydi 🔥🔥
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 Ай бұрын
Jiim sheikh Muumin AUN qoobka fardaha ayaa lagu naanaysijiray wuxuu tumi jiray cuud dhadhan leh wuuna gacan fududaa AUN legend of the legendary Muxiydiin sheikh Muumin AUN (Jiim) heeso badan ayuu laxanka saaray sida uu tamayna majirto cid utumi kartaa all in all jiim is one of the best Somali musicians AUN
@AxmedKaarshe-kw2om
@AxmedKaarshe-kw2om Жыл бұрын
Haduuu jira se yaaaa guddi woooooow jii Iim sheekh muumin 2018 illaa hda 2023 heestan wn dhagysanayaah Waxan kasoo dhaqaqay wardheer anigoo gaadhi layla ah wata mid ogaadeenaha aan saaxibo nahy ayaa lahaa gaadhiga Markaasaan intaan gaadhigii 4 udhiijbay ayaan heestan ku tuuray gacan gacan ooo eedaday kinsi qaadayso alhn markaasuu igu yidhi sxbky idooor awoowgaa lagub waaa rag
@ibraahimcabdi914
@ibraahimcabdi914 2 жыл бұрын
Aduun wa ku raxaysatay akhirana ku raxayso macalin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Waa mid ka mid ah xulka heesaha mcn Raxmaanku haw naxariisto Ustaad Jiim.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Been lama sheegi karee soomaali kaban Jiim inuu koow ahaa muran kama taagna indhaha iyo dhagahaa marag ka ah.
@fafasara2936
@fafasara2936 5 жыл бұрын
Isaga ootumaya ayuu islulayaa xarago camal😃😃 Dadku ma dhageysanayaan uun wey qoslayaan😉😄😄😄😄Jiimi the best
@cabduqaadirmaxmed7224
@cabduqaadirmaxmed7224 Ай бұрын
That is true jiim is the best really
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 2 жыл бұрын
Alle Godka kuu nuuri🤲🤲muxiyadiin sh muumin
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 Жыл бұрын
6/8/2023 Habeen axad soo galayso waxaanu ku cawaynaynaa magaalo ganacsiyeed Tog Wajaale Alle how boqorkii gacanta fududaa muxiyadiin sh. Muumin(Jiim) 11:03 caleek yaa jiim❤
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Original asagaa laxanka sameeyay 40 years ka hor jiimi amiirul could
@xamsesadiiq2639
@xamsesadiiq2639 2 жыл бұрын
الله يرحم جيم شيخ مؤمن اسكنه الله فسيح جناته اللهم امين 🤲
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
11:44 Sowkaa bururay jiim kkkkk AUN Walahi kama xiiso dhaco gacantiisa macaan 💥💥💥 SOO DAG buu dhahay shaamuri AUN 😂😂😂💔
@lioatuuba2553
@lioatuuba2553 4 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin Yaa Amiiral cuud wlh kabanka walaga hadlisiiyay 10:15 ilaa 10:30 siduu ugu xaragoonayo bal arag, Alla maxa dad naso maray ee aan dhaqaaleysan weynay caafimaad taam ah Allaha ku siiyo Jiimow.
@galdooxadullochannel9443
@galdooxadullochannel9443 3 жыл бұрын
Caadi ma ahan wllhi
@Sharmaarkaha
@Sharmaarkaha 3 жыл бұрын
Jiim Sh. Muumin. Allaha ku dhowro. Yaa saaxibul Cuud...
@dhinbil70
@dhinbil70 5 жыл бұрын
Jim sheekh mumiin legand long life FROM CALIFORNIA
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 5 жыл бұрын
Kkkkk jimm iyo Jeneral Morgan waxay kajoogaan qaruumo inaga horeeyey oo stylkoodu waa mid gooniya
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 4 жыл бұрын
Hhhhh Alelehe ma tidhi Ninki bobmarley la odhan jirayna raaci
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 4 жыл бұрын
Mooragan ma ma hayadaa ayuu qabay jiim.garananye doofarti ku dhashay wase khanisyow khannisku dhalay
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
hhhhh wlhi waxa lamadaa qoom kle
@c.nasirhasanboqore5953
@c.nasirhasanboqore5953 6 жыл бұрын
Heesta kinsi ayaa qaada lakin jiim xagu ka soo galay ayay dadku isweydiinayaan . Jiim sheekh muumin laxanka heeskan isaga ayaa sameyay musicana isaga ayaa utumay markaa waa sidaa dadow ka faaiidaysi wacan
@jakaartojowhar349
@jakaartojowhar349 5 жыл бұрын
Jiiim heesta laxankeeda ninka ku raaxestay waaye kinsi kahor marka qaaci waaye xaq ayuu uleeyahay🙏🙏🙏
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 5 жыл бұрын
Heesta wajiyaal is xasuustana isaga ku fara yareystay
@mahir6410
@mahir6410 3 жыл бұрын
Laxanka ayu saray cajiib 🙃
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@jakaartojowhar349 laxamiistuhu waba kan fanaanka heesta xafidsiiya markuu soo leeyliyo kadib ayuu fanaanku qaada
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
Ninkan Xudeydi iyo Maxamed moge isku meel bay ka tumaan wllh ninkii fiiro dheer ama ehlu qaraami ahi waa dareemaya
@sharmakehamari7233
@sharmakehamari7233 4 жыл бұрын
Horta maxamed mooge haba ag dhigin oo xudaydi iyo ninkanba wubka hooseeyay, laakin markay jiim iyo xudaydi noqoto waxaa intuu doono macalinsan jiim.
@galdooxadullochannel9443
@galdooxadullochannel9443 4 жыл бұрын
Maba kala taaanid jim shiq ababa kabanaka siduu doono utume
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 жыл бұрын
Waar nio xudaydi markuu tumayo kabanku durbaanba uma baahdo iminka jiim waa macalin wayn lkn xudaydi ma gaadho waayo jiim durbaan ayaa xirfadiisa sii qurxinaya
@sadikmoha3993
@sadikmoha3993 3 жыл бұрын
Jiimi iyo xudeydi aun wxay ku kla hareen durbanka jiimi bila durban ma tumi jirin lkn xudeydi bila durban bu tumay lkn labdana maclinkodu wuxu ah cabdilahi qarshe aun.
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 3 жыл бұрын
waa codadkii kinsi xaaji aadan iyo c/llahi xarago ,laxankii ustaad jimmy sh muumin iyo weliba kabankisii............
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 Ай бұрын
ILAAHOW U NAXARIISO
@apdirahmanali2877
@apdirahmanali2877 3 жыл бұрын
Ninkii sudanese-ka ahaa muxu Yidhi mrku xnunasanyey isgo sudan jooga ee uu cuudka madixisa kala so baxay ee tumaY aYuu dhahay..... يا رب العود اركب الي الطيارة😍..... Maanta xagaYnu jgna 😂 Nimaan yaabin baan qoslin wlhie😔
@xamsesadiiq2639
@xamsesadiiq2639 2 жыл бұрын
امير العود والالحان الصومالي حسن شيخ مؤمن او جيم شيخ مؤمن
@galdooxadullochannel9443
@galdooxadullochannel9443 3 жыл бұрын
Waxaad uqabtaa in jini tumaa wllhi
@khadrahassan208
@khadrahassan208 2 жыл бұрын
Yasalaam gacan gacal wax siisiyo
@rusheeyetv8503
@rusheeyetv8503 3 жыл бұрын
waa Laxankiisii Uu Usaaray Fanaanaduii Kinsi Xaaji Aadan Ale Haw Naxariiste
@abdiqani1996
@abdiqani1996 7 жыл бұрын
jiim Sheekh muumin heesta ha cunin fananad qliya qaade
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 7 жыл бұрын
lipaaxa xafada kama dage soow macalinki markuu qaabeeyey Kinsi u dhiibey maaha
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 6 жыл бұрын
Heesta intaan luuq da (Laxan ka ) LOO SAMAYN WAA HADAL. marka luuqda lagu ladho ayay astaama u gaar ah heesta noqotaa oo lagu gartaa hees kasta. Marka nin yar baad tahaye Ninkaan Tumaya Heestaan waa raga uGu khatar san Africa oo dhan waxa tuma kaban Iska dhaaf somliyee. Jiim sheikh Muumin RIWAAYADAHA SOMLI BADI ISAGAA LAXANKA SAARAY. heestana isaga laxameeeyay. Waad u geftay ninkaan dadka ka baro
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 6 жыл бұрын
Ninkii waxanba habeeyaybaad leedahay ha cunin waar ninkii waxanba lahaa ee Utumay una kaxameeyay ee yidhi sidaas iga daba dheh weeyaan ninkani
@logannnnnn930
@logannnnnn930 5 жыл бұрын
Alhayaay zxp xaalbaa kuqabanaya wlhi jimy waa rukumada fanku uukutaganaan jiray hestan midhaheda laxankeda iyo musigaba isaga sameeyay
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 4 жыл бұрын
Doqon yahoow kinsi xaaji aadan aalah how naxariistee macalinkeedii sow jiim ma aheyn yaana u tumey kinsi oo laxanka saarey waar caruurtaan yaa mediaha ka ceshto noolow jiim inteey nololi jirto aaaax wuu ku raaxeytey walhi
@mustafefarah7711
@mustafefarah7711 3 жыл бұрын
Wallhy hadan adunyo cawo ilaahay iso galiyo taalo ayan u dhisi laha isna wax kasta ayan u cawin laha
@legendd291
@legendd291 2 жыл бұрын
Geeridiisa ayaa hada la sheegayaa 😪
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@legendd291 😢😭
@AliAli-km4xs
@AliAli-km4xs 9 жыл бұрын
wow nice old school jimmy long live
@MoAllii
@MoAllii 7 жыл бұрын
Ali Ali Sankuneefle ku hahaystaa majiro.
@bebitobebito269
@bebitobebito269 3 жыл бұрын
10:00 ilaa 10:30 cuudka ayuu kaga oohinsiyay wllhi axx yaa amiiral cuud JIIM SH MUMIN
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 4 жыл бұрын
Nooolow legand inteey nololi jirto jiim
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 5 жыл бұрын
Aabaha kamanka soomali oodhan u daba fadhiisato
@adamyusuf3361
@adamyusuf3361 7 жыл бұрын
Heestan kinsi xaji Adan ayaan ku ogaa ee Jim sh muumin iyo iyada yaa ku horreeyey?
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 7 жыл бұрын
Adam Yusuf ayada lahayd lkn asagu kabanka iyo laxanka buu leeyahay durbanka waxa lehaa markii hore Mustafe kiiko lkn hada asaga shamuuri ba u tumaya. jiim sh.mumin nin adag weeye waa ninka iiidoor Ku jira.
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
Adam Yusuf laxanka iyo kabanka ayuu lahaa kinsi kaliya way ku luuqaysay lkn waxaa qayb wayn heesta ku lahaa Jiim wax diidayaa ma jiraan inuu ku luuqeeyo waayo tacab baa kaga jira heesta
@cabdiraxmaanyare4665
@cabdiraxmaanyare4665 6 жыл бұрын
puntland Somalia 😂😂 Jiim muu ahyn Iidoor sxb way kaa qaldantay lkn wuxuu ahaa ragii Soomaali fankeeda heerka sare gaadhsiiyay
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 6 жыл бұрын
Iidoorkee waa Nin Reer Hiiraan ahe.
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
@@puntlandsomalia9604 Fanka soomaali oo dhan waxa iska leh iidoor Abwaano,kabanayste iyo heesaba waxay kasoo jeedaan somaliland 90%
@mustafecawaale1653
@mustafecawaale1653 4 жыл бұрын
3:16 😢😢😢
@abwaanabdiaziizdhako
@abwaanabdiaziizdhako 3 жыл бұрын
Wakhtigan Jiim Wuu Xanuusanayay Caqligiisuna wuu Maqnaa Wuu Garan Waayay Markii Video ga La Daawadsiiyay Lkin waxay Mucjisadu Tahay Heesta Aftartii Baje. ba wuu Wada Qaadayaa inkastoo Baje Ka Afraad Uu Soo Qaban Kari Waayay Fadlan SoomaliyeyJiim Oo Kale Inama Soo Marayo Ee Aynu maamuusno Macalinka
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKED
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKEDS
@cabdullahibulay7892
@cabdullahibulay7892 7 жыл бұрын
libaax isaaq jiim isagaa laxanka iyo muusigaba leh
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
Cabdullahi Bulay kkkkkkkkk waar xishood dadka haynagu soo jeedin wax walba yaynan shegane ninkan ma aha isaaq e waa reer hiiran Lol
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri 6 жыл бұрын
@@osmanmohamoud143 hahahahahaha
@idrisabade9544
@idrisabade9544 5 жыл бұрын
Isaaq mii
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@abdirashidmohamed SubxanaAllah dadka dhintay maxaad ku caysay?
@abdirashidmohamed
@abdirashidmohamed 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 isyafurulah wuu noola markan qoray commantiskan Alle haw naxaristo marxunka
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKEDS. LIKESS
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Aun jimi wadhinta maqlay
@Fadka213
@Fadka213 3 жыл бұрын
Maahee
@abdifatahabdi5419
@abdifatahabdi5419 3 жыл бұрын
Walaal wuu noolyahay jiim shiikh muqdisho buu joogaa alle ha inoo daayee aamin aamin
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@abdifatahabdi5419 Maanta wuu naga hooseeya saaxib markaas wuu joogee 😢
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 2 жыл бұрын
qoopka fardaha ayaaaaa la dhahaa taalo in loo dishoo ayui mudan yahey lkn somali la in yidhaa haldoorkeeena maba naqaaaaan bal waxa uu garaaacayo u fiirsada
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@guleidmohed1173
@guleidmohed1173 5 жыл бұрын
Kabanku cananayaa ax ya fanan Qof cudka wax garanyaa ayaa quman kara
Maxamed Aadan Shamuuri Beerkeey Adaa Kuweyn
7:44
GALMUDUG TV
Рет қаралды 129 М.
Xasan Aadan@(dhito subag) kabankii macalin jiim
12:02
Qarami Media Pro
Рет қаралды 27 М.
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 54 М.
Maxamed Aadan Shamuuri Qalbi Nabar ku Yaalaan Qaboobine
7:38
GALMUDUG TV
Рет қаралды 211 М.
Ambiyo- Jiim Sheeekh Muumin ( Muxyaddiin)
6:53
HOOBAL
Рет қаралды 31 М.
Jiim Shiikh Muumin 2006
5:04
Faisal Osman (GALMUDUGTUBE)
Рет қаралды 73 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 422 М.
Jiim Sheikh Muumin Boholaha Jacayl
7:46
GALMUDUG TV
Рет қаралды 244 М.
Heestii: Beerlula | Xasan Aadan | Ereyadii Hadraawi
14:40
Nayruush Media
Рет қаралды 94 М.
BARNAAMIJKA Fanka & Sugaanta (Cawil Abukar Maxamed) &jiim sheikh muumin
41:04
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН