WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS

  Рет қаралды 93,524

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 842
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
SUBSCRIBE | LIKE | SHARE THANKS 👍👍😍😍
@ansaartasomaliya
@ansaartasomaliya Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/n6qrhI2Ze8aIjbs
@shambalafe300
@shambalafe300 Жыл бұрын
Taakeeye wuxu ku wareegaya dastuurka cod lo qadin ......ninkan xisbigisa wa halis kale somaaliya kuso wajaahan ..madama ay shabab gaba gabo ku jiran wixi ka fagaada isagu aadi
@shambalafe300
@shambalafe300 Жыл бұрын
Sh maxamed cabdi umal sh mustafa xaji ismail sh cabdiraxman bashir sh usili hadi la dhagaysiyo codka Takeeye way ku qoosli lahayeen malahayge kkkkkķkkkkkk war ileen hogaamiyasha shababku sidan camal ayay jaahilin u yihin
@ansaartasomaliya
@ansaartasomaliya Жыл бұрын
@@shambalafe300 wuxu sufyaan fahmay Allah Haku fahamsiyo ilen fahamka nas ah
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Жыл бұрын
Dastuurka wadanka ka qaldanyahay kitaabka iyo Sunday culumadii Nagu 34:43 m Ii llamas maahan Labada nin
@bolididweb23
@bolididweb23 Жыл бұрын
Dastuurka ayaaba xadguduba oo ilahay kii aan iskuxukumilahayn wu u inoosoodajiyay waana ❤quraanka kariimka ah❤ dastuurma rabno ❤quraanka kariimka ah ayaan rabnaa
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا ادْخُلُوا فِي السِّلْمِ كَافَّةً وَلَا تَتَّبِعُوا خُطُوَاتِ الشَّيْطَانِ ۚ إِنَّهُ لَكُمْ عَدُوٌّ مُّبِينٌ في السلم كافّة : في الإسلام و شرائعه كلّها خطوات الشيطان : طُرقه و آثاره و أعماله التفسير: يا أيها الذين آمنوا بالله ربًا وبمحمد نبيًا ورسولا وبالإسلام دينًا، ادخلوا في جميع شرائع الإسلام، عاملين بجميع أحكامه، ولا تتركوا منها شيئًا، ولا تتبعوا طرق الشيطان فيما يدعوكم إليه من المعاصي. إنه لكم عدو ظاهر العداوة فاحذروه.
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
Dhamaanteen waan ognahay. In soomaalia aan kitaabka alle lagu xukumin Oo dastuur lagu xukumo Allah u soo laaabta dhamaaan oo kitaabka ilaaheey dalka halagu. Xukumo taas ayaaa qeeer ku jiraaaa
@guureguurre338
@guureguurre338 Жыл бұрын
Anigu qofna wa gaal ma dhahayo, lakiin ALLAH SWT so ma odhan Qur'an isku xukuma?
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Quraanka ma oran dadka qarxiya ama kaafir uguyeer qof muslin ah
@guureguurre338
@guureguurre338 Жыл бұрын
@@Som-Hanoolaato Anigu ma odhan halaqaraxiyo qof Muslim ah ama Gaal ah waana wax Qur'an ka kariimka ahi nagareebay in xaqdaro lagudilo naf nooc kastow tahay. Ee adigu maxaad marmarsiiyo aan jirin ula imaan, maad Qur'anka iyo amarka ALLAH SWT raacdid?
@samowade1300
@samowade1300 Жыл бұрын
@@Som-Hanoolaato Qarxintu soo dil lee ma ahan mise waa ka baxsan tahay , qur'aanka in gaalka la dilo waa na faray , xitaa meesha aan ka dilayno ayuu noo sheegay. Waxa nala yiri : qoorta ku dhufta . قال الله تعالى: ( فاضربوا فوق الأعناق...)
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 Жыл бұрын
​@@Som-Hanoolaato Shareecada Allah in lagu dhaqmo maxa lodiidanyahy hadii muslim layahay.
@Kannotwait
@Kannotwait 6 ай бұрын
@@hassanabdihassanabdi393 waa wax la yaab leh walaal, marna waxay dhahayaan “qof muslim baa gaaleysiin!” Ma muslim baa diidan shariicada mase munafiq ama murtad?
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Soomoow salaan sare allaah ha ku xiftiyo
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
Hada ayaad dhowdahay ee ka hadh Soomow, Soomow waa mushrik, dimuqraadiyad bas maahan, ee suufi qubuuri ah weeyaan
@abdikadirmoallim1268
@abdikadirmoallim1268 Жыл бұрын
@@abdullahalmuwaxid9643 subxanallh soomow wa mushrik kulaha , marka taakeye man racna
@HassanJeylani-bg3sz
@HassanJeylani-bg3sz 11 ай бұрын
Sheikh somow illahey.ha ku barakeeyo
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
ALLA YA CIIZAK SH.SOOMMOW ALLAHANA KKU XAFIIDO KANO KALENNA IISTAAHILKIISA MA AHAN SIDAANE EE WA SI KALE LAAKIN HADAAN. NAHAY SHACABKA SOOMAALIYEED MA CAFIN DOONO WAWTIGEEDAANA LLA SUGI DOONA , HADUU MUDAWALLH YAHAYNA ANNAGA KA HADLSIIN DOONOO INSHA ALLAH
@AbdilahiMohamed-jd9dq
@AbdilahiMohamed-jd9dq Жыл бұрын
C/xafiid nimanka waxaa weydiisay su aalo aan inaba caadi aheyn 😃💗
@SayadcalimaxamedSamatar
@SayadcalimaxamedSamatar Жыл бұрын
Sh soomow qiil umahelayo tastuurka waxaana usiidheer inuusan kawarqabin
@adamosman4185
@adamosman4185 Жыл бұрын
Subxaana allaah cabdi xamiid maxaad ka wareysanee nin aaminsan shaqsi Muslim ah ineey gaalo yihiin
@anasmohamoud8621
@anasmohamoud8621 Жыл бұрын
Hadalkii Alle iyo Xadiith nabiga scw hadii aadan ku qancenin فاصنع ما شئت
@notgotnameyet
@notgotnameyet Жыл бұрын
Soomoow waa mushrik.
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
{وَمَنْ لَمْ يَحْكُمْ بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُوْلَئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ}؟
@liinCabdi
@liinCabdi Жыл бұрын
Masha Allah cabdi xafid wadkumahadsantahay barnamijk
@abdimohammed6068
@abdimohammed6068 Жыл бұрын
Soomow could have prepared himself much better because Sufyan had weak arguments which he practiced very good..next time Soomow these kind of people needs to be shown knowledge and their weakness
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 Жыл бұрын
Man you crazy! Soomow doesnt have any knowledge, he still reads the sufi-shirki-book named Munaaqib, where there is a shirki worse than the shirki Abu Jahal used to do. The is not only ignant he is actually stupid and can never undrestand secularism or democracy and why they are kufri-religions. He is Suufi, qubuuri, khuraafi, qudhun ah.
@farhiasaid1974
@farhiasaid1974 Жыл бұрын
Absolutely
@moha786
@moha786 Жыл бұрын
Well said🎉
@abdisamed889
@abdisamed889 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Exactly and never talk about Islam, talk about Alshayaadiin.
@idrisfarax6258
@idrisfarax6258 Жыл бұрын
جهلت وماتدرى بأنك جاهل فمن لى بأن تدرى بأنك لاتدرى. نعود بالله العلي العظيم من البلاء وسوء الاعتقاد.
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
لقد أمر الله سبحانه وتعالى بالتحاكم إليه وتحكيم شرعه وحرّم الحكم بغيره كما يتضّح ذلك في عدد من آيات القرآن الكريم ومنها ما تضمّنته سورة المائدة التي اشتملت على عدد من الآيات التي تتحدّث عن الحكم بما أنزل الله ومواضيعها تدور على ما يلي : ـ الأمر بالحكم بما أنزل الله كما في قوله تعالى : ( وأن احكم بينهم بما أنزل الله ) آية 49 ـ التحذير من التحاكم إلى غير ما أنزل الله كما في قوله عز وجل : ( ولا تتبع أهواءهم ) آية 49 ـ التحذير من التنازل عن شيء من الشريعة مهما قلّ كما في قوله تعالى : ( واحذرهم أن يفتنوك عن بعض ما أنزل الله إليك ) آية 49 ـ تحريم ابتغاء حكم الجاهلية كما جاء ذلك بصيغة الاستفهام الإنكاري في قوله عز وجل : ( أفحكم الجاهلية يبغون ) آية 50 ـ النصّ على أنه لا أحد أحسن من الله في الحكم كما قال عز وجلّ : ( ومن أحسن من الله حكما لقوم يوقنون ) آية 50 ـ النصّ على أنّ من لم يحكم بما أنزل الله فهو كافر وظالم وفاسق كما في قوله تعالى : ( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون ) آية 44 وقوله : ( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الظالمون ) آية 45 وقوله : ( ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الفاسقون ) آية 47 ـ النصّ على أنّه يجب على المسلمين الحكم بما أنزل الله ولو كان المتحاكمون إليهم كفارا كما قال عز وجل : ( وإن حكمت فاحكم بينهم بالقسط ) آية 42 فالحكم بغير ما أنزل الله مناف للإيمان والتوحيد الذي هو حقّ الله على العبيد ، وقد يكون الحكم بغير ما أنزل الله كفرا أكبر وقد يكون كفرا أصغر بحسب الحال فيكون كفرا أكبر مخرجا من ملة الإسلام في حالات منها : 1 ـ من شرّع غير ما أنزل الله تعالى : فالتشريع حق خالص لله وحده لا شريك له ، من نازعه في شيء منه ، فهو مشرك ، لقوله تعالى : أم لهم شركاء شرعوا لهم من الدين ما لم يأذن به الله . 2 ـ أن يجحد أو ينكر الحاكم بغير ما أنزل الله ـ تعالى ـ أحقية حكم الله ـ تعالى ـ ورسوله صلى الله عليه وسلم ، كما جاء في رواية لابن عباس ـ رضي الله عنهما ـ في قوله ـ تعالى ـ : ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون حيث قال : ( من جحد ما أنزل الله فقد كفر
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
(من لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الكافرون)
@abdirahmanwarsame2839
@abdirahmanwarsame2839 11 ай бұрын
@@abdulqadirkutub8032 korkaaga nuur baa ahaaday walaalkayka muwaxidka ☝️
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 Жыл бұрын
Asc abdihafid wll qofka noocan ah ee raba inuu lumiyo umada somaliyed dadka hahorkeenin culumada qof gaaleysiinayo wll mardambe hanoo keenin taakeye iyo wax lamida hadiikale kuwa qariban ee nocaan ah wada keen sida Queen Qaawan iyada soo fadhiisi dhilanimada iyo baqtiga haka sheekeeysee
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Intii aan dhihirabay ayaad tiri Taakeeye miyaaba fiyow haduuba dad ashahaadanaya gaaleynaya
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 Жыл бұрын
waad la hadashey wariyaha thanks. Taakeeye waa qof xanuunsan maba aheyn inla hor keeno Tvga
@Macno.soo.kordhi.amaaamus
@Macno.soo.kordhi.amaaamus Жыл бұрын
Ilahay kuma dhihin culumada caabud oo raac wadadooda ilahay I caabud ayuu ku dhahay amarkeeygana raac marka diinta baro si aad ilahay kaligiis u caabudo oo aad u xurowdo dad ayaad adoon u tahaye kaxorow takeeye iyo kan kaleba Waa isku mid waxba isma dhaamaan islaamkooda Waa sheegad lkn aaydaha uu sooqaatay tkye Waa sax
@shacbanabdi6552
@shacbanabdi6552 Жыл бұрын
Soomow meshaan waa ku jabay Sufyaan taakeeya Xaqo uu ku dhawyahay
@diimowcade2035
@diimowcade2035 Жыл бұрын
Habaartaa aa xaq udhaw sheydaan Aa Thy Dhillaa ku dhashee
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
​@@diimowcade2035 war at umadaas waridkiis maxaa karabtaa qof waaridka caayo kiisana qiimo lama lahan
@shacbanabdi6552
@shacbanabdi6552 Жыл бұрын
@@diimowcade2035 aflagaada wax aan aheen ma weysay meshaan waxa isku haaya qof og waxa uusheegaayo ( Taakeeye) iyo qof aan ogeen xitaa waxa uu sheegaayo (Soomow) marka walaal diinta qofne jeebkiisa kuma jirto ee soo bara .....
@mohaakram2780
@mohaakram2780 Жыл бұрын
​@@diimowcade2035takeye wuxu wata fikir khawarij adne lamid ba thy😮
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Qawaariij is bahaaysatay baa yihiin duli ku baxa adi iyo Taakeeye
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Iskuma dhigmaan nimankaan cabdi xafiid yarkaan xiiqsan cilmi ma yaqaane wax ha soo barto hortiisa kuwo kusoo jabeen.
@mohamedabdullahi3859
@mohamedabdullahi3859 Жыл бұрын
Somow wasufi illahey umadahakaqabto
@MubaarikNuuur
@MubaarikNuuur Жыл бұрын
Allaahu akbar warkiissa inagajooji c/xakiin
@bulshawishow7865
@bulshawishow7865 Жыл бұрын
Ilahay khayrka ha ina wafajiyo, soo daa bal wallal
@nuuriiya6038
@nuuriiya6038 Жыл бұрын
Asc Abdixafid wll wariye nagu qaliya ayatahay wll. waxan rabay inan hal arin kuku darsado wll bulshadenu waa bulsho burburtay dhinac kaste ka burburtay siiba diinta wayo waxa dhacaya aya ku tusalo ah dadku haday diinta wax ka ogyihiin cabsi Allah iyo xishood aya laga arkilaha wayo xishoodka, cabsida iyo iimanku wa isku xiranyiihiin. Maka wll Diinto dood magasho kasi darano dooda Fagaraha lakeeno waxa macqula fikrado qaldan ina mesha laga dhaho oo gof diinta wax badan ka ogayn uu fik rada qaldan qato maladhihi kara in ada fudaydiyeey 🤔. qalad ha ii arkin wll.
@AbdullahAhmed-sw8cb
@AbdullahAhmed-sw8cb Жыл бұрын
My ALLAH sw gaid us to the rightway ,to take the all religion but nt half of the religion
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
ومن الناس من يقول ءامنا بالله وباليوم الاخر وماهم بمؤ منين،،،
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Suufi maa culumada somaliyeed war culumada ciyaarta kadaaya
@zaaanc7008
@zaaanc7008 Жыл бұрын
sh caalim ah waaye soomow takfiir ka ayuu maanta kashifay
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Mr taakeeye waxaa ka go'ay biilkii malaha wuxuu rabaa in xabis uu galo.
@ahlulxadiis8835
@ahlulxadiis8835 Жыл бұрын
Waa saxanyahey sufyaan soomaw inuu gaal yahey 2muslim ah iskuma khilaafsana Sababtoo ah wuxuu aaminsanyahey iney dad dhinty wax qaban karaan oo ay quluubta dadka ogyihiin waxa uu uyaqaanno awliyo allaah kaliya ayaa og dadkaasi waxey ahaayeen Sidoo kale wuxuu aaminsanyahey oo ay banaantahy in lagu dhaqmo kitaab aanu allaah soodajin seebuu muslim kuqon karaa qof aaminsan waxaasi
@production2023
@production2023 Жыл бұрын
Soomow suaasha ka jawaab ha meereesan
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Cabdi xaafid waan ku salaamay salaan ka dib waxaa talo ahaan u soo jeedinaa inaad qoraalka aad you tube ka ku soo qureeso inaad af soomaali ka dhigto adiga oo mhdsn mhdsn
@karlesk6498
@karlesk6498 Жыл бұрын
Suufi somow mesha waa ku haftay
@Cubeyda104
@Cubeyda104 Жыл бұрын
1.Islaamku ma qabo (مساواة) (sinaan), ee wuxuu qabaa (عدالة) oo ah in qof walba waxa uu xaqa u leeyahay la siiyo ‎ (قُل لَّا يَسْتَوِي الْخَبِيثُ وَالطَّيِّبُ ) 2. Islaamka xorriyadsiisu waxay leedahay xeendaab sharcigu u sameeyey, halka dimuqraadiyadda xoriyaddeedu tahay mid aan xuduud lahayn
@SaedulahDillah
@SaedulahDillah Жыл бұрын
Dawlada Soomaliya Diin way sheegtaan laakiin hawadaada ayayeey wax ku xukmaan. Bal fiiriya dilalka iyo boobka hantida guud ee ay boobayaan, miyeey they starving diimeed? nowonayaa
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
Soomow waa calimadii digtarada u fadoonjiray
@naagnool8113
@naagnool8113 Жыл бұрын
Taakeeye waa shar umada kusoo food leh hadaan hadertaanba la'iska sii wareejin💯 quraafaad iyo fikrado qaldan baa maskaxdisa buux dhaafiyay malaayiin u fikirkaas ku talaalana waayi maayo hadan bulshada laga dhex qaban!!!
@Jiramacoy
@Jiramacoy Жыл бұрын
Waxuu ka hadlaayo waa xaq.
@abdulkadirmohamed7879
@abdulkadirmohamed7879 Жыл бұрын
On the authority of Abu Saeed Al-Khudri, he said: “While we were with the Messenger of God, may God’s prayers and peace be upon him, and he was distributing an oath, Dhul-Khuwaisira, a man from Tamim, came to him and said: O Messenger of God, do justice. If I am not just.” Umar ibn al-Khattab said: O Messenger of God, allow me to chop his head off. Then the Messenger of God, may God’s prayers and peace be upon him, said: “Leave him, for he has companions. One of you despises his prayers with theirs and his fasting with theirs. They recite the Qur’an but it does not go beyond their collarbones. They pass away from Islam as the arrow passes through the prey.
@HuseenBinAli
@HuseenBinAli Жыл бұрын
Allah, the Most High, stated: يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا عَدُوِّي وَعَدُوَّكُمْ أَوْلِيَاءَ تُلْقُونَ إِلَيْهِم بِالْمَوَدَّةِ وَقَدْ كَفَرُوا بِمَا جَاءَكُم مِّنَ الْحَقِّ يُخْرِجُونَ الرَّسُولَ وَإِيَّاكُمْ ۙ أَن تُؤْمِنُوا بِاللَّهِ رَبِّكُمْ “O you who believe! Do not take My enemies and your enemies as allies extending to them affection while they have disbelieved in what has come to you of the truth, having driven out the Messenger and yourselves only because you believe in Allah, your Lord.” (Al-Mumtahanah 60:1) And He said, وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ ۗ إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ “And whoever is an ally to them among you, then indeed, he is one of them.” (Al-Mā’idah 5:51)
@hagarman6522
@hagarman6522 Жыл бұрын
Sheekh soomaw waa kagaa badiyay aayad ma daliilinaysid Suufiyaan waa guulaysatay dawladu ku ma dhaqanto shareecada
@abdallajama1823
@abdallajama1823 Жыл бұрын
Subxaan Allaah laaxowlaw 13:21 alaaquwati ilaabilaah
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Жыл бұрын
Subxaanallaah Kan waa takfiir caadi ah umada ha laga qabto
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
MARBA SHAATI NOSO KASHTA TUUGAYAHAY ISBAHEYSATEY. WAR MAXAA DIIN AH QOFKASTA QABIILKISA AYA DIIN U AH OO AY HOISTAGAN NACATULACALEYK.
@c.raxmaandaahir361
@c.raxmaandaahir361 Жыл бұрын
Waxaan ka daawanaayaa wadanka uganda 🇺🇬
@bolididweb23
@bolididweb23 Жыл бұрын
Sixiroolaha waa in ladilo saaniga waa in ladilo kufsiga waa in ladilo waa xaqiiq Lakin idinkalagaranmaynee guulaysta
@waayoaragagalmudug9759
@waayoaragagalmudug9759 Жыл бұрын
Asc Cabdi Xaafidow Tv ga Hanaga Haleyen oo khawarij Iyo Shiico Ha keenin Maxa yelay Dadka waxa ku jiro Dad Camo Aha Oo Iska Qadanayo Waxey Fafinayane? Sxbow Adigana Meshada Uma Ficno in qof Somalia Uu Halkan ka xambaarto Fariin qaldan oo Diinta lid ku ah
@Zaacid
@Zaacid Жыл бұрын
Waan ku salaam Abdihafid c.samed oo joogo south Africk cap ton
@HassanJeylani-bg3sz
@HassanJeylani-bg3sz 11 ай бұрын
Sheikh soomow illahey cimri dheer ha.ku.siiyo sheikh iskuma.jiree.
@acazaam
@acazaam Жыл бұрын
Waxaa nasiib daro ah dalkeena oo waxas lagu xakumaayo inow hadana udoodayo wadaad diimeed all tolaaayeeey Alla tolaaaaayeeeey
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Жыл бұрын
Asc sida salty saalix QA baan qof laa ilaah ila llama lamagaaleeyo taakeeye kafiirso Kalimadaas cayar cayarmaaha qof kuu shirki jujitsu waa gaal Taas waa cadhy
@yussufabdi6774
@yussufabdi6774 Жыл бұрын
إن الحكم إلا لله أمر ألاتعبدوإلاإياه
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 Жыл бұрын
fufyan wa shiiqi nin dadka gaaleysiinayo oo aan diinta aqoon ulaheen inaa😂wareysato maba aha walll rasuulka scw wuxuudhahay almuslimuuna xalaa shuruuthihim❤ ❤❤❤
@nourayn766
@nourayn766 Жыл бұрын
Abdihafid waa ku mahadsantahay barnamijka quruxda badan aa noo sodiyarisay mid kle waxan kaa codsanaya in taakeeye aad aad u keento nin la doodi kara oo points sameenkara dooda hal dhinac unba kararneed halka dhanka kale ay iska hadal ahayd
@mudugboy7227
@mudugboy7227 11 ай бұрын
Waa al shabaab qaatil Sufyaan taakeeye
@alianshur1843
@alianshur1843 Жыл бұрын
Soomow yaa soo diray dood ma yaqaanee
@AatiiBalii
@AatiiBalii Жыл бұрын
Taakey wa nin wadadu ka dhunty blse eedihisa logma jawabin soomoy msha muxadro ayu ka dhigy
@inpektore14
@inpektore14 Жыл бұрын
Soomoow suufi qaangaadh ah 0000 Sufyaan Salafi bawdo gaaban 5 dhibcood
@Gla277
@Gla277 Жыл бұрын
Dameer soomoow
@hawaosman5599
@hawaosman5599 Жыл бұрын
Bashir hasan, Adiga damerka, somow ah, xage, kararna
@Abumahirmahir-u2g
@Abumahirmahir-u2g Жыл бұрын
Aniga waxan kadaawanaya magalada nairobi somow tawbad keen ayaan kulayahay runtii
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 Жыл бұрын
Somow iyo sufyaan waxaa diin Iyo dhaqanka warkiisu cadyahay sufyan aan kitaab rabi ku dhaqano iyo may ee qodobo gaalo noo qortay aan duuduubno ee ku bariis raadsano weye war ka u dhexeeyo labadan nin marka sawaabka was cad yahay.
@nourayn766
@nourayn766 Жыл бұрын
Sufiyan nin diyarsan oo waxo ka hadalaya yaqaan halka soomow oo si emotional u hadlyo oo waxo ka hadlaya aan aqoon
@AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no
@AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no Жыл бұрын
waan kaxumahay in sufyaan dood cilmiyeed uu lagalo culimada soomaaliyeed mid kamida
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Жыл бұрын
Cabdi xaafid dhibbadanaa muxuu qoorta isugu galinaaa hhh
@abdiqani6022
@abdiqani6022 Жыл бұрын
Qof sineystay oo sixiroole ah xukunkiisu waa dil. 10 sano xarig xagee ku qorontahy mise dastuurka ayad aaminsanthy Soomoow
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v Ай бұрын
@@abdiqani6022 marqati aya la raba dadka hada jiro iman malhn 4 qof o marqti in lo helay iyo in kale miya ogtahy adiga takfir nimo lama rabo qofk muslim dhaho gaal asiga gaal ah ok
@idrisfarax6258
@idrisfarax6258 Жыл бұрын
Subxanalah Sufyan Waa qof fitnaysay, Allah fikarka Khawarijta hanago dhawro.
@jirojogow
@jirojogow Жыл бұрын
taakeeye adiga qawarij hadda ah markagii horena dad xamar ku layey oo wariyayaal ah sida mahad cade abduqadir cali iidle iyo kuwa kale oo badan gacan ku dhiigle ayaa tahaye yanan ku ogeyn dhawana cadalada waad hor imaan insha allaah
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
17:52 daliil ban uheesanaa ilahey aya galaysiinaya
@HonestPio-ds7mf
@HonestPio-ds7mf Жыл бұрын
Cadeen keenso walaal
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Жыл бұрын
Allaahu akbar
@abdimohammed7001
@abdimohammed7001 Жыл бұрын
Asc? Abdi haafid walaalkey waan salaan kadib waxaan iga su,aal ah sh somow su,aalihii laweydiiyey muxuu udiidey inuu toos uabaaro ay kamid tahay xukunkii 10ka sano ee lugu xukumey sineystihii? Waxaan ahay walaal aad ulasocda barnaamijyadaada mahadsanid
@LJama6119
@LJama6119 Жыл бұрын
kuwaan culumo ma ahee waa mooryaan
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 Ай бұрын
Taakeeye Sufiyaan oo dilaa hore ah , c/xaafidow in aad bulshada horkeento maka xishoon weyday, Allaa Kariim.
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 Жыл бұрын
Alxamdullilahi ❤️ waxaanu nahay Islam ALLAAH ayaa noodoortey midkiina uma daba fadhino laakiin 😮cilmi ahaan kadooda waxad idinka tihiin anaga mas'uul nagama tihiin gaar ahaan nafteyda weeye😊😊😊😊😊
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Dhibaatada waxaytahay, mid baa ismooda in u ka fiicanyahay kankale oo kaafir uguyeera qof muslin ah oo walaalkiisa😒
@dhubofarah6286
@dhubofarah6286 Жыл бұрын
Subxaanallah iyaga lee Allah ku koobo anaga hana amaansado waa kuwo cilmigoodu iyaga dhaaf siisneyn ALLAHAYOW na xifdi dhamaanteen AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN 🤲 🤲 🤲 🤲
@Macno.soo.kordhi.amaaamus
@Macno.soo.kordhi.amaaamus Жыл бұрын
Yahuuda xitaa sidaas ayeey aamin santahay wexey leedahay allah ayaa na doortay oo janada anaka ayaa galeeyno taakeeye iyo xertiiisa ma taageero lkn somaali islaam ma wada aha badankooda. islaamka wuu buraa sida weysada u burto haleyska baaro inuu idika buray sababab too ah qof gaal ah oo islaamkii ka buray hadaa u doodo ama difaacdo adna la mid ayaa tahay samankaan maanta lagu jiro islaamka sheegashadaa ayaa badan kan saxdaa Waa dad yar oo shirki iyo ahalkiisa bari ka noqday
@yusufhassan4422
@yusufhassan4422 Жыл бұрын
Cid walbo oo wuxusan ilah soo dajinin wax ku xukunto waa gaalo
@Daljirka-Dahsoon
@Daljirka-Dahsoon Жыл бұрын
​@@yusufhassan4422 Kalimadaadu waa mid xaq ah laakin waxaad rabto waa baadil. Ani madhihin sidaan ee waxaa laga soowariyey Khalif Cali Ibn Abi Dhalib (RA). Ilaah subxanahu watacaala xukunkiisa Somali diidan majiro laakin yaanagu xukumaayo - Ma Muqtar Roobow baa, ma mahad karatee baa; yaad rabtaa in aad gacanta ugaliso ummadan Somaliyeed ee 30 sano fitno lagu hayey? Waa kan oraahda khaliful Rashidinka laga soo wariyey: عَنْ عُبَيْدِ اللَّهِ بْنِ أَبِي رَافِعٍ أَنَّ الْحَرُورِيَّةَ لَمَّا خَرَجَتْ وَهُوَ مَعَ عَلِيِّ بْنِ أَبِي طَالِبٍ قَالُوا لَا حُكْمَ إِلَّا لِلَّهِ قَالَ عَلِيٌّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ كَلِمَةُ حَقٍّ أُرِيدَ بِهَا بَاطِلٌ إِنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ وَصَفَ نَاسًا إِنِّي لَأَعْرِفُ صِفَتَهُمْ فِي هَؤُلَاءِ يَقُولُونَ الْحَقَّ بِأَلْسِنَتِهِمْ لَا يَجُوزُ هَذَا مِنْهُمْ وَأَشَارَ إِلَى حَلْقِهِ 1066 صحيح مسلم كتاب الزكاة باب التحريض على قتل الخوارج
@ShukriSaidAli-iv6nq
@ShukriSaidAli-iv6nq Жыл бұрын
Walaal taakeeye oo kale ma haboona inaad wareysato waa dilaa shabaab ah
@mohamedabdullahi3859
@mohamedabdullahi3859 Жыл бұрын
Somow kamajawabayo wixilaweydiyey xafid madkalaqabatid labada nin
@safiyororaye1641
@safiyororaye1641 Жыл бұрын
Qof ashahadneysa see gaal loo dhahaya subxanallah mabda kala duwan ayay kala wataan soomow waa ku suufiyada ah laakiin waa nin Muslim ah
@AbshirKudun
@AbshirKudun 25 күн бұрын
Cajiib hadalka runta ah muxuu uga leexanayaa soomow waan yaabaye miyaan la dhimaneen oo aan lanhortagayn allhii lahaa diintaan😢
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj Жыл бұрын
soomow waa laga dood fiican yahay lkn wuu saxsan yahay taakeeye waa dood yahan.
@alisiyaad
@alisiyaad Жыл бұрын
Taakeeye Diinta ha soo barto Hadii kalle aniga ii xariiri
@hawayassin7172
@hawayassin7172 Жыл бұрын
Sufyan Acuudu billah
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 Жыл бұрын
Abdi xaafid salaan sare Sxb
@charmarkedjamaboulale-nz8hl
@charmarkedjamaboulale-nz8hl Жыл бұрын
Ayan doroo ina haysata somali hadaynu nahay sheekh sufiyan laa dhahoo somali uma wacdiyeen kuufaar kuu lahaa
@abdikadirmoallim1268
@abdikadirmoallim1268 Жыл бұрын
Wa yaabe taakeye gormu sheikh noqday , Shiekh somow allah xfido
@JamaSuleman-wu5fr
@JamaSuleman-wu5fr Жыл бұрын
Asc subxaanallaahi allaahu akbar 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Жыл бұрын
Kenya muxuu ugu noolyahay hada yaa u baeeyay inuu ku Colorado dhul kufaari xukunto
@AbdullahAhmed-sw8cb
@AbdullahAhmed-sw8cb Жыл бұрын
Anybody who's follow the Islamic is is given people with high faith. The Shek is westniziz but nt folow Islamic law
@ahmedibrahim1215
@ahmedibrahim1215 Жыл бұрын
Sh Soomo joogy been seen aad kasheesay
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 11 ай бұрын
Mareykan Soowtii lagaa tarxiilay
@naimamuad3140
@naimamuad3140 Жыл бұрын
Laailaaha illahaa culmow xaal qaado
@guul114
@guul114 Жыл бұрын
Taakeeye waa qaldanyahy 100% lkn wn doodaa!!!! Soomoow waa saxanyahay asal ahaan lkn waa afgarooc!!
@maxamedwayrax6648
@maxamedwayrax6648 Жыл бұрын
Lillaahi darak weriye sax baad tahay weliba nebigu wuxu yidhi laailaaha illalah yaa ka qabanaya qiyaamaha qofka ashahaatay ood disho waad ku garatay caruurta gaalada ah in aan lagu qasbi Karina waad ku garatay waxaanay kala Baran shareecadaiyo qaanuunka exp gaadhiga mara haadka kale shareecada laga eegi maayo ee qaanuunbaa lo samaynaya aan diinta ka hor imanayn qof ashahaadanayana lama odhankaro gaalbaad tahay ilaa uu ficil gaalnimo badheedh u samayo ama yidha diintii waan ka baxay isagoo caafimaad qabo
@carabeeti
@carabeeti 2 ай бұрын
Asc wll cabdi xafiid afayahaeen ma ahan shiikhna ma ahan aan iaah kabaqno
@abdulkadirmohamed7879
@abdulkadirmohamed7879 Жыл бұрын
Maxay ahayd Heshiiskii uu nabi Mohamed NNKH ku galay Heshiiskii Madiina ee u dhaxeeyay Yuhuuda, Muhaajariinta iyo Ansaarada sow ma ahayn wax u eg Dastuur.
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy Жыл бұрын
C xaafid wll talo iga qado doodanoo kale lamsoodhigo maxaayeelY umaday saamay naysaa
@Tahaniabditawan
@Tahaniabditawan Жыл бұрын
Cabdi xafidoow dadka kuku xeran waxa kasaran masuliyad wen waxa uso gudbinesiid wlhi adaa oga xumaday eyado buxan culimo bdn oo sharaf badan cilmii iyo aqona allaha siyay ina kan culimo oga yertan waxa 100% huba inusan diin shaqo iyo aqoon kulahen irzaqada laso gashay
@ajecceja9842
@ajecceja9842 Жыл бұрын
Dawlada Somalia American rer galbed ya cawisa kulaha. Ninkan dadka galesinaya aya cawiya horta
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Mr wariye sheekh soomow waa kuu naseexeeyey.
@hosaynn2418
@hosaynn2418 Жыл бұрын
Abdulxafid; sufyaan Taakeeye iyo kuwa la hal maala hana horkeenin maanta kadib.
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
Qof muslim ah inada galayaso waa ariin culayasakeda lehe lakiin in wadanaka diinata iyo sunaha nabiga scw ♥️ laguxukumo waa wajiin
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
@@Alon_404 adiga hadii aad gaaleysiiso Qof muslim ah adigaa gaal ah
@abdirahmanalirageh8533
@abdirahmanalirageh8533 Жыл бұрын
Ninka la leehay waa Taakeeye waa Takfiir xagjir ah.
@AbdullahAhmed-sw8cb
@AbdullahAhmed-sw8cb Жыл бұрын
WHEN the prophet pbuh said the religion wae nt copleted but at the HAJALTUL WETH the prophet pbuh said ,I lft U the Holy Qutan nmy said n did .
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Жыл бұрын
Dadka quluubahooda has u dirsaday asaga waa asaga qof leh islaam baan ahay leh xaalada ku xukumayee
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Жыл бұрын
Sufyaan Kuwa hada la Carib Tirayo.ayuu ku weelyahaye. Dadka halaga Qabto .qurbaha bes .ka qayli. Somalia 🇸🇴. Xanuun xusub Uma baahna.
@abdukadirabdulle2701
@abdukadirabdulle2701 Жыл бұрын
Ninka layiraahdo Soomoow Af somali ayuu meesha kuhayaa
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Cabdi xafiid , daanyeerka Sufyaan la yiraa umadda ha hor keenin
@nourayn766
@nourayn766 Жыл бұрын
Iskacaytan aayad kale aad hayso malaha
@bashiirmahamedhuseen6057
@bashiirmahamedhuseen6057 Жыл бұрын
AbdihafiidTagfiir khawaarij ah in aad meeshaan keento waa kuu sharaf dhac saxaafada wali heerkii aan moodayey wali maadan ka gaarin
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 22 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,6 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 100 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 21 МЛН
Arin ugub ah oo yaab badan" Gabar laga helay Xaniin Rageed
31:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 43 М.
SIR LAYAAB LEH OO LAGA HELAY DILKIISA KOHOR MARCELLUS WILLIAMS
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 87 М.
Galka Baarista: Is-barbar dhigga Taalibaan iyo Al-Shabaab
17:50
VOA Somali
Рет қаралды 172 М.
IMAAM KHALIIFA WIILKIISII OO SOO HADLAY | XAALAD MURUGA LEH
20:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 36 М.
MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI
35:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 123 М.
'WAA LA KHAARIJIYAY' IDF SAYS IT HAS KILLED HASSAN NASRALLLAH
13:57
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 18 М.
The day of the sea 😂 #shorts by Leisi Crazy
00:22
Leisi Crazy
Рет қаралды 1,6 МЛН