WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN OO FILAN-WAA KU NOQDAY

  Рет қаралды 69,287

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

TALIYIHII HORE EE SIRDOONKA ARIMAHA GUDAHA ISRAEL OO WARAYSI XASAASI AH LALA YEESHAY • WAR KA FARXIYAY SHACAB...
SOURCE: CNN
‘Julian Assange is free’: Wikileaks founder freed in deal with US
Assange to plead guilty to one charge of espionage and return home to Australia after decades fighting US extradition. WikiLeaks founder Julian Assange will plead guilty this week to violating espionage law in the United States, according to court filings, in a deal that will end his imprisonment in the United Kingdom and allow him to return home to Australia.
Assange, 52, agreed to plead guilty to a single criminal count of conspiring to obtain and disclose classified US national defence documents, according to filings in the US District Court for the Northern Mariana Islands.
Nasrallah says ‘no place’ in Israel would be safe in war, threatens to target Cyprus
In televised speech, terror leader claims Hezbollah does not want total war but is prepared for it, will not halt fighting until permanent ceasefire is reached in Gaza SOURCE: www.timesofisr...
SOURCE: • Prof. John Mearsheimer...
Israelis displaced by Hezbollah attacks will return home ‘one way or another’, says Hagari
Here’s more from Israeli military spokesman Daniel Hagari’s statement earlier, where he warned that Israel is on the “brink” of “wider escalation” amid “increasing aggression” from Hezbollah.
Kamala Harris: 'Muslims in America have endured a disproportionate number of hate-fueled attacks'
In a message for the Muslim holiday of Eid al-Adha, U.S. Vice President Kamala Harris said the country has "witnessed an uptick in anti-Palestinian, anti-Arab, antisemitic, and Islamophobic incidents" over the last eight months.
⚠️⚠️ Disclaimer ⚠️⚠️ I do my best to give credit to the NEWS AGENCY | creators | artist in both the video and a description box of every reaction I do. But because I do not own the rights to any video I react to. If there is a copyright issue or If I have reacted to A video of yours and you would like me to take it down please feel free to reach out to me through email Britsomltd@gmail.com and we sort everything out. Thank you. TEAM BRIT SOMALI TV.
Israeli forces batter central, south Gaza as tanks advance in Rafah
With a renewed ceasefire push in the eight-month-old Gaza war stalled, Israel bombarded central and southern areas again on Friday, killing at least 28 Palestinians, and tank forces advanced to the western edges of Rafah.
U.S.-backed Qatari and Egyptian mediators have tried again this week to reconcile clashing demands preventing a halt to the hostilities, a release of Israeli hostages and Palestinians jailed in Israel, and an unrestricted flow of aid into Gaza to alleviate a humanitarian disaster. But sources close to the talks said there were still no signs of a breakthrough. (Reuters).
HRW says will welcome UN decision to add Israeli army to child-harm blacklist
UN Director for Human Rights Watch Louis Charbonneau says if the UN decision to add Israel to a blacklist of countries that harm children was true, it was a “thoroughly justified” step.
The annual Children and Armed Conflict report from UN Secretary-General Antonio Guterres is not due to be published until June 18.
However, Israel’s UN ambassador, Gilad Erdan, went public after receiving notification of Israel’s inclusion on the list of countries that do not take adequate measures to shield children from conflict.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 70
@abdiazizali6198
@abdiazizali6198 3 ай бұрын
Brit TV waan Soo kabanayaa Falastiin guul baan u rajeynayaa inshallah Yuhuuda kibirkoodii Allaha jabsho Aamiin Aamiin Aamiin
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Thanks, brother, for sharing this important information with us 👍 🙏 ❤
@abdurahimmohamedyousuf8395
@abdurahimmohamedyousuf8395 3 ай бұрын
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR QEYRKII WAA SOO DEG DEGAY EE DUCADA HA LA BADIYO INSHA ALLAH
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
Allaha guleyo rer falastiin iyo islmkodhan yrabbii aamii insha allaah xor❤❤❤iyo guul wrto❤❤❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 3 ай бұрын
Falastiin weyba xoroobi doontaaye ilaahow anagoo nool na tus guushooda inta dhiman aamiin
@khadaraadan5764
@khadaraadan5764 3 ай бұрын
Masha allaaaah ilaahay swt guusha falastiin ha siiyo falastiin oo xor ah ilaahay swt ha natuso annaka oo muslimiin ah falastiin oo dawlad madax bannaan ah gaaloo dhanna ka Baqdo muslimiin oo dhanna looga taliyo falastiin ilaahay swt Hanna tuussso aaamiin aaamiin aaamiin yaa allaah
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 3 ай бұрын
Masha allh guushi falastin waa la gaadhay ee allah ha garap galo wllhen dhibka iyo xasuuqana allah hakadulqaado Yahuuuddana allah masiibo haku rido oo ha burburiyo aaamin
@reemali6728
@reemali6728 3 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين ياااارب العالمين اللهم امين❤❤❤❤❤❤❤
@adowmohamed2144
@adowmohamed2144 3 ай бұрын
That's good news
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 3 ай бұрын
Illahoow uhiili shacabka reer falastiin yaa rabbi
@shiine111
@shiine111 3 ай бұрын
‏اللهم انصر اهلنا في غزة
@mustafeadaoud3283
@mustafeadaoud3283 3 ай бұрын
Well done abdi xaafid
@hodanmuse1933
@hodanmuse1933 3 ай бұрын
Guul insha allh
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 3 ай бұрын
falastiinn xoogbeyyybku xorowdeyyy inshalllla guushiiiiina way hesheyyyyyyyy
@ershadodakat1273
@ershadodakat1273 3 ай бұрын
Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido waa farxad weyn allaha no siyaadiyo falastiin guusha allaha siiyo waxa sugeyna gargaarka allaha weyn allow no gargar amiin amiin amiin yaarabi
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 3 ай бұрын
Allaw Muslimka u hiilli
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 ай бұрын
War cad rag wuu ishaya guushuna waa cagahod xooga dhulka kuhyso Allow sahal !!!!
@abdiazizmohamed7353
@abdiazizmohamed7353 3 ай бұрын
Well done/waxaad tahay wariye RUUG CADAA AH siidaa "
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 3 ай бұрын
Falastin allaha xureyo
@reemali6728
@reemali6728 3 ай бұрын
امين يارب العالمين
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw 3 ай бұрын
Insha allaah guul guul falastiin
@AaminoUbdullahi
@AaminoUbdullahi 3 ай бұрын
Masha Allah
@ahmedmahamef7290
@ahmedmahamef7290 3 ай бұрын
Dadaal oo kasii badi wll
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 3 ай бұрын
Soomalidu waxey tirahadaa shataata ninkey kaa reebin shanwadadhalatay kaa ma reebto falastiin weey xuroobi insha Allah.
@DaganqaliAbdi
@DaganqaliAbdi 3 ай бұрын
Allow guusha uso celi wllhen muslimata odhan
@loulaloula9520
@loulaloula9520 3 ай бұрын
Machallah inchallah guulastay midnimo musulmans palestiniens
@saladomohamed985
@saladomohamed985 3 ай бұрын
Mashallah brit tv
@Sabdi-v1d
@Sabdi-v1d 3 ай бұрын
Sarkaalka hadalkiisu waa biyo kama dhibcaan,hase yeeshee,kuwaan midigta fog ma ogolaanayaan?
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@bashiradan3394
@bashiradan3394 3 ай бұрын
Asc.wari.ficani
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 3 ай бұрын
C/xafid waxaad ka mithya wariya an dhagsta Wax jelanlaha inad noo sheeted inay yuhud kayacayan wadanka Falada nogu sodar Kasn xisanay
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 ай бұрын
Dad xasuuq iyo silic kujira maxey farxaan Allaha ugargaaro
@hodanjama2924
@hodanjama2924 3 ай бұрын
Allow aamiin
@XildhibaankaXaji
@XildhibaankaXaji 3 ай бұрын
ASC
@muhuboelmi4662
@muhuboelmi4662 3 ай бұрын
Xaqa hadii afka looga istaago feeraha ayuu kadilaacaa yahuud xaqiibaaku dilaacey waana dhamaadkooda siduu ilaahey noosheegey
@Adamabdi-w3m
@Adamabdi-w3m 3 ай бұрын
Runta waxaa kakeenay qoriga al yasiin iyo samirka xamaas
@MohamedAAdam-en8rx
@MohamedAAdam-en8rx 3 ай бұрын
Maxaa farxad u ah Reer falastiin?. Ma hadalka ninka yuhuudka ah
@dhirbaaxo5097
@dhirbaaxo5097 3 ай бұрын
Qunyar qunyar bay usoo miyarsanayaan yuhiidii
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 3 ай бұрын
Nio ninkaan warkiisa waa sax laakiin yaa dhageeysanaayo soomaali waxeey tiri nin malagiisa galay meeydaari ma garto
@qassima317
@qassima317 3 ай бұрын
Wariyahan libiska ingriiska gumeeystaha buu xeerta ma ingriis buu ismooday cowboy buu jilaa ma’ila aragteen
@CbdiresaqIbrhim
@CbdiresaqIbrhim 3 ай бұрын
Waxas ayad LA meeraysan yuuhudi ba yiri
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 3 ай бұрын
Runta khaeaaeka ahaweeye
@OSMAILOMAR-h5f
@OSMAILOMAR-h5f 3 ай бұрын
A
@osmangure6040
@osmangure6040 3 ай бұрын
S/c WAR YAA U SHEEGA YUHUUDDA NACASTA AH (HITLAR YAA U DARRRAA WIIL ARLADA GELIYA HOWL WEYNE ISGABASE MEEL HAAD KU CUNAY HUBANTI LOO WAAYE (WWay wada garanayaan yuhuudi HITLAR ) sow masha in ay runta ku sooo dhowaadan
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 3 ай бұрын
10 kii minutes ba 1000 ayaa daawada very good BRI SOMALI
@reemali6728
@reemali6728 3 ай бұрын
Laa qaalib ila laah لا خالب الالله
@hodanjama2924
@hodanjama2924 3 ай бұрын
MashaAllah yaa Allah Falistiin ugargaar oo cadowkooda jabi. Yahuud na Allah masiibu hakurido waa cadowka Allah iyo muslimkaba. Yaa rabi uhiili Falistiin weykusabreen jihad ka iyo dhibaadada iyo dulmiga aan xadka laheyn.
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 3 ай бұрын
Waa runtii si loo nasto two estet halasameeyo balse akhirka israiil dawlad la dhaho majiri karto inta hadhayna wa laga qaadi doonaa insha allaah
@AbdillahiYoussoufAli
@AbdillahiYoussoufAli 3 ай бұрын
Adeer dhulkaaga wax ka dhiso wadan shishiiye maya
@mfjk1377
@mfjk1377 3 ай бұрын
Waa sax hadakiisu waana kan ugu macquulsan runtii❤alow guusha sii falastiin
@Alakhbaardiin
@Alakhbaardiin 3 ай бұрын
Maashaa Allaah ☝️ Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Guuul Filisttiin 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪🔪✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻✌🏻🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Cumar2
@Cumar2 3 ай бұрын
Dadka flashing mawaxay udagaalamaayaan dhulkooda oodhan mise qayb kmd eh
@0marabdi209
@0marabdi209 3 ай бұрын
Dib majiro hadii 1000000 oo falastin lalaayo. Kadibna xornima lahelo
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 3 ай бұрын
C.xaafid aad bad umahadsan tahay halka nooga wada sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid
@GoobeAli
@GoobeAli 3 ай бұрын
Manta cudkaga lama maqlo ee cilada ma xageyga mise dhanka Brit tv
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Insha Allah kariim, falastin oo hor ah ayaan ilaah ka rajeyneynaa❤❤❤
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan 3 ай бұрын
Waa nin u filiraya si caafimaad qabta oo ay ku jirto danta 2da qoomiyadood.
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 2 ай бұрын
ilaahow xore falastin aamin aamin yaa alah
@rahmafarah3484
@rahmafarah3484 3 ай бұрын
Trasi waa run ha ka baxan
@XalimoYusuf-me2nl
@XalimoYusuf-me2nl 3 ай бұрын
Wa gaal runta sheegay
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 3 ай бұрын
Yaarabi Yaarabi ugurgaar walalaheen falastiin
@reemali6728
@reemali6728 3 ай бұрын
اللهم امين يارب العالمين❤
@hamdiabdimohamed6715
@hamdiabdimohamed6715 3 ай бұрын
Asc C/xaafid Allaha ku xifdiyo insha Allah Falastiin way xaroobin mardhow
@mowledxaji6484
@mowledxaji6484 3 ай бұрын
Greet news❤
@abdiabdullahi2079
@abdiabdullahi2079 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 3 ай бұрын
ISRAEL waa jabtay jabka yahuuda like saar sxb
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy 3 ай бұрын
Waa xaqiiqo loogu lasbqaboojinayo quluubtayada dabku ku shidanyahay iyagoo wali sii wada xasuuqa walaalaheen falastiin
DEG DEG AH: XIZBULLAH OO QIRATAY IN LA KHAARIJIYAY NASULLAH
28:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 58 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
SIR LAYAAB LEH OO LAGA HELAY DILKIISA KOHOR MARCELLUS WILLIAMS
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 97 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 136 М.
IMAAM KHALIIFA WIILKIISII OO SOO HADLAY | XAALAD MURUGA LEH
20:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
DOOD KULUL: OO KU SIGATAY IN GACANTA LA ISKULA TAGO. (GAZA )
23:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
JAWIGII AYAA HAL MAR IS BADELAY SI LAMA FILAAN AH | YAAB!
12:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 13 М.