Bushaaro Talk Show Nolosha Aamina Qaybtii 2aad

  Рет қаралды 266,209

Bushaaro Media

Bushaaro Media

Күн бұрын

Wuxuu Yahay Bushaaro Talk Show Barnamij ka Hadlaya Xaqiiqada Nolosha Qofka, Waxaan kula Kulmaynaa Brnaamijka Dadka Caanka Ah iyo Bulshadaba.
Hadaad Jeceshahay inaad Ka Qayb Qaadato Fadlan Nagala Soo xidhiidh Bushaarotalkshow@gmail.com

Пікірлер: 1 600
@zakariyemudey9323
@zakariyemudey9323 5 жыл бұрын
Inta Rabta Abdisalan Hereri like aan ku muujino..Abyo Bushaaro adna inoo texgeli codsigeena👏👏👏
@suaddahir4473
@suaddahir4473 5 жыл бұрын
Waxaan kula talin Gabdh kasta Walashay ah somaliyeed we stay strong and work si Aan u noqono DAd isku filan 😭😭 allah Hanoo gar gaaro Dumarka somaliyeed
@mohamedAhmed-mq8zt
@mohamedAhmed-mq8zt 5 жыл бұрын
hold on you man
@jamaciise9199
@jamaciise9199 5 жыл бұрын
Islaantu haday qoyska hal sano qoyska deberto odayguna ciyaalka looga tago, Libaaxad bay isu qaadataa. Yuusuf garaad cumar,damiir xumaa Oo naxariis daranaa.
@iqracusman8911
@iqracusman8911 3 жыл бұрын
Aamin wlshey 😪
@munahaji6012
@munahaji6012 5 жыл бұрын
Mama Aamina Wa run Noloshas ana arkay 3 sano oo ka mida aya haben walba oynaye qofkalana maahen waa ninkayga wana yaraa isagana inbadan ayuu iga wayna Wlh nolosha qarked dhimasha dhaanta Ragow ilahay ka yaba xaasaskiina unaxarista ciqabta ka daya
@cadeeycadeey4096
@cadeeycadeey4096 5 жыл бұрын
😭😭😭sorry abaayo
@jd...5569
@jd...5569 5 жыл бұрын
Macaanto hadaad ka baxday xaladaa alxamdulillaah, laakiin hadaad wali ku jirto caafimaadkaga ayaa wax kasta ka muhiimsan marka maskaxdaada ilaali xalne uraadi noloshaada.
@munahaji6012
@munahaji6012 5 жыл бұрын
@@jd...5569 Alhamdulilh Qali wanka baxay Shugran
@a.a1412
@a.a1412 5 жыл бұрын
Ilaahey hasilciyo Nimnka Dumarka dhiba ilaaheyna cadaabta hageeyo adunkana haku silciyo Aamin Strong women ayad tahay eedo mcn Waadna nasiisay Ra'yi aad umihiima bdn😭😰😳
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 5 жыл бұрын
Walaal ha habaarin, naar wax la iskugu duceeyo maaha. Allah soo hanuuniyo , reeraha noo toosiyo.
@a.a1412
@a.a1412 5 жыл бұрын
@@tichipsmobile4936 ninkii haweeney xumeeya ooo ka oohiya waan habaarya ilaaheyna Dumarka haka qabto
@xafsoaxmed1567
@xafsoaxmed1567 5 жыл бұрын
Queeen Asiyah abaayo ha habaarin bini adamka wuuqaldamaa Allha xaqa natusu uducey haduu kuxumeeyo ruux ha habaarin abayaasha somaliyeed
@tichipsmobile4936
@tichipsmobile4936 5 жыл бұрын
@@xafsoaxmed1567 haa waa runtaa walaal, muxaadrada sheikh kenyawi halagu dhawmo yaan la iloobin " Cafi walaalka""
@xafsoaxmed1567
@xafsoaxmed1567 5 жыл бұрын
tichips mobile cafi walaalkada kenyawi kahor ayuujiray
@Hafsa44209
@Hafsa44209 5 жыл бұрын
Behind every successful woman there was herself 💖
@Rasabdi
@Rasabdi 5 жыл бұрын
Hhhhhhh😂🤣🤣😂😂😂what !!! Lol
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe isar abyo plz
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
@@Rasabdi subcribe isaar plz walal
@fartunmohamed4736
@fartunmohamed4736 5 жыл бұрын
Ax abaayo alxm dheh hada ilaahey wuu ku soo mootiyay dhibkaas iskana cafi kuwi kudhibay
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 5 жыл бұрын
Behind every successful man There is a woman
@alcaalam509
@alcaalam509 5 жыл бұрын
Amina muuse weheliyo siduu kuu dhibay ilaahay haw dhibo yusuf garaad Wuxu muxuu dhintay qof hagaagsan baan moodaye
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
Waligay isman lahayn in Gabadh Somali Yusuf Garaad sidaa u dhibi karo .. kaaga darane waxaba laga dhigay wasiir dowlada farmaajo inkasta oo laga cayriyey .. ninka gabadh somaliyed sidaa ugalay waa arin laga xumaado .. laakin waa in la waydiiya sabobta uu wariyayaasha gaar ahaan Amina Musee sidaa ugu galay , ma ogyahay dhibta uu u gaystay gabadhan qaaliga ah ??
@alcaalam509
@alcaalam509 5 жыл бұрын
@@Somfox1 ilaahaybaa ka jari doona aduunkana kolay wanaag kuma waarayo
@hassanalisaid2255
@hassanalisaid2255 5 жыл бұрын
Masha Allah Aamina Muuse Wehliyo You are role model of somali's mum's really muma Aamina you have good personality finally you are success. Mamu Aamina you are the best example of somali's mum's.
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 5 жыл бұрын
Subcribe isaar plz walal
@abubakarabdalla1273
@abubakarabdalla1273 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 wlhi maama aamino muse wehliye waxad dhib soomrty alxm allaha wuu kaa bixiyay iskana cafi qof walibo oo dhib kuu geysty walashey bishaaro baande thanks adigana runtii wan jeclaa inaan taarikhdeyda buug kaqoro oo aad iwareysato laakin i.n mar un wey dhacee dadaalaa wuu gaara 😍😍😍😍😍
@hanihanka9528
@hanihanka9528 2 жыл бұрын
Sorry wllo waxa somartay badalkoda allaha ku siyo
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 5 жыл бұрын
Barnaamijkaan waa mid Loo baahnaa❤️❤️ Next Maryan Mursal Noogu soo casuun
@munabuety4686
@munabuety4686 5 жыл бұрын
Wlh Mama Maryan Mursal ayadana tariikh waa so martay
@umumohamed964
@umumohamed964 5 жыл бұрын
Waa runta walal aniga ku fakaray sidaso kale maryan mursal mey nooguso casunto showga
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 5 жыл бұрын
@@umumohamed964 wey xanunsan tahay mamadas
@yasminmohamed5632
@yasminmohamed5632 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥allha maxey hooyin badan afka ka qoslen oo uurka ka ooyeen 😭😭😭 wlh waa xanuun
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭
@shakiibmhurre
@shakiibmhurre 5 жыл бұрын
aamina muuse weheliye in badan bad dhabar adagtay mama illahay janada ha kugu caasumo 💞💞💞
@Yourchoicelife
@Yourchoicelife 5 жыл бұрын
Emotional really.Dadka somalida saan cmlaa larabaa inay runta ushegaan.your strong Mom.
@Suadgobbe
@Suadgobbe 5 жыл бұрын
Ninka gabar soomaliyeed wadan shisheeye sidaa ugu dhibay ayaa xil loodhiibay.
@ayacbb
@ayacbb 5 жыл бұрын
Sax
@seibjilly7603
@seibjilly7603 5 жыл бұрын
waa inkaar qabe kaas Allah ha cadaabo
@xabiboibrahim7452
@xabiboibrahim7452 5 жыл бұрын
Abayo magaciis xika u haayana maxaa waye
@saydomer1861
@saydomer1861 5 жыл бұрын
oo xilka xageee ayuu ka hayaaa?? Qofkaasi
@hamdinur9382
@hamdinur9382 5 жыл бұрын
@@saydomer1861 woxow ahaan jiray safiirka arimaha dibada somaliya hadese maqaan
@hassansr6266
@hassansr6266 5 жыл бұрын
Amina muse ❤️👏hadal weyn ku hadashay ma rabo ine i dhahan ilmaheyga hooyadey aa aabahen xirtay 👏👏👏
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 5 жыл бұрын
Amina muuse weheliye ilaahay caafimadka & aqliga wanagsan haku siyaadiyo walahi qof adag aya tahay. Alle adiga iyo awlaadada iyo ehelkagaba haku xafido.
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 5 жыл бұрын
Mama Aamina Muuse Qof damiir leh oo gbdh ah oo hdlkaaga dhageysatay/Aragtay aan ilmeynin ma jirto Wallahi😭😭 I'm sure 😭😭
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 5 жыл бұрын
😓😓😓😓😓Alla mxaa hooyo Qoslesa Qosalkedaas Oohin ka danbesa Sorry hooyo kastoo Ilmaheda darted u dhibaatoday😍😍🤗
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 жыл бұрын
Rahma Issllaam maxaa hooyo oysey qosol udan beeyey oo inta ilmeheeda u koreen wejiga biya qaboow marsatay.sida aniga oo kale.
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 5 жыл бұрын
@@ashaoali8020 Mahadsanid hooyo Allah nimacada iyo farxda Jannadi Aakhiro kugu daro
@saharanaur1826
@saharanaur1826 5 жыл бұрын
Rahma Isslla
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 жыл бұрын
Rahma Issllaam Jasaakilaah qeyr jasaaka macaanto rafaadka raaxaa kadnbeeysa waxaan xasuustaa ayadoo aanaan dabshidan oo duhurkii markii lagaaro aan inta albaabada ku garaaco deriska baaquli ama madiibad aan cidaha qadada karsaday qarsin uga soo qaato
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 жыл бұрын
@@rahmaissllaam4089 samarku sibir waaka qaraaryahay.
@Asmaasluub
@Asmaasluub 4 жыл бұрын
Aad ayaa unicbahay nimanka haweenka maskaxda ka dilo. Never ever let a man to bully you girls held your head up. Love to ever single moms out there.
@khadroabdirahman9341
@khadroabdirahman9341 5 жыл бұрын
wa wariyaha kaliya ee dumarka somaliyed ugu qaalisan nolow gacalo Amiina
@ckgaruun2011
@ckgaruun2011 5 жыл бұрын
She is really a role model. She persisted, devoted her life to break all the challenges of life. Then she become a role model. This is the fruits of long journey of success.Aamina you uncovered the reality on the ground,sorry to cry in front of us as a mom. Nobody can forget who forced you to cry and made your life to commit a suicide.
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 5 жыл бұрын
Abdikarim Garun 😭😭
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 5 жыл бұрын
Abdikarim Garun i can feel😩😩
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 5 жыл бұрын
Wlhi saa u sugaye ilahey og mahadsanid abbyo sharaf ayda naa ad aya ugu mahad celina waa qof dacad runti inbadan wax bdn aya sheekadeeda ka faidey wayo arag waye wlhi 😍😍😍😍❤❤
@biibaali9489
@biibaali9489 5 жыл бұрын
Ani xita
@Princessprincess-pb8oe
@Princessprincess-pb8oe 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢wlhi wan la oooyaya mama Amina srry but you are strong 💪 woman 😘😘😘❤❤❤😘love you so much
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
"ان مع العسر اليسرى" Dhib kasta dheef ba ka dambeysa. Samirkaaga faraha badan waxa ilaahay kuugu badalay in aadan owlaadaada kaliya Hooyo u noqon ee aad u Hooyo noqoto dhamaan dhalinta Somaliyeed e wanaagsan. Mar walba waan ku duceynaa ilaahay dhib kuma tuso #MaamadaUmadaSomaliyeed. Baraare labada Daarood ah ban kugu duceynay❤❤
@Kiddowolf
@Kiddowolf 5 жыл бұрын
I cried with her....the kind of pain she went through walahi is beyond us..a working mom being abused at home and work.. stay strong. Walalo we love you
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Sidaan ugu dhararaayay ma taqanaa hee qeybta 2 aaad yaa illa mid ah
@faizamoha
@faizamoha 5 жыл бұрын
Every success person has apain stroy 😭😭😢
@ridhwanruun7553
@ridhwanruun7553 5 жыл бұрын
Faiza Moha actually true Qaali
@AbdiqasimG
@AbdiqasimG 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Wlhi aad ayaan oga qiirooday Walaashay Amina Muuse Wehliye waxay soo martay Nolol aad u cariiri ah. Amina maanta way ka soo gudubtay waxaas oo dhan wlhi waa qof aad u samir badan,Allah waxaan ka rajaynayaa inuu samirkeeda Janno ugu badalo Wlshy Amina sharaf iyo Cizi ku noolow. Bisharo mahadsanid.
@isaacsmustapha7497
@isaacsmustapha7497 5 жыл бұрын
hada nhy raga somaliyed keena fcn xita aan dumarka xumen ma iu garab istaago😭😭😭 sorry hablaha somaliyed 😭 waxd ku noshihin nolol ay naad uqalmin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayeeyocutiya6094
@ayeeyocutiya6094 5 жыл бұрын
Aamina muuse weheliye wllhi waad iga oohisay habaryar maanta lkn qof adag baa tahay 😢😢😢
@zamzammohamed3927
@zamzammohamed3927 5 жыл бұрын
Yuusuf garaad ficilkuu samaynayey waa xaasidnimo waana doqon power la siiyey.
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 5 жыл бұрын
Aamina muuse weheliye Qof Qalbi Nadiif ah Qofkasta oo dhibay waxay leeday walaalkay Sida muuqata Odaygeeda iyadaa keentay Ingiriiska Hadana Wuu Dhibayay Cawke Cabdisalan Hareri Aadan nuux dhuule Yonis Cali nuur Siciid cali muuse Saxafiyintaasi dhamaan Way ka Cawdeen Yuusuf Garaad isagaan BBC da ugatageen Yuusuf Garaad hooyadaa Walaashii ah muxuu ka Faa'iidayay dhibta walaalihii soomaliyeed
@mdsolyman8865
@mdsolyman8865 5 жыл бұрын
Boqorada haweenka a ya ad ta hay ala ha ku xafido walaashey
@momoabdi5902
@momoabdi5902 5 жыл бұрын
Nikas yusuf garad laleyahay akhasu naswaye suu mahad abiib wilkii norway haysatah markuwasirka aramaha dibada hestay axmaq
@hothanmohamed18
@hothanmohamed18 5 жыл бұрын
you are very strong woman walaal,you are role model to most of young mums and girls,keep it up
@naasibaxmed6964
@naasibaxmed6964 5 жыл бұрын
haddii furinku kugu bato waa lugul colobay xat reerkiin cid ku Rabta ma jirto dhibato aad u badan ba na haysta anigab u bahan iin lay waraysto maxa dayac ii haysta aniga
@dekasalad2282
@dekasalad2282 5 жыл бұрын
Ha u jojin abayo
@umuumu7780
@umuumu7780 5 жыл бұрын
Abayo macan sabarka iyo salaada kaaasho waa dareemi karaa dhib waxay thy allow ada kariim ehee dhibta naga qaad
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
Sorry abayo ha Ubixin mar un wa guulesanesa
@naasibaxmed6964
@naasibaxmed6964 5 жыл бұрын
Princess Amina shukrn qaali insha aalh
@zarrosasha2693
@zarrosasha2693 5 жыл бұрын
Wlaashay alle isku xir dhexdana xiro oo iska tuur reeryada cidina kuma hor istaagi karto hadaad go aaan qaadato rabbigaana talo saarato AAMIN MAALIN INAAD NOLOSHA KU FARXI DOONTID USHEEG NAFTAADA MAALIN KASTA IN QOF RABBI FARAJ U FURO ADIGANA AAD AADANAHA KA MID TAHAY
@rukiaabdulkadir9790
@rukiaabdulkadir9790 5 жыл бұрын
Subxannallaha alla maxay dhib aragty aamina muuse دعوة المظلوم مستجابة War hooy dulmiga hala iska daayo Ragana yan la aaminin
@filsanabdirahman3615
@filsanabdirahman3615 5 жыл бұрын
Imada Amina muse way idhipaysaa wlhi😭😭😭 really love u ❤️hoyo
@aragsanyusufofficial5563
@aragsanyusufofficial5563 5 жыл бұрын
Nasab maaha ruuxiii haween nacab u heestaaye 😭 Nin ba maaha ruuxii hablaha nabar u geestaye 😭 Nacas weye ruuxaan cizeyn naaski uu jaqaye 😭 Nasiibkiisa Nin uu reebay baa naag ku ciil baxa eee 😭 Nuqul & warxumo faafintuna waa nusqaan nimo ee 😭 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Nimanka sidas u galaya mar walbo soo hooyo ma dhalin soo Nin rag oo damiir leh maaha hooyo walbo gabar walbo oo aduunka korkiisa kusoo ooysay Nin rag ayaa ka oohiyay wlhi 😭😭 hooyo aamino muuse wehliye Allah dartii u samir ayaga ayuu shalaayto u dambeeyaaye insha Allah inta ay kugu sameeyeen walagu sameyn donaa ha oooyin hooyo ee aaamus
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 жыл бұрын
I really became emotional 😭 ilaahow Hooyooyinkeen u denbi dhaaf , they suffer like this and more .رب ارحم امهاتنا يا الله
@samarabukar4906
@samarabukar4906 5 жыл бұрын
Illahow amiin🤲💔😥
@halimosharif7651
@halimosharif7651 5 жыл бұрын
Aamiin
@ibrahemadam1
@ibrahemadam1 4 жыл бұрын
what doesn't kill you makes you stronger I WISH I COULD BE THERE RIGHT NOW AMINA AND GIVE YOU A BIG HUG IM SENDING TO YOU A BIG HUG AMINA!!🙏
@kamaludiinabdullahi794
@kamaludiinabdullahi794 5 жыл бұрын
Mama amina muse wehliye wllhi waxaa thy hoyo karti leh allaha ku dhoro ❤❤❤❤❤
@wacanmadar7409
@wacanmadar7409 5 жыл бұрын
Cajiib ala dumarka somalida waa dumarka aduunka ugu adag wlhi mid kasta in dhibaato ku filan ayaa hoosta ugu jirta hadana dusha qof caadi ah baad mooda waxa dhibka ku kalifana waa nin somali ah ama ha qabo ama hala shaqeeyo speechless
@sharafxussen5771
@sharafxussen5771 5 жыл бұрын
I realy luv u hooyo Aamino 😢😢 ilaah cimri dheer hakusiyo ❤💋
@biibaali9489
@biibaali9489 5 жыл бұрын
Amin
@maryan6464
@maryan6464 5 жыл бұрын
sorry mama amina
@saidabdi4439
@saidabdi4439 5 жыл бұрын
Amina muuse stay strong make them wonder how you are still smiling huuno we love you so much
@muniirhaadi3501
@muniirhaadi3501 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll busharo waa barnaamij muhiima aan hubana in cidii daawata oo dhan ka helyso kana faaiidyso Guulayso Waa ku garab taaganahay anakana 😍👍🏿
@mdsolyman8865
@mdsolyman8865 5 жыл бұрын
Bishaaro a ad iyo a ad a ya ad umahadsantahay waa ban a am is aad uwanaagsan
@abdiraxmanxuseen162
@abdiraxmanxuseen162 5 жыл бұрын
Walahi waa marki iigu horeysay oo aan ilinta ceshawayay 😭😭😭😭
@rawanbinthussein3151
@rawanbinthussein3151 4 жыл бұрын
😭
@kawzarzhankaroonali1072
@kawzarzhankaroonali1072 4 жыл бұрын
Kula midan ahay wloh Mrksta an dawado wan oyah
@farxiyajaamac3998
@farxiyajaamac3998 4 жыл бұрын
Ax ax ax
@quruxoday533
@quruxoday533 5 жыл бұрын
Walaahi i can't stop crying but you are strog lady
@ruunmohamed6173
@ruunmohamed6173 5 жыл бұрын
wlh waa qof dumar ah oo adag masha allh dumar bdn oo soomali ah baa sida taarikh ugabuuuxdaaaa bushaaro wakumahadsantabay wa marnaamij loobaahnaa dad badan wankaasugayna ina sida aamina acaml noosoofadhiisiso raga somaliyeed inta xun allaha soohanuuniyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amaaldegan4156
@amaaldegan4156 5 жыл бұрын
Qisadan waa mid xanuun badan illahay haku xiftiyo #Aamina 😭❤
@ayaancawil7241
@ayaancawil7241 5 жыл бұрын
Sorry sorry mamo aamina muuse weheliye waxad tahay qof adag alle cimriga iyo cafimadkaba haku barakeyo
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 5 жыл бұрын
Nin Rag ah Naag baa ka Adag. Naagna Nacas baa ka Adag. inan Gumeed Baa ku Helay lakin if iyo Aakhiroba waa lga jari doonaa.
@cabdullaahiyaasiin2507
@cabdullaahiyaasiin2507 5 жыл бұрын
Runtii , waa dhacdooyin aad u foolxun . Kuwaas oo huwan naxariis darro iyo turaal la'aan loo huray Hooyo Soomaaliyeed . Hooyo Aamino Muuse weheliye ma ay oydeen , haddii , aan lur iyo ciil la tusin . Alle hakuu abaal guddo kuwaas sidaas kuu silciyayna hala xisaabtamo .
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Waan ilmaynayaaa😭😭😭😭😭 Sorry hoyoyinka somaliyeed meel walbo aad jogtaan dhibka Alle hainka saaro
@ShamisDaqarre
@ShamisDaqarre 5 жыл бұрын
Nasab nasab dhalay walee Aamino waa gabar dulqaad iyo xigmad leh Ale raxmaan hakubarakeeyo
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 5 жыл бұрын
yuusuf garaad iimaanka alla kaaqaad shaaribo wayne sidaas ayuu rabaa inuu madax weyne unoqdo soomaaliya ninka maamadaas ka oohisiiyay walaanu xataa uqalmin safiir
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 жыл бұрын
Sheeko kasta 2dhinac ayey leedahey ee baaburka jooji dambigana heysku badin
@sumayaadan9272
@sumayaadan9272 5 жыл бұрын
@@nasreenwhatdowedohavali1425 adiga dumar qof dumar dhibkeda daremayay maa wali maamada dhibku somariyay wali qiil uga raadinee ninkaas xun
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 жыл бұрын
@@sumayaadan9272 leeftooy weyn ayaad tahey habrahaan shaqadiina qabsada ayey ka ooynayaan ma yuusuf baa leh meesha shaqey u timid ma jeefey rabtey
@samiirahmalapsan5168
@samiirahmalapsan5168 5 жыл бұрын
adigaana yuusuf kaas xun udaaninaaya naa maan damqasho lheyn ma qof uur leh baa 8hour shaqeyn krtaa maamo ah Aqas nooc baa,ba,aday maa thy wlle miseh Yusuf graad baa hbn lasexty mgca dumarnimada ceebeyse Aqas😏
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 жыл бұрын
@@samiirahmalapsan5168 Ala maxaa kiiska leyska waaley naa soobaro sharciga oohinta intaadan lacamiran yaahuu
@abshirhilowle5951
@abshirhilowle5951 5 жыл бұрын
Hoyo wlhi ninks bani aadam ma ahn xaasidka oo qansiirka ah cimri dag dag allah u keeno hoyo somaliyed inuu sn u galo wlhi ka xumhy ma jecleyn inaan inkaaro ama aan ilmahaga aabahooda lkn hoyo kaas adoo awalks u galay inuu San kuu gly lawada dhinac dhib aad ku nolaaty ma jecleyn inuu dhibkn dhan ku gaaro lkn wxd soo sawarty lkn mnta cadowgada wd ka guuleysaty waligada hoyo aamino 😭😭😭😭😭😭wlhi wn ilmeeyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭hoyo aamino cimri dheer allaha ku siiyo iyo cafimad dhibka aad ayaan kula daremay wn ka xumhy dhibka kugu dhacy 😭😭😭😭
@aaminohassanabdi9496
@aaminohassanabdi9496 5 жыл бұрын
sorry mana amina bal ka wrn hoyo shaqeysaneso aya sas lo abuse gareryay side noqon karta mid guri iska fadhiso o waxba baran nin gacantis wax ka sugta gabdhow isku tashta o wax barta independent ahada
@ikraaam1202
@ikraaam1202 5 жыл бұрын
✔✔✔✊
@ayanahennaofficial9216
@ayanahennaofficial9216 5 жыл бұрын
Taasi ilaahay baa dadka u diraya
@ayaanmohamud6032
@ayaanmohamud6032 5 жыл бұрын
Absolutely wall gabdho badan bay haysataa dhibatadaas wlhy wan la oyey amina waxa ay ka shekaynayso ninkii ay intaa oo dhiba la soo martay oo ay wadanka kentay baa sidaa ugalay gabdhaha somaliyeed yaan la isu jabin nin waa cadaw khasatan kuweena somaliyeed 95% waa cadaw 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Princessprincess-pb8oe
@Princessprincess-pb8oe 5 жыл бұрын
Yeah wlh absolutely my dear runta ka hadashay my Allaah bless you 😘😘😘❤❤
@aaminohassanabdi9496
@aaminohassanabdi9496 5 жыл бұрын
ayaan ahmed sax waye abyo wa ina dadalna self care samena mid qof kale intana ka fakarin
@glowgirl2988
@glowgirl2988 5 жыл бұрын
Part3 hadaa sugayso like ta ha iga xasdin👍
@umuumu7780
@umuumu7780 5 жыл бұрын
Wlhi aada usugayay qaybta 2aad habo aamino oohin waa iga dhamaatay waa ku jeclahay waxaa tahay hooyo amaan mudaan allow ku xifdi manziladada jana ka dhigo😘😘😘
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 жыл бұрын
Hablaha somaliyeed ee muqdisho asal ahaan ka soo jeeda, inaba caadi maha
@fartunnuur5196
@fartunnuur5196 5 жыл бұрын
Shakir se caadi u aheyn wll yacni maxa ula jeedaa
@shakirfarah3449
@shakirfarah3449 5 жыл бұрын
Fariidnimo, hawl kar, Dan yaqaan
@maryamamaxamud295maxamud2
@maryamamaxamud295maxamud2 5 жыл бұрын
shakir farah waa run waa baariyaal sabar badan.
@sacdiyomohamed4827
@sacdiyomohamed4827 5 жыл бұрын
Dhibatada aad martay illahay ha kugu badalo janadu fardows inshallah wlhi waa hoyo inaa ku dayano nola bahan yahay mamo Amina illahay haku xafido adun iyo aqiiro ba 👸💕🙏💕🧠 mar waliba inshallah guul😍😍💕wlhi illahay dardiis ayaan ku jeclahay wlhi illahay haku barageyo
@ridhwanmohamed2019
@ridhwanmohamed2019 5 жыл бұрын
Mama amino wa hoyo somaliyeed oo sharaf iyo qimo badan oo daqan iyo diin leh alx mamo malin in ad ka baxdhay dhibkii iyo xanunki ad so Martay qisada ad ayeey i tabay wlhi wa inan ku wana qadhana Gabdho inshaallah waxan sugaya book kaga gortuu so baxo illahay cimri dheer haku siiyo mamo our role model .Strong woman
@deqaali5866
@deqaali5866 5 жыл бұрын
Hooyo kasta ilmaheeda dartood bay dhibaato kaste umartaa 😭😭😭😭😭😭😭
@hodancali5664
@hodancali5664 3 жыл бұрын
Sx
@fadumommohamed9454
@fadumommohamed9454 5 жыл бұрын
waan ka xumahay abaayo aamina adoo halyaay dumar ah ayeey kugu dhacday arinkan waan ku taageera taniyo shugri i shumi 👍👍👍👍🌷🌷🌷⚘⚘🌹🌹💪💪waxaad tahay gabar adag ooo ku dayasho mudan
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Wlh ilinta waan ceshan waa yay maamo aamina qisa xanuun badan ayey so martay alle ha u boga dhayo
@najaxbella7959
@najaxbella7959 5 жыл бұрын
😭😭😢 i can't stop cry mama amino ilhy haku sharfo adun iyo aqiro jano alle hakugu abal mariyo awladada bari alle hakaga dhigo
@abdusamed3288
@abdusamed3288 5 жыл бұрын
Aamina taariikhda ayaa xusi doonta waxay ahayd weriye codkiisa LA illaawi doonin
@genghiskhan1458
@genghiskhan1458 5 жыл бұрын
wallahi It's a shame that our sisters go through so much pain because of our brothers. We love and support you, our beautiful sister Aamino, and thank you for sharing your pain with us because only a strong woman who cares about her people would come on a national TV and would have told the worst that has happened to her, just so that girls and boys could learn something from it, and to make sure this doesn't happen to our sisters. and may God make you one of the neighbor of Prophet Muhammad in Jannah. Thank you and we love you aamino
@abdirahmanahmedali1451
@abdirahmanahmedali1451 5 жыл бұрын
True story Real woman Aamino muuse Wehliye Yuusuf Garaad sharaf maleh kaasaa madax ka noqday dalka
@farhia.Mohamed
@farhia.Mohamed 5 жыл бұрын
Maama aamino xanuunkaga waxaa dareemi kara hooyo kastoo oo soomaliyeed 😭😭
@hodancali5664
@hodancali5664 3 жыл бұрын
Sx
@itsebyan
@itsebyan 5 жыл бұрын
Maamo Aamina waa qof adag waxaas oo dhan Haddey soo martay Hooyo ilahey nabsi bax ha Ku siiyo 😍😘
@rajoficanfilonolasha6761
@rajoficanfilonolasha6761 5 жыл бұрын
Wan ka xumahay Dhibatada ka dhacday Mamo.Amina muse wheheliye Dhibatoon badan oo sidanokale oo haysta mamoyinka Saomaliyed Alle hano gar gaaro
@maryamaali9300
@maryamaali9300 5 жыл бұрын
qiisadii inaa depression kugu dhacay iyadoo sheeko eh ayaa keentay waa daawaday ileen sheeko kasto la jilo iyadoo qiso ayee qof ku dhacdaa😭
@fadumohusseinhassan4217
@fadumohusseinhassan4217 5 жыл бұрын
Haaa wax aan dhicin inta badan lagamaba hadli karo lkin nin ahaa muxuu nabsi ka guranayaa dumar fara badan
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 5 жыл бұрын
Amina walaal you are intelligent and full av sabr, tolerance may Allah give you more of that in all your remaining life, special program Walahi. Sorry to hear what you went through walaal.
@bilanahcurves863
@bilanahcurves863 5 жыл бұрын
Ax wlhi dhamantenba hablaha somaliyed taasa lagu haya 😢😢😢🤬😩 wan la daremaya aamina dhibkan
@abdirahmanmuse9933
@abdirahmanmuse9933 5 жыл бұрын
Ragga koonfur u dhashay Waa xoollo DHamaantood dumarkoodana Sida xoolaha u la dharma wlahi dumarkoodu waa qaali
@ayaanwarsame8264
@ayaanwarsame8264 5 жыл бұрын
Alle aad ban uga xumahay waxa ku dhacay Aamino muuse runtii waan la ooyey.
@aminaosman3439
@aminaosman3439 5 жыл бұрын
Ah Amina your story was is touching so emotional 😭 you’re very strong women may allah bless you habibty ❤️❤️
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 5 жыл бұрын
Rag qaarkii markay ku xasidaan waa ciqaab waayo wan soo maray wakhti shaqo aay naga dhexaysay meel xafisa lkn anigu gurigayagan ku nafisi jiry hooyo iyo walalhy iyo asxaab Alx
@ismahanmohamedsaalax9080
@ismahanmohamedsaalax9080 3 жыл бұрын
Wlhi waa xanuun rabiyoow no gargaar qofwalbo dhib ku jiro allaah sacido
@fariidafaraxsan7134
@fariidafaraxsan7134 5 жыл бұрын
Dumarnimada mahan inad tahay laciif liita Viva Amina muse wankula ilmeye mama qaran guleso abid
@ahlaammohamed3196
@ahlaammohamed3196 5 жыл бұрын
Ninka hooyada sidaas u galay baaa rabo in u naxukumo hadii u dad xukumo kalitalis waaye caadi iimaanka alle haka qaado aamus hooyo 😭😭😭😭
@samamali4133
@samamali4133 5 жыл бұрын
Zamzam Ayanle 😭😭😭
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 5 жыл бұрын
Waar waa mxy ninkan qof dumara sidaas u galay wlhi blhi nin kaasi habeena raganimo umay soo dhixin Runtii barnaamij kan waa mid Tusaal u noqon doona dad badan
@xamdicalasow1958
@xamdicalasow1958 5 жыл бұрын
sx wllky ninka raga dumarka madhibo wlh wayab qurbo ayu sidan ugu dhibateye wlh aniga wan xerilaha wana celinlha lkn ida ah qof fcn o samirbadan alle kumaqadiyo samirkeda
@hipaqmohamed7164
@hipaqmohamed7164 5 жыл бұрын
ax ax ax waa Markii igu horaysay an arko Aamina oo oyaysa wllhi waa iqiro galisay
@fatimasaed6838
@fatimasaed6838 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Ala ciiil badanaaa raga markey naagta furan kuwaashaan aloow naarta ku fogeee amino waa ka gudubte abaayo Anige Hada I heesata oo malin walbo dacwo liila dawa taagan yahay aloooow naga qabo 😭😭😭😭😭
@Amineeta704
@Amineeta704 5 жыл бұрын
Allaha dhibka kaa saaro abaayo
@susanqalihawencali1638
@susanqalihawencali1638 4 жыл бұрын
Wallo adkayso oo mah mahaba tirahad nin haduu ku hormaro waa ladaba maraa adnaa daba mar ninka aad is haysan oo dhagolee umatal nolosha anbaa dhibkasa iheystaa wallo
@hanoahmed5376
@hanoahmed5376 5 жыл бұрын
Ax wlhi xaqiiq baan u oyey yaa allh maxa niman hooyo dhibay😭😭😭😭
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Allah haye ku caafiyo mamo waxaad Tagtaa wadanka iska Soo yare naso walahy waad Daashiye wakhti xun waa ku Soo mariye reer London haye caawiyeen mamo Amina
@shukrihashi678
@shukrihashi678 5 жыл бұрын
Allah waxa ka baryayaa inay hooyo kasto farxad ku noolaato 😢😢😢 wlhi waka xumaaday arinkaas😢😢😢
@halimosharif7651
@halimosharif7651 5 жыл бұрын
Aamiin
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Very painfull walahiii😭😭 Hoyoo kastoo Cilaac soo martoo Wey kaa baheysaa Ragaa qar arxan malahan but wax walibon kusoo fudsaroo be strong like hoyoo Aminoo😭😭❤️👑💖
@zihaamone6550
@zihaamone6550 5 жыл бұрын
Wan ka xumahay aamina wixii kusoo maray ilahay ayaa ka aabal Marin doono mom farxad iigu waar waligaa aakhrina jano ku Rajan ayaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fathiyahashi807
@fathiyahashi807 5 жыл бұрын
mashallah I want to congratulate Amin for her courage to speak out our culture doesn't allow women talk about their relationship and bad experiences
@ikramnor1611
@ikramnor1611 5 жыл бұрын
ax wlhi waa story xanuun bdn mama Aamina waxa tahy qof sabar badn 😥😥
@abdimalikleego9113
@abdimalikleego9113 5 жыл бұрын
M.a qof adag ayd tahy walee weliga ha liicin. Nolosha kuma ciisho i.a thanks . Sdo kle bushaara talk show keep.going barnamijyada no badi
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Waan ka xumahay Maamo Amina nolosha dhibta ah eeh soomartay walhi waan kula Ooyay Maamo 😔
@nimcoabdilaahi2983
@nimcoabdilaahi2983 5 жыл бұрын
Waxa jira boqolaal qof oo iyagoo qalpiga ka gubanaya oo ka oooyaya hadana si geesinimo leh u dhoola cadeeya isla matkaana dareen farxadeed u muujiya like Aamina muuse weheliye wlhi maamo waxd tahay qof adag Runti waxd tahy qof ku dayasho mudan waayo dadkeena soomalidu markay hadlayaan kaliya waxay sheegan guushooda lkn way ka indho qarsadaan dhipaatooyinka nolosha ay soo mareen😭😭😭😭waxd tahy qof qiimo leh dadnimo leh dulqaad Rabibaa ku siiyay Run ahaanti waxad tahay very very strong person wlhi waxd tuzaale u tahay umada soomaliyeed khaasatn gabdhaha somaliyeed wlhi waxd tahay ku dayasho mudan maamo amina muuse taariikh ku xusi doonta magacaa iyo muuqaapa ha jiro cimri dheer iyo cibaado iyo camal saalixana alle haku siiyo Runti qof cod karnimo iyo geeainmo Eebe ku galaday ayaad tahy Rabbiga Raxmaanki haku sharfo maamo qaali❤❤
@nimcoabdilaahi2983
@nimcoabdilaahi2983 5 жыл бұрын
RUN AHAANTI MARNABA KAAMAANAN DAREEMIN DICIIFNIMO WLHI QIZADAADA MARKAAN DHAGAYSTAY ILMADA WAN CESHAN KARI WAAAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hindamohamed8280
@hindamohamed8280 5 жыл бұрын
Calosha ixanuuntay Aamina wllo allow garabkaga gal 😭😭😭😭
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي
@نَذِيْريُوْسُفْ-ض9ي 5 жыл бұрын
I love your Show Bushaaro. Fifa Amina Muuse Weheliye.. strong Amina Muse.
@zelmiinaali3794
@zelmiinaali3794 5 жыл бұрын
Aamina Muuse waa ku tahay tusaale umada Soomaaliyed❤️❤️❤️❤️tusaale aan ku dayan karno🥰🥰
@squeen8526
@squeen8526 5 жыл бұрын
Wlhi aamina wa maamo wanagsan hada taageeray runtii wlhi edo guuleso
@mclara6062
@mclara6062 5 жыл бұрын
Wlha wax lala ooyo way tahay lkn waxaan kuu qiiray inaad tahay strong women Aamiina allaha ku xfdyo maamo 😥
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 5 жыл бұрын
Maamo Aamina Muuse Weheliye ax runtii waa story xanuun badan Hooyo Allah haku xafido Wallahi waad soo dhabar adaygtay waanad guulaysatay
@ahlamulraja8579
@ahlamulraja8579 5 жыл бұрын
Sorry!! Aamina mouse weheliyey Sheeko xanuun badan😓 Sharaf ku noolow maamo!!
@adamyusufabuu7079
@adamyusufabuu7079 5 жыл бұрын
Waxbo ma ahan lkin Doqon Yusuf maanta muxuu ka hanatay ad is leedihin Dulliga😡😭😡😭👎
@xamdicalasow1958
@xamdicalasow1958 5 жыл бұрын
Xaasid xun waye yusuf garad bini adanimadakatay dofarka
@NatashasarbiNatashasarbi
@NatashasarbiNatashasarbi 5 жыл бұрын
ilhy haka abaal mariyo inti kuso dhibtay habo adna samirka aya ilhy kugu deeqay ilhy haku xifdiyo maamo
@abdirahmanmuse9933
@abdirahmanmuse9933 5 жыл бұрын
Aaminaay wlal Ha ooyin Anigu Horaan U sheego reer koonfur Dumar qaaliya ayay leeyihiin laakiin Ragoodu Xoolaha ma dhamaan Waa iska Cambuuleysato
@sagaliinacadeey2390
@sagaliinacadeey2390 5 жыл бұрын
raga ha u wada gafin wll boqol sharaf leh ayaa ku jirta
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
Bushaaro Talk Show Nolosha Amina Qaybta 1AAD
1:02:34
Bushaaro Media
Рет қаралды 429 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 113 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 14 МЛН
Aamina Muuse Weheliye oo dil loogu hanjabay
58:43
Kamiin
Рет қаралды 3 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Bushaaro Baanday iyo Shiine Culay ~ Barnaamijka Caan is Nacay
25:44
Bushaaro Talk Show Nolosha Amina Qaybtii 3AAD
38:08
Bushaaro Media
Рет қаралды 95 М.
SHEEKADII  ASAAY QARAN  IYO AAMINO MUUSE WEHELIYE
32:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 108 М.
Aamina Muuse weheliye iyo Qisada nolosheeda aduunyo
38:36
SABRI'S VIEW
Рет қаралды 183 М.
AAMINA MUUSE NOLOSHA BIRMINGHAM
30:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 50 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 47 МЛН