Masha Allah sheik may Allah swt bless you, somaliyey qabiil ka iskadaaya waa u jeedan shiikh sacidba waa taa maalinku u baahna cidi wax ku tartay waydaye. Waxaynu nahay alhamdulilah one umah oo muslim ah hadana somali wada dhalatay marka ilahy halaga cabsado oo noogu duceeya wadankeni si caruurtena iyo diintenu ubadbaadan. Allaw nabad Somalia oo dhan. Amen
@Hodan11-b2f5 жыл бұрын
😢ax qoralka mesha ku qoran markan arkay wxn moday wuu dhintay in la leyhy wayo taarikhda nololeedkisa said rage 👏ilahay ha xafido wn jclhy sheikh saciid rage alle cimri dher haku siyo
@engshariif24333 жыл бұрын
Anba waa naxay runtii.
@aryanali65275 жыл бұрын
Mazha allah Sheekha waxaan ku kulanay magaalada St. Gallen ee Switzerland muxaadiro ay wada qabanayeen isaga iyo sheekh mustafe runtii waa shakhsi aan isla wayni lahayn dadkiisana wakhti fcn la qaatay 🙏🏼
@maryanali93015 жыл бұрын
Aryan Ali basal miyaa jogtaa
@hanadgigis80495 жыл бұрын
@@maryanali9301 adigu ma basal baad ku nooshahay
@maryanali93015 жыл бұрын
Haa wll
@aryanali65275 жыл бұрын
Maryan Ali wllo waxaan degenahay magaalo u dhaw zurich oo la yidhaahdo freuenfeild adna
Masha Allah sheikh said ilahay aqlikugumaneystey Allah barik ameen..
@nacnacima68365 жыл бұрын
Masha allah sh said illah dartiisan ku jeclhy allah yaxfadu
@aminamohamed89195 жыл бұрын
Mansha alah tabaraka lah ale dartiis ayan shekhan u jeclahay Alaha xafido
@yacquubcalanside74605 жыл бұрын
Sheekh saciid allaha barakeeyo cimrigiisana alla raajiyo
@duniyakordahab10 ай бұрын
Mash allah shiikhena alle ha barakeyo amiiin ya allah ❤❤
@faadumobintucumar70295 жыл бұрын
Mazha Allah allow no xafid sheekhyadayada mugdiga naga saaraya sheekh siciid wuxu ka mid yhy sheikh yada aan aadka ujecelahay inta badanA daawado mazha allah alla yaxfidik
@Nimcaaleaadan2 жыл бұрын
Mashaa allaah shiekh allaha barakeeyo
@Hooda365 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Allah haku xafido iyo and your families 👏👏
@abdirahmanahmed27384 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@ukhtiiaisha5 жыл бұрын
OMG ......May Allah bless you Sheikh Said ......
@deeqo1583 жыл бұрын
Don't say omg i hope allah Fergive you😄
@abdimalikbile Жыл бұрын
@@deeqo158 ssss'
@ahmednoor96075 жыл бұрын
Maasha allah sheeq Siciid range fikrado an u riyaaqay buu inoo so jeediyay I my self wax ayan ka faaiday jazakllh
@heithamabunass77535 жыл бұрын
waryahani wa wrya dintana fahamsan mashallah
@abdullahiomar80445 жыл бұрын
heitham abunass haaa walal maxamuud dulyadayn waa sheikh maclin madarasooyin bdan wax ka so dhigay waye hadana gudomiye ayuu ka yahay ururka macliminta Minneapolis
@NimoAqadir3 жыл бұрын
ماشا ء الله ❤❤❤
@hodansaciid87065 жыл бұрын
Masha’Allah sheikh saciid Allah ha ku dhowro adiga iyo familigada amiin ya Allah
@kaahanuura13573 жыл бұрын
MshaAllh Shiikh An jclhy alle haku xafido waan jcln lahaa ina adiga okle Alle sowj iga dhiigo shiikha saaid ujclhy Waan jclhy inaan kula kulmo inta aduunka korkiisa saaranahy Allehygu kaaasimoh Hdna nsiib uyeeln Ifka ina kugula kulmo Alle jnda hygnu kulmiyo i.n Allow aduunka igula kaa kulsii i.n
@najmaalio52232 жыл бұрын
MashAllah sheikh may Allah bless you
@nawalabdinoor8153 жыл бұрын
Mnsha Allah noolaw sheikh
@leylacaliofficial82323 жыл бұрын
ماشاء الله تبارالله إلا بالله اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى روابط مفيدة
@xaawocabdicusmaan351811 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@luulismailgarbie75535 жыл бұрын
Mashallah Allah ha xafido Sheekh Sacid
@ruunsaid98615 жыл бұрын
Mashaallaaaa illaahy ha kuxifdiyo shiikh said raage
@Sariah1955 жыл бұрын
i meant my son miss hassan. both my husband and i do pray and fast masha Allah.
@mustafedurun25765 жыл бұрын
mash Allah sh zacid
@hanadgigis80495 жыл бұрын
Do u speak af somali fadlan
@umuanas6345 жыл бұрын
Masha allah alle habarakeeto sheekhda muslimiinta ah
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaakumu Allah kheyr jamiican ❤❤❤
@AyaanAragsan-xk1ie Жыл бұрын
Masha alah cimri iyo cafimaad dheer allah kusiiyo
@sgedle48563 жыл бұрын
It's sad when your parents die and you don't have help. I you were very smart indeed you were very lucky bcs your situation was survival.Habo allaah loves you who taken your parents and you got people who taken care you Saudia then gave you ticket and visa to go same where to live to grew and have family.Mansha Allah now you are our culima Allaah ha ku barakeeyo and your family. I wander where are your siblings now??