SHEEKADII ASAAY QARAN IYO AAMINO MUUSE WEHELIYE

  Рет қаралды 107,836

HANOOLAATO

HANOOLAATO

6 жыл бұрын

Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 281
@aminajafar1987
@aminajafar1987 6 жыл бұрын
Aamino Nooloow"Qiirada ka muuqata waa Somali jacayl, Qaran jacayl, &Nabad jacayl """""""Allaah yaa Cisak ♥
@theallahsslave8011
@theallahsslave8011 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢abowe Ayanle adiga iyo mama Aamino ilaahey haydin dhowro cimrigana ha idiin barakeeyo..wllhi qof kasta oo soomaali ah waa inuu fahmaa farriintaan muhiimka ah. Allow waddanna noo daji oo daalimiinta naga qabo..Aamiin.
@mohameddheere4046
@mohameddheere4046 4 жыл бұрын
To up
@aweysabdiosman306
@aweysabdiosman306 6 жыл бұрын
ayaanle xuseen cabdi wlhi waa wadani waxey ka muqataa muqaalkiisa iyo su'alaha u weydiinayo Aamino.
@abdikarinhassan9448
@abdikarinhassan9448 6 жыл бұрын
😢 😢 Qalbiga ka Oynaya, Inta Noga Dhimatay Dhibkas Allah u naxaristo, Ilahow Somalia Xaqa tus. HANOOLAATO ❤
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 6 жыл бұрын
Wooooow weriyayaal culculs oo aan kala dhicin dhan kasta ayaale iyo aamina idinkoo kale ilaahey ha noo soo badiyo guuleysta Hanoolaato ayaanle inteen kaala soo xiriiräa qeyr badan Eebe ha ku siiye
@abdisalammohamedhussein883
@abdisalammohamedhussein883 6 жыл бұрын
Waan Ku dhiiri galinayaa aamina muuse weheliye muwaadinimadeeda iyo asayda at uqaatay wadankeena waa role modelka dhalinta somaliyeed ilhy khyr hasiiyee
@jamilohussein6905
@jamilohussein6905 6 жыл бұрын
Walaasheey aamino waa qof wadani ah ilaaheey baan kabaryeenaa in nabad helno
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 6 жыл бұрын
Intii ay nabadi dhalanayso ama Aan ka dhimanayo dhigimayo Asayda 😭😭😭😭😭😭
@katraahmed9694
@katraahmed9694 6 жыл бұрын
kaamal carab wll qosal meeshan mayaalo marka wax hubso wllo anigu maqoslin damiir xumadaasna igu iguma jirtee hooyo aamino rabi haku xafido soomaliya wey guuleysanee insha allaah
@mohameddaacad1622
@mohameddaacad1622 6 жыл бұрын
wlhi runtii Waan qiirooday markaan daawaday video gaaan wlhi aamino iyo ayaanle Waan idila qeysnaa murugada alle soomaaliyoo cagaheeda Ku istaagto natus rabiyoow soomaaliya hanoolaato guul iyo gobanimo
@xardaxaaji9436
@xardaxaaji9436 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dhankaad igajirtaanbay dhaxantu igahaysaa tolaay reer muqdishoow calooshanka ooyay wankula ooyaay Aamina Muuse Weheliye wadguulaysanaysaa inshaa ALLAAH asaydanawad dhigaysa verry soon insha Allaah Amina you are hero and Ayanle too dadkanaanuhaysana maxaa intaxunuun front deska saaray wanlayabe.
@mahad2097
@mahad2097 6 жыл бұрын
Aamino abaayo allaah ha kufidiyo waan kula dareemaynaa xanuunka ankoodhan buu na saameeyay laakiin hada guushii way soo iftiimaysaa intii dhimatayna allaha unxariisto wixii dhibwadana allaha nagaqabto
@mohamedm2231
@mohamedm2231 6 жыл бұрын
Emotional video thanks Ayanle iyo Amina
@cabdishakurabdilahi9127
@cabdishakurabdilahi9127 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😭😭😭😅😅😓😓😢😢😢 Walahi mnta wlashen inta aay awoodo ayaa intaaz ah wlahi wxaa tahay wadaniyad Alle hakugu dhowro adiga iyo ayanle wlhi wn idinla ilmeyay
@ayaanabdikariim6825
@ayaanabdikariim6825 6 жыл бұрын
Wow walhi ayanle iyo Amino wan idan Ku fan walhi wan idan laa ooyay somli hanolato
@mohamedfooxle
@mohamedfooxle 6 жыл бұрын
Ha noolaato
@aishaabdalla656
@aishaabdalla656 6 жыл бұрын
Waa run wlhi ani waan qaba fekerkas in dhalashada shisheeye laga celiyo intii aan xukun loo dhiibin
@ahmedrageh4174
@ahmedrageh4174 3 жыл бұрын
Very emotional Amina I salute you May Allah bring peace to our country and May your efforts bear fruit
@mohamedsalatyussuf6502
@mohamedsalatyussuf6502 3 жыл бұрын
May Allah Grant Somalia peace , love and prosperity."
@abdifarah16
@abdifarah16 6 жыл бұрын
runtii waa xanuun allah subhana watacala wadankeena ha inoo hagaajiyo
@Samawadechannel
@Samawadechannel 6 жыл бұрын
Asc Mudane ayaanle xuseen cabdi iyo maamo aamina muuse alle haydin barakeeyo waxaa tihiin soomali dhaba alle idinkoo kale hanaga dhigo idina alle xanuunka iyo murugada guul iyo farxad haydiinka danbaysiiyo😭😭😭😭😭
@BlueberryAkari722
@BlueberryAkari722 6 жыл бұрын
amina waa gabadh caqli badan ilaahay habarakeyo kuli somalina caqligeedokale alla hasiiyo amiin aadbaan udareemayaa waayo waxa saa loburburiyay waa wadan kaygii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😭😭😣😣😣🙁🙁🙁😟😟💔💔💔💓💓💓
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 6 жыл бұрын
jazaka Allah khy marwo amina Allah wadankeena ha barakeeyo
@asiaaar5002
@asiaaar5002 6 жыл бұрын
Hooyo mcn ha ooyin Waan hagaagidoonaaye Ha ooyin😥😥
@MohamedAhmed-ls2dj
@MohamedAhmed-ls2dj 6 жыл бұрын
Asia Aar thank you... You are awsome
@mohamudibrahim6375
@mohamudibrahim6375 6 жыл бұрын
Mama amina haduu jiro qof somali eh oo wadani eh ama wadankisa si daacad eh ujecel waa adiga .waxaad tahay calaamad kamid eh calaamadaha wadankeena .guuleyso .amina muse wehliye madama aad tiri waa guleysanay waan farxay thank you
@farxiyajaamac1019
@farxiyajaamac1019 6 жыл бұрын
mama amina muse waheliye qof jira ayad tahay illahay haku xifdiyo
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 жыл бұрын
Ayaanle mahadsanid wll barnaamjkaaagu waaa mumtaaaz👍👍✔✔✔
@zumayazaza6759
@zumayazaza6759 6 жыл бұрын
nasiib uma yerlan inaan arko dowladii soomaliya quruxdii wadanka iyo macaanki dolwad nimada ee waaridkeen soo arkeen hadana waan la ilmeeya markan daawado sidu wadnkeena aha iyo sidaan iskaga baa bi'iney soomaali waa dad niyad wanagsan oo dowladnimo rabi lahaa laakin waa leysku keen diray maama amina ilahy ha ku xifdiyo taala naga mudantahay inaan ku dhisno wadani nimadada waa mid qalbiga kaaga jirtay
@suheermaxamed1518
@suheermaxamed1518 6 жыл бұрын
Maashaa allaah ilallaah hakuxafido adookale habafiyo soomaaliya guul inshaa allaah
@ayoubmoha1736
@ayoubmoha1736 6 жыл бұрын
Zumaya Zaza proud very proud abyo waan jeclanlahaa ina kusoo xiriiriyo hadaa hello gmail fcb snch instgr xaqiiqd waxad tahy qof soomali dhaba ah
@zumayazaza6759
@zumayazaza6759 6 жыл бұрын
Auuub Moha mahadsnid wllkay
@ahmedmohamoud9296
@ahmedmohamoud9296 6 жыл бұрын
Wlhy waan oo yay waaa magicii ilahay weyan maha inan magaca ilahy inan si fudud ugu dharto aniga dowlada somalia man arkin bal iska daa calanka somalia inan tv yada ka dawado mahe wlhy wadankayga waan jeclahay manta waxan ahay 20 dhowr sano jir ban ahay danbiqaas yaa gadaya nagu dhacay manta walahay waxan ka naxo weyan waxa ku dhacay somalia
@hamdanazer724
@hamdanazer724 6 жыл бұрын
wll mahdsanid runtii xilihii dagaalada ayaad isoo xasuuaisay
@AliAhmed-rl5ez
@AliAhmed-rl5ez 6 жыл бұрын
Asc 😭😭😭😭😭😭😭😭😭abaay aamina iska waran uducay dadkagi somaliyeed aniga kaa daran ha I calool xumeenin please walashay aamina muuse wehliye Masha Allah waxa tahay reer banaadir oo dhiik leh muqdisho xamarwayne iyo shingaani maanaboolyo boondheer yaaqshiit kaaraan guwudley iyo reer buuloxuwey madiino iyo afgooye janbaluul iyo sagaalka abgal iyo culumaudiin toodada Aya kulajiro inshallah abayo ducada Hala baadiyo
@somalifamily4407
@somalifamily4407 6 жыл бұрын
Mashallah
@hooyotarbiyo5384
@hooyotarbiyo5384 6 жыл бұрын
Wlah waa run waxan ahy gabar somaaliyeed da,deedu tahy 20 kudhashay dalka somaliya qaasan xudunta wadankeyga caasimada uma somaliyeeed waxn xaq u laha inaan helo wax barasho free lkn nasiib darro waxan wax ku baratay nolal adag nabad la aan ah walidkeyga waxan ku qasbay iney dhiiban lacag eysan awooodin heeer waalidka lacag uu waxbarashada u iga bixin lahaa waaayo murgo bal owooyo lkn nasiib wang bacada shida watacab manta waxan ahy arday jmici ah diyaar waxn u ahay inan caawiyo dadka iga daran si eysan u arag nolasha aan kusokorey hdii aan nahaday dadka waddanka wax ku baraty waxaan diyaar unahay dadka naga dambeyno naga faa,ideystaan insha allah mhdsnid aamino iyo wlll ayaanle
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Azal Binu Ali Sorry ALLE wax baxsha ee nabada ku dadaala reer Muqdishoow. Iska qabta dhuuni qaataha wareersani.
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 жыл бұрын
Abaayo rontii waan qiirooday maanta majirto cid wadankeeda sidaas ujecel ama ugu ooyeysa alaha kudhowro
@mohamedsalatyussuf6502
@mohamedsalatyussuf6502 3 жыл бұрын
Amina Musa Wehliye waxadtahay wadaniyad dhab ah Allah kudhawr. Ayanle you are a legend too. Keep going 💓
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 5 жыл бұрын
Wallaahi waan dareemay xanauunka ay leedau amina muse allaah haku guileeyo dareenka ku dheehantay wadaniyado wlle
@maxamudmaxamed6499
@maxamudmaxamed6499 6 жыл бұрын
Mhdsnid waashy qaaaaali ah Amino musse vs Ayanle thnks i liked it thumbs up keep up
@keyfmohamud4688
@keyfmohamud4688 6 жыл бұрын
Allah naga saaro abayo mcn waan kula daremay😢
@lulilulka2392
@lulilulka2392 6 жыл бұрын
Wlhi very painfully to hear this form amino long life abayo MCN
@saneeysaneey5526
@saneeysaneey5526 4 жыл бұрын
Walhi bro ayaanle iyo amino Allah idin dhoowro xalaaal amino amino hoyo amino hoyo Somali dhaab ah ayaa tahay
@halimomaxamed7747
@halimomaxamed7747 6 жыл бұрын
ayanlow alle Ku barkeeyo adig iyo a amino muus
@ikraanmuuse206
@ikraanmuuse206 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 жыл бұрын
Hadda waa gabar fikirka ugu yar ee ku dhaqaadi karto ayeey sameey Dad ayaa jiro wadankooda burbursan cadaalad dara ka jirto iyo musuqmaasuq ayaa isgubay is daldalay is gooracay wlh wadankeena waxa ka socda markaan aragno wlhnolol ma nooma nootaala
@cabdishakurabdilahi9127
@cabdishakurabdilahi9127 6 жыл бұрын
insha Allah abyo wn arki hduu alle ka raali noqdo inta aan hada joogno meel ka fiican waana runtaa qofkazto wxaa run ah in wxuu heyzto ku shugriyo
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 6 жыл бұрын
Ax 😭😭😭😭😢 imbow ayanle cabdi iyo mama amiino muuse allah haidin xifdiyo wadankena allah hano wanajiyo
@anfacbilan4047
@anfacbilan4047 4 жыл бұрын
Wlhi dhaibaataa ilaa hada weey tagantahy dhib iyo rafaad ayaa wax ku baranaa anagoo aabeheen itoobiyaan dilay alx ha ooyin hooyo waa ka bexen dhibaatadaas 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xamdixersi638
@xamdixersi638 4 жыл бұрын
Aamino muuse weheliye maasha allah qof nagu qaali ah aa tahay muqdisho wey nabadoobee insha allah aqligaaga allaha kuu barakeeyo
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 жыл бұрын
Please haddii aa thy qof aan beer jilacsaneen comment fool xum ha soo qorin qof qalbi jilcan naxariis leh ayaa dareemi karo oo kaliya
@aminismail6362
@aminismail6362 3 жыл бұрын
Wow wow wow wow you are a hero
@anisaadan6466
@anisaadan6466 6 жыл бұрын
Alla rabiyow wadankeyga wxan dhan makadhacay ilhayow dib inogusoceli nabad wadaniyadana ilahay hajeclado
@Hijabnaturalsom
@Hijabnaturalsom 6 жыл бұрын
😭😭😥Ha ooynin mama animo sabar Insha allah allah wa naga sara 🇸🇴🙌🏽🇸🇴🙌🏽
@deeqaaxmed3613
@deeqaaxmed3613 6 жыл бұрын
Yaa rabbi umadda somalida ugar gaar
@xaniifaxaajicali1490
@xaniifaxaajicali1490 Жыл бұрын
after 4year aan dawanaya videogan may bee 2019 or 2018 aha blse very emotional igu noqdey uur ku taalo aad uweyn ayu igu reebay runtii rabow somalia nabd nimco sii💔😰😭😭🤲🏼🤲🏼
@haliimahassanahmed3634
@haliimahassanahmed3634 6 жыл бұрын
allow wadanka no hagaaji amiina allah ku xifdyo wa na qiira galisy 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@quruxlaydareersoomaaliland9570
@quruxlaydareersoomaaliland9570 6 жыл бұрын
ax soomali qabiil ayaaa kala dishay wllhi waan ilmeeyay axeeey ax
@mahamedhassan9148
@mahamedhassan9148 6 жыл бұрын
Allah kuxifdiyo aaamiino muuse
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 жыл бұрын
Waa wadaniyad dhab ah ilaahey aakhiro iyo adduunyo ha badbaadiyo.
@aminahussein3208
@aminahussein3208 6 жыл бұрын
Aamina Eedo keligaa ma oohinta waalagulaqabaa aniga maalinlasto waa ooya
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😃Walaashay Aamino Iyo Walaalkey Noolaada Farxad Iyo Caafimaad Ku Noolaada. Waxaad Tihiin Dad Wadani Ah Oo Dalkooda Iyo Dadkooda Jacel 💟💟💟
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 6 жыл бұрын
leila abdullahi Tan asaydeeda haku qaldamin. Wadaniyad mahane, Cudurada Qurbaha, Oo layska Ooyo, Sida Dibareshrka Ayaa ku dhacay..lol
@sadioyusuf9164
@sadioyusuf9164 6 жыл бұрын
amiino weheliye noqo madexwey waan ubaahanahay adigoo kale. nooloow cimri dheer iyo caafimaad
@hanacali7941
@hanacali7941 6 жыл бұрын
Sorry sorry sorry sorry sorry sorry wllo
@sadioyusuf9164
@sadioyusuf9164 6 жыл бұрын
Hana Cali what you mean sorry
@maryanhappy5356
@maryanhappy5356 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭rabiyow no gar gar dhib wn so mar naye e rabiyow naga qabo kuwa dhiigena banestay oo dalkena gubaya mama amina wn kula ooyey allaha dhibka ha naga qato 🤲😣
@thuglife6551
@thuglife6551 5 жыл бұрын
Wallaahi waan ilmeeyaa markaan xusuusto wanaagii soomaaliya iyo qashinka mucaaradnimada Ka shaqeeya oo wali wax xun aaminsan
@mustafeab7311
@mustafeab7311 6 жыл бұрын
Aamina Muuse Weheliye Qalbiga Ayay idhaqaajisay Ilaahay dadka Masaakiinta ah Dhibka haka dulqado yaa Alaah Adaa wayn oo Waaxida ah
@mohamedyussuf948
@mohamedyussuf948 6 жыл бұрын
mash Allah
@saidanur837
@saidanur837 6 жыл бұрын
Waxaa tahay qoof qaliya Allah haku dhooro.
@xuseenbuqaari1706
@xuseenbuqaari1706 7 ай бұрын
Emotional ayan noqday runtii dhib badan ayuu sow maray wadanka waxan nahay dhalin yaro oo xaqooda lagu tuntay oo dhib kula nool wadan shisheeye agoon iyo rajo ku noqday lkn alle dhibka nowma sow celi
@hodanabdirahman6313
@hodanabdirahman6313 6 жыл бұрын
Waa runtaa habo I love you so much Beautiful mother my Allaah bless you ❤️❤️❤️❤️
@fatimajama84
@fatimajama84 6 жыл бұрын
asc amiino muse waakusalamey adiga iyo ayaanle ilahaayo waadankeena nohagaaji
@munashchannel359
@munashchannel359 2 жыл бұрын
Amino muuse ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ilahay haku xafido adiga iyo ciyaalkaga Somalia haloo duceyo caawa si dacada aaan u ooyay walahi wey itabatay qofkii damiir lehna weytabaneysa aniga waxan ka mid noqday dadkii aan wadankooda wax kusoo baran oo aan kasoo shaqeysan😂😂😂😂😰hadana si xun ee itabatay ilahayoow Somalia xafid oo cadowga gudaha iyo midka dibada ka dhowr amiin 🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️ ayanle iyo hanolato guuleyta waana idin ku xirnahay
@maymuunabdirahim6596
@maymuunabdirahim6596 6 жыл бұрын
Masha Allah maamo aamina
@sacdiyoxusen2917
@sacdiyoxusen2917 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭raali nooqo maamo amiino cadeey sooori hooyo mcn
@ayoubmoha1736
@ayoubmoha1736 6 жыл бұрын
Sacdiyo xusen why aa uqososhay abyo
@mohashirehurde6288
@mohashirehurde6288 5 жыл бұрын
Raali kama nihin oohinta iyo asayda hoyooyinka soomliyed wlhy inaan naftyada wayno ayaan jeclhy inta soomli nabad helyso
@msmaxamed5430
@msmaxamed5430 6 жыл бұрын
Ilaahay wadankena hanohagajiyo amiiin amiiin
@Habbon1257
@Habbon1257 6 жыл бұрын
Ms Maxamed d5hk
@kamaalcarab1215
@kamaalcarab1215 6 жыл бұрын
hooyo amina muse wehliye 😍😍😢😢😢
@fartunismail5546
@fartunismail5546 6 жыл бұрын
I love you guys, ahyaa wadani
@fatimajama84
@fatimajama84 6 жыл бұрын
sax amiino waxaan kahadashaaye runtaa noloow
@maskaade8677
@maskaade8677 5 жыл бұрын
wlh markee dhahdy hooyada qori qodaha ku gadeeyso suuqa waan ka dareemay beena maahan wlh😭😭💔🙏🏾
@kingmoha9965
@kingmoha9965 6 жыл бұрын
Alla maxan samynaaa ooohin wx matartee xageen qabiil ka galnaa Lkn waxan ogaaday soomaliyey dumarku inay 100% wadiniyiin yahiin wax saas ooga oohiyay gadhaheenii waa rag allow yaaaa raga qaaar laaaaya dumarkana kubadala
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Bishar Xaaji aamiin 😪😪😪
@mamafarhan4060
@mamafarhan4060 5 жыл бұрын
Dadk mama amino camal may iska noqdan ilahay ha Ku xifdiyo
@NNN915
@NNN915 6 жыл бұрын
Wlhi waa ilmeyay 😭😭😭😭😭😭😭
@aleemaaleema1966
@aleemaaleema1966 6 жыл бұрын
Aamiina wa runtaa wayaya
@2plus2equals59
@2plus2equals59 6 жыл бұрын
mara cad oo mara gaduudan ka hoosayso....hhh waa halkii xasan sheekhe.
@asilimohamed1732
@asilimohamed1732 6 жыл бұрын
Amina Allah ya cisak
@ceebla2687
@ceebla2687 6 жыл бұрын
Wlhi wan sugayay Barnamijkan😢😢
@malikaahlam8331
@malikaahlam8331 5 жыл бұрын
Walee waa runtaa arjantiin reerkiina dari ayaan ku eheen waan xasuustaa foornadiinaan rootiga kasoo iibsan jirnay maansha alaah
@dhemanxalane821
@dhemanxalane821 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 жыл бұрын
Aamina muuse laqabiil ma,ihi laakiin waanjecelahay sida ay soomaalinimada u jeceshay iyana horumarka gaadhay
@kaamilk8863
@kaamilk8863 6 жыл бұрын
Wadaniyad kalbiyo laaba waa tan Aamina weheliye oo kale ii noo low abaayo mcnto.
@maryamruun7383
@maryamruun7383 6 жыл бұрын
Xaqiiqdi warun waxkasta amino ilahay hakudayo somalai ilahay hahagajiyo
@hodansharif7089
@hodansharif7089 6 жыл бұрын
Wariye ayanle cadee iyo hooyo aamina musa wehliye waan idin slmy salaanta islaamka asc ilove you my somaali wllhi waan ooye
@habibaali9801
@habibaali9801 6 жыл бұрын
Masha Allah my brother🙏🙏💯✔😭👈😭👈😭👈😭😭👈😭👈😭👈😭👈
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 жыл бұрын
Alla maxey Show dhigtey cajiib waxa somalia meesha dhigey qeyb bay ka ahayeen iyada iyo Yuusuf Garaad
@saidamohamed512
@saidamohamed512 Жыл бұрын
One 💕 amiino muuse wehliye
@hodoabdo5771
@hodoabdo5771 6 жыл бұрын
hooyo aamiina wad iga oohisay
@suleman6303
@suleman6303 6 жыл бұрын
ilaahoow unaxariiso
@ifraahosman7623
@ifraahosman7623 6 жыл бұрын
Isha calaa wadani. Illaahow wadaniyad iga dhig calasha hda saan cml mahi
@hooyofaay4459
@hooyofaay4459 3 жыл бұрын
Waa wadaniyad qaran
@AhmedQaliif
@AhmedQaliif 10 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Waxaan rajeyniyaa inaan ka bixidoono dhibaatada
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 жыл бұрын
Alla maxey Show dhigeen cajiib DAAROODkii aad bireysan ayaa cuqubadiisa ina heysa waxad dadka ku boobten baa maanta ina haya
@abdiwahapboss551
@abdiwahapboss551 5 жыл бұрын
Wadaninimada waa mid uu ilhy qalpiyada dadka ku abuura Mahn wax la iska doon doona Mamo amino Muse koly waxi qalpigeeda ku jira ka hadshay Mamo ha ooyin ee amus Dad adi cml ah hdii u dlkaan Madax weyne u ahaan laha maanta lama arkeen qof baahi u dhinta ama darpi jiif ah Rapiyoow Qalpiydeena ku weyne wadninimada Muslimiinta janada ino balan ah🇸🇴❤
@mistermonsieur5162
@mistermonsieur5162 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fadumofarah9745
@fadumofarah9745 6 жыл бұрын
Amina iyo ayaanle. Noolaada gobanimo gobbaadtihiin wallahi manshaa Allah
@fadumofarah9745
@fadumofarah9745 6 жыл бұрын
😢😪😪😢😢😪😪
@hodanhussein931
@hodanhussein931 6 жыл бұрын
Waxaan Ahay hooyo Waxaan dhashay burburkii siyaad bare hada waxaan Ahay hooyo Asaay wada Zeygayga wuxuu Ku geeriyooday Qaraxii soobe Walaahi Waxaan dareemaa doowlad in aan heysto Waayo Waxaan Arkay madax dhiig noo sho bee iyo gurmad qaran waxeey nala qeeybsatay dhibka iyo dhaawaca intaa baa qaraxyo dhici jireen maan Arag madaxweeyne dhiig iishobay Iyo kawarqab dadkii dhibka gaaray Walaahi waan oo yay Aaamino Caawa 500oo gabdhood baa Asaay wada Qaraxii soobe 😂😂😂😂😂😂
@hodanhussein931
@hodanhussein931 6 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@umalkheyrmohamed3583
@umalkheyrmohamed3583 6 жыл бұрын
Sorry waa ka xumahay Hodan walaal samir allaha kuugu badalo. Fadlan kala xiriir hanoolaato emailka ah hanoolaatotv@gmail.com
@dhuuxo5547
@dhuuxo5547 6 жыл бұрын
Hodan Hussein ILLAAHEEY maciinkiisa haku siiyo walaalo qaali yaa ALLAAH dhibta naga dulqaad. 😥😥😥😥
@hodanhussein931
@hodanhussein931 6 жыл бұрын
F Ji Aaamin Yaa allah
@hdmovies6911
@hdmovies6911 3 жыл бұрын
💪🏿💪🏿💪🏿 haweenka soomaaliyeed
Bushaaro Talk Show Nolosha Aamina Qaybtii 2aad
48:06
Bushaaro Media
Рет қаралды 265 М.
Halima Abdi Arush- Muhimadda Waxbarashada iyo Nabadda
40:30
HANOOLAATO
Рет қаралды 17 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 468 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 199 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
Qaabkee loo xiray Wariye Cali Nuur Salaad? Maxayse tahay warqadda lagu geeyay Xabsiga Dhexe?
12:14
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 78 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 468 М.