Buuga ugu khatarsan | maskaxdaada iyo daawashada aflaamta xun xun |

  Рет қаралды 333,824

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

mid kamid ah buugaagta ugu muhiimsan ee laga qoray saamaynta maskax burburka leh ee daawashada aflaamta galmada .
waxaa jiray muuqaal hore oo aan 2 sano ka hor uga hadalnay saamaynta lagu riiqmo ee daawashada porno garaphiga kadib waxaa isoo gaaray fariimo ka imaaday dhalinyaro badan oo calaalcal iyo oohin isku darsaday halaagii ay ku jireen .
laakiin muuqaalkaan wuxuu uga duwanyahay in uu yahay soo koobida buug ama kitaab uu qoray nin waqti badan ku bixiyay baarida saamaynta aflaamta xun xun ay maskaxda qofka ku yeeshaan
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 900
@ogaansho
@ogaansho 4 жыл бұрын
Doorashada Takhasuska Linkiga hoos : Playlist-gan waxaa ku jiro sharaxaadda qeybaha ama takhasusaadka ilaa 3 kuliyad oo jaamacadaha lagu dhigo. Isbuuc kastana kuliyad ayuu ka hadli doonaa Ka faaiideysi wacan. Ku xirma channelka Eng. Abdiwali Khalif talooyin waxbarasho iyo casharo xisaabta iyo engineering-ka ayaad ka heleysaan. Mahadsanidiin. kzbin.info/aero/PL5hV6vc-coauNF4dYbckFEBYbuHVfv2bw
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 4 жыл бұрын
mahadsanid wll omar
@jookarcali1930
@jookarcali1930 4 жыл бұрын
Thanks you always
@ysss2415
@ysss2415 4 жыл бұрын
Mahad sanid wll omar
@abdirizakmohamed7001
@abdirizakmohamed7001 4 жыл бұрын
Mancha allah waan so eegay isla markiba waxan ugu tagay maclumadkii civil engineering en aan u baahna fahfahintisa allah haku sharfo ciil tire🙏🏾
@lionbully5330
@lionbully5330 4 жыл бұрын
Mahadsanid markaa iska dhaafto waxaa dareeme kalsooni alx caafimaad
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 4 жыл бұрын
Waa muuqaal ay ubaahanyihiin dhalinyaradu Mahadsanid saxibkey Omar inshaar
@yaxyemoha9747
@yaxyemoha9747 4 жыл бұрын
Wll ilhy dartii kuu jeclahy dhiirigaliye ma kala dhacdaan adiga iyo ogaansho mhadsanid
@qadar4yare257
@qadar4yare257 4 жыл бұрын
YouTubarada aan ugu jeclahey soomaalida Omar inshar (Ogaansho) iyo walal yasir muqtaar ( dhirigaliye)
@farhanabdulrahman7482
@farhanabdulrahman7482 4 жыл бұрын
Asc wll omar inshaar waa muuqaal ay ubaahanyihiin dhalinyaro badan mahad sanid walaal omar keep going
@ahmedkifle3245
@ahmedkifle3245 4 жыл бұрын
Mansha allh
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
Yaasir mukhtar keep going wll
@abdihakiimmohameddhir-qeey245
@abdihakiimmohameddhir-qeey245 4 жыл бұрын
marabta inad iska dayso ●●●●●●●●●●●●●|● 1:Shanta saladood tuko 2:qof dumar ah haa la hadlin mel cidlo ahna haa kula hadlin. 3:Kalinimada iska ilaali. 4:Mar kasta wax isku mashquli. like isaar🙏
@ubahmohamedtshabalala2808
@ubahmohamedtshabalala2808 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 qof dumaar ah haa hadlin ayaa💀 Okay hooyoo halahadlin
@ziyudouyin1640
@ziyudouyin1640 3 жыл бұрын
M.a wllkei jazakallah🥰
@aligedi2889
@aligedi2889 3 жыл бұрын
cumar naagood
@saacidsahal5588
@saacidsahal5588 Жыл бұрын
@@ubahmohamedtshabalala2808 sidaas kamawado hee adhiga xaa inta kukeene
@markahorealaah8793
@markahorealaah8793 4 жыл бұрын
Aniga waxaan qabaa in hadii aad rabtid in aad iska jirto caadooyinka xun in aad alaah markasta baridid sasabtoo ah alaah maqasaariyo khofka baryo iyo khofka talasaarto markasto ducadaan kuducayso markastoاللهم اني اسالك با سمك العظم ورضوانك الا كبر يا الله يالله يا رب يارب يا حى ياقيوم يا حي يا قيوم يا اذا الجلال والا كرم يا الجلال والا كرام اني اسلك باسم العظم ورضوانك الا كبر
@proapdydemez4146
@proapdydemez4146 4 жыл бұрын
Magacaygu waa ...... da'daydu waa 19 sano jir waxan kunoolahay magalada Hargeisa waxan ahay arday Taarikhdu waa October 7 '2020 Time 2:16 am Go'aan ayan qaatay rabi ha iifududeeyo Aaamin 🤲 yaarabi
@abdikheromar6860
@abdikheromar6860 4 жыл бұрын
Aamin
@abdihaliimawil2489
@abdihaliimawil2489 4 жыл бұрын
Aamin aamin daa'daydu
@xassanyare9526
@xassanyare9526 4 жыл бұрын
Aamiin Allaah hakuu sahlo go aan kaa aad gaartay
@belle340
@belle340 4 жыл бұрын
Amiin amiin zhip
@zamicaruus8894
@zamicaruus8894 4 жыл бұрын
Good
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 4 жыл бұрын
Cumarooow iscadeeeyska ne iyada soo hadal please inta ila rabto like saar si uuu u arko😢👍👍👍
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 жыл бұрын
Dumarka kliye is cadaye iyo wixii khamis iyo qaar fnanin ah Cancer is ku diyarita dhah kuwas Skin cencer
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
@@yusufabdi3855 gabdhaha maskaxda laga marin habaabiyay markaa way ficantahy in lagaasoo hadlo
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@axmedcabdirisaaq4145
@axmedcabdirisaaq4145 3 жыл бұрын
Warba,a warsowta mesha laguba,ay oo manaagtahay
@axmedcabdirisaaq4145
@axmedcabdirisaaq4145 3 жыл бұрын
😂😂😂
@asadabdullahi511
@asadabdullahi511 4 жыл бұрын
Aad baan udaawan jiray aflaamta galmada ah lkn waxan iska jiray mudo hada laga joogo 1 sano iyo bar Jir ahaan iyo maskax ahaanba aad ban uso kabsaday , sido kle cibaadada way igu adkeyd lkn markaan iska dhaafay alx cibaadada way ii Fududaatay , aflaamta galmada waa silsilad taxano ay adagtahay sida la iskaga jiro sido kle waxa laga qaada walwal joogto ah iyo yax-yax aad utiro badan
@xayirmedia
@xayirmedia 4 жыл бұрын
geesi runtu kagabasho maleh iyo xishood
@abdimoha3566
@abdimoha3566 4 жыл бұрын
Wlh been masheen sxp xishood iyo walwal fara badan buu leeyahay
@munaxaaji9869
@munaxaaji9869 4 жыл бұрын
Ilaahay kuma ma celiyo noloshaa duliga ah ee uu shaydaanku kuu hogaamiyey wallo wanacuudu bilaah
@zuhuurdeeqfaysal8732
@zuhuurdeeqfaysal8732 4 жыл бұрын
wllhi anigu ba lkn hada ma jecli
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Ilaahay kuguma soo cesho wll
@niiko_0
@niiko_0 4 жыл бұрын
Alle baa igu og inaanan dib u daawan manta laga bilaawo Oo ay tahay tariikhdu wed/7/2020. Alle ha iga qabto
@ahmedzamale6958
@ahmedzamale6958 4 жыл бұрын
Amiin
@Goldenboy98y
@Goldenboy98y 4 жыл бұрын
Haa, lkn lama dhaarto walal dharta Iiman daro aya laga qaada, thanks
@khalidiinofficial8934
@khalidiinofficial8934 4 жыл бұрын
SXP dadbadn baa dhaartay hadana kudhacay marka sxpow Dhaarta Jooojih
@shuaibahmed2289
@shuaibahmed2289 4 жыл бұрын
Amiin bro
@niiko_0
@niiko_0 4 жыл бұрын
@@Goldenboy98y hyeh wll
@ahmedabdiadam1675
@ahmedabdiadam1675 4 жыл бұрын
Waa muuqaalkii ugu tayada badnaa ee aan abidkay you tube kadaawado Masha Allah mahadsanid ustaad
@ogaanshochannel2124
@ogaanshochannel2124 3 жыл бұрын
somaliyeey in la iguursadaan rabaa
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 4 жыл бұрын
Waxad moda adunkale inaan kunolahay xata waligay mamaqal xumatada inta le’eg ,alxamdulilah Rabbiyow fitnada nagailaali! allow kamadobe qofkii kujiro🤲
@DriBoyt
@DriBoyt 3 жыл бұрын
Amin
@aligedi2889
@aligedi2889 3 жыл бұрын
cumar naagood
@NogobGardenHotel-eh4vf
@NogobGardenHotel-eh4vf Жыл бұрын
Masha alah alow ku xifdi meel Walba oo aad joogto
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 9 ай бұрын
​@@DriBoyt 😢 anigu wn ku imtixananhy lkn 10ki cisho mar😢
@samsalat9155
@samsalat9155 4 жыл бұрын
Wlh manta dadka qalbiyadoda ayad tabatay ila comments ka kuma arkeysid qof leh like isaar iyo wax lamida alxm anu waligey madwan mana kufikirin ilaheyba mahadleh inta kudhibana ilahey haka madoobadiyo qalbigoooda
@ikrancali1671
@ikrancali1671 3 жыл бұрын
Aamin anba kula mid ayaan ahay alle ayaa mahadle
@aligedi2889
@aligedi2889 3 жыл бұрын
cumar naagood
@abdimajiidmahamed7258
@abdimajiidmahamed7258 3 жыл бұрын
Walaal ilaahy khayr badan haku siiyo ilaahay dambigaaga iyo kii waalidkaaba ha dhaafo walaal wax wanaagsan iyo nasiixo wax ku oola ayaad nala wadaagtay Allah Aduun iyo Aakhiraba farxad ku noolow. NINKAN CODKIISA AN MAQALYO AYAAN SIDAA UGU DUCAYNAYAA.
@iftiinkachanel6629
@iftiinkachanel6629 4 жыл бұрын
Cawa igu danbeysa iso duceya Wllyal.waxbadan
@muslimmedia4335
@muslimmedia4335 4 жыл бұрын
Alle haku kaalmeeyo wll
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 4 жыл бұрын
Ale hakaa madoobeeyo
@husseindalmar3812
@husseindalmar3812 4 жыл бұрын
Ilahy haka maduubeyo
@sakariyemaamulka6249
@sakariyemaamulka6249 4 жыл бұрын
😅😅😅😅
@sakariyemaamulka6249
@sakariyemaamulka6249 4 жыл бұрын
Caawana iskadaa wll saacadan lajoogo iska jar
@madowasala2321
@madowasala2321 3 жыл бұрын
maanta ayaa igu danbeyneysa ee ii soo duceeye inuu illahay ii kaalmeyo oo balwada xun iga reebo tawakaltu calallah intii daawatana illahay qalbigooga hasoo hanuuniyo 🙏🏿 (illahay khayr hakusiiyo horey usoco )
@abdalaking3967
@abdalaking3967 2 жыл бұрын
Ilaahay haka dhafo aboowe
@raxmomaxamed4084
@raxmomaxamed4084 2 жыл бұрын
Madaaysay heee
@hodanzuufi5921
@hodanzuufi5921 Жыл бұрын
Aamiin wall
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Waxan joga uganda waxana ujogay buufis lkn wixi dhan way ika burbureeen hadana somalia ayan ku laaban rabaa anoo niyadjabsan😥 plz isoduceya inuuu ilahay ii futudeyo waxan rabo maxase ikula dalileheed dawade
@mahamettahmett4178
@mahamettahmett4178 4 жыл бұрын
Alle haku fududeyo wll wax walba wakhti bay leyihin wakhtigaga wngsan waa sosocdaa inshlh
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
Iska daa waxan aad daawato
@abdikhafarbarre9539
@abdikhafarbarre9539 4 жыл бұрын
Wll ilhay tala saar mel walbo jogto Waxa jeceshahay na uhesho duceso mar walbo
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
@@abdikhafarbarre9539 amen abwe adna sidokale 🙏
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
@@mahamettahmett4178 aameen abwe tnx s
@mahadraage5048
@mahadraage5048 4 жыл бұрын
Markan slda subax Tugtay kadib ayan dawaday video ga aad sogalisay wll inshar Lkn wx yabaha aad ka hadashy dhan wan isku arkay wlhi allah banku dhartay manta ka dib sii dawan mayo aflanta Xun xun Lkn go aan ayan ka qadana manta laga bilaawo adinkana isoo duceya inta farin teyda aragtay Tnkz ogansho🙏🙏
@ahmedjamalmaki4125
@ahmedjamalmaki4125 4 жыл бұрын
Alaha kaafogeeyo wll qali
@xaalkamaannta9259
@xaalkamaannta9259 4 жыл бұрын
Go an adag in la qaato Hadaaan dhalin year nahay Illhay hanala qabto Insha Allah Teeda kle ha la is mashquuliyo Cidlada halaga fogaado
@abdiazizyusuf7714
@abdiazizyusuf7714 4 жыл бұрын
Jazakumullahu kheyra cumar
@mulla6118
@mulla6118 4 жыл бұрын
totobaadkii hore baan soo gaba gabeeyaay buugaas aqrintiisa. wlh wuu i caawiyay. Alxm
@abdimoha3566
@abdimoha3566 4 жыл бұрын
Wll inteen ka helaa buugas igu caawi
@hassandj133
@hassandj133 4 жыл бұрын
Buuga Pdf maku Haysa wall
@cabdirisaqqorane3228
@cabdirisaqqorane3228 4 жыл бұрын
Buugaaan mahaysaa walaaal
@cabdilaahiaspiima6604
@cabdilaahiaspiima6604 4 жыл бұрын
Waxnoo sheeg wll halkee kahelna buugan
@mahadgesle2369
@mahadgesle2369 4 жыл бұрын
Mulla hhhh😂 waar waan kuu jiira wali anu xalyi baan dawnyayi😂😂😂
@abduwalisheeq3082
@abduwalisheeq3082 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
@mowali4258
@mowali4258 4 жыл бұрын
Alx ani muqlki ad hore usogilneysi ugu danbeysay hada waxas ina samye jiray xita wa ilabay omar maha sanid 🙏
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Anigu Waan ku noqanaya i
@mohaanijama5337
@mohaanijama5337 4 жыл бұрын
Isoo duceeeya wllo Inuu ilaaahy iga jaro Waxaaan goaaanka Qaatay maanta Alle omar misaanka Xasanaadka haugu daro 😥🤲🤲🤲🤲
@mohamedhajji340
@mohamedhajji340 4 жыл бұрын
Alle hakaa madoobeeyo adiga iyo dhalinta islamkaba
@mizbil_faysal027
@mizbil_faysal027 4 жыл бұрын
Allaha kaa madobeyo wllkey
@amiinaali1025
@amiinaali1025 4 жыл бұрын
Wn kuduceyay
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 4 жыл бұрын
Hye insha allaha zxp guul
@hassannoormoalim9619
@hassannoormoalim9619 4 жыл бұрын
Allaha kaa bad baadsho wll
@muamaralqadafi1443
@muamaralqadafi1443 3 жыл бұрын
calaamadahan dhamaantood wa xaqiiq 💯✔
@umuayman757
@umuayman757 4 жыл бұрын
Alxamdullilah Aflaam xun xun iyo Qurun madaawado mana daawandoono
@abdirahmanabdiwali5920
@abdirahmanabdiwali5920 3 жыл бұрын
1-11-2020___ilhay idinkii alle wuuu iga madoobena i duceya Plz alle iny iga madobeyo 😢😢❤❤❤
@daahirmoha3355
@daahirmoha3355 4 жыл бұрын
Wll cumar inshaar muuqaal kii kan kahoreeyay waxaad soogalisay channale kaaga 29/ june 2018 markaan daawaday baana go aaan saday in aan jooji waxaa foosha xun maalin kaas baana ogaaday dhibaatada uu leeyahay filimaanta galmada ee xun xun waxaan ilaahay kaaga baryayaa in uu Alle kuxifdiyo wll
@aligedi2889
@aligedi2889 3 жыл бұрын
cumar naagood
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 жыл бұрын
alle hasoo hadeeyo dhalinta alle ku saliday dhaqankaas fooshaxun.
@cawomaxamed814
@cawomaxamed814 4 жыл бұрын
Daadax media shaydaan baa Ku saliday wll alle waa ka nasahanyahay xumaan
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 жыл бұрын
@@cawomaxamed814 shaydaanku wuu u qurxiyaa lkn amarada iyo qadarka rabibaa iskaleh
@rabowrumeriyadayda2392
@rabowrumeriyadayda2392 4 жыл бұрын
waxad moda in aniga layga hadlayo 😭😭😭😭😭 mar walba dadka an la shaqeyo waxay idhahan maqane joga ayad thy nolosha wal wal io walbahar ayan ku nolahay waxan darema in aan ahay qof fashilmay oo nolosha ku guul darsytay cajis wahsi fikir walwal cabsi ayan ku nolahay aan dhamad lahayn ilaa aan mararka qaar ku fakaro ma isdisha si aan dhibka uga baxo lkn manta ayan go'aan adag ka qatay muqalada xun xun firsigoda ilahay waxa ka rajaynaya in uu qalbigaya ka madobeyo insha allah shukran wll omar inshar❤👈
@dahiradle6683
@dahiradle6683 4 жыл бұрын
Wll salada iyo soonka badi iskuna day inaa go'aan gaarto
@talisoegal6948
@talisoegal6948 4 жыл бұрын
Wll marka salada tukatid ducoyinka walwalka aqriso cidladana iska ilaali
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 4 жыл бұрын
Ani Xitaa wn kula qaba Allah hanaga madobeyo zHb
@caamiromar8723
@caamiromar8723 3 жыл бұрын
sida u hadashay ane i hesaty blse manta o arbaco ah 4/11/2020 go,an ban alle la galay ki ku adkesta rabi ha iga dhigo insha allah
@MohamedAhmed-hw8mg
@MohamedAhmed-hw8mg 3 жыл бұрын
Wll Aan Dhibkaasi Wuu Ihayta Laga Soo Bilaabo 2018 Ilaa Iyo Manta Shaqo Gabi Ahaantedba Waa Nacay Salaad Ma Tukodo Mar Kasta Waan Fikaraya Wax Iga Tagay Aan Waxba Ka Qaban Karynin Unba Ka Fakara Inaan Isdilo Mar Waa Damcay Lkn Shaydaanakan Iska Naaray
@ashkeyvlogschannel8560
@ashkeyvlogschannel8560 4 жыл бұрын
U firso Video gan 2k+ comments yuu gari dona wayo maudhucan ad ya logu bahna siba dalanyarta 🙈
@khalid57677
@khalid57677 10 ай бұрын
Asc caawa oo taariqdu tahay 16/11/2023 khamiis wa habeenka koowaad een joojiyay siigada iyo filimada xun xun iyo dhafarka Waxaa igu dambeysay 15/11/2023 arbaco Waxaan soo laaban doona 100 maalin kadib insha'allah 23/02/2024 jimco😢
@Khalidinho.
@Khalidinho. 10 ай бұрын
Allaha ka madobeeyo Howshaasi walal. Is adkeey oo kaa fogaaw wax walba kuu horseedi kaaro inaad dawatit filimantas xuun xuun 😊
@daily-reminder1202
@daily-reminder1202 10 ай бұрын
Waxaan rajaynaa inaad go,aan kaaga kadhabsysay sxb . Rajadaada 💯 hano qoto.
@mohametzaet3069
@mohametzaet3069 4 жыл бұрын
Isoo duceeya walaal maanta ayaana igu danbeysa daawashada filimada foosha xun DUCO ayaan ubaahanahay igu soo caawiya walaal sacadaas laga Bilaabo 9:57 /arbaca/7 oct/ 2020
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
Ilaahay hakaa madoobeeyo sxb
@tawakalteam7788
@tawakalteam7788 3 жыл бұрын
Sxb goaankaagii saw kuma taagnid
@Aisha143
@Aisha143 3 жыл бұрын
Allah haka modeybeyo wll
@joealexs5657
@joealexs5657 3 жыл бұрын
Haye laba bilood ka dib maxaad dareentay sxb
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 4 жыл бұрын
Zxp anigu bil iyo bar ayaa laga jooga aflaamta xun xun dawashadooda alx hada waxaan dareemayaa inaan ka soo baxay cadaab aad u xun OO xag nolooled ah OO ana u soo gudbay iftiin aanigu sababta aan iskaga jaray hadaan idin sheego waxay ku timi inaan xooga Iska daramay inaan cayilo cayilkana aad ayan u necbahay markaasaan go aan waxan ku qatay inaan 14malmood soomo go'a nka aan qatay hada uma qaadan inaa ajar ku helo ee waxan u qatay kaliya inaan ku catobo waxan is arkay anoo dhibsanaya waxan dawanayo walina aad markaas ban si lama filaan ah salaada ku bilaabay waxaana is arkay ninkaygii Soonka. Una dhabta ka aheyn anoo soon dhab ah OO allah ka cabsi ku jiro soomaayo sida wixii ka dambeeyay waanba Iska ilaaway OO ma daneeyo salaadana hadanan masaajidka ku tukan warawar ayaan dareemay Iskaba daa inaan ka tago ee marka waxaan dhalinyarada kula talin lahaa bal inaad somtaa kaliya 7malmood walahi baan ku dhaartaye waxbadan ayaad iska daremeysaa Fiiro gaar ah Waxan ku sheegaya iyadoo tiktok ay kugu jirto iskama joojin kartid waayo waxaan ognahay maanta tiktokta si kasto OO aad yeeshid in ay gabdho qaawan ay ka soo galayaan marka waxaan kugu la talin lahaa inaad tiktokta. Aad Iska dhilidid mida kale KZbin dhamaan dadka aad subscribe ta saartay OO fal xumo soo gudbin ama malayacniba ha noqdee subscribe ta Ka qaad anigu dhamaan waxan ka qaday subscribe dadkii igu jiray markaas ayan Intaan daneynayey kala baxay sida Channelada Ogaansho Buulo Xuubey Sahanka xogaha Hussein kurdi Ogaalka cusub Tanaad Horufadhi media Abdülaziz öğle Waaberi media Ma ognahay İleys Horusocod media Annaga production Maraacade show Minbar show Diyeeshe media Dhiiragaliye Rashka bare Mahamed tarek Mahamed Youssef Badbaado channel
@raashidmehrain4623
@raashidmehrain4623 4 жыл бұрын
Sxb aniga ayaa u baahan qof iidhiri galiya ina faideya sida lo jaro mel kala so xariiro ma jirtaaaa wan ku sugi iso jwb oki
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 4 жыл бұрын
Wxn halkaan ku iftiiminayaa Qiso kudhacday nin daawan jiray Aflaantaas waxaa maalin masjidka noogu timid Gabar dacwaa waan soo dhaweynay kabid waxay tiri wxn rabaa in aan lakulmo shiikha waxa hadalkii labooday Gabadhii wxy tiri shiikh wxn rabaa in aad ninkeyga nakala xukmiso wxy tiri ninkeyga wuxuu aad u daawan jiray Saksiga marar bdn waan kala taliyey oo wxn iri iska dhaaf wxn kuuma fiicnee dhag jalaq iima siin heer uu gaaray in uu carurta kudhex daawado wxn iri war wxn hadddan iska dayneyn carurta kala dhexbax kabid wxy tiri ninkeygii wuu jiraday aad buu u xanuunsaday heer ugaaray in uusan wxba qabsan karin maalin maalmaha kamida ayaa waxaa ii soo dacwotay gabadha reerkena u weyn oo itiri hooyo aabe markii aan maantay aabe u qubeyn rabay ayuu i naageystay yacni gabadhiisii buu xaaskiisa cml u isticmaalay wxn iri naayaa aabahaa ha'u gafin wxs kuma dhecee gbdhii wey iska aamus tay ileen waa aabahedee mar kale sidii ayuu kudhacay aabihii oo gabadhiisii ayuu ka xaajeystay isla sidhii ayey gabadhii hooyadeed ugu soo dacwotay waa yaab hooyadii ayaa go'aan gaaetay oo tiri gabadheydiyey hddy wxs run yihiin maantaa la arkayaa wxy hooyadii tiri u qubee intaad luuqa gaysid wxn iska dhigayaa in aan baxaayo cml waala balamay gabadhii iyo hoyadeed sidii caadada ahayd gabadhii ayaa aabaheed luuqa gaysay oo rabta in ay u qubeyso markii ay dharka kasiibtay ayuu gabadhii qabtay hooyadiina luuqa kasoo booday asagoo gabadhii u xayd xaytay waa yaab hoyadii madaxa ayey gacanta saaratay waa gii baa ku baryey odeygii markay intaas dhacday ayey tiri hoyadii nin kaan iga fur shiikh ogow ninkiina madheera xaaskiisa ayuu lasocdaa shiikhii ayuu arintii hoos u galay Sorry wllhi waxay aheyd qisadii igula yaabka badneyd marka dhalinyaroy waxaas oo dhan waxaa keenay aflaantaas xun xun daawashadooda waana wax xun ee hala go'aan qaato akhyaarey
@MohamedCabdirashid-d3n
@MohamedCabdirashid-d3n Жыл бұрын
Subhanallah
@ahmedromanio
@ahmedromanio 9 ай бұрын
Subxanalah
@engrmaxamuudgeele1476
@engrmaxamuudgeele1476 4 жыл бұрын
Cumar inshaar jazaa kalaah ilaahay ha ku xifdiyo saad noo dhiiri galiso
@cabdiraxmanwacdaro633
@cabdiraxmanwacdaro633 4 жыл бұрын
Wlhi bilhi Run ahaantii dawashada filimanta xun xun aaad baY ugu faaftaY somalida run ahaantii sbabto aH qofkii 1 haduu ardY ahaa xasuustii aYaa kuYaranYsa 2 ladhaqankiizii dadka aYaa hoos udhacaYa 3 wax kle oo hoos udhacaYa unugYada dhiiga cad ladagallanka germeska 4 qofkii wx YaranaYa xubintiza taranka waa haduu wiil YhYe 5 qofkii oo iimankisii daciifa 6 inuu noqdo qof bilaa farxda oo mrwlpa cadheesan . Intaan dawan aYaan afkaaratY dhiiptaY 👍 DhalinYarada wxn leYhY iminkad yartihiin ee isbadh qapta wllaldaYoW 😓😓
@khaackhaac989
@khaackhaac989 4 жыл бұрын
Been mahn sxb
@husseindalmar3812
@husseindalmar3812 4 жыл бұрын
Oky wll mahad sanid
@abdirahman_ih2
@abdirahman_ih2 4 жыл бұрын
Hadaad muslim tahay like isaar wll
@sahrahirsi8652
@sahrahirsi8652 4 жыл бұрын
Waxaa arkay dhalinyaro sonaliyed oo facebook saxiib igula ahaa oo aan delete markay iso dirin videoyada xun xun oo welibaa qowluudnimo walaahi aad iyo aad ayan uga niyad jabay wiilasha somaliyeed inta anan delete aya fiiriyey meesha u jooga oo u qoraan walaahi mudisho iyo kenya ayaa u wada qoraan waa naxdintii igu xumayd oo aan la kulmo dalkeena dhinac walbaa waa burburay illahay hana caawiyo
@faizamahamed1300
@faizamahamed1300 4 жыл бұрын
Waa run wllhy 😭
@cuzmaanjamac7969
@cuzmaanjamac7969 4 жыл бұрын
Raga oo dhan rag la iskma dhoho walaal ee nikii ilaahay raganimo siiyay baa nin rag sambacyaasha soo batay mooye rag la aan ma jirto inta badan dhalinyaradii sexual Forstration Ku dhacay reer galbedka wa la dagaalaman cudurkaas saa I'd lakin raga somalida nocasa Ku batay markaan kufsiga iyo waxa Facebook Lagu soo qoraayo wada galamada kashekenayo badana cudurkaas u sabab ah wa nooc walida Ka mid ah
@HornAmiir
@HornAmiir 4 жыл бұрын
asxaabeey wax yar ayan idinla wadaagaya wlhi aad ayan qalbiga uga gubanaya. waagii an bilaabayey silsiladan aan dhamadka lahayn waxay ahayd 2015 aniga waxan jirey 15sano ,xiligas aanan bilaabin muuqaalada xun xun, gabar hadi an arkoba dareenkayga wa kici jiray gabadhasi ha asturnato ama yaysan asturnan, waxan bilabay muuqaalada galmada, waxan dawan jiray sawirada sida gabdho jirkoda marada ku dhegan thy intas ayan ku raaxaysan jiray ,waxa iigu xigtay inan daawado sawirada qaaqawan, waxa iigu xigtay muuqaalada galmada waxa iigu xigtay ,Inan naagahaaas galmada sameeya aan magacyadooda barto oo aan raadsado ,waxa iigu xigtay inan video ba midka uu ka dhaqan iyo foolxumo badan yhy inan daawado ,waxa iigu xigtay inan searching gareyo ereyada xun xun sida marka duburta layskaga tagayo waxa iigu xigtay video wiil iyo gabar walala laga metelayo, waxa iigu xigtay gabar iyo aabaheed ina daawado ,waxa iigu xigtay habar iyo wiilkeeda Inan daawado , waxa iigu xigtay laba dumar ah inan daawado. wlhi ban ku dhaartaye waxa igu dhacday inan 1saac oo xiriira an talefankayga ujeedo oo an waayo hal video oo dareenkayga kiciya 😪😪😪😪. war yaara dhalinyaroy fikira 10 daqiiqo noloshaada haku bedelan, wlhi kalsonida aya ka dhimanaysa ,Baqdin joogto ah aya laga qaada wal wal joogto ah aya laga qaadaaa, yaxyax iyo xishod aya laga qaada ,war yaya dhalinyaroy xita qofka aad la hadlayso indhihiisa ma fiirin kartid, dambiile inad tahay ayad is moodin. wlhi waxa dhibka ah aya ah ,inay wax kasta caadi kula noqdaan oo adan yeelan damiir iyo gubasho. dhalinyaroy Hadi aad dhaarataan waxba kuuma kordhinayso ,ee adba caqli waad ledahaye xisaabtan. wlhi hadii aad darbiga taariikh ku qodho, isla markiba waxad arkin iyada oo caradhay.
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 4 жыл бұрын
Alla run badnidaa zxb ❣
@look.under.your.bed.and.run.
@look.under.your.bed.and.run. 4 жыл бұрын
Wllhi wax yawaha ad shegtay waan isku arkay wax yawo qaar lkn manta ayaa igu danbeyso insha allah
@khaackhaac989
@khaackhaac989 4 жыл бұрын
I.a
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
.Allah hakaa badbaadiyo wll
@mohamedmuuzemohamed4632
@mohamedmuuzemohamed4632 4 жыл бұрын
Kabadhabee wll ilhaay hakugarab galo
@tawakalteam7788
@tawakalteam7788 3 жыл бұрын
Sxb goaankaagii saw kuma taagnid
@aligedi2889
@aligedi2889 3 жыл бұрын
cumar naagood
@hebohashi8929
@hebohashi8929 4 жыл бұрын
Magacaygu waa hipo dadayduna wa 19 age Cawa o ay bishu tahy 2020 october 13 Inaad ogaan qatay rapiyoow i casid yaa ilaahiiiii 😔😔
@sukhra3585
@sukhra3585 3 жыл бұрын
Musalsal waaba kusoo koray anigu hadana siduu uun baan Ku ahay goaankaagii ma fulay hada
@koolkoolcade6841
@koolkoolcade6841 3 жыл бұрын
@@sukhra3585 hda isku day inad iska joojiso
@axmedcynte7102
@axmedcynte7102 3 жыл бұрын
Maalinkaa aad goaanka qaadatay ku qor darbi aad arki kartid marwalba goaana qaado
@hanaanismacil3351
@hanaanismacil3351 3 жыл бұрын
I.a🥺
@balqiisabdiaziiz2068
@balqiisabdiaziiz2068 3 жыл бұрын
Abyo ku badalo barashada diinka islaamka ilaahyna hkuu fududeeyo
@abdirazaqsaid6332
@abdirazaqsaid6332 4 жыл бұрын
Ogaansho 💯💯
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 4 жыл бұрын
Waxaa arkay wiilal badan oo hada wax yr la hadashid galmo wax aan ahyn aanan ka shekeynen malaha waxaan ayay daawadaana alle haka soo hadeyo.
@rastamuje947
@rastamuje947 4 жыл бұрын
Walahi Manta ayaa igu dabeyso filimkan xun wana runtis astama badan ayan isku arkay lkn inshaallah wanjojin manta waxi laga bilaba
@Hvdtfddhbfygd
@Hvdtfddhbfygd 4 жыл бұрын
Illaaahay hakuu fududeeyo wll sidaad uga istaagi lahayd 🤲
@muxamadiyuun892
@muxamadiyuun892 4 жыл бұрын
Walale cidna ha u sheegen si aadan u noqon dadki nabigena scw yiri كل أمتي معافا إلا المجائرون oo ah (Ummadayda oo dhan wala cafinaya marka laga reebo kuwa ilahay asturo dambigoda kadibna iyagu sii sheega inay ilahay caasiyen.... Wlhi wa dambi wayn oo lkn nasiib darro maanta inagu badan inaga ilahay hana so hadeyo gabigeen ilahay wn u baahanhy....Mhdsanid bwe wxan rajynaya inad nasexadyda walaalka ahaan u qaadatid...
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 4 жыл бұрын
Ha dhaaaran Wll Wlhi ha dhihin
@amoore4261
@amoore4261 4 жыл бұрын
@@mahdicadde1504 oo maxaad utiri 😂😂😂😂😥😅
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
@@youngdahir Aar wll kadaa taasi tallo maahinee Waxa dhaanta inuu 3bilood oo joogto ah uuna daawan Waa hubaal hadii uu 3daa bilood iska daayo uuna dib danbe ugu soo noqonayn Waa wll nasteexadii 😔
@karamaofficial9832
@karamaofficial9832 4 жыл бұрын
waxaan dawaday muqal aad horay u duubtay oo ahaa jidka halaga filiminta xun xun wlh aad ban ULA dhacay sida xilfada kartida iyo hoga tusaleynta aad nogu sharaxday qatarta halaga filimanta xun mowduca mantana waaa mid dhamac ah oo kii ka qatarsan thank kuman jeer ustad
@xasan3206
@xasan3206 4 жыл бұрын
Wlahi aniga igahadash lakin waxaan isku dayayaa inaan badalo dhaqankaas mahadsanid wlaal👋
@apdouladif8529
@apdouladif8529 4 жыл бұрын
Ma jiro shay uu ilaahay kaa xarantinimeeyay ilaa hadu jiro waa shay dan u ah naftada iyo cafimadkaba
@xamdidheyman8121
@xamdidheyman8121 4 жыл бұрын
Waxaan ahay Gabar aad u daawan jirtay filimaantaas waxaan gaaray heer aan ku fikirin guur oo aan mobielkeyga wax kasta ka dhigto Balse waxaa ka reystay markaan dib u bilaabay Dugsi quroon oo loogu tala galay dumarka waaweyn Hada Axl Aqliyadeydu waa Taam -Muuqaalkii hore aad daawaday ayaa wax walba iga badalay ii duceey in uu ilah dinbigeyga ii cafio Wabillahi towfiiq😭🙏
@hassansuudshukri8716
@hassansuudshukri8716 4 жыл бұрын
Brother dumarku may dawadaan hhhh thanks isoo ducee inuu ilaahey iga madoobeyo imika wxan helay hal dawo oo mustaqbalkyga badbaadineysa oo ah salaada
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 4 жыл бұрын
Alaha ka madoobeyo walshe
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
Hhh waad ka raysatay Allah hakaa masaxo Gomez ma daawatay isaga garac weeye kaasi
@sukhra3585
@sukhra3585 4 жыл бұрын
@@hassansuudshukri8716 dumarka Allah aclam waayahayagu laabtuu noogu qarsoon yahay halka ay ragu meel isku cadayanayaan comment dhanba waan sameeyaa bay soo qorayaan
@diinaarixasan5423
@diinaarixasan5423 Жыл бұрын
nin biiqda kàà gura maheshay
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Markaan muuqaalkaan daawadey runtii liketa ku boobay bcz waxaan anaa soo argey 😭😭😭😭 lkn inta badan ma daawan jirn ...Wll Omar waxaa arkay mar Somalia tagey miyigeeda dad reer baadiya ah oo daawanaya wlhi 😱😱😱 Ilaahow naga madoobey
@rsaalimiina5285
@rsaalimiina5285 4 жыл бұрын
Wallahi sxb wxaan kuugu dhaho.ma'aqaano,waayo waxyaabaha aad sheegtay badinkooda waan isku arkay aan ka.ahayn heerka qaniis.dadka oo dhan waan ka dhaxbaxay,caajis,mar walbo inaa ku fakero galmo un ,farxad la'aan inaa hor istaagi waayo xitaa kuwa iigu dhaw dhaw.balse waxaan kuu arkay caawa inaa tahay qof nolasheeyda badbaafiyay,alxamdullilaah.waxaan islahaa maxaa kuugu dhacay ,balse cudurka i haayo wallahi waan gartay illahey ayaan usoo noqonaaya marabi inaa mugdigaan kusii jiro..mahadsanid,mahadsanid,mahadsanid.....
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 жыл бұрын
bro ma cadad xun ee Sigada
@daldhistv8983
@daldhistv8983 4 жыл бұрын
Walhi xaladahan oo dhan aniga Aya ku jira Lakin Waxan ku dadalaya sidan isaga goyn laha ee ilahayow iga madobeyo yarabi
@maxameddaahir679
@maxameddaahir679 4 жыл бұрын
Somaalida dhalinyarada 54% muqaalada galmada way daawadaan, ani alle ha iga madoobeeyo, wlhi😭
@suhaybjr4485
@suhaybjr4485 3 жыл бұрын
Sxb sare horay uu soco alle ha ku sharfa ha kuu siyaadiyo alle aakhiriyo aduunba ciso iyo karaamo ku waar jana fardoowsa hoygaaga alle ha kaagag dhigo aamin aamin yaarabi
@cjhunger6510
@cjhunger6510 4 жыл бұрын
الحمدُ للهِ الذي عافاني مما ابتلاكَ به كثيرٍ ممن خلق.👐❤
@anas-ow8sx
@anas-ow8sx 4 жыл бұрын
Wllhi just ayan daawanayey aad ban uga murugagsanahay waxay kuusoo jiidaysaa inad siigaysato markasta maalinta bartey waxay ahayd maalin madow sikastoon u jooji is idhaa wan Ku laabanayaa go aano kala duwana waan qaatay lkn go aankayga ugu dambeeye waxa weeyi intaan mobileka jabiyo ama iska fogeeyo meelkasto an ka daawankaro inta ilamidka ah iyo Aniga ilaahay hanaga madoobeyo يا مقلب القلوب
@hkrhkr6866
@hkrhkr6866 4 жыл бұрын
sxb Hadaad salada tukan Waligaa joojinmaysid igaqor
@tiirri
@tiirri 4 жыл бұрын
Cibaadada Alle badi, aad u ducayso mar walbo aad tukatid, goaan ku gaar inn aad u sheegtid qof aad ku kal soon tahay, ogoow waa muhiim arintaas, waalid mise walaal, mise macalim, adiga qof aad ku kalsoon tahay, aan beri kugu cayneenin oo kuu noqdo qof mar walbo maskaxadaada ku soo dhacdo aad wacdid.
@tiirri
@tiirri 4 жыл бұрын
Waxaa jirto wax la dhaho fauls quit. Yacni iska joojinta beenta ah. Kaligaa ma ahan qof walbo oo iska deyni rabo ayeey ku dhacdaa, inn kastoo la kala goaan adag yahay.
@stayblue759
@stayblue759 4 жыл бұрын
Wa “AniGa”. Qofka u video gan ku sabsan’yahay. 😞 🤷‍♂️🤷🏿🤦🏾
@xaawosalaadxaawokiin7411
@xaawosalaadxaawokiin7411 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@Ashraf_Mo
@Ashraf_Mo 4 жыл бұрын
Masha Allaah waxan kalo idinkugu darayaa walalayaal waxaa waqtigaga inta ugu badan aqrisaa quranka iyo salliga Nabigega Muxammed Scw waa hubaal niyadada wey ka madoobaaneysa insha Allaah
@somalipoi2788
@somalipoi2788 4 жыл бұрын
Qisadi iigu naxdinta badnayd waxay ahayd wiil ayaa naftu ka baxday asago aflantas xun xun daawanaya xaafada Eastleigh Nairob adna sidaas oo kale iska soo qaad wll iska jooji siigada iyo pornoga adun iyo akhiro waa guulaysan toonta inshlh😰😰 🙏🙏🙏
@abdiqadirabdirahmanhassan6050
@abdiqadirabdirahmanhassan6050 4 жыл бұрын
Allow inti muslin ah ka madowey aniga waxaa sheegtay waan isku arkay allow iga madowe waxaan isku arkay madax xanuun maskax xanuun iyo biyo dagdag ah waa qatar nolasha mugdi u horsedeyso wllhi blhi
@mohamedcumar4227
@mohamedcumar4227 2 жыл бұрын
Tobad ka hor bn iska dhafy i.n isbuuc walba meshn wan so booqan doona si aan dhiiri galin uga qato vidoegan
@IbraahimIbraahim-rg6kx
@IbraahimIbraahim-rg6kx 4 жыл бұрын
Walhi bilaahi talahi sxb aniga qof iga daran in uu jiro sxb ma u maley nayo lkn ilahey idankiis cawa aa iigu dambeyso l.n sxb adiganeh aad iyo aad ayaad u mahad santahay sxb
@Therealroyalfx
@Therealroyalfx 4 жыл бұрын
Calaamadahaan ma isku argty?! Bro
@muslimmedia4335
@muslimmedia4335 4 жыл бұрын
Alle haku kaalmeeyo wll
@alsaid5925
@alsaid5925 4 жыл бұрын
Guul iyo isku tashi wacan ayaan kuleehay.hadii aad tahay normal 24saac/waa macquul inaad ubixi doontid iftiinka. iska jir in ay jiraan caadooyin kale oo ay porn isku xidhiidhsanyihiin sida sigaarka jaadka xashiishka shiishada qamriga cocaine heroin iyo crack. Kudhax caajiska social mediaha qaadirada/dhafarka dhageysiga heesaha badan iyo laraacista/ama marinta iskaanka isha ee jidhka dumarka ee wadooyinka maraaya ama meel uun aad kukulmaysaan al micno hadii mid ka mid ah aad samaysid caadooyinkaas kuwii kalena inaad kudartaa dhacaysa waa hadii ay isku xidhiidh sanyihiin Hadii ay jiraan caadooyin isku xidhiidhsan mudo waad jahawareeri otherwise isla jooji dhamaantood ugu dambayn hadii aad diyaar utahay kaxoroobista pornography aad ayaan kuugu raacsanahay taariikhdu waa Talaada fiidnimo oktober 6 sanada 2020 ogow cadawgaagu madheera jeebada ayuu kuugu jiraa waa hal mar oo aad Google yare waydiiso suaalahaagii kusaabsanaa porn kadib 1second jawaabtu waxa ay kuxusantahay shaashada talephoneka
@hackerboy7187
@hackerboy7187 Жыл бұрын
15/6/2023 feel😢😢
@shaahiyosheekoshow4397
@shaahiyosheekoshow4397 4 жыл бұрын
Dhamaan umada somalida waxan ka codsan In leyso duceeyo Waxan jooga Armenia 🇦🇲 waxan ahay arday dhigta jamacada sandki 2 ban Ku jira meel aan aado Ma aqaan mahadsanidin dhamaan tiin
@qisodhabachannel6804
@qisodhabachannel6804 4 жыл бұрын
Alle wax ka farxiya haku siiyo
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 4 жыл бұрын
Allaha Ku nabad galiyo walal wan ka naxay wlhi mesha joogto dagaalo xun aya ka socdo
@abdikarimsubeer8665
@abdikarimsubeer8665 4 жыл бұрын
Hye zxp insha allaha alle wx xum ku tuso zxp
@yuusufcabduwali6409
@yuusufcabduwali6409 4 жыл бұрын
i.a zxb waa kabaxaysa
@Munasar8M
@Munasar8M 4 жыл бұрын
Alle haku sakhiro khair ka dhamantiisa
@ibraahimfaarax6246
@ibraahimfaarax6246 4 жыл бұрын
dadku ma xaasidiunbaa mise diqomo waxaa daawatey 33k waxaana like saartey 5k but why!!!!😟😢
@jiimi1v4pubggame63
@jiimi1v4pubggame63 4 жыл бұрын
Aniga caawa Ayaa iigu Danbeysay videoyada Fuxshiga Ah waxaan Dareemaa intaa soo sheektay Qaar Balse Anigu waxaan Dareema inaa Go.aan Qaadan karin inay masakaxdeydu kafakireyso wax yaabo Qayaaliya Oo micno laheyn Balse intaas Waxaa iigu Daran marka Go Aan kagaaro inaa iska dhaafo Oo Aan salaada Bilaawo Hadaana waan ku laabta markaan ku laabto Hadan waxaan joojiyaa salaada Heer waxaan Gaaray Aan Ku Riyoodo Riyo cajiib Ah sida Anigoo oo Dhintay waxaa kale oo iigu Daran markaas salaada bilaawo Waan Qarwaa Waliba Anigoo Qeylinaayo Wax kale kuma Qarwo inaa Ashaahto Ama inaa Aayad kursi AQriyo Balse Hadii Aan salaada Tukan ma Qarwo mana Qeyliyo Balse Caawa waxaan Go.Aan cad ku Gaarayaa inaanan mar Danbe Daawan Alle waxaan kabaryaa inuu iga madooweyo 😭😭😭🤲 Anigu waxaan Siigada soo Bilaaway Anoo Qaangaarin mudo 8sano cml waan soo waday wlh blh inaysan Faa.iido laheyn Ka joogo oo iska ilaaliya siigeysiga
@DeZayed
@DeZayed 4 жыл бұрын
Qorowga waa sheydaanka oo kusoo weeraraya si uu kuu dareensiiyo cabsi. Marka bro waxaa sameysaa adoo weyso qabo adkaarta jiifkana aqristay seexo. Waa inaa barataa adkaarta seexashada ama ugu yaraan adoo 3-da suurad ee Quran-ka ugu danbeyo & aayatul Kursi isku aqriyay jirkaadana mariyay seexo.
@muhammadomer3568
@muhammadomer3568 4 жыл бұрын
Inaad xumaanta iska dayso waxa ka horeeya inaad salaada tukato Salaadu waa noloshaada (ان الصلاة تنهى عن الفحشاء والمنكر ) Anuu waxaan kugu la talin lahaa Salaaada ha dhaafin 😔
@abdirahman7903
@abdirahman7903 4 жыл бұрын
Wlhi sxp inta soshegtay wan is ku arkay sida qarowga oo ashahadaneso cawa kaga Danbeso wan iska jinaa insha Allah iso doceeya🙏🙏🙏
@rashkamohamed1012
@rashkamohamed1012 4 жыл бұрын
Qaababka aan islee yahy wa la iskaga goyn karaa wa sidaan: 1. Sariirta ka dheerow wa qodob muhiima asxaabta raac o ha ugolaan naftada inay qol kaliged ku jirto 2. Qof fcn of isledahay wa nin akhyaara la dag o qol wadaaga si aaysan kugi so dhicin fiirsashada waxa xun 3. Fiirso video-yaal ka hadlaya halaaga iyo hooga ay waxan leyihin sida video-gan 4. Is mashquuli o shaqee hadadan shaqeyn ama xurfad yeelo sida kubada ood ciyaarto malin walba ama wax u dhigma o fir fircooni kusiinaya kuna mashqulinaya 5.cibaadeyso quraan akhri o maalin walba 2 jeer quran akhriso ilaahayna ka magan gal 6. Waxad yeelata 1 saac maalin walba ood noloshada ka fikirtid ood naftada la shekaysatid una sheegtid waxan inay macaan yihiin lkn sun ku dilaysa ay yihiin marwalba od daawatid markale ku sii dhibayso n/b qodobkan anugu muhiim ban u arkaan waana qabka marwalba noloshada lo hormarin karo wax walba ood ka cabanaysid kaliya wax xun maha e xitaa hadad rabto inad guul gaadhid qodobkan wu ku caawinayaa Ilaahy waxn kaga baryaya inu cudurkaas ka caafiyi
@khayojok5448
@khayojok5448 4 жыл бұрын
T0wba ya ilallaaH 😥😥😥October 8 / 2020 1:50 😥😥 Allow naga madoobe ani iyo inta ila midka ah 😥
@mohammedabdullahi6723
@mohammedabdullahi6723 4 жыл бұрын
wll Omar inshar waadguleysani inshallah waankutaagera ogaansho haajirto
@drgaas1826
@drgaas1826 3 жыл бұрын
Alle ha iga madoobeyo☝🏻😭 Igu soo duceeya go'aan baa ka qaatey.🙏🏻
@keynanali6827
@keynanali6827 Жыл бұрын
Hadda ma daysay maxad natijo haysa:-✍️🚶
@somaligirl2823
@somaligirl2823 4 жыл бұрын
Aniga wan iska dhaafay marka daaawan jiray waxaan dareemi jiray wareer Tan kale waxaan isku arkay markaan inbadan daawaday inaa xiiseyo lesbianka oo anan ka helin midka naagta iyo ninka Alx Hada wan iska dhaaafay ilahey ha iga cafiyo danbeygiii 😭😭😭😭
@nasibudarbi2600
@nasibudarbi2600 3 жыл бұрын
Ameen abayo
@farxanmaxamed6546
@farxanmaxamed6546 3 жыл бұрын
Gabdhaha kuma badno baa lalahaa iyagana madawadan
@ABC-or6fg
@ABC-or6fg 4 жыл бұрын
anniga wxaan joojiyey dawashadooda iyo sameeyntoodaba 28/8/2020 markaan muuqaalo looga hadalaayo daawady billowgii hore wee iga adkeed balse hada waa iscelin karaah go'aan adag kdb bashbash iyo barwaaqo kujiraah hadeer
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 4 жыл бұрын
Omar walal barnaamij kań oo kale ah bal isna wax nooga taabo Waa qamarada bro
@abdifatahmuse8493
@abdifatahmuse8493 2 жыл бұрын
Waxan waday muddo 5 sano ah Maaanta iigu danbaysa
@nuuxmc6525
@nuuxmc6525 4 жыл бұрын
Muddo Ka hor waxaan Ka mid ahaa Dadka xabsiga ugu jurro mugdiga uu Ka hadlaayo Cumar ,noloshuna wax dhadhan ah iima aysan lahen ,sanad iyo bar Ka dib video gii Kan Ka horeeyey uu inagala wadaagey kaas oo si fiican loogu Kala dhigdhigay kadib maanta waxaan ahay qof xur ah dareemayana inuu yahay bani'adam ,maskaxdeydiina weey iiso laabatay ,Allah haka qabto inta Ku imtixaanan !
@FahadHassan-m8i
@FahadHassan-m8i 2 ай бұрын
Ani manta aya igu dambeyso aflanta xun xun tariqda ooo ah 2024/7/27 july
@opponighty3603
@opponighty3603 4 жыл бұрын
Wlhi waa dhaqan aad u liita oo u baahan in laga toobad keeno ilaahay ha inaga qabtee buug iyo qalin ku qoro talooyinkan Ballan ku qaad inay maantu kuugu dambayso dabadeedna qor taariikhda markasta oo aad ka shakidid inaad kusoo noqonaysid soo xusuuso inaad ballan ku qaaday daynteeda. 1)ka fogoow cidlada iyo qolka madow. 2) halasoo degin vpn iyo waxyaalaha fududeeya in la daawado filimadaa. 3)markastoo aad dareento inaad doonaysid daawashadooda shaydaanka iska naar telefoonkana iska dhig dibada u bax oo asxaabtaada wakhti la qaado ama waxbarasho ku buuxi wakhtigaaga firaaqada ah intaasi waa rayi gayga ilaahayna ha inagu anfaco dhamaanteen.
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 4 жыл бұрын
Iiso duceeya wllayal in ilahay iga badbadiyo aflaamta xun iyo wixi xun oo dhanba
@ismailhanad4007
@ismailhanad4007 3 жыл бұрын
Wed 23 December 2020 Wa Goan aan qatay Ilahy Haila garab Galo Dhibatoyinka aan isku arky 1 Bilaa Goaan inaan Noqdo 2 In naxdinta iga Guurtay O wlky o dhuntay ayana kanixin 3 inan Marksta ano salada kujiro aan Galmo kuriyoonayo 4 in aan Kufikiro Wax aan bilaa adam kufikirn oo dambi wayn ah wllhi 5 nolosha dhan ayaan nacay waxparashadii ayaan wadi kari la ahy 😭😭😭Yaa Rabi Manta Laga bilaabo Iga madoobe🙏😢😭
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 жыл бұрын
😥 bro jadwal sameyso ey qorantahay xumaanta iyo wanaaga ey leedahay kadib go,aan adigaa qaadam doona 2 midkood ama wada saxan ayaa qaade mise wada xun ayaan qaada saasa naftaada ugu sheeekeyne bro.
@hodanzuufi5921
@hodanzuufi5921 Жыл бұрын
Aamiin alleh hakaa madoobeeyo
@kingdafurvic4270
@kingdafurvic4270 4 жыл бұрын
An ugu horeyoo number 1
@mubarik2348
@mubarik2348 4 жыл бұрын
muqalkan inti aanan daawan, ayaan salada duhur markan tukanayay maskaxdayda kuso dhacday war waxan illahay kabari inaad joojisid. wa halag maskaxdaada fadhiisinaya 24/7 Qol ayaad dhex fadhiyaysa noloshana macno ma masamaynayso even azxpti ayaad illobeysa oo qolkaas ayabay noloshaadu noqonaysa. maalinkasta qorshayashayda ma fulaan sababtas owgeed wan so toosa anoo qoomomo ku nool wanad ku sexanaysa
@cabdiraxmanyusuuf4947
@cabdiraxmanyusuuf4947 3 жыл бұрын
Msh alllh alle haku xifdiyo wllky omar runtii dhalinyaro badan ku ibtilayzan wan filayaaa in wXa badan iska badali donan
@Yaasalaam1
@Yaasalaam1 4 жыл бұрын
Wlhi bilahi talahi Alle baan ku dhaartee waxa Nolosheydii bur bur u horseedo waa aflaant xun marka hore cibaadDa wey igu adagtahay xusuusaha igu yar go,aan malihi balse caawa wixii ka danbeeyo Wlhi alle idinkiis waan joojinaa waaxana isku dayayaa meshaa waxas ku daawan lahaay Inaa banaanka iska aado ow wareeg aado amba masaajidka iska aado amba familka dhexda ka galo walalkeyga muslimka ahaw amba walaaaheyda muslimada ehyd fadlan isoodoceey inuu rabbi iga istaajiyo waxan Nolosheyda iftiin la,aanta ka dhigaayo xataa labo rakac isoo duko rabbi dartiis ow isoodoceey ajar aan la xisaabi karin rabbi hakaa siiyo qofkii isoodoceeya rabbi janada hanagu kulansiiyo Jaszak Allah❤️🙏🏻😭
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 4 жыл бұрын
Bro kartidaa waad leedahay Wanaag ayaan kuu rajaynayaa
@khaackhaac989
@khaackhaac989 4 жыл бұрын
I.a
@Yaasalaam1
@Yaasalaam1 4 жыл бұрын
@@maxamedcawilciise8280 Mahadsanit walal
@Cabdiwahab-g4br3l
@Cabdiwahab-g4br3l Ай бұрын
First dy30 aug 24
@aliahmadassser5884
@aliahmadassser5884 4 жыл бұрын
Horta waad mahadsanthy omar inshaar ::: wlhi been ma.ahan waana wada qabnaa calaamada aad noogu sooxustay lkn ; Alxamdulilaah mudo 3bilood ayaan iska joojiye wlhi waxbarashada wey igu adkaatay waxkasto aan hamiyo mahelo waana tanasulijiray lkn markaan baaray waan ogaad natiijoyinka xun xun eekadhalanaayo Intee ilaqabto gacanta taaga micnh like saara
@khaackhaac989
@khaackhaac989 4 жыл бұрын
Gadaal hasoo eegin. Horey usiisoco recordkaz ha iska jibin sxb I.a
@hanzadaabdi6714
@hanzadaabdi6714 4 жыл бұрын
walal qaali ilahey dib makuku soo celiyo Hore u soco dhmntena allah na hanuuniyo oo nagu sugo wadada toosan 👈 amiin
@khaackhaac989
@khaackhaac989 4 жыл бұрын
@@hanzadaabdi6714 amiin 𝚋𝚛𝕠
@cabdallecarabcabdi5139
@cabdallecarabcabdi5139 4 жыл бұрын
Dopamine waa dheecan halis ah haduu kugu yaarado ama aad uu kugu bato qofku haduu salada toosiyo dopaminergic fiican buu ku sheeqeenayaa
@khadarmahamed3953
@khadarmahamed3953 4 жыл бұрын
14.10.20 my last day insha allah allow ii rumee hadafkeyga igana masax kana madoobe qalbigeyga😭😭😭😭😭😭😭
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 2 жыл бұрын
MA JOOJISAY
@xuseendalmarxuseen1037
@xuseendalmarxuseen1037 4 жыл бұрын
Marka hore aad aya umahadsanthy balse farqi miya udhaxeya inu qofka shahwada iskaga keeno gacanta ama inu dawado muqalada xunxun si uu udaremo in darenkisu kacay kadibna shahwada iskaga keno gacnata Labadaba waa dhibato balse istcmalda gacanta aan wadan daawsho shey xun muqal ama sawr dhibato inte laeg bey wadan karta mise lajojin kara in qofku usanba istcmalin gacan ama muqal makunolankara nolosha cadiga ah ! Mahadsanid
@Kaafiso345
@Kaafiso345 4 жыл бұрын
Haa walal inaa soonto weyaan soonka badi ka dib waxas wey ka yaranayn
@suheybahmed8561
@suheybahmed8561 4 жыл бұрын
Musica iyo heesaha iyaga kahadal Walal
@mustafhonest5359
@mustafhonest5359 4 жыл бұрын
Wll waadmahadsantahy cumar ishaar
@cabdiwahaabcabduqaadir153
@cabdiwahaabcabduqaadir153 4 жыл бұрын
Noloshaydi ayaad badbaadisay walahi jazaaka allah qayr waan iska ilmaynayaaa 😭😭😥😥😥💔💔💔💔😥😥😥💔💔😭😭😭
@niciimoxasan2510
@niciimoxasan2510 4 жыл бұрын
sorry isbadal wangsan wll
@cabdiwahaabcabduqaadir153
@cabdiwahaabcabduqaadir153 4 жыл бұрын
@@niciimoxasan2510 😥😥😭💔
@abdullaomar6176
@abdullaomar6176 4 жыл бұрын
Si kastoo ahaato waad isbadali kartaa insha Allah
@huzzienhali9805
@huzzienhali9805 4 жыл бұрын
Tnx zhp qli wllhi videogu aniga ayuu ila hadlayaaa ilahay ha izo hanuuniyo😥zhpyaaal i zo duceeyaa🙏
@mideeyemuxsin7507
@mideeyemuxsin7507 4 жыл бұрын
الحمل لله رب العالمين💗 Waxaan qofwalba oo muslim ah usheegaya oo aan daawan waxyaabahaas xun xun iyo haduu horay isaga daayeyba inuu kumahadiyo ILAAHAY (SWT) maxaa yeelay waa nimco weyn hadduu ilaahay kaa badbaadiyey. Wllky (inshaar) waan kusalaamayaa wax badan baad noo dadaashay جزاك الله خيرا
@parqadshibrahim9799
@parqadshibrahim9799 2 жыл бұрын
cumar inshar walee somalida lafdhabarkeedaa tahay
@amiirahjama5057
@amiirahjama5057 4 жыл бұрын
سبحان الله ALLE HA UGARGAARO DHALINTENA XAALKU MA WANAAGSANA RUNTII WLL MARKASTA ALLE XASUUSNAW INUU ALLE KUSIINAAYO NEEFTA YAR EE AAD KU CAASINAYSO EE INTAAD QOL ISKUSO XIDHO AAD DAAWANAYSID XUMAANTA ALLE WAA KU ARKAA MARKASTA🥺🥺😔😔
@sharmaboy9
@sharmaboy9 Жыл бұрын
Ilaahayow igamadobey Aamin ya rabbi
@hussnichannel2936
@hussnichannel2936 4 жыл бұрын
Sxbkeyga Omar waxad Ka Hadashey Barnaamij U Ahaa In Laga Hadlo adaa ugu Mahadsantahay . Dadka walalo waxey Kuyihin Markey wx xun iska reebaan wanaagana ay Is faraan Allah Ajar kaasiiyo Juhdi badan bad Ku bixisay Allah Anagana Nagu Anfco Wa God abeeso aflaamantaas. Midda Xigta Aniga wxn ahay Wil Dhalanyaro ah o jcl inu Bulshadisa wx wlba oan wanag u arko an Lawadago Omar iyo asxptisa Iso duceeya inu khyrka Alle iwaafajiyo Insha AllaH. Waxan ku deydaa dadka wan wngsan sida omar.❤❤❤🙏🙏
@unknownhhhyouknowme5821
@unknownhhhyouknowme5821 4 жыл бұрын
Mahadsanid 2 wll cumar inshaaar
@abdirahmansalah6581
@abdirahmansalah6581 4 жыл бұрын
Dhibaatoyinka aan siigada ka dhaxlay 1.biyo bax degdega 2. Guska oo aan u adkaan sidi barigi anan aqoon wax yaabahan 3.Kacsi faro badan oo aan qarka u fuulo ina naag kufsado 3. Xishood la.aan iyo in maskaxdeyda badana galmo iyo wax yaabo la xiriira eey ka guxaan 4. Cibaadada ilaahay oo igu adkaata madama aan nijaaso noqonaya markasta oo biyo baxo Hadaba maxaan faaida marka aan ka maqnaado mudo hal bil ah cadaadas ? 1. In maskaaxdeyda kabaxdo galmo iyo dumar un in aan ku fakaro 2. Xubinta taranka oo adkaata 3. Salaada oo i fududaata Balse Nasiib daro ilaa hada waan wada cadadaas xun inkastoo aan sidi hore ka yareeyay. 🤲 iga soo duceeya wllyal 🤲
@abdikheromar6860
@abdikheromar6860 4 жыл бұрын
Allah hanaga Wala madoobeya aafada xun
@abdirahnman_shaafici7062
@abdirahnman_shaafici7062 4 жыл бұрын
@Alkraama Almusharaf Ana kula soo xariiraya
@halyeeyada7812
@halyeeyada7812 4 жыл бұрын
Walkay talo fican aya kusinayaa 1 guurso 2 bulsho sameyso 3 shaqo adag doro si ad adigo dalan utimado xfdada 4 kufikir in ad noshahay qimana ledahay Wana in ad ogataa in gabar ku dhixi donto ayna kaga bahantahy nolol 5 hogankaga adiga hayso yacni dawashada in ad dawatid nag lawaso waxa ka haboon in ad adiga wasto runta fican kama ficna kan ad dawaneyso 6 marwalbo mashquli nafta Kuna mashquli wax kufican sida shaqo sameyn hol adag Hadi adan shaqeynin xafada cawi sida in ad suqa adid banoni ciyar nafta dhib Walhi runta kushega saxb qofna kuma cawin karto adiga aya is celin karo saxb is ad key
@abdirahmansalah6581
@abdirahmansalah6581 4 жыл бұрын
mahad bariise sxb waxa aa shegeyso oo dhan waan aqana Sababaha ugu weyn ee igu kalifa waa ardey baan jamaacaded ban ahay marka guri kaligay ah baan degnahay. Cidladuna waa tannugu weyn ee igu kalifta marka waa balwad aad iyo aad u xun inkasto anu adepted ku ahayn oo hada 4 sano aan waday da deyduna 20 jir tahay
@mohaa8076
@mohaa8076 4 жыл бұрын
@@abdirahmansalah6581 walal markasta iskudey inad duceysto meel kasto oo waxaa aad kafirsato iskaa delete garaeyso hadee tahay Web browser iska xiir 2. Taan kale salaada ku dadaal in aad quraankana aqriso.
@afyaremedia5137
@afyaremedia5137 4 жыл бұрын
AllEh Hku Sharfo WllkEy OmEr inzhaar 16:20 Wed 7 October 2020
@abdihaafidhassan9266
@abdihaafidhassan9266 4 жыл бұрын
14 .October 2020 wallayaalow iii duceeye in illhy iga madoobeeyo 🤲🤲😭😭😭
@ismailhanad4007
@ismailhanad4007 3 жыл бұрын
Shp Ilahy Baan Kudhaartay Ninkan wuxuu kahadlayaa sdex shay ayaaa iska dareemay 1 No decision Wax goan ah malihi 2 Inan Nxdinta igatagto wllky iladhahy ayaa dhintay wax naxdin ah iska dhafe wan iska qoslaayay malinkas oo dhan 3 inan Kufakaro wax aan qalpiga naftu qaadi karin oo aan sheegi karin oo wllhi ah 4 inaan Salada markaan Kujiro Xita aan dareemo Galmo Allow Isahal😰
@siraajimedia5307
@siraajimedia5307 3 жыл бұрын
Sanad maalmo dhiman ayaa lagajoogaa qoraalkaaga, hadii aad joojisay isbadalka kugu yimid ka kawaran wall ? Inaan joojiyaan rabaayee
@SuhaybXasanmahad
@SuhaybXasanmahad 2 ай бұрын
DHIBAATA KA WAYNI MAJIRTO ILAAHAY DHALINYARADA HA KA QABTO
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 21 МЛН
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 71 МЛН
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
OGAANSHO
Рет қаралды 62 М.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.