Maxaa Xal ah ? Hadii aad mar kale ku laabatay Daawashada iyo caadada xun - xalka anigaa kuu hayo

  Рет қаралды 356,720

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 2 400
@maankacade9620
@maankacade9620 2 жыл бұрын
Maanta ay thy taariikhda 7/11/2021waxaa go,aan kugaary inaan iskadaayo sameenta caadada xunxun insha,allah🤲🤲🤲🤲🤲 allow igarab gal 🤲🤲
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 2 жыл бұрын
Walaal alle bari oo go aan qaado waad joojin kartaaa 7 bari tijaaabi kadib bil kadib 2bil alle bari marxalad walbo marka gaarto wixi kugu keenayo ka har sida asxaabta xun
@usamajama3598
@usamajama3598 2 жыл бұрын
Salaadaada sax waxkastaa way saxmi doonaan
@ahmedabdullahi1682
@ahmedabdullahi1682 2 жыл бұрын
sidoo kale waa balan maanta ayaa igu danbeeso 3 bil kadib 90 days 1 march ayaa fariin kuso qori donaa walal omar shukran🙏🙏
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
😢🤲
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
AaaaamiiiN wll alle haYdin garabgaLo
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
2018 kii ayaa iigu dambeysey alx 🤲
@waayoarag3091
@waayoarag3091 2 жыл бұрын
Horey usoco brother never go back again aniga way igu dabo dheeraatay lama soo koobi karo mashaakilka iga soo gaadhay lakin hada ayan dib usoo kabasho sameyna iiso ducee
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
@@waayoarag3091 garabkaga Allah galo bro
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
@@Dhambaal55 wax badan baa iska key badaley alx
@sacdiamoha5299
@sacdiamoha5299 2 жыл бұрын
Ilahay kuma celiyo
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
@@sacdiamoha5299 amiin
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 2 жыл бұрын
Ilaahay baan uga baryayaa qof kastoo ku dhiban muuqaalada xun, inuu ilaahay ka madoobeeyo. *AMIIN AMIIN.*
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Amiin yarabi umada muslimka inay ilaah ku xernadan ialhey wa uu ka badbadinah
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 2 жыл бұрын
@@sucdidahir1558 💌
@raiisaqaliif4369
@raiisaqaliif4369 2 жыл бұрын
Amiin
@Alabhas98
@Alabhas98 2 жыл бұрын
Iska guursada ama is’mashquuliya.
@khaliifdaacad7165
@khaliifdaacad7165 2 жыл бұрын
@@raiisaqaliif4369 🤲
@liverpoolfc1772
@liverpoolfc1772 2 жыл бұрын
1- cidlada iska ilaali 2- salada iyo soonka ku adkow 3- asxabtada haka dhaxbixin 4- jimicsi yar same 5 malinbo 2 malin 5- mar walbo oo ad ku fikirto waxas ka kac meshas oo dhax gal familygaga ama asxabtada 6- hada awoodid aroos fican aroos
@BINGO707_
@BINGO707_ 2 жыл бұрын
hadhaw biyo baxa dagdaga se ujoojin wll
@AIRAXMAANMOHA
@AIRAXMAANMOHA Жыл бұрын
Mahadsanid😢
@usamamohamedabdi9690
@usamamohamedabdi9690 Жыл бұрын
​@@AIRAXMAANMOHA legend groub ba samayn rbna aan kaga hottagayno waxas xun nagu so biir
@IDAAAANKUDAAYEE
@IDAAAANKUDAAYEE 6 ай бұрын
@@ashoaliosman9116😭😭waa cabsida ugu wayn oo aan qabo 🥹🥹🥹😭😭😭😭😖😖😖
@AxmedCali-v4k
@AxmedCali-v4k Ай бұрын
Wa mahadsantahe
@UPDYTUBE
@UPDYTUBE 4 ай бұрын
End day 18 may 2024 😢😢😢
@Xidig8
@Xidig8 3 ай бұрын
Sxb ma joojisay
@UPDYTUBE
@UPDYTUBE 3 ай бұрын
@@Xidig8 haa zxb bil baan ku dhawahey adna iska jooji
@CabdinurMxamed
@CabdinurMxamed 3 ай бұрын
​@@UPDYTUBE go,an walba wa qatay lpx sorry 😢
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 3 ай бұрын
​@@CabdinurMxamedsxb waad joojin kartaa anigaba 8 bilood anigo anan samayn ba ku dhacy hogi mar labaad hda wan kasoo kabanya walhi nolal farxadleh ban galay markan iska daayey hda 1 bil ban marayaa👏
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 3 ай бұрын
​@@UPDYTUBEsxb maxad talo ah ooad haysaa
@wareerjoojiye6363
@wareerjoojiye6363 2 жыл бұрын
Omar inshaar wll legend walahay sida loogu xiran yahay ayaan ka dareemaaya . Cumar inshaar guulayso pro.
@hgboy-xl6zy
@hgboy-xl6zy 2 жыл бұрын
Legend inuu yahay wliba dhaliyarada dhirigeliye cidn isku mahyo bro ✌
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Ustaad ✅👍 OMAR INSHAAR 🌼✅🇸🇴✅ Legend Recipect SOMALIA 🇸🇴👍
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
@@hgboy-xl6zy Aad iyo Aad ✔️ Wall 👍🎤✅🇸🇴✅
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
@@yasinshuceyb397 Jooji duugidda afkeenna soomaaliga iyo sarageeynta afafka qalaad, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
Legend = halyeey Boowe = Aboowe = walaalkeey
@mohamedbashirmohamed9859
@mohamedbashirmohamed9859 2 жыл бұрын
🙏Labo fikrad ku darsan 1. Soon Malmaha Khamis ama isnin. 2. Salada jamaca ku duko.
@mustafabdulkadir7039
@mustafabdulkadir7039 2 жыл бұрын
Wllhi wa runtaa🥰🥰
@pasherahmed8677
@pasherahmed8677 2 жыл бұрын
Wad so koobty
@ibnuhaajiyare9386
@ibnuhaajiyare9386 Жыл бұрын
😢 thanks
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك.🖤
@GeediJaamac-d7d
@GeediJaamac-d7d 8 ай бұрын
Galabta o ah galab khamis waxa iska dayay firsiga wax yalaha xun iyo sigada bishana waa 11/1/2024 wxan isku so noqondona 11/April/2024 wa 100 cisho alha talasartay i.n ina so duceya asxbta .
@canuid4707
@canuid4707 2 жыл бұрын
Alx ma daawado lkn balayo hees la yirahda i dhibtay lkn Alx hda 4 bilod ma dhageysan iso duceya inta wnga jcl inan mr danbe ku laban Allow ina samax yaa rpi🤲🏼
@keynan5408
@keynan5408 Жыл бұрын
Allaha ku dhafiyo wllshay
@walaalsd2937
@walaalsd2937 2 жыл бұрын
الحمد الله Ilaahey waan jeclahey 🥰 بسم الله الرحمن الرحيم { أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ ۝ وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ ۝ الَّذِي أَنقَضَ ظَهْرَك ۝ وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ ۝ فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ۝ إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ۝ فَإِذَا فَرَغْتَ فَانصَبْ ۝ وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَارْغَب۝ }🕋 صدق الله العظيم 🕋
@garyaqaan24
@garyaqaan24 2 жыл бұрын
dhalinyaro aan iska daano caadadan xun mustaqbalkayna ayey wax u dhibaysa thanks wll cumar inshar
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
Walahi sanad walba waa dharta manadayo
@captain2684
@captain2684 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 Maantaa inoogu danbeysa lpx Waa Balan I.a mudo Dheerka Dib Comment tigaan Aya Reply usoo Gali Doonaa
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 2 жыл бұрын
@@captain2684 haa brother waynu ognahay waxan inay cafimadkena udaran tahay lakin salada iyo cibadada an badino
@captain2684
@captain2684 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 haaa I.a
@daud6248
@daud6248 2 жыл бұрын
@@ahmedjamac8421 guurso
@baashiyare8493
@baashiyare8493 2 жыл бұрын
Shurada towbada waa 1:dabiga faraha kla bax 2:waa inuu ka qomameyaa 3:waa inuu go,aan sadaa inuu Mardanbe ku laba donin danbigas Hadi eytahy mida ku tacaluqsan bani aadnkana 4 :waa inaa lska celisaaa madalimta towfiqda allh nawafajiyo iyo inuu qofka si qaasa iskaga ilaaliyo hesaha iyo dawashada dumarka iyo firaaq badn🙏
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
Problems ka ugu wayn wa Internet ka Google chrome ninki sameeyay Dambigisu badnaa waayo iskma xiri kartid wayo wad furaysa Temporally weye misna waxay ahayd Chrome in lagu so daro hadad mar iska xirto adan Mobile kas ama Laptop kasi dab looga Daawan Karin lkn Fusuqa ayaga kula rabo way fududeyeen Cadaab na sugaya wasqda
@MUSTAFE-ART
@MUSTAFE-ART 2 жыл бұрын
Alx ilahy waxan kabaryaya inuu ka badbaadiyo cid walba oo wadadaas haysa ANIGA guushayda waxa sabab u.ahaa Duco alx..
@Mahamed-Dayax
@Mahamed-Dayax 2 жыл бұрын
Waha galo ad umuhim ah inad noso sameyso video gusabsan "go'an qadashada Salada inadan deyney" wahay ilatahay mowduc muhum ah. Merci 😊
@mba6164
@mba6164 2 жыл бұрын
Hal talo oo aad u mihuum ah waxaad samaysaa raac saaxiibo ama dad wanaagsan oo salaada tukada kuna dhihi kara salaada tuko. ka hadh dadka xunxun ee ku seejinaya fursadaha wanwanaagsan ee kusoo maraya.
@captain2684
@captain2684 2 жыл бұрын
@@mba6164 Adoo salada Tugadey Ayaa Hadana Sameyneysaa Waxaan Wa Waxan layabey wlhi
@zakarieali1534
@zakarieali1534 2 жыл бұрын
Ma zamaYn doontid wlhY hadaad zalaada zaxdo Zalaadu wxY kaa reeptaa xumaanta oo dhan wkii alle zupHana wtacLa idhi wll mrkaa khuzhuucda zalaada uun badi
@sadadboy2739
@sadadboy2739 2 жыл бұрын
Ogansho best KZbinr 💙♥️🥰 ismujiya inta iska daaf Tay xumanta
@Alabhas98
@Alabhas98 2 жыл бұрын
Hhhhh 🤣🤣🤣🤣 ismujiya kulaha.
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 2 жыл бұрын
Dhalinyarada saad ugu Fikiroso ilaahey Ajir haka siiyo!!!!!
@ahmett5835
@ahmett5835 2 жыл бұрын
Haku laban mar danbe
@mineke
@mineke 2 жыл бұрын
Wayo 🤔
@AbdiOsman-p2r
@AbdiOsman-p2r 10 күн бұрын
22/9/2024 insha allh kuma noqon dooni umadda islamka isoo duceeya In uu alle iga madoobeyo caadadaan 😢
@Xisbullaah118
@Xisbullaah118 8 ай бұрын
Wlhi 6bilood la so dhaafay dhaar io waxaa udhaxeyay ku laablabasho😢😢 Waxaan siigada bilabay 2019kiii bishii 12naad Waxa aan siigada waday 5sano waxa aaan u egahay qof saa id u tabar daran waxa daciifay jirkayga 😢 Wll isoo ducee plz in uu alle iga madoobeyo😢
@RoyalRoyal176
@RoyalRoyal176 5 ай бұрын
Hada sidee thy
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 2 ай бұрын
Zxb kula midbanay walhi sorry
@abdirahman1Abdirahmanjanagale
@abdirahman1Abdirahmanjanagale Ай бұрын
Wll si qalbitaabad ah baad noola hadashay alle hakaa madoobeeyo
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 жыл бұрын
Masha allah ilaahow intii single ah u fududey guur xalaala in tii haystana ubarakee ilaahow guur wanaagsan ii sahal alhamdulilaah
@abdrihman3966
@abdrihman3966 2 жыл бұрын
ISKADAA GACANTA WARAA
@duco6977
@duco6977 2 жыл бұрын
Aamiin guurka xalaasha ah waa badbaado
@saidhussein1064
@saidhussein1064 2 жыл бұрын
@@abdrihman3966 😆😆😆
@farjanomedia5033
@farjanomedia5033 2 жыл бұрын
Amiin Amiin walaal Allaha kuso sahlo. Anago dhan i.a
@AhmedMohamed-hn7ut
@AhmedMohamed-hn7ut 2 жыл бұрын
Amiin thuma amiin 🤲
@taqwah_reminders
@taqwah_reminders 2 жыл бұрын
(ص وَالْقُرْآنِ ذِي الذِّكْرِ ۝ بَلِ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي عِزَّةٍ وَشِقَاقٍ ۝ كَمْ أَهْلَكْنَا مِنْ قَبْلِهِمْ مِنْ قَرْنٍ فَنَادَوْا وَلاتَ حِينَ مَنَاصٍ) صدق الله العظيم Wll omar soo badi muuqaldan oo kle sababtoo ah dhalinyarda soomaliyeed aad by ugu soo bateen Daawashda muuqalada xun 🙀😥😢😥😥
@Dalmar_online
@Dalmar_online 2 жыл бұрын
Wllo been ah mahan warkaas Inshaar uu sheefeeyo wan waxa ku geelystay
@axmadxaji3632
@axmadxaji3632 2 жыл бұрын
Cumar inshaar legend horay usoco bro good topic
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 2 жыл бұрын
اللهم ارحمني بترك المعاصي ما بقي في حياتي ♥️ Dhalinyaroy ku ducaysta ducadan mar walba "Ilaahow iigu naxariiso ka tagizta macaasida iyo xumaanta inta noloshayda ka hadhay oo dhan.
@sabriyemedia7068
@sabriyemedia7068 2 жыл бұрын
شکرا جزیلا یا اخی
@princeabdulhakiimnani5609
@princeabdulhakiimnani5609 2 жыл бұрын
Jazaakallaah
@Sergio-qaaid
@Sergio-qaaid 23 күн бұрын
End day 27 Augusto 2024 go'aan waara baan qaatay ✊😢😊
@maxamedismaciil3676
@maxamedismaciil3676 2 жыл бұрын
9 November 2021 Manta waxan qaatay go'aan adag waxan rajeynaa in ALLAH SWT iga dhigo mid ka dhabeeyo go'aankas adag.
@sharafboy4501
@sharafboy4501 2 жыл бұрын
Dhiirri galiyaha kasbady dad aad u badan MashaAllah Guuleyso walaal Omar Inshar
@osmanosoble6867
@osmanosoble6867 2 жыл бұрын
Qofkastaa oo xumaantaan ku dhibana horta Alle haka madoobeeyo cadooyinkaan xune Alle haka jaro Waxaan idiin sinayaa talo Alle ayaa dunidan iskaleh asiga ayaane og wixii naftaan u wanagsan Alle waxa uu ku leedahay ان الصلاة تنهي عن الفحشاء والمنكر Salada 5 ta salaad hadii aad ilaaliso sidey thy ne aad u dukataa Alle xumantoo idil ayuu kaa goynaayaa Midne ogow si kastoo aad dambi u gasho marba hadii aad nooshahay janis ayaa haysataa towbadane wey kuu furanthy Alle hanaga najeeyo xumaanta
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 2 жыл бұрын
Waa runtaada wll salaada qofkii ilaaliyo asagane wey ilaalin
@hananhassan7593
@hananhassan7593 2 жыл бұрын
Osman xabibi mel walib ma joogt adiga
@hananhassan7593
@hananhassan7593 2 жыл бұрын
Osman cade
@aftax77
@aftax77 2 жыл бұрын
قل ياعبادي الذين أسرفو علي أنفسهم، لاتقنطو من رحمة الله، إن الله يغفر الدنوب جميعا إنه هوالغفور الرحيم
@haa7643
@haa7643 2 жыл бұрын
Maanta i gaarsiiya *1K* imika waxan marayaa *980* .Thanks 👍🔝
@maankalaki7589
@maankalaki7589 2 жыл бұрын
Wakusaray adne iisaar
@haa7643
@haa7643 2 жыл бұрын
@@maankalaki7589 Mahadsanid, Haye wllo
@maankalaki7589
@maankalaki7589 2 жыл бұрын
@@haa7643subscribe iisaar
@Maandhoore
@Maandhoore 2 жыл бұрын
Ku saray
@andisalansancho4966
@andisalansancho4966 2 жыл бұрын
Shukran wll omer inshar waa mawduuc an u baahnayn aadna wd u mahadsan tahy sida wayn een dhalinta ula dadaalayso mustaqbalkoda .
@cabdirixmaanxasan8035
@cabdirixmaanxasan8035 2 жыл бұрын
Shalay oo aheyd 4/8/2022 waxaa go.aansadey inaa iska dhaafo caadadas xun iyo daawashada muqaalada anshaxa xun i.a waxaan sameyn donaa nasasho mudo ah kadibna waxaan bilaabi donaa gym si jirkayga quruxduu laha wajigayga nurkisii an dib ugu soo celiyo run ahantii dhalinyaradu waxey uqabaan iska ciyaar ficilkaas xun balse maalintii aad kudhacdo waxaad dareemi dontaa quus, murugo, shalayto joogto ah , foolxumo jirkagii oo isbadala , maskax yari, fakar la.aan , mustaqbal la.aan , wuxuushnimo . Ilaa heer aa gaadhid inaad isdhahdid maxaad kanooshahay anigu waxaan bilaabey sanadkii 2019 da.deyduna waxey ahayd sanadkaas aan bilaabey 15 sano jir waxaan ahaa nin furfuran sports ah aadna ugu dhereeya dhanka kaftanka furfurnaanta ciyaarista kubada cagta dadka oo aan dhex gali jirey balse waxaan bartey cadadaas xun waxaana wadey mudo 3 sano ah balse aqoon uma laheyn dhibatadeeda waxaan arkey anigii oo noqdeg mid isbadeley jirkayga oo noqdey mid tabaryari hayso , fuleynimo aanan aqoon meel ay iga timid balse waxaan go.aansadey inaan iska daayo habeen hore oo aan sameeyay waxaan aha mid markii biyaha shahwada ah ka imanayaan macankooda is heynkari waayey intanan bilaabin cadaadas xun balse markii aan mudo wadey shahwadii iga imaan jidhey waxay noqotey mid aan dhanansi ama macaaneysi laheyn biyaha oo isla markiiba iga so duula . Alx hada masameyn 2 malmood waxana kudadaalaya inaan naftayda mashquuliyo ogow cudurada aad kaqaadi dontid hadii aad sii wado qarbaa kasoo kabsasho laheyn Wll marabtaa inaa dayso hadaba raac fikradahan iyo talooyinkaan hoose 1: 5 habeen isku xigta isku dey inaa tukatid salaatu leylka Kabacdiina ilaahey swt kabari inuu kamodobeeyo cadaas xun 2: tuko 2 rakcadood ee kahoreysa salaada subax adigoo kutukanaya Suradaha Ikhlaas, iyo suratu kafiruun 3 : kuqubeyso biyo qabow malintii halmar sababtana aan kuraacsho Biyaha qabow kuqubeysigooda waxaad kaqaadeysa kalsooni , iyo go.aan adeyg waxaad go, aan satana kafuqi meysid hadii aad barato kuqubeysiga biyaha qabow 4: badi istiqfaarta iyo quraan akhriska iskuna day inaas 5 saladood kutukato jamaaco Hadii aad rabto inaad kasoo kabato isticmaal cunoyinkaan mudo 3 bilood ah 1: mooska 2: malabka 3: toonta Waxaan kurajeynayaa cafimaad iyo cimri dheer hadii aad akhrisato comentigaad aadka udheer aadna waxkafahanto waxyeelada siigada Sida laisaga gooyo . Iyo sida aad uka soo sookaban laheyd Kheyr baan kurajeyn wllkeeyow 🤎🫂
@mohamedhassanahmed8039
@mohamedhassanahmed8039 2 жыл бұрын
TALADEYDA WAXA WEEYE : Iska guurso Allah swc ayaa arzaaqadaada balanqaadaye , tan ayaa ah xalka ugu wanaagsan.
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 2 жыл бұрын
Wxa jira dad aad ubadan muslim iyo gaalo ah oo guryo leh oo dhibkaas haysto qofka isagoo iskaabulo ah bilaabay arintaas markuu guursado xtaa guurka uma dhadhamayo oo wixiibuu sii wadan tusaale wxa kuugu filan ninkaas muqaalka kujira ee isagoo xaas iyo caruur leh arintaasi saamaysay
@khadarxasan5230
@khadarxasan5230 2 жыл бұрын
Waad MAHADSANthy wll Mohamed
@aragsanidkaxaaji9228
@aragsanidkaxaaji9228 2 жыл бұрын
Marmarkaa vedeo cusub kaa waayo kuwaagi hore iska daawadaa illah ku siiyay cod laku caajiseen😁😍
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 2 жыл бұрын
Mashaa allh wlh abyo aniga kula mid ahay
@anaselmi6192
@anaselmi6192 2 жыл бұрын
Adi mad so martay?🥺
@xasankaafi2506
@xasankaafi2506 2 жыл бұрын
Tonight is Monday and I have decided to give up insha allah 11/7/2021
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
No!!! My brother that is worst decision don't give up continued the efforts one even if you relapsed 100times IAM very sure one day you will succeed insha'Allah
@dailychallenges2595
@dailychallenges2595 2 жыл бұрын
Erayga "give up' joojin miyaad u isticmalaysaaa, Maya ma ahan waxaad isticmaashaa " I decided to stop or to quit" Waayo 'give up" English ahaan quusasho ayaa laga wadaaa, marka hormar wacan inshallah
@faysalabdulahi7989
@faysalabdulahi7989 2 жыл бұрын
Ilaahay subaxaanahu watacaalaa talo saaro wll oo wakhtigii aad samayn jirtay wax barsho ku badel waliba anigu xifdi quraan ku badel baan ku odhan lahaaaa...
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 2 жыл бұрын
Allaha kugula garab galo
@maaweelomediashow6277
@maaweelomediashow6277 2 жыл бұрын
Ilahy hakatiro
@hassanabdiabi2738
@hassanabdiabi2738 2 жыл бұрын
Waxaan aad ugu faraxsanhy sida niyada ah ee aad dhalinta uwacyigalineyso 100% waxaad bixisay dadaalkii loobaahnaa waxaaan hubaa dad badan quluubtooda inaad kudhex noolaadoonto ilaahey ajar iyo xasanaad hakuugu badalo wacyi galintaadana mid dhaqangasha allaha kadhigo aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@Othman_Elmi
@Othman_Elmi 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll. this encourages me to continue with the decision I made a few days ago. Thank you again my brother ❤️😊
@saacidsiciid2444
@saacidsiciid2444 2 жыл бұрын
Bro kwran zxp
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Are you still sticking in your decision? Say true please!
@mohaabdi1374
@mohaabdi1374 2 жыл бұрын
Wllhi m.a nin wax badan og youtoperada somalia wax aanan micno leheen bey dhalinta usoo gudbiyan ayagoo kaliya ka eeganayo qarashka yaro ay ka helaayan M.a wlaal Omar cilmiga iyo juhidiga ku bixisid dhisida dhalinyaro meel walba ka adag allah kaaga abaal mariyo qof walbo muqalkan daawaday kana iataagy aaqiro ajar baad ku leedahay 😘😘
@basketballhope2602
@basketballhope2602 2 жыл бұрын
You have really touched a lot of things that have caused a lot of setbacks in my life and I hope that God will make all those who stand up. We are really saddened🥺 Thank You omer❤
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 2 жыл бұрын
Jooji duugidda afkeenna soomaaliga iyo sarageeynta afafka qalaad, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 waraa luqada gaalo bas Kuma hadasho muslimin baleh
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
MashaAllah ustad omar .Allaha kamadoboyo qofkasta oo dhibatada kacabanayo.
@abshirbarre1289
@abshirbarre1289 2 жыл бұрын
Muuqalkan waxan daawadey 25/ 6 June/ 2022 waxan goaan ka qaatey in aan iska joojiyo caadoyin ka xun xun ishallah 😱🤲🤲😭
@anasmohamud4350
@anasmohamud4350 2 жыл бұрын
Hada kwrn wll ma iska daasay
@MohamedSaid-gk8rw
@MohamedSaid-gk8rw 2 жыл бұрын
Wllhi 20sano ayan hiraa waligey talefan aan leyhy kuma shubin Hal ama labo laga yabe asxaabteyda Inan ku arkay Dana aanan kagalin hadana illahey Ayan kamagan galay 🤲🤲🥰❣️
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
Waa la iska dayn karaa anigaa ka mid ah dadka iska joojiyay 2 sano ka hor alxamdulillaah, waxaana hubaal ah haddii ay kaa go'antahay in aad iska joojisid in aad awoodid ee nin iska dhig oo u istaaga aakhirada iyo aadduun yadaada.
@quruxdaxamarcadey413
@quruxdaxamarcadey413 2 жыл бұрын
Maxaa dareentay marka joojisay asxaabta la wadaag si dhiiragalin ugu noqoto
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
Isbedel wayn ayaan dareemay tan iyo markii aan joojiyay, caafimaad maskaxeed iyo mid jireed ayaan dareemay sidoo kale bini aadam caadi ah iyo qof muslim ah oo xasilooni haysta ayaan noqday alle ayaana mahadleh waxaana uduceynayaa in alle u fudeydiyo in ay kasoo baxaan jidkaas mugdiga ah inta ku dhibban fool xumadan.
@najiibmaxamed2034
@najiibmaxamed2034 2 жыл бұрын
Zxb see u joogty balwad weeye kuma qabato miyaa teeda kle bil hadaadan sameyn wxii intey isukaa gaagaaran ba naf noqoneysah marka iiga jawaab bal inta naf ma noqotid miya
@abdalleali354
@abdalleali354 2 жыл бұрын
@@najiibmaxamed2034 war markii hore hal sano ayaan lasoo dagaalamayay marbaan bil markaan gaaro hadana ku noqon jiray lkn markii dambe camal la'aantii ayaan joojiyay shaqo ayaan bilaabay waana soomi jiray saddex dii bil ee u horreysay asbuucii hal mar khamiista ama isniinta intii aan 90 ka cisho kagaarayay soonka ayaa i caawiyay sidoo kale tasbiixdana waan bilaabay isla xilligaas maalinkii kun mar camal iyadana waxaan u tuhmay in ay qalbigayga nadiif ka dhigtay ugu dambeyntii waan ka ladnaaday alxamdulillaah, adigana in aad dedaashid oo alle kugu guuleeyo ayaan kuu rajeynayaa sidoo kale naftaada la hadal oo canaano oo soon astaqfaartana badi niyadaadana wanaaji oo rajjo isgeli in aad ka adkaan doonto ilaahey idankii waad ka guulaysan e.
@boqqore
@boqqore 2 жыл бұрын
Bro, dhab ahaantii waa balwad sida loo joojiyaa ay adag tahay wlhi ciddii joojisana wa cid Alleh waafajiyay jidka toosan.
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
Haa xaqiiqdii
@sadadboy2739
@sadadboy2739 2 жыл бұрын
Ogansho best best KZbinr xumanta Allah kama doobeyo Dadka falkan xuun kuwasheen isboqdh guys 💙🥺
@yaxyeyoo3251
@yaxyeyoo3251 10 ай бұрын
END DAY 30,11,2023😢😢
@sadamyare2668
@sadamyare2668 6 ай бұрын
War ma noshey
@kaysekayse3688
@kaysekayse3688 6 ай бұрын
​@@sadamyare2668.
@RoobleibrahimMaxamed
@RoobleibrahimMaxamed 6 ай бұрын
😂😂😂​@@sadamyare2668
@Abdulrahmnn
@Abdulrahmnn 5 ай бұрын
Haye maku guulesatay
@MaameCade-ml22
@MaameCade-ml22 5 ай бұрын
Haye madeysey hada dee 😂😂😂😂
@kashmusic7210
@kashmusic7210 2 жыл бұрын
{{يا معشر الشباب من استطاع منكم الباءة فليتزوج فإنه أغض للبصر وأحصن للفرج ومن لم يستطع فعليه بالصوم فإنه له وجاء رجل النبي صلى الله عليه وسلم }} 🖤🤲
@Soopergaming123
@Soopergaming123 7 ай бұрын
Ameen swc❤❤
@cabdiibrahin3916
@cabdiibrahin3916 2 жыл бұрын
Waad mahadsanthy wll marka hore Cadada xun waxaan bila bay 15 old years markastaw waxan naftayda ushegaa inan joojinayo dhawan ayan jojiyay hadna wan kusoo noqday lkn hadana waan bilaabay hadana wan joojiyay iisoo duceya inuu ilaahay dib igu soo celin 🙏🙏
@Yasiin_Jeego
@Yasiin_Jeego 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 kkkkk nio nin dhalin yaro ah waxa iz kama deen karo blze 1 week hla mar same🤣🤣🤣
@cabdiibrahin3916
@cabdiibrahin3916 2 жыл бұрын
@@Yasiin_Jeego kkkk nio waa runtaa lkn hada waan dayay wll isoo duce inuu ilahy uuna igu soo celin
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 2 жыл бұрын
@@cabdiibrahin3916 Aamiin shp ilaahay naguma sooceliyo anigu waxaan ahay nin dhalinyaro ah waan iska daayey lkn nafteyda iyo hammadeyda ayaa igu riixeysa markaan kunoqdana ilin baa igu soo istaagta lkn cabsida Alle cuskan doonaa insha Allah
@cabdiibrahin3916
@cabdiibrahin3916 2 жыл бұрын
@@abdilahiyouseph2642 ilahay naguma soo celiyo zxp wllhi mararbadan naftayda wan nacy sabab la xidhidha waxas aan hada dayay waxn hada marayaa 19 sano lkn insha hada waxn rajaynaayaa inuuna ilahy igu soo celin adna kugu soo celi wll
@cabdiibrahin3916
@cabdiibrahin3916 2 жыл бұрын
@@abdilahiyouseph2642 ilahay naguma soo celiyo zxp wllhi mararbadan naftayda wan nacy sabab la xidhidha waxas aan hada dayay waxn hada marayaa 19 sano lkn insha hada waxn rajaynaayaa inuuna ilahy igu soo celin adna kugu soo celi wll
@ahmedsaid6890
@ahmedsaid6890 2 жыл бұрын
JazakAllahu Kahayran wll 6 bilood Kadib Insha'Allah Ayaan Kula soo wadaagi natiijadayda hda laga bilaabo naftayda jihaad baan Kula jiraa.
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
Iskadaa 4month kahor Ayan joojiyay sxb wad joojin karta lakin siigada Aya dib igu jiro
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
Dib iguheyso
@hassankaafi4443
@hassankaafi4443 2 жыл бұрын
@@AhmedHassan-fx4hs Go'aan Adag qaado Ilahay udhawaw cibadada badso Wad Iska daynaysa Insha allah ilahay haka madobeyo 🙏
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
@@hassankaafi4443 waswaska ayan kaqaday dhuhur 2times Ayan tukaday casarna 2times allow nofududee
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 жыл бұрын
aniga ilatali
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
Aniga mudo laba sano kudhan Ayan addicted kunoqday lakin muda yar nolasheydi Aya isbadashay runti dibata Deg Deg ah Ayan isku arkay lakin alxm bishi Jun Ayan joojiyay Wana karestay wllh lakin siigada Aya dib iguheyso after 28days Ayan dib ugulabtay siigada Dibka aan ku arkay sexka dawashadisa 1 waxaad ogata inay SINA tahay firsashada cowradka dadka hadaad kudhimatana halis ay tahay 2 real sex ama galmo dhab ah maha dadka duubayan way jilayan 3 maskaxdada ayay si Deg Deg ah ubuurburinayan Ila wayeel cml aan noqoto Muruug iyo walwal joogta ah ayad kujureysa Daal maskaxda ah ayad dareemaysa wana halis Allaha nahanuniyo xumantana Naga rebo amiin
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 жыл бұрын
Alle wll wxaN kaga baryiN in caadadaaa xunE kaLena kaA madoobeYo
@naturalandmotivationchanne4482
@naturalandmotivationchanne4482 2 жыл бұрын
Sxb wxn raba in an xirir no inten kalaso xira
@AhmedHassan-fx4hs
@AhmedHassan-fx4hs 2 жыл бұрын
@@suleekhaaadan3884 amiin walashey Adina mahadsanid
@7june2024
@7june2024 2 жыл бұрын
Qodabka 3aad waxabad mooda walahi inaad afkayga kala baxday Waa saan u qori lahaa
@YaxyeYaaya-x9u
@YaxyeYaaya-x9u Жыл бұрын
Manta waxaan ahay mid caado ka dhigtay siigada heer waxan garay gabdhaha aan ka xishoodo. Dugaan ee gabdho ku jiraan aan gali waye saladana Inaa dhib weyn igu noqoto aniga waxaa dhib badan ku qabaa daren keyka oo said ah lkn manta waxan ahay mid qasaare lkn. Ilahey waxan ka baryaa inee noqoto markii igu dambeese adunka I.n qof walpo oo arka comentigan plz isoo duceya😢
@baabul-jannah4144
@baabul-jannah4144 Жыл бұрын
Allaha kuusahlo wllo
@muniirdosan3289
@muniirdosan3289 Жыл бұрын
Pro waad joojin kartaa iska dhadhici lkn niyada ha iska dilin pro ilaahi kaalmeyso oo cibaadada ku da daal go aane ka qaado waxa kuusoo dhaweenaya caadada xun ka fagow ileen adaa garanaya meel ay wax kaaga imaanayaan ane waan kuuu soo duceen Isha alah alaah kaa dul qaado xunaanta
@AbdiRahman-ik8ud
@AbdiRahman-ik8ud 10 ай бұрын
20/11/2023 iigu dambeysay ilahey ha I ga madoobeeyo labadaba amiin
@wllsahim6692
@wllsahim6692 9 ай бұрын
Sxp ilaahada Maa u dhawaanin u maleena horay u soco
@alimohamud1953
@alimohamud1953 2 жыл бұрын
Alx aniga 22 bisha 9/2019 ayaan joojiye daadaal badan iyo fashilbadan kadib alle ayaa barye wuxuuna iiqadray muuqaalkaaga ugu horeeye ee kaga hatleyse caadadaan xun ayaa sabab unoqde joojinta caadadaan cadaabta ah
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Ragga Facebook close ka ah waxee ku faanayaan siigeysiga😏walhi ciil ika qabato Waxee la noqotay faan hadane waxee aaamineen inuusan postiga ukala kaceynin Hadeesan mar ka hadlin siigeysiga dhalinyaradii hada soo baxaysana sii fasahaadiyeen Walalaheyga iga yar marwalpo teelkooda kormeera kuwa anshaxa xum unfriend ka dhahaa 🥺I wish inuusan ilaahay ika barin caadadaas xun waayo waxbarashada inee HORMAR ka gaaraan rabaa
@man-x1
@man-x1 2 жыл бұрын
Fiiri Ani close ahey postigeega Ugu badan 500 like wata Mana ka hadlo siigo Aduunka waxa ugu necbahey 😤 Ani wiil 17 jir ahey magalna wa jooga waligey ma sameyn alxmdulilah
@Mohaden_1
@Mohaden_1 2 жыл бұрын
"Illahayow nagaga filnow saad doonto."😭
@turuftr2247
@turuftr2247 2 жыл бұрын
Wllo Gmail kaaga noosheg zi aankuula zoixidhiidhno mahdzanid macalin waxaatahey dhiurigaliye ah intaan video yooyadaada daawadawey waxpadan ayaa iska keybadaley aniga ahaanteydaa
@saabirdhaqane216
@saabirdhaqane216 2 жыл бұрын
Cawa oo ah taariikhda 11/6/2022 so galeeso axad 12/6/2022 ina aan go,aan ku gaaray ina aaa iska joojiyo caadadaan xun allow igu garab kal 🤲🤲🤲
@maxamedcnuur1597
@maxamedcnuur1597 2 жыл бұрын
In sha allaah
@anasabdullahihussein702
@anasabdullahihussein702 2 жыл бұрын
قال تعالى " فإدا عزمت فتوكّل على الله إنّ الله يحبّ المتوكّلين "
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 2 жыл бұрын
~10:28am-Monday-8-11-2021:)🇪🇸 Waxaan go'aan sadey inaa joojiyo Caadada xun......Thanks Mr ömar🙏
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 2 жыл бұрын
ilaahay ha ka madoobeeyo qofkasta oo imtixaanan caadadan aadka u liidata
@GoatxKamal
@GoatxKamal 2 жыл бұрын
Adi Calan ka Spain Mxaa ka Faa idea 🤣
@abdimalikaxmed126
@abdimalikaxmed126 2 жыл бұрын
Hye proh maku laawatay
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Ronaldo go'aankii uu qaatay maalintii hore ayuu Ku taagan yahay
@bulshawimedia455
@bulshawimedia455 2 жыл бұрын
Ilahay ha inaga madoobeeyo
@maxamed-yare6735
@maxamed-yare6735 2 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa inuu muuqaalkani saamayn doono dhalin yar badan oo kunool noloshan madow ilaahow dhalin yarta soo hadee😭
@Farhan-1-11-23
@Farhan-1-11-23 Жыл бұрын
Dhalinyaradu wey u baahan yihiin casharadaan oo kale. Mahadsanid Omer Inshar.
@abdikanisaid2275
@abdikanisaid2275 2 жыл бұрын
ANIGA WLLKY OMAR INSHAR TALADADA WXAN U QATA SIDII WIIL WLLKY IGA WAYN OO KALE ANIGA WLAAHI MALINTII VIDEO HORE SOO GALISAY BAN GOON ADAG NAFTAY LA GALAY WALINA WAN KU TAGANAHAY ISBADAL DHAN KASTA AH BAN DAREEMAYA MHADSANID WLLKY OMAR INSHAR ANIGA AQOON KHAAS KUMA LAHI LKIN SHPKY TALADA AYAA TAHAY MHADSANID.
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 2 жыл бұрын
Aan kugu daro hal waddo kale ayaa jirto oo ah marshmallow test. Yacnii qofka inuu dareemadiisa controlo Sidee?, tusaale hadii aadan hal isbuuc daawan naftada aabaal mari oo waxay jaceshayhay samee Sidaa ku wad ilaa aad 3 months ka gaareyso .
@xogahasayniska6566
@xogahasayniska6566 2 жыл бұрын
17:21 Mayd Qurmay oo Lugeynayo 😁😂✌️
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 2 жыл бұрын
ادمان الجنسي& السلوكي الجنسي القهري (التخيلات ،الدوافع ، الاثارة الجنسية ) علاج السلوكي المعرفي( منع الانتكاس، كره التكيف ،التدريب علي المهارات الاجتماعية، منع العزلة )
@mohamedrobinio3730
@mohamedrobinio3730 2 жыл бұрын
6mounth aya igu danbysy lkn wxn dareemaa dareen kulaabsho ah balse gymka dardiis aya iskaga dhaafy alxamdullilah🙏
@IamAlone-xp2vr
@IamAlone-xp2vr 5 ай бұрын
30/04/2024😢 i stop it✋🏿
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 3 ай бұрын
2 bil kadib majoojisay sxb
@somfilmandmusalsal1202
@somfilmandmusalsal1202 2 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi wax aan qarinayo majiran aniga haa aniga oo jiro 14 15 melahas ano jiro ayan bilabay ilaa manta oo aan jiro 22 sano dhibatada aan ka dhaxlay 1xubinteda taranka oo kori wesay macanaha xubinteda waxad umoda cunug 9 sano jir ah wlhi wa iga dhab 2 inan guriga kaso bixi wyo oo aan iska rabo inan iska jifo 3 kalsooni xumo wlhi lama so kobi karo waxa aan ka dhaxlay sacadan hda la jogo waxan moga hay wax aan bil dhamen 😥😰😰 pllz wll wax un igu biiriya ilahow garab igu sii dhibatadan sidan oga bixi lahaa 🙏🙏
@maroodijeexmedia2190
@maroodijeexmedia2190 2 жыл бұрын
talada Ninkan Qaado adiga arki doona Faaidada
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 2 жыл бұрын
Allah ka joojiyo amba isku mid baynu nahaye
@mowliidmaxamed221
@mowliidmaxamed221 2 жыл бұрын
Anaa kula mid ahaa zx wxad samysaa 5ta saldod jamc ku tuko ka dheerow kalinimada dadka la dhex gal jimicsi samee xataa 5daqiqana ha ahatee
@somfilmandmusalsal1202
@somfilmandmusalsal1202 2 жыл бұрын
@@mowliidmaxamed221 i.n sxb mhdsnid
@somfilmandmusalsal1202
@somfilmandmusalsal1202 2 жыл бұрын
@@user-vf3ux6xk1x aamin sxb
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 2 жыл бұрын
Illahayoow bani adan daciif ah ayaan nahay ee wax walbo oo xumaan ah na hareer mari.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا وَتَوَفَّنَا مَعَ الْأَبْرَارِ
@cumaryare4455
@cumaryare4455 2 жыл бұрын
Qoraalka ayaada wuu qaldamay iska fiiri Quraanka shaqalka hadaa qaladid micnihiisu wuu isbadalaa
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
@@cumaryare4455 wll shaqalku waa saxan yhy wax khalah ah malahan
@cumaryare4455
@cumaryare4455 2 жыл бұрын
@@dayurwarfa9762 wll qoraalkaa kaa qaldan ayaada bilowgeeda
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
@@cumaryare4455 wll gacaliye aayadu makhaldanee ee qeyb kamid ah ayaa soo qaatey, oo mowduuca khuseyso, taaso ah inaan ilaahy dambi dhaaf weydiisano, oo waliba mudanthy marwalba ayaan ulajeedey, Ayadoo dhamestiran waa sidatan: رَّبَّنَا إِنَّنَا سَمِعْنَا مُنَادِياً يُنَادِي لِلإِيمَانِ أَنْ آمِنُواْ بِرَبِّكُمْ فَآمَنَّا رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا وَتَوَفَّنَا مَعَ الأبْرَارِ
@cumaryare4455
@cumaryare4455 2 жыл бұрын
@@dayurwarfa9762 wll anaa qaldan ayaddaan ayaad kale ku qaldey
@farhanabdiciise5869
@farhanabdiciise5869 2 жыл бұрын
Walaahi Adigaba sidan iskaaga dhaafay aanan walahi siidi hore cml ma ahii alxm 🤲 walahi illah BA MAHAD iska leeh alxmdulilah
@mukhtaradam3636
@mukhtaradam3636 2 жыл бұрын
Cajiib waxad tahay runti halyeey waayay dalkisi maanta haday jiri laha qaran somaliyeed waxad hormuud Kanoqon lahayd wacyi galinta bulsha iyo waxanay hada yidhahdan abaabul kasaarka anigu cadadan malihi alxamdulilah lkn qormadaadani kuma koobna tan aad ka hadlayso waxan qaati la taagna cunista qaadka o dhibato an arkayo igu haya albaab fududna an kagalay hadana midan kabaxo la'ahay lkn muqaalkan on inbadan iska dhaafayay wax macnalehna u arkayn markan akhriyay ciwaankisa waayo labada qormo e hore ad kaga hadashay arinkan mid ayan arkay mana dhamaysan waayo macno iima samayn lkn kan siweyn ayan u baraarugay shaqadi an hayay wan jojiyay si an u dhugto xata jaadka o I agyaalay cunayayna muuqaalka kahor waan joojiyay inti muuqaalku socday ugu danbayn xikmada iga so baxday aya ah in anoon caadadan ad ka shekaynayso samyn lkn dhaman dhibatoyinka ay keento ay qarkod ila darisyihin sida inan quus dareemo markan arko rag an qayilin lagana yaabo inay nolol ahan iyo dhaqale ahnba iga hoseyan hadana markan lakulmo dadka nocasa waxan dareema in aanan noolayn qofkana kaliito sababta an u dareemayona iyo xalka jwb u la'aa lkn maanta wanhelay fikir salmiya wanan tijabinaya insha allah Aaaaaadbaad u mahadsantahay walaalka qaaliga ahoow Alle hakugu xafido hawsha wanaagsan eed umada hayso abaalkeeda jano culya hakuugu bedalo anagana kuwo ay anfacdo hanaga yeelo amiiin WOOOOOOOW
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 жыл бұрын
Wll aad baa umahadsanthy, Jazakumu Allahu kheyra
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Videogii 2019 aad soo galisay ayaan Kaa qaatay macalin markas ayan iska dayey Alxm Waxyaalaha aan faaidey 1- Wax akhriskii iyo fahankii aya iso noqday 2- Caajisnimadii ayaan is deynay
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 2 жыл бұрын
Inaad cibaadaysato ood allaah ku xidhnaato aya kaaga filanba 🤲
@adenarabmuhumad779
@adenarabmuhumad779 2 жыл бұрын
Markaan sameeyo cadada xun naag kasta oo qurux badan ma hungureeyo lakin hadanan sameeyn mid qurxan iyo mid aan qurxsaneeyn ba malab baa lay marshaa
@t0mmjerry708
@t0mmjerry708 Жыл бұрын
Wll waxan go aan saday inan is ka daayo mahaa balse tobaad kadib ayan is ku arkay anoo daa wanaya balse dhuurdaqiiqo markan ku jiray ayan maskax dayda dib usoo celiyay isla dorbadiiba wa n ka baxay ba
@khalidfaarax4598
@khalidfaarax4598 2 жыл бұрын
Manta oy tahey 13/12/2021 Wa malinki igu dambeysay inan dawado filamada mareer baden wanku dhartay inan dawen hada ano ku dhex jira umban arki jirey ilahow isaacid wanku baryaye 😭😭🤲🤲🤲🤲
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 2 жыл бұрын
Intee wax kuu maraayaan legend
@yaxyeseylac5199
@yaxyeseylac5199 2 жыл бұрын
Wallaahi maanta dhalinyaradeena waxa ay wax uqabsan la,yihiin ay dib ugu dhaceen ileen waa dad maxkaxda lagaheysto oo maskaxde shaqeenlahyd baa dhimatey Inta aasaan nahy oo caadadaan xun ay dhalinyaradeena daawaneyso ogaada soomaliya wax hormar lagama sugaayo inay gaarto sabab too ah waxa aan ubadanhy dhalinyaro lkn waa dhalin maskaxda laga heysto allow noo gargaar
@hafsajama4884
@hafsajama4884 2 жыл бұрын
اللهم نجنا كل فحش ورودنا إليك راد جميله 🤗😍
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 2 жыл бұрын
Ma sameysa waxas 😌
@hafsajama4884
@hafsajama4884 2 жыл бұрын
@@user-vf3ux6xk1x ilahay manu I arkin wll ilahay ayaan ka magan glay kunjeer
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do Жыл бұрын
Gabdhaha ma siigeystaan?
@Immaliksalah
@Immaliksalah 2 жыл бұрын
Hdad rbtid inad iska daysid noloshada hadaf u yel xita isku day inad traning adag samesid wlhi almitada way ku cawineee
@mursalmohamdd9735
@mursalmohamdd9735 2 жыл бұрын
18 November _2021 wn jojiyay alhu Akbar
@Kaalim_health_college
@Kaalim_health_college 2 жыл бұрын
Jannada Alle Xisaab la'aan alle haku galiyo like iisaar
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Caadada xun ilaahow iga badbaadi 😥😥😥😥😥😥🙏🙏🙏🙏🙏
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 2 жыл бұрын
Wll ninka shaashada ku saaran waa gaal iska qaad shukran
@libancisman6843
@libancisman6843 2 жыл бұрын
Aniga kula hadlaayoo kitaab ayaan kamarey ilaa 3 mar waana ku laabtey maanta waxaan ilaahey kabaryaa inan mardanbe sameyn goaan adagna waan kagaarayaa inshalah tacaalaa
@maxamadibraahim7406
@maxamadibraahim7406 2 жыл бұрын
Inte waday zxb
@maxamedCabdi-tc8wr
@maxamedCabdi-tc8wr 6 ай бұрын
Sxp manta ayan goaan qatay 😮😅😊😢
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 2 жыл бұрын
2019 muuqaalkii aad soo galisay ustaad dhaawaday joojina waayay muuqaalkii kan ku ka horeeyay dhaawaday joojin na waayay kan laftigiisa mar hore ayaan dhaawaday lkn nasiib daro waan waday caadadaas foosha xun leh anoo la isoo barayay diinta alle mudo badan kana qalan jabiyay macaahida wadanka kuwoogo ugu fiican jaamacada ka baxay wali waxa I dhaba socota masiibada noloshayda gudaha ka bur burisay mar walba oon aan sameeyo waan ooya ilin diiga waana ka dhaartaa in aan dib ugu noqdo lkn leesh faaida anoo ku jira uun baan is arkaa xaafadu waxa ay I dhahaan waar guurso balse mxaan guursada naftaydiibaba I hogaaminaysa sideen qoys qurux badan ugu soo kor din mujtamaca somaliyeed Waan burburay maskax ahaan inyar ma samri karayo cabsi walwal mustaqbalkayga oo God sii galaya Incha alh caawa oo ay tahay taariikhdu (muharram 14/1444) ku beegan (11/8/2022_ilaa 11/11/2022) Waxaan alle wayna ka baryayaa inuu iga masoxo qurunkaas maskaxdayda saameeyay yaa alaha saan hanagu dilin😔😪😢😭😭😭😭😭😢😭😢
@xasankaafi3109
@xasankaafi3109 2 жыл бұрын
sxb aniga ku caawin lkn wax walbo adee ka go an yihiin waaxana aaminsanahy aniga hadaaba iska dhaafay caadadan wllhy qof walbo iney iska jari karto lkn sameey sidani 1 naftaada aamin waxtiqa oo dareenka ku qabto wax kale ha sameen chrome dalate sxb markaad aragto inaa soo dajineesid chrome ka maraakas ayaa ka gaarasho leedahay sxb waxaana sameeysa isla markiiba musqusha gal xubinta taranka biyo qaboow ah ku shub iyo wajiga ku dhaqdhaqo kadib quraan soo dagso dhageeyso wllhy bilaahi taalhi ineey maskaxdaada sida caadiga ku soo laabaneeyso lkn wax walboo adee kaa go an tahay eebow guula kuu rajeeyna
@xasaninhodestevano820
@xasaninhodestevano820 2 жыл бұрын
Intee wax kuu maraayaan hadda?
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 2 жыл бұрын
Alhm anuu 1 sanno waxaaz ma daawan talaabadii ugu muhiimsanayd ee aan iskaga daayey waxat ahayd mobile dhanba 5bilood ma isticmaalin ka dib ilaahayba iga mazaxayba😇🤲🙏
@MayaMidkle
@MayaMidkle Жыл бұрын
hda weli mka maqanthy mise waa kulaabaty😁
@abdirahmankaarto315
@abdirahmankaarto315 2 жыл бұрын
Caada xun waa albaab ku yaaala jar janbi meel madow dalow dheer hadii aaD furto albaabkaas waxaad ku dhici doontaa holac meel haraad badan oohin badan aan lahayn wax cuskasho waxaa lagaga bad baadi karaa go,aan adag salaad soon iyo inaad niyada ka saaarto caadadaas jaxiimada ah Waxaan tallo siin lahaa dadka faraha kula Jira inaY joojiyaan hogaanka xun ee ay hayaan in aaD xididda u jartaan inaad dib u eegin Ku badal wax khayr qapa wax fiican ficil wanaagsan 🥺🥺🥺🥺
@bobifootball8799
@bobifootball8799 2 жыл бұрын
Waa rayi wanaagsan taladaasi
@BoqolJirow-z2f
@BoqolJirow-z2f 3 ай бұрын
Alxmdulilah waligay mdawan laakin asxpteyda dawadan sidan ogansho udhagaystay waan waaniyay muqalada ogansho dhagaysta dhahay Alxmdulilah Lilah had iska dyen waa mrki 2 aan dwado muqalkan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mcln kyga internet Ka wx bdan kfaa iiday❤❤❤❤❤
@MubaarakdoonkaDoonka-1vs99
@MubaarakdoonkaDoonka-1vs99 3 ай бұрын
Waad nasiib badan thy lipaaxeygow❤❤
@yaasiryare8525
@yaasiryare8525 2 ай бұрын
End day Mon,22july
@ahmedbestey9747
@ahmedbestey9747 2 жыл бұрын
M,a walal illahi hakubarakeeyo dhabta manta jirto ayaad kahadashey illahey janada firdow hakugaliyo
@zakariabaashe3526
@zakariabaashe3526 2 жыл бұрын
Ducada ha iloobina insha allah اللَّهمّ اغفر ذنبه وطهر قلبه، وحَصِّنْ فرجه
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Wlhi waa duco muhiim ah.
@7june2024
@7june2024 2 жыл бұрын
31/1/22 Waxn ka xumahay 6 bil inay kaso wareegtay go'ankaydii walina aan halkii taaganahay waxna aanan ii kordhin Subxanallah 12 /8/ 2022🛑🛑
@Beergooye
@Beergooye 2 жыл бұрын
Hada xagee marosa
@leader_khaallo2948
@leader_khaallo2948 2 жыл бұрын
Maxaa dareemeysa 4 bilodd ka dib
@dailytrendingevents5314
@dailytrendingevents5314 2 жыл бұрын
@@Dhambaal55 fiiri aniga ayaa kuguulaystay 19 Feb 2022 ilaa hadda kadib mudo 6 sano oo cadaab jaxiima ah oo noloshaydu Qatar gashay: talooyinkaan qaata: maalinkasta jimicsi samee sida orodka, push up, banooniga, socodka iwm. Kabax guriga maalinkasta oo banaanada iyo masaajidda aad, jooji asxaabta xun oo iskuxir kuwo masaajidka salaadda kutukada, hacaajisin Hana quusan murg iyo caajis hadaa lakulanto. Biyo badan cab iyo cunto fiican cun. Cibaadada kudadaal iyo Bulshada lashaqayso Tusaale waaridkaa ama dadka active ka ah waqti laqaado oo firfircooni iskuqasab. Ogudanbayn iska delete all Application ka dhaqan xumada sida TikTok, Instagram, iyo wixii lamida. Follow kala laabo block naagaha bilaa asturka ah. Dadaal muddo sadex bilood ah awoodaada, farxadaada' kartitaada ayaa kusoo noqon horayna usiiwad ilaa aad heerkaa rabtay aad gaarto. Waad Mahad celin doontaa hadaad sidaan uraacdo hadii kale Waligaaa shalayto kama baxaysid, hadda fadhiga kakac💯👍 nasiib wacan wll
@dailytrendingevents5314
@dailytrendingevents5314 2 жыл бұрын
@@7june2024 raac talooyinka aan qoray, oo sidayda kabax shalaytada, reply ga hore fiiri.
@cabdiraxmaan4779
@cabdiraxmaan4779 Жыл бұрын
@@dailytrendingevents5314 adi iska waran saxib mashallah waa waaanisay hda adi weli amaad kulaabata walalkeeyow
@wardaismail2064
@wardaismail2064 2 жыл бұрын
Subxanallah dhammaan inta u badan dhalin yarada halkan ku jira wey ka cabanayaan dhibaatada Alle ha idinka shaafiyo walaloyaal lknana talo an idin siiye Mobilka iska fogee markaad cidlada tahay habeenki bustaha ha la hoosgalina mobilka Markastana daawada muxaadirooyinka ku saabsan qiyaamaha iyo maalinka weyn
@mohamed88466
@mohamed88466 2 жыл бұрын
Hhhhh
@khadarfaarax6108
@khadarfaarax6108 2 жыл бұрын
walaahi saxiibow Waay igu daba dheeratay alle ha ii sahlo Hadda dhaw ayaan sameenayay balse muqaalkan ayaan arkay 2021 ayuu so dhigay hadda arkay 2022 Maxaa sameeya walal bashah waay igu daba dheeratay
@dailytrendingevents5314
@dailytrendingevents5314 2 жыл бұрын
@@khadarfaarax6108 ha niyad jabin, jihaad Rasmi ah samee aniga ayaa 19 February 2022 iskadaaye mudo dheer kadib, kaliya maalinkasta exercise samee, masaajidka aad inta ugu banaanka iyo asaxaabta fiican laqaado, cunto fiican cun iyo biyo badan. Cibaadada iyo salaaadaha jamaaco kutuko quraan intaa taqaano maalinkasta aqri. Sadex kadib wa isbadalee ia
@somali1-
@somali1- Жыл бұрын
Hadaa soo siigeystey maanta kaliya waa marki 3aad siigeysaneyo inaan iska deeyana waa igu adagtahay waa joojin waayey xitaa gabdhaha ayadaa iiga fiican oo iiga raaxo badan gabdhaha kuma soo kacsanaayo ilaa aan naagaha xxx daabado oo kadibna niyeysto walaalyaal iska daaya siigo anaa kukhasaarey waa iga talo walahi 15sano ayaa kubilaabey hadan 32aa jira wali waa wadaa iiso duceeyo pls in allah iga madoobeyo
@xareedcabdi1304
@xareedcabdi1304 Жыл бұрын
Sxp ma 32sano ayaad jirta wllhi baxar ayaa ku jirta hada kwrn ma iska deesay mise weli waa sidii
@waxgarad6646
@waxgarad6646 8 ай бұрын
Ma daysey sxp bahashiii
@ahmedofficial7024
@ahmedofficial7024 2 жыл бұрын
2022/8/19 ilhyow ka madobey all
@Guuldoon252
@Guuldoon252 2 жыл бұрын
Waxaan iswaydiiya mar weliba ""hadii aad ku siigaysato video yada xun mala micna tahay inaad sinaysatay oo allah kuu xisabinayo inaad sinaysatay taas oo ka dhigan inaad noqonayso mid sinaysatay boqolaal mar ama ka badan
@farxaancade1036
@farxaancade1036 2 жыл бұрын
Mahad sanid wll cumar siniyad leh baan ku gu mahad celiyay anigu goan waan qatay lkn waan kufay anigo niyad jabsan ayaa muqalkaga arkay goan cusub baa qatay oo boorka baaa iska jafay waxa rajena i.a goan inu noqdo midkii hirgaly sababtana aad adiga lahato ilaah kasukow mahad sanid wll qalia❤❤❤❤
@apdyqaadirarts8833
@apdyqaadirarts8833 2 жыл бұрын
Ilaahow adiga adoonkaahii ban ahay iga danbi dhaaf cadooyinkaan xun xunkana iga ma dòobee nolosheydana ii ifi i.n😪😪😪
@cabdiraxmaan4779
@cabdiraxmaan4779 Жыл бұрын
Haye talie iiwran bal adoo daacad uhadlaayo amaad kulaabatay
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 2 жыл бұрын
Wll waxad igu caawisaan waamaxay farqiga u dhexeeya siigada gacanta iyo mida Riyada ? Mida riyada aad iigu badan bishii 3 mar baan isku arkaa Marka midkee saameyn badan ?
@mowliidmaxamed221
@mowliidmaxamed221 2 жыл бұрын
Waa cafimd taasi maaha biyihii caadiga ahaa biyaha cadiga ahi waa adag tana waa biyo jilicsan ta hurdadu wa cafimad
@user-vf3ux6xk1x
@user-vf3ux6xk1x 2 жыл бұрын
@@mowliidmaxamed221 sx
@tahriib7042
@tahriib7042 2 жыл бұрын
Horta zxpayal anu siigo mudo 4bilod ah masamyn aadna wan uwacnahay
@cabdiraxmaan4779
@cabdiraxmaan4779 Жыл бұрын
Haye talie iiwran bal adoo daacad uhadlaayo amaad kulaabatay
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 11 МЛН
Maxaa Dhacaayo Hadii aad 30 Maalin Biyo Qabow ku Qabaysato ?
12:48
Learning English With Native Content
27:51
Listening Time
Рет қаралды 8 М.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН