Ha Caabudin Shahwadaada | Xalka kama dambaysta ah Afkaarta Jinsiga ah | Kitaab Muhiim ah .

  Рет қаралды 222,839

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 836
@sijtv8984
@sijtv8984 2 жыл бұрын
Cumar Wax Badan ayaan Kaa Faa'iiday Maalinta Qiyaame ayan kaaga markhaati kacaya waxd ii Faa'iidaysay Alle Dambigaaga iyo midka waalidkaagaba Ha dhaafo Adeer❤
@yacquub111
@yacquub111 2 жыл бұрын
Cajiib
@safiyoaadanali8533
@safiyoaadanali8533 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲
@cosoble
@cosoble 2 жыл бұрын
Aamiin
@cabdiriraxmaanmustafe
@cabdiriraxmaanmustafe 2 жыл бұрын
waru n wllahi
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 2 жыл бұрын
Amin sxb
@samedoon3821
@samedoon3821 2 жыл бұрын
27 maalin ka hor ayaan go'aan saday muddo 7 sabo ah on samaynayay, is badal aan la qiyaasayn ayaan nafsad ahaan maskax ahaan iyo jidh ahaanba dareemayaa alhmdulilah ilahow iigu wad inta ku dhibanna ka joji 🤲 sababta Ilaahay ka sokow OGAANSHO ayaa lahaa mahadsanid in badan noloshayda wad badbaadisay.
@abdiwahabmidhka4013
@abdiwahabmidhka4013 2 жыл бұрын
Zxp dadaal oo hayareysan arinka jihaad dhabanagal alle hakugu guuleye
@ismailhanad4007
@ismailhanad4007 2 жыл бұрын
Maxa iska Joojisay Ma Shahwadka
@shacrawisigadjamac7947
@shacrawisigadjamac7947 2 жыл бұрын
@@ismailhanad4007 soon tuko salada hada tukati sida saxda ah khaladka aye ka reebasa laakiin salada tukana waxana wa samena salaadada khaldan zhp
@umumiskiin7500
@umumiskiin7500 2 жыл бұрын
@@shacrawisigadjamac7947 haa wall wana Tukadaa dambina wan ku dhex jira Qalbi wareer dreemaya😢😢
@cabdallashaamil2076
@cabdallashaamil2076 2 жыл бұрын
@@umumiskiin7500 caziimo adag qaado wlshy ilahayna unoqo Salaadana badso sido kle iska block ama xir waxkasto kuxasusin kara ama kuu sahlaya sida website qof sxp ama nin wxu rabo ha ahaado sido kle asxp badn oo fcn sameyso kalinimada iska ilali
@maxamedcabdicumar6363
@maxamedcabdicumar6363 2 жыл бұрын
Cawada waa jimcee aan ku salino xabiibkena mohamed scw💕
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
scw scw scw ❤️❤️
@guuleedabdi9565
@guuleedabdi9565 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤
@hodanabdiahmed2145
@hodanabdiahmed2145 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤
@bushrobashir5661
@bushrobashir5661 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@muscab8581
@muscab8581 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammed ❤️🕋🤲 ‏محمد صلى الله عليه وسلم
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
scw scw scw ❤️❤️❤️
@Caska224
@Caska224 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@cabdiqanifaarax2383
@cabdiqanifaarax2383 2 жыл бұрын
Scw scw
@agronomiest2567
@agronomiest2567 2 жыл бұрын
Scw
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Aad Bay u adagtahay Inaad Naftaada Ka adkaato Runtii Ma Garanyo Halgan Ka wayn Inaad Naftaada Adu Hogaamiso😔Rabi Ha Noo wada sakhiro Inaan nafaheena ka adkaano🤲
@AHMED.UPTHi1977
@AHMED.UPTHi1977 2 жыл бұрын
Amiin
@lbnlugooyoh5602
@lbnlugooyoh5602 2 жыл бұрын
Aamiin
@yusufuk2366
@yusufuk2366 2 жыл бұрын
Amiin ya rabi
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
Amiin
@khalidali4044
@khalidali4044 Жыл бұрын
Amiin
@kingabulceesh2484
@kingabulceesh2484 2 жыл бұрын
3 naf jiro aa qu'raaanka lagu sheegay 1:النفس اللوامه macnaha naftaan shar ku gileyneyso haddna kheyr kula rabto weyna kula ciyaareysa 2:النفس الإمارة بالسوء:waa mid ugu daran tan macsiyada ku gileyneyso iyo mid dambeyo waa weyn dhaxda ka dhigeyso 3:النفس المطمئنة:waa mid ugu ficna waxeyna jaceshahay meelaha kheyrka sida masaajidka iyo neelaha fican iyo sharka ka cilineyso iyo xasanaadaka ku geyneyso Qofba addunyada joogo wax lee lagu imtixaanay ilaheyow imtaaxnka noo fududey Amiiiin ya rab🤲
@cumarxaaji1285
@cumarxaaji1285 Жыл бұрын
😢
@hayatomar648
@hayatomar648 Жыл бұрын
٩به
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y 2 жыл бұрын
Rasuulku wuxu yidhi scw jihaadka dhabta ah waa ka nafta lagula jihaado Alle hanaga bad baadiyo sharka naftayada Mahadsanid ustaad omar
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
اللهـــم إنـي أعــوذ بــك مــن الهـم والحــزن والعجــز والكسـل والبـخــل والـجبــن وضـلــع الـديــن وغـلبــة الــرجــــال.❤
@NAQEEYE
@NAQEEYE 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ❤ ﷺﷺ ﷺ ﷺ❤ ﷺﷺ❤ ﷺﷺ ❤ ﷺﷺ ﷺ ﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺ ﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺﷺ ﷺ❤
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
scw scw scw ❤️❤️❤️
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 2 жыл бұрын
Runtii hadii aad shanta salaadood ku ilaaliso jamaca aadna ilaahay barido shan jeer maalintii, aadna kitaabkiisa akhriso 20 daqiiqo salaad kasta, waxaa hubaala inaadan arimahan soo xasuusan doonin. Waxaadna geli doontaa nolol alle ku ilaaliyo
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 2 жыл бұрын
Bilada ugu qaalisan ee qof lasiiyo maanta ahadaan awoodo cumar inshaar ayaaan siinlahaay xaqiiqdii dadbadan ayaad badbaadisay baraka allah. Jazaka allah
@القرأنالكريم-ظ3ت5ط
@القرأنالكريم-ظ3ت5ط 2 жыл бұрын
Wadooyinkaas mugdiga waxa looga bixi karo waxa ugu dhaw ku xirnaanta illaahey ku dhaqmida dardaaranka rasuulka scw ee ahaaa in soonka lagu dadaalo
@Abdirahman_03
@Abdirahman_03 2 жыл бұрын
Maanta haduusan omar inshar jiri laheyn yaa dhalinyarada badbadin lahaay ! Alle haku xafido 🥰🥰
@jiijoqueen1075
@jiijoqueen1075 Жыл бұрын
Alle marka hore omar neh alle ha xifdiyo
@suhaybaaden2978
@suhaybaaden2978 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waayo wax badan ayaan ka faa,idey wllhi runti waxa tahay qof noloshay badelideeda boos weyn ka qaatay runti aad iyo aad ayaad u mahadsantahay cumar inshaaraw waayo xagaan shalay taagna iyo xagaan maanta taaganahay farqi weyn ayaa u dhexeeya mahadsanid 100%
@abdikadirhonestman632
@abdikadirhonestman632 2 жыл бұрын
Walaalka wallaahi cilmiga wanaagzan keliya faaifisaa Alle ha kaa abaal mariyo , dhalinyaro badan bad si waadax ah runta ugu sharaxday . Waa haddey garaad leeyihiin. From Mogadishu 🇸🇴🙏
@TheFundedMan
@TheFundedMan 2 жыл бұрын
M.a runtii waa mowduuc aad u anfacaayo dhallinta iyo intii xumaantaan ku jirtaba. Allaha naga bad-baadiyo inaan shahawaadka addoomo raqiisyo ah unoqonno اللهم ءامين
@balqiisahmed3001
@balqiisahmed3001 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkay cumar Waxan kudarayaa in qofti xumantan sameyo uu tukado 2 rakaco malika jimcaha qurbaha Adinka iyo iqamada inta u dhaxeso kadhibna asagoo qiblada u jedo rabigii baryo markasta uu xumantan soo xusuustana naftiisa u sheego inuu Allah balan la soo galay muminntana balan oo finta ayaa Blagu gartaa ياءيها الذين آمنوا اوفو بالعقود Insha Allah rabi wuu ka saridonaa Cirirkaas🤲🤲
@abdirahman5532
@abdirahman5532 2 жыл бұрын
Alxamdullilah maanta ayaa ii labo ah ilahow iga dhig maalmihii ugu dambeeyey E an dawado aflaantan xun xun🥺
@haa8793
@haa8793 2 жыл бұрын
Amii amiiin alahayow kaqabo wilkan kanamadobee ogow in marka ad gursatid ey sameyn kuguyelan dono waxey kugu qasbi inad donato viagra dawada raga xojiso ayadaba sameyn goni ah leh istiqfarta badso astaqfirullahal calimu cadimul ladii laailaha ilaa huwal xayul qayum wa atubu ileyk kucelceli markasta
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 2 жыл бұрын
Wlhi samir adag ayaa lagaaga baahan yahay iska daynta caadadan xun
@khaalid8059.
@khaalid8059. Жыл бұрын
​@@Dhambaal55 adiga meeqa mareeysaa
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 8 ай бұрын
Chp sanad dabadeed ka waran bahashii 😌😬
@hassannoorali2586
@hassannoorali2586 2 жыл бұрын
Walal omar wad kumahadsantahay mowduca wanagsan ee nosogudbisay. Hadan anigu iska hadlo ee arintas wan kacafimad qabaa ee imaan kayga ayaba arintas iididaayo. Alhmdllh, arintas dadka haayo allaha kacaafiyo amiin. Dadka imaanka wayn laxna allaha uziyadiyo. Cilmiga,aqoonta iyo asluubta alaha uziyadiyo.
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 Жыл бұрын
Waxa aan kayaabay waa sida ilahy kuutusay qalbiyada walalaha murugeysan bad baadadooda oo aadba u asiibtay xitaa aniga ahaan waxwabaha aan iskaga maaro waayay ilahy Hakuu cafiyo dabiyashada waxba kuguma doreene ❤❤❤❤❤❤❤❤
@مقاطع_المعرفة
@مقاطع_المعرفة 2 жыл бұрын
Aawey dadkii jeclaa nabigeena Mohamed (scw).🥰🥰🥰🥰🥰
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
scw scw scw ❤️❤️❤️
@nadiyazakariye3745
@nadiyazakariye3745 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@Adalempire
@Adalempire Жыл бұрын
Scw Scw ❤
@sadik5060
@sadik5060 Жыл бұрын
scw scw scw scw❤❤❤❤❤
@trustme1302
@trustme1302 2 жыл бұрын
أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد
@zaki_abro
@zaki_abro 2 жыл бұрын
صلي عليه وسلم ❤️❤️❤️
@mohamudabdullahi263
@mohamudabdullahi263 2 жыл бұрын
Waxa mahad iska leh Allaha naga caafiyey wax ay badan ku imtixaaman yihiin Thnks Omar inshar
@Faatimaa345
@Faatimaa345 2 жыл бұрын
Ustad cumar inshaar wad mahad santahay waxaba umaleesaa dadka inad oktahay ilshey hakaa abalmariyo dadka waxa xunxun fiiriyo oo shahwadooda ka amarqaato ilaahey hanahanuuniyo dhamanten aaaaaamiiiiiin jazakallah ustad cumar
@abdiraxman5287
@abdiraxman5287 2 жыл бұрын
Masha Alah kanaalka ogaansho wax badan ka faa idney caawa waa jumco kariim dhamaan dadka ku xiran kanaalkan ogaansho
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 2 жыл бұрын
Omar waad mahadsan tahay brother adiga cashar bixinkaro qaabka aad isugu soo dabaridey waa wax fiican psychologist noqo dad badan oo dhiban waad kasaari karta siiba dhalinyarada wax badan waad xalin karta coach noqo Omar aniga sidaas ayaa kudhihi lahaa Allah ku Barakeyo saxiib Guuleyso.
@WedowAli
@WedowAli 2 жыл бұрын
Talooyinka wallal cumar oo dhan waa muhiim, balse waxaan ku dari lahaa in suratul kahfi jimca kasto aad aqrisato oo aad daainto InshaAllah. Mahadsanidiin.
@cabdicasisxamid5024
@cabdicasisxamid5024 2 жыл бұрын
Talooyinka wallal
@abshirbukhari1418
@abshirbukhari1418 2 жыл бұрын
Noloshaan mugdiga ah waxan kuso biirey 2015tii wxaana so marey go'aano badan si aan iskaga joojiyo 2022tii bilowgeda ayaan go aankii igu dambeyey qaatey balse waan ka guul dareystey oo mudgidii ayan iska sii watey hada go aan keyga ugu dambeeyo wuxu ahaa 2023 da balse maanta oo ah jimco 18 da November 2022 da ayaan igu dambeysa Isha allah ☝️ mahadsanid ustaad omar inshar
@salmanosman3920
@salmanosman3920 2 жыл бұрын
Dhibka I heysta aya ila qabta aniga sanadba sanad ayu I dhiba lkn in sha allh go,aanki ugu danbey aya nafteyda ka qaday alle ha inala garab kalo I.a bro 😣✌
@yusufuk2366
@yusufuk2366 2 жыл бұрын
Same pro 😐
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
Waa hubaa weli waa ku dhex jirtaan😂😂😂😂
@omarmohamoudrp4do
@omarmohamoudrp4do 11 ай бұрын
Waa ku dhaaran kara weli inaa ku dhex jirto Legend 😂😂😂❤
@NUURIYE.
@NUURIYE. 11 ай бұрын
@@omarmohamoudrp4do eey eey dhalay😁😁
@karaama9
@karaama9 2 жыл бұрын
Alxamdulilah wll Omar Video yaadi hore ayan kaga mahad celinayaa Hada sanad iyo 7 bil Waan soolaabtay 😍😍 mhadsanid wll
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 2 жыл бұрын
Maxaa is badal isku araktay sxp
@karaama9
@karaama9 2 жыл бұрын
@@weenkacadde3221 aad uwayn nolosha dhan
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 2 жыл бұрын
@@karaama9 noo sheeg isbadalada aad aragte
@abdiwahabmidhka4013
@abdiwahabmidhka4013 2 жыл бұрын
Aniga wax kaaga sheegi isbabelad anaa so marey noloshaa mug digaa 1: walwel ma arkeysid 2: indhahaagu way ifayaan mar walba halka marka kale ilin iyo cabsi ay indhaagu la ilmenayaa 3: farxad miidhan baad noqoneysaa
@Mohamedbaana272
@Mohamedbaana272 2 жыл бұрын
@@abdiwahabmidhka4013 mahadsanid sxb
@nasteexman3353
@nasteexman3353 2 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo wanaga aad inta no soo gudbi neysid brother Omar inshar iyo waliba dhirin galinta aan halkan lagu soo koobi karin ee aad markasta noogu soo gud biso ogaansho media ❤
@cabdicasiisibraahim246
@cabdicasiisibraahim246 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid Mr cumar الله يطول بعمرك يا رب العالمين
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 2 жыл бұрын
Wll cumar mhdsnd maalinba maalinka kadambaysa muuqaalo tayaleh ayaad noosoo galisaa 🙏💯
@Enjoy.copyclub
@Enjoy.copyclub Жыл бұрын
Zxp cumar wan sameyay wan nan ku gulesta walhi wan mahd celinya tnz wall😊
@daaniadunia
@daaniadunia 2 жыл бұрын
Waa waxyaabaha ugu badan ee ragga ku kalifa inay kufsadaan dumarka iyo caruurta, Jazaka'Allah khayr wllo Ogaansho
@cosoble
@cosoble 2 жыл бұрын
Dumarkane maxeey Ku kalifaan?
@bareomar4050
@bareomar4050 2 жыл бұрын
Alxamdullilah Illahyba mahad oo dhani u sugnaatay Wakhti dheer Ka dib Xumaan tas waanka waantoobey
@NAJO_Films
@NAJO_Films 10 ай бұрын
Guul ha u maleenin alxm dheh horey usii wad wll hadaad isku qanciso waad iska dhaaftay bes dib dambe kuma laabaneesid ma ahan wax suuro gal ah sii wad guushaada 🎉
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad Omar runtii waxa tahey KZbinr kaliya ee Somali ah aan ku xiranahey si joogto ah 🙏
@cabdulaahiafgooye1796
@cabdulaahiafgooye1796 2 жыл бұрын
Mawduuc muhiim Ah Oolobahnaay wat ku mahatsantahay wll Cumar ✌
@Updilahi___iprahim21
@Updilahi___iprahim21 2 жыл бұрын
Rabbi haku xifdiyo wll cumar 🤲❤
@cabaasdaahir1926
@cabaasdaahir1926 2 жыл бұрын
أكثر شخص يستحق الشهرة.بسبب المحتوي الذي يقدمه.🇸🇴
@masteryare8110
@masteryare8110 2 жыл бұрын
Waxaas oo kale waxa sameynaaya waa qof aan wax hamiya iyo wax sharaffa aan lahayn ma oga adduunka in uu wax ku soo kordiyo in laga rabo aakhirana laga rabo xisaab in front of Allaah
@quenisquen7184
@quenisquen7184 2 жыл бұрын
Thanks wll cumar ad bad noogu caqli celisay ilah haku sharfo
@MuscabBiiwaaye-x7f
@MuscabBiiwaaye-x7f 16 күн бұрын
Asc
@MuscabBiiwaaye-x7f
@MuscabBiiwaaye-x7f 16 күн бұрын
@Wacdi_related
@Wacdi_related 2 жыл бұрын
قل للمؤمنين يغضو من ابصارهم وحفظو فروجهم ذالك ازكي لهم ان الله خبير بما يصنعون . (٣٠) في سورة النور . Ayadan Waa Cajiib Runtii ilaahay " Hanaga BadBadiyo Caadoyinkan "Qashin Qubka" Ah Ee Aad Soo Sheegtay Aamiin 🤲
@Cabdiqaadirkainamaxamed
@Cabdiqaadirkainamaxamed Жыл бұрын
Halkan waxaan uga ducaynayaa wllaalaha diinTu na walaalaysay waliba soomaalida ah ilaahay haydinka madOobEeyO salaad walba oo aan tukadO waan idiin soo ducaynayaa... qof walba oo qoraalkaygan akhriya ilaahbaan kugu dhaarshE markaad aragtO uducEe adna ..... Alle haydinka dulqaadO wllaaladay waan idon jecelahay wllahi.
@jacfarmohamedhzn2476
@jacfarmohamedhzn2476 2 жыл бұрын
Inasha allaah aad baad umahadsnthy cumarow🔥💫🥰
@AbdyFatahjaputhe
@AbdyFatahjaputhe 9 ай бұрын
Nafteena inaan ka adkaano waxey ubaahantahy dadaal badan inaad guusha laguu sheegaya ayaa ah inaad naftaada ka adkaato oo aad hawadaada aadan raacin Alle ha ina liibaano aduuniyo akhirapa Adna ogaansho Alla hakaa jasaa idsiiyo khyrka iyo guusha aad walaalahaa la jeceshahay
@muhsenali123
@muhsenali123 2 жыл бұрын
sooqado kobkaaga shaha siaan mawduuca udhamesano 🔥🔥🔥🔥🔥🔥 mashaallah wll omar inshaar
@mahadxasan8199
@mahadxasan8199 2 жыл бұрын
sanadka cusub 23 years galaya allah naga madoobeeyo thnks ustad omar
@aduuniyoakhiro6649
@aduuniyoakhiro6649 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay wllkei omar ìnshaar allhamduĺlahi wakhti dhow iska dhaafay Waxana dareemeyaa farxad onaa ku jiro lk markii hore maalin walpa muruqo ku jiri jiray Allhamdulllahi Dadka kale waxa alle ugu baryaa inay alle kaso hanuuniye Adna waad mahadsantahay sida mar walpa waxa hada dunida ka socdaa uso gudbineyso
@jibrilmohamed5762
@jibrilmohamed5762 2 жыл бұрын
لسانك لاتذكر عورة امرء فكلك عورات وللناس السن وعيناك ان ابدت اليك معايبا فاتركها وقل يا عين للناس اعين . جزاه الله خير الجزاء الاخ المحترم الاديب يريد ان يصلح احوال شبابنا وله اجر كل من يصلح نفسه ويترك هوى نفسه اللهم اصلح من فى صلاحه صلاح للاسلام والمسلمين .
@7UPDCD
@7UPDCD Жыл бұрын
جزاك الله يااستاذ عمرانشار
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 2 жыл бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
@cabdiwaliaxamed41
@cabdiwaliaxamed41 2 жыл бұрын
Masha allh waad mahadsantahay ustad e buugaan oo afsoomaali ah manoo raadin kartaa aan kafaaisdaysanee sida aad adi uga faa iidaysatay oo kale
@suhaybabdirahman4146
@suhaybabdirahman4146 Жыл бұрын
Xornimo.........omer inshar thanks bro جزاك الله خير خير الجزاء
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
||Mhdsanid ustaad igu qali ah cumar inshaar || Dhalinyaro badan baad kaso bixisay mugdi ay ku jiren runtii rabi haku sharfo🤲👑
@laabqaboojiye143
@laabqaboojiye143 Жыл бұрын
Adiga dumara tahay Raga logu talagalay
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 2 жыл бұрын
Mahadsanid cumar🥰allaahaa. Jidkas hanaga aso Markaas. Aad xumanta sameneso. Imankaga walaqadaa😥
@abdirahnman_shaafici7062
@abdirahnman_shaafici7062 2 жыл бұрын
Wiil iyo Gabarba Allaha Kamadoobeeyo
@umumiskiin7500
@umumiskiin7500 2 жыл бұрын
@@abdirahnman_shaafici7062 AAAMIIIN YAA RABBI🤲
@samira3537
@samira3537 2 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa in waxbadan bulshadu kaaa faaiidey kaana faiiidi donto alle haku sharfo aduun & aakhiraba waxed ka midtahay youtubers farkutiriskaaa eee aan jeclahay markasta aan daawado alle haku siiyo cimri dheer caafimaad suuban wll cumar
@erick______moha7256
@erick______moha7256 Жыл бұрын
Wllhi bilahi talahi oo kutubka jamac caawa taariikhda waxee tahay 23/4/2023 siigo waxa iigu danbesay 40 daqiqo kahor melahas I,a manta ayaa siigo iigu danbeeso shalayto aa maroya allow rabiyow raxmanow hadaa siigo sameyo allow nafta iga gooy intaa danbi badsan lahay isla markaas aa xumanta ku jiro 🥺😭caawa lasttt waye tariikhda 23/4/2023 habenimo 3:35 waye i,a guul iso rajeya zhpyaal qeer badan siigo wax fcn mahan jirkaga dilee 😭😭😭😭😭😭😭😭😭allow hada sameyo cAwa kadib nafta iga gooy
@abshiryuusuf4721
@abshiryuusuf4721 Жыл бұрын
are you okey ????????
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
Kawrn Ma ka guulaysatay sxb mise waa kuftay?
@abshiryuusuf4721
@abshiryuusuf4721 Жыл бұрын
@@ridwanismail5767 😂😂😂😂
@abdiazisdahir2554
@abdiazisdahir2554 Жыл бұрын
Ma ku guulaysatay....sxb
@Vpn__bou
@Vpn__bou Жыл бұрын
Haye sxb ma Ku guulysata mise Diba baa uga laabtaya
@mohammedyusufmedia2803
@mohammedyusufmedia2803 2 жыл бұрын
Shukran akii jazaakumullahu kheyr Allah ha Barakeyo ustaad Omar Mohammed inshar Allah ha ku xafido sxb qof manfac u leh bulshadena ayaa tahay sxb mahadsanid
@mohammed_aden
@mohammed_aden 2 жыл бұрын
OMAR INSHAR! Xaqiiqdii waxaad ka hadashaa waaqica taagan iyo xalkeeda... Runtii taasi wllhi waa Albkaabka Jaxiimada ! YAA RABBI !! adigaa og waxa ku jira qalbiyadeena .
@Abdirizakhaldooraadan
@Abdirizakhaldooraadan 5 ай бұрын
Ani wllhi go.aankii aan qaatay markii aan dhowr jeer ku laabtay wllhi maalintii dambe masaajidka ayaan galay ilahay ayaan ka baryey in uu iga xoreeyo musiibada weyn,halkaas oo aan kitaab gacanta ku saaray in aan dib ugu soo laaban,hadda 3 sanno ka jooga aniga oo qof kale noqday alx
@abdizamad3613
@abdizamad3613 2 жыл бұрын
Allha ha ku xafido saaxiib waxaad xoreesaya naftayda alle ka sokoow aad aa umahad santahay
@abdullahia3444
@abdullahia3444 2 жыл бұрын
Mahadsanid Omer waa Barnamij muhiima Wacyigu ha saro maro
@legitMeastro
@legitMeastro 2 жыл бұрын
وإن يمسسك الله بضرٍ فلا كاشف له الا هو Hadii illaahy dhib ama imtixaan kula doono oo u ku mariyo cid aan isaga ahayn oo kaa saari kartaa ma jirto. Adigu xeelad iyo awood aad kaga baxdo dhibkaas malihid illaahay unbaa kaa saari kara Laakiin waxaa lagaa rabaa inaad illaahay waydiisato oo aad dicaysato si illaahay kaaga saaro mugdigan madaw goaana la imo illaahay wuu kaa saari doona لا حول ولا قوة الا بالله العظيم. Wabilaahi tawfiiq
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 жыл бұрын
Absolutely bro
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
@xasanmaxamed1881
@xasanmaxamed1881 2 жыл бұрын
Walaahi run ayaad noo sheegtay hooyadaada janada allah xageeyo
@Soyaalka12
@Soyaalka12 2 жыл бұрын
Masha allah Ustaad omar inshar .
@abdukadirmohamed
@abdukadirmohamed 2 жыл бұрын
Wll Cumar inshaar wlh dar ALLAH swt kujeclahay. Mar walbo o aan KZbin-ka soogalo wlh waxa ugu horeyo aan fiiriyo wa KZbin-kaga inad vedio so dhihtay iyo in-kale. Aad u jeclahah barnaamijyadaada. Kuwo badan o jid qaldan ku socday ayaad swb u naqatay in jidka toosan ay kuso dhacaan. ALLAH swt miisanka aakhiro hakuu saaro😍
@MujahidMohamudali
@MujahidMohamudali Жыл бұрын
SXP SHARAF IYO KARAAMO DHALINTEENA WAAD LA HALGANTAY INAY XUMATADAAS KAGATAGAAN (ALLAH AYAA WAFAJINTA LEH)
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Hacaabudin shahwadada waa erey cajiib ah!
@abdirahman8896
@abdirahman8896 2 жыл бұрын
best producer best film maker you are smart sxb guul kuu rajeynaa 1 million coming soon
@wllantonio8259
@wllantonio8259 2 жыл бұрын
Waa zxp Mahad sanid🙏🙏 ilaahay Ajjar iyo xasanaad ha kaa sɪʏᴏ
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Жыл бұрын
alle hakuxafido wallal waxataha hanti soomaliyad midki ugu mudna
@AliIs-jo2xy
@AliIs-jo2xy 7 ай бұрын
Runtii Waayo shaydaan, Iyo wiiqqa shaydaan, Waa wa'aga shaydan, een wiir tusaalayn. Jaza'a ka Allah.q
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 2 жыл бұрын
Subxanallaah Allaha naga xifdiyo Shar oo dhan
@akhadarali4387
@akhadarali4387 2 жыл бұрын
الحمد الله ❤️🥰🥰
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 2 жыл бұрын
Waa runta wllky wlhi illahey haku xifdiyo illahey waxan ka baryena in umada musliminta gaar ahaan umada soomaaliyed in illahey kama doobeyo cadoyinka xun maxa yelay yago og in ay xun oo illahey noga digay iyo nabiga scw ayan ku dhaqmayna yaa rabi illaheyow noo dambi dhaf oo noo naxriiso yaa rabi 😢🤲☝
@abdikhaliqhersi3114
@abdikhaliqhersi3114 2 жыл бұрын
aduunka inta aan sarnaa . kuma fakarin inaan . aflnta xun dawado .ama gacan karaaxaysga . alx alx✊🤲
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 2 жыл бұрын
Bismila alle kuma fidneeyo wll aniga xata waligay ma arag lkn waan yaabay umada siiba raga somaalida badankkoda sida comment ka muuqata dabinka wey ku dheceen alle hana hanuunsho
@hashimdalmar565
@hashimdalmar565 2 жыл бұрын
you're lucky wlhi
@abdikhaliqhersi3114
@abdikhaliqhersi3114 2 жыл бұрын
tnx .wlshy .mcn adigana waliga ahiskubdayin✊
@zakarieissemohamud8506
@zakarieissemohamud8506 2 ай бұрын
Shukran Omar inshar❤
@kingbezaani2018
@kingbezaani2018 4 ай бұрын
ilaahey rabbi swt ayan magan galay
@Somywood
@Somywood 2 жыл бұрын
Asc kusali nabiga محمد رسول الله عليه وسلم 💯🤲🤲
@hanadhaashi8945
@hanadhaashi8945 2 жыл бұрын
scw scw scw ❤️❤️❤️
@youngabdalla3451
@youngabdalla3451 2 жыл бұрын
Shukran Ustaad🙏💯💯 Allah Ku Xafido Aduun Iyo Aakhiraba Yaa ustaad Omar
@muxyadiinmaxamed2794
@muxyadiinmaxamed2794 2 жыл бұрын
بارك الله فيك لإسعاد الشباب الخروج من هذه القاذورات
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt 2 жыл бұрын
Walalka cilmi wanaagsan ayaano so gudbisy waad mahad santahay
@SheyBud-ly2tm
@SheyBud-ly2tm Жыл бұрын
Ilahey hanaka wada madoobeyo dhalinyaraada 😢😢😢11:may 2023 qof walbo oo comentikaan arko ha iii sooo duceyo walaalyal ilahayoow ika ma doobey
@d.dm.d4885
@d.dm.d4885 Жыл бұрын
Ilahey haka madoweyo sxp
@ridwanismail5767
@ridwanismail5767 Жыл бұрын
Amiin sxb . kwrn isbadalka aad dareentay?
@ahmedhassen961
@ahmedhassen961 9 ай бұрын
كم عمرك انت
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 2 жыл бұрын
Wlhi muqalkaan waa midka ugu saameynta badan muqalada ugu hadashid afadaas xun wll omar mahadsanid
@1shey
@1shey 2 жыл бұрын
Wlhi nolosha waxaan a taaganahey quus waxaan bilaabey inaan daawado muuqaalada galmada 2018 anigoo 13 jir ah ilaa hada waan wadaaa Wlhi nolosheyda waxey ku jirtaa mugdi inaan nolosha is dhaafiyo ayaan door bidey Qofkii fariinteyda arko waxaan ilaahey dartiis uga codsanaa inuuu iiso duceeyo Ogaanshp wlhi anigoo quus taagan ayaa iga soo gaartey mhadsanid
@deeqTurki7854
@deeqTurki7854 2 жыл бұрын
Ale ha ka madobeyo wll0
@unknownjacky7430
@unknownjacky7430 2 жыл бұрын
Alaha ka madobaye wll
@abdirisakelmohamed
@abdirisakelmohamed 2 жыл бұрын
Mida kowad Alle haka madoobeyo Tan labaad salad walba dabadeed duceyso oo alle beri insha allah wad kabixi
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 2 жыл бұрын
Slda iyo sonka sunada ah kudadal ilahey ha ka madowweyo
@nuurdiiinmacalim8147
@nuurdiiinmacalim8147 2 жыл бұрын
Illah haka madobeeyo wall adiga iyo inta Muslim ah ee kudhiban
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 2 жыл бұрын
masha Allah wlhi allah kuu barakeyo
@zakariyyaabdiaziz8786
@zakariyyaabdiaziz8786 2 жыл бұрын
Alxmlilaah 2020kii videogii ugu horeyey ee aad kaga hadashay arinkan ayaan kafaa idaystay xilaagas 21ayaan jiray mantana 24ayan Jira alxmlilaah
@ahmedhassen961
@ahmedhassen961 9 ай бұрын
Aniga allah iga madooweyo wan dhaafi lahay iiduceeya
@guuleedabdi9565
@guuleedabdi9565 2 жыл бұрын
Allah kubarakeyo wl Wa mawduc bulahadu waxtar wayn uleh Jazakallah wlalkay ❤
@kutratovibrahim4530
@kutratovibrahim4530 2 жыл бұрын
Shukran wll omar walhi noloshayda waxbadan ayaa iskakey badalay markan adiga kuguxirmay 🙏 then you markale
@beylootofficial2353
@beylootofficial2353 2 жыл бұрын
Aad ayaa u mahadsan wallaal Cumar
@mohacade8773
@mohacade8773 2 жыл бұрын
Masha Allah sxb wa arin sax ilaah xaqa hana tuso sheydaankana wa cadoow ilaah hana qabto
@aadanxasan241
@aadanxasan241 2 жыл бұрын
Walahi cumarow cumaroow wllkayow imikadaa walahi ayaan dhageysanayey Ciwaan aad soo galisay bo ka hor oo ah gambaleelkii ugu dambeeyey ee n kaga xoroobi lahaa Lk. Maanta 4bilood kadib oo dhibaato anan koobi karini iga soo martay arinkaan maanta dhamaan dib baan uxaliyey iyadoy ugu weyntahay goaan adag duco habeen walba 4saac duco ah saladaha iyo sunayaasha oon saxay Maanta rabi idankii walahi qof god madow kujirey lk. Maanta inta lasiidaayey xoolana loogu daray ookalan ahay manta
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 жыл бұрын
Ilahey kuguma so celiyo wll is bullshit
@mahadyare3672
@mahadyare3672 2 жыл бұрын
Waxan rajeynaya Inan Wax badan Ka faidi dono Cumar adbad u mahad San tahay billion jeer"
@cqanihasandheere5456
@cqanihasandheere5456 Жыл бұрын
Thanks ustaad cumar
@axmedkhayr3590
@axmedkhayr3590 2 жыл бұрын
Iisoo duceeya walaalahey somaaliyeed in uu ilaahay waxaas iga madoobeeyo
@cabdullehcabdi2419
@cabdullehcabdi2419 2 жыл бұрын
Waalaal xarumaha quraansaarka tag way yiqaanaan wayn kugu dawayn hadalka alle quraanka
@mawga2022
@mawga2022 2 жыл бұрын
Allah yubaarkik fiik akhi waxani wa musiibo muslim ahaan wanaga xaaran tas baba ta ugu weyn e kareebi karta ah .fikradaduna wa ta labaad waxkasta wa maskaxda maskaxda ka goo kadib gacantataduna edeb Bay yeelan .
@dugsionline
@dugsionline 2 жыл бұрын
Thanks Ustaad cumar For Helping youth
@waladudacwa8911
@waladudacwa8911 2 жыл бұрын
جزاك الله خير استاد عمر
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 264 М.
XALIYE  NAAGA BARIDA RUXA YAAN LA DAAWAN SIIGADA ISKA DHAAFA DAAWO.
19:22
DALROONE MEDIA GROUP
Рет қаралды 7 М.
Ma ahan Sida aad u malaynayso | Walwalka waa cadowgaada 1aad |
18:47
SIDEE ISAGA DEEN KARAA CAADADA XUN~Masturbation | DR ADNAN ABDALLAH
29:52
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 40 М.
067 | Buugga ugu waaya'aragsan ee Soomaalida | Nin Miyi iyo Markab!
1:15:42
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН