Buuga xadka riddada muxuu xambaarsan yahay xageese kasoo jeedaa sh.M.Umal Q1aad

  Рет қаралды 65,951

Salafmedia

Salafmedia

9 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 59
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 ай бұрын
Sheekha alle ha barakeeyo
@umuimraan
@umuimraan 9 жыл бұрын
jazakalaah kheer sheekh umul adiga iyo dhamaan culumadena adigane dadalka meshada kasii wad
@sultandiamond3819
@sultandiamond3819 7 жыл бұрын
السلام عليكم . sheekh umal Allah haka siiyo ajar iyo xasanaad aduun iyo aakhir. Allah hakaa hayo sharwade iyo dhagar wadekasta sharkooda. Allah haku siiyo cimri dheer iyo caafimaad wanaagsan . allahayoow baryadeyda sheekha kaaga baryey iga aqbal oo sii sheekh umal degdeg. aamiin yaarabal caalimiin.
@lacagjecel3147
@lacagjecel3147 7 жыл бұрын
Ashcari baan ahay lkn maanta sheekh umal waan taageersanahay
@Kadlechannel
@Kadlechannel 3 жыл бұрын
Hhhh sxpadaadana ku qanci
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 9 жыл бұрын
Sheekh Maxamed Cabdi Umal - Allaah Cimrigaaga Hakuu barakeeyo, hada waxaannu Ogaanay Sarta meesha aay kaquruntay, oo uu Qoraagga Buuga Fikirkiisa meesha uu Kasoo jeedo, Sifiican ayaad Ummada Uga digtay Buugan Musiibada ah! Salafi Ajar iyo Xasanaad Ilaah Ha idiinka Siiyo ..
@jamalqoriyow7982
@jamalqoriyow7982 9 жыл бұрын
Baraka Allah Sh Umal ,,love u for da sake of Allah ,,,shukran
@arbacoraas
@arbacoraas 9 жыл бұрын
Masha alh sheikh umal ilaah cimri dheer haku siiyo Somali adi cml ilaah haka wado dhigo oo diiinteeena saxda ah difaaaaaca
@yonism71
@yonism71 9 жыл бұрын
Allah ha xifdiyo culumadeyna Alloow inoo badi culumadan oo kale Sida ay xaqa inoogu runsheegeen Jzkl sh abdi umal
@bashiiringiriis1961
@bashiiringiriis1961 9 жыл бұрын
ilaahay adiga oo kale habadiyo.sheekh umal ilaahay dartii ayan kuu jeclahay.cadowgaaga alle ha jebiyo.
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Amiiin aamiin amiiin wll
@cumarcusmaan420
@cumarcusmaan420 9 жыл бұрын
جزاه الله خير ا الشيخ قد بين امر هذا الرجل واصل شيخنا لكشف حقيقة هذا الرجل حتي يتين الناس امره كالشمس المشمس
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Taxanaha Buugan Sheekhaa ka sameeyay waan ku faa'iday Duulaanka diintana waan ku bartay iyo cadaawada loo hayo diinteena islaamka Allaah difaaceeda kuwii u istaaga hanaga yeelee.
@ahmedkisma6791
@ahmedkisma6791 9 жыл бұрын
Maa Shaa Allah Jzklh qayr Sheequnaa
@munirmadani6907
@munirmadani6907 9 жыл бұрын
masha allah alle ha xafido shiikheena iyo dhamaan culimada indhaha u ah umada soomaaliyeed
@mohamedmm6097
@mohamedmm6097 9 жыл бұрын
jazakalaah kheer sheekh maxamed cabdi umul alaah hakaa abaal mariyo sida aad ugu tagantahay in aad uga digtid waxi diinta dhib ukenayo anaganae alaah hanaga dhigo kuwa kuwana qaato kana dig tonado wax kasta diinta dhib naga galinaayo alaah ha idin wada ilaaliyo culumadaneena dhaman tiin
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل والدي محمد عبد أمل حفظه الله ورعاه
@naemohusein238
@naemohusein238 9 жыл бұрын
Jasaka laahu khayr sheekh waaa qodob muhima oo aad naga bogsiise
@TheGaagale11
@TheGaagale11 9 жыл бұрын
waxaan ka codsanaa walaaha SALAFMEDIA in ay si isku eg ay u so galiyaan qaybaha muxaadarooyinkaan tusaale qaybta 1.2.3.,,,,,,,,,,, si aan hadba qayb u dhagaysanio dadka aan joogin muxaadarooyinka shiiqa sidaa aad mar walba aad noola socodsiisaan waan idin kaga mahadcelinaynaa muxaadaroooyinkaan ilaahn ha idinkugu darao misaankiina xasanaadka marka si aan uga faaidaysano magca aad u bixinaysan isku qaab ka dhiga si ay u fududaato habka looga baranaayo youtubka
@hamzemohamed7634
@hamzemohamed7634 9 жыл бұрын
Jazakalahu khyr yaa sheekhnaaa
@jamaahmed1274
@jamaahmed1274 9 жыл бұрын
***** maxuu Qoraaga isu difaaci la'yahay hadduu buugiisa saxyahay maba ahee. Sida aan arkeeno Qoraaga buugga waa loo dhiibay, ama wuu turjumay oo kaliya. Jazaaka Allah .Sheikh Umal Allah haku xafdiyo
@dhibcahacilmiga119
@dhibcahacilmiga119 4 жыл бұрын
صاحب الفضيلة، بارك الله فيك.
@mohamedabdilahi641
@mohamedabdilahi641 5 жыл бұрын
sheekh ilaahay khayrka hakusiiyo
@samiiraqaaliali3925
@samiiraqaaliali3925 9 жыл бұрын
Masha allah
@idrisbiime7998
@idrisbiime7998 7 жыл бұрын
shiikhani diinta waa udaacad ilaahay habarakeeyo shiikh umal inbadan buu noofaa iideeyey
@cadnaanstudio
@cadnaanstudio 9 жыл бұрын
to Salafmedia waxaa jiraan dad gaaloobay oo baryahaan shaqa ka dhigtay in Diinta af lagaadiiyaan iyo culumada bo, comments ayee ka bixiyaan channels ka culumada la soo galiyo, marka waxa dhihi lahaay il inaa ku fiirisaan wax aflgaado ah inaad ka saartiin hadaad ku araktiin channelkiina comments kooda mahadsanidiin.
@abdullahisooyaal3422
@abdullahisooyaal3422 Жыл бұрын
👍👍👍
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Жыл бұрын
Masha Allah, adigoo kale Illahay ha inoo badiyo.
@zaimamaxamud3835
@zaimamaxamud3835 Жыл бұрын
Masha alah
@umualkhair8950
@umualkhair8950 9 жыл бұрын
asc sheekha ilaahey ha xifdiyo waad noo cadeysey buugan xun abaalkaada ma gudi karno sheekh sida aad udifaacdey diinteena nin walba gaalo soo dirsato ilaahey ayaa ceybeenayo aduunyada korkeda somaalida oo aan diin aqoon hurdadii bey ka kaceeyn oo wey isweydiiyaan maxaa dhacay wax bey fahmeen ilaahow naga qabo kuwa inagu dhuumanayo
@umualkhair8950
@umualkhair8950 9 жыл бұрын
waayaabnay kk waxaan aragney kuwa shiicowey oo hada loo qirayo shahaado qalad ah iyo kuwa masiixi noqdey oo diintii lagu dhalay ka baxay oo hadana caayaya ninkana buugan gaalnima cad ka buuxo qoray muslina sheeganayo walee dhan kasta waa nagala soo galay kuwan weyba cadeysteen culumada ilaaheyow xifdi diintaada difaacayo
@abdirahmanmuhyadin2552
@abdirahmanmuhyadin2552 5 жыл бұрын
Ugargaarayaasha diinta ilaahow badi
@mohamedmachozi3333
@mohamedmachozi3333 9 жыл бұрын
Subxanalah tanii wa la yab ma xukunke ale iyo hadaladhii rasulka (scw) aya la badalay ilahiyo dambigena daf alo kana so hanuni oo bugaan soo saray. Qofkii bugaan mal galiye waxan ku dihi lahay gub wayo adiga hadaad fahad santahay waxa laga yawa kuwa jahil ah inu jidka ale ka lumiyo....wax walbo dinta kusabsan hadha rabtid ina ogato misene barato marwalbo kitabka ale iyo sunada nabiga ( scw ) kabaro
@slayenziii4018
@slayenziii4018 4 жыл бұрын
OP PIN
@AminaAhmed-in2du
@AminaAhmed-in2du Жыл бұрын
r 2
@muslimoshuceyb4123
@muslimoshuceyb4123 7 жыл бұрын
w
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
somali axb adiga ayaa ka been badan ileyn waxa aad diintanthy waa difaca diinta Ale wax kale kuma benineyside. Ilahey asaga ayaa diintan iska leh una soo dejiye adomadisa inta jecel wanaga kuna dhaarte inuu xifdinayo kuna xifdinayo culumada. sida sheqena m.umal xafidahulah.
@user-ee4yo3me4v
@user-ee4yo3me4v 5 ай бұрын
book hada waan aqriyey lkn sheikh ilaa hada mesha an rabo kama usan hadkin tusaale ayadah quranka ku qura book ninka maka run sheegey fasirad ayadah qur anka ah yes or no tan xigta axdiista uso qatey mka run sheegey yes or hadey axadiis daciifa yihin waxa la raba sheikh in u sheego kuwa been abuurka ah mesha ku jira sida caadiga Qoraagu waa bini adam waxa qoraya intooda badan been bey qoran boqolkiba 50 ama somali ha ahaado ama carab ha ahaado sheekoyinkisa dan kama lihin ee waxa wajiba diinka mesha ku qoran in uu sheikh wax ka sheego waxa qaldan iyo waxa been abuurka that is all asga ayeeey utala ninka book qorey Rayigiisa iyo waxa u aminsan yaht
@saed_Jama_sanbaloolshe
@saed_Jama_sanbaloolshe 3 жыл бұрын
Sheakh, Waxba ma akhriside dadka islaamka ah ha u gefin. Qofkii kaa aragti duwana ha u gefin sharaftiisa. Adigu ma tihid wakiil ilaahey wakiil oga ah ummadiisa koonka ku nool.
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 2 жыл бұрын
Adiga iyo Cabdi-Siciid Ayaa Wax Akhriyee Fagaarayaasha Iskeena Oo Dood Soo Iclaansada, Waxaad Ogaandoontaa Culimadu Inay Wax Akhriyaan Iyo In Aanay Waxba Akhriyine
@marllonxx310
@marllonxx310 9 жыл бұрын
Qofku Haduu didn't kabaxo waa dil sidaasa ku cad nasuusta Quraanka iyo Axaadiista nabiga csw Markaa Qoka in Kira had alkaline Ale iyo ka nabiga csw isagaaba kabaxo diintii markaa in an Kan buuga qoray waxan kule talinlahaa inu ka toobadkeeno
@religionsucks4431
@religionsucks4431 8 жыл бұрын
+Marllo NXX qofkii ka baxa ururada mafia-da iyo dambiilayaasha waa la dilaa. Marka Islaamku ma wuxuu la mid yahay ururada dambiilayaasha ah
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 8 жыл бұрын
+Religion Sucks adugu hadaanad diinta aqoon u lahayn inaaaad ka hadasho kuuma fiicna diinta islaam ku waa sac qofkii baxaaa waa dil waana murtad
@abdiqaninuur3539
@abdiqaninuur3539 8 жыл бұрын
+Religion Sucks ninki diinta ka baxa waa dil waana axaadiith ... axaadiith hadaa diidantahay sheeg ? si cad u sheeg diinta ma ururada mafia oo kalaa waxba afka hala taaginee ma diidantahay in qofki diinta ka baxa la dilo asoo rasuulka scw yiri
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 2 жыл бұрын
@@religionsucks4431 Waxani Diin Rabi Weeyaan Waa Xukun Sharciya Qofkii Dafirana Waa Qof Diinta Islaamka Banaanka Ka Jooga, Towbad Ayaa Ku Waajib Tay
@hornafrica7796
@hornafrica7796 2 жыл бұрын
sheikh umal benaleh gurn carbed iyo sisayad carbeed u adegeya dadka kajogso
@religionsucks4431
@religionsucks4431 8 жыл бұрын
Shiikh Umalow ha lagu saxee Professor maahan shahaado la qaato ee macnaheedu waa macalin Jaamacad wax ka dhiga. Qof aan PhD haysan ayaa noqon kara professor. Wuxuu yiri dad aan jaamacadba dhafin> kkk Jaamacaddu waa halka ugu dambaysa ee qofka ardayga ah, iyada lama dhaafee, waxaa kordha tacliintaada iyo darajadaa Degree-yada aad samaynayso.
@abdiqaninuur3539
@abdiqaninuur3539 8 жыл бұрын
lo' oow macalin kastoo jamacad wax ka dhigo lama yiraahdo proffesor. proffesor waa nin qoray articles oo asaga leeyahay marka adiga naftirkaa isa sax marka article nin aan phd qaadan inuu qoro wey adagtahay
@abdullahimohamed24
@abdullahimohamed24 9 жыл бұрын
sh umul maxa kaligiis gubey sheekh kaloo buugan duraya ma arkin ma sh umul iyo qoraaga wax ka dhaxeeyaan???????? culumada soomaaliyeed ee kale ee dhexdhexaad ah waa iney 2dan nin u kala gar qaadaan sidaas baan aniga dhihi lahaaa xagjirnimadana iyo fudeydka waa in la joojiya dadka diinta laga saarayo .
@saalimbadri8817
@saalimbadri8817 8 жыл бұрын
+Abdullahi Mohamed Munaafaq Calmaani ah ayaad tahay halkuu kaa maray daliilka cad ee loo keenay Buugaan? kuwa Sheekhu ka hadlayana adigaa ka mid ah, nacas qurun ah. waryaa markad leedahay haloo kala gar qaado labada Nin! maxaa ka dhaxeeya shaqsi ahaan? magac Muslim ayaad wadataa, lakin waxba ha'is qarin ee bananka is keen. Allaha naga qabto adiga iyo kuwa kula midkaa ee Culimada Muslimiinta Neceb.!!
@abdiqaninuur3539
@abdiqaninuur3539 8 жыл бұрын
buuga waxa ku qoran hadaadan arkin waxba ha qeel qeelin horta. mida labaad haduu aduunka dhan aamuso keligaa markaa xaqa ku dhawaaqdo waa marka ay ugu ajarka badantahay sheekhana saasaa u rajeenee ajar iyo darajo sare. mida sadexaad ninki buugiisa ku dhahay rasuulka scw ma bililiqo ku nool buu ahaa ee rasuulka ku jees jeesay xadkiisa waa dil woona ridooway
@abdiyousef2118
@abdiyousef2118 5 жыл бұрын
Jisaakalaah
@naimaqurux8709
@naimaqurux8709 4 жыл бұрын
Abdullah Mohammed adiga iyo qoraaga sheydanka ah waxbo ismaa dorisaan
@jamacmohamed3047
@jamacmohamed3047 4 жыл бұрын
dufaw makhasabbaa inay culumado kawada hadlaaan
@mohamadhamiidabdi4122
@mohamadhamiidabdi4122 3 жыл бұрын
Adigu hal buug ma qortay nin hebel baa wuxuu yiri oo carab baad haysaa ugu yaraan qoraagu buugag af Soomaali ku qoran buu qoray oo akhrintooda falsafad sharxanimo afkeena laga dheehan karo
@idirismohamed1673
@idirismohamed1673 2 жыл бұрын
Dameer wax fhn looxow
@inaclaahi3526
@inaclaahi3526 2 жыл бұрын
Qoraagu Buuga Gaalnimo Ayuu Kusoo Uruuriyey, Falsafadan Aa Sheegaysana Waaba Jahli,Cilmina Laguma Tilmaami Karo, Hadii Aad Wax Ka Garanayso Culimada islaamka Qaabka ay Falsafada uga hadleen Xumaanteeda Cilmiba Kumaad sheegteen Afkaad Kale Xishoon Lahayd, Balse waa ayaan Daro Maanta Inaad Falsafad cilmi Ku Sheegto Cajiib Cajiib....... Ayaan Darro Ka Wayni Ma Jirto, Dhalinyaro In Falsafad Cilmi Loogu Sheego, Tolow yaa Usheega Ragii Asalkeeda iska lahaa Inay Qoomameeyeen murugo Darteed
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Sualo diini ah sh umal
16:20
English Quiz Mastery (EQM)
Рет қаралды 620
XADKA RIDADA MAXAA KA RUN AH
29:17
Omer Suleiman Ali
Рет қаралды 5 М.
Juuj Wa Maa Juuj Maxay Ahaayen, Naar Maxay Ku Muteen || Sh Umal, Sh Xassan, Iyo Sh Shibli
21:18
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 425 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 47 М.
SU'AALO IYO JAWAABO SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2007
45:34
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 1,2 М.
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 11aad
1:05:30
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 11 М.
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 37 МЛН