"C/raxmanoow Haddii Lagu Doorto Saw Berri Saddex Madaxweyne Samayn Maysid" ~ Faysal iyo Kaahin Oo..

  Рет қаралды 12,287

Hargeysa Today

Hargeysa Today

Күн бұрын

"C/raxmanoow Haddii Lagu Doorto Saw Berri Saddex Madaxweyne Samayn Maysid" ~ Faysal iyo Kaahin Oo Xaaladda Dalka ka hadlay
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZbin

Пікірлер: 27
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 2 ай бұрын
Geesi
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 2 ай бұрын
Mashalah tabarakalah inshalah kulmiye ayaa nosonoqon madaxwayne muuse Biixi Dalku kama marmo iyo mudane Maxamed Kahim Axmad guulaysta inshalah
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 2 ай бұрын
Oday weyn oo waaya araga oo soo halgamay baa hadlay waa mid garnaqsi ah
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Xaqa in la dhegeysto dadku ma jecla waxay ka jecel yihiin beenta iyo waxaan jirin Ina-Kaahin runta ayuu ku dhintaa.
@SamaDeri
@SamaDeri 2 ай бұрын
@@Shukri20267 true. I agree with u
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Odaygu waa garnaqsaday wax ka dhaha
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 ай бұрын
Kulmiye guuuuul
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 2 ай бұрын
MUDANE WAZIIR MUJAAHID MAXAMAD KAHIN WAXAAN LEEYAHAY IDINKU WAXAAD DHAWRAYSEEN JIRITAANKA DAWLADDA JAMHURIYADDA SOMALILAND HAYEESHE NIMANKA IMINKA QASKA WADAA WAA HADHAAGII FAQASH EE LA SAAMAXAY OO MOODAY INAY MAANTA JAMHURIYADDA SOMALILAND WAXYEELO U GAYSAN KARAAN !!!!!!!!!!! SIDAAS AWGEED LA ISMA BARBAR DHIGI KARO MAWQIFKA MUJAAHIDIINTA IYO MAWQIFKA HADHAAGII FAQASH !!!!!!
@abdiyoonis4407
@abdiyoonis4407 2 ай бұрын
Hada
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Codka Tashuushkaga Furmay Faysal . Fadlan hagaajiya
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 2 ай бұрын
Feysal wixiisa waa qas rag han weyn leh oo ciiro kale ah ayuu raaba inuu meesha kaa haleeyo
@markcaa2942
@markcaa2942 2 ай бұрын
Wadani haday xamartan iyaba baabaday doonayaan Dee hacadaysteen nasiibkooda haqaadeene
@said1498ify
@said1498ify 2 ай бұрын
Garnaqsi waayo aragnimo Kaahin iyo Kulmiye Dawladnimada Somaliland halkaas bay ku jirtaa. Reer Somaliland ma jecli kulmiye laakiin wax dhaama lama hayo. Cadowga Somaliland waxay ku odhanayaan Kulmiye ha dooranina. Sababtu waa maxay?
@SiciidDool-sc3mq
@SiciidDool-sc3mq 2 ай бұрын
dadkii cagafta lagu aasayay laascaano kuwii magalada hargaysa gudaheeda lagu dhug baranayay wasiir masuuliyiin umaydaan ahayn intii buurta lagu laayay ayuunbaad madax utihiin
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
Adigaa dhimashooyinka buurta gacan libaax iyo kuwii siidha watayba iyo xiniyaha laga soo saareyba amarkaaga lagu laayey weyna ku sugeysa goor ay noqotaba
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Aya doranaya agagaskan Lahagayo e kolba qof wxn Dhehda hayo ee hallabaya
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 ай бұрын
Waa la dooran kulmiye
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 2 ай бұрын
SUAAL WASIIR, ILLAHAY HAKU XAFIDEE, MAXAA KA FAAIIDEEN EE AAN CEEB IYO FULAY NIMO IYO KUWII WISIKHDA AHAA OO SII BATAH AAN AHAYN?: MIYAA LAGU KHASAARAY MISE WAA LAGU FAAIIDAY? WAA LAGU KHASAARAY ARINTASAANA GADHSIISAY HALKU WADANKU MARAYEE WIXII UGU TAAGTA YARAA, U IDIIN HANJABAYO:
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 ай бұрын
Nacas Waa nacas uun waar khalad wuu dhacaa ee umada aad isku diraysid kala daa waxaad tahay masuul aad u liota
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 2 ай бұрын
Nacas Waa nacas uun waar khalad wuu dhacaa ee umada aad isku diraysid kala daa waxaad tahay masuul aad u liita ma ogtahay waxaad tahay wasiirka arimaha gudaha oo mid kasta wasiir baad u tahay ee jooji kala fogaanshaha dadka asaasaq ku asaasaqay siyaasada oo aan garnayn shaqadiisa nin l aan aqoon lahayn hadaad doorataan Waa iska sidaas
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 2 ай бұрын
Munaafaq ina kaahin xil u waashay
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od 2 ай бұрын
Ina kaahin dameer
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 ай бұрын
Dameer iyo doqon ba adigaa ah.
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Odaygu waa garnaqsaday wax ka dhaha
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 ай бұрын
Adigaa dhimashooyinka buurta gacan libaax iyo kuwii siidha watayba iyo xiniyaha laga soo saareyba amarkaaga lagu laayey weyna ku sugeysa goor ay noqotaba
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
🔴 NTV LIVE | October 2024
NTV Kenya
Рет қаралды 2,9 М.
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/2aad
56:08
MM Somali TV
Рет қаралды 95 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 124 М.
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34