Caadada Haweenka iyo Fahamka Ragga.

  Рет қаралды 38,911

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Күн бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Macluumaad
www.yourperiod...
my.clevelandcl...
www.womensheal...
link.springer....
www.refinery29...
www.bloodandmi...
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/...
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 693
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Dumarkena Waa kuwa adduunka ugu Dulqaadka iyo Kartida bdn illahey ha xifdiyo dhamaamtod mida kle arintan ad Ka hadashay wlhi waa mid muhiim Ah Bulshadena dhexdeda inta wax baraty ma ahne inta kle wexey la tahay wax fudud oo an culeys lahayn gaar ahan Raga wayo dumarka wey is dareeman weyna is caawiyan inta ay awoodan Tusale hooyoyinkena aya aad uga daxadara Lkn kaalinta maqan waa tii Raga Wajibka na saarana ma ahan mid culeys nagu ah oo an xamili karrin ee waa kaliya in nalaga helo Naxariis iyo u tanaasulid waxana muhiin ah inan ogaano waqtiyadas oo an weydiino Si an howlaha an qaban karno uga nasino una muujino Daganaan iyo naxariis
@zaciimamacalinamiin6783
@zaciimamacalinamiin6783 3 жыл бұрын
Mahadsanid❤
@hafza2135
@hafza2135 3 жыл бұрын
mahadsanid aboowe noolow❤
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@zaciimamacalinamiin6783 adiga mudn wlshy
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@hafza2135 adiga mudn wlshy sido kle
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 3 жыл бұрын
@@hafza2135 hamada rag somalia ku nool aYan ka tirsanhy hdana mowducan aad ban ugu riYaqay wxan ahy 19 jir inkasto anan hda wax rer ama xaasa la hyn lkin wllayaal io hooyo dariskaba hdaba cilmi ahan wan ucawinayaa baritano kle wan smeyndonaa ileen adiga ayaa dhiiriyey waxn ka codsanayaa inan noga so shekyso dhbaato kle oon dmrkena ku hyno o aan iska indhotirno wxan ka dhlany ama aan la dhalany dumr kwa ugu sharfta bdan ala ha dhowro from galkio zxp mcn cilmigan bulshada wan kula dhaqmanaa xishodna mel cafimaad hdi ad mar wado
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 жыл бұрын
The best KZbinr is Back Aw dheere 🙏🤸‍♂️😂
@Gucci_Starr
@Gucci_Starr 3 жыл бұрын
Kusali nabigeena MOHAMED naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato ❤
@Muxiyadiin_fx
@Muxiyadiin_fx 3 жыл бұрын
Awdheere wlhi miss you 😢 Only Fav person HAMADA IBRAHIM 💪
@alimuhidiin7545
@alimuhidiin7545 3 жыл бұрын
The way you talk to people is so unique #Hamaada stay strong bro 🇸🇴
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you my brother
@aishakahie6313
@aishakahie6313 3 жыл бұрын
whi wa topic aad u mhiim ah . iney ogaadan rag . wllky wad ku mahsnd madaama aad ka hadashy topic fcn. uma maleynaaye KZbin ka hadley dhibaadadaas. thank you. ❤🥰
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll
@ibraayare8982
@ibraayare8982 3 жыл бұрын
One hour zero dislike the only somali legend we all love you bro
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@yacquubbakal6727
@yacquubbakal6727 3 жыл бұрын
isoqabo wllo fadlan isowabo what's app +252907954457
@munahassan8805
@munahassan8805 3 жыл бұрын
Tnxs alot wlhi I wish all men were like you 🥺✨🤴🏽😭 I just love u 😍
@naimaraabi8873
@naimaraabi8873 3 жыл бұрын
This is so important topic wlhi but somehow our community doesn't talk about it, and who ever talk about it is shameless to their eyes. Thank you wllo wlhi we really appreciated 🙏 ❤ big love from wll Somaliyeed
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙌🏾♥️
@y4ska37
@y4ska37 3 жыл бұрын
Naa Somali kuhadal
@akramcabdi5686
@akramcabdi5686 3 жыл бұрын
@@y4ska37 aduu englishka bro hhhhh Like her
@DANISH-fe7ql
@DANISH-fe7ql 3 жыл бұрын
Happy independence 26 june 🇸🇴🇸🇴 Hampalyo somali weyn dhamaantiin one love 😘❣😘🔗
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 2 жыл бұрын
26 kle ayadoo Lagu dhawyahay aya Replay ku sogay zxp
@abdiaziiz628
@abdiaziiz628 Жыл бұрын
1july at xornimada qaadatay somalia, ayaydaa ma lehaa 26jun🤬
@queenmelanie4538
@queenmelanie4538 3 жыл бұрын
Who’s watching while on period 🙈🙈
@aishaaaa.n
@aishaaaa.n 3 жыл бұрын
Buqor wax saxan ka hada shay waxaa ku daraa qabdhaha qaar inee energy dheeraad helaa xiligaas sakino kabacdina inee isbadasho caajis xanaaq qabto ALLAAH noo dooray Alxamdu lilaah thank u aboowe……
@queena_cishqi
@queena_cishqi 3 жыл бұрын
Wllhi bilaahi salad subax wan dukaday duhur magaarin saacaan no energy murugo niyad jab oohina iheeso without reason 😭😭 jiirgo wax inaan qabto marabo exam iiyalo wax inaan aqriyaan rabaa mana awoodo cid ku dareemeyo majirto😭 alxamdulillah waa nimcad weeyn dad badab baa l'a . 🤴xamaada nin cilmi baaray waxan kaogaday ineey natural tahay waxan dareeno thank you our bro💯🙌
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Stay strong wll. Ogow inaa ku dareensannahay
@barud2386
@barud2386 3 жыл бұрын
🤨😥 alle hakuu fududeeyo
@luqmanabdi1714
@luqmanabdi1714 3 жыл бұрын
Wll salada sidee laka aqbalaya ileen salada iyo soon.lama.samewyo.marka ay hawshaa socota
@apdisatar6630
@apdisatar6630 3 жыл бұрын
Welcome back 😝👌
@abdiaziizomar1311
@abdiaziizomar1311 3 жыл бұрын
Waryaa Xagan maa joogta😂😆
@apdisatar6630
@apdisatar6630 3 жыл бұрын
@@abdiaziizomar1311 😂 caan caandhaly noqde ilkacazow😅
@hudahumble
@hudahumble 3 жыл бұрын
‏صح كلامك اللي يشوف الكلام هذا يقول عيب ‏بس هذا الشيء مو عيب ‏صح الحريم أوقات الشهرية يكونو متضايقين زعلانين ‏تعجبني الطريقة اللي قلت الكلام ‏استمر ‏وفكرت في الموضوع هذا جدا جميل. ‏إذا رجال ما يشوف أخته ولا يشوف أمه يشوفها في زوجته. ‏ ‏وانت الكلام اللي قلت ممكن اغلبية الرجال يعرفه بس ما يهمهم إذا تكون المرأة زعلانة ‏أعجبني كلامك ‏منى لك التوفيق والنجاح 🙏🏻👌👌👌
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
اشكرك جزيل الشكر ♥️ موضوع يعتبر تقريباً مشين او غير مريح انه اكثر الناس تتكلم عنه ولو حتى بصفة علمية. فوجب التنبيه 🙌🏾😇
@akramabdi9764
@akramabdi9764 3 жыл бұрын
Wlhi wa jeclahy gabdhaheena waxana balan ka qadaya inan hablahayaga quruxda baden markay xasas noo noqdan inan fahamo tuu ilahey iga calmo incha Allah 😍😍
@anigaanigalewaye4498
@anigaanigalewaye4498 3 жыл бұрын
Wooow
@HayatInspiration
@HayatInspiration 3 жыл бұрын
Muuqaladada laguma caajisaayo wlhi iyadoo xiisa loo sii qabo ayaanba lagaraneyn goor uu dhamaaday video ga Waxaad tahay funny Comedy ayan ku fiicantahay 🤣🤣 MAHADSANID Sida aqlaaqda & xushmada leh ee aad qodabkan uga hadashay waxaan rajenayaa Raggena somaliyeed inay waxbadan fahmi doonaan dumarka ay garab siin doonan In sh Allah ,jazakaAllah kheir Hamada ibrahim
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh wll qali
@wn1m572
@wn1m572 2 жыл бұрын
Waxay
@dr.kabila
@dr.kabila 3 жыл бұрын
Naa nala hadal maxa ledahay got me aw dherer ilaahay caqliga haku dayo dad badan ma fahmayan ee 😂😂❤️
@jinkeezpasha2769
@jinkeezpasha2769 3 жыл бұрын
The best and only Somali KZbinr i wach I hope u talk about siyad barre
@xuseenshcali2785
@xuseenshcali2785 3 жыл бұрын
Aw dhere my first comment 💖💖 big love from pakistan 🇵🇰🇵🇰
@alijaabir87
@alijaabir87 3 жыл бұрын
Hamplyo 26 June UstaD Hamada
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Hambalyo Wll 26 june 2021 Soomaali Weyn Insha allaH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🤲🤲🤲
@nuzaibabihi1082
@nuzaibabihi1082 3 жыл бұрын
New subs. You deserve more than that. Thanks for the awesome awareness.👏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you for joining our small community
@drqeyria8874
@drqeyria8874 3 жыл бұрын
Walaal Hamaada wa mahadsantahay Mowduuc loo baahna ka hadashy Rbbi haku grab kalo🙋‍♀️
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 жыл бұрын
Walhi in la garab istaago weeyaan dumarka balse Muuqaalada qaar kaftanka ka yarae muqalada seriouska ah , lkn muuqaalada kle kaftanku wuu furanyy , Wa ra'yi sxb Mhdsnd💯💯💯
@Vivahub222
@Vivahub222 3 жыл бұрын
nio team aw dhere wxn ku idhi sultan cabdilxamid aya ku saaran kaliya taas ayn kaaga hely
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 3 жыл бұрын
@@Vivahub222 Mahdsnd bro,Geesiyaasha Islaamku intan io ja badan way u qalmaan
@AASAASTv
@AASAASTv 3 жыл бұрын
Sxp waxaan rabaa inaan kuweydiiyo suaalo kusaabsan google Adsanse marke intee kala soxariira fadlan iisheeg plz plz
@252callmezalaz4
@252callmezalaz4 3 жыл бұрын
Allaha ku sharfo wll qali nin wax badan laga faidayo tahay🤩
@apdilaahiapdiapdilaahi9299
@apdilaahiapdiapdilaahi9299 3 жыл бұрын
The first youtube a shared for ever hamada u are my fav u tuber i get u many knowledg
@SmartscenePro
@SmartscenePro 3 жыл бұрын
I can’t believe this man added bloopers 😂🤣😭
@mrhanad6655
@mrhanad6655 3 жыл бұрын
Me too
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
We gotta laugh too 😂
@abshirosman795
@abshirosman795 3 жыл бұрын
Owdhere KZbin hore uma socotid...100k ku Rajeynaa
@mohmudi9600
@mohmudi9600 3 жыл бұрын
Legend Is Always Legend #Owdhere
@sadioyusuf6691
@sadioyusuf6691 3 жыл бұрын
Mashaa ALLAH waloo bahan yahey in rageena jahilnimada Laga saaro adaa dumarki usoo baxey Keep up the good work
@filfilo__
@filfilo__ 3 жыл бұрын
Aaamiin War maanta sheikhi ducoo ku daray qaylidiisi 👍👏👏
@naimaabdikadir7938
@naimaabdikadir7938 3 жыл бұрын
Aw dheere i feel it waxaa ka hadleyso m.a alle haku dhowro struggling baan ku jirnaa ❤️❤️
@aliafrika06
@aliafrika06 3 жыл бұрын
Wllhi Muqaal kaaaga waaan ku raaxaystaa daawashadiosa😂😂 🙏 Hableheena ❤✊🙏
@armaanhussein6401
@armaanhussein6401 3 жыл бұрын
Welcome back legend 🙌❤
@ApdirizakIsmail-h
@ApdirizakIsmail-h 2 ай бұрын
Ku saliya nabiga scw scw 🥰🥰
@HappyDolphin-qw8bo
@HappyDolphin-qw8bo 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Mmuscab-xashi
@Mmuscab-xashi 3 жыл бұрын
The king 🤴is back 🙌😎
@Fiora-hilowle
@Fiora-hilowle 3 жыл бұрын
Alla nasib fcna hoydi ku dhashe walshi kula dhalaty marwdi xaaska noqon donto🥺🧡🧡🧡
@ayuubhasaan3826
@ayuubhasaan3826 3 жыл бұрын
Hamada legend ❤️
@nalkaosman464
@nalkaosman464 3 жыл бұрын
faraxow commnt kliya ha qorina ee run ahaan ucaawiye abyo xaskaga iyo gbdhada xiligaan iyo mrkasta xalimoyinkane kadayaa wilasha waxa wa ceeb wilbaa thy 😢😂 🚕😍✅
@maaabaa3057
@maaabaa3057 2 жыл бұрын
Interesting Topic And essential
@somaliarmyofficial142
@somaliarmyofficial142 3 жыл бұрын
ilahayow wiilsha dhan wiilkan oo kle ka dhig yaa rbi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️
@abdifataxdhuux1703
@abdifataxdhuux1703 2 жыл бұрын
aw dheere wllaHei cilmi iga qarzoon ayaad jid iigu furtay thankS wllakei
@somaliarmyofficial142
@somaliarmyofficial142 3 жыл бұрын
Raga waxay yaqniin kaliya gabdhaha oo kaliya in ay hoosha qabsadaan yaa rabi somalidan dhaqankaas ka bixi🥺🥺😭😭😭❤️❤️❤️❤️
@XOGGOOB
@XOGGOOB 3 жыл бұрын
Waa mawduuc xasaasi ah, ku mahadsanid sida tafatiran ee aad noogu soo gudbisay sxb😍
@muzakamara5121
@muzakamara5121 3 жыл бұрын
My brudaaa is back 🙌
@ajuraan4262
@ajuraan4262 Жыл бұрын
What's up 7amada Bro 👑 Masha'allah keep up sassa laga rawa Much ❤️.
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
Ilahay caqliga hakuu barakeeyo wll😍🤴🏽
@ayaandhuule1111
@ayaandhuule1111 Жыл бұрын
Abowe wlhi waku jeclady xitaa hal video ina dhafin 😔😔 so i love you
@naxwosharaf9639
@naxwosharaf9639 3 жыл бұрын
The king Is back
@hassanmodel25
@hassanmodel25 3 жыл бұрын
Owdhere Mad noso hanbalyeysid 26 jun Pro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nastehaahmed7277
@nastehaahmed7277 3 жыл бұрын
thank you arin aad muhiiim u ah ayaa ka hadashay😩❤️
@amranabdullahi1898
@amranabdullahi1898 3 жыл бұрын
First ❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙌🏾🥰
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 3 жыл бұрын
King is back guul iyo gobonimo respect for ever 🙏🌹💯✍✍🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 3 жыл бұрын
ASC Awdheere welcome back I know u get it hard work Keep going bro
@pubgjoker4653
@pubgjoker4653 3 жыл бұрын
Ow dhere 20k Subscribes coming soon wllka
@rahmaabdirahman780
@rahmaabdirahman780 3 жыл бұрын
Wixii xunba laga xishooda xaqiiqda asiibtay cilmiga iyo caqliga alle haku barakeeyo
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@Inspire3hub
@Inspire3hub 3 жыл бұрын
Master D we have missed you aloh####$% welcome back
@emmyyyyusuf1662
@emmyyyyusuf1662 3 жыл бұрын
Thnxz Aboowe allaha nookaadaayo😭🥰❤
@monamariin750
@monamariin750 3 жыл бұрын
Masha allah yahilnimada naga bixi bowe🙏🏾
@runtarabiigujecel6476
@runtarabiigujecel6476 3 жыл бұрын
Is that you on the profile
@entertaimentshow9320
@entertaimentshow9320 3 жыл бұрын
20k coming soon
@ashaabdukadir4735
@ashaabdukadir4735 2 жыл бұрын
6:31 qosol 😂iguma harin God bless you hamada🥰
@maankamm3982
@maankamm3982 3 жыл бұрын
Welcome back owdheere
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Жыл бұрын
allhow rabiyow adaa grb ka rabaa iii xul aabo tixgalin niyad dhis grb istaag intaba isiiyo wn oghy dulqad mlhi wa adag thy nlshab😢😢😢
@Eistellan
@Eistellan 3 жыл бұрын
Ow dheere i miss you 🥰🥰🥰 Happy independence day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hornbroadcastnetwork9209
@hornbroadcastnetwork9209 3 жыл бұрын
Welcome back ☺️
@aishamo8584
@aishamo8584 3 жыл бұрын
Owdhere 🥰 wku xisnay nio ❤️ welcome back
@nasteexacaabbi2539
@nasteexacaabbi2539 3 жыл бұрын
Eebbe haku karaameeyo walaalle arrin muhiima ayaad ka hadashey dareenidna u baahan ❤️
@rayaanjamaal6085
@rayaanjamaal6085 Жыл бұрын
Niyow lajin athy wllhi dadka dhan mexe san u ahan waye❤🤧
@samiiramaxamed511
@samiiramaxamed511 9 ай бұрын
Waan ilmeeyay wllhi waxyaalo hore ayaad isoo xasuusisay 😢
@abdirizzakamerico1435
@abdirizzakamerico1435 3 жыл бұрын
Oᴡ ᴅʜᴇᴇʀᴇ ᴍɪss ᴜ ᴡʟʟʜɪ❣️ᴢʜᴘ ᴍᴄɴ
@bashiirsoomaali7657
@bashiirsoomaali7657 3 жыл бұрын
Awdheere muuqaalada noosoo badi alaha ku barakeeye, anagoo og qof wax barta hadana macalin ah
@hafza2135
@hafza2135 3 жыл бұрын
Aw dheere sidaad dadka wax ugu sharaxdid cajiib waaye mahad weeen korkaaga ha ahaato walaalkeena naga weynow❤❤❤😘
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 3 жыл бұрын
Welcome back ❤🥰🙆‍♂️🤦‍♂️👍💪
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
PLZ RESPECT WOMEN 😥❤
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 жыл бұрын
Siilka only
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
@@abdidahir9365 ilahay caqli haku siiyo cafimad sarecana haku siiyo waad bugtaaye🙂
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 жыл бұрын
@@Inna_mohamet maya ilahy siil hasiyo
@issackmohamudshido7015
@issackmohamudshido7015 3 жыл бұрын
@@abdidahir9365 war dadkan umadeena maaha Aptio ilaahy cafimaad sariica haku siiyo
@batuulok3624
@batuulok3624 3 жыл бұрын
@@Inna_mohamet masha Allah alle hakusharfo wlshy waad uduceysay waliba asoo sfcn kula hadlin🥺🥺alle haka anaalmario taas
@abdullahiabdi2013
@abdullahiabdi2013 3 жыл бұрын
Masha allh mahadsanid walaal indhahad ii furtay hada xaas ma qabi lkn Sahay ahan ban usii qadan wanadadan o hadhaw ban ka taxadari dona insha allh
@libaansaciid7321
@libaansaciid7321 5 ай бұрын
Mawduuc muhiim ah ayaa kahadashay awdheere waa inaa dumar keena lasoconaa xaa ladahooda
@jabraofficial5656
@jabraofficial5656 3 жыл бұрын
Coomin soon 20k hambalyo ✌💯🇸🇴🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 3 жыл бұрын
Dheere soo bdi vedio ydaan wax tarka leh
@user-yi1qq1vh1y
@user-yi1qq1vh1y 3 жыл бұрын
I watched all U’R VEDIO’s pro 🥺🤴🏽😁
@Mohinho_Ali_45
@Mohinho_Ali_45 3 жыл бұрын
Best youtuber i support 💛
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
♥️🙌🏾
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 3 жыл бұрын
Allahu Akbar, thanks aboowe waa very important in la fahmo oo raga Somaliyed la wacyi galiyo, inkastoo 60% Rageena eysan Mas'uul aheyn, Garasho laheyn Naxariis laheyn, Qiimaha familigana eyna aqoonin.
@mjama1256
@mjama1256 3 жыл бұрын
Thank you
@mohamedosman9621
@mohamedosman9621 3 жыл бұрын
Legend is back
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 3 жыл бұрын
Horta dadka english iyo somaliga isku mix gareeya macnahood Really waan yaabanahay angu.
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 3 ай бұрын
Adi hada really maxaa u istimaashay
@saabiriincadey2608
@saabiriincadey2608 3 жыл бұрын
Welcome from tik tok mash allah
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll qali
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
12:00. Where's book of the week?🤗
@aylam6936
@aylam6936 3 жыл бұрын
Oooh hamaada keliya hlkn vedio ayan ka arky tikotok misna wn so radiye chanalkada tagerahaga nqde horey usoco wllo
@mohamoud_8852
@mohamoud_8852 3 жыл бұрын
Welcome Back Man❤️🤍
@lp9745
@lp9745 3 жыл бұрын
10:56 that is funny 😄😆 mi bro god bless you 🙏❤
@Sacdia8089
@Sacdia8089 3 жыл бұрын
Ow dheereee i miss you wallhi Happy independence day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@liibansane235
@liibansane235 3 жыл бұрын
Hamaada awdheere wlhi sxpow waadna iga qoslisay ragiina waxna ulama harin, but waxbadn bn ka fa'idnay sobadi muqala cilmiyeysan somalidenuna cebta u aragno, alle hku barkeeyo maskaxdada iyo qosolkgaba kkk awdheere iga dheh
@sacdiyaqueen9582
@sacdiyaqueen9582 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn wlhi arin muhiim ah ayaadka hadashy
@abdarazakahmed3434
@abdarazakahmed3434 3 жыл бұрын
Awdhere kafu lakin still playlistigayagii hadanu nahay odayasha wanu sugayna vlogna wnu sugayna iyo arimo badan so dadaal sxb ALLE haku sahle
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah waa usoo socdaa
@muudahir7081
@muudahir7081 3 жыл бұрын
Channel ugu fcny ee Somali Ka arky keep going bro👍👍
@mrhanad6655
@mrhanad6655 3 жыл бұрын
Hadii awdheerayaasha nahey Cid naga romantigsan ma jirto Like isaara hadii jeceshahey rag romantic ah
@abdirahmansaed2066
@abdirahmansaed2066 3 жыл бұрын
Awdheere waa isdareemoona wllhi hore usoco adiyo teamka qolka qudha seexda😅
@nourabdallamo2160
@nourabdallamo2160 3 жыл бұрын
muqal xaqiiqda tabanyo , wacyi galin , diini , dhiiragalin, iyo kaftan yar . awdheere shaqa adaga heesa horay usoco zxp.
@mohadaysane6665
@mohadaysane6665 3 жыл бұрын
Wllhi adi the best KZbinr kusiin lahaa 😁😁
@fardusmohamed840
@fardusmohamed840 3 жыл бұрын
Mansha Allah titok ban kaso racay legend hore uu soco wllkay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll qali
@fardusmohamed840
@fardusmohamed840 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 wan dhawahay wllo qali shukran
@cade4139
@cade4139 3 жыл бұрын
Awdheere is back🥰
Waa Ku Jeclahay
14:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 34 М.
Cunsurinimada Hanoolato
12:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 30 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,3 МЛН
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,6 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 68 М.
Universe ka WAA MAXAY ?
12:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 24 М.
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 457 М.
Qaraxa Nukliyeerka
9:03
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 36 М.
حقيقة عالم الإباحية والعادة السرية ! +16
19:21
SU’AAL & JAWAAB.( 5K dabaal dag )
28:25
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 35 М.
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 54 М.
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 65 М.
Samayska Roobka 💧
10:36
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 18 М.
Sida loo joojiyo Caadada xun
9:39
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 58 М.
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56