Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay

  Рет қаралды 51,746

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

3 жыл бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Macluumaad
en.m.wikipedia.org/wiki/Hatsh...
en.m.wikipedia.org/wiki/Singa...
alsomal.net/%d8%a8%d8%b1%d9%8...
www.britannica.com/place/Somalia
www.dw.com/en/somalias-tumult...
www.bbc.com/arabic/middleeast...
www.theguardian.com/global-de...
www.theguardian.com/world/202...
en.m.wikipedia.org/wiki/Rwanda
en.wikipedia.org/wiki/Kigali
www.state.gov/u-s-relations-w...
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 669
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Runta iyo Xaqiiqada wad no sheegtay balse dhamanteen waxan ka simanahay inan Muuqalkan marku dhamado iney Ku egtahay Qiiradena iyo wadaniyadena wayo Ma heysano Shacab xor ah oo Midnimo iyo hormar hiigsanyo Waxana kala sidana dhowr calan manta dhibka na heysto waxa ka daran midka nagu so wajahan Illahey Hanaga qabtee Shacabkeena Maanta lagama sugaayo iney Codkoda si Cad oo an Nin jecleysi lahayn iney Runta uga dhiidhiyaan Oo ay diidan Dulmiga lagu hayo wayo Qof walba waxa laga dhadhiciyay inu mamul goboleyd gooni ah iyo calan gaar ah leyahay madaxdiisana hadii u dhaliilo inu doqonyahay oo ina adeeekiis ka heliyay una hiliyay nin shisheeye inta caqliyadaas gumeysiga ah an aminsamahay Lagama yaabo Somalia oo wax qabsatay in la arkaayo
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 жыл бұрын
😭😭😭 Wallaahi xaqiiq baan u ooyay . Waxan codsanaya in qofkasta uu wanaaga dhiniciisa ka bilaabo🙏💯🇸🇴💙😥
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@cabdaladalmar5620 Comments kaga xitaa awood ayu leyahay hadii ad wax wanaagsan Ku qorto Dadkaga Ku wacyi galiso
@cabdaladalmar5620
@cabdaladalmar5620 3 жыл бұрын
@king soomaaliya diyaraan ahay
@prosl11
@prosl11 3 жыл бұрын
Waxaad iswaydiisa maxaa keenay inuu qabiil walba mamuul uu samaysto? So cadalaad darro iyo sinaan laa aan kaa timid maahaa dawladda dexe iyo keli taliis
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@prosl11 Dadkeena inta ay Shaqsi eedeynayan iyo dowlad ayey danohoda Wayayn Sxb Shaqsi gaar ah ha eegin dhamaan inta dulmiga iyo dabo dhilifnimada wado eeeg
@salmanmohamed4753
@salmanmohamed4753 3 жыл бұрын
Allow Noo heli Oo dowlad fiican nasii ada qaadiree amiin🤲 Guul somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙
@abdalle7191
@abdalle7191 3 жыл бұрын
8:50 Manta wxaa uhadashey si qiiro leh inagana wxaa inagu wjib ah inaa si share gareeno si uu codkaga ugaadho dad bdn 🙏AW DHEERE DOQONI KUMA ARAGTO HADEE KU ARAGTANA KUMA WAX YELEYSO NOOLOW INTE AJASHADA KA SOO GASHO
@educationalchannel8205
@educationalchannel8205 3 жыл бұрын
Maroodiga f.y
@abdalle7191
@abdalle7191 3 жыл бұрын
@@educationalchannel8205 hhhh xaa meshan KU keenay
@kafiiomar4447
@kafiiomar4447 3 жыл бұрын
This video needed to be shared wlhi . Let's share to big youtubers so dat they can react and many people can see
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
I’d appreciate that 🙌🏾😄
@somalicrytoanalyser293
@somalicrytoanalyser293 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/7SDiBeIBONvQuVGvwS0MPw
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 3 жыл бұрын
MASHA ALLAHAA GUUL IYO GOWANIMO DALKEEYNA HOOYO EE SOMALIA IYO QAREYNKEYNA SOMALIA IYO SHACABKA SOOMAALIYEDBA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gacaltooyo6242
@gacaltooyo6242 3 жыл бұрын
Awdheere madaxweynaha soomaliya adi uqalmo🇸🇴💪
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 3 жыл бұрын
Dhalinta somaaliyeed sumcada io sharafta dalkeena waxey u bahan thy in dib losoo celiyo SOMALIA HANOOLAATO 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@Abdulducaysane
@Abdulducaysane 3 жыл бұрын
Runta ayaa ka hadashay allaha na mideYo 《Tariikhda Somaliya in rabTo in Laga hadLo like sara💖🇸🇴🙏
@nimcocadceednajax7877
@nimcocadceednajax7877 3 жыл бұрын
Wlh Hadii dhalinyarda oo dhan sidada ufikirilahayeen dhulkena hooyo waxbadan aya kabadalmi lahaay . Waxa kaliya ina haysto waaa .. anagoo nesku keendirey iyo wadamaha shisheeye oo faideesanaayo ALLOW WADANKA NABAD NOGU DHIG AWDHEERE WAA MAHADSANTHY. WANA KUGU XIRANAHY WLLO FROM SOMALIA CITY MOGADISHU
@anasmohamed7808
@anasmohamed7808 3 жыл бұрын
Somali ha noolato🇸🇴
@dalnuursheibraahin8272
@dalnuursheibraahin8272 3 жыл бұрын
Sxpo nolol waan nool nahay ee is bedel aa lo bahanyahay.
@ss-or5bn
@ss-or5bn 3 жыл бұрын
taariikhda somalia 🇸🇴❤😥
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 3 жыл бұрын
This is a really bro. waxan alle ka baryeyna inuu dowlad caadil ah inoo keeno Aamiin 🤲
@donib7225
@donib7225 9 ай бұрын
I love how you putting things up m.a keep the truth waligaa we need that 🇸🇴 ☮️ I subscribed
@maxamedjoon8780
@maxamedjoon8780 3 жыл бұрын
Ilaah daladka iyo dadkena hano xifdiyo 🇸🇴💙
@mowliid
@mowliid 3 жыл бұрын
....ax aw dheere wax an ku hadlo ma aqaan wllhi sabab to ah waxa ad dib usoo kicisay dareemo badan oo an la aamusna iyo su'aalo badan oo maskaxdayda ka guu xayay jawaab na aan ula aa marka ay maskax dayda kusoo dhacaana iska mash quulinayay!!! Nio anigu ma arag video an ka dawado oo an waxba ka Faa idin waxa aan rajaynaya in aad noo soo badiso si aan wax badan uga fa idno انشاء الله ❤❤
@Ayuup-cj
@Ayuup-cj 3 жыл бұрын
Pleaze🙏 muqaalkale oo izla muwduucaana soosamee Waayo jiilka kudaawanaya waxay diyaar uyihiin inay waxbadan fahmaan...... pleaz part somalia💫🇸🇴💫🖤🌻
@Mohamed-jz6pg
@Mohamed-jz6pg 3 жыл бұрын
Frist Ninka Kaliya Ee Muqaaaldisa Aan Diowload Gareeyo Zhp Keep Going
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 3 жыл бұрын
WoW 😳, masha Allah waxaan ka helay sida soo jiidashada wacan ee aad isu saartay. Guul iyo gobanimo ❤️🇸🇴❤️👍
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
Qoralkeyga marakan dhameyay Labo Qarax aya hal mar dhacay Rasasna wey yeertay Yaa Allaha Dhibatadan Naga Dulqaad😓😓
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Allow no nimcey 🙏🏽
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 Aamiin yaa Rabi
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Ax ilahey ha idin badbaadiyo umadeyda🥺🥺🥺
@abdiabdi9419
@abdiabdi9419 3 жыл бұрын
@@abdinajiib6807 sxb Gmail kaga ma iso qori karta?
@abdinajiib6807
@abdinajiib6807 3 жыл бұрын
@@abdiabdi9419 xaqauhiili4@gmail.com wakaas bro
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Waan niya jabanahay🇸🇴💔🥺lkn marabi inaa rajo dhigo...Goormee kabaxeena saan??
@ainasaleh
@ainasaleh 3 жыл бұрын
الله يعطيك العافية على هذا الفيديو ، افتخر فيك 🇸🇴
@zakshiddo3808
@zakshiddo3808 3 жыл бұрын
Wlhi waa qiiroday🇸🇴💔🥺😪
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 3 жыл бұрын
aw dheere aad ban ku slme muqalkaan koob shaxa aan uso samesana kadipa cmmntigan kuso noqona i.a 😁😁❤
@SuhayibBarud
@SuhayibBarud 4 ай бұрын
Haa waa run waan ku farxa wanu kuna faraxna qaraxa Mogadishu waayo iya guba 33 Sano ah ayaanu ka baryayna waxanu u dhibanay anu xaqana u lenahay waana wada ugu fudud eenu ku qadhi karno waxanu rabno iyo dawlad somaliyed oo hori martay magacay donto halahate anago waliba dhib badan somali ka tirsanayno hadana wayagii ayaa nalo didanyay. Waxyabo badan oo xamar ka dhaca anagaa ka danbayna 😊😊
@allawifalh9778
@allawifalh9778 3 жыл бұрын
مبرووك على 13الف وعقبالك 100الف تستاهل كل خير ❤️❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
الله يبارك فيك
@gurey-ology
@gurey-ology 3 жыл бұрын
Omg gacmuhu waa qolfoofe qalbigaa ku salaamay youtube waakaso daahday dadkii loogu talo galaad tahay zxp awdheerow qaabkan aad wax udhigaysid waan la dhacey gabi mawduucad soo jeediso sida koobka shaaha ayaan u cabaa wlhi sidaan maalin walba kaaga eego youtubeka inaad wax cusub soo dhigtay kaagama sheekayn karo waan kuu rajaynayaa inaad gaadho waqti aad maalin walba mawduuc noo soo jeediso noloshu wey iska dhinacyo badan tahee nople price .kana waan ku rajaynaynaa awdheero zxp doqonina kuma salaanto haday ku salaantana waxooga iska ignore garee ayadaa iska sii lugayne😁❣👍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@haadiarts2074
@haadiarts2074 3 жыл бұрын
ALLAH' YAA NOO SO CELIYO SOMALIA HORE ALLOW NOO SO CELI SOMALIA HORE ALX CALA KULI XAL
@mohamedmohidiin6787
@mohamedmohidiin6787 3 жыл бұрын
Qof walba Wuu arki karaa xaqiiqda, Basle wey iska indha tirayan, Owthere Wan ku salamay Masuul , I wish this season is the best season
@somalicrytoanalyser293
@somalicrytoanalyser293 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/7SDiBeIBONvQuVGvwS0MPw
@mahameddayax388
@mahameddayax388 3 жыл бұрын
Plz part two ka so samey plz my bro 😭👋🇸🇴 Somali hanolato 🇸🇴👋
@trumpmuhammadali906
@trumpmuhammadali906 3 жыл бұрын
This video deserves more views and reactions
@luiz0h0
@luiz0h0 2 жыл бұрын
Exactly wlh
@mohaali1116
@mohaali1116 3 жыл бұрын
Aniga insha Allaha 2025 Somali waxey noqon dontaa wadanka ugu dhaqalaha badn
@shiikhaawimole5165
@shiikhaawimole5165 3 жыл бұрын
4 sano baa kaa xiga wax fog baa mooday miyaa😀
@nasraahmed150
@nasraahmed150 3 ай бұрын
Muuqalkan wuxuu isoo gaaray 2024 wxana lasameeyo 2018 alla aduunyo😢😮❤😊
@abdinafimahi1526
@abdinafimahi1526 3 жыл бұрын
Mawduuc aad u muhiimsan oo aan wax badan sugaayay, dhiiga soomaali nimada ayuu soo kiciyay. Waan jeclaan laha in aad kheyb labaad noo sameyso 👏👏👏🇸🇴🇸🇴
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah masuul
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
WAA WADAN AY GAALADA CAAAAALAMKA KU NOOL U TASHADEEN ZIKLE MARKII LOOGA ADKAAN WAAYEY AYAA WAXAA LOO ADEEGSAADY IN LA ISKU JABIYO OO QABIIL WALIBA CALAN IYO MADAX WEYNE SAMAYSTO AFRICA SOOMALI BAA UGU MADAX WEYNAYAAL BADAN
@hassanmohamedhassan2191
@hassanmohamedhassan2191 3 жыл бұрын
In kastoo aanan dawladnimo io wngeda arag hadana waan tabaa marwalbi Wllky wlhi hadaan nahay dhalinyaradda wadanka waan ognahy wax walbo oo ka jiro oo aad hadda ka hadashay Saasoo tahy wax maka qaban karno Kaliya riyo been ah ayaan niyadda ku dhisanaa lkn kaliya Illlah baa noo maqan Waxaan nahy dad wllo ah wax walbo oo kheyraad ah heysto lkn waa la isku kaaya diray Sanado baddan ayaa naloo maleegaayay dhibkaan maanta ku jirno Ugu danbeyn waxaan kugu dhiiiri galinaa inaad midnimadda umadda somaliyed io xaqiiqooyinka kasoo hadasho aadna marwalbo ka waaniyo qabyaaladda Una sheegto iney cadaw kusooo jiheysanyhy Ayagana midnamo kaliyah iskaga caabin karaan Alle naxariistiisa kama aanan quusan 🇸🇴💙🇸🇴
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 жыл бұрын
War Somaaliyeey bes ku dhaha qabyaalad. Bes ku dhaha isneceeb. Somalia adunka ka mid maahan miyaa. Mxa nabad inoo diiday. Mxn hormar u gaadhi weaynay. 90nadii wa la soo dhaafay. An heshiino oo isku hilino. From hargaysa Somalia. Love u muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴reer muqdisho Farmaajo ha ugu shubaan
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@Sheekhmuse
@Sheekhmuse 3 жыл бұрын
Run ahaantii Anaga waxa aan u hormari La Dhahay Waa Qabyaalad Xalkeeda waa la la yahay 👍👍
@yh___yinhbr1876
@yh___yinhbr1876 3 жыл бұрын
Zhp Hadday Somali is raacdo Africa Iska Dhaafee Asia ayaan Rogeynaa Min Indian Ocean Squatra ilaa Wajeer Waxa ki jira Waa Shidaal,Auram,Diamond,Iyo Qeer kaloo ka badaan Waana Waxa Min America ilaa Dariskeena Ay inoo liidayaaN 🥺🥺🥺
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
Kula dagaalayaan ma ah liidasho ee waa dagaaaaal
@cabaashashi2668
@cabaashashi2668 3 жыл бұрын
hadaanu ogaano dhalinyaro ahan in mustaqbalkena ay ku ciyarayan odayal 80,70,90,jira oo maya nirahno isticmalno maskaxdeena waa gulaysanaynaa wlhi marna yeeli mayo mamul qabiilo lkn wadan an xor ku ahay ayan rabaa
@ibraofficial7761
@ibraofficial7761 3 жыл бұрын
Mash allh kaliya youtuber aan xiiseeyo matihid sidkle waxaa thy macalin aan aad u jeclhy wlhi mar wlpa youtube ka wan imaada bal in aad video cusub soo dhigtey ❤
@abdullahmoussa7597
@abdullahmoussa7597 3 жыл бұрын
I thank you for the information you said.
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 3 жыл бұрын
Masha Allah waa xaqiiqo guuuul gabanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@deeqappe6423
@deeqappe6423 3 жыл бұрын
Ow dheere wakusalamay 🤴🤴🤝
@zakiradan1759
@zakiradan1759 3 жыл бұрын
I wish we all thought like you owdeere you are wise wallhi m.a❤
@hanad6007
@hanad6007 3 жыл бұрын
Somalia somali ba leh👉🇸🇴
@amiirfitah8864
@amiirfitah8864 3 жыл бұрын
Owdherre waan ku salamay wan kugu xeranahay Waxan kuu dhagaystaa sida filmada cml ilahay haku barageeyo wll
@waheliye44
@waheliye44 3 жыл бұрын
Keep going bro from Cardiff
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 3 жыл бұрын
Aawdheere waa Ku aaminsanahay keep going 👏👍
@khalidahmed77165
@khalidahmed77165 3 жыл бұрын
Mnsha Allah Aqoontaadu Way Bisishey keep Going
@fure9777
@fure9777 3 жыл бұрын
Ani fikirkaygu waa in Somalia iyo Somalilan foda isdaran wixi kudhintana hakudhintan inta labadoda kaso hadhana ay midoban allahakayele may 5M okaliyana kaso hadho like labadi qabil eee Rwanda oo kle wlhi
@commenter6596
@commenter6596 3 жыл бұрын
😂😂😂
@apdirazak715
@apdirazak715 3 жыл бұрын
Yes
@fartuunmaxamedmaxamuud6100
@fartuunmaxamedmaxamuud6100 3 жыл бұрын
Taariikhdaan waanka hely aad iyo aad Somalia guulaheeda waysoo horeyen
@najuumcabdifaarax988
@najuumcabdifaarax988 3 жыл бұрын
Owdheere waku salaame . Anaana u horeeyo 😊
@aisharuz9046
@aisharuz9046 3 жыл бұрын
Somali need smart people and Brave madax weyne 🇸🇴🇸🇴
@musalaofficial3137
@musalaofficial3137 3 жыл бұрын
Aw dheere fadlan muqaal kasoo samey sida lugu xalin karo dhibatada ka jirto somaaliya mhdsanid 🙏
@dhayibmuuse3383
@dhayibmuuse3383 3 жыл бұрын
Ma sha Allah
@najiibhappy6130
@najiibhappy6130 3 жыл бұрын
Inoo soo badi wll Hamada adigoo mahadsan sheekooyinka soomaaliyeed Si aan wax ugu barano
@dhayibmuuse3383
@dhayibmuuse3383 3 жыл бұрын
Jaza kallahu kheyr
@mohamedabdulaahi3027
@mohamedabdulaahi3027 3 жыл бұрын
Thank U broh
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 2 жыл бұрын
Somalia in ay hormar gaadho💓💓dan aya noogu jirta hadaan nahay reer Somaliland 💓🙏🙏💓💓
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 жыл бұрын
Ggoed man nin aniga somaligiisa iga fican yahay ooo sideeyda tariiqdiisa ujecel aad iyo aad aan ugu faraxyay masha Allah sxb. So wad. Dadkaan madaxa in. Lo furo waye siwalba waxba Hala basin 💪👈😎🦸‍♂️🥳welcon
@duggaasho1576
@duggaasho1576 3 жыл бұрын
Awdheere👏👏 qabiira tahy keep going
@mosalat22
@mosalat22 3 жыл бұрын
Insha allaah kama quusaneyso naxariista allaah rabi faraj hanoo furo
@ifraxabdi3160
@ifraxabdi3160 3 жыл бұрын
Walalow masha allah horto waad caqli bdntahay lkn aaway dadkii kaa daba deysan lahaa insha allah somalia guul iyo gabanimo waana so laabaneena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Abwaan Somaliyeed aa wuxu dhahay asigo umadisa lahadlayo: Dagaalama waan kasnaye! Isdaaya magaran karnaa?: Qaxoow, Dida Waa karnaye! miyaanan Daga”aqoon?🥺 Aloow nagarsi qiimaha “wadankeni”🇸🇴🤍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ilaahayo aamin
@maviopoi6841
@maviopoi6841 3 жыл бұрын
Keep going pro ❤🔥
@adnan1234.
@adnan1234. 3 жыл бұрын
ان شاء الله سنعود مثل قبل وحسن عاشت الصومال 🇸🇴🇸🇴
@abdikadir5865
@abdikadir5865 3 жыл бұрын
Hamada IbraHim Qof wax badan og Cilmigaaga Nala wadaag Awdheere THANKS
@windows2730
@windows2730 3 жыл бұрын
Hassan Sheikh haka been sheegin walaal. waa ninka kaliyah ee shacabka soomaaliyeed isku keenay.
@abdinajibabdukadirmohamed3727
@abdinajibabdukadirmohamed3727 3 жыл бұрын
Aw dheere masuul waad mahadsantahy balse noosoo badi muuqaalo xaqiiqda soomaaliya iyo soomaalida aad uga hadleeso adoo mahadsan👍
@quruxsanomar593
@quruxsanomar593 3 жыл бұрын
Wallashay wali alla ha ku barkeyo shugran👍❤️
@sabiriinosman6713
@sabiriinosman6713 3 жыл бұрын
Waa muqal darenkisa wata Ilahey kuwa kugu fikirka ah badiyo❤️👑🙏
@imranmahir6821
@imranmahir6821 2 жыл бұрын
Information fiican AA inoosoo gudbisay pro soo badi sxp keep going
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 3 жыл бұрын
Maasha Allah Tabarakallah 👌🥰👌wacyi gelinta noocaana baa ubaahanahay si aan uga gudubno qabyaalada oo danta guud uwada qabsano
@muhammedabdi4015
@muhammedabdi4015 3 жыл бұрын
Waa barnamij aad uwanagsan faa'idana uleh dhalinyaradena waxana kugu bogadin lahaa inaa inoo sobadido mowducyada nucan oo kale ah kana hadlaya tarikhda Dalka Iyo Dadka somaliyedba🇸🇴🦾🙏🤝
@zulthantaherzulthan7683
@zulthantaherzulthan7683 3 жыл бұрын
Keep going big brother and big legend
@abdalle7191
@abdalle7191 3 жыл бұрын
3:40 awdheere wxa inoo DIIDAY ayaa ah in eey inoo tashadeen wdamada shaly caawin jirnay kurastana noo saareen dad iyaga u adeego 🤞
@Therealroyalfx
@Therealroyalfx 3 жыл бұрын
Ow dheere SYL 2 ayaa ubahnahy. “Alle Qowm ma badalo inee iyaga is badaln maahe” Society geena said ayee corrupted u thy wlhi serious change ayaa ubahnahy.
@arijaabdi8767
@arijaabdi8767 3 жыл бұрын
Sax wye ku dhaqaq bay ledahy dadbdn by ka guxysa aniga u hureyo
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 жыл бұрын
Hamada taariikhiyan Keep up Pro❤🔊
@updalla.mohamet
@updalla.mohamet Жыл бұрын
big fan ku ahay🥺
@qalbijr3285
@qalbijr3285 Жыл бұрын
Masha allah waa piont fiican doo badi zhp
@adnan-hl2hq
@adnan-hl2hq 3 жыл бұрын
Aw dheerey please part 222🙏🙏🙏🙏
@cumarabdirahman4152
@cumarabdirahman4152 3 жыл бұрын
*hadaad jeceshay barashada qur.aan ilaahay muddo kooban hadaba kusoo biir groupkan😍👇 **chat.whatsapp.com/G1RTbERIcucARLceOxNaHo*
@somalicrytoanalyser293
@somalicrytoanalyser293 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/7SDiBeIBONvQuVGvwS0MPw
@zakiadem7116
@zakiadem7116 3 жыл бұрын
ASC walaal Hamada Ibrahim waxaan kaa codsan lahaa inaad ii sheeta bugaagta historga ugu fiican ee aad igula talin lahayd in aan akhriyo waayo waxaan ahay dadka wax akhriska jecel weliba dhanka history ga
@maxamedcaddaanni
@maxamedcaddaanni 3 жыл бұрын
Fortunes of africa akhri hadii aad u bahantahay buug history ah oo muhiim xiise iyo xaqiiqba leh
@zakiadem7116
@zakiadem7116 3 жыл бұрын
👍
@somalicrytoanalyser293
@somalicrytoanalyser293 3 жыл бұрын
kzbin.info/door/7SDiBeIBONvQuVGvwS0MPw
@hamidbarkani4295
@hamidbarkani4295 3 жыл бұрын
Aw dheeere muqaalkan Burhaantada kacsaneed 😃 Lkn mashallaah Xaqiiqada dhabta ah ee jirto ayad ka hadashay loona baahanyahay qofkasto Somalia ah in uu ogaado meesha nalaga haysta 👍
@suleimanbille536
@suleimanbille536 3 жыл бұрын
You are Legend bruh 😍😍😍💪💪💪 waxad xogo kahesa sira hata siyasiyinta somaliyeed aysan aqoon
@user-lo2tq5xm4i
@user-lo2tq5xm4i 3 жыл бұрын
إبداع من نوع آخر. كثرالله امثالك في الخلق
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
اشكرك 🙌🏾♥️
@shaktimedia8608
@shaktimedia8608 2 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 thanks pro
@badramuhammed3582
@badramuhammed3582 3 жыл бұрын
Good information
@fahmaabdimajidmohamud4465
@fahmaabdimajidmohamud4465 3 жыл бұрын
Mahadsanid taasa runa ee alle xaq hana garaysiiyo
@bashiircabdiph709
@bashiircabdiph709 2 жыл бұрын
Thanks
@rialmadrid1971
@rialmadrid1971 Жыл бұрын
Keep going pro 🙏
@mohamedabdirahim2719
@mohamedabdirahim2719 3 жыл бұрын
It's really true 👍
@adnan1234.
@adnan1234. 3 жыл бұрын
سبحانه يغير الاحوال
@CabdikrinAbdla
@CabdikrinAbdla 2 ай бұрын
Owdhire waxbadan soo fire sxbow❤❤❤❤
@ayuubmaxamed4994
@ayuubmaxamed4994 3 жыл бұрын
Aw dheere aniga ahaan arinta aad ka hadashay marar bdn ayaan isku dayay inaan baaro balse hal natiijo un ayaa iisoo baxday waana inaan kabeen sheegnay taariikhdeena wixii kadambeeyay 1977 Waa fikirkeyga un
@abdirahmanboos2689
@abdirahmanboos2689 3 жыл бұрын
Taariikhada somali oo dhamastiiren
@Suhaybsacid
@Suhaybsacid 3 жыл бұрын
Waan ka xumahay runtii dhibka haysta somalia ilaahey ha u gargaaro Laakiin waxan si cadaan ah Ugu faanaya in Aanan ka dhalin somalia laakiin sinjiyadeydu somali tahay dabcan qofkan idin la hadlayaa waa qof somalilander ah hamada hadalada qaar aad muuqaalka ku odhanaysid uma bogin shacab kaaga reer somalia waad la hadli kartaa Oo motivitional waa u muhiim maadaama ay nolosha qar yar ka saaran yihiin laakiin ma fiicno in aad somaliland iyo somalia isku xirtid hadii somalia ciida ay gasho somaliland mar walba guul ayan u rajaynayaa somalia na waa dad xijirta dhiigu na midayso ayaan nahay waan ku taageri jiray in badan laakiin waxan ku dhihi lahaa muuqalkan dib ugu noqo kheyr badan
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Maaadaama aad ku taageri jirtay. Maxa is badalay ? Maxaana ku kala duwannahay ?
@Suhaybsacid
@Suhaybsacid 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 dabcan Anoon Rabin in Aan ka hadlo hadal Aan Hore si cad u soo qoray hadana si kastaba ha ahaate in Aan kuu jawaabaa waa wax fiican ; Dabcan muuqaalkan daqiiqaduhu marka ay marayaan inta u dhaxeysa 5:00/6:10 Waxa Aad ku tilmaamaysaa in Magaalada barbera Ee somaliland laga soo dajiyo hubka lagu laayo walaalahayaga somaliyeed sido kale waxa aad ku sheegaysaa in emirate ku Uu si sharci daro ah ula wareegay dakada barbera isaga oo aan fasax ka qaadanin somalia, Ma sheegi karo waxa Looga qaadanayo somalia fasax khuseeya dekeda barbera iyada oo ay somaliland maamusho oo somaliland xaadir tahay . dabcan somaliland ayaa heshiis dhex maray emirate ka Aniga xitaa wan ka xumahay in heshiish kaas somaliland aqbasho runtii waxa an ku tilmaami karaa qaladkii ugu xuma ee ay somaliland gasho. mida kale hadii emirate ka iyo qatar isku dhex laynayaan somalia maxay tahay cadaawada somalia ay u qabaan ee somaliland aanay u hayn maxay iskugu dhex dagaali waayeen somaliland xitaa , ileyn waxaadba tidhi berbera ayaa laga soo dajiyaaa hubka somalia lagu gumaado farqi u dhaxeeya ma lahan dabcan. mid ayaad isoo waydiisay aheyd sida tan '[ Maxaan ku kala duwanahay]' horta dhiiga maanta kugu jira iyo ka aniga igu jiraa wax farqi u dhaxeeya ma lahan sinjiyada waan wadaagnaa laakiin maanta somalia adigaa leh aniguna somaliland anaa leh waad iga soo laagi kartaa somalia hadan maanta imaado , laakiin sinjiyada waynu wadaagnaa ninna lama odhan karo hadaad calankaas wadanin somaalin matihid. map ka sidoo kale inaga hagaaji sir wax qalad ahna yaan la ii fahmin kheyr badan .
@nimcoabdirahman3224
@nimcoabdirahman3224 3 жыл бұрын
Mashahllah
@IsmacAxmed
@IsmacAxmed 3 жыл бұрын
jir oo joog walaalkey Awdheere from Turku
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Big boss ♥️🙌🏾
كيف تدمرت "صخر" أول شركة تطوير برمجيات عربية
17:17
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 60 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 63 МЛН
DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA
14:52
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 73 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 59 М.
Kacaanka Dowlada ( 1/2 )
11:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 30 М.
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 62 М.
Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!
16:40
Cidlada iyo Kalinimada
18:04
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
Fahamka Hawada iyo Meerayaasha
8:49
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 18 М.
Taariikhda Cusmaaniyiinta
9:48
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 42 М.
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 4,8 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 16 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН