Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )

  Рет қаралды 55,418

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

3 жыл бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Macluumaadka waa qaleynaaya maanta 😄
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
lifewithhamada?...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/ZSGeNNaf/
📧
mieraajhamada96@gmail.com
Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
/ hamadaibrahim

Пікірлер: 414
@agedow
@agedow 3 жыл бұрын
Mowduuc anku wareeray 😁✊🏽
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Sido kale masuul 🤦🏽‍♂️
@yooniscabdulaahi8408
@yooniscabdulaahi8408 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 madax suulow
@yooniscabdulaahi8408
@yooniscabdulaahi8408 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 😅🥰
@abdirizakosmansuleiman
@abdirizakosmansuleiman 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 sxb video gaaga xayeysiin kufuro sxb waa kuufaa iido
@ayuubcawilmaxamuud1607
@ayuubcawilmaxamuud1607 3 жыл бұрын
@@yooniscabdulaahi8408 🤣🤣🤣
@skyearth6344
@skyearth6344 3 жыл бұрын
Hamigeyga waa inan aas aaso organisation sidaaso diinta islaamka aduunka dhan ku xukumo kuna maamulo QURANKA ALLAH❤
@somalischoolar8417
@somalischoolar8417 3 жыл бұрын
Hi +306942954665 Kala xidhiidh islu fikrad baad tihiin
@thekingof21thbc
@thekingof21thbc 6 ай бұрын
Xaqu uu danbeeyaa libaah
@thekingof21thbc
@thekingof21thbc 6 ай бұрын
Imaam mahdi ayaa soo buxi doona oo aduunka xaq ku maaamuli doona
@thekingof21thbc
@thekingof21thbc 6 ай бұрын
Ee adigu soomaalidaada ku filnow
@SurprisedCaterpillar-kf1vv
@SurprisedCaterpillar-kf1vv 6 ай бұрын
Sax waaye
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Owdhere xikmad Soconayaa tahay Mashaa Allah😊
@barteena620
@barteena620 3 жыл бұрын
Hamaada ma argty in somalidu thy gob 🙂 Video wydaadi hore 1k meysn gaari jirin markaa ku hdashay luuqdada kan ugu yar 5k SOOMALIYA 🇸🇴💪💪
@claahicmmc4868
@claahicmmc4868 3 жыл бұрын
Ooop😍style kii iskalaaji waad udhaaftay season kan cusub.😍
@mulkianwar4421
@mulkianwar4421 3 жыл бұрын
Inta youtuber ee aan daawanayay ooka Hadleyse information kusaabsan maasoniyada waxba kama fahmin sida kaaga waxbadan uga fahme. Thanks yaa akhii😍😍😍😍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️
@Kolkoliyow
@Kolkoliyow 3 жыл бұрын
SESSION TWO IYO INTRO GA CUSUB WAN WATA PAPA ❤✊
@abdiqaniadedmohamed4052
@abdiqaniadedmohamed4052 3 жыл бұрын
owdheere part 1, 2,3 ka soo sameey maansoniyada mcluumadaka intaan ka bdn ubahnyhy hda wxd ka shekeysay qaabka ay ku soo bilabaty iyo sida ay ku faaftay aduunka oo idil so we need more a lot of information thanku you bro 💯💯🙏🙏
@fuadfarahh
@fuadfarahh 3 жыл бұрын
Owdheere Mahadsanid Macluumaadkaan🙏🙏🙏 May allah Grant You Open-ended Blessings and mercy.....😍
@azmar75
@azmar75 3 жыл бұрын
10k coming soon allhamdullilah wllka🥰🥰 ow dheere
@shariifali2288
@shariifali2288 3 жыл бұрын
You bro your Amazing you deserve the very best i have seen so many somali youtubers and i have never seen one so close to you keep going.. one day thats not that far your going to rise above all so never give up 🖤
@cabdikariinsaciid9082
@cabdikariinsaciid9082 3 жыл бұрын
1.7k in 1hour ,,,,,#ANOTHER-LEVEL
@Adamyussuff
@Adamyussuff 3 жыл бұрын
Awdhere professional ba tahy🔥💯
@somtik-tok4731
@somtik-tok4731 3 жыл бұрын
Hambalayo 10k ha ila yabina Hambalyada ayaa raba inaa noqdo qofka ugu horeya ee hambalyeyo
@cabdisamed.5565
@cabdisamed.5565 3 жыл бұрын
Macalin Awdheere ku soco wan ku wataa aniguye😘🥰
@abdiqaniadedmohamed4052
@abdiqaniadedmohamed4052 3 жыл бұрын
perfect owdheere ❤️❤️💯
@maxamedcabdishakur972
@maxamedcabdishakur972 3 жыл бұрын
Keep going hamada one love from 🇨🇦
@ibraofficial7761
@ibraofficial7761 3 жыл бұрын
Mash allh Awdheere Aad Baan Ku Taagera Xataa Asxabtyda Muuqalada Waan La Wadaaga Hore U Soco ❤🖐
@findheofficial8498
@findheofficial8498 3 жыл бұрын
XAQIIQO AAD U BADAN AYAAD CAMADA U DHIIBTAY MASHA ALLAH KEEP GOING MY BRO
@Xamsesmart
@Xamsesmart 3 жыл бұрын
Keeep going Broski 👑
@mandekhadaari8237
@mandekhadaari8237 3 жыл бұрын
MaashaaAllah Ustd Awdhere keep work 9.84k guushu waa dhawdahay😍
@firdhivlog5636
@firdhivlog5636 3 жыл бұрын
10K guys let's take this channel couse this guy is funny and informative. #10k gang
@hassansr6266
@hassansr6266 3 жыл бұрын
Thanks wax badan sugayay wlh 🙏🏼🙏🏼
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 3 жыл бұрын
Muuqal aan wax ka baran doono thanks bro Team hamadana wan ku cusubahay hla iso dhaweyo 😂🙏🙋‍♂️🥰
@ahmedrooble3377
@ahmedrooble3377 3 жыл бұрын
معلومات جميلة ..وكل حلقة اقوى من اللى قبلها استمر ي بطل ومبروك عليك 10k شاهدين لك يارب
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
امين يا رب 🙏🏽♥️😄. حبيب قلبي روبلي
@lilba4294
@lilba4294 3 жыл бұрын
محتواك جدأ جميل استمر ي حماده اهنييييك ♥️🤛🏽🤜🏽
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 3 жыл бұрын
Waanu dhawnahay ustaad Runtii mawduuc aan in-badan niyada aan kuhayay inaad ka soo hadasho ayaad nala soo wadaagtay ! Waxaan rajeenayah inay dad-badan ka faa'idi doonan mawduucan Jimce-wanaagsan👏
@saadaqdaahir4801
@saadaqdaahir4801 3 жыл бұрын
Hamada maanta waxbo kuma awoodo kaliya waxaan kuu awoodaa horay u soco ha caajisin😀
@smile-fv2pe
@smile-fv2pe 3 жыл бұрын
Mansha'allah bro wlhi horay usoco an kidhihi laha bro 100k insha'alalh bro mrdhow
@wllzaki14
@wllzaki14 3 жыл бұрын
wow awdheere fidiyow gaaga markuu iisoo dhacay xaliimadaa la sheekeesaayay xitaa ka soo cararay 😂😂🤣🤣 lagand nolow
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Hadey i habaarto adaa ka masuul ah 🤣
@wllzaki14
@wllzaki14 3 жыл бұрын
🤣😂😂😂 allahaa kaa haayo kaaas mzl 😄
@suberjama9269
@suberjama9269 3 жыл бұрын
New season new intro iyo muqaalo wali ah kp going bro
@yacqubcharlez4425
@yacqubcharlez4425 3 жыл бұрын
Legend ad ban ku taagerta runtii❤🙏🏾👑
@abdikafiabdullahiid4796
@abdikafiabdullahiid4796 3 жыл бұрын
Ow dheere wllhi m.a Hore usoco intan inka badan uqalantaa 💯💯💯
@nimcoofficial2188
@nimcoofficial2188 3 жыл бұрын
Keep going
@zamabdul4945
@zamabdul4945 3 жыл бұрын
Shaqo fcn bad wada afkagana ad bad wax ugu sharaxi kata masha Allah 👑💯
@abdinasir1888
@abdinasir1888 3 жыл бұрын
Information aad noosoo gudbisay runtii waa mid aad ubaladhan oo faaido leh Thnkz zxp♥✊
@samira6781
@samira6781 3 жыл бұрын
Ayy! Waa ka helay qaabkaad usoo gudbisay. Wixii cusub calamkaa jecel bro. Keep going new member sxb waa kusoo dhwenenaa😋
@Ozla252
@Ozla252 3 жыл бұрын
HAMADA İBRAHİM owdheere keep going kugu xiranahay mar wlbo
@khadiirashow
@khadiirashow Жыл бұрын
KU AAWAY HAMADA
@moliban8133
@moliban8133 3 жыл бұрын
My dhiiga 😂🙋🏿‍♂️ Keep it up 🔥
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️🤣🤣🤣🙌🏾
@ibrahimroomiya
@ibrahimroomiya 3 жыл бұрын
War Awdheere sxb Mawduucan Noosoobadi Runtii 😎❤❤❤🙏🏾
@adnanfuraat5688
@adnanfuraat5688 3 жыл бұрын
Masha alah awdheere wa ka helnay programkaga bro keep up
@zakinhocadde3552
@zakinhocadde3552 3 жыл бұрын
Masha ALLAH bro keep up
@dagan12349
@dagan12349 3 жыл бұрын
Waad mahadsan thy wllo allaha ku xafiido 🤲🤲
@aisharuz9046
@aisharuz9046 3 жыл бұрын
Keep going hamood 👑
@jamaalfankaofficiall8141
@jamaalfankaofficiall8141 3 жыл бұрын
Walaahi mawduucan wuu Isoo jiitay ❤
@cabdiquduusbinuaxmed8003
@cabdiquduusbinuaxmed8003 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@ahmedshamakeyusuf2695
@ahmedshamakeyusuf2695 3 жыл бұрын
Odaygii wa so dhacay wa madaxa dhacdooyinka always legend mi bro 😍😍💯❤
@hamseofficial
@hamseofficial 3 жыл бұрын
First my G
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 3 жыл бұрын
Aawdheere waxa tahay nin ka kaliyaha ee 1M Subscribe Iyo kabadn mudanaa tahay Horay u soco sxb
@taxeyyare360
@taxeyyare360 3 жыл бұрын
Waa sheeka kalee keep going pro
@yazincoppioz7008
@yazincoppioz7008 Жыл бұрын
Pro soo laaabo hdan ku segeynaa 2023
@ahmedfiidow1297
@ahmedfiidow1297 3 жыл бұрын
Owdheere waan ku aaminsanahay 🙏🙏 Allaha ku barakeeyo 🧠🧠🧠🧠🙏🙏🙏
@Mohamed-gl2zq
@Mohamed-gl2zq 3 жыл бұрын
Hamada Ibrahim sxb horey usco
@abdifitahsaid8453
@abdifitahsaid8453 3 жыл бұрын
wlhi wx bdn Ayaan kaa faiidy mhsnd pro And keep going🏃‍♂️🙏
@Fiora-hilowle
@Fiora-hilowle 3 жыл бұрын
من ه لحظة بقولك مبروك ع ١٠ك مشترك. 💘💘💘💃🏻💃🏻🕺🏽🕺🏽🕺🏽🕺🏽💋💋💋💋انشالله توصل مليون 🥳🥳🥳🥳
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
اشكرك جزيل الشكر 🙏🏽♥️
@noloshaxayawaanka3160
@noloshaxayawaanka3160 3 жыл бұрын
Love saara season ll inta la dhcdy
@ameinmohd6116
@ameinmohd6116 3 жыл бұрын
Noo soo badi wll vedio yoo yaash
@ibrahimmohamedomer4889
@ibrahimmohamedomer4889 3 жыл бұрын
Waan ku salaamay walaal hamada aad baan kuugu mahad celinayaa waliba waxaan aad uga helay qaab soo jeedintaada
@codewithreshidev
@codewithreshidev 3 жыл бұрын
wlhi U make Perfect Macluumad @hamada
@cabaasaxmad4712
@cabaasaxmad4712 3 жыл бұрын
Gar iyo gardaro waan ku wataa sxb Hormar kii rajay naa 💯💯💯💯💯💯💯
@muhiadinessa3112
@muhiadinessa3112 3 жыл бұрын
Good job aw-dheere wan ogay in xalqada so socota xiiso ledahay kuso dhakhso.✌
@ALIDAFAR.
@ALIDAFAR. 3 жыл бұрын
We got this point
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedamiin9697
@mohamedamiin9697 3 жыл бұрын
Masha Allah we waiting this one and more about eliminate
@11stars26
@11stars26 3 жыл бұрын
Macalin madax balaadh. Ow dheere waa naga washay Aniga iyo goobkayga dhaga jabiye👍
@cabdirixmaanyuusuf4495
@cabdirixmaanyuusuf4495 3 жыл бұрын
Ilaaha ha ku sharfo ❤️
@Ibrahimhassanisa
@Ibrahimhassanisa 3 жыл бұрын
Asc dhamaan , Runtii wax walbo umada diinteeda dhaawici karta in la bayaaniyo waa muhiim thanks bro
@kingcabdinho1channel612
@kingcabdinho1channel612 3 жыл бұрын
M.a pro keep going owdheere
@mohakr5461
@mohakr5461 3 жыл бұрын
M.ah boqor hore usoco nin adah baatahay
@abdijibarAj
@abdijibarAj 3 жыл бұрын
Wlh waa macduuc aan sugaaye in aan wax badan ka ogaado illuminate ka ama maasoonimada good job bro 👍
@abdifataaxmaxamed5188
@abdifataaxmaxamed5188 3 жыл бұрын
Ow dheere waa caalam wareera,
@cashoyasin4919
@cashoyasin4919 3 жыл бұрын
hormar wcn wllkey qof an ilahey hainokadayo
@Warryabrand
@Warryabrand 3 жыл бұрын
Best season 2 walhi big bro keep going cadwoga cagta hostes
@chefzak755
@chefzak755 3 жыл бұрын
Masuuniyiintu way ku maqlayaa oo video gaaga ayey daawanayaan ee is jir owdheerow👋🏿👋🏿
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️🤣🤣🤣
@cabdisamedismaaciil7526
@cabdisamedismaaciil7526 3 жыл бұрын
Horay usoco owdheere
@MrMoe612
@MrMoe612 7 ай бұрын
Maasha Allah brother kusoco
@Ogoow143
@Ogoow143 3 жыл бұрын
Zxbkey waan ku xiiisay wlllhida sharaf korkada ha ahaato
@Live-hv9ss
@Live-hv9ss 3 жыл бұрын
Frist🤭Person in Season2
@maxamedbooska2232
@maxamedbooska2232 3 жыл бұрын
Xamaada xaar kuus horay waan u maqli jiray lkn wax bdn ayaad. Inoo faideysay bro💯🙏
@cusmaancalibaashi4084
@cusmaancalibaashi4084 3 жыл бұрын
Captain madaxaa iisaran tahay runtii👌☝️🥰
@saciidhilowle4929
@saciidhilowle4929 3 жыл бұрын
21.05 =afrika ,somali . 9.9k 10k insha allah intaa iyo inkabadan uqalantaa
@abramjeylani2462
@abramjeylani2462 3 жыл бұрын
“Waan isa soo adkeeyay” my nigga had moment of honesty 😂
@zacknour3988
@zacknour3988 3 жыл бұрын
Ani shakhsiyan ma aaminsani jiritaanka masuuniyadda.
@magandaahir744
@magandaahir744 3 жыл бұрын
Maskaxda allaha kubarakeeyo maal maqabi aan kusiiye ♥️
@ogaaltv6998
@ogaaltv6998 3 жыл бұрын
Keep going pro 💯💯💯
@ilkacazedimbil3841
@ilkacazedimbil3841 3 жыл бұрын
Odheere kuwan soo badi sxb
@okmajidmomo9440
@okmajidmomo9440 3 жыл бұрын
Owdheere mowduuc cajiib ah
@drhassan2369
@drhassan2369 3 жыл бұрын
10k wax yr aa ka dhiman hamada waxaa ahay qofka ugu horeyy hamplyo kusoo dhaho
@noloshaxayawaanka3160
@noloshaxayawaanka3160 3 жыл бұрын
Awdheere xalqada meel wcn ayad nooga bilowday Thankz awdheere
@abshirabdilaahi8245
@abshirabdilaahi8245 3 жыл бұрын
😍😍😍🇫🇷✌🏼 WALALKEY HAMADA Don't worry be happy ✌🏼😍
@omarmoha9504
@omarmoha9504 3 жыл бұрын
Si walbo alaha ku barakeyo cilmigaga
@mustafkhalif6431
@mustafkhalif6431 3 жыл бұрын
wow mashallah🔥 info lo baahna malaha😁
@abdalamk6924
@abdalamk6924 3 жыл бұрын
Waan ka hely season Kan sxp MCn keep it 😋😍
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 3 жыл бұрын
Legend xamaada
@hamseofficial
@hamseofficial 3 жыл бұрын
Big support ❤️
@King_bulshaawi_21
@King_bulshaawi_21 3 жыл бұрын
M.a ayeeeyo koris horey usoco
@rittwannmoulitt8215
@rittwannmoulitt8215 3 жыл бұрын
Gar i0 gardarapa Waan kU wataa broh #keep g0ing•👊
@gfdgdf5172
@gfdgdf5172 3 жыл бұрын
Doqon kuma salaanta owdheere Horay u soco 🥊
@chefzak755
@chefzak755 3 жыл бұрын
Owdheere Libaax waan ku wataa🙌🏿🦁🦁 Dj Subeer wuxuu idhi 8 qof oo soomaali ah ayaa ku jirta maasuuniyada ee bal arinkaaas baadhitaan ku samee😅👋🏿
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽🤣🤣warkaas waa dabagaleyna 👊🏾
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 3 жыл бұрын
Bro video ga uu dj zuber kaga hadlay waxa kuu qoran maa ishegi karta
DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA
14:52
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 72 М.
Waa Ku Jeclahay
14:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 32 М.
Final muy increíble 😱
00:46
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 52 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 48 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 112 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 15 МЛН
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 61 М.
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
Cunsurinimada Hanoolato
12:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
S1E1 - ТОРДАЙН ГАНБОЛД :: THE MINDSET MASTERY PODCAST
1:18:09
Taariikhda Cusmaaniyiinta
9:48
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 41 М.
Мифы, в которые мы верим #17 [ПИРАТЫ]
52:52
SULDAN SERAR IYO CALAAMADI MASOONIYADA UU SAMEEYAY
8:23
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 140 М.
Burburki Soviet Union
9:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 24 М.
SU’AAL & JAWAAB.( 5K dabaal dag )
28:25
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
СРОЧНО ДОМОЙ! Эта НЕ КОНФЕТА!
0:21
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 1,4 МЛН
当小孩上学后,路飞太开心了#海贼王#路飞
0:25
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 9 МЛН
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 4,2 МЛН
БЕЛКА ПЕРЕПУТАЛА ТАРЕЛКИ #юмор #cat #топ #cats
0:13
ТГК: ЛОГОВО FRIENDS #россия #чатрулетка
0:21
АлексДан
Рет қаралды 4,5 МЛН