AHN Jiim wuxuu dhintay 2021/11/24 maalin _arbaco ah
@alihersi59743 жыл бұрын
Jiim Allow kuu naxariiso kaban laguma gaarin wiil la mid ahna sooma bixi doono, heestaan suu muusiga ugu sameeyey baan ka yaabay waa nooc kale
@muhyadinsheikhabdi41263 жыл бұрын
Waaa nool yahay sxb waqti dhow baa laga soo daayey Xabsi kuyaal Soomaliland ayada oo dil lagu eedeeyey kadib na lagu waayey
@alihersi59743 жыл бұрын
@@muhyadinsheikhabdi4126 sxb ma noola Alle ha u naxariisto markii xabsiga somaliland laga soo daayey ma dhowayn 9 sano ka hor bay ahayd. jiim bil ka hor ayuu muqdisho ku geeriyoodey
@muhyadinsheikhabdi41263 жыл бұрын
@@alihersi5974 haaa alle ha u naxariisto ma aahana maqal
@buuxciise23382 жыл бұрын
@@muhyadinsheikhabdi4126 dilku wuu dhacay laguma eedayne si ka ma, a ah ayey wax ugaga dhaceen lkn ilahay fududee reerkina magtii qaate jiimna lasoo daa lkn waa geeriyoday alle haw naxariisto isagiyo Umada N M aamiin
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
@@buuxciise2338 sideed sano ayaad beerka xabsi u dhigteen tiiyoo dilku kama ahaa diyana waad ka bixin weyseen ninkii idiin soo martiyey ilaa goor dambe nin Xawaadlaa uu reer Hiiraan ahaan uga dhiibay diyadii wlhi waagii hore Isaaqu ineey intaa ka gobsan yihiin ayaan moodi jirey
@olaadjokarr74083 жыл бұрын
Aad iyo aad heeskaa waxaa labada Beyj ee ugu horaysa sameeyay qaaqaay halka labada Beyj ee dambana uu axmed saleebaan bidde sameeyay sharciga suugaantu sida uu dhigayo hees hadii laba shaqsi ey wada sameeyaan waxaa loo sharciyeeyaa qofka bilaabay sidaa ayaana Qaaqaay loogu aqoon saday inuu leeyahay Jiim shiiq alla caafiyo hadii kaban iyo laxam wax taro uu ku idleeyay heeskaan💯
@AbdiSalah873 жыл бұрын
Tan maaha. Waa Wajiyaal is Xusuusta ta ay wada leeyihiin. Tan Qaaqaay baa leh walaal. Ha gefin.
@sayidka69112 жыл бұрын
Wajiyaal is xasuuta ayey wada sameeyeen, lahaanshuhuna wuxuu noqonayaa ina bide, Tan se waxaa leh qaaqaa.
@badrigass4135Ай бұрын
@@AbdiSalah87wahiyaal is xasuusta waa riwaayada heestani ku jiro, riwaayada laga hadli maayo ee waa heeskan, heeskan waxa qabyo kaga tagey qaaqeey oo labada bayd ee hore sameeyey, Axamed saleebaan bidana waa dhamaystiray, sidaa darteed waxa loo sharciyeey oo isla leh Qaaqeey, muhiimad riwaayada maaha ee waa heeska
@libanwarsame54282 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Jiim Sheekh Muumin.
@abdulahiahmed35923 жыл бұрын
Alaha unaxaristo jiim mumin waanga 🙏🏾
@adalimpire41283 жыл бұрын
Amen 🙏
@HassanAhmed-yf7vm2 жыл бұрын
Ninka hadlayaa waa Abwaan Dacar
@AdmiringCosmos-lh4kx7 ай бұрын
Ilaahaw u naxariiso janadii fardowsa ka waraabi
@cqanioomaar44893 жыл бұрын
Keep Going Saaxiibayaal ♥️ HOOBAL ♥️
@Ehel_Caashaq13 жыл бұрын
Ilaah ha unaxaristo 💔 Aan u duceyno 😢
@Said_or_Fahad3 жыл бұрын
Codka خ ku soo dhawaynaya mikirifoonku waa Dacar malaha