Riftoor, Qaraami| Hibo-Nuura
8:56
2 жыл бұрын
Maxmed Axmed Muxumed Cismaan "Kuluc"
1:14
Dulmar- Axmed Mooge Liibaan| Lyrics
4:15
Пікірлер
@bootaandacal2379
@bootaandacal2379 3 күн бұрын
Heestaan waxaan dhagaysan aniga oo hibo maxamed ii jidho wax yar rabi cafimaad ha u siyaadshe Cajiibsana marka aad arkayso dhagaysanysana ❤
@bootaandacal2379
@bootaandacal2379 3 күн бұрын
🎉
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 6 күн бұрын
Wax aykadanbaysay siinley markaydhamaatay ee loo gudbay b leyda heesaha uu kudiriray abwaan qaaqeey. Dib uraac adiguba.
@XaashiWayrax
@XaashiWayrax 7 күн бұрын
Aun khadra dahir hesteda xiliyada danbe kalla miranka e cagtu jogsato Ayan ku mirqaama ba ba
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 10 күн бұрын
Cajaaibaaat.!!!!
@cabdishakursaleban5111
@cabdishakursaleban5111 16 күн бұрын
Heestan waxaan dhegeysan jiray markaan ardayga ahaa 2013
@KhadijoJia
@KhadijoJia 20 күн бұрын
😂55
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 22 күн бұрын
WAXAAN MAQLEY HEESTAN WAXAY U QAADAY ILAAHEY HA U NAXARIISTEE MAXAMED RASHID SHEEKH XASAN OO JACAYL DHEX MARAY ISGA IYO HIBO MAXAMED MA HUBO LAAKIIN WAAN MAQLEY
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 23 күн бұрын
Cajiii!
@AbdlazezMBouni
@AbdlazezMBouni 25 күн бұрын
This song concerns me ❤❤❤
@nacimasheikh8017
@nacimasheikh8017 25 күн бұрын
Maanta etahay 20 /9/2024 an soxasuste hestan allah haunaxariste mamo khadro dahir janat fardosa allah kawarabiyo
@Peaceman1.
@Peaceman1. 27 күн бұрын
1948 wa marki laqabsaday Palestine Free Palestine
@user-yf2fy9sj8c
@user-yf2fy9sj8c 29 күн бұрын
Allaha u naxariisto
@Demmass
@Demmass Ай бұрын
Yaa halkaan yimi livekii dr isim kadib hahahaah
@Blue_oblivion
@Blue_oblivion Ай бұрын
الحب هو موضوع متكرر في الموسيقى الصومالية، وغالبًا ما يتم استكشافه من خلال عدسات نفسية وروحية على حد سواء. تصف العديد من الأغاني الصومالية تجارب العشاق بطريقة تتماشى بشكل وثيق مع الحالات النفسية، مما يشير إلى أن الحب يمكن أن يتجلى كنوع من الاضطراب العاطفي أو العقلي. أغنية "أمبيو" هي مثال مؤثر على ذلك. يعبر الراوي عن مشاعر الاستياء، وهو موضوع رئيسي في علم النفس الفرويدي، مما يشير إلى أن الحب، بالنسبة له، ليس مجرد اتصال روحي بل أيضًا صراع نفسي. في "أمبيو"، يستند رثاء الراوي بشكل عميق إلى تعقيدات الحب العاطفية. يرتبط الاستياء، كما تم استكشافه في أعمال فرويد، غالبًا بالرغبات غير المحققة أو الاحتياجات غير الملباة أو الصراعات غير المحلولة، وكلها يمكن أن تنشأ في العلاقات الرومانسية. تصوّر الأغنية بوضوح الصراع الداخلي للعاشق، مما يجعل من الواضح أن العبء العاطفي للحب يمكن بالفعل أن يشبه المشكلة النفسية. لكن الحب ليس مجرد عبء عقلي؛ فهو يحمل أيضًا بُعدًا روحيًا. الطريقة التي تدمج بها الأغاني الصومالية هذين الجانبين تشير إلى أن الحب، رغم عمقه النفسي، لا يمكن فهمه بالكامل دون الاعتراف بتبعاته الروحية. يعكس تداخل هذه العناصر فهمًا شاملًا للحب في الثقافة الصومالية، حيث يُنظر إلى العقل والروح على أنهما مرتبطان ارتباطًا وثيقًا. ومما يزيد من عمق الأغنية العاطفي هو العزف الاستثنائي لجيم على العود. يعزز عزفه السريع على الأوتار من الجودة الحيوية والغامضة للقطعة، مما يضخم شدة مشاعر الراوي. يخلق العزف السريع، الممزوج بالدقة اللحنية الرقيقة، مشهدًا صوتيًا يكمل تمامًا التوتر النفسي للكلمات، مما يجعل "أمبيو" ليس مجرد أغنية بل تجربة عاطفية غامرة.
@MohamedyuusufAbkoow
@MohamedyuusufAbkoow Ай бұрын
Alaa u nxaxariisto
@Fadka213
@Fadka213 Ай бұрын
29 August 2024 caawa ayan ku mirqaamayaa heestan waxaanan soo gaba-gabeeyay geedigii wax barasho een soo waday 16 gu’ maanta ayaan ka qalin jabiyey jaamcada hargaysa. Faalka caashaqa iyo foof aduun.😇📿✌🏽 Waxa aan halkan uga ducaynayaa maamo Khadra, Goobbe iyo waliba Xassan Ganey
@LeonardRiley-y6z
@LeonardRiley-y6z Ай бұрын
Jackson Margaret Davis Charles Davis Elizabeth
@samriyebubaal5366
@samriyebubaal5366 Ай бұрын
Haasawaheenii ma usoo hilowdaa.? Habeenkii kolkay tahay malayka horkeenaa ? Hareertada gogosha maku haabisaa? gacan Sida geel haleela hos miyaad ka reentaa ? Hamuunta iyo xiisaha mays haysan waydaa ? Sida hoobal caan baxay kaligaa maheestaa ? Hambalyada salaantiyo ma heshaa waraaqaha ? Hayntaada jeebkiyo siday hawshu kugu thay ..............? Yaa ka jawaabay suaalahaa tolow 😊😊
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Qaab tumista macaan ee cuudku waa ustaad cabdi naasir macalin caydiid AHUN العود هو معلم عبد ناصر معلم عيديد رحمة الله عليه
@ManiiramaxamedManiira-ko2oo
@ManiiramaxamedManiira-ko2oo Ай бұрын
@Maxamedcaliibraahimbuuni-s5r
@Maxamedcaliibraahimbuuni-s5r 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين❤
@SadyacaliYuusf
@SadyacaliYuusf 2 ай бұрын
sayicaliyuusf
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli
@ImaamSaed-AbaskuliAbaskuli 2 ай бұрын
Xanuun badanaa xasuusi aaaax aaax waa heestii iigu xasuustii badnayd heestaasi iyo jawigii sanca. ( yeman) ❤❤❤❤❤
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 ай бұрын
Yaa leyla
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 ай бұрын
😢😢😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ай бұрын
Yaa salaam salimnaa minal balaa
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 2 ай бұрын
Caasha.wax.tahay.qof.mar.walba.faraxsan
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 2 ай бұрын
Caasha.salaam
@muniiraar3407
@muniiraar3407 2 ай бұрын
Mama khadra dahir cige ina taagerta ❤ leka isara
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Ya RabE towbE Familyyyyyy system Familiessss. Y
@bashman345
@bashman345 2 ай бұрын
Dhuux iyo mataaniyo Laba mida ma noqonaa Mawd iyo magba u siman? Gacayte, Bide, C/naasir Caydiid iyo Siciid, waa Hargeysa, waa fankii oo magaalo ah 😂😂😂
@sadaamabdimajidho7881
@sadaamabdimajidho7881 2 ай бұрын
Muxuyadiin sh muumin Muno maxamed hajji weeye ha ku dag dagin dadka zxp Fan waa kii hore
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
AUN khadra daahir
@FaysalHanad-tx4gx
@FaysalHanad-tx4gx 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto mujaahid diinta dalka iyo Somali waxabadan ayuu Aga degay godka lagu janee geesi buu alle qabriga ha u nuuriyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Ya
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Familyyyyyy Reero as, Y yaLAB WANAAGSAN , QatraaayqaranEEy Qiimobadan cadceeddumaaroo Murwodumaroo yariisEEy lagufarxeeeey fariidad soo dhawoow badanbadan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Faqashtii ayaa dishay waanu se u aaray
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 3 ай бұрын
Hoos miyaad kareentaaa🤔
@hassanmohamoud-t7p
@hassanmohamoud-t7p 3 ай бұрын
Sheeg dee cidii dishay ha ka xishoone mise anagaa kuu sheegna, adeer faqashtii afweynaa dishay oo waraabaha u dhigay dooxa,sheeg nacasyahow cadawtinimada loo dilay
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Y As, Familyyyyyy Systems Ya RabE towbE
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Ficilada Erayada Qarkood murtiiso wax ku oll ah
@ahmedhagi1097
@ahmedhagi1097 3 ай бұрын
armaan suuxaa oo saar i ritaa ala macanaa wax walba oo aan maqlaayo ama arkaayo ama urinaayo aragaa keen buluug baan laheyn ubudkii samaa ma ilooowsan that?
@hanadolad2061
@hanadolad2061 3 ай бұрын
Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun
@cabdiMaxamuud-hv1jn
@cabdiMaxamuud-hv1jn 3 ай бұрын
6:31
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 ай бұрын
Hood man hobol
@abdilahiibrahim2710
@abdilahiibrahim2710 3 ай бұрын
4 Jul 2024 aniga iyo 7 nin oo aanu asxaab nahay, kayn cidlo ah. Waa xasuus aanan illaawi doonin haddaan sii nolaado.
@hassenhero1745
@hassenhero1745 3 ай бұрын
AUN
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto Axmed gacayte .
@MaxamedIsco
@MaxamedIsco 3 ай бұрын
Maanaha allaah ninkani waa sacad muuse welibana reer xaamud waxay isku reer yihiin nimco yaasiin caraale
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 2 ай бұрын
Been weyna ninkan waa habar yoonis anigoo sacad muue ah sidaa ku leh inader😂