Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin

  Рет қаралды 323,983

Universal Somali TV

Universal Somali TV

11 жыл бұрын

www.universalsomalitv.com

Пікірлер: 368
@mohamedalihassan6724
@mohamedalihassan6724 7 ай бұрын
Yaaa ila jecel kabanka yaaa asxaabul qaraami 😢 Thursday 28/12 /2023 ❤ Alllaha u naxariisto ustad jim sheikh muumin😢
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Boqorka Cuudka / Kabanka Jiim Sheekh Muumin ❤️👏 Gacan Macaana 😍. Axsan Kaban yaa ila dhagaysanaya 2020 . Caawa kaban bay iga qabatay
@Abdikareem875
@Abdikareem875 3 жыл бұрын
11 bilood kadib, 2:20 pm👀
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
yaa jiim shekh mumim Waa ninka kaliya kabanka oo dhan xarika oo dhoono ayuu katumi wllhi somalay jiim iyo Hadrawi haloo dhiso Taalo xasuus ah
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Dad waa weyn Midkii ugu weynaa kaban wax TUMA soomaalida JIIM SHEIKH MUUMIN❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Muxiyadiin Jiim Sheikh Muumin Wax Badan Waad Noo Raaxeysay Ilaah haku Naxariisto Maanta waan kuu duceyneena wax kala nagama rabtid 😢😭
@warfaadiirane7744
@warfaadiirane7744 10 жыл бұрын
Soomaali hadaan nahay fan wax kama ogin waayoo Jiim iyo rag la mid ah oo Legend ah ayaan nolo heysan fanka waan bahdilnaa xaqiiqdii
@ahmednoor4129
@ahmednoor4129 4 жыл бұрын
Aun, Kinsi Xaaji suu ugu hagar baxay Heeseheeda waxaa saaran laxan iyo Cuud aan inaba caadi ahayn oonan ka daalin, waana gacanta iyo maskaxda Jiim Sh Mumin.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Taas anika kula qabo waayo wax ka nasiip badan majirto kinsi Allh uwada naxaristo
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Sx sxb
@vaysal59
@vaysal59 10 жыл бұрын
Jimm sh. Mumin caleyk waxaasaa fan ahaa , waa mulaxan musikiiste , xogaa xabsigii baa wax u yara dhimay ilaah cafimaad hasiiyo , ilowshana iyo xasuustii oo kasii guuraysana waad maleynaysaa , cafimaad dadg fagaa eebow amiin
@adanisaqali2223
@adanisaqali2223 2 жыл бұрын
Jiim sheekh muumin Ilaahay haunaxristo amiin
@timajilic6196
@timajilic6196 5 жыл бұрын
Wlhy jiimi sheikh mumin waa mulaxmystaha ugu laxanka macanaa somali waa noo raaxeeyey lkn nasiib xumo dal burburay ayaa uu nasiib kiisu noqdey inuu ku noolaado jiimi ilahy haku barakeeyo
@xaawiye
@xaawiye 8 жыл бұрын
wax walba oo la qabtaa waa hibo eebe ku ladho qofka jiim sh mumin kabanka haldoor somali ugu yaqaan ayu halka hore kaga jiraa waxan ka xumahay in uu muddo ku soo qaaray xabsiyada somaliland dhib dhacday awgeed wuxu jiim taariikhda ku gali doona in uu leeyahay hal muceedka laxan ama naaxiyadeed ee xulka heesaha soomali ugu jeceshahay dhagaysigooda iyo waliba faniinta qaada heesahaas oo an kala dhicin sida , kinsi xaaji adan xuseen , khadra daahir cige , xasan aadan samatar , maxamed axmed kuluc , muuse ismaaciil qalinle iyo qaar kaloo badan , ilaahay danbigiisa ha dhaafo ustaad jiim sheekh muumin runtii waan u bogay sida uu gacanta codka iyo laxanka isugu ladhay 53 daqiiqo oon daawanayay . thanks jiim
@nuuradiincalijaamacaxdi150
@nuuradiincalijaamacaxdi150 8 жыл бұрын
waxaad tahay ruux fanka aad gu xeel dheer jiim waa macalinka laxanka soomaliyeed
@omarismail9574
@omarismail9574 10 жыл бұрын
woow walahi qiira dhaba ku galeso axsan mulaxan ilahow cimri dher ku sii ustad jiimi sheikh mumin ya salaam dadki hore dad dahab ah iga dheh
@mohamedabdalla8798
@mohamedabdalla8798 5 жыл бұрын
Zubxaanaka yaacadiim 27:5 ilaa 27:15 intaas kaliya boqolsano hda dhiman kuwa hda wxqaraaco hdii loodiro makeeeni karaan Ustaad jiim aduun iyo aaqiraba illah haku xafido
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Yaa waduud! Ustad jiim wax waa kale
@MrSalah2003
@MrSalah2003 10 жыл бұрын
Yaa salaam gacanta kuma godo !! Jiim anoo yar ayaan laxankiisa maqli jiray maanta aadbaan ugu faraxsanahay inuu wali halkii ka sii wado !
@xassanxabbad750
@xassanxabbad750 3 жыл бұрын
Greatest Somali musician legend jim shekh mumin
@hamseganey4383
@hamseganey4383 9 жыл бұрын
Jiim waa ku raaxaysanayaa runtii Kabanka. Macalin wayen Cimri dheer iyo caafimaad Isha´Allaaah.
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 10 жыл бұрын
jiim sheikh muumin ilaahay caafimaadna hasiiyo cimrigana ha u dheereeyo waa mulaxan iyo fanaan qaali inagu ah hadan nahay umada somaliyeed
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Weligey Ma arag qof ka gacan Macaaan Jiim sheekh Muumin ❤❤❤
@haaji99
@haaji99 Жыл бұрын
Wa runta sxb wa another level kabanka jimmy
@khalifcasaani5203
@khalifcasaani5203 2 жыл бұрын
Alla yarxama ustaad jiim sheekh muumin Macaanka gacantiisa wad ku raxeysanysa alle jannada ha kugu casuumo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Caashaqa Ma Baran Weli Ramas Ambiyo Inta aan u jeclahay laxanadiisa ayadon dhamaantood wada jeclahay ❤
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Gacan gacan Nabarka caashaqa Barasho Haadba haad Igu dheeridaa Abaal Maharaja Rafiiq Intaas sidoo u tumaayo hadaa aragto caadi ma ahan
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 ай бұрын
@@abshircarab18 Waan wada arkay intaan maharaja ka ahayn!.
@abdisiyadabdulahi8817
@abdisiyadabdulahi8817 8 жыл бұрын
THANKS C.QADIR DULYARE JIIM SH.MUUIMN laxan iyo music nin taariikhdu lagu xusidoona allaha ku dhowro
@Garad7
@Garad7 10 жыл бұрын
abwaanada heesaha & riwayadaha jiim sh. muumin ka sheekenayo miraha alifay u dhasheen gobolada waqooyi sida aadan tarabi jaamac, maxamed warsame hadraawi iyo cali-sugule, iyo axmed saleebaan bidde.
@haaliducale6290
@haaliducale6290 7 жыл бұрын
Garad7
@hamz233
@hamz233 4 жыл бұрын
@Garad7 wax gobolada waqooyi la dhaha ma jiraan hada waa Jamhuuriyada Somaliland bartii fanka iyo sugaanta looga.
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Somaliland Iyo Somalia ayeynu kala nahay waa maxay goboladan aad ka sheekaynayaa 🤔🤔
@bashiirdheere1098
@bashiirdheere1098 10 жыл бұрын
wax badan ayaan raadiyay jiim oo canaananaya kaban hadda ayaan arkaa, waxaan maqli jiray isagaa laxamada ugu adag saara heesaha soomaalida, ninkaan caadi maahan, hadda heeso halaga reebo,,,
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
Wlhi Jiim sh muumin legend waye woow long life Ustaad Jiim🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Adhiile
@Adhiile 9 жыл бұрын
23:01 my best part, the our is talking bro. Legend salute.. waryiho kulahaa waa dawo, guitarka loogu jawaabayaa
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
farah Said waa mucjiso wllhi ninkan wxy isku gacanyihiin xudaydi iyo maxamed moogeh AHUN
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@abdihrasak labadaas nin waa lajamo lkn waa ka wado iskuka dhawo gacantiisa lama tumikaro waa turgo badan tahahy waxa laka yaa baa daaud in uu tumikaro Allh uwaxa naxaristo lkn qofkale ma u malenaayo taa
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 жыл бұрын
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun maanta ayuu Jiim tagay Gurigiisi Xaqa ahaa. 24. 11. 2021
@abdirahmanabdulahi7372
@abdirahmanabdulahi7372 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto jiim shekh muumin wuxu aha ninka ugu gacanta fudud inta garaacda kabanka iyo guitar kaba Allah ha ha u naxariisto jiim shekh muumin 😭 1941__2021
@puntlandsomalia9604
@puntlandsomalia9604 6 жыл бұрын
laxanka ay sameeyeen jiim sheikh mumin iyo Axmed nur jaangoow waa wada xul hal xun kuma jirto alle ha u naxariisto jaangoow.
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 6 жыл бұрын
puntland Somalia Abdikarin Qaarey ha hilmaamin
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
puntland Somalia waa run
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Waa runtaa walee.
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 жыл бұрын
Allaha Ku barakeeyo Ustaad😍jiim
@Cartan7
@Cartan7 9 жыл бұрын
Gobolada Waqooyi Somalia abwaano u dhashay ayaa alifay dhamaan heesahan uu laxanka & music saaray Jiim Sh Muumin.
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
Heesa badan waa lasameyn karaa lkn laxameystayaal badan lama heli karo
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Jamhuuriyada Somaliland dheh sxb wax gobolada waqooyi la dhahaa ma jiraane riyada ka toos✌🏽
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
Qaaqaa waa reer Hiiraannheesaha kinsi badidooda erayada curiyay.
@naima_mohammed
@naima_mohammed 2 жыл бұрын
2:34 😘 "Jacaylka aan u qabo fan imtixaankaygii baan u seegay" waa isla u jeedada aan muuqaalka u soo raadsaday ka dib markaan u taag waayey imtixaan aan isu diyaari islahaa🤣
@abdihakiinqarshe6239
@abdihakiinqarshe6239 2 жыл бұрын
Hhhh
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Cajiib 🥰🔥🔥🔥
@city_officail4488
@city_officail4488 Жыл бұрын
Maheee mala odhan karaa boqorada jacaylka❤😂
@yusufwage3658
@yusufwage3658 10 жыл бұрын
Gr8 that was awesome experience I wish I learned
@7aydarus
@7aydarus 10 жыл бұрын
Oooooooooh My goodness Soomali taalo How dhisaan Mulaxankan Runtii Intii Heeso Somaliyeed Ugu jeclaaba Isagaa Laxanka Saarey
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 жыл бұрын
Heesta Ramas suu Jiim kaban ugu garaaco👌🏼👌🏼👍yaa salam
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 3 жыл бұрын
Heestaas meel ma ku garanaysaa wllo iyadoo dhamays tiran
@fadumoali7402
@fadumoali7402 6 ай бұрын
Maya wll aniguba waan raadinayaa
@abdallehassan2227
@abdallehassan2227 2 жыл бұрын
Alle ha u maxariisto Jiim Sh.Mumin Wuxuu ku geeriyooday muqdisho maantay oo ku beegantahy 24.11.2021 Alle Qabriga ha u waasiciyo. Aamiiiin Yaa RABBI.
@abdullahijama9171
@abdullahijama9171 Ай бұрын
Kaban iyo laxan jiim sh mumin legend
@alihusseinomar581
@alihusseinomar581 8 жыл бұрын
mulaxamiistaha wayn shiikh mumin wan jogay xiligii lagu xiray hargaysa somalia xaqa allaha tuso
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Sayid Cali Xuseen Cumar xaqa aad ka had leyso saa maxay tahay wiil yar oonadaaya 14 sano jira ayuu toog tey isaaq ga oo saq raan San waxay aheyd in La toog to isla good tii
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
Sayid Cali Xuseen Cumar sorry qoraal keyga walaal xaqdaro laguma xiran wiil yar ayuu toog tey the oo14 jirah waa nuu saq raan sanaa
@mceeri7238
@mceeri7238 4 жыл бұрын
Hrgysa Xaqdarro Miyaa Loogu Xidhay Sow Wiil Yar Kuma Dilin Dadkii Wiilka Dhalay Ba Gashigii Rabay
@hamz233
@hamz233 4 жыл бұрын
Hargeisa Republic of Somaliland weeye
@aminaammary4415
@aminaammary4415 4 жыл бұрын
Maashaa allaah tabaarak alraxman allaah ha xafido jiim sheeq mumin
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
5:58----6:17
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Yaa igu caawiya heesta khadra daahir Shamareerku wamaxay 🙏🙏🙏🙏😥
@alphaahmed7343
@alphaahmed7343 10 жыл бұрын
NICE COMPOSER AND MUSCIEN JIM SHEIKH MOUMIN
@yahyaxamduug9855
@yahyaxamduug9855 2 жыл бұрын
Allaha uraxmado jiim sh muumin Daqiiqada kahor ayuu muqdisho ku xijaab tay 😓
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 7 жыл бұрын
Another beauty of SOMALISM
@cabdiqanimuxiyadin4791
@cabdiqanimuxiyadin4791 6 жыл бұрын
I from somaliland jiim sheikh mumin legend weeye wuu gacan macaanyahay
@gamayare2767
@gamayare2767 6 жыл бұрын
cabdiqani muxiyadin wall dhamanten mid banahay iyo walalo alle ha ina guleyo dhamantenba
@jejeyj9980
@jejeyj9980 4 жыл бұрын
Somaliland wa af English af Somalia wa dhulkii Somaliyeed hhhh
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
@@jejeyj9980 adiGu ma in laguu jawaabo ayad rabta , caaqow 😂😂😂 somaliland
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 3 жыл бұрын
@@gamayare2767 mid baynu nahay laakiin danbaa iskugu keen jirin
@maxamedqatarooz7328
@maxamedqatarooz7328 11 жыл бұрын
Kabanka Sidaan Oo Kale Inuu Uriimo Ayaa La Rabaa Axyaa Khabiir Jiimi Sheekh Muumin
@daacadonline9876
@daacadonline9876 4 жыл бұрын
Xuusuus qaaliya 29/11/2019
@abdishire281
@abdishire281 3 жыл бұрын
alla ha xifdiyo jiim shiikh muumin
@fadelali2310
@fadelali2310 8 жыл бұрын
jiim waa ninka ugu caansan marka la dhaho xaga mulaxanka al.ustaad cidna caad kama saarno because waa best legend ilaah waxaa ugu baryaa cfmd taam ah cimri dheer )(,....
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Jiim waa kabaniste cajiiba iyo mulaxan lkn ma oran karno waa laxameystaha ugu weyn haddii laxamo badnaan ama laxamo cajiiba la dhaho waxaan aaminsanahay Jaangow, Cigaal, Xasan Gareed iyo Jiirba inay ka horreeyaan xagga allifidda alxaanta Jiim.
@badrigass4135
@badrigass4135 5 ай бұрын
Waa wareysiga kaliye een ilaa hada Aan ka xiiso goyn, jiim sheikh muumin janadii ku lad 🥲😔🤲
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 6 жыл бұрын
sida laysku raacsan yahay ragga laxamada sameeya waxaa ugu horeeya c/kariim faarax qaarey iyo jiim sh muumin waxaa ku xiga xasan gareet
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 жыл бұрын
Axmad cali cigaal Iyo Axmad gacayte ayaad ilawday.
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 5 жыл бұрын
Cismaan Mohamed garayd bbbb aaxya mulaxan number 1waa isaga somali dhoyla iyo hoooyo axmed guray waxaba isaga gacan ula tagay teeda kle xsan garayd wuu ka maskax ficnaah kuwa kale inuu dhiigisu A ahaa m aqaane
@mohameddahir9749
@mohameddahir9749 3 жыл бұрын
Jaaangoowna ha ilooowin
@abshircarab18
@abshircarab18 2 ай бұрын
Fannaaniinta Laxanka Top 10 ku jiro waa 1 cabdi kariim jiir qaarey 2 shiim sheikh muumin 3 saalax qaasim 4 cigaal 5 jaangow 6 axmed naaji 7 gaceyte 8 ismaaciil yare 9 Daauud 10 cumar dhuule
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 7 жыл бұрын
walaahay jiim shiikh muumin xasuus buu igaliyay hada barnaamij kan sanad iyo sideed bilood ayaan habeen kasta kusoo ceshanayay alla muxuu kaban tumis bartay bal ufiirso sida gacantiisu wax utumayso isagoo da,daas ah dhamaan heesaha uu laxameeyay waa kuwa aan ugu jeclahay umalayn maayo jiim nin kaban kagahoreeyaa inuu jiro
@bilesharaf9141
@bilesharaf9141 2 жыл бұрын
Inta soo raadisay marky geeridiisa maqashy like ta isaara
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623
@cabdisamadmahdicabdiraxman8623 7 жыл бұрын
Maxaa halyeey dyacan Jim sheekh MUUMIN WAA ASTAAN U BAAHAN IN LA ILAASHADO
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 3 жыл бұрын
__Ilaahay ha caafiyo JIIM. __The master of the Soomaali Cuud.
@seefdheere
@seefdheere 4 жыл бұрын
50:33 halkaas sida uu cuudka uga hadalsiinayo ayaan aad ugu bogay!
@abdikariimsulayman3558
@abdikariimsulayman3558 9 жыл бұрын
illhay hasoo hadeeyo jiim sh.muumin cafimaad iyo cimridherna hasiiyo Waa laxamyste wayn oo Xudayfi kasareeya nomber 1
@mohamudalbashiir4333
@mohamudalbashiir4333 8 жыл бұрын
jiimi caadi maha . waxaan aad uga helay sida uu kabanka ugu hagayo qof aan arkayn yaa salaam
@siciidsare4900
@siciidsare4900 9 жыл бұрын
Wlh caadi mahan big big big big legend jiim sh.muumin Allah muxuu kaban tumid bartay war school no fur pls wax an ka baranee Waxan ku qoslay heesta banadiriga laxan american ah ayan u saaray kkkkkkkk
@mceeri7238
@mceeri7238 2 жыл бұрын
Allaah Hakuu Raxmado Maantuu Geeriyooday 😭
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
Hadda so raadiyay ka waran! Allow ku naxariiso❤️
@omardhicis79
@omardhicis79 5 жыл бұрын
Old is gold yaa igu taagersan lugta taag
@husseinhersi3960
@husseinhersi3960 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 wn ka xumahay marwalba inuu ka dhex galo fck respect the legend
@faisoosman4652
@faisoosman4652 4 жыл бұрын
Jiim sheikh muumin wuxuu ahaa balasha eey wabari kuduusho xaga laxanka isaga iyo jaango, gareeyte, Salax qaasim, gaceeyte, ahmed Ali cigaal, iyo qaarkaloo badan.
@mohameddahir9749
@mohameddahir9749 3 жыл бұрын
Cabdikarin faarax qaaarey jiir Intee ku ilowday
@nasibyare5042
@nasibyare5042 8 жыл бұрын
isma lahayn wali somalida waxaa u sii nool qof sidaan oo kale u qiimo badan , walhi abwan jiim wuxuu igalyay xasuus dheer dhamaan heesaha uu laxanka saarayna waa kuwa aan ugu jeclahy , please ila wadaag wixi info ama mesha an kala xiririkaro hadad garanayso .
@abdirahmanfarah1568
@abdirahmanfarah1568 8 жыл бұрын
Jiim sh mumin waa ninka ugu haysta kaman tumista Soomali oo idil waa laxamiistaha ugu khatar san! sxb Heestaa hadaad helayso Maxamed Axmed kuluc Ahn iyo Sahra mire Soo noqoo soonoqo kolay kuma nagadee niuadayda maa ogtahay,,,,,,, heestaa cidii haysa waan cod sanlahaa waan dhagaystay lkn dib heestaa uma arag.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 7 жыл бұрын
Heeskaas kuluc maahan sxb waa marxuum Muuse Ismaaciil Qalinle fannaanka Sahro la qaadaa, waad heli kareysaa haddaad raadiso,, waxay inta badan toos uga baxdaa idaacadaha keydkii hore yaalllo sida Raadyow Muqdisho iyo Hargeysa,, inta badan idaacadaha FMyada gobollada kaleeto lagama sii daayo sababtuna waxay tahay saan jecelahay heeso caan ah oo markiiba internetka dhib yari looga soo heli karo maahan.
@qooryarestudio
@qooryarestudio 6 жыл бұрын
+Abdulkadir Dulyar thanks 3 sanan dawanayey barnamijkan aadban ustaadka urabay mahad Eebe haka garto
@adderashid2169
@adderashid2169 5 жыл бұрын
@Abdulkadir Dulyar tnx
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
0618967713 wakaa.umberka abwan jiim shikh mumin waa hu xanun san yahay cid alala cidii awooda ha cawiso wll Wana la hadli karyiin iska hubiya
@abdiaye
@abdiaye 11 жыл бұрын
wow ! great oud player !
@Somalitraveli1
@Somalitraveli1 3 жыл бұрын
He beats Xudeeydi & everyone else. He is the Jim Hendricks of Greater Somalia
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 ай бұрын
Jiimmy sheekh muumin waa tiir KA MID AH fankii umada somaliyeed waa geesi aad farshaxan u ah
@warfaadiirane7744
@warfaadiirane7744 10 жыл бұрын
Jiim aniga waxaan aaminsanahay in uu yahay boqorka kabanka aduunka ma aaminsani qof Cuud kula tartamikara ayaa jira dunida
@cabdiraxman2484
@cabdiraxman2484 6 жыл бұрын
Warfaa Diirane walaahy fakarkaa Anigaa Aaminsan umalayn maayo mulaxam soomaaliyeed oo ka Laacibsan jiim shiikh muumin Inuujiro
@caliosman
@caliosman 3 жыл бұрын
Amazing man thank you
@alihersi5974
@alihersi5974 2 жыл бұрын
jiim Allow kuu naxariiso shalay ayuu naga baxay tiir adag oo fanka ah
@mohamedhussein944
@mohamedhussein944 10 жыл бұрын
jiim sheekh iin heesaha uu maant inamaqashiiyayay uu duubaa fiicnayd...yaaa salaam
@Feyte12
@Feyte12 10 жыл бұрын
ilaah baan iidinku dhaarshee,Dalka Somalia inuu Bur Buray oo Xitaa fankii Bur buray taasi ayaa tusaale idiinku Filan, Muxalim, ayaa Muqdisho, ku dhibaataysan Maanta oo aan Daryeel haysan sida ka Muuqata,Markaas baan leeenahay qarankii Baa Iftiimiya Jaalle siyaad Barre Allow u Naxariiso dalka Markuu hogaaminyay Fanku qiimo ayay ku laahaayeen dhanka Dowlada Wasaarada u Gaar ah ayay lahaayeen, Ilaahow Somaliya Bad baadi,
@moogeumal3989
@moogeumal3989 4 жыл бұрын
Amiirul cuud bay Saado Cali u bixisay.
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 2 жыл бұрын
Ilaahay haku naxariisto Jiim😭😭
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
Gortuu dhintay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@Dhabbar-xamar 3/011/2021 ayuu dhintay wll Alaaya rahma raxmiin
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 Ай бұрын
alle ha u naxariisto Ustaad Jiim Sheikh Muumin wuxuu ahaa Boqor Cuud
@sidowadem2233
@sidowadem2233 8 жыл бұрын
caadi maah Jiim sh. muumin waa macallin kaban, soomaalida sadex nin baa kaban looga dambeeyaa waa Dhuule, jiim iyo XUDEYDI, Xudeydi asagu waa League gooni ah ninkii qiimayn kara kaban ayaa fahmi karee, dhuule iyo jiim waa lays bar dhigi karaa
@Tafo775
@Tafo775 7 жыл бұрын
Sidow Adem aabihi kabanka ee 12ka xadhig ka tumi jirey ayaad ilawde Maxamed Mooge liibaan ❤️
@sidowadem2233
@sidowadem2233 7 жыл бұрын
Mustafa Mo maya sxb ma iloobin ilaahay ha u naxariistee maxamed mooge liibaan ee dhuule jiim iyo xudeydi ayagu waa class gooni ah
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Sidow Adem ardaydii jiimi waxa ka mida nura diin cali aman
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 6 жыл бұрын
Maxamed mooge Alla yarxmu Lama ilaawi Karo Sxpyaal
@podcast4516
@podcast4516 2 жыл бұрын
Daa’ud cali musxaf ma hilmaamtay sxb
@MaskaxdiiDunid
@MaskaxdiiDunid 8 жыл бұрын
Thank you
@daudfarah4920
@daudfarah4920 4 жыл бұрын
Habarti guska ka shekayn kirtay miyaa kkkkkkkkkkkkk duni walan
@cabdisamed.5565
@cabdisamed.5565 2 жыл бұрын
2022 still watching 🥺💔
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 6 жыл бұрын
Maxamed mooge Alla yarxmu Lama ilaawi Karo sxpayaal
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Kaligii fanaan ma ahayn ee wey badnaayeen intii dhimatey dhamaantood Allah how wada naxariisto.
@zahraawmohamed4406
@zahraawmohamed4406 Жыл бұрын
Heesta ramas ilmaaderayaal meel uun iigu sheega iyadoo dhamays tiran bilaahi calaykum
@aanuunkacade6049
@aanuunkacade6049 2 жыл бұрын
Allaha unaxriisto mulaxanka qaran cuudkiisa allow unaxriisto jiim sheeq muumin
@fanyaqaan4701
@fanyaqaan4701 9 жыл бұрын
U malayn maayo inuu jiro qof Somali ah oo odhan kara Jiim Sh Muumin ayaan kaban kaga xariifsanahay walaw kaana Xudeydi iyo Daa`uud Cali Musxaf. Anigu Jiim Sh Muumin gacan baan u taagay inaba caadi maaha ustaad Jiim. Salaam sare Yaa Amiiral Cuud from Somaliland
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Taaa anigaa yaaa kula.qaba waa legend Waa ninka.ugu laxamada badan iyo Turukada zhp hadii.aad daawto ila soo xiriir from muqdisho 0616754341
@sahruzhaahmed5214
@sahruzhaahmed5214 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Hada ayuu geeriyoday😭
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Ragga Kamanka tuma waxaa igu horreeya caqligayga 1. Hudeydi 2. Omar Dhuule 3. Jim Sh. Mum in 4. Salah Qasim 5. Mohammed Mooge 6. Abdinasir Macallin 7. Daauud Ali Masxaf 8. Shamuuri 9. Axmed A.Egal 10 Jaango
@mohamedosmanhussein1334
@mohamedosmanhussein1334 5 жыл бұрын
Daa'uud 2 ka dhig
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Daauud cali masxaf 2 weeyi
@khalidcarap54
@khalidcarap54 4 жыл бұрын
Waad is wada daba marisay
@yahyeawil4075
@yahyeawil4075 4 жыл бұрын
J Ali cabdilahi qarshe ugu horeeyay father of the music
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Top 5 la isku raacay ❤️ 1. Jiim Sh Muumin 2. Xudeydi 3. Daauud Cali Masxaf. 4. Cumar Dhuule 5. Mohamed Mooge
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 Жыл бұрын
Jiim shekh muumin
@abdikadirali4485
@abdikadirali4485 2 жыл бұрын
Manta ayu dhintay Alle haunaxaristo laxamiste Jim Sh Muumin
@wiilsoomaliyeed7189
@wiilsoomaliyeed7189 2 жыл бұрын
allha unaxaristo cawa😥😥
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Waa Jiim Sh Muumin (1950-2021) oo ku jira gugii 70aad ee noloshiisa. Iyo tumistiisii oo ku jirta da'aaddii dhalinyaranimada. Asalkaba, xirfaddu ma gabowdaa? Haddii ay gabowdo Ta Jiim xilli walba waxa ay ahayd mid ku jirta xilliyadeedii dhallinyaranimada. Sida uu xadhkaha isugu dhufanayo, qofka heesaya toonkiisa u la socdo, ee 'stage'-ka u maamulayo marka aad u fiirsato waxa aad ogaanaysaa in uu ahaa nooc gaar ah oo aanan ereyo u haynin. In uu nooc gaar ah yahay aad i la qirtid e, Jiim labadiisa qaar qaarka midigi qofka heesaya ayuu la shaqaynayaa oo marna ku dhegaysanayaa marna ugu tumayaa, qaarka bidixna waxa uu hagayaa inanka darbuugadda tumaya. Lugta bidix ee uu sida teembaysan dhulka ugu dhufanayo ma ciyaar baad moodaysaa? maya waa hibo qaan gaadhayn oo u dhalashana sii dheertahay jiim sawirka qof walba Soomaali maskaxdiisa kusoo dhaca marka uu maqlo magaca "Kaban" mar kale haddii uu Kabanku tahli lahaa awood uu ku hadlo oo la waydiin lahaa "Kabanow ina ayo ayaad tahay bal abtirso" waxa uu si dhakhso ah u odhanlahaa, magacaygu waa "Kaban Jiim Sh Muumin" macaanka uu muusig leeyahay lagama dhadhansan lahayn gayigeena jiim la'aantii xirfadlihii weynaa ee Muxyadiin Sh Muunin "Jiim" waxa uu ku jiray shakhsiyaad soomaali ahaa oo qoomiyadaha dariskeenna sida weyn ula dhaceen xirfaddiisan aan gaboobayn ee sannad walba sii hormaraysa waxaa la sheegaa dhalinyaro Yaman iyo Soomaali isugu jirta oo ku khalaawaynaya magaalo ku daal dalka yaman iyada oo la dhagaysanayo heeso Soomaali iyo Carab-ba isugu jira ayuun bay si kadis waxay dhalinyadii soomaaliyeed u daareen hees uu Jiim laxaneeda lahaa kabankana uu isla Jiim si farshaxamaysan u tumaya waa heesta "Iga maqan" ee Ereyadeeda Maxammed Maxammuud Qaaqay lahaa sida talantaaliga ahna ay u wada qaadaan "Cumar Xarrago iyo Kinsi Xaaji Aadan" ayay dhalinyaradii Carabta ahays waydiiyeen wiilkii Soomaaliga ahaa ee heesta daaran "Cajillad yaa tumaya" kolkaas ayay ugu war celiyeen, nin "Jiim" la yidhaahdo, dhalinyaradii waxay hal mar iska soo wada jareen "إنه جن/kani waaba jin" ma wax aan la odhanbaa in qof aadame ah sida cod la yaab leh geedka la qoray ee kabanka uga keeno waa mucjisooyinka kuwooda waaweyn. Jiim, inuu ahaa Kabaniiste yaabaadkiisa waxa waxa usii dheerayd sida farshaxanka leh ee uu laxanka u curin jiray bal soo eeg kolka uu "Caashaqa ma baran wali" uu ku ladhay mid ka mid ka mid ah laxannada soomaalida kusoo ugu macaan laxankaas oo aan waligii dhimanayn ahaanayana astaan aynu ku xasuusan doono farshaxankii weynaa ee mar la'aragga ahaa haddii uu jiim xijaabtay oo uu dunida maca salaameeyay mana ma aakhiraysan doonto wax qabadkii weynaa ee uu uga tagay jiilasha soo dhalandoona nasiib darro se waxay tahay marka ninka saa u weyn si dhib yar ku ilawno waa shakhsi mudan in lagu xardho goobo badan oo subax walba soo xasuusiya umaddiisii uu u hagar baxay dhan walba. AHUN JIIM.
@afrikaaay7177
@afrikaaay7177 Жыл бұрын
He Was So Vibe Illahyow Ku Naxrsio Wlhi Legend Cadiya Ayu Ahaaa
@hersi6773
@hersi6773 2 жыл бұрын
Muxiyadiin sheekh muumin (jiimy), waa dhidibadii fankii somaliyeed ee hirgalay 1950-1990, wuxuu ahaa ninka ugu mulaxansan intii hees laxamayn jirtay, sidoo kale wuxuu ahaa foolaad ka inta kabanka tunta. Wuxuu ku xusan yahay xusuusaha dad badan oo jeclaa fankeeni hirgalay. Eebe haw naxariisto alfanaan, mulaxan, kabanayste jiim sheekh muumin.
@mahadaadan8727
@mahadaadan8727 3 жыл бұрын
Mashllah allaha brkeeyo
@abdifatahkhadar6317
@abdifatahkhadar6317 4 жыл бұрын
Jiiim Jiim caleek caleek❤❤❤❤❤❤❤🌹
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 4 жыл бұрын
Dulyar waxaan kaa codsanayaa heesta ramaas ee uu ustaadka wayni inoo qaaday waan waayee inaad soo galiso iyadoo old version ah hadaad helayso
@sahuurroble1303
@sahuurroble1303 4 жыл бұрын
jiim waa ustaad weyn caadi maaha tolow ma jiniya caawiyay oo baray mulaxanka
@abdirisaq3105
@abdirisaq3105 2 жыл бұрын
Hhhh
@suleeqaomar7652
@suleeqaomar7652 10 жыл бұрын
Woow مشاء لله
@somaliwaadadkeeygahub9913
@somaliwaadadkeeygahub9913 6 жыл бұрын
TOLLOOW DADKAAN MEEL MALAGU OGYAHAY MISE WAA LAILLAAWAY ILLAAHOOW DADKEENA MAGACA LEH UROONOOW MEELKASTOO AY JOOGAAN
@shilista4907
@shilista4907 Жыл бұрын
Goat musician iyo laxanka fanka soomaalideed
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Alle yrxm legendry jiim
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 5 жыл бұрын
Jiim allaha ku xafido adeer. Raga laxanka sameeyo wxa ugu horeeyo oo la gaarin wa c/kariim faarax qaarey jiir oo 150 heesod ka badan top ah laxan saaray Xasan gareet Jaango Jiim sheikh mumin Hudeydi Saciid harawo Cigaal Samatar Kabanka iyo cuudka raga tuma Hudeydi Omar dhuule Jaango Jiim sheikh muumin Dauud cali masxaf C.naasir macalin siciid Abwaanada Maxamed cali kaariyo boqorka jaceylka Hadraawi Ganey Tukaale Askari Yam yam Fanaanada Tubeec C.naasir macalin siciid Magool Khadro dahir cige X.samatar Salaad darbi
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 4 жыл бұрын
Fanaaniinta maxamed mooge aanu ku jirin fan maad sheeginba
@abdihrasak
@abdihrasak 4 жыл бұрын
somalilander geesi kabanka maxamed mooge alle hawnaxriste Wxn odhan karaa ninkan iyo hudaydiba malaha ka horeyey isku meelna weyka tumaan
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Cabdale Hanuuniye haduusan kujiran Liisku wa eber wuxu aha Abwaan + Laxamiiste + Suldaanka Cuudka
@xaliyemedia1232
@xaliyemedia1232 Жыл бұрын
Rabi hown naxariisto ustaada muxyadiin jiib sheekh
@guuledguntane-ns4sk
@guuledguntane-ns4sk Жыл бұрын
Ustaad jiim kaligiiba fan ah
@appie2711
@appie2711 10 жыл бұрын
YAA YIRI LAGAMA HADALSIIN KARO CUUUUDKA ,,,,JIIIIM MACALIN WAYN SXB
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
XASUUSTII waa nadiiif .waxba kuma jiraan inyarna
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 6 жыл бұрын
cabdi wali maxay de hhhh
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 9 М.
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 53 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
BARNAAMIJKA Fanka & Sugaanta (Cawil Abukar Maxamed) &jiim sheikh muumin
41:04
Barnaamij Gaar Ah Ilahay Ha u Naxariistee Mulaxin Cabdi kariin Jiir
21:42
HEREERI IYO GERMANY - WARAYSI GAAR AH fanaan BACLAWAAN
33:08
Universal Somali TV
Рет қаралды 254 М.
BARNAAMIJKA FANKA IYO MULAXAN CABDIKARIIN JIIR
1:00:25
Horn Cable Tv
Рет қаралды 122 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 382 М.
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН
ToRung short film: i sell watermelon🍉
0:38
ToRung
Рет қаралды 20 МЛН
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 2,5 МЛН
A young mother couldn't calm down her baby at the lesson #shorts
0:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 12 МЛН