CAATOOBAYE MAXAAN KU CAATOOBAY SOO SAAWO

  Рет қаралды 15,481

MamaMalyunSuuban

MamaMalyunSuuban

Күн бұрын

Пікірлер
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d Ай бұрын
Masha Allah waxaad sameesay wax fiican oo lagaaga daydo Allah ha ku xafido
@baroenglishwithameeramohamed
@baroenglishwithameeramohamed Ай бұрын
MashaaAlaah hore u soco.❤
@mamasuperk4001
@mamasuperk4001 Ай бұрын
Masha ALLAHA ALLAHA kuu barakeeyo walashay qaali💚💚💚🕋🕋🕋🤲🤲🤲
@midnimojjmaankabulshada7217
@midnimojjmaankabulshada7217 Ай бұрын
Congratulations habo and Thank you so much for showing us what life can be without stress Alhx alle ha kuu siyaadiyo💙💜
@ZureerIsmail
@ZureerIsmail Ай бұрын
Illahay haku siyaadiyo mama Malyun Canjeerada iyo burka hadii aad yarayso waad caatoobi sida baasto bariis iwm noolow intay nololi jirto 🥰🥰🥰🥰
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 29 күн бұрын
Mashallah moma malyuun Ali Hambalyo Hambalyo that great idea sis hore u soco and be catefull mar walba gabdh baatahy sms qof Dumar ayaa tahay huno qaali ❤️💙💚✅
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Waxaad qabatay wax yarmaaha ee waxad qabatay wax weyan oo quruxbadan oo indhaha uroon oo wax ilaahay looga mahad celiyo adoo qof dumar ah dad aadan af aqon maansha Alaah 🤲🤲🤲🤲🤲 tabaarkalaah ☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ifrahshire6839
@ifrahshire6839 Ай бұрын
Masha alaah. Cafimaad alaha kugu siiyo inta ku dhimana. Qeer iyo barwaaqo
@zamuzamu9194
@zamuzamu9194 Ай бұрын
Mashallah good job move forward qofka qalbi wangsa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@hqaali9525
@hqaali9525 Ай бұрын
Mum becareful raw garlic It can make bleeding inside Stomic it hapen to my friend
@fadumoashkir2111
@fadumoashkir2111 Ай бұрын
MaashaAllah abaayo Allah ha ku barakeeyo guriga
@KzhsjJejssj
@KzhsjJejssj Ай бұрын
Malyun suban samatr ❤❤❤❤❤nolow 🎉🎉🎉🎉🎉ma cha Allah laguma cawryo. Dayaaxa moye dabaylaah lagaa chaarer ❤🎉🎉🎉
@halimahassan4376
@halimahassan4376 Ай бұрын
ماشاءالله الف مبروك وعمر طويل🎉🎉🎉🎉❤
@midnimojjmaankabulshada7217
@midnimojjmaankabulshada7217 Ай бұрын
Maansha’alaah adiga iyo guriga quruxda badanba alle ha idin hafido MMS dadaalaa GUUL gaara waa meel alle lagu sugo laguna cibaadaysto 💜💜❤️💙💗💗💗💙💙💙💙❤️💜💙💙❤️💙💜
@raxmacadi1140
@raxmacadi1140 Ай бұрын
Maamo tusbax soo dhaweeso wardi waxkasto waa kaga maar meesaa xumaan ha ii fahmin ❤❤❤❤❤❤
@FahamCali
@FahamCali Ай бұрын
Maasha allah maamo farxad ku noolow idamka alle ❤❤❤❤❤
@barlin1622
@barlin1622 Ай бұрын
Malyuun Wan ku salaamayaa waxan maqley Toontu Dhiiga jidhka weey u darabtahay Baan maqley ee iska hubi isticmaalka Toona waa walaal kujecel guuleeyso baye✌️✌️❤️❤️❤️⭐⭐⭐🌺♥️🌺✌️
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 3 күн бұрын
Maanshaa allaah walaashey waan kuugu gam balyeenayaa noloshaasa aad u quruxda badan waxaad ka raysa6ay barafkii iyo istarayska qurbaha. Allaah hakugu xafido meesha aad joogto aamiin.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 🤲☝️☝️☝️☝️☝️🤲☝️❤️🌺♥️❤️♥️♥️
@NATURESWONDERS807
@NATURESWONDERS807 Ай бұрын
Side effects include breath and body odor, heartburn, and upset stomach. These side effects can be more noticeable with raw garlic. Some people have allergic reactions to garlic. Taking garlic supplements may increase the risk of bleeding.
@sahramohamad6039
@sahramohamad6039 Ай бұрын
Masha alah ilahey ha ku xifdiyo hooyo mcn
@nastehahassanafrah
@nastehahassanafrah Ай бұрын
Waa uqalanta meel qurxan mamo allah kuu calfo❤🎉
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan Ай бұрын
Masha allaah 🌺🌹
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 Ай бұрын
Manshaa Allaah Aniga waan ku haystaa beertaada qurxoon 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@امليندا-م1ر
@امليندا-م1ر Ай бұрын
Mash allaah mamá ku dayasho mudan hore u soco
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 23 күн бұрын
Maanshalaah Alaah hakuu barakeeyo
@RejaAden
@RejaAden Ай бұрын
Malyuun waxaad cabtaa green tea calool way kaa goaysaa xaqiiqati insha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nailaabdirahman5451
@nailaabdirahman5451 Ай бұрын
Manshaa Allaah mama malyuun gurigaada iyo Adigaba il xun iyo xaasidba hakaa qabto Adiga iyo gurigaagaba nabadgalyo waartana Allaha ku siiyo waa gabadh yar oo ku nool Nairobi islii
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Ай бұрын
Maasha allaah, nooloow abaayo
@fartuunkhalif6006
@fartuunkhalif6006 24 күн бұрын
Mashal Allah guuul iya 🎉
@fatumoadan2058
@fatumoadan2058 27 күн бұрын
Asc mamo malyun mamo islilali bal kenya waa xumatay xita naagta ku jeecto balkafol jignow ilahey haku xafido dhamantena ilahey hana xafido
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 29 күн бұрын
Meesha al maraayo iyo beeraha kala celi oo hal bulukeeeti geli si eysan biyaha beerta lagu waraabiyo iyo ciidu eysan dariiq yada u soo aadin la marayo.maasha allah ❤
@JamilaAbdilahi-v4q
@JamilaAbdilahi-v4q Ай бұрын
Masha allaha beautkiful woman wan
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 28 күн бұрын
Mashallah MMS .....Laakin inshallahu Vitamins ka intaa iska cuni laheed waxaa ka fiican inaad dhiiga iska qaado tiraahdo vitamins ugu muhiimsan ha la iga baaro kadib midka kaa maqan kaliya cuntid sidaasa Fiican MAAMO Malyuun
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Ай бұрын
Maansha alaah waad fadhidaa maamo
@HajjaDhjjj
@HajjaDhjjj Ай бұрын
Maaaaash allah ❤❤❤❤❤❤
@sadianoor3962
@sadianoor3962 Ай бұрын
Manshalah tabarakalah Farxad kunoolow guuleyso
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Ай бұрын
Mashallah
@masmaayaan3908
@masmaayaan3908 25 күн бұрын
Masha Allah hooyo qaali
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Ай бұрын
Malyuun iska jir kenyatiga yeysan ku qalan, maalmahan gabdho badan ayaa la gowracaye, bastoolad soo gado isku ilaali.Allaha kugu nabad yeelo✋
@aminaosman3469
@aminaosman3469 Ай бұрын
But it has a powerful smell.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 29 күн бұрын
Ma sha ALLAAH
@cadaraden5211
@cadaraden5211 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@asiliborle6342
@asiliborle6342 Ай бұрын
Gabadhah shaqalaha iska ilaali yesan ku dilina qofa kaligiisa shaqlo uma bahano
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdikanihassanali4548
@abdikanihassanali4548 Ай бұрын
Right
@kaltunyasiin4145
@kaltunyasiin4145 Ай бұрын
Hi
@muhuboali9896
@muhuboali9896 Ай бұрын
Waxaad gashay nolol raaxo leh
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Ай бұрын
Wcs
@AmaalmohamedFaarah
@AmaalmohamedFaarah 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SabrinDayib-i8p
@SabrinDayib-i8p Ай бұрын
Maasha Allah Weldon
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d Ай бұрын
Malyuun liin iyo sanjabiisha qoyan isku karso malab ku darso qadada markaad cuntid koob ka cab biyahaas waxaad isku arki isbedel weyn wiig gudihiis
@YazinDhere
@YazinDhere Ай бұрын
Darbiga guriga silig ku wareegji ,wa talo waxa Ku jira Amaankaga
@luuljemac7527
@luuljemac7527 28 күн бұрын
Mamo dayrka kor uyara qaad siligi korantadakuxidho
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 Ай бұрын
Silig adagna isga xiir waa talo walal ka naxayaa dhibkaga
@ShukriNoor-p5z
@ShukriNoor-p5z Ай бұрын
Walahi waa igu kaa baxdaa xaraaba tahay
@omarjimale8799
@omarjimale8799 Ай бұрын
Waadba katartee ma adigaa caadoobay
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 Ай бұрын
Dadkan shaqalayasha aha ha aminin e iska ila lih gurugana kamiro iskaga xir
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 28 күн бұрын
Abehey aa ku dhintey iska jir malabka
@abdisaid6069
@abdisaid6069 Ай бұрын
Naagta shaqaalaha Haku ceejiso
@nastehaadan3948
@nastehaadan3948 29 күн бұрын
Kkk
@fatumahassan6524
@fatumahassan6524 29 күн бұрын
😂😂
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 28 күн бұрын
Balaayo maxaad ugu fekeree subaxanalah oo bac ugu xeree maamada
@fatumomohamed5871
@fatumomohamed5871 Ай бұрын
You are too big
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Ай бұрын
❤❤❤❤❤
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 8 МЛН
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 66 МЛН
Do you love Blackpink?🖤🩷
00:23
Karina
Рет қаралды 23 МЛН
MAALINTA JIMCAHA IYO WAXAN ANI QABTO ❤️😇
4:08
Najuu Really
Рет қаралды 1,1 М.
Geenyada Madoow oo booqatay caasimadda ....
5:33
Zakariye mohomed Amein
Рет қаралды 192 М.
3-GABDHOOD OO ARIN LAYAAB LEH OO AAN LAGA FILANAYN SAMEEYAY
22:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 43 М.
DHIBAA IGU DHACDAY WAANA AAN KU SAMRAY ADINKUNA II SOO DUCEE
9:26
MamaMalyunSuuban
Рет қаралды 22 М.