QADARTA NAGU DHACDAY ALLAHA NAGA DUL QAADO ADINKANA ALLAHA IDINKA BADBAADIYO SUBSCRIBE LIKE 👍 SHERE AND COMMENTS KA IGU KAALMEEYA
Пікірлер: 71
@Kenadiid112 ай бұрын
Safar qeyr leh alle hakaga dhigo insha allah
@salmaanmoomin2 ай бұрын
Mama insha allahu wuu soo baxaya ilahayna wuu fududeyn mama malyun wiilkeda waxbadan ka shekeyn jirtay Isago ay dhabarka ku sido ayay yemen ula tahriibtay taariikho Badan bay lasoo martay 😢
@sunari88182 ай бұрын
Allaha ku fududeeyo safargaaga, wilkaagana allaha ku doo daayo.
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu ilaahayow aamiiin aamiin aamiin yaa 🤲☝️☝️☝️☝️☝️🤲
@asmaaj72182 ай бұрын
Maamo safar salama ilhay muslim iyo galo haku sakhiro safarkana ha ku fududeeyo❤️