Heesta 22 minite billabaneysa magaceeda u baahanahy
@salkatech26914 жыл бұрын
Dabeylihii jacaylka ayaa ladhahaa wll
@proudcitizen48835 жыл бұрын
Legends Somaliland. The best singers Much love and respect
@hassandahir96935 жыл бұрын
Sxb fanaanku waa reer koonfureed ee iska hubi somali landta aad meelaha la carareysid inta iska deysid cidi kugu ma haysatee.
@fartuuncabdijamc73145 жыл бұрын
@@hassandahir9693 waad kusugtay ina adeerkeeyow mahad sanid
@abdullahiyare83144 жыл бұрын
Burco love, Ina adeer fannaanku malaha qabiil ama blse wxu leyhy qawmiyad , hanuuniye wuu ka waynyhy nin Somali land baan ahay ama reero kale dadka somaliyedna way u simanyihiin wayna wada qaddariyan haddan hadalkaga uso daadago I layirahdo fannaanku maadama uu Somali yhy deegankee kaso jeedaa madama somalidu kala degganthy deegaanno badan wxu kaso jeeda konfurta Somalia marka plz kala qoqobka dadka wada dhashay e isku diirka ah adna mhdsnd
@Yonisaj123 жыл бұрын
Obviously you're not sure which flag you're proud of.
@rayda33573 жыл бұрын
Very funny!! Hanuniye waa reer koonfur, khaas ahaan Hawiye, khaas ahaan karanle, khaas ahaan murusade Nice try! Qabiil inaa la sheego ma jecli laakin hadaadba somali iyo Somaliland sheekada Noqotay aniga waan ku soo daraa
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laascaanood Libdhimayso of d
@diiriyeali60806 жыл бұрын
Ugaas waa dashay hawl weyn aya isku xilqaantay lknse hal hees hadii aaa heli karto iga caawi hadii aaa ku sheego heeska hanuuniye aya qaaada waxana magaceeda ladhaha malab into sabiib son heeska waa wayay hadii aaa heli karto iga so caaawi
@caweyskadalmar6 жыл бұрын
Walaal mahadsanid, run ahaante dad badan ayaa ii waydieya heesaha Hanuuniye qayb kale ayaan hadda soo galinaya ma garanayo in ay qabtan heesaha ay ku jiraan, macnaha duplicate bal dhageyso, hal saac ka dib baan soo galinaya, thanks
@moogedheere20846 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsanid marka kowad sxb heesta ...guri guri ku dumay gacan gacan dugtiyo gacal wada dhashiyo ..wey iga kala maqan tahy meel ku dheg
@caweyskadalmar6 жыл бұрын
Adiga muddan sxb waan raadin
@KAYDKA-HAG5 жыл бұрын
@Caweyska dalmar saaxiib heesta gebi gebi ka dheer ma heshay fadlan.
@saadiamohamed89425 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsanid
@proudcitizen48835 жыл бұрын
Waxakale been Long live Somaliland Hanoolaato
@axmadnuuribrahimnuur53774 жыл бұрын
benalee. somali haa. nolatoo.
@sheikhhusseinalojabuutioff84034 жыл бұрын
Hesta daqiqat 23 kujura magacet
@salkatech26914 жыл бұрын
Wll waxaa ladhahaa 👉dabeylihii jacaylka
@ruqiyaali38564 жыл бұрын
Aangamee
@abdullahiabdikafi41795 жыл бұрын
Bro waxaan kaa codsanaa hadaad awoodo hees uu qaaday saan filayo hadan qaldanahayna inta taqaan hayga qabato cabdalla yuusuf hanuuniye oo ladhaho Geed Geed kabaxay soo gali fadlan
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
Walal heesta ma maqal, hada waan raadiyey ma helin, hadaan helo waan soo galin mahadsanid
@abdullahiabdikafi41795 жыл бұрын
@@caweyskadalmar bro heesta hadad awoodo waxay hbn walbo kuso gashaa barnaamij kabaxo idaacada radio kulmiye oo lagu magacaabo xog wareysi ereyada heesta waxaa kamid (Dadka roob sixiyo godob godob dhashiyo talo wada gurracan Gacal kala lumiyo geed geed kabaxay Gudin gudin kutaal gadawye islu maran. Geel geel lajira guux guux kubaxay Guluf guluf kutimiid gig iyo gig isbadalay gar iyo gar is hirtiyay gilin gilin kadaran)
Ma dhamystirno wll intii danbe ayaa ka maqan ee ay ka mid ahayd dusha nabar ha taabsiin ha dagaalin waa gobe hadal doqoni ma garato ah ha dayin ma yeeshee
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Adunyada nin jogow maxa aragti kulaban nina qorax inuu iskuhuriyo waa dawo ladhaho sexdo dharbadan korka lagasaro ilaa dhidid dharka saran qoyo dadka itobiyo laqabsaday afkod aqon cadadoda kuwakalo talji ilamisajidoda iyana socodkoda yaryahay burcad lagadhigay ee qoraxda kasara lagahela layiri loojedsiyay kuwa ueg qalfoof eerun noqonkara mar hada iskuhuriso bananka marin qorax ee daainsato cudur holmiso ladhaho kugudhaco qofkii weyna isasoaruro isago socda marki lagu shido kulejiso isbitalada qaar aba labaro qorax inuu iskudabolo nefta ila ciribta uukaqadan karbon kana bixin ogsajin eedhis maholmisaa tolow cudur kadhasha kulelka aba koronto lagugushido oo lafaha adkeyso murqahana yareso wil baa dagaladi xolo udontay kismayo waligis matagin xolaha aabihi askari aha oo udhibtay dad oo meshas kutagay socdal markas wilka jamacad kabaxay markutagay waxa lasiyay cuno sidushegay waan huray buyiri waan orday kunbitar baisasaray iskaan saa lafahisa oodhan baa madobaday mudo kadib wuudhintay isbital inleskubaniya aba qofsakarad lageya ani hoyadey sidedbilkujirtay balse dowladaa laheen masocon balse qofti sigar ulajogtay iyo iyadaba wey qurux badnayeen balse socodki istagi guriga lagubaray isbitalkana wauqubenjirnay balse lamaogolen inlafarisiyo madamo labo fer gudaha kujiran kana soogoeen booskoda jifka saxarada ogaqadijirnay madaxasigoni ugudhaqijirnay sarita bir aheed oojodariga marba qebkabixinjirnay dharka badalad ubadinjirnay bootarkana sisaid dhididka kailalinjirnay mukef ma aqonin dowla aan walesasumeyna sokeye shisheyaba shilin kudhafsanayan yaboh lacageed wax cana buka wax caana ladilay