Maahane waa hal geelihii ay ku jirtay inta ka tagta geel kale aadda
@xamdiahmed634310 ай бұрын
Geed maxaya walale waa hal geeleeda iyo mid reer kale leeyahay hadba mid aada Lana aroor tagta Lana daaq tagta hadba mid ugu dambayna 2badii geelba ay weydey oo cidla dhurwaaa ama libaax kucunay @Barashada Afsomaaliga
@abdishakuursaleeban6 ай бұрын
@@xamdiahmed6343legend
@osmaan210 Жыл бұрын
Sidii baan u goohaa Aan u gooniyooboo Sidi baan gayaan kay Gacanta ugu sayraa Sidii bay galiilyadu jirkayga uga guudhaa Sidii bay guhaadiyo jacyl Ii gujinayaaa 😢😢 10/9/2023
@canabjirwn114810 ай бұрын
0:47
@mustafadiriye1013 Жыл бұрын
Ereyada waaxa leh ibrahim gadhle Duriyada af somali loo daa
@sayidka691110 ай бұрын
Suugaantu biliqo ma gasho, Erayadaan waxaa lahaa allaha u naxariistee abwaan xaashi yuusuf. Oo ahaa hanuuniye walaalkii.
03/02/2023 waxan darema dhagar iyo in la igu dangaarayay. Alla ciil iyo caloolyow weyna!!! Alla xanuun badanaa marka uu ku dhagro qof aadan marna ka filan!!! All welwal iyo walbahaar badanaa marka aad riyo been ku jirto se aad bararugtid xilli uusan baraarug waxba tareyn!
@Qaaraami_lyrics Жыл бұрын
Sxb waad kabaxee lama aadan dhalan guuldarada hore usoco noloshu wajiya badan ayey leedahay qof qiimahaga garanaya ayad helee.
Sxb Arin kasta guul daradeeda waxaa laga helaa feejignaan iyo tab cusub oo aad ku howl gasho, ee ha is daba dhigin dibindaabyo hore, ogoow Aduunyo taad soo dhaaftay oo keliya ma aha mustaqbalka kugu soo fool leh u diyaar noqo
@Khaliil123 Жыл бұрын
@@mahammedsiad5563 sxb qof aanan wligy xumaan ka filan ayaa dhabarka iga toogty!! 😭😭😭😭😭😭 Wxnse hubaa inaanan u dhutin doonin.
@mahamedhassanibrahim5617 Жыл бұрын
Sxb gabar gabar hadeey ku diido kuma gawricin ee wayku canaanatay macnahu waxa waye waa inaa isa soo dhistaa 🎉
@sacidradwan78417 ай бұрын
❤
@JamaalIbrahin-g2s22 күн бұрын
.❤
@ashoabdullahi1472 Жыл бұрын
Hi
@CilmiJaamac-p9o Жыл бұрын
Adc
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As, lEEEEE ttttttt, iyaaaaaaa tttttt yartaanaa tanaaa ooridumaroo qiimobadan cadayyareey marwa dumaroo yareey inbadan qiimobadan laqadariyooo lajEcel qaasad ah cadceeddumaroo qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay.