Cabdi Adam Qays 🔥Iyo Heesta "BAXSANOW HADRAAWOW"

  Рет қаралды 92,920

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Heestan Waxa Cutinteeda Lahaa
A/ Cabdi Adam Xaad
Kaban
A/ Cabdi Adam Qays

Пікірлер: 56
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
fanka somalida ninkaan ugu jeclahay wuu curiyey wuu laxameyey wuu qaday wuu tumay fan hadduu Cid noqonayo cabdi qays ayuuu noqon Lahaa ilahay cafimadka iyo cimrigaba haku dhereyo aamiin aamiin
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
Iyo Hanuuniye ❤❤❤
@CarroEdeg
@CarroEdeg Жыл бұрын
Nacam Bilaah, walaahi Cabdi Aadan xaad Qays, waa Halyay aan aad u jeclay Fankiisa, Caqiidadiisa Diineed ,
@abdit8270
@abdit8270 3 ай бұрын
Aamiin
@hassanjamac4130
@hassanjamac4130 2 жыл бұрын
Yasalam cabdi adan xaad aad Baan wallhi utagera Alleyaraxma raximiin hadrawi
@yaxyemaxamed7282
@yaxyemaxamed7282 2 жыл бұрын
Fanaan aan Taageero Abdi adan xaad (Abdi qeys) Allah cimriga ha ubarakeeyo Abwaankeenina Mahamed Ibrahim Warsame Hadraawi Allah Naxariistii janoh fardowsa haka waraabiyo 🤲
@alioday7432
@alioday7432 Жыл бұрын
Sxb Ninkastoo Soomaaliyeed oo Qiimo leh midka noolne waa inaan qiimayno inta uu nadhax joogo kan Naga Baxayne waa inaan xasuustiisa wanaajinaa ubadkeenane usheegnaa una ducayno...
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 2 жыл бұрын
Hees waa dhaaftay Tan 🥺❤️ Kabanka Ugu Daran
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
Waa cabdiqeys oo burhaantiisii iyo buruudkiisii wata
@alisalaad4507
@alisalaad4507 2 жыл бұрын
Allaah yaa raxma abwaan Maxamed Ibraahim warsame hadraawi cabdi Qays adiguna cimri dheer iyo khaatumo kheyr leh inshaa allaah
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 2 жыл бұрын
Laxanka waxaa ku ladhay oo asalkii hore qaaday alle ha unaxariistee Maxamed Mooge Liibaan
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 6 ай бұрын
Heesaha dhammaan Cabdi Qays marka dambe ayagoo COPY ah ayuu Maxamed Mooge qaaday. Cabdi Qays laxan iyo erayaba isagaa leh; balse Maxamed Mooge waa uu jecleystay saasuu uga dabo qaaday lkn laxan ma saarin hees Cabdi leeyahay iska hubso halkaasu. 1. Adduunyoy xaalkaa ba' 2. Aduun baaba gabaryay 3. Waxay Saxar li kugu tiri 4. Heeskan ah Jawaabta Beledweyne ee Hadrawi Keliya; Maxamed Moge laxankuu xoogaa siiqad kale oo mararka qaar anigu aan ka jecelahay tan Cabdi Qays u qaadaa.
@yusuf-nabadaxmed262
@yusuf-nabadaxmed262 7 ай бұрын
Heesta: Baxsanow Hadraawow. Erayada: Cabdi Adan X. Qays Laxanka: Cabdi Adan x. Qays Kabanka: Cabdi Adan X. Qays Codka: Cabdi Adan X. Qays Geba-gebadii Siinley, 1973
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Raxmaanku naxariistii Janno hawgu deeqo AUN Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi🤲
@yaxyemaxamed7282
@yaxyemaxamed7282 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin 🤲
@xasancabdi1267
@xasancabdi1267 9 ай бұрын
wow Axyaa Qaraami Xaadaa ikacda markaan maqlo heestan
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
@@xasancabdi1267 waa hees xusid mudan runtii
@abwaankalafahore-wr1nv
@abwaankalafahore-wr1nv Жыл бұрын
Usigaa alifiay usigaa laxameytay usigaa tumay usigaa qaaday majiro sidi capdi qeys okle alow cimri dheer iyo capaado Amin insh alh
@abdinoor2023
@abdinoor2023 2 жыл бұрын
allah naxariis waasaca ha siiyo Abu hadra in sha allah
@raagedirir9171
@raagedirir9171 2 жыл бұрын
cabdi aadan xaad waa shaqsi cajiiba dhanwalba waa Ku top alle ha u naxariisto maxamed Ibrahim warsame hadraawi
@canjaladilyacase3435
@canjaladilyacase3435 2 жыл бұрын
C/qays hadraawi iyo shaacir maxamed mooge waxay ahaayeen side dad walaalaa ookale
@xasancabdi1267
@xasancabdi1267 9 ай бұрын
Wow Jacaylku Xasuusbuu kugu dilaa. Abwaan cabdi qays Dhamaan Abwaanadu Wakhti fiicanbay soo qaateen illaahay Hawnaxariisto intii dhimatay
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
Alfanaan cabdi aadan xaad cimriga ala hakuu dheereeyo wuxuu ahaa abwaan somalida qiimo fiican kule
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Rabi naxariistiii jano ha siiyo abwaaan hadraaaawi🥺 Abwaan mulaxan heesaa Cabdi adan xaad (qeys) cimriga iyo caafimad kaba allaha u barakeeeyo🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@alioday7432
@alioday7432 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@khadarahmed3774
@khadarahmed3774 2 жыл бұрын
Wooow cabdi qays
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
Alle haunaxaristo Hadraawi
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
heestan maxamed mooge ayay dadku ku yaqaneen badidood
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 жыл бұрын
Dad saxiibo ahbay ahaayeenoo heesta Qays markuu heestiriyo moogana uu kadabaqaado Qays wuu udaynjiray waayo Mooge Fanaan weynbuu aha AHNtee
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@sahalcali4196 aad iyo aad saxib
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Mahadsanid indr thanks for sharing
@ridwaneid5013
@ridwaneid5013 2 жыл бұрын
Abwaan cabdi qays Filasoofka Dahsoon cajiibul cajiibaat weeyi hibadiisu
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Hestan baxsanow Hadrawmmow sabwabta hesta balad weyn oo jabteda aheed sawabta Ugaari weyday waxa la sheega in ey helin Laxan lamid ah kii balad weyne ookale iyo Music
@alihanash9726
@alihanash9726 2 жыл бұрын
Waa jawaabtii (Baladwayne) siinlayna way socotaa,Farsomalina hiligaas lama qoray..kani waa c.a.xayd qayse..Mohamed morgana qaaday. Mrs Goox mahadsanid
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Cabdi Qays waa hibboole dhan walba ku sareeya waa abwaanka heesaha uu sameeyay ay agtayda qiimaha ugu sareeya ka leeyihiin. Nin afkiisu bayd adag Kaga giijay boqnaha Alluun baa ka bixiyee Is banbaanin wayday. Kabanku waa Abdi Awliyo alla
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Wa jawaabtii heestii baladwayne
@MaxamedAbuukar-f4m
@MaxamedAbuukar-f4m 2 ай бұрын
Cabdi qeys ayaa uga horeyey heesta balaweyn loogu jawaabay
@saabiriinjamaal8826
@saabiriinjamaal8826 Жыл бұрын
Tolow muxu abwaan hadraawi uga jaawabay heeskaan qofkii yaqaan ha iisheeego meeshaan ka heli karo
@bashirhania6757
@bashirhania6757 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/iXjLnXmwf5h7icUsi=jc_F8wuu5yAT2R9Y Heestan iyo jawaabta Hadraawi ba waa tan.
@sahalcali4196
@sahalcali4196 2 жыл бұрын
Alle hadhawro Abwaanka Hadraawina hawnaxariisto
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 2 жыл бұрын
waayo waayo
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 2 ай бұрын
Jiilka danbe sidan ha u sii garaan
@abdirasaqyuusuf9869
@abdirasaqyuusuf9869 2 жыл бұрын
OK waad haysaa sidaasi ugu wada
@abdihaji7617
@abdihaji7617 Жыл бұрын
Heesta qeys asaga ayaleh inkasto hadrawi lojawabayo
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 2 жыл бұрын
CABDI QEYS MARKUU SILSILADII SIINLEEY KABAXAY OO MOWJADA BA'DA UGUURAY
@alihanash9726
@alihanash9726 2 жыл бұрын
Heestani waa jawaabti heesti Baladwayne Qays isagaa bilaabay siinley oo ka jawaabay heesta saxarlay ama waan soo socda koe dheh ka dib socio’s salax baa ninkii 3aad noqday gaariye ku xidhay Abwaanadi kale soo galeen anaguna siinley iyo aqoon iyo afgrad baanu ku kacaanay jacaylka iyo siyaasada ku baranay…
@mahdicade7238
@mahdicade7238 Жыл бұрын
Badu yeysan kula biyo aanlakala xigin ma heesahaan bey kujirtaa waan baaray KZbin waanka waayee
@MaxamedAbuukar-f4m
@MaxamedAbuukar-f4m 2 ай бұрын
​@@alihanash9726heestaan kahoreysay heesta baladweyn wlle waaka dhahaaya cabdi qeys markii uu siinleyda soo,afjaraayay siinku wuu,balaadhoo badaa lala jibaaxee intaan boholo lagu dhicin imikaan kabeyroo waa ba.leye igaqabo xadraawina uuku soojaabay baladweun
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 10 ай бұрын
2:19 jaceyl kugu bariistoo ma'ahin ee waa "Jeceyl kugu baridisoo" Geedka baabaar ma ahin ee waa baar asigane wuxuu lee yahay " 7:34 geed baaxad weynoo la yiraahdo baar baad baaq noogu sheegtee"
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@alioday7432
@alioday7432 Жыл бұрын
Sxb Ninkastoo Soomaaliyeed oo Qiimo leh midka noolne waa inaan qiimayno inta uu nadhax joogo kan Naga Baxayne waa inaan xasuustiisa wanaajinaa ubadkeenane usheegnaa una ducayno...
@buuxciise1382
@buuxciise1382 Жыл бұрын
geed baxad weyno layidhahdo baar ,baad baqa noogu shegte
@AmedIbraahin73
@AmedIbraahin73 2 ай бұрын
Asc😂😂😂😂😊
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
OO MAXA AAMUSIYEY?!😂MAANTA!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
maxu uka heesa hada am aka gabyaaa Somalida cusub af somligaba ma taqaano ma fahmyaan waxuuka heesaha a maa gabyaa af somaligii hore miyaga
@abdimahamadkeyd
@abdimahamadkeyd Жыл бұрын
Raamale
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 876 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,6 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН
Heestii: Beerlula | Xasan Aadan | Ereyadii Hadraawi
14:40
Nayruush Media
Рет қаралды 94 М.
Mahadhooyinkii Cabdiqays Iyo Gabaygii Geedi Baabuu
17:36
CABDIQAYS CHANNEl
Рет қаралды 36 М.
heestii adumbaba gabadh yahay abdi qays iyo hibo nura
9:05
QAADIRI
Рет қаралды 517 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Kastaba
11:10
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 18
siinleey hadraawi iyo cabdiqays@XULKAXIKMADAHA
1:15:31
XULKA XIKMADAHA
Рет қаралды 18 М.