CABDI FITAAX WALASHIS O AFKA FURATAY IYO XALKA U KUSUGANYAHAY CABDI FITAAX SUBXANALAH

  Рет қаралды 3,260

nafisa family  chanel

nafisa family chanel

Күн бұрын

##like #subscribe #share #nafisa #family #chanel

Пікірлер: 24
@nastedave9842
@nastedave9842 3 күн бұрын
Bataatan qofka markuu gacan qaad badanyahay nin iyo naag wuxuu doonaba ha ahaadee nolol lalama wadaagi karo hadii layska indha tirana musiibaa laga dhaxlaa walee. gaajo waa layskuugu samri karaa lkn gacan qaad is a big NO!
@aminaali9509
@aminaali9509 3 күн бұрын
Subxanalah ilahey ha cafiyo uduceya walalayal
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 4 күн бұрын
cabdifitax muqalkiisa tiktog ka arkay wllahi dhawac badan ba kuyaal wiilkas wa miskiin dolman alle ha ubooga dhayo❤
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 4 күн бұрын
Runta waye paayo haaa jawabin plzz nagahan Maskinta wu dulmanyahay Rabi haa ka Bixyoo Dulkan
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 3 күн бұрын
Uuraan Lee yahay dadkaan dilaa been waaye xanuunaa jiro waa runtaa abaayo
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 4 күн бұрын
horay aya looo Yiri Ninkaga dul unoqo Cir ayu ku noqonayo❤❤❤❤
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 4 күн бұрын
Xabiibti hadhihin isaga jeclaa iyadaba weey jeceshahay marka ninka iyo naagta is qabaa dadka wanaagooda unbey arkan laakiin gudahooda waxa kasocdaa cid og majirto oo ilaahey guryaha ayuu nagu asturey marka nimanka qaar waxa jira markey ogaadan in xaaskisa aad ujeceshay kibir ka qaada ee aana dhigin gabdha jecel booskeeda ee ku xumeeyo inuu naago kale ku kor shukaan sada isaga oo iyada ka arkay marka reerkan haduu wada joogoda qayr isugu jiro ilaahey nolol qurux badan hasiiyo ayaan leenahay xaqiiqda ilaahey baa nooga cilmi leh
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 4 күн бұрын
Nin Raag waye lakin goon ayu gursaday waxay ahatabo Maskinkan dulman inan loo dhamqado waye marki horabo naag habaran ayu gursaday😢😢
@ftshmh4761
@ftshmh4761 4 күн бұрын
Gabadhu way yartahay iyo wiilkuba lakin waa xoogohow khaladaad ah baa jira oo caqli yarina ka muuqato
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 3 күн бұрын
Uurka mala waashtaa waa yaabe, abaayo waan yaabay aniga koley uur ay lee dahay ay ku dhahaan
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 4 күн бұрын
Qofkastaana wuxuu qoraa waala weeydiin comentiga liana waxay udhigantaa adigoo hadlay marka is jir waa iga dardaaran
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 4 күн бұрын
Medyaha waxa kasocdaa waa waali run iyo been lama yaqaan ilaahey naguma danbaajiyo
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 3 күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 4 күн бұрын
haaa iska furo nagtas waaayo wu helaya Mid uqalntoo marki horabo Albaba qaldan ayu garacay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 күн бұрын
Uur lagu waasho waa jiraa depretion illaahay balaayo nama tuso
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 күн бұрын
Walaaleey dhiiga haysku Karin ee isdaji uunsi ayaday utaal howshu
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 4 күн бұрын
Qof komantiga qoray adiga inuu ka hadlaayo iyo inuu qofkale oo kommanti soo qoray u jawaabayo maxaad ka ogtahay hadag dagin
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 4 күн бұрын
🤣🤣🤣
@khadraahmed8599
@khadraahmed8599 3 күн бұрын
❤❤❤
@anfacmohamed148
@anfacmohamed148 3 күн бұрын
Abaayo mss uunsi walhi qof cadiya maha waa dadka hadalkoda moye an hadal kale in ladul saaro jecleyn anigu tiktok ka dawan jiray gacantu wey kaso horeysa isna wu hadal fududyahay gabdhu dulqaad malheyn salan sare nafisa
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 3 күн бұрын
Salan lamida
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 күн бұрын
Caku dumashi iyo doqon nimadeeda .
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 4 күн бұрын
Xabiibti hadhihin isaga jeclaa iyadaba weey jeceshahay marka ninka iyo naagta is qabaa dadka wanaagooda unbey arkan laakiin gudahooda waxa kasocdaa cid og majirto oo ilaahey guryaha ayuu nagu asturey marka nimanka qaar waxa jira markey ogaadan in xaaskisa aad ujeceshay kibir ka qaada ee aana dhigin gabdha jecel booskeeda ee ku xumeeyo inuu naago kale ku kor shukaan sada isaga oo iyada ka arkay marka reerkan haduu wada joogoda qayr isugu jiro ilaahey nolol qurux badan hasiiyo ayaan leenahay xaqiiqda ilaahey baa nooga cilmi leh
@Ramla22
@Ramla22 4 күн бұрын
❤❤❤
CABDI FITAAX  XALAD ADAG BUU KU JIIRAA SABABATA UU ISU DILI RABAY😭😭😭
19:42
SUBXANALAH: HOOYO MINDHICIRAHA LAGALA BAXAY OO NINKEDA DACWO KA AH
51:41
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 9 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 108 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 40 МЛН
SAXIIBADED AYEY DISHAY SI AYNINKA UGA QADO!!@sawdamqaalib
42:37
Sawda Qaalib
Рет қаралды 6 М.
WAXAAN MUQDISHO KA,IIBSADAY GURIGII RIYADAYDA MEESHAAN KA
20:22
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 65 М.
YAABKA ADUUNKA: OOMAR BARBAR IYO EAST OO KA YAABIYAY MAXKAMAD DAHIR CALASOW
1:37:50
DIGNIN GABDHAHA LOO SHAQEEYO EE MASAR  USO GUURAY
17:19
nafisa family chanel
Рет қаралды 914
XUKUNKII MAXKAMADA KINYA RIYAAN BAJAAJ FAHIMA QUJE WAREYSIGI MARIYA KADIB
21:49
nafisa family chanel
Рет қаралды 1,6 М.
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН