Пікірлер
@BarlinAFarah
@BarlinAFarah Сағат бұрын
Ilaahay hacaafiyo wiilka
@NagadMcalin
@NagadMcalin 3 сағат бұрын
Bismi-Allah. Xasbiya-Allah wanicmal Wakiil.
@AyaanCumar-dx8pk
@AyaanCumar-dx8pk 4 сағат бұрын
Waxan dhaho maa aqan waa ninkeeda cunoto
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 сағат бұрын
Astaqfuru'Allah ayga oo Allah nijaseyay oo gaalo badhan ey leefay bacteria dhiisa u dhinteen. Subxaana Allah mah maahdhaas qaldan weligey ma maqalin hadey jirtana dad nijaasiin ah ayaa keeneen. Abdifataah caafimaad taam ah Allah SWT si deg-deg ah ha ugu deeqo anagana sujuuda aan ugu duceyneynaa. Allahumma Ameen 🤲🤲🤲
@SalmMuhudin
@SalmMuhudin 4 сағат бұрын
Amina 🤲🤲
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 5 сағат бұрын
See u aaday xaniyah mesha raga ka xogbelo wa tababranthay
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 5 сағат бұрын
Sotii taqtar lagu hayey joogay make sonoqday
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 сағат бұрын
Subxaanallaah. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hasiiyo Caafimaad taam ah isaga iyo intii Muslimiin ah oo xanuunsan. Gabadhaasna sharkeeda intaas Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku ekeysiiyo. Dhaqan dad qalato waaye.
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad 6 сағат бұрын
Naag doqon ah baa usoohoyatey. Alle ha badbaadoyo Subxaana. allaah
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 6 сағат бұрын
Soomaali sixirka wax kalee ka fahmeen wax kastaa oo dhacaa masixirbaa waa cajiib ma ilaawdeen dunuubta lageeysanayo ineey cuqubo ka ratib meeyso inta badan insaanka waxaa dabooley dunuubta
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 6 сағат бұрын
Aniga ma aminsani ineey sun cabtay
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 7 сағат бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi rajucuun naagaha qaar waa bahalo Subxaanalah war meesha waxa ka dhacay wax sahlan maaha aniga gabdhas umaleeyn mayo ineey gadhas sun cabtay ee dadka ayeey filim udhigee si ayadana loo dhaho weey jeceshahay oo sun beey dartis ucabtay
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 7 сағат бұрын
Akhas dadkan dadka hortiisa isku dhagdhagaya
@fadumaali4556
@fadumaali4556 7 сағат бұрын
Inaalilahi waa inaa ileehirajuuun Allaha ha Caafiyo waymedgaraacday Allaha xasidsanaa naagato subaxaan laaha
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 7 сағат бұрын
Somali waxbaa la difaacaa uun maqleen 😏😏
@aminaoomer2136
@aminaoomer2136 7 сағат бұрын
شر البلية ما يضحك 😂
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 7 сағат бұрын
Samiye anba markii hore waxaan lahaa waxba magaarin ax alaha caaiyo wiilka dhib baagaaray
@aminoaden6671
@aminoaden6671 8 сағат бұрын
Allah ha cafiyo mid buuxo Allah siiyo wllken
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 8 сағат бұрын
paayo Runta kugu jcylnhy waayo Xaqiqda ka hadasha❤❤
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 9 сағат бұрын
Allah qof walba haduceeyo cabdfitaax dhiba soogarye ilahow rabiyoow raxmanoow ubooga dhay yaarabi
@ashaoali8020
@ashaoali8020 9 сағат бұрын
Waa jeceylkii beenta ahaay oo Somalida social media kujira oo isqaba . Naag nin qabo asagaa sooqaatay.
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 8 сағат бұрын
Muhimad kahdl naya
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 10 сағат бұрын
Aaamiiiin aamiiin aamiiin yaa Allah
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 10 сағат бұрын
ilahw cafimaad tama sii aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲😭
@shamsoali4540
@shamsoali4540 10 сағат бұрын
Illaahay ha caafiyo
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 13 сағат бұрын
Wall hadi faacin cidna iskama xirteen hadaan cadayn lagu haynin waa maafiyo yaal way ku fiicanahay
@Ramla22
@Ramla22 17 сағат бұрын
Very sad
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 21 сағат бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Aamiin Aamiin Allhuma Aamiin
@Xalimo421
@Xalimo421 21 сағат бұрын
Wiil Hooyadiis dhimatey😅Sodoh kasta ma xumee Waxa la rabey iney iska tiraahdo Sodoh xun lama joogayo xaafadeeda ha iga joogto😅War ameey Caruurteda xaasaskoda tuuraan mustaqbalka.Meel fog kama fekerin.
@AyaanCumar-dx8pk
@AyaanCumar-dx8pk 22 сағат бұрын
Walahi waan ku dacaysan jiiray mid hooyo fiican allah wuu ii aqbakay Axl alaha ha soo hadeeyo 😊
@AminaHajiAden
@AminaHajiAden 22 сағат бұрын
Naa ma joog ha ku danbaabina
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 22 сағат бұрын
Ya ku yiri wu jogay fudeydka iska da abaayo
@AminaHajiAden
@AminaHajiAden 21 сағат бұрын
Rali ahaw. Nafisa ayaan u sheegayiy oo.tidhi arooska ayuu iman l lahaa hadaan waxa jirin . Marknaden qoraalka ayaa kugu khaldamayi sorry
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Alah umu Nefiso ma aragtay sida ina rag u bahdileen cunugtii miskiinta aheeyd ee Xubi
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Waa kaxumahay inaan hadalkaan dhoho laakiin ma moodaan in reer woqooyigu caasi waalideeyn u badanyihiin .
@GamalFarah
@GamalFarah 18 сағат бұрын
Wllo waa runtaa reer waqoyi waa caasi walidiin waa dad wada qalafsan anaa ka dhashay
@halimo420
@halimo420 Күн бұрын
Waa doqon
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Waaku fiicantahay sida eey u qoslaan ayaamba nacay ayada iyo midala leeyahay Roro
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Xasan waakayaryahay
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 14 сағат бұрын
Kama yaro hilib ba qadhe un
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Ina adeerkeed ayaa gole habargidir oo dadh udhantahay lagusiiyey maalintii igudanbeysey Fartuun wexeey iiga hortimid meel jid ah markaasan waxaan ku iri eedo waxaad tahay public vigor keena ee isilaali .
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Күн бұрын
Masha allh wad latalisay alha na ilaaliyo dhamanteen abaayo
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Күн бұрын
Allah aniga xataa xasan iyo Fartuun duvet waa isla jeclaay laakiin waxaa lagayaabaa in Fartuun aabeheed isyiri maadaaba gabar ayada kaliy kaqabto inoow isyiri nin aadkula xisaabtami karto on gabadhaada kaaga dhelin kudarso midakale xasan waa aabe oo hada kahor ayuu gabadh furay.
@nafisafamilychanel8080
@nafisafamilychanel8080 Күн бұрын
Ha xbbti warunta
@AminaHajiAden
@AminaHajiAden 22 сағат бұрын
Naa ma joog soomaliland buu joogaa​@@nafisafamilychanel8080
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Күн бұрын
Ameen Ameen yaarabi🤲🤲🥹
@Ayanmohamed-xl9so
@Ayanmohamed-xl9so Күн бұрын
Gabadha kale ma xira Weey joogan jeel kuma jiraan abayo ma jiro
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Күн бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha nonaxariiso ya Rabi Aamiin Allhuma Aamiin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Fahiimo qooje inkaar tii tolkeed iyo ragii ka xishooday ee ay caayaysay ayaa kudhacday rayaana waa gangs waayo ragii waardiyayn jiray iyo cadaanka wadataba dad xun oo gangs ayay u egyihiin
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Amiin amiin amiin amiin yaa raabi ❤ jimco Mubarak ❤
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 күн бұрын
Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh waa naago xaasidin ah horor
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 2 күн бұрын
Caato badana wilka waxmcyno miya makariso cunto
@siradm
@siradm 2 күн бұрын
Kolley jirku wuu hadlaa, been in aysan wada noqon karin baa laga yaabaa laakiin qof jab intaas la'egi ku dhacay uma ekka, si caadi ah, iney qof is afdhaafeen oo kale bad moodaa, intaas oo qof oo u diyaar garobayna kama baxsan karin, haddii ay ka baxsatayna sabab loo qaateen ah nooma sheegin, gabadha caawisayna may caawin karin, dadki dhibka gaystay meeshi ay jireen nooma sheegin, ileen may yeelee, sariirta hoosteeda ban ku tuuray! Film Turki ah miyaa? See yacni dadku gacmaha miyay la'yihiin? Been waaye. Ayada iyo Rayaan baa isku booday baa laga yaabaa, war jiraaba cakaaro
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 күн бұрын
Naagtaan waa beenteed waayo dheh Kenya bastoolad maba taalo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Күн бұрын
Kenya bastoolad weybuuxdaa ee meel fariiso
@anfacmohamed148
@anfacmohamed148 2 күн бұрын
Nafisay gabdhaan si xunba logalay naag walal malaha qofkey ugargareysay aya mishintay subxanllh
@saada8381
@saada8381 2 күн бұрын
Amiin amiin
@fatumazahra611
@fatumazahra611 2 күн бұрын
MashaAllah tabarakaAllah