CABDI FITAAX XALAD ADAG BUU KU JIIRAA SABABATA UU ISU DILI RABAY😭😭😭

  Рет қаралды 1,569

nafisa family  chanel

nafisa family chanel

Күн бұрын

##like #share #subscribe ## #nafisa #family #chanel

Пікірлер: 24
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 7 сағат бұрын
Allah qof walba haduceeyo cabdfitaax dhiba soogarye ilahow rabiyoow raxmanoow ubooga dhay yaarabi
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 сағат бұрын
Subxaanallaah. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hasiiyo Caafimaad taam ah isaga iyo intii Muslimiin ah oo xanuunsan. Gabadhaasna sharkeeda intaas Allaha Subxaanahu Watacaalaa haku ekeysiiyo. Dhaqan dad qalato waaye.
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 4 сағат бұрын
Soomaali sixirka wax kalee ka fahmeen wax kastaa oo dhacaa masixirbaa waa cajiib ma ilaawdeen dunuubta lageeysanayo ineey cuqubo ka ratib meeyso inta badan insaanka waxaa dabooley dunuubta
@sadiafarah5021
@sadiafarah5021 5 сағат бұрын
Samiye anba markii hore waxaan lahaa waxba magaarin ax alaha caaiyo wiilka dhib baagaaray
@fadumaali4556
@fadumaali4556 5 сағат бұрын
Inaalilahi waa inaa ileehirajuuun Allaha ha Caafiyo waymedgaraacday Allaha xasidsanaa naagato subaxaan laaha
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad 4 сағат бұрын
Naag doqon ah baa usoohoyatey. Alle ha badbaadoyo Subxaana. allaah
@SalmMuhudin
@SalmMuhudin 2 сағат бұрын
Amina 🤲🤲
@aminoaden6671
@aminoaden6671 6 сағат бұрын
Allah ha cafiyo mid buuxo Allah siiyo wllken
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 5 сағат бұрын
Inaa lilaahi wainaa ileyhi rajucuun naagaha qaar waa bahalo Subxaanalah war meesha waxa ka dhacay wax sahlan maaha aniga gabdhas umaleeyn mayo ineey gadhas sun cabtay ee dadka ayeey filim udhigee si ayadana loo dhaho weey jeceshahay oo sun beey dartis ucabtay
@ashaomar6719
@ashaomar6719 2 сағат бұрын
Astaqfuru'Allah ayga oo Allah nijaseyay oo gaalo badhan ey leefay bacteria dhiisa u dhinteen. Subxaana Allah mah maahdhaas qaldan weligey ma maqalin hadey jirtana dad nijaasiin ah ayaa keeneen. Abdifataah caafimaad taam ah Allah SWT si deg-deg ah ha ugu deeqo anagana sujuuda aan ugu duceyneynaa. Allahumma Ameen 🤲🤲🤲
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 6 сағат бұрын
paayo Runta kugu jcylnhy waayo Xaqiqda ka hadasha❤❤
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 3 сағат бұрын
Sotii taqtar lagu hayey joogay make sonoqday
@NagadMcalin
@NagadMcalin Сағат бұрын
Bismi-Allah. Xasbiya-Allah wanicmal Wakiil.
@AminaAhmed-p6t
@AminaAhmed-p6t 4 сағат бұрын
Aniga ma aminsani ineey sun cabtay
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 3 сағат бұрын
See u aaday xaniyah mesha raga ka xogbelo wa tababranthay
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 5 сағат бұрын
Akhas dadkan dadka hortiisa isku dhagdhagaya
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 8 сағат бұрын
ilahw cafimaad tama sii aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲😭
@hamdiahmed6784
@hamdiahmed6784 8 сағат бұрын
Aaamiiiin aamiiin aamiiin yaa Allah
@AyaanCumar-dx8pk
@AyaanCumar-dx8pk 2 сағат бұрын
Waxan dhaho maa aqan waa ninkeeda cunoto
@sabriincadey2522
@sabriincadey2522 5 сағат бұрын
Somali waxbaa la difaacaa uun maqleen 😏😏
@shamsoali4540
@shamsoali4540 8 сағат бұрын
Illaahay ha caafiyo
@aminaoomer2136
@aminaoomer2136 5 сағат бұрын
شر البلية ما يضحك 😂
@ashaoali8020
@ashaoali8020 7 сағат бұрын
Waa jeceylkii beenta ahaay oo Somalida social media kujira oo isqaba . Naag nin qabo asagaa sooqaatay.
@sumeyahusseinibrahim4624
@sumeyahusseinibrahim4624 6 сағат бұрын
Muhimad kahdl naya
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
رسالة إلى ابنتي..
1:08:33
صفاء الحارثية Safa Alharthy
Рет қаралды 10 М.
MASKAXDAADA BADIL... | Motivational Video | Naz Ahmed
22:29
Naz Ahmed
Рет қаралды 5 М.
XUKUNKII MAXKAMADA KINYA RIYAAN BAJAAJ FAHIMA QUJE WAREYSIGI MARIYA KADIB
21:49
nafisa family chanel
Рет қаралды 1,5 М.
Molz Interview | Talks about Jizzle & Uchee | Agies Corner Hot seat
1:11:33