No video

CABDI JAAMAC QABOOJIYE HILAAC

  Рет қаралды 410,729

Xadhigle hadhigle

Xadhigle hadhigle

Күн бұрын

QABOOJIYE HEESTII HILAAC

Пікірлер: 154
@HornOfAfrique
@HornOfAfrique 2 жыл бұрын
May Allah grant legendary Qaboojiye highest rank of Jannah! He’s missed 😔❤️
@ladanhussein1834
@ladanhussein1834 Жыл бұрын
Aamin he’s missed 😢
@munaahmed4663
@munaahmed4663 Жыл бұрын
@@ladanhussein1834 ❤❤❤ op❤
@masertoy2328
@masertoy2328 5 ай бұрын
Amin ya rabi 🤲
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Жыл бұрын
Qaboojiye ilaahay hakuu naxariisto arooskaygii heestaasa kusoo galay waliba wiil uu adeer u yahaan is guursanay labadiiba hada way iga hooseeyaan ya allah u raxmad
@xamdahappy2340
@xamdahappy2340 8 ай бұрын
Amiiin wllo rabi sow naxariisto yaga iyo inti dhimatay ee Muslim ah ba
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Maanta ayuu geeryoday Cabdiqabojiye 2 /5 /2021 Malin Axada weeyan waa Bil Ramadan wxn Galnay 10 danbe ilahay Ayaan u Wayidinyana inuu Naxariistisa ku Arsaqo noolaba waa dhintee 😢😢😢😓😓😓😭😭
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 8 ай бұрын
Aaaamin
@user-bd9sl3mu4n
@user-bd9sl3mu4n 7 күн бұрын
Al ustad Maxamed Karama music keystaha ugu cajiibsan Somalida.
@seadsenior1408
@seadsenior1408 Ай бұрын
9/7 /2024 dawaaday hees iyo badh Allah ha u naxariiisto qaboojiye from TikTok 😢
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 3 жыл бұрын
Waxaan dhageysanaya 2may /2021 20Soon 21 habeen axad isnin soo galeyso saacaduna thy 19;15 Waxaan fb ka arke geerida fananka anoo yar maqli jiray dugsi dhaxe ah allow u naxriso qabrigiisa uwaasaciyo Eheladiisa kolba comantigeygu maalin thayba way arki donaan aygana waa u tacsiyeena aduunka meel walbo joogan ankana alle gadaashisa nama fidneeyo amiin 🙏❤
@azuzhaji7039
@azuzhaji7039 2 ай бұрын
Walaalkeen qabooojiye illaahay godka ha unuuuriyo nin wayn baaa inga baxe babaa waanu kuu xiisnay walhi 😢😢😢😢😢
@LovelyParrotfish-qg7yk
@LovelyParrotfish-qg7yk Күн бұрын
Waa mon,Aug 26,2024 saacadu waxa weye 7,1 minutes ayan dhagaysnaya heestan wxn ahy ardyad dhigtaa dugsiga sare fasalka 2 aad social media kuma jiro oo fariintanba waxan kaso qoraya mopilkii wllky iga ween xasuus inan iskaga reebo ayan halkan uso galay bari ka maalin markn nolosha heer ka.gaadho kana baxo gacanta hooyaday inan dib u akhirsto 😢 nolol guur xalaal ah iyo mustaqbal ifaya dhamaniiin iidn rajynaya magacygu wa ayaan ❤🎉
@axmedliban8312
@axmedliban8312 11 жыл бұрын
Caadi Mahaa Cabdi Qaboojiye .. Hees Aan Caadi Ahayn Walee. Big Love From Hargeisa Khadar Qarshe........
@khadaressa8735
@khadaressa8735 5 жыл бұрын
Best fanan hj #Viv A. Qbojiye #Grxjz_power Viva Isak
@nasrirage770
@nasrirage770 3 ай бұрын
Team 2024❤🎉like haila daafina
@tiinachannel2964
@tiinachannel2964 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto wu dhintay manta aya maqlay geeridisa
@abdiwasashbarket3232
@abdiwasashbarket3232 7 жыл бұрын
Fanaan jira Cabdiqaboojiye Dhamaan heesahaaga waan wada jeclahay nooloow
@Bashaar4
@Bashaar4 Жыл бұрын
Ilahay ha ku naxriisto 🕊️ Qaboojiye music was a big part of my childhood whenever I listen to his music I remember the 2010's era
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 8 ай бұрын
Walaahi baanu tolki ka agdhiman. Marku noola waanu jeclayn .
@shairmungani7833
@shairmungani7833 2 жыл бұрын
Allah Ya Raxma Abdi Qaboojiye 🤲 Naxaristii Jannah Ilahey Aa Siyo 🤲
@kadardaar403
@kadardaar403 11 жыл бұрын
qaboojiye axyaa fanaan alle ha ku daayo,,,,,
@khalidyasiin6080
@khalidyasiin6080 7 жыл бұрын
fanaanka ugu wayn habarjeclo
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
Khalid Yasiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@queentanya3787
@queentanya3787 4 жыл бұрын
Waliba Aadan madoobe reer abtigey ♥️♥️♥️♥️🤩
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 4 жыл бұрын
Queen Tanya walib Ismaciil adan reer ayaayday anugu ahay
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 4 жыл бұрын
Queen Tanya walib Ismaciil adan reer ayaayday anugu ahay
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 3 жыл бұрын
Cabdijabar alkhaliji halkee ku ilawday
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 Ай бұрын
2024.... Cod dahable abdi qaboojiye ilaahay qabriga hakuu nuuriyo heestan waxaan ku xasuusta jacaylkayga mrkaan aqal galnay ayaa arooska laga shiday still weli waan jeclahay heestan.😢😮❤
@daudmohamed3270
@daudmohamed3270 5 жыл бұрын
LAndhere
@aduunaayomaleh4316
@aduunaayomaleh4316 6 жыл бұрын
I love you Cabdi qaboojiye 😊 heesahaaga wada mcn Fanaan ku gaaro mlh runtii 😯
@rtuqsiile7836
@rtuqsiile7836 7 ай бұрын
ALLAH GIVE Jano Fardous Calaa ❤❤❤❤❤❤❤
@najaxkhayre1432
@najaxkhayre1432 3 жыл бұрын
Alle haawo Naaxaristo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Abdirahamantom1
@Abdirahamantom1 3 жыл бұрын
Amiin
@burhanyasin2550
@burhanyasin2550 7 жыл бұрын
Ninkaan Asxaabeey asaga iyo xasan Aadan samatar Codadkoodu Mays shabahaaan?
@mustafejama7517
@mustafejama7517 7 жыл бұрын
Burhan Yasin haaa zhp xataa action ka wuu ku dayda waayo wuu taageera xasan aadan samatar
@ExMafia
@ExMafia 6 жыл бұрын
Burhan Yasin haaheey bro
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
Burhan Yasin 😂😂😂😂😂😂
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim Ай бұрын
Alle haunaxariisto 🤲
@hodanmohamoud8535
@hodanmohamoud8535 3 жыл бұрын
2021 🥰🥰
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 8 ай бұрын
Rabi naxriistii jano haka waraaabiyo 😮😢
@abdirahmandhargiye5525
@abdirahmandhargiye5525 Ай бұрын
Hablaha waxa laga xushaa sidaada mid haybad loo , hidiyo dhaqan hooyadeed hufnaan ku barbaarisee❤ Ilahay haku naxariisto fanaankeygii😢😢
@Nasiib724
@Nasiib724 3 жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto asagaa boqoree🤲🤲🤲
@nuraabdi7448
@nuraabdi7448 3 жыл бұрын
Alle haku naxriisto😭😭😭
@umalkhayr6437
@umalkhayr6437 2 жыл бұрын
1¹¹
@kyokostan666
@kyokostan666 7 ай бұрын
may allah grant qaboojiye jannah inshallah
@maxamedcabdiraxman3453
@maxamedcabdiraxman3453 Жыл бұрын
Alleh qabriga hakuunuuriyo adero cabdi ibarahin alle naxaristijano hakawaraabiyo aderh🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 5 жыл бұрын
cabdi qaboojiyey waa fanaan habar jeclo oo waliba biciide ah waa refer caynabo kkk
@abdilaahijamac1771
@abdilaahijamac1771 5 жыл бұрын
*waar waa aadan madoobe*
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Hhh war waa Adan madoobe Dhagax dheer 😁😁😁
@abdilaahijamac1771
@abdilaahijamac1771 5 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 waa biciide ayuu Ku leeyahay
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
@@abdilaahijamac1771 H.jeclo ayanu ahayn ban filayaa Abdi qaboojiye si fiican ayey u yaqanan wixi h.jeclo ahi ye
@hafsahusein8634
@hafsahusein8634 4 жыл бұрын
Qacqac Osman waar waa adan madobe waliba daga howdka burco waar xishood biciide lahayne biwaye🤣🤣🤣
@samararashad9272
@samararashad9272 3 жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto adeero mcn
@worldtoday1331
@worldtoday1331 Жыл бұрын
Rabbigu hakuu naxariisto waxaad ahayd fanaan qiima badan oo dad jecel, dadkune jeclaayeen
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 5 жыл бұрын
2019 car yaaa jooga
@bisharonalaye2292
@bisharonalaye2292 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ manshlaaaah
@edirisyusssof7089
@edirisyusssof7089 3 ай бұрын
Alle Hakuu Naxariisto
@moeahmed314
@moeahmed314 8 жыл бұрын
Wey fanaan abdi jama qaboojiye halkeedaad dhigtay
@engthailand125
@engthailand125 3 жыл бұрын
Allle haku naxariisto amn amn amn😭😭😭
@noramuruud3604
@noramuruud3604 Жыл бұрын
Great singer❤️❤️
@muhanadibrahim5142
@muhanadibrahim5142 11 жыл бұрын
Ninkan i'm really huge fun of him luv yu man
@abdillahiabdiladiif5284
@abdillahiabdiladiif5284 4 жыл бұрын
Still 2020 Qaboojiyaaaaaay😊
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 3 жыл бұрын
Allow ku naxaristo adeero qli😭😭😭😭
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Abti alle hakuu naxaristo walhie heesahaga ma dayn karo
@caynatomohamud9795
@caynatomohamud9795 11 жыл бұрын
nice song hadii aa guursada i would want u to sing at ma wedding
@sahraali6290
@sahraali6290 7 жыл бұрын
Caynato Mohamud
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 3 жыл бұрын
Rabi naxariistiisi jano hakugu casuumo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
Still I love this song Allah ha unaxariisto 😢😭💔
@salmaali3886
@salmaali3886 3 жыл бұрын
Maanta ayuu geeriyoiday rabbi ha kuu naxariis to
@Narjila12
@Narjila12 8 ай бұрын
Still waiting for the time 😢❤
@khadijha8884
@khadijha8884 3 жыл бұрын
Alle naxariiisto adero alle qabriga haku nuuro😭
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
kusoo hoyo hoyga kheyrka leh 💕💕💕👌
@asmamohamed1252
@asmamohamed1252 2 жыл бұрын
Allah haku raxmado qabrigana haku nuuro😥😥
@fn6812
@fn6812 5 жыл бұрын
Qaboojiye+Samatar MashaAllaah codkooda 100%Man👌 inta kale qashinka raaci 👎
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 8 ай бұрын
Rabbi naxariis waarta haku siiyo qabrigana Rabbi haku waasiciyo😢
@fn6812
@fn6812 5 жыл бұрын
My best somali Al fanaan
@cabdalemaxamedcabdihalac4957
@cabdalemaxamedcabdihalac4957 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abdikariim Qaboojiye
@Xasnaa.
@Xasnaa. Жыл бұрын
Alle ha u raxmado u duceeya wllyaal 😭
@yurimanka5894
@yurimanka5894 8 жыл бұрын
nice voice and nice dance
@user-qv8kz6vj3q
@user-qv8kz6vj3q 6 ай бұрын
Shug wll waa Raxma carabay iy0 Amran carabay iyo deka carabay
@xayatimaxamed9758
@xayatimaxamed9758 2 жыл бұрын
Allaya rXma raximin alle haku naxariisto
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi 8 ай бұрын
Raxmaanku Hakuu Naxariisto😢😢
@addeyare4332
@addeyare4332 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto
@diriegudinle3897
@diriegudinle3897 3 жыл бұрын
😢hadaa dhimato allah hakuu naxariisto
@diriegudinle3897
@diriegudinle3897 3 жыл бұрын
@@darwishboy5255 aamiin allah unaxariisto
@Queen_H_N
@Queen_H_N Ай бұрын
Allah ha ku naxariisto😢😢
@binjabir23
@binjabir23 Жыл бұрын
Weeeeeeeey aney igaarte fanaanka umada halyeeey laba ma ahan
@maxamedqatarooz7328
@maxamedqatarooz7328 11 жыл бұрын
Axyaa Fanaan Qaboojiye
@libansiciid7001
@libansiciid7001 3 жыл бұрын
Allaha naxariisto
@jabrilmalow600
@jabrilmalow600 Жыл бұрын
Allah subxana watacaalaa ha u naxariisto aamiin
@maandeeqnuur8400
@maandeeqnuur8400 7 ай бұрын
jah alow cotka kubarakey m.a
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 5 жыл бұрын
Ilove this song Abdi qabojiye
@yurimanka5894
@yurimanka5894 8 жыл бұрын
alfanan abdi jama qabooniye nolow in badan
@siciidmahad666
@siciidmahad666 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto qaboojiye aamiin
@hanicabdiraxmaan749
@hanicabdiraxmaan749 Жыл бұрын
Alle haku naxaristo 😪
@khadrajamaomar454
@khadrajamaomar454 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilahah ha ku naxatisto ❤❤
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 3 ай бұрын
Alle Haku Naxariisto Adero
@fathiahmedhuseen4101
@fathiahmedhuseen4101 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiiso
@faadumofaarax244
@faadumofaarax244 2 жыл бұрын
Alle ha kuu naxriisto abwaane
@cawildiiriye6826
@cawildiiriye6826 Жыл бұрын
Ilahay hakuu naxaristo inader
@axmedsufi8623
@axmedsufi8623 11 жыл бұрын
waad ka baxsatay heestaan
@jaabircariif5895
@jaabircariif5895 5 жыл бұрын
Walee waa fanan 2019
@rodadhx5733
@rodadhx5733 2 жыл бұрын
ilahay naxarist jano haka warbiyo
@sagaljama611
@sagaljama611 9 жыл бұрын
Cimrigagi gaadal ay ulaqade marka will yar yar aya jiro iska rux
@MaryamoSadi
@MaryamoSadi Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@hibaqmaxamed8621
@hibaqmaxamed8621 3 жыл бұрын
Hatida waxa Lodhaqda ado kale👏
@najaxyasin2529
@najaxyasin2529 6 жыл бұрын
Waaw axya hees wlhi
@mariamismael2437
@mariamismael2437 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso😭😭😭😭
@user-hf5xv8bn5u
@user-hf5xv8bn5u 6 ай бұрын
Ilaahy hau naxariisto
@leylasuheyb6012
@leylasuheyb6012 8 ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto
@Yusufsafary
@Yusufsafary 3 жыл бұрын
Allow ku naxriiso wll
@maryamaduhod7548
@maryamaduhod7548 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo
@sirkhaled8913
@sirkhaled8913 9 жыл бұрын
abdi qaboojiye noolow
@ubaxaxmedclaahi96
@ubaxaxmedclaahi96 8 ай бұрын
Waw❤ 2023
@SayidCali-yo6pv
@SayidCali-yo6pv 4 ай бұрын
From 2024 aawey
@maryamhassan4050
@maryamhassan4050 2 жыл бұрын
Alle naxriis waasica ha siiyo
@khadardeek7387
@khadardeek7387 7 ай бұрын
Adoo nool heestaada nin ba ka bariiseeya
@nimcoyusuf5581
@nimcoyusuf5581 2 жыл бұрын
Still waiting for the time 🥺😭❤️
@havsahuseen9928
@havsahuseen9928 5 жыл бұрын
Wll fanka mu ka bxy waan waayhy e😢😢
@zuzuabdi6493
@zuzuabdi6493 2 жыл бұрын
Can some help me find nimco yasin version of this song
@SoulSis369
@SoulSis369 2 ай бұрын
I'm looking for the same
@shuundheer5109
@shuundheer5109 Жыл бұрын
Fanankan miyuu dhibtey 💔😭😭😭😭
@somalioperating
@somalioperating 9 жыл бұрын
kkkk aaar bila music inaad ooyayso iyo waxba lamooda halis
HEES MACAAN - Riyo - By: Qaboojiye
5:18
abdikarim axmed
Рет қаралды 286 М.
Abdi jama Qaboojiye Hilaac 2012 HD   YouTube
4:44
kahiye binu rashid
Рет қаралды 198 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 7 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 30 МЛН
Bony Just Wants To Take A Shower #animation
00:10
GREEN MAX
Рет қаралды 7 МЛН
NUUR DAALACAY HEESTII BURCO 2013
5:07
Xadhigle hadhigle
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cabdi  'Qaboojiye' - Heestii Qaboojiya oo extended ah'
5:54
Hashim Awad
Рет қаралды 258 М.
Abdikariin Ali Shaah | Qabojiya- hees cusub 2020 lyrics
4:15
DJ Rockets Official
Рет қаралды 378 М.
Heesta Nimco Yaasiin iyo Cabdi Qaboojiye
6:06
Wararka Somalida
Рет қаралды 4 МЛН
Nuur Daalacay (Diigo ciyaaya) Best Somali Song 2012 HD
6:37
TheGobfilms
Рет қаралды 1,1 МЛН
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН