Cabdi maalik Oo Qaaday Wadadii nageeye Iyo Adan sune Dorashadana Danbi ku tilmaamay qofka Codeeya...

  Рет қаралды 4,069

DHIGAAL TV

DHIGAAL TV

Күн бұрын

Cabdi maalik Oo Qaaday Wadadii nageeye Iyo Adan sune Dorashadana Danbi ku tilmaamay qofka Codeeya...Deg-deg! Dagaalkii maanta ciidanka Ssb habarjeclo iyo huwanta Fadalki huwanta wixi kudhacay fahfahin‎@MARACADDESHOW ‎@DabaGalkaWararka1 ‎@mmsomalitv ‎@HornCableTV1 ‎@UNIVERSALSOMALITV ‎@BRITSOMALITV ‎@BBCNewsSomali ‎@VOASomali ‎@HORUFADHIMEDIATV ‎@HORUFADHITV ‎@XogtaDahsoon634491178 ‎@dhigaaltv161 ‎@Bulshotv ‎@horyaal24tv18 @idaacadabuuluxuubay@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
#muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k

Пікірлер: 32
@CaliFarxaan-u2v
@CaliFarxaan-u2v Күн бұрын
Dastuur waa qodobo iyo xeerar tilmaamaya shaqooyinka dowlada
@AyaanWaano
@AyaanWaano Күн бұрын
Guuuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somaliland
@Halgame334
@Halgame334 Күн бұрын
ARGAGIXISADA SL DEGTAY.. NINKANI WAAA HALISS
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Күн бұрын
Dastuur waa heshiis bulsho oo ka turjumaya daruufo u gaar ah ayaga hadii aysan ka hor imaaneyn diinta Islamka.
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Күн бұрын
Waa iin mamnuc lagadiiga kuwaso kale inaneey misajidadda kahadlaan
@AyaanWaano
@AyaanWaano Күн бұрын
Waa alh shabaab
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 Күн бұрын
Coldoon waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland waa dabadiliif uaddega caddowga waa iin laxidha Linta hakucabo xabsiga
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 23 сағат бұрын
Mr wariye ma ogtahay in Soomaliland halista xag jirka ay uga halis badan tahay koofurta. oo wadaada aad tirineysid yahiin kuwa abaabulay ee dhalay shabaab ,iyo daacish mise warba uma haysid.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 Күн бұрын
Nabi Maxamed CSW wuxuu sameeyay dastuur kuna sameeyay Medina ayada oo quraankii in badan oo ka mid ah weli soo degin wuxuuna nabiga ku saleeyay daruufaha deegaanka ka jiray.
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Күн бұрын
Dalkaa haa laa ilaashado argagixiso ayaa iskuu deyeysaa Inay inaa afduubto Guul sland
@AyaanWaano
@AyaanWaano Күн бұрын
Geeeeeesi usheeg huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h Күн бұрын
Halagu camalfalodiinta wallo
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Күн бұрын
Kaasi wuxu diida yahay waa habarjeclo ee mahaa inuu ciro diidan yahay
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 23 сағат бұрын
Mr warye in soomaaliland ku qaraxdo bamka wahaabiyadu waa wax ka yar maalin. maxaa yeeley ukumaha shabaab waa bislaatay.
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h Күн бұрын
Waaruntiisa mawadaan kitaab midna
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n Күн бұрын
Dee cabdi maalik waa runtii hadii intaas uun ay thay maxaad ku eedaynaysaa ee kale een ahayn intaa uu sooqoray sheekhyaasha kale haday ganacsadayaal yihiin oo ay ka hadli waayeen sheekh kaligii maaha daliil kuuma noqonayso wuunu saxan yahaye
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 23 сағат бұрын
Mr wariye wasaarada awqaafta waxaa wahaabiy la wareegtay waa hore wadaada isaaqa ee la buun buuniyo oo adigu aad hadda magacooda sheegtay dhammaantood waa wahaabiyo.
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 Күн бұрын
Kani waa nin dhiman oo shaadh qabiil ka hoos xidhan ka diinta markaa wax hakasoo qaadin.Wuxuu jecelyahay caanimo isagoo wax kasta oo uu adeegsado gaalo samaysay 😄
@hodanismail2520
@hodanismail2520 21 сағат бұрын
Jeelkuu ku naxaa geeya haduu aamusi waayo kkk
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h Күн бұрын
Diintu diidi mayso tigloonijada
@Waryaa1234
@Waryaa1234 20 сағат бұрын
Cabdimaalik muu odhan hadal qaldan. Labaduba kitaab ka Alle shaqo kuma leh. Niicda kala tag meesha, waa la hadlaa looma hadlo.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Күн бұрын
Abaarso School miyuj ka had lay? Wuxu ku hadlayaa waa sax. Distuur kama jiro Hargisa. Waxa ka jira qabiil iyo Reernimo. Haduu. Distuur jiro. maxaa keenay Reer hebelooow Reer hebel codka siiiya kkkkkk
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 Күн бұрын
alshabaab oo dhan aa degan mahadaratee carruurtiisa aawey hargeysa abuu cubeeda xaaskiisa aawey hargeysa all madaxda alshabaab aawey familadooda hargeysa
@CismaanCabdi-v3w
@CismaanCabdi-v3w Күн бұрын
Waxaad tahay wasakh ish ish warimaaha kani
@magacaygamaxamuud7253
@magacaygamaxamuud7253 Күн бұрын
waar cilmaaniyada jooji . laakiin cmaalik waa khaldanyahay
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Күн бұрын
Alloow naga qabo xagjiriinta khusuusan ninkan wuxu soo wado ma sahlana ninkani waxan hubaa in uu dhalinyaro badan hooshoos wax u baro waayo bari horuu firdhn lahaa uu tagi lhaa halkuu qayrkii tagay ee qorshayaal badan buu wadaa hadii la qabtana dadbaa qabiil ku difaacaya dee waaye wax ka gura ninkan page kiisaan ku xudhanahay hijra iyo waxyaabo badan buu dadka u sarbeebaa Alloow ninkan naga qabo sharkiisa
@abduge1237
@abduge1237 Күн бұрын
Sheekh cabdimalik coldoon wuu saxsanyahay. Somalilan qabyaalad baa dardartay. Suldaan leh reer hebelow hebel doorta sababta loo doranayo aan sheegeen. Doorashada somalilan waxay noqotay tartan qabyaaladeed oo u dhexeeya sadex habrood. Somalilan gabigeedaba waxay noqotay sadex habrood oo xintamaya.
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 23 сағат бұрын
Mr warye kitaabada la aqriyo waa kuwa wahaabiyada waxa ku xigaana waa is qarxin oo ogoow haddii qabiilnimada isaaq iyo daaroodka aysan jiri la hayn waa hore ayaa isaaq oyo daarood qarax ku baabo lahaayeen sida hawiyaha. oo ogoow waxa xamar qarxiyaa vadankoodu ahawoye maaha ee waa soomalida kale oo waad aragtaa waxa maalin walba oday isaaqa iyo mid digil iyo mirifla ah maxkamad la horgaynayo.
Xil.Maxamed Abiib iyo Wajaale
3:17
Sharbi Media
Рет қаралды 1,7 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 29 МЛН
WAXAAN MUQDISHO KA,IIBSADAY GURIGII RIYADAYDA MEESHAAN KA
20:22
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 68 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН