Cabdi Tahliil Hees Qaraami Onkod roobkama Daayo 0fficial

  Рет қаралды 749,183

Suldaanka Show

Suldaanka Show

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Lgend abdi tahliil warsme alle haunaxristo asxpta uso duceeya lgemd somali boos muhiim igu jiray 🇸🇴🤴
@mohamedabdullahi639
@mohamedabdullahi639 7 ай бұрын
aamiin allaha unaxariisto 🤲🤲
@SahroCilmi-u2r
@SahroCilmi-u2r 2 ай бұрын
Ana kaa ma ilaawo jcl ood rogan maayo oon hilaac bi'in maayo, allah u naxariisto abdi tahliil heesihiisa tan u jeclahay
@mohamedabdullahi639
@mohamedabdullahi639 7 ай бұрын
dad waa dadkii hore💫f
@Canada-1958
@Canada-1958 2 жыл бұрын
My first Teenage Love Song at 14 yrs old in 1968.🎈❤❣💘 was standard 8 at Scoule Media central (infront Ministry of Education) Mogadishu,Somalia. WHAT A NOSTALGIC period 🇸🇴🇨🇦❣
@mohametmarlo710
@mohametmarlo710 Жыл бұрын
heestan waxa dhagysan jirey aabahay xili anigu San yaraa se laakiin imika odaygii waa wadaad ana waxaan leeyahy (ifka LA isku tudhaaye iilka LA isma gargaaro) kaalintissii ayaan galay hhhhh that's joking my friend🤣🤣🤣🤣🤣
@DjkaafiCusmaan
@DjkaafiCusmaan 11 ай бұрын
AlllaH garcow😂😂
@Yes123justmine40y
@Yes123justmine40y 8 ай бұрын
Axyaa cod Cabdi Cali Xirsi
@ismailmuxumadgabow6150
@ismailmuxumadgabow6150 Жыл бұрын
Waa kaa dadkii hore
@BAKINPOY
@BAKINPOY 9 ай бұрын
Hi barawo caleg hes wa dhaftay❤❤❤❤❤❤😢
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 2 жыл бұрын
Miriha heestaan waxaa lahaa axmed saleebaan bide
@Warsame2012
@Warsame2012 2 жыл бұрын
⁹pp
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@zamzamabdullahi6649 magacee
@12good101
@12good101 8 ай бұрын
heestan waa waxyi
@housseinosman7265
@housseinosman7265 2 жыл бұрын
Allah ha uu naxaaristo
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Abwaan Micnaha Hadal dhadhan leh qof yiri balse manafacaadsi aqooneed laheyn oo soomaalidu ku faanto,
@cabdirasj2557
@cabdirasj2557 Жыл бұрын
Cabdirashiid
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
#LyricsSongONKOD. #Page1 HAaaaaaaaaaaaaaaaaa Onkod roobka ma daayo Aarna taaha ma daayo Anna taa ma ilaawo Jacayl ood rogan maayo Oon hilaac bi'in maayo Ayro weerar ma daayo Nin lihi aamusi maayo Ergo geesi ma diido ILLAAH tiisu ma Oosho Calaf layskama Oodo Ubax dayr ma qarsoomo Godka Layskuma aayo Ifkaa Laysu tudhaayee Iilka Laysma gargaaro Aboor layskama baajee Nabsi hayga amaahan Axdigii ina dhexyiiliyo Ha iloobin aqoontee HAaaaaaaaaaaaaaaaa #Pag2 HAaaaaaaaaaaaaaaaa Sida Oogta hilaaca Ilayskeeda Cadceeda Amaantada Libaaxa Malaa waanad Ogayne Ayaan Uurkiyo maanka Wadnahayga Agtiisa Sida Aayad ku taala Uumiyaha U tusaayee #Page3 Uuuuuuuuuuuuuuum Sida Oogta hilaaca Ilayskeeda cadceeda Amaantada libaaxa Malaa waanad Ogayne Ayaan Uurkiyo maanka Wadnahayga Agtiisa Sida Aayad ku taaLa Uumiyaha U tusaaye Haddii aanu Iblaysku Iga kaa anbinaynin Inaad ii tudhi waydo Eegi maayo kolayee Arin kuuma hambayne Aaraartay haku deeqdo Sina hayga adkaysan Nabsi hayga amaahan Axdigii ina dhex-yiiliyo Ha iloobin aqoonteee. -----------------------. Erayada Ahmed S Bidde Laxanka Abdi tahliil AHUN Laxanka Abdi tahliil AHUN Kabanka Abdi tahliil AHUN Luuqda Cabddi tahliil AHUN
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 6 ай бұрын
❤ أمے
@jabiyejabiye7511
@jabiyejabiye7511 2 жыл бұрын
Allaha ha unaxariiso cabdi tahliil
@bashman345
@bashman345 8 ай бұрын
Udgoon raysku ma waayo
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 Жыл бұрын
ABAHA JACAYLKA WAA AXMAD SALEEMAN BADE 42 RIWAAYADOOD AYUUU SAMEEYAY OO KUMAAKUM HEESOOD KUJIRAAN TEXTAALKOODA ISAGA UUGURIWAAYADO BADAN DHAMANBA ABWAANADA
@Galeyrmedia01
@Galeyrmedia01 2 жыл бұрын
onkod roo ka madaayo Ana taaha madaayo ragga taa ma ilaawo jeceel oodrogan maayo on hilaac bi in maayo ciidan weerar madaayo
@mahdimaxamed479
@mahdimaxamed479 Жыл бұрын
Mahdi maxamed
@ismailmuxumadgabow6150
@ismailmuxumadgabow6150 Жыл бұрын
Ok
@SaidRoble-c6r
@SaidRoble-c6r 6 ай бұрын
Mashaa❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅
@Canada-1958
@Canada-1958 2 жыл бұрын
Coincidentally I was AUN CABDI TAHLIL'S Dr. In Mogadishu 2004 and 2008 in Hargeisa,respectively 🇸🇴🙏
@ArwaaxyareArwaaxyare
@ArwaaxyareArwaaxyare Жыл бұрын
Lijan lijanow
@MaxamuudMacalinxasan-vx6bh
@MaxamuudMacalinxasan-vx6bh 4 ай бұрын
❤❤
@cabdiqaadir2693
@cabdiqaadir2693 2 жыл бұрын
Okod roobku madaayo
@kingrahiim4439
@kingrahiim4439 Жыл бұрын
4. 10. 22
@ismailmuxumadgabow6150
@ismailmuxumadgabow6150 Жыл бұрын
Amiin
@حياتعادل
@حياتعادل 3 ай бұрын
Www
@maxamed104
@maxamed104 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂
@MaxamuudMacalinxasan-vx6bh
@MaxamuudMacalinxasan-vx6bh 4 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@MukhtarCabdi-mp4ie
@MukhtarCabdi-mp4ie 11 ай бұрын
🥰🤩
@imanmahad4542
@imanmahad4542 2 жыл бұрын
Baxsan
@BocorBocor-ly7xf
@BocorBocor-ly7xf Жыл бұрын
NiiNiikeke
@mohmedcabdi1432
@mohmedcabdi1432 2 жыл бұрын
Okok
@daauudxuseyn6351
@daauudxuseyn6351 2 жыл бұрын
Mmustaf
@quruxkudhiiglefans6407
@quruxkudhiiglefans6407 2 жыл бұрын
P
@mohmedcabdi1432
@mohmedcabdi1432 2 жыл бұрын
Ok
@maxamed104
@maxamed104 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂
@XalwoCiid
@XalwoCiid Жыл бұрын
@maxamed104
@maxamed104 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,3 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 5 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,2 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 84 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Sahra Axmed Jamac Ha Ragaadin Talade
6:59
Mohammed Abdi Sigale
Рет қаралды 610 М.
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 528 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 345 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 178 М.
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Xasan Aadan Hees Bulshayahay Ma Nabad baa Kaban Lyrics
7:31
Rashiid Boss
Рет қаралды 577 М.
Shinbiryahow Ma Duushaa
7:18
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 77 М.
GABROW VS HEESTII YAANA JABIN DARAADAA__ ( QARAAMI)
9:07
khadiir____qaraami 🎻
Рет қаралды 320 М.