Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics

  Рет қаралды 1,263,550

SIR YAASKA

SIR YAASKA

3 жыл бұрын

Пікірлер: 187
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Eryadii. Abwaan xasan jaceyl. Codkii & laxank Cabdi tahliil warsame. Rabbi ha u naxariisto labadooduba xanuuno daashaday ayey u geeriyoodeen. Ilaahoow danbi dhaaf uga dhig.
@Ifraqxcabdi
@Ifraqxcabdi 8 ай бұрын
Wan iska ilmeyaa markan qisadeyda iyo heeskan sidey isku ledahay an arkay😭😭😭soomali waligeed qabiil aya dilaya😭hadaa ka dhalatay soomal dooqagag ma jclan kartid❤ 😭😭😭💔
@muxammedxassan2567
@muxammedxassan2567 2 ай бұрын
Haa wllhi dhaqan xun baynu leenahy,sorry wlalo😢.
@daljir1176
@daljir1176 2 ай бұрын
Abwaan xasan mohamed-xasan jaceyl waa nin habargidir ah gaar ahan cayr kanna soo jeeddo dhusamareeb kunna dhashay. Waan abwaan ka leh heesta ugaaso uu qaado abdi tahlil warsame. Alle ha unaxariisto la badood way naga hooseyan
@sayidka6911
@sayidka6911 2 ай бұрын
Qabiilkiisa maxaad u sheegeysaa? Waa abwaan qaran, waa fanaan heesa, waa musigiiste, waa wariye, allaha u naxariisto nin qabiil maaheyn, qabiil haddii uu wax Tarayo markii uu ku sakaraaadayay nairobi ee xubnihiisa midba mar la jarayay ayey wax tari lahaayeen, kaliya wariyayaasha ayaa soo booqan jiray.
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 Ай бұрын
Nio hees waxaa jirta la dhaho afmalab uurkana mariiid ee bk iyo inankale qaadaan taasna asagaa lahaa
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
heesihiisu way badan yihiin, waaxse ugu caansan hees ay binti cumar ay qaado ee, Waligeey intaan jiraye adigaan wanaag iyo warsan kugu akhrinayee, iyo Heesta waa howl aduunyee may hiilineysaa, ee C/qaadir jubba qaado Heesihiisa inta badan isagaa qaadi jiray allaha u naxariisto.
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 Жыл бұрын
Bas dhexdii 16-sep-2022 Malin jimce ah... Xafadi an kusii socdo Xab xab ayan u wada hoyaday mcn❤ Aabahayna kabo cusub ayan u wada...❤ Kuligod alle hay daaye...... Kaliya wxa iga dhimani waa xaas ama gabadh aan guursado oon iyadana hadyad u keeno From hargeisa
@elias2559
@elias2559 Жыл бұрын
Allaha ku siiyo inta dhiman ee xaas ka ah (ilyas 12.12.2022)
@elias2559
@elias2559 Жыл бұрын
Qaraamiga ha laga war hayo 12.12.2022
@ugaasaxmedwarsame9582
@ugaasaxmedwarsame9582 Жыл бұрын
Asc@@elias2559
@muuminalmugadish3233
@muuminalmugadish3233 Жыл бұрын
amaal daraneey
@jamilaabdirashid6858
@jamilaabdirashid6858 Жыл бұрын
Wll gursataya😂
@user-nm5oc2mb2b
@user-nm5oc2mb2b 5 ай бұрын
Heestani waa heesta aan ugu jeclahay fanka soomalida mid hore iyo mid danba caawa iyadaa iibaxaysa madamaa ay jacayl kaygii cidla igaga dhaqaaqday anigoo jecel lakin waxan leeyay anigu kaa aarsanmayee illah baan talada saartay ❤ taariikh du waa 31/1/2024 hapen khamisa Saacadu waa 8:00 fiidnimo 🎉
@Maxamedcabdi-cf7rj
@Maxamedcabdi-cf7rj 2 ай бұрын
😊😊😊s
@karamoige5268
@karamoige5268 4 ай бұрын
What a amazing song.! Old is gold AHUN Abdi tahliil warsame. Markaan kulahaa Ugaasooy, Ujeedo fog baan lahaa. Still listining 26/02/2024.🎻👏
@IbraahimAadan-rg9wp
@IbraahimAadan-rg9wp 9 ай бұрын
Heestan caawa waxan ku sharaxay zhptay xasus ayeyna ii leedaha 24/10/2023 😢😢😢😢😢😢😢
@nasiibhassandubad5715
@nasiibhassandubad5715 Жыл бұрын
Waa sabti casar liiq ah waxan nahy aniga iyo xaskyga bas ah xab xab ayey cunysa oridayda Ana kolba afkay ii galisaa Wana isku xanaqsanhy heskan ayan Sii qiro leh ula qadaya ayada ma taqano lkn aad ban uga dhadhiciyay 😩 haski marku dhamady ayey ohin afka furaty halkas ayana laigu raali galiyay 🥺 Saturday". Julay 15 From wajiwaji ✌️
@ABDIAZIZHUSSEIN-ve2dq
@ABDIAZIZHUSSEIN-ve2dq 3 ай бұрын
Julay ma aha wa july😂
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Jacayl aayatiinle baan abuurnoo waad ogaydoo intaan udubkiisii muday baan ilaashoo waan adkeeyo abaydin sidii udhowree. Alle yrxm legend tahliil fannaan wayn
@cumarsalaad1316
@cumarsalaad1316 9 ай бұрын
Friday 29 September waa xili maqriba waxàn dalka Angola 🇦🇴 hotel Ayaan jiifaa siqiira Leh Ayaan ula qaadayaa keligey baa tumamaya ❤❤❤❤❤meel walba oo aad joogto farxad Ayaan kuu rajeynayaa
@muslimoxaaji2102
@muslimoxaaji2102 3 ай бұрын
❤❤❤
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Jacayl aayatiin lehbaan Abuurnoo waad ogayd Intaan udubkiisii mudaybaan Ilaashoo waan adkeeyey
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Ogaal baa marqaati fiican Eexana waa laga taagaa Imaankaa lagu dagaa Allah unaxristo abwaanka Iyo fananka 😢😢
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 5 ай бұрын
Luuqda Cabdi tahliil warsame waa Dhif & naadir (Unique & Rare) ; waxaa u sii dheer hees oo loo hagar baxay sida:- Erayada, Musiga, Laxanka lagu ladhay Luuqada faseexa ee ina tahliil warsame.
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 5 ай бұрын
Tahahliil waa run Unique buu ahaa codkiisu Waaa ninka Tubeeec yiri ninkaasaan arkay nin iga cod macn, waliba markii boqorka codka loo caleemo saarayey tubeec waa ninka inuu ka qaado uu ka baqi jiray sida tubeec laga soo wariyey. Allaah yaa raxma cabdi tahliil laxan iyo kaban cajiiba ayu lahaa 💯
@mohahusein3929
@mohahusein3929 Жыл бұрын
dec/22 anoo jamacad u socda qurbo joog maweeladiisu waa ereyadaa dhadhamaya ...kabana darane xasusuhu kuu dheeri dhe🫧🙆‍♂️
@yuusuffardoley8994
@yuusuffardoley8994 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo cabditahliil warsame🤲
@mukhtaarmaaro6247
@mukhtaarmaaro6247 Ай бұрын
Amaanada dhawrlahaa Heestan caawa ayaan dib u dhagaysanayaa Iyadoo aan garabkayga la wayay xaaskaygii aan jeclaa oo igaga tagtay cidlo13/12 2021 Cawana oo ay taarikhdu tahay 17/06/2024 Markalan tabayaaa
@walaalayman1071
@walaalayman1071 2 жыл бұрын
Waxa jognaa aduunyo ma fahmin lagu heesayo aloow alle
@inahuseen2409
@inahuseen2409 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto amiin yaa rabbi
@cabdinasiir6705
@cabdinasiir6705 2 жыл бұрын
Iíoooíypouioooìoooouyuo
@moubareikirir2253
@moubareikirir2253 2 жыл бұрын
amin allah naxaristo
@Xiddigaha.sporst.clup.xingalol
@Xiddigaha.sporst.clup.xingalol Жыл бұрын
Halkaas iska sax zxb anaa heesaha ruug caddaa ku ah e Halkaas "Abaydin sidii u dhowree"
@abdilaahidhako222
@abdilaahidhako222 Жыл бұрын
Abaydin waa rajo ama agoon abaydin sidii udhawroo agoon sidii udhowr macnihii agoonka sida loo koolkooliyo udhawr
@abdallahassan8799
@abdallahassan8799 18 сағат бұрын
2024/July ayaan dhageysanayaa alla maxaan si dhab ah wax u jeclaaday balse qalbi jab badan igu dhacay😢
@maymuncadar4445
@maymuncadar4445 8 ай бұрын
Markuu Intifaacsi joogo😫 Maxaa uur xumada keeny💔😰.
@user-sl8iy4fv1c
@user-sl8iy4fv1c 8 ай бұрын
17 Nov 2023 habeen jimce sacada waa 2,11 habeenimo caawa heestan waa markii 15aad een dhaagaysanayo ,, aniga shhan sanno ka hor dhaawac daran baa nolosha iga soo gaadhay shan sanno wax farxad ahh maan helin muruh uun ku jiray lkn maalmihii u dambeeyay qof ayaa noloshayda kusoo biiray bil aan idhaahdo farxad waan ka bixi laahay walaahi inaan dib u dhashtay baan isku malaynayaa ilaahay igama fogeeyo qofkaaas farxadda intaas leeg isiiyay ilaahay calaf ha iigu daro. Heestan Tiktok baan ka arkay waa iska jeclaysanayaa inaan dhagaysto.
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 6 ай бұрын
Nasiib wanaagsan wl
@yacquubabdi9401
@yacquubabdi9401 Жыл бұрын
Wakhti wuu is dabah socdah 21march 2023 hargeisa ex cantrol😢❤😮
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Жыл бұрын
2023 May 27 Habeen sabdi ah Anigo fiirsanayo ciyaar Uu dhaxeysa Inter Milan vs atalanta🙌🤣
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Ugaaso waa eedaday tolow heesta ma iyada loo qaaday Lool😅
@hamzeabdillahi8481
@hamzeabdillahi8481 Жыл бұрын
7
@maxedwali3567
@maxedwali3567 Жыл бұрын
Heestaa naag warsabgali ah ayaa loo qaaday
@abdikadirnoor2288
@abdikadirnoor2288 Ай бұрын
21/06/2024 Markuu ubixii isgaadhey Markuu intifaacsi joogo Maxa uurxumada keenay😢.
@yuusufshaafi2273
@yuusufshaafi2273 2 жыл бұрын
Ilaahayow inaxariiso aamiin yaa rabbi
@mahadadanxasan1545
@mahadadanxasan1545 2 жыл бұрын
Waa wax iro ayuaa ka hadli heusa heesta Allah ha u naxristo cabdi tahliil
@sayidmohamed2067
@sayidmohamed2067 Жыл бұрын
Aamin
@hassenhero1745
@hassenhero1745 4 ай бұрын
2024 from France 🇫🇷 🙌
@abdullahiugaasabdirahman7983
@abdullahiugaasabdirahman7983 2 жыл бұрын
Hesso waa heesihiii hore
@cumarmuqatar9156
@cumarmuqatar9156 2 жыл бұрын
Allh unaxriisto Cabdi tahliil 😭😭
@kunka605
@kunka605 2 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto legend Cabdi tahliil Warsame.
@siryaaska1187
@siryaaska1187 2 жыл бұрын
Mahad sanid bro amin alle ha u naxariisto
@mahamadabdisiyaad1427
@mahamadabdisiyaad1427 2 жыл бұрын
13
@mahamadabdisiyaad1427
@mahamadabdisiyaad1427 2 жыл бұрын
77
@dheereyshaafi8454
@dheereyshaafi8454 4 ай бұрын
2024 qisadeyda sheegid laguma fahmaayo 😢 xanunkeedana aniga unbaaa fahmi karo 😢 jecelkana ma aqaano waxaan ku caaayo 😢
@user-yo9fm6ro8e
@user-yo9fm6ro8e 5 күн бұрын
Sharax guud naga sii lbx raga love ku waa wada hayaa kala se liitaye 😂
@hoodohappy6608
@hoodohappy6608 7 ай бұрын
Heesta tik tok kaso raacay hadaad iga danbayso like 😂❤
@sakiabdurrahman2819
@sakiabdurrahman2819 3 ай бұрын
Abaydin weeyaan habaylin maaha
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 5 ай бұрын
Eesh calaa waayo waayo 🎵🎻🎺🎻🥁❤
@tigerjr8425
@tigerjr8425 Жыл бұрын
Irmaankeeda godlane Aagaamo culaan laha🥺
@mohamedarab7999
@mohamedarab7999 Жыл бұрын
Maxa laka wada
@issedufle
@issedufle Жыл бұрын
Waxa loo jeeda. Xoolo markeey godladan haamaha la sii cusha si caanaha laga maalo loogu dhubo
@ahmedmohamud7795
@ahmedmohamud7795 2 жыл бұрын
Ilhy ha unaxariisto cabdi tahliil warsame
@AyaanleHaaji
@AyaanleHaaji 3 күн бұрын
Ogaalba marqaati fiican Eexana waa lava tagaa Imaanka lagu dagaa
@SahalMohamud-wp7lq
@SahalMohamud-wp7lq Жыл бұрын
Wa uxiisey carurnimadeydi wa xasusta waxa aha qof farxad badan .. cuqdad naxtin aqon ..cidna dulmiyin asna ladulmiyin 😰😰😭😭😭😭
@xusencabdicali4240
@xusencabdicali4240 2 ай бұрын
Walhi waa hees aad iyo aad dadka qar utabaneysa
@ZackihOmmer
@ZackihOmmer 23 күн бұрын
Marku ubixii is gaadhay Markuu intifaacsi joogo Maxa uur xumada keenay😢😢 Ethileyyyyyyy from hargeisa like zaar hadad iga danpaYzoH wll😮
@AhmedOgadeen-pd3yx
@AhmedOgadeen-pd3yx 4 ай бұрын
2024 dhagysnayaaa
@najmaXamse-ne8rj
@najmaXamse-ne8rj 6 ай бұрын
Old is gold song❤
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 2 жыл бұрын
*Abaydin sidii u dhawree! ✅
@user-ct2xi8bz1b
@user-ct2xi8bz1b Жыл бұрын
Allah U Naxairsto Abdi Tahliil 😢😢
@mahdiamiirulquluub4116
@mahdiamiirulquluub4116 3 ай бұрын
Axyaa hees lkn kan lyricska erayada qayb badan baad si khaldan uqortay
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 ай бұрын
Ereyadii adeerjeey abwaan xasan jacayl
@Hanad-Abdi
@Hanad-Abdi Ай бұрын
Dad waa dadki hore aun abditahlil 😢
@mohamedabdilahi2563
@mohamedabdilahi2563 Жыл бұрын
Tani Hees maaha Ee way dhaaftay Heez
@maxamedyare761
@maxamedyare761 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo cabdi tahliil
@iqroabdi8156
@iqroabdi8156 Ай бұрын
Alla yaa raxma cabdi tahliil warsame
@mudugboyofficial5843
@mudugboyofficial5843 Жыл бұрын
Abnay maaha waa ablay toorey laga wadaa
@user-wj4cw5wo9s
@user-wj4cw5wo9s 5 ай бұрын
2/9/2024 heesta waxan dhageysana bosaaso xafada m fadumo sacada 7:24 malin jimca ah😢😢
@najiibxasan8438
@najiibxasan8438 5 ай бұрын
Alla heestan markan maqlo mxy xasuus i galisaa😢💔ilhy adaam ku tala saaranay
@LiilovePro
@LiilovePro Жыл бұрын
Old is gold
@sadaamnuurxasan686
@sadaamnuurxasan686 Жыл бұрын
Intaan udubkiisa mooday baan adkeyo waan ilaasho❤❤❤
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 2 жыл бұрын
Qofka heestan lyrics ka usameeye runti waw iskaga falaadaye ila taha waayo said ayey uqaldantaha mana ficna wax qaldan in bulshada loose gudbiyo sugantenu wa hodan iyo afkenu Waxan umalynaa Astana ayaa sameyse lyrics ka heeso badan o sidan cml ay ugu ciyaaren arkaye
@user-ve1kw2nz6e
@user-ve1kw2nz6e 11 ай бұрын
Aad iyo Aad waa Lagu Ciyaaray heesta
@CrashiidCarab-te6zn
@CrashiidCarab-te6zn 9 ай бұрын
Oh good voice and golden hands
@JowharFilms
@JowharFilms Жыл бұрын
Hees shidan iga dheh❤❤😊
@catodev
@catodev Жыл бұрын
Naftaa mahan ee waa nabsaa
@mohamettahmett2283
@mohamettahmett2283 Жыл бұрын
Still listening🍹
@saadaqdiidii6898
@saadaqdiidii6898 5 ай бұрын
Friday 16/2/2024 ani io zxpkei mohamed Aadan apdi guuled markii aan qadaYnaY ayaan ku tuuranaY heestii aan jeclaY ugaas. Cabdi tahliil Yar xamukallah 😢
@user-nd8du2ft5t
@user-nd8du2ft5t 4 ай бұрын
Old is gold ugaaso 😮
@najibsirat6441
@najibsirat6441 Жыл бұрын
That is nice songs.
@YuusufNuur-ur9nu
@YuusufNuur-ur9nu 2 ай бұрын
Isniin 29 4 2024 Duhur xaafada joogaa Final exam iskudiyaarinaya ilhay ufudedey ardayda Fprm two i.a me❤❤
@YuusufNuur-ur9nu
@YuusufNuur-ur9nu Ай бұрын
Jimce 14 6 2024 weekend hedda Waan baasay imtixanki form one by by form two noqday
@somalisoccer6397
@somalisoccer6397 2 жыл бұрын
Lyriska hala saxo Ilowsha dhawe nafsaa not nafta... And other errors exist Hadad commenttigayyga akhrinayysok sarkaal subscribe ..
@ahmedmuseahmedmuse2492
@ahmedmuseahmedmuse2492 2 жыл бұрын
Caadi mahan
@dekanadifhassan6196
@dekanadifhassan6196 Жыл бұрын
I've noticed the same
@abdiwaliranle4022
@abdiwaliranle4022 2 жыл бұрын
old is gold
@user-eu3qw9gz9c
@user-eu3qw9gz9c 5 ай бұрын
Ugaado Best music 🎶❤
@fatimaabdi9905
@fatimaabdi9905 2 жыл бұрын
Alle ya arxam
@siryaaska1187
@siryaaska1187 Жыл бұрын
Mahad sanid in badan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Abley loogu sahanayaa weeye mxaa toorray loogula baxay weeye
@JAY.4040
@JAY.4040 2 жыл бұрын
Qofka Qoraalka Qoray Heestaba ma fahansana aan Kusaxo waxuu leeyahay Markaan kulahaa ugaasoo ujeedo fog baan lahaa Afeefo dantaan lahaa. Secondly Maxaa Oridaan Ninkeedi Ableey loogu sohanayaa yoo waliba Asaraar ku guul iyo aniga eed ii xanbaarshay Waa sidaa brother be careful
@hayaanhotel1634
@hayaanhotel1634 2 жыл бұрын
bro adi xitaa aan kusaxo waa asaraar ku duul ee maahan asaraar ku guul
@JAY.4040
@JAY.4040 2 жыл бұрын
@@hayaanhotel1634 Maya Sxb Asraar mataqaan horto Marka la micneeyo waxa eey tahay ?? Hadii aad iisheegto micnaheeda Waan kaa qaadanayaa in aad isaxdo
@xamdanpubg5666
@xamdanpubg5666 2 жыл бұрын
@@JAY.4040 kibir baa laga wadaa ayaan filaya macalin
@mohamedabdilahi2563
@mohamedabdilahi2563 Жыл бұрын
waasa maye
@JAY.4040
@JAY.4040 Жыл бұрын
@@xamdanpubg5666 Maya Sxb maadan garan ee soo ogoow
@Updykareim
@Updykareim 2 ай бұрын
Still 2024 may 7 ❤
@hamseabdullahi2992
@hamseabdullahi2992 2 ай бұрын
May 7th
@abdiwaliadenhiir9741
@abdiwaliadenhiir9741 2 жыл бұрын
irmaankeeda godlane agaamo cuulaan lahaa weeye
@suleimanahmed5366
@suleimanahmed5366 Жыл бұрын
UGAASO BEST VOICE ❤
@MssmaryanGirlArmyy-et7wz
@MssmaryanGirlArmyy-et7wz 2 күн бұрын
Ala magaceyga ugaaso ❤🫡🔥🎀
@abduqadirnoureyow6566
@abduqadirnoureyow6566 Жыл бұрын
The legend
@apdishakur9185
@apdishakur9185 7 ай бұрын
SOUTH AFRICA CAPE TOWN isniin 2:38 t 11/12/2023ruck ayaam saaranahy alla maxay heesta waayo leedahag
@hayaanhotel1634
@hayaanhotel1634 2 жыл бұрын
markey oomane ku guushay waaye irmaan keedaa godlane godlane waaye
@user-xm2of2hp8x
@user-xm2of2hp8x Ай бұрын
Lyrics sidii saxda ahayd looma soo qorin
@aliolow7663
@aliolow7663 2 ай бұрын
Abaal daraneey hadaad * ujeedo xinkaa u guuxday Iloowsho dhaweey nabsaa * dhexdeena ka ooganoo Waxayba cuqubo raacdo * anigu kaa aarsan maayee * illaah baan talada saartay
@FulkiMaxamuod
@FulkiMaxamuod 2 ай бұрын
GB Tv❤❤
@GaNeY.
@GaNeY. Жыл бұрын
Fv song 2023❤
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Жыл бұрын
2023💔🙌🙌🙌
@nuurmohamed2284
@nuurmohamed2284 2 жыл бұрын
Abnay ma aha ee waa Ableey waxaana laga wada tooreey
@siryaaska1187
@siryaaska1187 2 жыл бұрын
Waa mahad santahay walal waan saxayna khaladka
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Qrmi is my fv
@abdirihmaanjuniorfred47
@abdirihmaanjuniorfred47 9 ай бұрын
16/10/2023 kampla hben isniin ah cashaan karinayaaaa baasto makanoooni iskaaabulo😅
@najiibboss7364
@najiibboss7364 2 жыл бұрын
Cabdi tahliil
@jaalesiyaadukliverpool4287
@jaalesiyaadukliverpool4287 Жыл бұрын
Best song
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Жыл бұрын
2023 hellow🙌
@hassanwanaga8627
@hassanwanaga8627 2 жыл бұрын
Gifted and talented
@XamdiAbdi-zm5if
@XamdiAbdi-zm5if 3 ай бұрын
Cabdi taxali❤❤❤❤
@FatxiCarab-oe1no
@FatxiCarab-oe1no 4 ай бұрын
Heestan dib ha loo qaado
@asaharnuradin358
@asaharnuradin358 2 жыл бұрын
Hi
@hanicali2235
@hanicali2235 2 жыл бұрын
Wooow
@mohamedabdallah3558
@mohamedabdallah3558 Жыл бұрын
Ehe he hee heeee👍😁
@faisanalka6090
@faisanalka6090 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@zamzamcqaadir5305
@zamzamcqaadir5305 4 ай бұрын
2024😮❤
@ugaasomuhyadiinmohamed1051
@ugaasomuhyadiinmohamed1051 2 жыл бұрын
Ugaaso
@maryanaxmed2075
@maryanaxmed2075 10 ай бұрын
2023 🤩🤩
@sayidmohamed2067
@sayidmohamed2067 Жыл бұрын
Hees iga dhe
@ayaanleawxassanmagan8829
@ayaanleawxassanmagan8829 Жыл бұрын
UGaaso
@abdifatahdahir9112
@abdifatahdahir9112 4 ай бұрын
5/mar/2024 talaado ❤❤❤
@drshindanouh4389
@drshindanouh4389 7 ай бұрын
Lyrics ka iska sax wllo
Cabdi Tahliil Hees Qaraami Onkod roobkama Daayo 0fficial
6:46
Ayaan Bella
Рет қаралды 709 М.
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 257 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 503 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Sida Faras Bulaalo
8:13
ZAKi VLOGS
Рет қаралды 534 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН