ALLAH IRHAMO L'UNE DES PLUS GRANDE FIGURE ARTISTIQUE COMPOSITEUR DE LA. CHANSON SOMALIENNE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mahamadyusufjama610811 күн бұрын
Tu parles de la femme comment s appelle t Elle?
@FarhiaismailMohamud-z4y29 күн бұрын
Thank you brother caweska dalmar fanka borka ka jafta kaga mahad helina aun cabdi tahlil
@caweyskadalmar28 күн бұрын
Aamin, walaal adiga muddan in badan.
@AxmedMahmed-j5b8 ай бұрын
Ilaahoow waa bishii barameysneyd ee ramadaan dambigiisa dhaaf cabdi tahlil warsame aamin
@caweyskadalmar8 ай бұрын
Aamin
@fadxijano93648 ай бұрын
Aamiin isaga iyo waxii muslima
@ahmedosman5802 Жыл бұрын
Anuunyooy xalkaaa ba Cabditahdiil xanuun ayuu muqdisho u jiifay mudo 20 sano waanu u dhintay aakhirkii alaah how naxariisto Muxuu soo ciyaaro dhamaystay Heer buu gaadhay uu miska ka jaaso Balse rabbi ayaa khadaray inuu dàyac iyo daryeel la,aan u dhinto
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@FarhiaismailMohamud-z4y29 күн бұрын
😂😂😂😂😂 mudo badan sarir jif aha dowlada wax u qaban laheyd wa la dumiyay kacanka somaliyed ya wax u qabana atore badiyo wareriso everything nagu xirayo xukun ka isku bedelo fanan iyo waxu shegi ma yaqanan
@abukarali35582 ай бұрын
Jaaskiisu xataa alaabbu ahaa. Dadki hore quality bay lahayeen oo dad waxay qabanayaan yaqan bay ahayeen. Isdhexyaacan ma ahayn noloshu
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347Ай бұрын
AAX MAXAA WAX INAGA LUMAY SAMIRKAAN MICIIN BIDAY INTII DHIMATAY ALLAAH HA U NAXARIISTO BRO🇸🇴👍
@xuseendhangub97044 жыл бұрын
illahay janatul fardow ha warabiy cabdi tahliil warsame waxa u Ahaa fanan Qaran oo le cod macan wuxu Ahaa fanan xarago badana lkn inanta la heseyso magacedu waa tuma illahayow u Naxaristo Amin Amin Amin
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamiin
@haybe75 жыл бұрын
Heetan Talantaaliga ayaan in badan ku doonay oo dhawaan ayaan channel-kan @Caweyska Dalmar ka helay and didn't stop listening to since.. Wali waan wadaa 08/06/2019 BIG THANKS SXB CAWAYSKA DALMAR.
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
Walaal adiga muddan,
@cabdiraxmaanyare46655 жыл бұрын
@@caweyskadalmar miyaad haysaa tolow hees ay wada qaadaan isla labadan fanaan erayada heestana ay ka mid ahaayeen Ma ogtahay jacaylku Aan kaa jaahil bixiyee Inuu yahay toddoba jaad saddex waa jin iyo jaan waana jaahil xoogsaday juuqna looma odhan karo bal heestaa meel ku sheeg keydka Radio Hargeisa mooyee youtube waan ka waayay
Waad mahadsantahay sxb caweyska dalmar waxaan ku raja weynahay la tshi badan adigoo samaynaya sida nabadraadshe oo kale oo aad weydiin doonto inaad ku soo guulaysato heestaa
@caweyskadalmar7 жыл бұрын
Abdikadir Abdillahi InshaAllah waan raadin. Inkastoo baryahaa muddan Nabadraadshe aanan channel ka waayey. Balse wali heli. Gabadh Cadaan mareykan oo professor ah luqada af soomaliga ayaa ii sheegtay in jaamacad mareykan ku samaynayo heesihii hore Somalida digitized or improve sound.
@godeymedia12764 жыл бұрын
Waayo waayo barisamaadkii Somalidii xaqa ahayd
@munirmunir85864 жыл бұрын
Listening during this lockdown 2020 abdi tahlil warsame allaha unaxiristo kuwasici qabriga.#Tawane
Walaal wakhti hore baan isticmaali jiray editing software fiicneyn oo adkayd sida loo badelo, qaritaankla waxaan ku qarin jiray ETV aan horteed duubi jiray intaanan helin RTD, daawo kuwa danbe aan soo galiyey logo RTD ma qariyo waxaan ba ku xigasho RTD eeg kan maanta soo galiyey kzbin.info/www/bejne/mKfQm61piLGlndk iyo wixii ka horeeyey 2017
@djibcable35292 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Mahadsanid walaal. Waa run lama badali karo videoga. Laakiin title iyo subtitle ka youtubeka aad ku xusi kartaa copyright.
@caweyskadalmar2 жыл бұрын
Waan ku qoray RTD Recording
@djibcable35292 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mahadsanid walaal
@aligulled79585 жыл бұрын
Fadlan qoftan cabdi tahlil laqaada haysa yawaa balse haaa lishega
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
sxb lama garanayo, waxaan umelynaya gabadh reer Jabuuti ah waayo heesta Jabuuti baa lagu duubay
@abdikadirabdillahi91287 жыл бұрын
Caweyska dalmar marka hore salaan guud Marka xiga khabiir nabadraashe ma heshay
Wle here's iyo badh igadhe. Cabdi tahaliil iyo nimco nuur. ale haunaxariisto cabdi ano kuraya ayan maqli jiray heestan
@caweyskadalmar5 ай бұрын
Aamin
@abdisacad24825 жыл бұрын
Heestan waxaa alifey axmed aw xasasn shide
@abdifatahhirsidheere13914 жыл бұрын
Alle haku naxariiso
@caweyskadalmar4 жыл бұрын
Aamin
@cilmibihi87453 жыл бұрын
Waa heeshii jacaylkii darayee uu u qaday maxamed cali kariye shankaroon waa jacayl dhaba heestani heesaha kariye badankoodu shankaroon bay ku saabsanyihiin iyo jacaylkii uu ladawakhay
@caweyskadalmar3 жыл бұрын
Waa cajiib labadaba jaar baanu ahayn. Inkastoo ihn Maxamed Cali Kaariye noo dhow as oo guriga nagu xige ku jiray, Shankaroona ku jirtay guryaha waaberi. Ma hubo inay isla wakhti ay ahayd. Waa 1970s. Shankaroon xaafaayday iman jirtay dhamaadkii 1970s.