Qalanjo iyo Samatar YouTube

  Рет қаралды 703,521

Abdi wahab

Abdi wahab

12 жыл бұрын

Пікірлер: 112
@nasriinamagan5738
@nasriinamagan5738 Жыл бұрын
Old is gold wlhi anoo dalan hestan ku nasanaa hasan adan samatar alle haku daysto ader
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Khadiijo Qalanjo maxay qalanjo quruxley ah aheyd waagas mashaa allah😊
@abdulmalikyussuf497
@abdulmalikyussuf497 Жыл бұрын
What I like about old Somali songs is that they sing by natural voice without adding salts and they carry good messages poetically. Been listening since childhood and now jumping from 2022 to 2023 listening to them. Samatar, Shay Mire, Farah Murtile, Hibo Nura and many others are my favorite.
@Abdi-pl1zx
@Abdi-pl1zx 3 ай бұрын
Its funny that you are talking to the somalis with wrong tongue 😂😂😂😂
@XMan-qu5kl
@XMan-qu5kl 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 is a great country may Allah make it powerful
@Star-wh9lc
@Star-wh9lc 2 жыл бұрын
Ha Ha 30 years 😡in darkness hunger and sicknes all somalia is evil 😝
@nadiyaahmed1394
@nadiyaahmed1394 Жыл бұрын
Amiin Amiin yaarabi
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 Ай бұрын
Amiin ya rabi
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Erayada heesta waxaa lahaaa AHU maxamad cali kaariye riwaayadii Sidaa maysku qabnaa mise waan qarsanaa 1974
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
Midkamida heesaha ugu fiicn somalida abid❤️ ano yar ba dhagaysty
@axmednuurmaxamed8905
@axmednuurmaxamed8905 3 жыл бұрын
ale ha unaxariistee waxaa lahaa abwaan maxamed cali kaariye aabihii jacayl ka
@aadancambe7079
@aadancambe7079 10 ай бұрын
mid kamid ah kuwa ugu wanaagsan heesaha somalida waa lagu fara yaraystay dhinac walba xagga ereyo laxamka muusiga codka halaasiga ah🎉🎉❤
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
#LyricsSongSoohorCaashaqa #HassanAadan Naftayda waan Kuu huri Lahaa Hantina kaa bixin Lahaa Hagar kuuma quudheen Halistaad i gosiyo Halkaad igaga taalee Hawaa dhalisa Caashaqa eey Hiyigu raac Heddbaa keenta Geerida eey Ku hor timaad Raga iyo haweenkuba Midna haybad ma yeeshee Ka kaloon Lahaynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hoobeeyooy Soo hor caashaqa Aan heshiinee. #KhadiijoQalanjo Dhankayga waan kaa Hanan Lahaa Haween u roon Kuu noqon Lahaa Hawo guur ma diideen Hadaan hubo dhankaagee Hadaad hagar baxaysee Habeen keliya Caashaqu yeey Ma hirgalo Haye kuma fulaayee Horta baro Ragga iyo haweenkuba Waxay haybad ku yeeshaan Habsamaanta guurkee Meeloo huro Oon horseed wadin Looma haadsho Way hawirantaa Hoobeeyooy Haki caashaqa Aa haa haaaaa Yuu habaabine. #HassanAadan Jacaylka waan KuLa habayn lahaa Hiilna kuu noqon Lahaa Hawl kuguma dhaafeen Adigoo haraad qaba habeen Kaama seexdeen Hamaa keenta caashaqa eey Halacsiga huqbaa keenta Hibashada eey nabar hore Ragga iyo haweenkuba Midna haybad ma yeeshee Ka kaloon Lahaynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hoobeeyooy Soo hor caashaqa Aaa haa haa haaa Aan aan heshiinee #KhadiijoQalanjo Hawd geed laa Lagu soo hirtaa Hareeri dooglaa La hadhsadaa Haradoo biyowdaa Dadku ka haqab beelaa Kaliil beeshu hayaantee Horraad jar uga tuurteen Hablood ugu hoddeen Hadimiyo Lugooyaad Badaan kaga hadhaan Ragga iyo haweenkuba Waxay haybad ku yeeshaan Habsamaanta guurkee Meeloo hurro Oon horseed wadin Looma haadsho Way hawirantaa Hoobeeyooy Haki caashaqa Yuu habaabine --------------END. Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah heesaha ugu macaan ama ugu qaalisan heesaha talantaaliga Guud ahaan Carro Eddeg si khaas ah waa heesaha aan aadka u xiiseeyo-: Heestani waxay ka qayb ahayd ama ku jirtay Riwaayadii Caanka ahayd ee SIDAA MAYSKU QABNAA Mise waan qasanaa Ee uu Curiyey, ama hal Abuurkeeda Lahaa, Abwaankii Weynaa Mu'alifkii Cilmiga iyo Jacaylka DR. AUN -Mohammed Ali Kaarie 1976. Heesta waxa Laxameeyey ama codka u sameeyey Ustaad Cabdiqaadir Muuse Luggey AHUN. Kabanka waxaan filayaa inuu Jiim Sheekh muumin garaacayo haddii aanu garaacayna Daa'uud ama Goobe midkood ayaa tumaya sidaan filayo walow aanan hubin. Xagga Coddadka ama Luuqda waxa inagu soo gaadhsiinaya Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Boqoradii Quruxda iyo Bilicda 👸 Khadiijo Mohamuud Qalanjo.
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Heestaan waa mucjiso somalidu weli fahmin turjumideeda waan soo bandhigi doonaa weliba halkan waayo waa hees muhiim ah micna weyn xambaarsan laakiin waa codsigiina inaan soo turjumo
@AminaCuisine692
@AminaCuisine692 Жыл бұрын
Keen dee walalo
@mohamedabdi2173
@mohamedabdi2173 Жыл бұрын
lasoo daqso sxb walal macaan
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Turjumo? Maxaad kawadaa af somali maaha miyaa?
@nishowadanisaak1060
@nishowadanisaak1060 4 ай бұрын
Sooturjun de waad soo daahide
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 5 ай бұрын
Xasan Aadam Samatar faananad walba oo uu la heeso magaceedu kor ayuu u kici jiray. waa halyey QARAN caqli qabiilna aanan aheyn waa nin maskax furan. kanada ayaan daris ku aheyn mar, hadase dalkii anigaa kaga soo hormaray oo Mogadishu shan iyo sano ka hor ayaan din ug u soo laabtay waxaan kaloo u hambalyeynayaa QALANJO in ay ka baxday fankii , yaraanteedi waa ay qurux badneyd
@hasandaahir309
@hasandaahir309 2 жыл бұрын
heesta waxan ku xasuusta jid ka u dhaxeeya laascanod iyo garoobe goor saacadu ahayd 2 habeenimo rakaab kiina wada seexday aniga iyo darawal ka oo kaliya camiranay gaadhiga
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 7 ай бұрын
Waxan ku dhageysan gurigeyga hargeysa sacadun waa 12 haben nimo
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice waa heestii soo hor caashaqa waa hore baan maqli jiray
@user-zs6jr6wx4b
@user-zs6jr6wx4b 10 ай бұрын
Jaceylka wan kula habeen laha waaah waah ❤
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Fanaankii lo holin waayey xasan aadan samatar hadhow bay odhan laylama hadlin doob hurdeey helay yaa salaam ereyadii AHUN maxamad cali kaariye
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Iyo fanaanadii quruxda u qaadey dalka soomaliya 1970kii Qadiija Mohamoud Qalanjo.
@ahmeddahiryaasin8558
@ahmeddahiryaasin8558 Жыл бұрын
Jacalka wan kula habanla hill na kunoqon laha❤
@rizack_jalato
@rizack_jalato Жыл бұрын
Hasan Adam samatar Nin fanka boos ku leh lagend
@mijirosmanbarud-ej5hq
@mijirosmanbarud-ej5hq Жыл бұрын
Științific socialism system held on somalia în 1980s regim of Siyad period were made this song when he said men and women are șame the poeter was very talented when he saying raga iyo haweenkuba midna haybad ma yeesho kan kaloon lahayne, then she saying her page. (meel aan loo hubin oon horseed wadan looma haajiro wey hawirantaa habka caashaqu yuu habaabin!
@qaraami_
@qaraami_ Жыл бұрын
2k23 🎧 Raga io Dumarka midna heyBaD ma yeezHen kan kloon La Heyn🤝
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Ragga iyo haweenkaba midna haybad ma yeesheen kan kloon lahaynninee hadhow bay oran la ima heesin la ilama hadlin doob hurda ihelay hobeeya soo hor caashaqa aan heshiinnee
@user-tl3lh8qw2o
@user-tl3lh8qw2o Жыл бұрын
Walee qalabka maansada heesaha qumbulada ah uma qubo dhugmo la,aan ereyedii maxamed cali kaariye
@xasancawaale9183
@xasancawaale9183 10 ай бұрын
My favourite song
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 2 ай бұрын
Khadiija qallanjo iyo xasan adan samatar waa laba habol oon kala dhicin erayadii aabigii jacaylka AHUN kaariye 1974 shirkii AOU ee muqdisho kadhacay qiso cajiiba ayey xambaarsantahay heestu
@kalashakistudio9071
@kalashakistudio9071 2 жыл бұрын
Ish qiyaasag waxaan ayaa hees la dhihi Karaa codka 💯.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waah waah ♥️♥️♥️♥️
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Xasuusa hargaysa axaxax
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Kaliil beeshu hayaantee
@user-ir4dr3dh1l
@user-ir4dr3dh1l 6 күн бұрын
Nice
@user-rw1ir3sg1h
@user-rw1ir3sg1h Ай бұрын
yaasameeyay heestan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIVE
@maxamedcalibulaybulay9088
@maxamedcalibulaybulay9088 3 жыл бұрын
The best songs of Somali good love be for long time
@qalanjoubeid4261
@qalanjoubeid4261 3 жыл бұрын
So mening full 🙂
@user-fv7jg5mw1k
@user-fv7jg5mw1k 8 ай бұрын
Lafihii hore sharfbeylahayen in lkastoy heesahu waxwacan ahen dadbaaba hada tubo raac ka dhigta oo dadkii wanagsanaa ceebeyey dadka iska khabta intina wanagsaney hadhow khof in tuu yirahdo fanaan baan ahey dad heeso ugu tubo raca dhibka Khofkasi keeno idinkoo dhan wuu idin sameynayaa
@saladabdiolad7082
@saladabdiolad7082 6 ай бұрын
Sadex jeer ayaan ku cesheday hees kan markaan dhegeystay tani waa heeso ee maaha hees qudha cajiib. 16/1/2024.
@xuseenhaybeibrahin-uo4uj
@xuseenhaybeibrahin-uo4uj 8 ай бұрын
Xasan adan samatar
@mubarikm.hassan5265
@mubarikm.hassan5265 2 жыл бұрын
Heeskani waxa ku jira midho culus ....wax isu sheeg iyo falcelin togan.....
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
Inbadan inbadan sooooooo dhawoow fariidatabeeey faraxsaneey farmcyaadhEey troonEey qaasatan hablaha facyaashay
@sucuudicumar9674
@sucuudicumar9674 Жыл бұрын
Axyaa hees barri samaadkii
@luctut17
@luctut17 4 жыл бұрын
indeed
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 3 ай бұрын
familyyyyyyy systems , yartayarta murwo dumaroo ya qatrooseeyqaraneey qiimobadancadceed 5 iftiinaay shamsooy dagan faridad facyaashey tarooneey samsameey 5batantanba totaly ya mashalahtabarataslah
@HousseinfourreWaadgalika-vc8ie
@HousseinfourreWaadgalika-vc8ie 2 ай бұрын
Samatar❤❤❤
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 4 жыл бұрын
Waa hees taariikhda gashay
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Bananey❤❤❤❤❤
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
SOMALIIYOOW, 2021, 16, 03.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIVES
@safiyamusewarsame4243
@safiyamusewarsame4243 Жыл бұрын
Thangs frAnce qalanjo
@mubashirsharuu8724
@mubashirsharuu8724 2 жыл бұрын
Hees aan jeclahay macalinka iyo poqorada fanka
@MukhtaarDhukre
@MukhtaarDhukre Жыл бұрын
Samata
@MukhtaarDhukre
@MukhtaarDhukre Жыл бұрын
Mukhtaar cali
@idleali2459
@idleali2459 Жыл бұрын
Ha qrbiin somalia
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
Yartaanaa tanaa qiimobadanqalajo yarEEEy dagan yarEey dumaroo cadayyareey gabadha lagufarxeeeey qatreeeeyqaraneey cadayyareey qiimobadan dumaroo ooriyarEeEEy itaaa sahrascadayyareey yartayartayartaanaa waa laguu yaqaan
@MaxamedCali-bz3zx
@MaxamedCali-bz3zx 5 ай бұрын
Mp 2:53
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
SJORTS
@maxamedrooble8259
@maxamedrooble8259 Жыл бұрын
qadiijo qalanjo
@Abdi-pl1zx
@Abdi-pl1zx 3 ай бұрын
Heestaan waxay kutimid marki ay gabadhaan diiday boqor xamar booqasha kujoogay. Habeen kaliya cashaqu mahergalee horta baro. Kuwa maata joogo darbi jiif ajaanib ahay ugacan galeen oo wax islam layiraahdo ugu gabadaan. shalay iyo maanta waxbaa udhaxeeyo. Qabki iyo Karaamadi colaadaha raagaa dhulka dhigey😢
@DjamaOmar-ru8kw
@DjamaOmar-ru8kw 2 ай бұрын
Malheureusement. C est du souvenir souvenir aux beaux vieux temps. On ne reverra plus. Dommage car on ne peux plus égaliser les anciens.
@user-tl3lh8qw2o
@user-tl3lh8qw2o Жыл бұрын
@fuaadahmed6413
@fuaadahmed6413 Жыл бұрын
ljaçayl aan
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 10 ай бұрын
Hiilo kuu Noqonlahaa .
@user-rw1ir3sg1h
@user-rw1ir3sg1h Ай бұрын
riwaayadeebay kujirtay
@haybecumar4400
@haybecumar4400 2 жыл бұрын
aabihii jclka kariye
@salaxbare4668
@salaxbare4668 2 жыл бұрын
Xasan haash
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Sooo. ❤❤❤ vvv... Hiiiil... vvv .......⚽️⚽️⚽️🎊🎊🎊🎊👁👁👁hakacsi👁👁keeeenta🧠
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 3 ай бұрын
5
@uba975w9
@uba975w9 3 жыл бұрын
Hehe
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Codka rgu wkaaa weee we
@idleali2459
@idleali2459 Жыл бұрын
The Somali version of Smokey Robinson, blessed up Samater
@idleali2459
@idleali2459 Жыл бұрын
Will not ever forget, qalanjo, bless her and family
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
Baro.sarbeebta.waxey.kuu.furi
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
LIKE😊
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
hiyigu raac????
@xiinle123
@xiinle123 2 жыл бұрын
This song was record at Afgoye sometimes in 1980s in the agricultural area. why somaliland doing this song this way, the song belongs to all the Somali Nation Not for somaliland......VIVO SOMALIA
@foziali8493
@foziali8493 Жыл бұрын
Coz this idiots claim everything
@y.yuukey1661
@y.yuukey1661 Жыл бұрын
Hhhh Hhhh Hhhh I
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
VIVO somalia ❤❤❤❤❤😂❤❤
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 Жыл бұрын
🇸🇴 no bady can still Somalian history
@AxmedBahjad
@AxmedBahjad Жыл бұрын
Salaam Calaykum, Cayb ka wayn ma jirto markaad afingiriis soo qorto adigoo hees Soomaali iyo dhaqan Soomaaliyeed ka hadlaya. Maxaa kuu diiday inaad Soomaali qorto?
@ahmedcabdilahi1763AXMED
@ahmedcabdilahi1763AXMED Жыл бұрын
AXMED
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 8 ай бұрын
SHARE
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Heskan King Africa yiri haley alifo
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
Yaasiin abueaas
@hersijama6905
@hersijama6905 2 ай бұрын
Hassan Adam Samatar ma aha oo kaliya fanaan ee waa ASTAAN QARAN. mana uusan ku wasaqoobin QABIILKII SOOMALI oo dhan wasaqeeyay oo waa kaa DJIBOUTI dagan asaga oo uu sharfay madaxweye Ismaaciil Cumar GEELLE, Qofkii isi sharfaa ALLE-NA waa uu sharfaa. mahadsanid madaxweyne ISMAACIIL cUMAR GEELLE.
@mohamedmohamoudibrahim-lk3nt
@mohamedmohamoudibrahim-lk3nt Жыл бұрын
😂 afgoyee somaliland clankeda makataktaan 😂😂
@AbdifatxAbdilah
@AbdifatxAbdilah Жыл бұрын
Lagatagi mayo ee qarax somaliland viva
@muktarosman9706
@muktarosman9706 2 жыл бұрын
Heestan waxaa laxankeeda waxaa leh xumar xasan rooraaraaye
@caliibraahimbuulle
@caliibraahimbuulle 6 ай бұрын
This song is not eazy
@Star-wh9lc
@Star-wh9lc 2 жыл бұрын
هذا كان زمان الان كل الصومال من شمال وجنوب وشرق وغرب ظلام دامس😱 جوع وقتل وحروب وامراض وقبح وجهل😱 31 سنة غضب الله عليكم 😱😱 ريحة قذرة 😱
@Khaalid155
@Khaalid155 Жыл бұрын
Dhila ku dhashay adigiyo waxaad soo qortayba
@idleali2459
@idleali2459 Жыл бұрын
No body recognize hargsysa
@user-ug2hy6ed1e
@user-ug2hy6ed1e 2 ай бұрын
4:13
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
Hooobeeyey.bulshadeediidi.ua.hurba..horumar.cilmi..ah.ka.manfaca.leh
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Жыл бұрын
Tignolaji.seynis.suuugaan.sarbeevan.vvv
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Erayada heesta waxaa lahaaa AHU maxamad cali kaariye riwaayadii Sidaa maysku qabnaa mise waan qarsanaa 1974
@axmedawliyo
@axmedawliyo Жыл бұрын
Waa run hasawe dhaqan oo soomaaliyed xaqiijnteedii labaduba way tibaaxeen badheedho dhab oon kalashin halcinttoodu waa siday ahaa jirtay
@cabdikariinaadan4855
@cabdikariinaadan4855 Жыл бұрын
Xasan Aadan waxan dhihi lahaa waa boqorka codka bilaash ayaa Max'ed Saleeban loo sheegay bal fiirso heestan iyo kuwa badan sida Arbaciyo isniiniyo Axad ma iska dhaafnaa waxay leeyhiin heesihiisu codad kala duwan waxaa moodaa dhowr nin
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Codadka hallaasiga ah khadiija qalanjo iyo xasan aadan samatar fanaankii la holin waayay riwaayadii sidaas maysku qabnaa mise waan qarsanaa qarsanaa qarsanaa ee uu alifay AHUN maxamad cali kaariye 1974 shirkii midowfa afrika ee lagu qabtay muqdisho
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 230 М.
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 79 М.
XASAN ADAN SAMATAR IYO KOOXDI WAABERI OO IS HELAY KAFTAN IYO QOSAL 2019
20:33
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
SAMATAR IYO QADRO DAAHIR - WAA QALANJO  YAABLOO
8:08
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 659 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,6 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН