No video

**Cabdi Tahliil Warsame aun | Wardheer

  Рет қаралды 1,073,254

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google+ goo.gl/ujFnUz
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram goo.gl/xNluhu
/ dalmar_d

Пікірлер: 743
@user-fs8jv5el9d
@user-fs8jv5el9d 6 ай бұрын
Who's listening 2024😢
@ABDIXAFID-l7p
@ABDIXAFID-l7p 7 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭
@hurdaaye8
@hurdaaye8 3 жыл бұрын
Somalida waxey dhahan hada rabtid in lagu amaano dhimo Naga raali noqo cabdi tahliilow aduun wax waan kugu qaban weynay 😭😭😭 lkn hesahaaga wanku raaxeysanay waana kugu faanay🙏
@mohamoudibnuqodax1668
@mohamoudibnuqodax1668 3 ай бұрын
Maalin arbaca ah 29 may, magaalda cope town ee dalka south africa oo doorsho kasocoto baan ka dhagaysanayaa heestaa cabdi tahliil ax yaa fanaaan ax yaa hees alla haw naxariisto.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@mofmorales
@mofmorales 4 жыл бұрын
fanaan weyn o soomaliyeed ayuu ahaa, dhaxal weyn ayuu uuga tagey fanka somalida iyo umada somaliyeed.ilaahay ha janoyinkiisi ha ku sharfo sido fanka somaliyeed uu u sharfey.amin.Med from Djibouti.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin.
@Alisacudi
@Alisacudi 3 ай бұрын
Who's listening 6/5/2024
@suleymaansalah7677
@suleymaansalah7677 4 жыл бұрын
Cabdi Tahliil warsame xalay oo ay Tarikhdu ahyd 5/6/2020 Habenino jimco ah ayu geeriyoodey Alle Ha U Raxmado qabriga alle Ha u wasiciyo AaamiN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Abdi Tahliil, fannaan cod gaar ah leh, oo ku galaya, walow heesihiisa music isku dhowdhow lagu sameeyey, haddana waa mucjiso, waxaa ka sheekeeyey abwaan Ahmed Saleban Bidde oo u sameeyey heesta Onkod, markiiba wuu la booday oo music saaray ayuu yidhi, waa fannaankii iigu horreeyey iiguna dambeeyey ee isaga oo heesaya masraxa ugu tago oo soo salaamo, Djibouti 1991 kii
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Kabanka asigaa gadaacan jiray laxamistana wuuu ahaa Aun😢
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Heestan maanta waraysi madaxweynaha dds mustafe cagjar laga qaaday uu heestan qaaday ayaan kusoo xasustay Alla ha raxmado legend Abdi tahliil warsame
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 3 жыл бұрын
Sidoo kale ana waan kusoo xasustay
@maroodi7604
@maroodi7604 3 жыл бұрын
Sidoo kale aniga wayahaan aduunka
@guillermoangelo9096
@guillermoangelo9096 3 жыл бұрын
sorry to be so offtopic but does any of you know a tool to log back into an Instagram account..? I was dumb forgot the account password. I would appreciate any tricks you can offer me.
@fitahkassim
@fitahkassim 2 жыл бұрын
Haa wlhi wareysigaas ayaan kusoo xasuustay sida madaweynaha u qaaday si qurux badan
@lakuufarah7013
@lakuufarah7013 4 жыл бұрын
2020 ya dawanaya alle haku caafio cabdi tahliil wadhsame fanaan ku gaara ma jiro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@ismailmoho684
@ismailmoho684 4 жыл бұрын
Ani
@ilkacase8212
@ilkacase8212 3 жыл бұрын
Qofkii kasoo dhagystay madaxwyanaha kilalka oo qadaya oo soo racay like ha ila dhaafin
@bashirmohamed4016
@bashirmohamed4016 3 жыл бұрын
Hh aniga
@ismailabdirahman2685
@ismailabdirahman2685 3 жыл бұрын
Waad hysaaa
@FaraxCismaan
@FaraxCismaan 2 ай бұрын
Wlhi madaxwaynaha soo raacy😂😂
@zakariyeabdi985
@zakariyeabdi985 7 ай бұрын
Who is listening 20204 Aun abdi tahlil warsame 😢
@hthheeg3775
@hthheeg3775 4 жыл бұрын
كل نفس ذائقة الموت إنا لله وإنا إليه راجعون IlaHeY ha u Naxariisto capdi taHliil WaRzaMeH oo mnta ku GeeRiYodeY xamar fridaY 5 june 2020😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@haawodagan5472
@haawodagan5472 4 жыл бұрын
Wardheer alla maxaan howl guri dhaaxa isku dhaafsiyey heestan 🙋‍♂️🙋‍♂️
@ZakariaSunni
@ZakariaSunni 4 жыл бұрын
Cabdi Tahliil Warsame kuma iloobi doonno codkaagaanu weheshanaynaa 😥 Janadii baa inoo balana halkaas baad noogu luuqayn codkaagan halaasiga ah.
@apzaritimirta3292
@apzaritimirta3292 Жыл бұрын
Jana lagu heesayo xageh ku maqashay wll allah ulaabo Subxanallah
@MohamedWardi-np6fh
@MohamedWardi-np6fh Ай бұрын
Who's Listening in 25/ 7 / 2024 ❤
@FeysalAljaberti
@FeysalAljaberti 9 жыл бұрын
Waa Heestii "Wardheer Dalwanaag" Fanaankii Weyna ee Somaliyeed ee Codka Baxsan (Waaberi Legend) --> Cabdi Tahliil Warsame - " Hararigii Wadhnaa iyo Aad walwaal aragtida, Yaa Wardheer ku soo Barra" Maansha Allaah
@abdulahimohamud5277
@abdulahimohamud5277 8 жыл бұрын
ManshaAllah. wardheer dhulmacan
@abdikadarmohamed2569
@abdikadarmohamed2569 4 жыл бұрын
Ze
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 4 жыл бұрын
Waa ereyaddii abwaan xasan xaaji maxamed ( Xasan guulwade) codkii Cabdi tahliil sidaas ogaada soomaalida cusubeey
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed 2 ай бұрын
Cabdi tahaliil alla muxuu wiil ahaa Codka iyo laxanka iyo kalsoonida ka muuqata 💯💯💯 Waaa ninkii maxamed saleeban Tubeec gacan u taagay . Tubeec baa laga hayaa tahliil inuu number 1 iga qaado walwal ka qabay .
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
Manta oo tarikhtu tahay 5.6 2020 ku geeryoday Fanankii weyna ee cabdi tahliil warsame illaha janatul fardowsa ha ka warabiyo amin Amin Amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
AHUN cabdi tahliil warsame wuxu Ahaa fanan An tagersan oo le cod macan waxan ku dawaday National theater hargeysa isaga ka dhigay show
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 4 жыл бұрын
Heestii wardheer my all time favorite song waa masterpiece RIP cabdi tahliil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Waa nool yahay Cabdi Tahliil Ilaahay ha caafiyo Aamin.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Google buy ku jiraa in uu geeroyooday wll
@musadempelle788
@musadempelle788 4 жыл бұрын
Cabdi tahlil iyo cumar dhule iyo tubeec hadey yihiim midgan ama lagu shego iney bonyiihin talow yaa landheera ah wlh somali dhibka ay ku jirto iyada lugaheda kudoonatay
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
Qafkii janada gala nasab ah wlhi
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 4 жыл бұрын
Garanwaayay wllo cidda laandheere ah hadday nimankaasi noqon waayeen!
@nacnacqori4384
@nacnacqori4384 7 жыл бұрын
Allah Caafiyo wow xanuusan yahy wllhi Like saar wll una uduceey😭😭👈
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Hani Haji aamin ilaahay ha caafiyo
@fuaadhurie958
@fuaadhurie958 7 жыл бұрын
Gawadha Fureenka Jecel Hello
@hablahawalalkood8061
@hablahawalalkood8061 6 жыл бұрын
Aaamin
@samakaabshow5366
@samakaabshow5366 5 жыл бұрын
amiin amiin
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 жыл бұрын
Amiiin amiin ya allh
@Bashi869
@Bashi869 8 жыл бұрын
fanaaniinta badigooda waan dhagaystay ninkan codkiisu waa (miracle) waa cod meelkale ka imaanaya janatul-fardawsa oo nadiifa oo faseexa oo macaan oo noockale oo rabaaniya ah u dhawaaqaya, fanaan lamida lamahelikarayo, for the next 200 years.
@M.Duran71
@M.Duran71 7 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay indeed
@maamandybala4938
@maamandybala4938 7 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay bro cabdi tahliil warsame wali wuunolyhy lkn gargaar cafimad ayuu u bahan yahay ee halo so duceeyo muqdisho ayuu ku xanuun sanyhy😧😧
@gasiosomar5262
@gasiosomar5262 7 жыл бұрын
Abditahliil waa mucjisada fanka aduunkaa waxlaystaraye haloo gargaaro fanaanka
@maxameddiriye8759
@maxameddiriye8759 6 жыл бұрын
2bajeerlibaax Li baaxdhalay
@mahadow
@mahadow 5 жыл бұрын
cajiib.......codadka jannada yaa ku baray waaba kugu raacnay in fannaanku cod macaanyahee kkk
@cabdiqanimaansaawi8981
@cabdiqanimaansaawi8981 4 жыл бұрын
Cabdi Tahiil warsame Mar La' aragii Fanka soomaaliyeed Alle HaKuu naxariisto.....
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@uhdhsjsndnd6077
@uhdhsjsndnd6077 3 жыл бұрын
Wasta cabdi taxlile
@mmpodcast1
@mmpodcast1 6 ай бұрын
Listening in 2024...
@zultaanahmed8042
@zultaanahmed8042 5 жыл бұрын
Yaaa ila daawan 2019 IlahaYow caafimad taam ah sii cabdi tahliil waa bil ramadan😭😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@Khaliil123
@Khaliil123 Жыл бұрын
03/02/2023 waxaan dareen ciilkkambi, caloolyow iyo qalbijab kii ugu weynaa!! 😢😢😢😢😢😢
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 Жыл бұрын
Wllo illhy hakaa bixiyo qalbi jabkaa illhy Lee ka qadi karee waku ducena I.a😢❤
@daarali
@daarali 3 ай бұрын
Alaha unaxariisto cabdi tahliil warsame wuxuu ahaa fanaan ka aan ugu jeclahay somalida oo dhan ..heestan waa xasuusu qaaliya.. anoo tahriiba oo bilaa rajo ah oon garanayn wax iga horeeya ayaan safar ku dhagaysanaayy
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
ALLE HA UNAXRIISTO \4 JUNE 2020. CABDI TAHLIIL WARSAME AYAA CAAWA KU GEERIYODAY MOGADISHU 😭😭😭🤲🤲🤲✅
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto🤲
@suldaanabdalla9804
@suldaanabdalla9804 5 жыл бұрын
Cabdi tahliil Warsame Boqorkii Codka Xtaa maxamed saleebaan Tubeec asagaa ka cod macan Rabi haku Caafiyo Legend
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin ilaahay ha caafiyo, waa fanaan qaran, qarankuna waxba u qaban waayey. Sad
@shacnisharaf2556
@shacnisharaf2556 5 жыл бұрын
Wll ma noolyahay fananka asigoo xanuusan baa igu danbeysee
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Abdi tahliilow adeer duco ayaan kuu awoodna aniga iyo dadkagii soomaaliyeed Naxaristi jano allha ha ku siiyo😢🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@mahamedaamiincllahiibrahim6570
@mahamedaamiincllahiibrahim6570 5 жыл бұрын
2019 cida ila daawanaysaa like isaar
@cabdirisaaqmarayare8893
@cabdirisaaqmarayare8893 5 жыл бұрын
Anaa kula daawaday waanad mahadsantahay
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 жыл бұрын
2020 ilaahay ha caafiyo legend cabdi tahliil warsame
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@ahmedabdulahi-dc5xh
@ahmedabdulahi-dc5xh 3 ай бұрын
Alle cimriga ha u barakeeyo abwaanka erayada xasan guulwade iyo fananka codka manaana naxariistii jano alle ha siiye cabdi tahliil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
متعك ألله بإلصحه والعافيه يا استاد الفن والصوت الفريد عبدي تهليل ورسمه
@adanabdi3773
@adanabdi3773 5 жыл бұрын
Diamond
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 4 жыл бұрын
*allah Unaxaristo Abdi tahlil warsame😰 naxarista rabi Ha siyo* *ifka la isku turaaye iilka la isma gargaarre Aboor la iskama baajeee* Cawo wuu naga hooseya duco ayu inaga mudanyhy eee rabiyow Unaxariso😰😰😰😰😰 *Hadad halkan sogashay wll u Duceee marxumka.* Hadan awood uleyhy fanan walba oo dhinta heesihusa KZbin iyo melwalba wan ka saari lahaa😰😭😢 2020😭😭😭😭😭
@kaynaan7021
@kaynaan7021 4 жыл бұрын
Alle haku naxariisto codkaagu mucjisuu ahaaye
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@tuqo873
@tuqo873 3 жыл бұрын
Full wisdoms and history of Love
@sadiiqkhadar8306
@sadiiqkhadar8306 Жыл бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa magaladii aan ku dhashay wardheer dalwanaagsan ❤️❤️❤️
@abdiwakiladen3749
@abdiwakiladen3749 8 ай бұрын
aniga kuma dalan lakin wankasojefa
@khalidrage1170
@khalidrage1170 4 жыл бұрын
Alle ha caafiyo, caafimaad deg deg ah ha siiyo Abdi Tahliil Warsame, Amiin Amiin insha allah.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aaaamin ya rab
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 6 жыл бұрын
Heesta wardheer erayadii abwaan Xasan guulwade kudhashay wardheer iyo cabdi tahliil warsame kudhashay wardheer labaduba waasoomali reeraha lasheegayana ma aha
@moenlighted7681
@moenlighted7681 3 жыл бұрын
Yay yihiin
@suleymaansalah7677
@suleymaansalah7677 4 жыл бұрын
21/12/2019 Galab axad ah Cabdi tahliil warsame Allaha caafimaad ha siiyee Heesaan aad u jeclahay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
AAAMIN
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 4 ай бұрын
Alla ha u naxariisto fanaan qaran, heestan ereyada waxa lahaa wariyiihii waynaa alla wayne xasan guulwade, siduu afkisa xasan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 6 жыл бұрын
what a beautifull voice abdi tahliil alla haku caafiyo aamiin yaa rabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@mohamedabdulaahi6512
@mohamedabdulaahi6512 4 жыл бұрын
😭😭😭
@khiyarcabdinasiir6136
@khiyarcabdinasiir6136 5 жыл бұрын
Mnsh allh dhulkaygii hooyo wardheer danood waan uxiisay walahi sadax sano ma arag dhulkaygii hooyo wardheer danood caado daratole
@saddamadanabdi4022
@saddamadanabdi4022 7 ай бұрын
2024 Yaa daawanaya is muujiua 👍
@HALAMADRID20232
@HALAMADRID20232 7 ай бұрын
2024 kama daalo dhagaysiga Abdi Tahliil Warsame
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
illaha how naxariste wuxu isku darsadey quruux iyo cod macanan illaha Albbad janad how furo cabdi tahllil warsame Amin is Amin Amin Amin Amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 ай бұрын
Aun wardheer waa halkuu ku dhashay fanaanku Reer wardheer buu ahaa Raboow unaxariiso CABDI tahiil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Aamin
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 25 күн бұрын
1) Abdi Tahliil Warsame 2) Xasan X. Maxamed Guulwade 3) Abdi Xasan Dige 4) Axmed Ali Cigaal 5) Abdi Ali Gaas (Bacalwaan) dhammaantood waa reer Wardheer, Doollo. Inta dhimatay Allaha u naxariisto, inta noolna waxaan u rajeynayaa caafimaad waasic ah iyo cibaado suuban, aammiin...
@hudaabdirahman9398
@hudaabdirahman9398 4 жыл бұрын
Ilaahoow kuu naxariiso mantuu go'ay 5 june 2020
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@Sadaam-Hirsi
@Sadaam-Hirsi Жыл бұрын
The legend C/tahliil warsame 2023 may listening
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 4 ай бұрын
😢 ❤ Erayadii Abwaan xasan guulwade laxankii Cabdiqafaar Ciise cagoole Codkii Cabdi Tahliil Seddexduba Waa Reer Wardheer Oo ay ku dhasheen halkaasi
@cabdirisaaqali6871
@cabdirisaaqali6871 4 жыл бұрын
Waxaas oo fan ah ayey noogatageen Aabayaasheen man sha Allah
@Khaliil123
@Khaliil123 3 жыл бұрын
Listening in 07.02.21 at Mogadishu, KM4, time, 01:01.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Wow lambar afar.
@kingmogadishu3703
@kingmogadishu3703 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto 😢 Cabdi Tahliil fanaan sare Maanta bu geeriyooday fadlan u duceey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@fuadalli6241
@fuadalli6241 Жыл бұрын
allh yarxam legand abdi tahlil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nazrinhajji1632
@nazrinhajji1632 5 жыл бұрын
I LOVE THIS SONG CADIIMKA YAA WARDHEER KUSO BARA💯😍😍
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Eraydii Abwaan Xasan Guul Wade o Shiiqaal u dhashay iyo laxankii Cabdi Tahaliil
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 3 жыл бұрын
Qabiilkiisa Ku madax maray subxanka
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 5 жыл бұрын
Wuuxanuun sanayaa maanta soomaaliyeey ukaca cabditahliil fanaantii hore inbadan oo kamida dayac ayeey udhinteen umaddina waa dhaqankeeda wallee
@abdisalaanfiridho2915
@abdisalaanfiridho2915 4 жыл бұрын
14 maalin khamiisa soon bisha may 2020. aniga iyo xaaskeyga aan jecelahay wada dhageysaneyna oo afurka ku suganeyna. dhuusamareeb allaha caafiyo fanaanka inta iga dambeyda like iisaara
@ishraaqinaabdi4654
@ishraaqinaabdi4654 5 жыл бұрын
😭😭😭😭 alla adunyooooy hooogto fanankeenii quruxda bdnaa ee codka dahabiga ah lahaa cabdi tahliil warsame maanta xaalad adag oo tan ka duwan ayuu ku sugnyahy wlh mrksda oon codkiisa maqlo wan iska ooya hdn hanti aduunyo leyahy maanta waan u hagar bixi lahaa lkn waxbo ma heysto sorry😭😭😭😭😭 somali dad fiicn mhn sey u badnyihiin wyo beriguu heesaye wey u sacab tumayeen mantna wax u damqado mhln wlh aduunyo iskuma kaa sheegto heesihiisa wan jclhy hdna ma dhegeysn kro mrkn maqlo wan iska demiyaa wlh xanuunkiisa ayaan xasuustaa illahey isga awood leh wxn uga baryaa inu caafimad taam ah siiyo🙏🙏🙏😓😓
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@wondererart2633
@wondererart2633 4 жыл бұрын
Qof wanaagsan , naxariis, garasho iyo qalbi diirnaxa illaah ugu deeqaaad thy abaayo allaha ku xifdiyo fanaankana allaha noo caafiyo aduun waa qabyo marka allaha aduun iyo aaqiraba unaxariisto
@kifahmohamed1238
@kifahmohamed1238 4 жыл бұрын
Allah cizaaak wardher dulkeygii hoyoo🇬🇲🇬🇲
@sakariyeahmed3468
@sakariyeahmed3468 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto fanaanka. Caawa oo bishu tahay 6,june,2020 ayuu ku geeriyooday magaalada muqdisho.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin Ilaahay ha u naxariisto
@moeosman3517
@moeosman3517 4 жыл бұрын
Wagaray aduunyadaan Jacayl wabax ma noqonine Wagle ugama jeedee Wiilaan dhalay ma siistaay Wafigii haweeneey Adoon iga wardiidayn Ayaa, haa, haa Wardigaafo kuu wada Wadan kala wanaagsane Waccan ciidi loo bogay Hareerigii warnaa iyo Aad Walwaal aragtide yaa Wardheer kusoo bara Wayne tuu u deeqee Qurux weel u buuxshee Waxyaheeda qorayee Loo wada dhameeyaay Intuu kula wijiiriyaa Halkuu waalid igu dhalay Ayaa haa, haa Gogol wehelle kuu dhiga Wadan kala wanaagsane Waccan ciidii loo bogay Hareerigii warnaa iyo Aad Walwaal aragtidee Yaa Wardheer kusoo bara 441073 Qorre: oday soomaaliyeed, Moe Osman (Dhalac)
@m44hirsheik27
@m44hirsheik27 4 жыл бұрын
Sxb wajiiriya maxalaga wadaa heestaan inbadan dhageysanayee
@moeosman3517
@moeosman3517 4 жыл бұрын
@@m44hirsheik27 , wajiir waa marka si degdeg ah wax u ordaan. Wajiir= orod dheereeya, xawaare, afarqaad, xiin, fagax, isxamays, degdeg ama dhaqso. Mahadsanid
@hamid-oi1nq
@hamid-oi1nq 3 жыл бұрын
Hees qimo badan
@hananmuse4595
@hananmuse4595 3 жыл бұрын
رب يرحمه ويدخله فسيح جناته ويغفر له
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@shaaficimaxamuudbushaawi4559
@shaaficimaxamuudbushaawi4559 29 күн бұрын
Waxan dib usoo booqday marki 4aad Cawa ay taarikhdu tahy 1/8/2024 Waxn kunoLa itoopia Habenkaas aad ayan ufaraxsana wayo xazuzhyga wanagzanaa ayan dib umilicsady Iyada oo ay iga muuqato jawi dagan Wakhtiguna yahy mid igu haboon Allh hau naxariizTo fananki codkagah halaasiga lahaa marxum abdi tahliil Wkhtigan wkhtigisa haduu Eebbe arwaaxda iga qaadin wan zoo boqan doona i.n Qoftii farintyda arkaa hyso toosiyo sian uga soo muqdo mrkygi 5aad ❤
@muhipahussein280
@muhipahussein280 9 ай бұрын
Who’s listening 2023 😫
@user-zk7lf9by7p
@user-zk7lf9by7p 8 ай бұрын
Aniga dhagenayo quruxey
@abdullahiali3866
@abdullahiali3866 8 ай бұрын
Me
@muhipahussein280
@muhipahussein280 6 ай бұрын
2024 hadana Waan dhagsnaya 😢😂
@ayaaneeyyAhmett612
@ayaaneeyyAhmett612 25 күн бұрын
Esh calaa Hees😩💋
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
2019 Masoo Xusuusatay Habolkii Hiilka Waayay Alla muxuu Ilaahay Cod Iyo Hibo Faneed Siiya 🔥🙏😢😢😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Qayliye Media waa runta ilaahay ha caafiyo. Aamin
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 3 ай бұрын
Allahayow u naxariisto wllhy waan il meeyay Sanqaroorta sare ayuu Ka heesayaaa actionka iyo isajabinta warkeeda daa Cabdi tahdiil muu helin gargaar caafimaad
@MarwaAhmed-dl6kb
@MarwaAhmed-dl6kb 4 ай бұрын
15.4.2024 11:04 Mugdishoo Codkisa igu socda wlhi alle ha unaxariisteee😢 Wardheerna waan jeclahay meshas inaan malinn tago waa rajeeerna❤🎉
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Aamin
@phuckyohfeelings9564
@phuckyohfeelings9564 5 жыл бұрын
Ultra Legend 💯
@rahmamohamed8876
@rahmamohamed8876 4 жыл бұрын
Allow ku naxariizo fanan wayn cabdi tahliil warsame😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun legend cabdi tahlil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mariaofficial3997
@mariaofficial3997 4 жыл бұрын
Allah unxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@cabdilaahifaarax5335
@cabdilaahifaarax5335 5 жыл бұрын
Cabdi tahliil hadaanan shidan marqaanba iima boxo alle haku caafiyo Somali legin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Cabdi tahliil warsame eebe haku naxaristo qalbiyada umada soomaliyeed ayaad ku dhex nooshay fanaan qaran eebe danbigaga ha dhaafo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mazzikatya
@mazzikatya 4 жыл бұрын
Heestan marky iga soo hor baxadaba madhaafi karo,,🧚‍♂️🧚‍♀️👍👍👍👍👍👍
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Abditahliil xiligii fanku sharfta laha 😢🤯
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso oo ku jannee dembigaana alle ha dhaafo inbadan ayuu ku xanuusanaa muqdisho ha se ahaatee maanta ayuu xaqu u yimid 😥 adduunyo macana daran maxaa duninda ka tegay dad qiimo weyn iyo haybada lahaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@liinahaajihaaji4029
@liinahaajihaaji4029 7 жыл бұрын
alla yaa lacag isiiya wlhi wan utagilahaa waana soo daweynlahaa ciil.weynaaa 😢😢😅😅
@alfanaanalinuur8934
@alfanaanalinuur8934 7 жыл бұрын
liina haaji haaji 😭😭😭😭😭😭😭
@alfanaanalinuur8934
@alfanaanalinuur8934 7 жыл бұрын
liina haaji haaji thank you
@amiiromahudin4245
@amiiromahudin4245 6 жыл бұрын
liina haaji haaji ilaahey wuu kusiin risqi waasac ah iyo deeq badan qalbigaga wanaagsan iyo quurtaada baanba waxla siisto laheyn wll jazakalash
@moogedheere2084
@moogedheere2084 5 жыл бұрын
Liina abaayo ani kula mida dhal jecel baa tahay uducee abaayo aabe cabditahlil
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay caafimad degdeg ha siiyo Aamin
@somalilandonline9204
@somalilandonline9204 4 жыл бұрын
Illahay ha una xariisto amiin yaa rabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@zunduselmi3015
@zunduselmi3015 2 жыл бұрын
Mararka qaar waxaan is weydiiyaa waxay dadku qofka hiboolaha ah aysan u xiisayn marku uga baahan yahay attentionka mar ay xeero iyo fandhaal ay kala dheceenna u qaddariyaan oo qiimihiisa meelahaa ka sheegaan hadde waa mar uusan uga baahnayn qadarin oo uu gurigiisii dhabta ahaa u hoyday, cabdi tahliil, Vincent van gogh, cilmi boodhari, qays iyo kuwo kale oo badanba waxay tusaale u yihiin qadarin iyo xus soo daahay, aniga laftaydu waxaan ka mid ahay dadkaas aan ka yaabanahay oo cabdi tahliil markaa ogaaday inuu sillic xamar ugu dhintay baan fankiisa u bogay oo raadshay, taasi la yaab ma leh immika oo aslanba dadku ninka qadada haysta bay quraacda ugu daraan💔 Ilaahay ha u naxariisto fanaan qaali ah buu ahaaye❤🤎
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@fartunyusuf8204
@fartunyusuf8204 6 жыл бұрын
Wardheer wa dhu makahil Ogaden kasi ah inba se ladagta oiska dhiga inay la leyihin Masha Allah makahiil Alaha barakeyo
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
Wardheer iyo doollo lama wada lahan waa guri makaahiil doollo. Martida sii joogi mayso goordhow insha'Allah.
@user-if6jb9hz6p
@user-if6jb9hz6p 8 ай бұрын
ya dod ka qaba iney wardher magalo makahil tahay
@abdiladifmohamedosmanabdil6226
@abdiladifmohamedosmanabdil6226 4 жыл бұрын
2020 yaa illa daawanaya, aan u dyceyno in Alle caafimaad siiyo fanaanka, intii Like iyo Comments kabixisay mahadsanidiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Ilaahay ha caafiyo Aamin
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 5 жыл бұрын
Xaax maantana muqdishu ku xanuun sanayaa allow caafi fanaanimo wax mustaqbal maleh walee hadaad xanuunsato waa kuu dhamaatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin inshaAllah
@khaalidyareofficial912
@khaalidyareofficial912 3 жыл бұрын
Fanaan qaran alle ha ku naxariisto 😢🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@khalidcali6996
@khalidcali6996 Жыл бұрын
Eebe hakuu naxariisto cl tahliil warsame
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@africa-rise
@africa-rise 4 жыл бұрын
Eebbe godka ha u nuuro, xigtada, asxaabta iyo bulshada Soomaalida na samir iyo iimaan ha ka siiyo. Wuxuu inoo ga tegay fan iyo farshaxan aan duugoobayn weligii. Allow kuu naxariiso.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@user-ug7pg9zd2x
@user-ug7pg9zd2x Жыл бұрын
2021 ayan heestan ad udhegaysan jiray ano ku xidhan xabsiga weyn ee magalada ceerigaabo aniga iyo jamac saleban Sameecad ayan ka dhegaysan jirey cawana hargeisa ayn ku dhegaysanayaa 22/8/2023
@abdulwahabhajidahir8484
@abdulwahabhajidahir8484 4 жыл бұрын
Allah ha ku naxaristo😭😭😭😭😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@ahmeta.mohmettakaralinur2592
@ahmeta.mohmettakaralinur2592 3 жыл бұрын
Naxariisti janno alle haka waraabiyo legend✔
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
aamin
@amiiromahudin4245
@amiiromahudin4245 6 жыл бұрын
Rabbi caafimaad taam ah Allah ku siiyo fanaan wanaagsan somali wey ku iloowday Rabbi haku caafiyo wll
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abdi tahlil hadad dhagysan jirtay like saar 😥😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@wildaanabdirahmanofficial6682
@wildaanabdirahmanofficial6682 8 ай бұрын
Alle Haku Naxariisto Janatul firdaws al aclaana haku geeyo 😢😭🤲 Haben Isniin So Galeyso 24-DEC-2023 8: 26 PM
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin
@musekhadir4125
@musekhadir4125 6 жыл бұрын
Allah ha cafiyo fananka Reer Djibouti ugu jeclayeen
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Nolaba wa dhunte Aduunyadu macne ma le qof walabi hadu malin ka tagay wllhi😭😭😭😭🤲 Allow u naxariiso abditahliil warsame 🤲🤲🤲🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
ABDI TAHLIIL WARSAME - fanaan keyga koobaad ilaahay ha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mazzikatya
@mazzikatya 4 жыл бұрын
Ultra Somalië Legend💃👍😘😘😘😘😘😘 Cabdi tahliil
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 2 жыл бұрын
Abdi tahliil warsane heesihiisa oo dhan wan jeclahay aun Amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
Cabdi Tahliil   Heeso Kaban Mix Ah
33:22
Geel maale tv
Рет қаралды 52 М.
Cabdi Tahliil Warsame aun &  Nimco Nuur aun | Ma Ku Heli Kara |
7:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 460 М.
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 44 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 46 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 12 МЛН
Ismaaciil aarka - Heesta - Wardheer - Astaan Music 2021
6:05
Astaan Music
Рет қаралды 90 М.
Aayatiinle
10:23
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 38 М.
Sida Faras Bulaalo
8:13
ZAKi VLOGS
Рет қаралды 555 М.
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 486 М.
Cabdi Tahliil Warsame | Gaaraa Bidhaan |Hees Qaraami ah
8:19
Moha Lyrics
Рет қаралды 73 М.
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 522 М.
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 496 М.
HEESO KABAN AH : AUN ABDI TAHLIIL
11:23
idiris tempo
Рет қаралды 50 М.
CABDI TAHLIIL WARSAME | GAARAA BIDHAAN | With Lyrics
8:33
Himilo Media
Рет қаралды 156 М.
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН