😂 nin walba rerkisu u hesaya cabdi hani macal kulmiye ayu u heesay lkn ahmed saki khadra silimo iyo asma love kulmiye kaliya u heesen marka nin walba meshu reerkisa ku arko hayska soo ruxo😂😂😂😂😂
@ahmedyaasir21574 жыл бұрын
Bedee hoyada iyo xidigahaba was waar meel walba kaga badnin janada iyo cadaabtaba kaga badnin
@muniirmazhkuurtiens79293 жыл бұрын
@@ahmedyaasir2157 qadhmuun wayne laangaab miyaad gadhaa garaxjis futa jilicsanoow
Reer wadani xidiguhu mrkay Ku horeeyeen kulmiye caydiina wan ogayn hdana WD u sacabo tumaysaan lkn yagu meelna uma xidhna waa freee
@ajabnino95777 жыл бұрын
Nasreen Ahmed isku soo wada duubo somaliland ayaa la Ina idhaah we are one
@laylakiin78877 жыл бұрын
Ajab nino kuma lihi cid bad cayday lkn waxan kuu sheegayaa asma love Axmed zaki iyo sinimo INA anay waxba LA hadhin ee ay qabyaald cad muujiyee kasii darane at caytameen markii LA waydiiyay ..markaa dhib maleh fanaanku wuu u heesi karaa xisbi lkn si edeb leh bcz umada uu u heesa xisbi walba way leedahy ..Cabdi hani kulmiyena wuu u heesay kanna wakan u heesaya maxa asluubta ka qaaday asma lovev iyo xerteeda ..waxan hubaa infanaaniintan maanta wadani u heesaya ay muujiyeen inuu waddani isaguba mudan yahay ammaaan iyo in loo heeso .ee anu ahayn miday zaki iyo asma love iyo sinimo caayayan ......ugu dambayn somaluland ba cidwalba ka wayn u ogolan mayno cid wax yeelaysa lkn fanaaniinta xidigaha qaarkood yaanay adeerkood hor boodin wlhi inay intaa dhaaman banu moodaynay lkn waxay yihiin bay sheegeen waana foolxumo waxyaalaha qaar markad umada saamayn ku leedahay
@daadyare21813 жыл бұрын
Mashlha cabdi haani nin qliyaa
@yaasincabdirahman8958Ай бұрын
sanadkan waa soo baxayaa ciro inshallah vote kuna waa ready
@Demond9036 ай бұрын
Garxejisaw Waa Naga Diyaar Codku 2024 ---2025 FrOm Habar JEclo❤