Cabdikariim raas iyo sahra halgan iyo c.naasir Macalin caydiid UK iyo Heeso 2012

  Рет қаралды 142,243

SIBSIB STUDIO

SIBSIB STUDIO

Күн бұрын

Fanaanka c/kariim raas oo ku casuumay magaaladiisa mar ay yimaadeen cariga YURUB. Fanaanada sahra halgan iyo c.naasir Macalin caydiid
2012 lovely. Kaman iyo Heeso qaaliya halkaas lagu duubay midka mida vedio clip kii habenkaa la duubay

Пікірлер: 90
@AbdirisaqMohamuud-c6f
@AbdirisaqMohamuud-c6f 23 күн бұрын
Axyaa hees oof oof laabta keen iyo labaca 9 /9/2024 isniin abaaro 4:30 habeenimo waxaan ku qayilayaa kampla ugadha anoo ay tahy last day aan ku qayilo kampla kisiya 12 bisha aan tagayo magaladeydii hargeisa cadey anoo mudo 4 bilooda jooga kampla waxa wada qayilana habrwadaagey iyo axmed cali ilaaahay waxaan kabaryayaa inuu muraadkayaga noo sikhiro aamiin
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
Lamaanaha is dhalay iyo Dadka laba walaala Kalgacaylka laasimay Waxa iga la laab godan Labbadii is doortee Liibana gaadhee Laabta keen iyo Labaca Dhaaf luqunta Aan ladnaane dhiiga raac Liishaanka aragtida Liisaan macaanida Anba waad i legedoo Ma ladoo darrraada Laxawsiga kalgacallada Anba lahasha reemee Laabta hoo iyo labaca Dhaaf luqunta Aan ladnaane laydha raac......
@theqodax
@theqodax 3 жыл бұрын
Dadku ma oga inaad legend ka tahay meelahan. Hahaha
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
Fan lagu farxay! Noloshu waa isdiiddooyin hardamaya oo sidii xayawaan isku jaad ah isugu dhexdarsan misana kala qaloonaya, mana laha xuduud qeexan oo kala soocaysa kalabaxa isdooddooyinkaas. Dhismaha dunida foolxumadiisa si looga indhaqarsado waxyaabo kale ayaa la dhistay; dhismayaasha dadku hindisey malahayga waxaa ugu heer sarreeya qurux ahaan fanka heesaha ah. Halbeegga wanaagga iyo xumaantu marka uu iskaga kay dhexyaaco waxaan muquuraa badda fanka heesaha, mawjaddeedda ayaan hadba dhan u raacaa, halkaas oo aan ka fahmo kaladuwanaanshaha dhabta ah ee isdooddooyinkii hardamayey misana isu ekaa. Waa duni lagu dareemayo in ay jiraan wax wacan iyo wax xun oo aan isu dhoweyn. Waa degaan nabadeed oo si faraxsan looga nool yahay, wax nacayb ahna aan lagu buufin. "Lammaanaha isdhalay iyo Dadka laba walaalaa Kalgacaylka laasimey Waxaa iga la laabudan Labadii isdoortee Liibaanta gaadhee" Jacaylka oo ah hir ku dhereran nolosha oo meelna ku xooggan meelna ku wiiqan baa labadiisaa dhinac la isu eegayaa. Jacaylka hooyada iyo ilmaheeda iyo jacaylka walaalaha; waxaa ka awood badan jacaylka labada isdhammaystirka jinsiyeed isku doortay ee qabyala'aanta nolosha ku badhaadhay. Waa marxalad degganaan iyo wanaagkafeker lagu socdaalayo oo niyaddu san tahay. Noqnoqashada hirkaasina wuxuu u badan yahay sida dhibcaha roobka xooggan ee habeenkii da'a. "Laabta keen iyo labaca Dhaaf luqunta Aan ladnaannee laydha raac!" Laabtu waa derinta dareemmada insaanku goglan yihiin, labacuna waa samuuladka iyo quruxda dhismaha liidadkeeda kala duwan. Hamuunta iyo xiisaha loo qabo midaynta labada nafood ee isjecel aad ayey u sarraysaa, waxaana xogaha nafsadeed la isugu gudbiyaa maayado danabeed oo jidhidhicaysan. Waa meesha keliya ee aammusku macnaha wadasheekaysi toos ah oo kale leeyahay! "Liishaanka aragtida Liisaanmacaanida Anba waad i legeddoo Ma ledoo daraaddaa Laxawsiga kalgacallada Anba lahashareemee!" Aragtidheeraanta iyo garashada baxsan ee maskaxda laga fekerayo iyo hadalka macaan ee debecsanaanta u soohan ayaa la isku ammaanay maadaama dunida wanaag uun la isku jecel yahay. Xiiso hamuumay iyo boholyow isbiirsaday ayaa lala bihinbihay oo rabitaanka ruuxda saaqay wuxuu gaadhsiiyey heer ay hurdala'aan ku sugnaato. Waxaana ku soo kacayey qaaca xusuuso kalgacal oo lagu dunuunuco khayaalka suurigaysigooda iyo xanuunka xaqiijinkariwaagooda!
@hakiim25
@hakiim25 Жыл бұрын
Dhaaf luqunta✔, faysaloow intaa adigaa iga saxay dhiidhi bay igaga jirtay waligayba.
@Khaalid155
@Khaalid155 11 ай бұрын
@@hakiim25 hhh anba markay jamac iyo sahra qaadayan waxan uhaystay laab luqunta meel kalena waxan uhaystay liidka raac balse markan si qumaati ahbay dhagaha ugu dhacaysaa dhiiga raac
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 9 ай бұрын
​@@Khaalid155haa marka waxay tiraahdaa liidka raac Halka ay markana leedahay dhiiga raac iyo laydha raac
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Cabdinasir Macalin Caydiid oo dambigiisa ha dhaafo iyo waalidiinteenba ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan kasii.Aamiin yaa Kariim
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 9 ай бұрын
Full lyrics Raas Lamaanaha is dhalay iyo Dadka laba walaala kalgacaylka laasimay 2x Waxa igala laabudan Labadii isdoortee liibaana gaadhee 2x Laabta keen iyo labaca Dhaaf luquntaa aan ladnaane dhiiga raac2x Sahra Liishaanka aragtida Liisaan macaanida anba waad ilagadoo 2x Ma ladoo daraada Laxawsiga kalgacaladaan anba lahasha reeme 2x Laabta hoo iyo labaca Dhaaf luquntaa aan ladnaanee laydha raac 2x Raas Laanxayd cirkoo helay laagahaa xareedii laba jeer rogmanayaan 2x Laydhii kusiman tahay Laxawsiga kalgacalada lulan caashaqeenuye 2x Laabta keen iyo labaca dhaaf luquntaa aan ladnaane dhiiga raac 2x Sahra Lalabaha wax tabashada Laan dayradiisii liqi waayay oontee 2x Lumayoo daraadaa libiqsiga jaleecada isha kaama laliyeen 2x Laabta hoo iyo labaca Dhaaf luquntaa aan ladnaane dhiiga raac 2x
@muhyadiinsulb6797
@muhyadiinsulb6797 4 жыл бұрын
Eesh calaa hees Waliba wiilkan hada qaadaya caadi.ma.aha
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 2 жыл бұрын
Eesh calaa xusus 31/07/2022 axad jigjiga Ana lahasha reeme
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 ай бұрын
Sahra qudhun kkkkk naagtaas xanuun habaryoonis la yiraahdaa ku dhacay
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Habar magaado haday is hesho caadi maaha, isaaqa la sheegaba fanka waxaa iska leh habar magaado
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
LAABTA KEEN IYO LABACA OF ❤CALEK QARAMKU🙏 WAA 🙏DAWADA DHIBANE JACAYL XAQIIQATAN
@AhmedMohammed-xq4il
@AhmedMohammed-xq4il 4 жыл бұрын
Waw
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
Haye Haye Walaal
@kastamegal8682
@kastamegal8682 3 ай бұрын
C/naasir macalin caydiid alle how naxariisto
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 4 жыл бұрын
Marqaan days waawaayo
@nadyami6514
@nadyami6514 4 жыл бұрын
Midhiihii halyey abwaan jaamac riyo
@ogbadogbad3075
@ogbadogbad3075 2 жыл бұрын
Dhiiga da'ayaa heestan. 🥺❤
@apdifatah7915
@apdifatah7915 Жыл бұрын
Sow maaha 🌚
@cagaetyon8849
@cagaetyon8849 Жыл бұрын
​@@apdifatah7915 awoowo
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 Жыл бұрын
Caadi ma aha!
@mataanmataanmatan9217
@mataanmataanmatan9217 3 жыл бұрын
Waaw cod kaban macan ustaadiin 2021
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Жыл бұрын
God bless you Muj. Abdinasir Macalin caydiid. Sidoo kale sahra halgan iyo Abdikariim raas.
@yousofjamanour5606
@yousofjamanour5606 5 жыл бұрын
C/kariin raas iyo halgan woow
@khadargeele3463
@khadargeele3463 5 жыл бұрын
WAALAYAABAY LAABTA KEEN IYO LABACA AXYAA HEES QAACI AH
@waqtiiyowaaayo4783
@waqtiiyowaaayo4783 5 жыл бұрын
heeesta ya ishegi karo shaqsigi qaaday asalkeda??
@MsCirro6666
@MsCirro6666 5 жыл бұрын
Jaamac riyo iyo isla sahra halgan ayaa qaadey Asalkeeda
@AhmedMohammed-xq4il
@AhmedMohammed-xq4il 4 жыл бұрын
Waw
@AhmedMohammed-xq4il
@AhmedMohammed-xq4il 4 жыл бұрын
Waa hees macaan
@khadarshiine7524
@khadarshiine7524 Жыл бұрын
Alle how naxariis cabdi naasir macalin caydiid aaaamiin yaaarabi
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 5 ай бұрын
Hadyaddii Hadyadda!
@Mars17601
@Mars17601 3 ай бұрын
Laabta keen.❤
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Illhy hana barakicini nolosha qurbuhu waa dulinimo iyo gacmo hoorsi ama dawarsi dalkaagad qurux iyo haaybad kuleedahay sahar halgan waa markay qurbaha qoxoontiga ku ahaayd hada aniga lamuuqa maalinta malintaan dhulkaygi ka imanaya labo qof oo laysku daran ah🤗😂
@shaamtube8401
@shaamtube8401 Жыл бұрын
😂😂😂 aad iiyo aad qurbuhu qurux maleh
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
Xaqiqi inadera 👍
@sulatansultan524
@sulatansultan524 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto cabdinasir macalin caydiid
@maguled
@maguled 5 жыл бұрын
Horta Labacu waa xaggee, teeda kale haddii luqunta la dhaafo xaggee loo socdaa, war illeen unnukaa balo aragnay, waa halkii reer muduggee. Waase hees aad u macaan, gabadhaan Sahra Halganna aad baan u jeclahay iyada iyo heesaheedaba, Ilaahay Amarkii. Cabdikariin Raasna waan salaamayaa, waa fannaan ku qaali ah ummadda Soomaaliyeed.
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
Labacu waa baruurta yar ee dumarka xundhurta kasoo hoos baxda ee macasha u eg
@deeqcali6169
@deeqcali6169 3 жыл бұрын
Wlhi bilaahi waan qiiroodayba Allah ha idin xiftiyo
@hawoabdulahi8458
@hawoabdulahi8458 Жыл бұрын
Qaamuuska wuxuu ku micneeyay, Gaaddo, laab, naaso kkk. Saddexdaa eray.
@hamsirr6551
@hamsirr6551 9 ай бұрын
Waa asturnaayeen caruurty ma fahmayn. Imika ciyaalka ka horeeeyaba
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 5 жыл бұрын
Heesahaan oo kale yaa soo badiyo
@deeqohaajiosman5182
@deeqohaajiosman5182 5 жыл бұрын
Olaaaaaaax off caleek
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia Жыл бұрын
Wooow alla yacisak heesta laxanka ayaan wax loo dhigaaaba aanu jirin macha llah top song
@idirisali572
@idirisali572 3 жыл бұрын
Cabdinasir legand waa heesaha uu cabdinasir uu ku raaxaysto waxaan arka kabankissa ☹️
@amalw8081
@amalw8081 2 жыл бұрын
Laabta keen iyo labacaa ya salaaaaaaammm 12/12/21
@AbdullahAli-ki8wg
@AbdullahAli-ki8wg 6 жыл бұрын
Heeso igadheh
@oumarkore1463
@oumarkore1463 Жыл бұрын
DyBHM
@mahamedzadiik1948
@mahamedzadiik1948 3 жыл бұрын
sahra axmed cabdilaahi legend I love you
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 6 ай бұрын
Xasuus dheer
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 жыл бұрын
Woof wooof. Raas, Sahra, iyo Cabdinaasir Macallin. ❤❤
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Waaaaaw yaa cabdi naasir!!!
@kingfaysalofficial7722
@kingfaysalofficial7722 6 жыл бұрын
eesh calaa wlhi waa heesteen
@mahadmahamoud6183
@mahadmahamoud6183 6 жыл бұрын
Caleek caleek
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
ninyw suaal; cudurka illaahey baa akeenaa abdu naasir hada waa caato badan 2019 2012 waa shaley mis e jaadkaa sida lagu qalaal cadinasir hadaad xanuusatey ilalehy cafiamdka ha kuu soo cesho cudukarak ceeb ma aha sida simaliada amiinsatey waa qadar alllaaha qofka am a gabow ba a hali am a cudur lakiin hadii jaad ayhey yaree saxiib
@mnbvmnbv8964
@mnbvmnbv8964 4 жыл бұрын
Aamiin ilaahay ha caafiyo
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Yaa salaam calayk
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Жыл бұрын
@daacad1946
@daacad1946 4 жыл бұрын
Halka cali mahad ayaa iiga muuqda
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 4 жыл бұрын
Xiligan waxan joogey waddanka Tunisia oo aan aad u jeclahay ,
@muhyadiinsulb6797
@muhyadiinsulb6797 3 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay
@malyuuncali8435
@malyuuncali8435 6 жыл бұрын
Cod halasi ah waa kan iyo hees micno leh
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 4 жыл бұрын
Woof calyk war hees tu macaanaa yaa qaadi jiray orginalka
@amalnor
@amalnor 4 жыл бұрын
ugaas yare axmed gacayte AHN iyo gabadhan hada qaadaysa sahra halgan oo bariiga la odhanjiray sahrayar
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 2 жыл бұрын
Original kii waxaa qaadi jiray Jaamac Riyo (AHUN) iyo Sahra Halgan
@qadirourdoox9906
@qadirourdoox9906 4 жыл бұрын
Taariikhdii lagu jiray ayuu garan waayay.wan kii la.soo dhaafayna garan.maayo waan ka xumahay aad iyo aad
@abniali9594
@abniali9594 4 жыл бұрын
Waaaw💕💕💕💕💕💃🏽💃🏽💃🏽💃🏽
@mahamoudgaas2611
@mahamoudgaas2611 5 жыл бұрын
Yaa midhaha heestan Le? Malaha Jaamac riyo ayuunbaa lahaa....
@abdirizak.MAhmed
@abdirizak.MAhmed 2 жыл бұрын
Jaamac Riyo (Ahun) ayaa lahaa ereyada
@AyaanleAhmed-x3k
@AyaanleAhmed-x3k 5 ай бұрын
Laanqeyr cirkoo helay Laagaha xareedii Laba jeer rogmanayaan.❤ 2/5/2024 habeen khamiisa 12kii habeenimo iyo dhagaxbuur
Abdinaasir macalin caydiid hani
7:35
said xaaji
Рет қаралды 13 М.
Axmed Gacayte iyo Sahra Halgan Gocamada Ha iijarin
9:50
Daruuraha News
Рет қаралды 184 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 2,9 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
SAHRA HALGAN  HEESTA CABAAR  HARGEISA SHOW 2022
4:19
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 24 М.
Cabdikariin Raas "Gaduudo"#9
6:00
Waaberi Studio
Рет қаралды 115 М.
JAMAC RIYO IYO SAHRA HALGAN
6:39
mustafe macalin caydiid muse
Рет қаралды 52 М.
DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
7:09
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Axmed Gacayte ihn & Sahra Halgan | Heestii Gaabiso Sheeadaada
11:48
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 86 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 416 М.
SAHRA HALGAN TRIO - Sukiyaki Tokyo 2016 Archive
16:06
naoeikka
Рет қаралды 56 М.
SAHRA HALGAN & NAASIR BASHIIR Jawhar & lulu
4:58
Burcodad
Рет қаралды 123 М.
CABDINAASIR MACALIN CAYDIID
5:17
MaGuuraan Channel
Рет қаралды 108 М.
Aun Axmed gaceyte   iyo  Sahra Halgan   Hees  / Daydayo Asaaggaa _LYRICS
9:03
Costa Production
Рет қаралды 384 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН