No video

CABDIKARIIN CALI SHAAH ARWAAX NEW OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 2,918,475

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

CABDIKARIIN CALI SHAAH ARWAAX
EREYADA ABWAAN TALASAME
MUSIC HENOK
CODKA & LAXANKA CABDIKARIIN CALI SHAAH
Copyright@Hawraar Music
Arwaax ku dhex nool arwaax
La siman ulashiyo kalgacal
Ayaan nahay oon ahoo
Indhaa eegmada indhaha
Ku fahma aayar baygu yaal
Dareen uurkaaga jira
Afkaaga adoon ka qirin
Erayga muuqaagu sido
Qalbiga akhristaan ahee
Ayaan badnidaa macaan
Kooras
DADKIYO uunkiyo arliga
Qof aan ahay oo i ahi
Adiga weeyoo ku ahi
Anigana adigu i ahid
Is nihin oo waan is nahay
Is nahin ADUUNKAYGIYEEY
BEEJ 2AAD
Aduunyadan ruuxa ruux
La sida axdigay dhidbeen
Ayaan ahay ood tahoo
Qalbiga uursami qalbiga
Shucuur ku og waa inaga
Indheer garad macalinoo
Arimaha gaarka ii ahee
Badiba aadmiga ka dedan
Arwaax fahantaad tahee
Aqoon badnidaa macaan

Пікірлер: 958
@abdalajamaal
@abdalajamaal 3 жыл бұрын
Cumaamadaada ma sidan karno 🙌
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Prank ku samee abdi kariin ali shaah 😂😂😂ha ku dilee
@mubarikxuljano959
@mubarikxuljano959 3 жыл бұрын
@@safakayse6774 😂😂😂
@nimcomuhumed4815
@nimcomuhumed4815 3 жыл бұрын
ma sidan karno wllhi
@cabdifatah34official77
@cabdifatah34official77 3 жыл бұрын
Abdala jamaal waxba kaama hayno
@DHALINYAR
@DHALINYAR 3 жыл бұрын
Kuso saame p dii Apdallow Bro lakn Wa pila Dapecadeeh iska eeg yanuh kudilinee hhhhh
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Qof kasto culays haysto waxan ilhay ka barayaya inu ka dul qaado alhuma amiin🙏😑
@munahashi4998
@munahashi4998 3 жыл бұрын
Amiin🥺🤲
@monagacan6063
@monagacan6063 3 жыл бұрын
Amin
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
@@munahashi4998 amiin wll❤
@ifrahkhalif4956
@ifrahkhalif4956 3 жыл бұрын
Amiin ya rabbi
@nagimohamud481
@nagimohamud481 3 жыл бұрын
Aamin yaa rabbii
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar
@dillanews2737
@dillanews2737 3 жыл бұрын
Subscribe
@apdisamedbulshawi7904
@apdisamedbulshawi7904 3 жыл бұрын
Nio nabiga aad like kuraadinayso waa Ceeb iyo dambi bal eeg Music aya socda wadna soo gashay Fadalan mar dambe meelahan oo Kale nabigaha keenin🖑
@quruxlowgayoutube7668
@quruxlowgayoutube7668 3 жыл бұрын
Nacasow mel music laga dhagaysanayo rasulkena ha kenin
@guuledali2694
@guuledali2694 3 жыл бұрын
Zxp mxaa khladan messi na wuu kuu saran nebi muxa.ed na waad jeceshee
@juweeriyakayse901
@juweeriyakayse901 3 жыл бұрын
@@guuledali2694 Aw9
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
c.kariim Cali shaah Ninka Qudhee Xininyihiisa Fanka Ku Jooga 😅💚💭❤️FroM Gobolkii Ragga🙏🤴
@nuuramohamed5850
@nuuramohamed5850 3 жыл бұрын
Hadaa yaakujoga xiniinyo amaano ah😂
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
Sarbebe bad hadlka u tidhi 🤣🤣🤣
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Togdheer Siday Dadka Uga Dambeyanbaa Hadalooda Dadka Laga Dhex Garanaya Kor Isku Soo Qaada Nacala Shaydankina Ku Yaale😅✌
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
@@nuuramohamed5850 hhh 😅wn iska garty Ereryga Inay Gabadh uni Ka Xumaanyso
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 😅Adigoo aya Ah baa Marka hore togdher wx ka sheegaya wllow
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
The one and only howraar production
@adnacaliabokor3811
@adnacaliabokor3811 3 жыл бұрын
Fankan Rapa HaLygU Daro
@DHALINYAR
@DHALINYAR 3 жыл бұрын
Shoodhe shiine Khalid kamil ciyaal fadhi xuuntah kuso salmaysa
@azmodhohl8959
@azmodhohl8959 3 жыл бұрын
War fananka magaca u daa waa bila khalid kaamike
@DHALINYAR
@DHALINYAR 3 жыл бұрын
@@azmodhohl8959 maa wax Ku dubeeyah ayad rapta
@DHALINYAR
@DHALINYAR 3 жыл бұрын
@@azmodhohl8959 waan ku ....laaha hadi aan Kula joogo
@hamzeahmet2035
@hamzeahmet2035 3 жыл бұрын
Markey 1M Gaadho LiKta DhaC Ku Ziiiiiii😂😘
@verified_mali
@verified_mali 3 жыл бұрын
Halkaasuu Cabdikariim ku reebay fannaaniintii kale. Another level 🥀✌🏽🔥.
@abdiqanihussein7971
@abdiqanihussein7971 3 жыл бұрын
Gacan baanu kuu taagnay 🖐
@ahzaabosmanmoh.9011
@ahzaabosmanmoh.9011 2 жыл бұрын
Yaxye khaalid C/raxman nuur Fanaankaygii. Laxankii dee Maad inooga dooonin Rooxaanta fanka Ina cali shaah🙄😂
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 2 жыл бұрын
dareen uurkaga jira afkaga adoon ka qirin ereyga muuqagu sido qalpiga akhristaan ahee ayaan badnida macaan Najma Aden Abokor ❤️🙈👸👸 aad ban ku jeclahy macan inta noloshayda ka dhiman inan kula nolaado ayaan rajaynaya insha alah😌😰😩😩😩😩😩😩
@najmaaden48
@najmaaden48 2 жыл бұрын
Waan ku jeclay nolzhadii wllhi🤔😩
@gits3790
@gits3790 Жыл бұрын
Now jacaylku hasocdo
@benarfa6464
@benarfa6464 Жыл бұрын
zxp wDa jira oo jooga wLigiin❤️
@DayaxFilms
@DayaxFilms 3 жыл бұрын
Eyow Eygu Dhalay Heestani waa kuwii gaaladu intay Stresska Intay iskaga biiyeen ku seexan jireen waar Card-kaaga lama sidan karo ee iga hoo.....Waar walaal hore ugu soco guulihii waawaynaa heer caalami tahee
@zaaciddhalad9222
@zaaciddhalad9222 3 жыл бұрын
Eyow eygu Dhalay waad ka giijisay ninka🤣
@Sakariye167
@Sakariye167 3 жыл бұрын
reer miyi beede
@maskaxpro6977
@maskaxpro6977 3 жыл бұрын
Jaahil aan lahayn diin xidha qof bili aadmi ah oo alle karaameeyey ayaad ay ku sheegaysaaa aabe walidana ay ayaad ku shegaysaaa subxanallah
@user-mp4jv3xq2t
@user-mp4jv3xq2t 5 ай бұрын
2024 stll waching❤😢
@AzezahassanHussein-pw9mr
@AzezahassanHussein-pw9mr 4 ай бұрын
Same 😭❤
@AyaanAhmed-jy2pk
@AyaanAhmed-jy2pk 3 ай бұрын
same ✌️😊❤️
@axmedmohamed6272
@axmedmohamed6272 3 жыл бұрын
Fananka kaliyen Hargiesa ka amnisnhy wixi ila midaw dhac
@Alihindi5481
@Alihindi5481 3 жыл бұрын
Abdikariim Ali shaah nin xiniin yihiisa ku jooga fanka 👏👑
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Xininyo aa ? Mise cod
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@sarahussein5872 Wixiinaba Ma Qorne Waxayaga Ha Qorqorina Nala Shaydankina Ku Yaale😅😅
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 wa ba ceeb inaad qorto kk. Lakiin kula yaabi mooyo dhaqanka shuqulka raga faniya ka dumarkana cay ka dhiga🤣
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@sarahussein5872 😅wax walan😅Oo Cay Muxu U Noqon Waayay Kaayagu Ilayn Xubno Taran Bay Wadaagaane😂
@mohaadde4639
@mohaadde4639 3 жыл бұрын
Indhihiisa hinta ka dareentaY inu jeceel ka muuqDoH 😢🥰Liketa hayla dhaafina walalYaal 🥰🥰😢
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
Wuu jcliyah blse mrkad fanan thye wadan marxlda aye heestu tahye laga dareem
@zamiirupdirisaak4915
@zamiirupdirisaak4915 3 жыл бұрын
Neymarka Vanka Updikariim ali shaah💯💯
@calijawhar6293
@calijawhar6293 3 жыл бұрын
Messi Iyo Ronaldo Wakuwee😁😁
@heartlessG640
@heartlessG640 3 жыл бұрын
@@calijawhar6293 messi qamarka Ronaldo waa khaalid kaamil
@xaliimoxajicismaan6808
@xaliimoxajicismaan6808 3 жыл бұрын
Apdikariin Ali Shah horeusoco zxp
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 10 ай бұрын
Fanku haduu hadli lahaa Ina Ali Shah buu odhan lahaa " Aabo! " 😅❤
@mohamedtogdher3682
@mohamedtogdher3682 3 жыл бұрын
Fanaanka reer burco 👑👑👑👑
@saredoahmedsareedo8688
@saredoahmedsareedo8688 3 жыл бұрын
Gobolkii ragga burco 🤴💜
@juweriaahmed7271
@juweriaahmed7271 3 жыл бұрын
Burco😍
@ifraat6362
@ifraat6362 3 жыл бұрын
In a cali shaah ninka kaliyee fanka xiniin yihiisa kujooga from hoygii fanka😍
@ifraat6362
@ifraat6362 3 жыл бұрын
Waasida
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 3 жыл бұрын
Heestani waa hees dareen xanbarsan waxanay anfacaysa lamane si dhaba isku jecel ❤👑C/kariin cali shaah fanaan wayn👏🎤🎧🎵🎶🎻
@nastexonuura07
@nastexonuura07 3 жыл бұрын
Wasaa chektay walachey
@cabdixuseen8453
@cabdixuseen8453 3 жыл бұрын
❤❤❤💗💗💗
@ahmedmustafa2705
@ahmedmustafa2705 3 жыл бұрын
Waxkle Abdi karIn Ali shaaaaH HeestaN Ani may Igu socotaa Tolow😩🥺❤️❤️❣️💔
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
Isku dareen nahye 🤩
@ahmedmustafa2705
@ahmedmustafa2705 3 жыл бұрын
Lagayaapa Najax🙄🥰
@ncawil7960
@ncawil7960 3 жыл бұрын
Inta nabiga jecel SCW igu booba like ta
@hamdahodan9159
@hamdahodan9159 3 жыл бұрын
Nacas liketa meelxun kaa gashay
@Machid_
@Machid_ 3 жыл бұрын
Coonkan yaa dadka ka qpsada
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 жыл бұрын
Dislike qaado 🤣🤣🤬
@ncawil7960
@ncawil7960 3 жыл бұрын
@@Suhayb1_4 😂😂
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 3 жыл бұрын
@@ncawil7960 zhp xapiipkeena muxamed sallalaahu caleyhi wasalam like haku raadsan waxba waxba kuuma taraysee🥰🥰
@yahyeanash3879
@yahyeanash3879 2 жыл бұрын
Heestu way iga gadantahy ilahy dhunta haku barkeeyo wll cabdikariin cali shaah waxa laysku dhafay wa laxanka
@arresaqirochannel7594
@arresaqirochannel7594 3 жыл бұрын
hayaaaaa soda odayga an baf kasini Reaction 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
Baf ku sii adunba hadhe gormad imnasa
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 3 жыл бұрын
Ar zxp meel aan kaala soo xidhiidho iisheeg arin yar oo aan reaction nadaada ku arkay haad iga caawiside pls wll 🙏🙏🙏🙏
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 3 жыл бұрын
Erayadi zxbkay siciid mxmed talasame Iyo alfanaan c.kariin zxb hore usoco Gobti gobolka ragga ismuujiya ❤ like ku booba
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Rer Buroa Macal Commentigiina Dadka Ka Dambeeya😅 Kor Isku Soo Qaaada Nacala Shaydankina Ku Yaale
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
Haynko ha ka reebin ninka heesta u timo hawad lugu dubto
@nanzal4502
@nanzal4502 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 Warayhe adigu raga maxad uga daba hadli uff mesha rag aya hadalay lagu qadaye ina keen. Qaybta dumarka so gal
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@nanzal4502 Hadaad Badawnimada U Dhalateen Ma Anaa Dadka Idinla Simi Dhibaataa Idin Haysatee Macal Qoralkiina Inad Rer Burco Tihin Laga Daremayaa😑
@zhaaftooleh1141
@zhaaftooleh1141 3 жыл бұрын
Mai Idol Singer ❤ Dareen Urkaaga Jira afkaaga Adoon ka Qirin Erayga Muuqagu Sido Qalbiga Akhristaan Ehee Ayaan Badnidaa Macaaan 😍
@asmacabdi2419
@asmacabdi2419 2 жыл бұрын
Heestani waa hees dareen xanbaarsan waxaanay anfacaysa laba qof oo sidareen ah isku jecel😊😊😊💯
@inawalcasri7450
@inawalcasri7450 3 жыл бұрын
Waa laxamadii shaydankii qamar ahaaye adna majago jin buu ku helay
@MaxamedMaame-zu4dl
@MaxamedMaame-zu4dl 2 ай бұрын
Ninkana barey nio qamar ciyaal waaye kana shaydaan ka ugu weyna
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Fanku Haduu Hadli LaHaa "Ina Ali Shaah" Buu Odhan LaHaa✌💚
@habiaxmed1563
@habiaxmed1563 3 жыл бұрын
That RigHt
@bilyandhaan7379
@bilyandhaan7379 Жыл бұрын
Jacaylkuba waa Fahan Daryeel iyo Naxariis 😍 Qofkad intaa ka heshana Waa Naziib 😍
@Mohamedbizta-rt3dk
@Mohamedbizta-rt3dk Ай бұрын
That's right😊
@bluelyrics1980
@bluelyrics1980 3 жыл бұрын
Codka100% Laxanka 100% Music 100% Camera and edit 100% Hawraar and a shaah another level ❤💥
@zudayziofficiyal1629
@zudayziofficiyal1629 2 жыл бұрын
Waynakaa
@zir_mk_lyrics3881
@zir_mk_lyrics3881 3 жыл бұрын
Another level 💯👌 Markay gaaDho 1 million like 👍zaara 2week 1 Million
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 3 жыл бұрын
TITLE KA HEESTA INAGAA HAGAAJIYA HAWRAR MUSIC imaka waxaa la mooda fanaanka in arwaax ay tahay naanaystiisa kala saara tusaale sidan oo kale. CABDIKARIIN CALI SHAAH | ARWAAX | NEW OFFICIAL VIDEO 2021
@abdimaaligmukhtaar4813
@abdimaaligmukhtaar4813 3 жыл бұрын
MaXay ku Kala DuwaN yiHiin
@Herdigitaldairy-o3m
@Herdigitaldairy-o3m 3 жыл бұрын
Can't stop listening 🥺 wayyy!!💞💞
@zhaxaripoi3327
@zhaxaripoi3327 3 жыл бұрын
Me Too wlHi🥺❤️
@guleeddayibcaliahmed8346
@guleeddayibcaliahmed8346 3 жыл бұрын
Asc
@dhoolzeed3270
@dhoolzeed3270 2 жыл бұрын
Me too 🙈
@CabdiraxmaanKhadar-q8c
@CabdiraxmaanKhadar-q8c 22 күн бұрын
Iska wado ❤
@ridhimaray6190
@ridhimaray6190 3 жыл бұрын
Abdikarim cali shaah Ninkan ina jclhy halo shego Hawrar music production 🥰😪💋❤
@amounkeize4202
@amounkeize4202 3 жыл бұрын
Erayga muuqagu sido qlpiga akhristan ahaye✌ Ninka kliye wxuu doono uu qaaado malab ii ah Fvv singer❤✌
@NimcoIsmail-to5nm
@NimcoIsmail-to5nm 4 ай бұрын
Inta cabdi kariin cali shaah sidayda heesihiisa un dhagaysta like bac ku sii 😅
@shaficigelle
@shaficigelle 3 жыл бұрын
Abdikariin Ali Shaah Ereyada, Naaxiyada iyo Muusigu waa dareen gooniya, waxba lagama qabankaro, Hawraar Music Production iyaguna bogaadin bay mudanyihiin.
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 3 жыл бұрын
Music heart tech 😥 Erayada top 🔥 Laxanka dareen goniya ❣ Muqaalka wax kale 🤘 Hawaraar keep giong 👏
@ugbaadahmed4999
@ugbaadahmed4999 Жыл бұрын
Mcn
@itsme.5783
@itsme.5783 10 ай бұрын
​@@ugbaadahmed4999😂😂😂
@mohafarah9277
@mohafarah9277 3 жыл бұрын
Laxamiistaha weyn abdikariin Ali shaah legend always Legend gob baa thy ♥
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
C.kriin ali zhaaH nin cumamadisa la hysan karo mahan runtii😍🙌legend keep going From Borama 🔥💯
@cabdiwazzac7153
@cabdiwazzac7153 3 жыл бұрын
Legendary
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 3 жыл бұрын
Heestaan veiws ka ay haysato uma qalanto waa hees kulul runtii 🔥
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 3 жыл бұрын
Waan kugu raacsa nahay. It’s really good song
@muxiyadiincabdibadal1092
@muxiyadiincabdibadal1092 3 жыл бұрын
Inta nabiga jecel ku saliya scw
@NimcoMaxamud-fz3mf
@NimcoMaxamud-fz3mf 3 ай бұрын
Scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤
@NimcoMaxamud-fz3mf
@NimcoMaxamud-fz3mf 3 ай бұрын
💕💕💞💞💞💖💖❤️‍🔥❤️‍🔥
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 3 жыл бұрын
1:24 melody 10/9 Vedio shot 10/10 Lyrics 10/9. Voice 10/10. Music 10/9. Woow.
@mushraf_zayid.7892
@mushraf_zayid.7892 3 жыл бұрын
Apdi kariin Ali maxamuud xuseen Shaah Respect wlhi wll Fanaaniti kle Halkan Baad ku Reebtay Fanka inta dhiman dhamee 🖤❤️ wll
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Heestan waxn dhagysanya hapeen jimce ah Ramadan 23 tahy Wey geriyoty qoftan adunka ugu jecla sanad kahor hesatn wada dhagysanyny Cawa ilama jogto kali kudawanaya ilove you mabruuka ❤ alle haku naxaristo 🐗
@XaliimoMohamed-jl1gf
@XaliimoMohamed-jl1gf Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto abowe 😭🥺😢🤲
@Warfa2020
@Warfa2020 3 күн бұрын
Heestan jawiga xeebta dheeman luula ayaan ku dhagaysanaya waana heesi inta jiwaga lagu galo la murqaami jiray lug hay ama La'aaan my son abdikariin ali mahamoud xuseeen finomino❤
@boqoradasomaliland7841
@boqoradasomaliland7841 3 жыл бұрын
Legendki ila dhashey c/k/Cali shah wlkey qaliya cadowga unolow 🥰♥️💋
@applesomali9942
@applesomali9942 3 жыл бұрын
Maalmahan shayaadiintii waa ku xoogeysten somalida dhexdeeda hees heestay kamactahay iskasoo daba sarayan Allaha umada fsahadka hakaqabto
@apukarozman6099
@apukarozman6099 7 ай бұрын
Manta oo ah malin talaado tarikhduna ay tahay 09/01/2024 7:00pm waxan si wadajir ah halkan uga so muuqanayna aniga iyo chaceylkyga oo an wada socono mudo sanado ah oo aynu rajeynayo in inta noloshena ka dhiman wada joogi doono Insha allah waxn nasiib uyeshay inan noqdo qof kedi ugu horeyay ayada waxna rajeyna inan noqdo keedi ugu danbeeyay marxalad walpa iyo caqabad kasta aan uga gudbi doono si wadajir ah jaceylkena uu noqdo mid guul aynu ka gaarno •Guushu ma aha furaha farxada, balse farxada ayaa furaha guusha ah, hadii aadse jeclaato waxa aad qabaneysid waxad noqon mid guuleysta runtii aniga nh aad ayan ujeclahy wana ku qanacsanhy wax walpo oo an u qabanayo ayada darteed naadir weeyo lama helo dumar nuuca ay tahay heestan waxan dhageysta mar walpa oo an uxiiso misne ku dareema nashaad ayda darteeda..❤
@queensuusu305
@queensuusu305 7 ай бұрын
insha allah midaan ku Qabo kaskow ilaaheY dartiis ban ku jeclahaY ilaheY ha ika xafido Wxa tahY qofka Ugu wngsan Ee aan bartaY Kuwa si wada jir ah ku guleYsta ban noqon donna Maalin un Cimri dheer io cafimaad Taam ah allah nisku keen siiYo maalintena neh wala gaari insha allah one daY..💍❤️🫶🏻
@ladnamohamed9262
@ladnamohamed9262 3 жыл бұрын
Ninkan cimaamadisa lama sidan karo abdikariin another level wad naga washay👑👑👑
@aminsaed4696
@aminsaed4696 2 жыл бұрын
Ninkan yari fanka casriga ah isagaa u horeeya. 🔥
@khadarmohamut2306
@khadarmohamut2306 3 жыл бұрын
Eyyyy apdikariim ali shah aarka fanka🔥💯
@workaccount3334
@workaccount3334 3 жыл бұрын
fanka abdikarim baa inagu haya! laynama arkeen.
@moali6299
@moali6299 Жыл бұрын
Mudo kadib anigoo qayila aniga iyo yar saxbkey oo abdihakiin ladhaho, midaan isjeclayna hasaawe misqabaleed ma dhex marayaa dib usoo dhagaystay, morethen song.❤
@ahmetdada9371
@ahmetdada9371 3 жыл бұрын
Recpect for you🙏
@aliabdi9153
@aliabdi9153 3 жыл бұрын
Diraac💪
@saadaqclaahi5637
@saadaqclaahi5637 3 жыл бұрын
Diraac isha sacabka mari wuu ku arkaa
@bilaldonhero6185
@bilaldonhero6185 3 жыл бұрын
Basadoiir
@abdishakouraarbari5802
@abdishakouraarbari5802 3 жыл бұрын
Habar love saNadadii udanbeyey da.yar fanka shidaa usoo baxday C karin cali shaax Khaalid kaamil Ali saki Mustafe dolar Aadan galayaadh C jibaar gacaliye Najax nalka Juweeriya jano
@Abokorrrr
@Abokorrrr 3 жыл бұрын
Arwaax fahantaad tahee aqoon badanidaa mcneyyyy🖤✌️ What A music
@acgoal2134
@acgoal2134 3 жыл бұрын
The legend is one Love Somaliland singers congratulations From Great Britain ❤🙏
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 жыл бұрын
Hoyga fanka io sugaanta hargaisa Somaliland ayan idinka soo salamaya Inta Heesta Afgaranaysa ✌😎🤸‍♂️ 👇 1k like ku Qabo ✌
@darwiishxasan918
@darwiishxasan918 8 ай бұрын
Gout ka fankaaa 🎉
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Ina ALi moHamout 🔥💜💯
@omarjama7627
@omarjama7627 3 жыл бұрын
Fanaanka Fanaanada C/ Cali shaaah! La yaab la yaab❤️❤️❤️
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Indheer garad macalinoo Arinta ii gaarka ahee Badiba aadmiga ka dedan Arwaax fahantaad tahee Aqoon badnidaa macaan🥰🥰🥰macaan😘 Dadkiyo uunkiyo arliga Qofaan ahay oo i ahi Aniga weeyo ku ihi Aniga adigu i ahid Is nihinoo waan is nahay Hees xiligeedi soo baxday weeye baan odhan kara💯💯💯
@zermuniirchannel6395
@zermuniirchannel6395 3 жыл бұрын
War inder abdikarin wa soctaya nio xidhiga maraysa oo lanabada aya shidan qarniga ee borki fanka somaliyed aya imka haysa ee ha si day ee qamara iska cidhdi nio kas un ba kyla dhigaya 🤚
@sacatshine
@sacatshine 3 жыл бұрын
nioH Fanaan aY somalidu aamizanTahYyy TahYyy amazing man IztaqFuLiLaHa English InaGa reepan waLaLakYn waxan ku odhanayyy fanaaan madax zaaran TahYyy nuxurka iYo laxanka wa loodhiGa jirin codkana hadaLkiiza izkadaaH Halkaa kaga haY Adoo Fanaan tiii akhirana ha ilaawin Zhrkn inTiii akhrizaYyyy IlahY ha idin wada zharvo
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 3 жыл бұрын
Boowayaal iyo baayooyin Somaliyey wiilkaasi wale wa hobal saansaanti Waabari cashaqa waaleyahay sln from Bosaso Somalia
@xilwah5645
@xilwah5645 3 жыл бұрын
Dadkiyo uunkiyo arliga 🌎 qofaan ahay oo i ahi 🤴 adiga weeyoo ku ihi 🤵 anigu adigu i ahid 👫 is nihinoo waan is nahay💏
@AaminaAamina-ef5fn
@AaminaAamina-ef5fn 2 ай бұрын
Wilkaan waan jeclahy ruuntii😢😢from ogaden😢❤❤❤
@hoodoahmed3835
@hoodoahmed3835 3 жыл бұрын
Inadeer away tolkaygii inankan jacayl igu sheega 😥🥰🔥
@muwaahibismaaciil7031
@muwaahibismaaciil7031 Жыл бұрын
Heeztan ku haYztaa mar kazta wn dhagaYzTaaa axaYyy 🥺😩♥️🤲🏻
@amiinshaxaari8337
@amiinshaxaari8337 3 жыл бұрын
Waa habeen salaasa 1 july 3:57 ilahay waxan ka baryaayaa inuu hamiga ilahey noo rumeeyo aniga ahmed dholayare mohamed mursal iyo azxaabta kale ilahey khyr haka dhigo inzhlh🙏🙏
@deeqismail253
@deeqismail253 3 жыл бұрын
amin indrkay amin
@fatxiyaabdi4301
@fatxiyaabdi4301 3 жыл бұрын
Taani way hees dhaaftay wlhi💯💯💯👑💗
@ayaanaxazanabdi5007
@ayaanaxazanabdi5007 3 жыл бұрын
Woow Abdikariim Ali shaah 🥰
@zerkoke5120
@zerkoke5120 3 жыл бұрын
Wuu na Waalaya Ina Ali Shaah🥺👌🔥🏅💯
@salaxsanaagofficial8081
@salaxsanaagofficial8081 3 жыл бұрын
Walal kih ruuxigah ahaaa legendary❤💯
@Amiirsomali
@Amiirsomali Ай бұрын
Adiga aniga iha he abdikariin ali shaah 2024
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Wax kle, rooxanta fanka dhayal laguuguma bixin 1hour=9.8kviews🤸‍♀️🔥❤lkn heestu erayadeeda aad bey u adagyihiin sikastaba kusoco✌🤏😎
@salmanmustafe3829
@salmanmustafe3829 10 ай бұрын
best song in the world 2021 🤩❣
@shukriabdirahman8394
@shukriabdirahman8394 3 жыл бұрын
Wlhi Wa Jecelhy Fanankan Wana TageraH Wll Abdikarim Ali Shaah ❤ Laakin Wll Baaslin Afka marso Wu ku qalale👏👏
@cxakiinaxmed9386
@cxakiinaxmed9386 3 жыл бұрын
Waa qadka
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
Cabdikariin ali shaah walhi waligye ma arag hees iga dhex bad saye tani iga baxye wan sugu kari waye xata intye so baxyso wye ka gadntye libaax top fanan jira wan ku cumamdye 😘🤩🤩🤩🤩🤩🤩❤❤❤❤❤❤❤
@djnucmanlyrics4422
@djnucmanlyrics4422 3 жыл бұрын
Emotionally word ❤😭 CABDIKARIIN CALI SHAAH waxba lagaa qabankaro keep going bro❤
@caawiyehasan9080
@caawiyehasan9080 9 ай бұрын
😂❤
@mohamedabdullahi9308
@mohamedabdullahi9308 3 жыл бұрын
Ilaaahow noo sahal waxba mahayne awlaad jacayl wnahaa intaa dhex iman qurbaha
@sir__cmc
@sir__cmc 3 жыл бұрын
*This is Number one song for songs realesed in this weak* Bravo Hawraar ❤😉
@dalaljunior6109
@dalaljunior6109 3 жыл бұрын
Adiga weyo ku ihi aniga adigu i ahi isnihino wan iz nahaY car yaa dagdag u odhan kara ereyadaN Legen always respect full ina zhaaH
@mumtazmohamet5758
@mumtazmohamet5758 3 жыл бұрын
Aniga lkn recording ma leh meheradani 😅😅
@miira.7181
@miira.7181 3 жыл бұрын
Ali Shar fanaka kaliya Ee aan ku raxaysto codkiisa Keep going my bro sharaf ku nolow inta nolol jirto guuleyso aduun iyo akhirba
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 3 жыл бұрын
Waan ka cajisaa intan comment qorayo legend cabdikariin Markan tageeray ma dhaweyn
@mohametbeeldeeq8174
@mohametbeeldeeq8174 3 жыл бұрын
Tani hees way dhaaftaye waa heeso Legend Abdikariin ali shaah 💯
@queenanaya275
@queenanaya275 3 жыл бұрын
Nafiisa iyo Cabdikariin isku wara inader lamaane isjecel
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Hees Uu Qaaday Maad Ugu Masaalaysaa Qoftiisa😅😅
@queenanaya275
@queenanaya275 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 huuno Instagram kiisa ayuu macal sogaliyay
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@queenanaya275 Malaha Ku Fake Ah Weeyi Kuman Arag Anu Inst Giisee
@ZuHaYP_t0mLY
@ZuHaYP_t0mLY 3 жыл бұрын
Ishcalaa wlhi A/Karin ali Shah wad ka baxsatay heestan reaction keeda Halala soo dhakhzado way iga gadan tahee❣⚡ From Awdal Borama💯
@nadiifocismaan5305
@nadiifocismaan5305 Жыл бұрын
Qofan ahay oo ihi anigu weyo ku ihi anigu adigu ku ihi isnihino wan is nahay omg dareen😭😭🥺❤️‍🩹
@safisubaan3868
@safisubaan3868 3 жыл бұрын
This man impresses me every time ! 🔥🔥 Abdikarim Ali Shaah 👑❤️
@SalmaAhmed-qk9zu
@SalmaAhmed-qk9zu 2 жыл бұрын
88888
@tayaysteinayuusuf3776
@tayaysteinayuusuf3776 3 жыл бұрын
Rooxaanta fanka the one and only cabdi karem cali shah super star
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 3 жыл бұрын
Hogaamiyaha fanka cabdikariin cali shaah guulleyso wllky
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 3 жыл бұрын
Ninkan shaha kabtiisa lama gashan karo 🖐❤❤
@ifraxaliabdi1790
@ifraxaliabdi1790 3 жыл бұрын
حبيبي قلبي❤❤❤❤❤ الفنان الغالي وااااو الغني حلوو اوي اوي اوي وانت قمر أربعة عشرة الله يطول عمرك يا باشا حلو
@khadiijashoole6547
@khadiijashoole6547 3 жыл бұрын
فنان يجنن كلماته واختياراته رائعة
@monarashed5777
@monarashed5777 11 ай бұрын
Heestan wxa I baray jacaylkaygi ahmed wxa is baranay 2021/aug/14, sanad wx ku dhow ba kala maqannahay yacni aan is daynay, nolol fiican oo dagan ban kuu rajaynayaa jacyl, Wxn dareemayaa inaan kuu xiisay😔
@FTBShorts29
@FTBShorts29 3 жыл бұрын
AnuH Cumadada wan DhigaY Awoowo ina ALi Shaah🥰🤴🤴
@amenuk7733
@amenuk7733 3 жыл бұрын
AmazinG Voice💘 WaLaaL Cabdikareen cali shaah fanaanka KaliYee CoDKa MuCjiZaDa ILaahEY Ku ManayZtEy
@khalloweeye
@khalloweeye 3 жыл бұрын
Ninkan waa another level wixiisu walahi🔥 laakiin inyar in styleka laga saxo ayuu u baahanyahay.👏
@farahahmed1787
@farahahmed1787 3 жыл бұрын
dar ilahay ayan ku jeclhy walal abikarin ali shaah codkaka waa igu socdaa hh
ABDIKARIIN ALI SHAH WAA ISKU SOO BAXAYNAAYE BUSHAARO NEW OFFICIAL VIDEO 2022
4:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED MAAME  KAMA DHIGO  AFKAYGA AMAANTA NEW OFFICIAL VIDEO 2021
4:43
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 4,5 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 3,5 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 86 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 96 МЛН
Hanad Bandz - Saameyn (Official Music Video)
2:41
Hanad Bandz
Рет қаралды 2,7 МЛН
ABDIKARIM ALI SHAAH - MARLEY WAA JACAYL DHABEE OFFICIAL VIDEO 2023
5:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,1 МЛН
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 16 МЛН
ABDIKARIIN ALI SHAH FT DEQSAN ABDINASIR LAXMI NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 2,9 МЛН
ABDIKARIIM ALI SHAAH (JOG DHEER) -BAHJA-DJIBOUTI SHOW 2023
4:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
Qamar Suugaani Show - 2021 - Fadumo - Official Music Video
5:20
Nassin Soraan
Рет қаралды 2,9 МЛН
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 4,8 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 4,5 МЛН