Cabdikhadar xasan Laari Iyo Shamsa Maxamud Daadsan 🔥 Iyo Heesta "AMAR ALLE"

  Рет қаралды 76,271

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 51
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 жыл бұрын
Wow zxp heestan in badanban doonayay qofki ugu horeey ee dawada ama Comment kabixya ayaan ahay like isra
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Anigu wax cabdilqaadir Jubba ka yar Fanaan uma aqaano rag waa ragii hore no more man still am crying emotionally waaaww
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 2 жыл бұрын
ma murursadaad isla tihiin kkkk
@ismailomar7156
@ismailomar7156 2 жыл бұрын
Jubba fanaan weyn ayuu ahay lakiin waxuu ka mid ahay fanaaninta logu jecel yahay geeyga Somalia. Wixii asiga ka danbeyaay aniga fanaan uma aqaan lakiin ragi ka horeyaay asiga waxeey aheyn ragi fanka Somalia heer so gaarsiyaay lakiin burburkii ayaa fanka dhibaato ku dhacday waxaa so baxay ciyaal bac ka sii
@HolaFarh
@HolaFarh 2 ай бұрын
Hadal Caafimaad Qaba Meesha lama iman. Ninka Wuxuu Ka Hadlayy Classic Artist iyo Kuwa iska Hadaaqaya
@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c
@MahadMahamedMahamudMahamed-q2c Ай бұрын
Wasaq ayaa tahyy away wawenka Somalia 🇸🇴 ♥️ Qabiil ayaa kana dhax guxaya basatar ayaa tahy
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Allaah u naxriisto shamso daadsan waxay ahayd marwadii abwaankii weynaa Maxamed Cali Kaariye adeer adna allaah ku naxriisto aamin yaa rabbi 🤲
@HolaFarh
@HolaFarh 2 ай бұрын
Live baan u arkay Shamso Daadsan. Qof. Qurux badan aheyd
@hanadnuune6088
@hanadnuune6088 4 жыл бұрын
shamso maxamuud xersi iyo cabdi qadar xasan waxeey ka wada tirsanaayeen kooxda onkod kadibma waxaa loo soo wareejiyay hoboladda waaberi shamso waa marwadii aun abwaan maxed cali kaariye
@timocadecade9781
@timocadecade9781 4 жыл бұрын
Alla maxaan raadshey heestaan oo lamaane ah waad mahadsantahay waayo waayihii wacnaa
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 2 жыл бұрын
Heesaha xasan laari waa dhamac old is gold what a voice ALLAHA KUU NAXARIISTO
@afayliinan2143
@afayliinan2143 4 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto cabdikhadar xasan xuseen laaari wan jclahay heesihiisa
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 2 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto labadoodaba shamsa waxay ahayd xaaskii abwaan maxamed cali kaariye
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Shamsa maxamed daadsan waa xaskii abwankii weyna maxamed ali kariye Allh yarxam dhamantod
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Oof Oof waa originaalkii, oo maxay noo lahaayee C/Naasir Macalim Siciid baa heestanlahaa. Oo weliba waa lala qaadayaa. Waa saas saan u taageersanahay WWW. Thank you so much WWW.
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 2 жыл бұрын
Shamso Daadsan Allow kuu Naxariiso waa xaaskii Abwaankii Weeynaa Mohamed Ali kaariye dhamaantiinba alle.ha idiin wada Naxariiso
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Labadab🤲
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi rajicun Allh unaxaristo shamsa daadsan Oo koxdii wabari ka tirsaned
@faaomar8598
@faaomar8598 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Shamso maanta ayeey dhimatay 😢
@ahmedaliali5066
@ahmedaliali5066 2 жыл бұрын
Cajiib Axsan Cod Shamso maxamuud xersi xalane ( Shamso Daadsan) Iyo AbdiKadar Hassan Hussein ( Laari ) Dhamantod AUN Runtii waa Cod Dahabi ah oo aan dib loo qaadidonin,
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto Abdi khadar Hassan Hussein LaaRi
@mohamedabdiaar3669
@mohamedabdiaar3669 3 жыл бұрын
Amar alle waad ii iftiinta amar alle Amar allee waan u aayi doona amar alle Ooof hees badh weeye Allah yarxan Abdi khadar xasan laari
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Mid Radio garoowe wariye ka ahaan jiray oo sooyaal la odhan jiray barnaamij uu ku waraysto fanaanin iyo mulaxamystayaashii hore shamsa daadsan maalin uu waraystay heestan maxamed cali kaariye baa lahaa bay tidhi muqdishayna joogaa hadda mooji yaa khaladkale kolay ninka kinaalkan le cidi kama xog ogaal sana
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 2 жыл бұрын
Waa run sxb wallow Iyaddana Maanta Muqdisho Tii rabi ugu timid illaahey ha uwada naxariisto Dhamaantooda
@adamahmed973
@adamahmed973 4 жыл бұрын
inkasta oo heesaha layga badiyo amaa heestii uu hal abuuray Maxamed Cali Kaariye AHU.
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 6 ай бұрын
Erayadi Bashiir faray laxanki Cabdi Qadar
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaa mahadsanid indr 👏👏
@Cabdullaahi2018
@Cabdullaahi2018 3 жыл бұрын
2021 Kama daalo dhagaysigeedda heestaan macaan
@maxamedcartan2773
@maxamedcartan2773 2 жыл бұрын
heestan waxaa miraheeda lahaa abwaan bashiir sheekh maxamuud (bashiir farey ) laxankana waxaa ku laray cabdi khadar xasan xuseen( laari)
@sharmama007
@sharmama007 8 ай бұрын
codka guuxa ❤
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 4 жыл бұрын
War nimanyahoow aad baad u mahadsan tihiin. Heestaan waa la wada raadinaayey. Waa hees iyo Bar mid baa iyada oo copy ah ku ciyaaray. Abdi Khadar AUN Guuxaaye ayaa lagu naaneysi jiray. Waxaan aad ula yaabay Laxanka heesta oo aan Innaba Caadi aheyn.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Laxankaasu wuxuu u eg yahay laxan isla Cabdilkhadar heeska saaray; Alle haw naxariistee laxamadiisu innaba caadi maahan waxay ahaayeen siiqad gaar ah oo aad u macaan una adag oo cid kastaa ku heesi karin. Alle haw raxmado Cabdikhadar Xasan Xuseen
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 2 ай бұрын
AUNto shamsa maxamud xersi daadsan
@abood4477
@abood4477 3 жыл бұрын
Alle maxan heestan radiiyaay wamahad santahiin
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 2 жыл бұрын
shamso maxamuud dadsan iyo cabdi khadar
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 4 жыл бұрын
Abdi Hassan laari adeer macan res in Peace
@abdiqanimohamed9939
@abdiqanimohamed9939 Жыл бұрын
Wow waa hees iyo badh
@shimbirkheyrkheyr5914
@shimbirkheyrkheyr5914 2 жыл бұрын
axsan hees amar alle
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 4 жыл бұрын
Abwaanku waa Kuma heesta sameeyey??
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
15 heer baan ku celiyay
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 4 жыл бұрын
20 jeer kor waa u dhaaftay intaan ku ceshay ilaa haddana waa iga soo degi la’a yahay.
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Thanks
@abdihassan5118
@abdihassan5118 4 жыл бұрын
Heestaan ruwaayadeedii galay xasuus
@mohamedomar307
@mohamedomar307 4 жыл бұрын
Bal nooga sheeke magaceedi iyo cidii samaysay iyo laxamaysay so wad
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 4 жыл бұрын
Erayada heesta ya laha
@xogsanmedia2981
@xogsanmedia2981 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa waxan codsanyaa heestii khaadra Daahir dadka sadaasha guur pls
@adamahmed973
@adamahmed973 4 жыл бұрын
@@waayowaayihiiwacnaa walaal heesta weligey anigu waxaan u haystay inuu alliifay maxamed cali kaariye.
@bowsi9
@bowsi9 8 ай бұрын
Ereyadii Kaariye Laxankii Laari
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin
@abdirahmanboqolle57
@abdirahmanboqolle57 4 жыл бұрын
Heestaan original keeda gabadhaan miyaa laqaaday misey waaa loogahoreey Takale gabadhaan heeso badan maleedahah
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.a
Sakaraadka
8:05
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 93 М.
Aun C/ Khadar Xasan Laari & Heesta iskumaan ogeyn With Lyrics
12:03
Cabdikhadar Xasan Laari Iyo Faadumo Cabdilaahi Maandeeq 🔥 Iyo Heesta "WACAD"
11:57
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
KINSI XAJI AADAN daruurha hilaciyo , dablashiday habenimo
5:09
CAQLISAME TUBE
Рет қаралды 7 М.
Saado Cali Warsame|| Heesta Waan waan la gaadhiyo
4:58
Abdifatah Meecaad
Рет қаралды 1,9 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥 Iyo Heesta "SAYLO GUYAAD BADAN"
10:23
Cumar Xasan Rooraaye Iyo Xareedo Ismaaciil Duniya 🔥Iyo Heesta "SHARAD"
7:11
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 356 М.