Waxa cajiib ah sida aanu cabdi iidaan midna uga xasaasiyadoonayn gabayadaa tolku is waydaarsaday. Waxay la tahay wax caadi ah. Ninkaasi waa laandheere. Alle ha u naxariisto.
Taarikh been ah bu duuba gabayadana iyo geeraradana wuu bedeli jiray oo hebel iyo gebel ba suda isugu gabayay ama isugu geraaray bu odhan jiray si an sudi ahayn ereyo ku jiray bu ka sari jiray qar an ku jirina wuu soo gelin jiray
@osmansufi4066 Жыл бұрын
Maxaa beena waa taariikh ku taal hooygii fanka ee somalida iyo akamiyadii dhaqanka arab iyo ciidagale waa walaalo ama ha is dilaan ha is jikaaraan ee adiga maxaa kaa galay viva qawdhan viva faarax nuur was laba abwaan
@saakiyaroble99915 ай бұрын
Qalbi jabk la sexo
@mustafaaosman75933 жыл бұрын
Faarax nuur wacays
@davidgossey25314 жыл бұрын
Benaale benaale dhalay kanu wa ninki yidhi waxan u jawabay nin dhintay. Marki u dhashay kkkkkk oo ka hireyayba dhalashadisa ka hor dhintay wa beenaaale gabayada iyo geeraarada wuu bedelaa wuu bedeli jiray isaga iyo mid cumar ustareeliya la odhan jiray dhawr iyo todobatanadi gabayo ay duuben bay bedeken suday geraradasu iyo gabayadasu ahayen si an ahayn bay u duubeen wa dadka taarikh raadiska ah ee an.taarikhda lahayn bu.kanu ka mid aha kkkkk
@abdiomar73152 жыл бұрын
From hawash
@AnwarMaxamed-ti1dd5 ай бұрын
😂❤
@davidgossey25314 жыл бұрын
Dhawr geraar iyo gabay ayuu bedelay oo rag isugu jawabayen bu qarna wax ku daray ereyo ama tixo an.ku jirina ku daray qar ku jirayna ka saray isaga iyo cumar ustareelia been bay duuben ragay gabayadooda duubeena xiliga may noolayn marka kanu beeno badan buu duubay
@mustafaaosman75933 жыл бұрын
Beenale beenale dhalay baad tahay
@jiilkacusub30193 жыл бұрын
Mayd canaante
@osmansufi40662 жыл бұрын
Waar ninkan magaca gaalada sita David ee cadhaysani muxuu ahaa waar adigaa cuqdad qaba nimankan ma arab baad necebtahay isaaqayaga kale ayaa oh in ay yihiin abwaano tagey ee is deji waar ileyn kan oo kale
@ahmedibraguka1239 Жыл бұрын
Davidgossey bal noo sheeg waxa la bedaly. Haddii iska daa nacacda. Mise gabayad ayaa ku taabtay.
@davidgossey25314 жыл бұрын
Dgawr geraar buu bedelay oo u wax ku daray waxna ka saaray oo sidii u isagu jecla u.u.duubay oo uu yidhi labada nin ba geraaro isu tiriyay markasu ereyo an ku jirin iyo tuduco iyo tixo an ku jirin u ku soo daray qar ku jirayna ka saaray isaga iyo cumar ustareelia labadasa been duubay yago taarikh raadis ah ragi gerarada ama gabayada tiriyay mar anay nolay oo ay in badan si mootanayen bay duuben ninkanu xata rag beri hore isagoon dhalan dhintay oo gabyi jiray bu ku leyahay wan u jawabay kkkkk wa bernale ayuu aha ciil qabe ah
@MuboSaki-y4w4 ай бұрын
davidgossey253 cuqdadi reer an ogehayba ku Hayse layaab nalehid. Tareekhta alle mu Qaran Cabdi iidan Farrah alle haw naxaristi 🎉