Cabdimaalik Coldoon oo Burco ka dhisay masaajid lagu dhisay lacag dhan 150K oo Dollar.

  Рет қаралды 7,666

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@abudarda00
@abudarda00 8 ай бұрын
Waan salamay reer awoowgey salaan sare from wardheer. Ilaahay khayr ha siiyo Walle masjid la dhisaa wa khayr
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n 8 ай бұрын
Illaaay ha barakeeyo hooyada iyo caruurteeda inta ka qab qaadayay
@jolalgaal389
@jolalgaal389 8 ай бұрын
Jizaakalaahu khayran jazaa dhamaantood inta ka qaybqaadatay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 8 ай бұрын
Mansha Allah alle ha ku barakeeyo abdimalik muuse coldoon
@ashanor8035
@ashanor8035 8 ай бұрын
Maashaa Alaaha Alaaha hakaqbalo dadkii wax labaxay aamiiin yaarabi
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 8 ай бұрын
msha allah walal ilahoow xfdi Walken c/malik muse coldoon❤❤
@mubarikgiama248
@mubarikgiama248 8 ай бұрын
Masha’Allah tabarkallaah
@SuadKab
@SuadKab 8 ай бұрын
Masha Allah laakiin yaadhisay ma gadar mise RWasare kuxigeenka somaaliya inti ay siin jiren somalilan ayaa coldoon loosoowareejiyay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 8 ай бұрын
Xanuun xun ayaa ku haya. Guriga alle qofkii dhisaaba alle ha barakeeyo .
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 8 ай бұрын
masha Allaah jazakallaah Cid Allala cidii wax ku darsatey Allaha ka Aqbalo
@januarySl2024
@januarySl2024 8 ай бұрын
Waa Masjid Daraar ! Waa masjid Reer Burco lagu kalaqaybinayo . Waa xarun saldhig laga shirqoolo Somalilaand ururka Shayaadiin iyo Ictisaam ay ka dhiganayaan . Masaajidkan oo kale oo Nebi Muxamed SCW wuu duminjirey ! Waxa lagu dhisay lacag laga soo qaaday Farmaajo iyo Huwan Faqash !
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 8 ай бұрын
Meel ayaad in yar oo qaada ku cunaysaa caliyadaa kaa da,aysa. Alle ka baqo oo salaad bilow kolay qof salaad tukada oo iiman leh sidaan Uma hadlee. Noloshii oo dhan waxaad ka baratay siyaasad iyo cay . Guriga alle ma dumayo ee gurigaad dagantahay ayaa dumi Insha allah
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 8 ай бұрын
Maxaad kucaayi wll Acuudu bilaahi Mina shaydaami Rajiim waar xishood
@xasannuux5275
@xasannuux5275 8 ай бұрын
Mansha allah
@Darkasuugaanta166
@Darkasuugaanta166 8 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤😊
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Argagixiso Allah ku yaqaan indhahaa lagugu hayaa
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Masha alllllah❤
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 8 ай бұрын
Mashallah.
@hamzaismail4919
@hamzaismail4919 8 ай бұрын
Waxaga igadhaadhicila masjidku intuu leegyahay iyo lacagta la yidhi waa lagu qandaraasay?
@Taariikhmaal
@Taariikhmaal 8 ай бұрын
Culimadii Soomaaliyeed ee gees Afrika iyo Ummadda Soomaaliyeed ba diinta islaamka soo gaadhsiisay ayaa xaq u leh in laagu magac daro
@M45_0
@M45_0 8 ай бұрын
Ninka wanaga ka shaqynya bila mince maalin walba jeel lagu geynaya oo sanado kujira.
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 8 ай бұрын
Subxaaanallah❤
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 8 ай бұрын
Mqaqnshalaah
@ceeblaa
@ceeblaa 8 ай бұрын
intaa sidaas loo eego ba leyska dhaafa
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 8 ай бұрын
wasakha daadan jamaad nuura labaxday ee heegada ah kadaacayda dadka muslimka ah hosea faiidada leh uhaya bulshada muuse iyo waxa ushaqeeya ayaa argagixiso baastaradyahay.
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 8 ай бұрын
War bal dadkaas ninkaas samafalaha ah caayaya ee umada hawshaas baaxada leh uhaya maxaa ladhihikkaraa, War ninkaas is kasoo wareejiya reer burco Drgaanada soomaalida kale degto ayaa Abdimalik gacmo furan kusoo dhaweeynayee Wax hanalaqabtee
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 8 ай бұрын
Caqli wadaad gadhdheere =lacagta keena masaajid ayaan dhisayaaye illaa 1993kii 😄 Ictisaam tv
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 8 ай бұрын
Masaajid la dhisay baa ku dhiba, imaanka ilaah ha kugu soo celiyo
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 8 ай бұрын
walal fadlan kala saar in masaajid la dhiso oo guri ilaahay ah iyo kooxdaad aad sheegtay
@KabtanGuriBarwaaqo
@KabtanGuriBarwaaqo 8 ай бұрын
Kala Zaar Kooxda Iyo Masajidka Ilahay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 8 ай бұрын
Adigu maxaad diinta alle tartay. Gadhka nabi muxamed ayaa la bixijiray ee ceeb miyuu noqday. Illahay ha ku soo hanuuniyo iimaan la,aan ayaa kaa muuqatee
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Xaguu ka keenay lacagta Qoto dheeraa qorshaha dhagarta Ee qulkaa basaaska ahi qaranka u maleegayaa
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 8 ай бұрын
Dameeryahaw Samafalka kadaa fajida alle wuu ku arkaaye
@istahilomar9299
@istahilomar9299 8 ай бұрын
Abaha gaal raaca kaawas
@Hamzahmed782
@Hamzahmed782 8 ай бұрын
Isagu malaha lacagta ee dad ayu kaso ururiyay laakin waxa surto gal ah inuu lacagta u istcmaalo falal ku lidi ah dalka marka wa in fiiro gar ah loo yeesha shaqadan uhayana laga joojiyaa
@Hamse-Ahmed10
@Hamse-Ahmed10 8 ай бұрын
@@Hamzahmed782 waar hadaadan adigu khayrka waxba ku darsin karin umadda nacnacda kala tag
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 8 ай бұрын
Dalkee duliyohow ilah cabaq.​@@Hamzahmed782
" 6 Arrimood Oo Lagu Helayo Ajar Xajj " Sheekh Barbaraawi.
20:31
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Daraasaadka Af-Soomaaliga iyo Suugaanta - Jaamacadda Jigjiga.
47:26
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 11 М.
JAZIRAD AAN HORE LOO ARAG  MOUCHA ISLAND 🏝️
13:36
DEEQSI MAN
Рет қаралды 21 М.
Hargeisa oo Wadooyin Casriya Yeelatay
12:02
GorGor Tv
Рет қаралды 4,9 М.
BEERTA XAYAWAAN EE JIGJIGA  2024
13:57
SamaTalis
Рет қаралды 34 М.