Mahadsanid sxb qaali reer jig jiga wan idin taagera from Hargeysa anigu ciidan ban ahay soomalilnd Hadii la iga ogolanayo dagaalka canfarta lagula jiro ayaan idinkuso biiri lahaa
@Samatalis38222 күн бұрын
Thnks sxp Salan sare Taliye aad baad u mahad santhay ustaad kuwan canfarta La dhoho Anagaa Ku filin Kolay dad wada dhashan nehee makala maarno kolwan isgrab istagi dona insha allah
@faisalabdullah124519 күн бұрын
Mahadsanid wll qaali ah
@AlleyYousef-vr8nv26 күн бұрын
Masallha❤❤❤❤❤❤❤
@user-np3mv3cv4v11 күн бұрын
Adeer. Maa Hadarabada iska adkesan
@OsmaanAhmed-sc8ko23 күн бұрын
dhulka waa dhoowo maad beerataan❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm22 күн бұрын
Masha allah beerta jig jiga❤❤❤❤ from Hargeysa
@Samatalis38222 күн бұрын
🤩 Gobtii welcome
@AliMohamat-qb5ppАй бұрын
Wlhi only sheekh nuurciise le garan meshan xasuus
@Samatalis382Ай бұрын
Legend always is the best 🥳 sheekha
@rnuura33419 күн бұрын
@@Samatalis382oo Huuno Ma Reer Jigjigaad baad’Ahayd Waxaan kumoodi Jirey Reer Muqdisho AGA!