Cabdinaasir M. Caydiid - Oloshay Anoo Maqan

  Рет қаралды 82,084

Rageedii™

Rageedii™

Күн бұрын

ATTRIBUTES: www.pexels.com
LYRICS:
Nabsi igadh lagama maaloo
arami weeyaane
Eedaad fashaan hadhin
oon hadhin laguna aafowyee
Qofba aqoon intuu qabaa buu
talo ogaadaaye
Indhihii arag yar
ood iyo god kal irdhoobee
Ama hore u afeef dhigo
ama dib u adkeyso oo
Waa maxay ilmaysayee
uur jilicsanaantani
Waa maxay ilowdaye
intaan aayahaa waday
Ergo nabad ah lama diido
godobi waa iine
Colaad aloostaa oog shiddoo
aano waa dhaxale
Utuntaad geysataa buu
nacabku eegaaye
Addinkii oradsan socodna
aayar hashii ma aayo e
Adigoo waxba ii ulan
oloshay anoo maqan
Waa maxay irdhowdaye
naxliga iyo amuuruhu
Inaad aabahood tahay
miyaad ka ambaneysaa
Haddii sahanka oon wado
amacda jiilaale
Adna ayro geeloo wada irmaan
tahay abwaankeede
Qofba abaal intuu galaa baa
layrka nuuraayee
Ma adiga, aniga, i alwanaaya
amar Allaa lehe
Oheey talo adduunyoo
hadhkoo jidha arooryoo
Waa maxay ayaamuhu
hadey kugu adkaadeen
Ma anigaa ku awdalay adaa degay abbaartee

Пікірлер: 63
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Ama afeefo hore dhigo Ama adkeys danbe lahoow👌👌👌 waa uun 2daas go,aanka nolosha wiixi u dhaxeeyo waa uun calaacal aan macno laheynin🙏✋
@qaasimmacruuf3501
@qaasimmacruuf3501 3 жыл бұрын
Ustaad Cabdinaasir Macalin Caydiid Axsanyaa Yaa Macalimuu Eeshqiyaasak Iyo Boongaha Abuukar Cadaawe Buulo Xuubey
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Heestan sidan maqlay waxa horay uqaaday barre sare macalin maxamed raage erayadii Aun xaaji gujis
@engdeeqsaleebaan7928
@engdeeqsaleebaan7928 2 жыл бұрын
Kudarso zhp laxankuna waa Isla gujs
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 4 жыл бұрын
Heestaan caawa dareen iyo doogo hore bey igu kicisay jacyl xumaaday oon ilaaway dib u soo gocday. Ma anigaa ku awdalay Adigaa dagay abaartee😥 Eedaad gashaan harin Laguna aafowyeey...... Nabsigu waa gargaaraha dulmanaha🌻. Waa tuu uu lahaa cumar dhuule Waxaad gashaaa Nabsiga gudaan Amba kuu guntay😲.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Erayada hoostooda maxaad ugu qorteen Caabbi Mire Dacar oon meelna uga jirin heeska. Ma fahmin?? Heeskan wuxuu ka mid yahay keydka raadyow Hargeysa waxaana horay ugu qaadi jirey Maxamed Raage oo ka tirsanaa Wasaaradda Waxbarashada. Hadda sidaad u sheegteen kaban iyo codba waa Cabdinaasir Macalin Caydiid.
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 4 жыл бұрын
Waa cabdinaasir mcalin caydiid magaca sax caabi maaha
@xidig2012
@xidig2012 4 жыл бұрын
Waa abdinasir macalin caydiid kani dhalinyarooy
@layl-be7st
@layl-be7st 8 ай бұрын
Qofba abaal intuu galaabaa la irkan doonaa iga sax tliye
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 4 жыл бұрын
Waa mar kii iigu horaysay ee aan maqlo magaca Allfanaan Caabi waa Hees Xikmadle
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
wllo maha caabi mire dacar wa cabdinasir macalin caydiid
@engdeeqsaleban7071
@engdeeqsaleban7071 3 жыл бұрын
Cali cumar maydhane ayaan kudhegaystay oo lahaaa originaakeeda heestan
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Woow hees aan jecalahy Codkii baxsanaa Caabi mire markii hore Maxamed Raage ayaa qaaday baan filayaaa
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
Aheey masuul. Salaanna iga gudoon sxb.
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
@@Rageedii waan kaa gudoomay zxp Kal iyo Laab Ma wacantay
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
@@Newheesocusub aad iyo aad sxb.
@xasanmuxumed1445
@xasanmuxumed1445 4 жыл бұрын
Waxa.hore uqaaday alfanaan maxamed raage waa macalin kuwa waxqasayaa waa kuwa waxsoo galiya dadka wax waydiya
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
@@xasanmuxumed1445 maxaan qasay? Wax aanan ka fiirsan ma soo galin, heestana waxey igu soo gashay abdinaasir inuu qaaday ahaan balse ma ahan cabdinasir maxalin caydiid. Heestan iyo labo heesood uu caabi qaaday ayaa ka kid ahaa, mid kamid ahna tahay jacaylkii guyaal. 3daba waxaa ku qorreyd inuu cabdinaasir ku luqeynaayo balse markaan dhowr rag oo fanka ku dheereeya la kaashaday waxaa inoo soo baxday inuu caabi yahay. Heeska aanan garanayn cidda qaaday waan ka tagaa magaca fananka oo asxaabta channelka ayaan ku dhaafaa iney ka doodaan. Marka waxaan qasayno waa maxay?
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Malyan jeer bay iga gadan tahay Heestaan Abdinasir macalin caydid Ale ha xafido Mahadsanid rageedii Lkn awaanke iskaleh miraha Abdinasir macalin caydid Qadaya heestaan ninka Hada jooga Sonaliland miyaa Oo dhalinyarada heesihi hore Socus bonaysisa utuma kabanka
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
ereyada iyo laxanka ba waxa laha abwaan xaaji gujis horena waxa u qaday macalin maxamed raage cabdinasir macalin caydiid oo ah ninka hesta hada qadayaba waxay ku nool yihin hargaysa
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 4 жыл бұрын
Rageedi heeskan ku noqda fanaanka ku luuqaynaya waa cabdinasir macalin caydiid
@mostaphasidci222
@mostaphasidci222 2 жыл бұрын
Rageediii 🎀 Marwalba wan dhageystaa marka wax iskayara kaladajinayo @@@@@@@@@@@@
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 2 жыл бұрын
Heestan waxa hore u qaaday Macallin Maxamed Raage.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 жыл бұрын
Waa cabdi Naasir macalin caydiid maaha Caabbi brother
@hazzan
@hazzan 4 жыл бұрын
Anba waan qabaa inaanu caabi mire ahayn cabdi naasir ayuu u cod eegyahay
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Cabdi naasir ma ahan sxb
@adenabdi3770
@adenabdi3770 2 жыл бұрын
Walaal waa run waa abdinasir macalin aided
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 4 жыл бұрын
Sxb thanks broh inbadan Rageedii iyo dhiblaawe soobadiya fanankan heesihisa walalayal😍😍😍🙏🙏
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
war ninkan waa cabdi naasir m caydiid dad aya u haysta cabdi nasir macalin saciid ale haw unaxriste ninkan Hargeysa ku oga wakhti Hore Jogay balse hadd ma oge inu Joga Isaga iyo caabi mire dacar na waa isku reer goboye weeye laxanka Heesta isaga tumayo Inkasto Heesta nin hore maclin qade
@cqadaridriss9296
@cqadaridriss9296 3 жыл бұрын
Hees waa dhaaftay tan
@maxamedkadawe2872
@maxamedkadawe2872 4 жыл бұрын
Caabi mire waa fanan wey waxa jiro heeso badan oo you tube-ka laga heli karin so raadiya waana mhdsn tihiin
@ahmedajibril6167
@ahmedajibril6167 4 жыл бұрын
Labada qof ee unlike yidhi tolow ma Af soomaaliga ku adag? Mise waa kuwii nashiidooyinka ku istiqfaarsan jiray 😂
@adenabdi3770
@adenabdi3770 2 жыл бұрын
Ma anigaa ku awdaley Adaa degay abaartee
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
laxanka heesta waa loo hagar baxay cajiib
@cagomaalmccagomaalmc5166
@cagomaalmccagomaalmc5166 3 жыл бұрын
Macalinkaygii MAXAMED raagee h
@abdirahman1833
@abdirahman1833 2 жыл бұрын
AWDALAY II MACNEEYA PLZ ????
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
zxb halkaa sax QAFBA ABAAL INTUU GALAA LA IRKAN ( DOONAAYE)
@cimbirxaaji6876
@cimbirxaaji6876 4 жыл бұрын
Rageedi walaal heeskii m mooge ee naftu oradbay kugu aamintaa doon waa iga codsi wll
@abdirahmanhaji6968
@abdirahmanhaji6968 4 жыл бұрын
Guuldarada markey caado kuu noqoto waxaad weheshataa heesaha nucaan ah
@AliOmar-xt1sy
@AliOmar-xt1sy 4 жыл бұрын
waa caabi mire dacar ayaa qaadaya heestan waa hubaa
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
been
@abdallegarbiye6423
@abdallegarbiye6423 4 жыл бұрын
Like waaryaadhah anaa ugu soo horeeyee
@samiracumar4403
@samiracumar4403 3 жыл бұрын
Rageedi wan kula socda guul badan
@m0hamedsaman
@m0hamedsaman 4 жыл бұрын
Rageedi halkaa kasii wad ninyahow. Sxb caabi mire na inkale kaso baadh bal ninkaan si baan heesaha u qaado u dareemaye. Qofkii fanka sxb la ah dhabcan wuuu dhhuxan karaya murtidada iyo xikmada kujirto xulkaaga. Bigup👍
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
saxib ninku maha caabi mire dacar
@m0hamedsaman
@m0hamedsaman 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 sxb yahaawe anigu caabi baan u haystayee
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@m0hamedsaman ciwanka hesta sowka ku qoran cabdinasir macalin caydiid horena waxa u qaday macalin maxamed raage
@m0hamedsaman
@m0hamedsaman 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 mahadsanid sxb
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@m0hamedsaman ada mudan wllo
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
laxanka waxaaan umaleynaa inuu saneeeyay jiimi shiikh muumin oo ah ninka kabanka garaacaayo qofkii igu dhaamo bal hoos iigu reeb
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Ninka heeska qaadaya iyo kan kabanka tumahayaa waa isku hal nin boowe waana Cabdinaasir Macallin Caydiid oo hadda Hargeysa ku nool aadna loo wada yaqaan. Heeskanna waa hees hore oo keydka Radio Hargeysa ku keydsan, nin macalin ahaana uu horay u qaaday oo iska lahaa.
@abdikariimadansiciid6414
@abdikariimadansiciid6414 2 жыл бұрын
Laxanka ma hubo cida leh laakiin kamankan waa cabdinaasir Macalin Caydiid
@buuxciise1382
@buuxciise1382 2 жыл бұрын
@@abdikariimadansiciid6414 ereyada xaaji gujis aya leh laxankana inuu isla xaaji gujis laha ban jeclahay
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 4 жыл бұрын
Ninkaan ma cabdinaasribaa misa caabi??
@abwangaleyr5139
@abwangaleyr5139 3 жыл бұрын
Waw
@IbrahimAhmed-fy3ui
@IbrahimAhmed-fy3ui 4 жыл бұрын
Caabi mire dcar wa walaka la dhasahy shay mire dacar muqaal ahan iyo cod ahaan way is yara shabahaan
@canabmaxamed4378
@canabmaxamed4378 3 жыл бұрын
Huii
@xidigchenel8222
@xidigchenel8222 4 жыл бұрын
Caabi midho dacar lajan axsan fananan
gaywarow ||heestii yaanan jabin daraadaa
9:08
Ilyaas Abdirahman📸
Рет қаралды 2,1 МЛН
محمد حمود الحارثي - غزال تسبي
5:44
محمد حمود الحارثي Mohammed Hammoud Al-Harthi
Рет қаралды 11 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
Abdinaasir macalin caydiid hani
7:35
said xaaji
Рет қаралды 17 М.
Heesta: Maalintaad baxaysee | AUN Cabdinaasir Macalin Caydiid
6:17
Tixmaal Media
Рет қаралды 4,6 М.
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dabeylaha Jacaylka
7:54
Rageedii™
Рет қаралды 707 М.
CABDINAASIR MACALIN CAYDIID (AHUN) HEESTII wacan
6:42
KAYDKII GREEN
Рет қаралды 10 М.
Heestii Beerkay Adaa u weyn Original Version LYRICS
7:45
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 20 М.